Hereri & Degaanka Soomaalida Qaybtii 4aad

  Рет қаралды 74,389

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 287
@dhaayoentertainment3956
@dhaayoentertainment3956 4 жыл бұрын
Run ahaantii waa dad aad uwanaagsan oo qalbi wanaagsan Deegaanka soomalidu Allah ha dhawree wan idin soo booqan doono insha Allah from Hargeisa
@dalmarali4935
@dalmarali4935 4 жыл бұрын
Waakaagudoonay ina adeer. Reer Waqooyi dadka wayska xigna.
@dhaayoentertainment3956
@dhaayoentertainment3956 4 жыл бұрын
@@dalmarali4935 haa dad ku waa wllo siyaasad ha lagu kala duwanaadee lkn markay dhib timaado soomaali waa mid
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 4 жыл бұрын
Walaale Soomaali oo dhan baa walaalo ee shaydaan ayaa isku diray. Ilaahay Soomaali boggeeda burcad ha isu mariyo.
@dhaayoentertainment3956
@dhaayoentertainment3956 4 жыл бұрын
@@yusufelmi9121 Aamiin Aamiin
@dhaayoentertainment3956
@dhaayoentertainment3956 4 жыл бұрын
@Falis A somaliyada ay somali wada leedahay hal ku taalaa wllo
@maxamedmaxuud3651
@maxamedmaxuud3651 4 жыл бұрын
Wxaan idinka soo salaamayaa hargeysa s/land runtii aad ayaan u qiirooday quruxda iyo dhaqankii dhabta ahaa ee somaliyeed , caruusow adiguna mabruuuuuk
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 4 жыл бұрын
Burco ayaan idinka so salamaya... Somalia Galbeed/Ogaden dhul qiimo badan weeyan. Waana dad niyad fiican, ayey iila eeg yihiin. Teeda kale dhirtii may jarin oo xaaluf muu noqon intaan u jeedo...
@dalmarali4935
@dalmarali4935 4 жыл бұрын
Salaangobeed ina adeer. Dds wali way dihintahay. Waa dhul Hawda intiisa badan durduro ayaajira 12ka biloodba socda. Nasoobioqo ina aabow
@sulekhaahmed8473
@sulekhaahmed8473 4 жыл бұрын
waankaa qaadnay walaal
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Ma kuwan waashay ee taako kasta faadh faadhaya ayaad moodaysaa dadkan.Dadkan waa gob gobbi dhashaye oo caqli lahe dhulkoodana garanaya qiimahiisee.Bal eeg waxan iminka Somaliland la yidhaahdo oohinbaa ku qabanaysa sida dhirta loo gumaaday halkii km bana tuulada yaree xun looga dhigay.Sidoo kale magaalada Burco ayaan idinka soo salaamayaa.
@dahirsheikhdon3598
@dahirsheikhdon3598 4 жыл бұрын
Walaahi Mohamed waxa uu ka haray Soomaalidii hore nin isku kalsoon qalbi wanaagsan. Waxaan idinka soo salaamayaa from Guriceel, Galgaduud, Somaliya
@dahirsheikhdon3598
@dahirsheikhdon3598 4 жыл бұрын
Dhulka sidaan u eg buu yidhi #Juxa waa Saxara u eke oo wax nacfi ah maleh. Alla maxuu gaf ka galay dhulka Ogadenia.
@aishanasir7216
@aishanasir7216 4 жыл бұрын
Juxa yuu ahaa ina aderw
@dahirsheikhdon3598
@dahirsheikhdon3598 4 жыл бұрын
@@aishanasir7216 juxa waxa weeye mid waziir kasoo noqday soomaaliya iyo maamulka Puntland oo book uu qorey ku sheegay in #Somaligalbeed tahay dhul saxara ah oo aysan mudneyn in soomaaliya dagaal ku gasho oo amxaarada ka dirirto.
@aishanasir7216
@aishanasir7216 4 жыл бұрын
Wllhi wuuu is kahadlay uun baa dhihi karaaa
@FarahAbdul
@FarahAbdul 4 жыл бұрын
Meeshu danbi yaraa oo qurux badanaa ma shaa Allah.😭😭😭
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
masha allah ogaadeen geelleh ilaahay idiin ilaaliyo salaan sweden
@mustafeabdi8600
@mustafeabdi8600 4 жыл бұрын
Masha allah barnaamijku maalinba maalinka ka danbeeya wuu kasii xiiiso badnaanayaa cabdi salaan hereri iyo ismaaciil buurgaabo waan idin salaamay waadna ku mahadsantihiin barnaaijkan quruxda baddan eed nala wadaagaysaan
@alimussa5560
@alimussa5560 4 жыл бұрын
Beautiful Somali language between the young man and the Hereri. The Somali language is wounder here , selling and Buying that comprehends Transparency and in Secret Transactions in Buying of the Animals.
@mohamedfarah6317
@mohamedfarah6317 4 жыл бұрын
Waaw! Mashallah, I would say with certainty that this is the best documentary I have ever watched. I have been following Mr Hereri documentaries but this one is something else, excellent job Mr Abdisalan Hereri. Even though I’m not from DDS, inshallah I will include my plan to visit this wonderful Somali land or region. However, on light note or may be serious note, Abdisanow dont forgot NFD next time inshallah. From Kentucky -USA, saas iyo Nabad gilyo sxb iyo nooli kulunta
@Hawd
@Hawd 4 жыл бұрын
Mashallah. Salaam from Daroor Weli man maqal dhaqankas 9ka geel iyo la yaalka Dadka Soomaliddu wa mid weyna isjacayl yahin
@caderrayale7744
@caderrayale7744 4 жыл бұрын
mashaa allah waa dad ku faanaya dhaqankeena iyo meel hodan ah. allah barakeeyo Viva SOMALIGALBEED
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Nogob wa inaa usafro insha allah Our land is peaceful and beautiful
@mahadomar3089
@mahadomar3089 4 жыл бұрын
Deegaanka soomaalidu waa meel dhaqan soomaligi yaalo waxa iigu dambeysay 10 sano ka hor waxan rajeyn inan Ceelka Nogob imaado oo baxthi ku sameeyo👏 Waxan idanka so salami Sudan🙏
@izunaahmed1422
@izunaahmed1422 4 жыл бұрын
Ogadenia MashaAllah Allow barakee
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 жыл бұрын
Dhuxun waa degmadaydii waan uxiisay Allow barakee
@farxaanifarxaani3962
@farxaanifarxaani3962 4 жыл бұрын
Walahi waan duceynaynaa maamulka deegaanka somalida khaasatan m.mustafe iyo maamulkiisa aniga hortii markaan soogaadho xuduuda s.land iyo deegaanka cabsi ayaa igali jirtey hada waatagayaa halkani iyo meelo kalaba viva m.cagjar
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 4 жыл бұрын
Dadka Soomaaliyeed waa gob meelkasta ha joogeena, laakiin shaydaan ayaa isku diray. Ilaahow colaadda iyo qabyaaladda naga qabooji oo danteena na garansii.
@xasancali9727
@xasancali9727 4 жыл бұрын
Waa dadkayagii xabashida ayuunbaa isku kaaya dirta from hargeisa
@abdulkadirabdi102
@abdulkadirabdi102 4 жыл бұрын
Masha allah somali oo dhan waa walaalo madagal sano laakin mar mar siyaasinta ayaa mar mar isku diraa
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Abdisalaan hereri waa Qof dadku jecelyihiin
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Wa Sugayay inta ila midka ah Like.ta Mahamet Wa Rigal Hadalkisa Ka Darimeysa
@jammane3880
@jammane3880 4 жыл бұрын
Ninkaani waa caaqil nin rageed iga dheh.
@omarhusseen4501
@omarhusseen4501 4 жыл бұрын
WAA DHULKII REER CABDULE.
@naruurab1114
@naruurab1114 4 жыл бұрын
Somalida noloshaan hadii Amaaan lagu siin lahaa horimar ayeey gaari lahaayeen, balse waa la jaahwareershey gumaysi muuqda ama mid aan muuqan🙏🙏
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 4 жыл бұрын
Mashaallah dad aad uqalbi wanagsan murudaga so marteen rafadki farxad ka sanbaysay somali galbeed urajaynaya horumar mar ina soboqadoona hadu alle idmo
@mgq9335
@mgq9335 4 жыл бұрын
amiin wll qli
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 6 ай бұрын
Naag La Guursafay Maxaa Loo Celinyaaa. Waa Sideee Oganenow.
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 4 жыл бұрын
Waa nololshii soomalida ee xaqiiqda ku dhisnaa somli weyn midnimo iyo marlabaad
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 жыл бұрын
waa in aan Nogob tagaa kadibna Maxamed raaca oo ilaa Hargeysa la lugeeya
@danxarago8312
@danxarago8312 4 жыл бұрын
Anaa ku geyn.
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 жыл бұрын
diyaar
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 2 жыл бұрын
This could be turn a great business if we bottle the water we can take it all over Somali and even outside of Somali, this is natural water that will help with any stomach issues, my people use ya head this is treasure
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 3 жыл бұрын
Waa dhulkii iyo dadkii xabasho inaga qaday tollay somali waay japtany
@buunifilms8448
@buunifilms8448 3 жыл бұрын
Cidna kama qaadan Waa dad dhulkooda si Nabada ah ugu Nool Alx DDS 🇬🇶💯
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 3 жыл бұрын
@@buunifilms8448 ogaaden kama hadlayo walalo waan ogahay ogadeen waa xabashi waxan ka hadlaya dhulbahantiyo isaaq
@farhanBM
@farhanBM 4 жыл бұрын
Waad dad iyo dal wali iimaan qaba oo aan dhex dabaalan dhaca iyo xaaraanta Soomaalida kale galaafay. Nolol qurux badan bay u muuqataa inay ku nool yihiin. Allah haw siyaadiyo, Soomaalida kalena dhibka ka ha dulqaado. Amiin.
@aishanasir7216
@aishanasir7216 4 жыл бұрын
Alllh noo barakeeeyo ummadaya soomaliyeed
@engabdirashidhassan
@engabdirashidhassan 4 жыл бұрын
In baramaamij aad u qiimo badan dadka deeganka udhashayna waa dad qiimo badan thanks hereri iyo wariyaha kalaba
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Waa S/Galbeed oo dhan inad ahaato ina layaal.
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 4 жыл бұрын
Walee dad dhaqankii wali sii haysta
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Maasha allah ceelkaaasi waa dheeman awoowgas la janee ha inaga sheegina yaan aduunka inagu soo jabine
@FarahAbdul
@FarahAbdul 3 жыл бұрын
😂😂😂 Hargeisa oo dhan ayaa soo dhaqaaqi.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
@@FarahAbdul kkkk soo dhawaada waxa aan ka hadlayaa maaha soomaali ee waa shisheeyaha somali waxba makala qarsan karto
@abdirizakmohamed6889
@abdirizakmohamed6889 4 жыл бұрын
Somalia allah xafido meel kasto eey joogan Dunida Thanks 🙏🏽 Universal Tv 📺
@ashkirmahamed9941
@ashkirmahamed9941 4 жыл бұрын
Dhulkan ayuu saxare kusheegay wasir juxa
@hashimdalmar565
@hashimdalmar565 4 жыл бұрын
Jecliyaa ogadenia waa dad anu isku lahjad nahay isku dhaqan nahay m.allah noolada from hargeisa
@abdirashidahmed4726
@abdirashidahmed4726 4 жыл бұрын
Thanks sxb anakuba wan kajecelhy re somaliland somalda kle
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Waa Gabdhihii qumanaa ee xishoon jiray.
@mohamedbixi1885
@mohamedbixi1885 3 жыл бұрын
Mashalh allah ayaa awood leh cerlashani waa dawo rabaani ah mashalh
@yaasiin70
@yaasiin70 4 жыл бұрын
C.salaan hereri excellent reporter manshalah hore u soco, dadkisu ku dhex jira as a humble and professional from President to GeelJire!
@xamralive
@xamralive 4 жыл бұрын
aaaaaaaah wallaahi waan ooyay dhulkeena quruxdiisa Soomaaliyeey aanu wada ilaashano dhulkeena
@abdirashiidahmed5382
@abdirashiidahmed5382 4 жыл бұрын
Wallaahi ana waan ooyayaa dakuna ima fahmayaan
@abdihassan4785
@abdihassan4785 4 жыл бұрын
Runtii aad ayaan u jeclahay marka lagga sheekaynayo geel iyo baadiyo. sidee lagu aadi karaa dhulkaas. from Sweden.❤🌷❤❤👏👏🌹
@fathiaahmed4102
@fathiaahmed4102 4 жыл бұрын
Masha alah waa dadkii wanagsanaa
@sahraaishachannel9297
@sahraaishachannel9297 4 жыл бұрын
SUBISCAREB iisaara Rabi ha idin xiftiyo ee walayaal
@kuriikiiarlaadibaydhabo4442
@kuriikiiarlaadibaydhabo4442 4 жыл бұрын
Hawd iyo galbeed ragg ragg dhalay baa naga jira, ilaahaw dalka nabad nooga dhig baydhabo intaan ka soo safro nogob iyo sayladaas garbo aan geel ka shubee🙂 qoyska soomaaliyeed waa dad wada isir iyo ab wadaag ah , karti iyo ragganimo baan geeska afrika ku joognaa anagaana la wareegi doona waqtiga dhow.
@abdullahishiine2602
@abdullahishiine2602 3 жыл бұрын
Huno hadalkaaga si wuu isameeyay. Somali mar unbay lawareegi doonta geeska afrika. Salan sare sxb. Wanjeclahay somalinimada. I love you bro
@abdihassan4785
@abdihassan4785 4 жыл бұрын
war dadku qurqurux badnaa maxay cunaan,masha'alaah.
@user-rn3bb3dj4p
@user-rn3bb3dj4p 4 жыл бұрын
Hhhh
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 4 жыл бұрын
Kaku can qurux da MashAllah Waliba haday qadkan qudhmun iskadayn lahaye way kasi qurux badnanllahayen
@user-rn3bb3dj4p
@user-rn3bb3dj4p 4 жыл бұрын
Abdi Hassan sxb wxaad uu bahantahy inaa todobo cisho ceelkas mirakl biyiihis lagu cabsiyo oo ku qaras baxdi, qurux iyo dhalaal ayaa ku kurdhaya
@abdihassan4785
@abdihassan4785 4 жыл бұрын
@@user-rn3bb3dj4p sxb ceelkaas waan u soo socdaa coronada ha iga dhamaado kkkk
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Ceelasha waa ceelal qaali ah.
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Hereri halloo caleemo saaro weriyaha ummada soomaaliyeed.
@mascuudozil8636
@mascuudozil8636 4 жыл бұрын
OG, Reer isaaq❤️❤️❤️
@halanesigale7871
@halanesigale7871 4 жыл бұрын
Mashalah ❣️🇸🇴🤲🏾🌧💯❤️💙💚❤️💚💯
@danxarago8312
@danxarago8312 4 жыл бұрын
Cabdisalaam Hereri waan ku salaamay. Laandheere banaan degay.
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Ceelka malayko waa inaan tagaa inshaa allaah.
@assowehassoweh9638
@assowehassoweh9638 4 жыл бұрын
Illahow 5ta somaliyed isku ken 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@thenationofpoetsxussen7296
@thenationofpoetsxussen7296 4 жыл бұрын
Amiin amiin wll
@ismailjama178
@ismailjama178 4 жыл бұрын
Nimanka reer Kooshin Jeeraar ayaa aabahay dhalay,waa reer ayeyday.
@mohammedhassanyusuf1617
@mohammedhassanyusuf1617 3 жыл бұрын
War waa ninkii masha Allah somali sax waaye kaasi
@axmedcabdidheremaxamud8735
@axmedcabdidheremaxamud8735 4 жыл бұрын
Maasha allah waa inaan gabar u raadsadaa waa gobal wngsn oo dad fcn
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 2 жыл бұрын
My God is Garbo my birthplace i mess it so much, last time i was their was 1985, O Allah please give me chance to go home to my family a chance to take my kids their, this just makes me cry i come to America as kid and been stuck here for over 30y, i haven’t seeing my mom for over 35y ago. My Muslim brother and sister pray for me i want to see my mom and land pray for ur brother please
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
Nogob Gobolkaygii aan ku dhashay kuna soo koray Maxaan uxiisay🥰🥰🥰🥰
@fay6834
@fay6834 3 жыл бұрын
Codku waa ka horeeyaa qofka
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 4 жыл бұрын
Masha Allah deeganka somalida Allah inoo xafido xitaa qaad baa kabaxa kkkkk waalee kasaan waligay cunin lkn halkaa hadaan tago insha Allah mooyi waxan samayn doono...mirqaan waa galin danbe cabdisalan hereri wariya qudhee somaliyeed Allah kuxafido dhulkuu Allah inagu mutaystay hadaanu somali nahay wacanaa alx yaa Allah dhulkaad nadajisay ee wacan islaamkana naga dhigtay alx marwalba.
@mustafe8616
@mustafe8616 3 жыл бұрын
, 😂😂😂😂😂😂
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Maxamed waa ninkii geela kaxayn jiray Waa nin qiimobadan
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Ceelka Qudhacle Geeri iyo Gabow waxaan ka ahayn wuu daweeyaa.ayaa layiri.
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
S/galbeed waa hodan wax walba oo dhaqaale, dadku waa walaalo hadday helaan hogaan wanaaagsan oo cadawga ilaahay ka bad baadiyo dhaqaale fara badan ayaa laga samayn karaa.
@murtidhawr01
@murtidhawr01 4 жыл бұрын
Maxaa geeljire meesha dhooban wada geel dhaariya waligood bay raga gob ahaayen gob dhashay.
@NasirAhmed-mg2zb
@NasirAhmed-mg2zb 4 жыл бұрын
Maasha allah waa dhul qiimo badan
@saacidsamakaab9997
@saacidsamakaab9997 4 жыл бұрын
Mashalah waakuwaas dadkii wax garanayey suxufiyiin waayo araga
@abdalemaxamud9565
@abdalemaxamud9565 4 жыл бұрын
Nabad iyo Burwaaqo caafimaad ku noolaada
@ZaciimYare
@ZaciimYare 4 жыл бұрын
Waa dhaqan aad uqurux badan m.a
@daauudcabdulaahi395
@daauudcabdulaahi395 4 жыл бұрын
Masha allah
@amranyasin6840
@amranyasin6840 4 жыл бұрын
Manshaa allaah maleyko haleyla ogado
@yuusufahmad8270
@yuusufahmad8270 3 жыл бұрын
Walahi dhaqn gooniya ka muuqda nogob
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Rag wargaleena ayaa is helay!.Waar Dhulkaas soomaalida ee quruxda badan wixii dhiig lahaw sidii loo xoraynlahaa falawgeed halla qabto.
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 4 жыл бұрын
Cabdi salaan hereri qooto qooto ayuu ku qayilay 😂😂😂
@mukhtarhassan2150
@mukhtarhassan2150 4 жыл бұрын
Dhaqanka wiilasha iyo gabdha is guursado lagu xidhayo waa in waxa laga badal oo lawaafajiyo shareecad islamka Haddii kale gabdhuhu way ku guurbeel Willshan culayska ha laga yareeyo. Haddiikale waxaa badan doon mustaqbalka dhaw fusqa iyo caramalida iyo doobguunka
@ProudAfrican
@ProudAfrican 4 жыл бұрын
Maa shaa Allah.
@aminbotan2210
@aminbotan2210 4 жыл бұрын
Wllaahi ninkaas cabdisalaan hereri Sxb barnamijyadaa noo soo bade Waa mihiim
@abdusamed3288
@abdusamed3288 4 жыл бұрын
Waaaw cabdisalaan hereri aadban u salaamayaa
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Reer baadiye Qaad cunayo muxuu yahay??
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 4 жыл бұрын
Masha allah waa barnaamij fiican waxbadan baan kabartay
@mohamedcalimadobe6978
@mohamedcalimadobe6978 4 жыл бұрын
Mashallah WA dhul barwaqo ah allaha usiyaadsho.
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk dhaqankaasi waa dhaqan adag
@simaneymediapro625
@simaneymediapro625 4 жыл бұрын
Masha Allah Nimca Allah idinsiyee gaar baad uledihin .
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Hereri sheekadaas guurku way u cuntamiwayday.Runtiina anigaygan sidaa Hereri ayey layaab igu noqotay dhaqankan adag ee guurka waana sida inankaas dhalinyaradu sheegaye waa in arinkaas laga hadlaaa. "Inan-layaal waa inan-lajoog".Odhaahdaas waa odhaah culus oo u baahan in la dhiraandhiriyo.Inan-lajoog waa kalmad igu cusub sharaxaysana inan-layaalnimada.Meeshaas waxbaa ku jira.
@xaajiquusiye393
@xaajiquusiye393 4 жыл бұрын
Inan layaal waa markaad ladagto reerka aad gabadha kaguursatay
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Sidii Jaamac galad ayuu uhadlayaa guul ogaadeniya
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 3 жыл бұрын
dhuxun waa degmadaydii waan uxiisay
@bartanabada2906
@bartanabada2906 4 жыл бұрын
Reer nogob walee gabar idinkama soo doonto😂😂😂
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 4 жыл бұрын
loo ma idhlo fikridada
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 4 жыл бұрын
Hadii gobol somalia ka timado o ad gursato gabar reer nogob ah ma qasab ba in ad la noolato reerka gabarta😂😂
@bartanabada2906
@bartanabada2906 4 жыл бұрын
@@maxamuudkhadar558 saasay ina leeyihiin 😂😂
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 4 жыл бұрын
@@maxamuudkhadar558 ku soo xisaabtan inaad joogi duuntid 2-3 years . oo xuulo raac ah
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 4 жыл бұрын
@@ibrahimgararoowibrahimgara519 😂😂😂 hadii sida ay tahy waan la baxsan oo dagankyga wa la tagi gabarta, wixii gabar laga bixin jirayna wa siin tolkay reer nogob lkn xoolo raac ma karayi caajis iyo xoolaha un la sheekyso wa dhib 😂
@mohamudali2325
@mohamudali2325 4 жыл бұрын
Masha alah waa barnamish fican noowad abdisalam hariri ku wano kale
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 4 жыл бұрын
Mansha alaah walalayaal saw maywanagsanay in tiindhooyin loo Sameeyo musculo
@yahdhipato9679
@yahdhipato9679 3 жыл бұрын
Aniga waxan layaabay dhalinyarada guur doonka waa lagu adkeeyay ee pls ka khafiifiya oo odayashu hayskutagaan dhaqanka habadalan insha allah lkn waa dad qaliya somalida galbeed waan idiin iman insha allah
@caydarussuldaan5470
@caydarussuldaan5470 4 жыл бұрын
Laba sano ka hor barnamujayadii anoo dawanaya .kii bulaxaar adiga kin qalid iyo laik casal iyo kan waxaan ka sawaday markaad soo dhigtay berberuu ku sii socday hadana ninkibaa garbo ugu tagtay maasha allah salaan sare
@sheikhmawlaanaa4572
@sheikhmawlaanaa4572 4 жыл бұрын
Barnaamijkaan waan kahelay hareeri aad ayaa ooga mahadcelinayaa walaal jira allah nooxafido waxaana idin kasoo salamayaa mudug
@yasin12osmaan53
@yasin12osmaan53 4 жыл бұрын
Soomaali halberd waa gob
@gigoareuserious8986
@gigoareuserious8986 3 жыл бұрын
Walaaaaalo Illaah baaa Arzaqa bixiyeee diiinta ku noqda waxay ka tiri carqaladaaa
@FarahAbdul
@FarahAbdul 4 жыл бұрын
Raga la waraysanayo 29:00 waxa aan leeyay dumar ayaa ka buuxa Somaliland maal yarna lagu guursan karo waar ninkii geela soo raaca anaka ayaa dumar jaamacado ka soo baxay idin siiin.😂😂😂😂
@Ali-er1mk
@Ali-er1mk 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣waar ragu way goeen
@IB_Adam
@IB_Adam 2 жыл бұрын
😄😂🤣
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE 4 жыл бұрын
Dad baa wax nool nool kasoo dhacay kulahaa Maamada waa iga qoslisy wlh 😂😂
@omarnuh
@omarnuh 3 жыл бұрын
Hereri Dal yaqaan sanaa, , Walee Garbo lug baan kumaray Anoo Dibi wada kana soo Shiraacday Goday hadaan dhulkii tiriyo Waloow ay fogayd ahaydna 1994 Dareena jiray. Jiirtii Daanyeere Buur gaabo Waadhiile Wadadii Habaar waalid Danaan Mara maydh Higlaale Ceelkii Reer Aw Khudub ee Mara maydh & Qaar kaloo badan.do.16:05pm.7jan.2021.holland.
@hoosweyneweyne3137
@hoosweyneweyne3137 4 жыл бұрын
kkkk Ceel kasta waa Daawo yaa baaray
@abdulkadirvisuals8966
@abdulkadirvisuals8966 3 жыл бұрын
Haaye haaye
@lionheart6678
@lionheart6678 4 жыл бұрын
Soomaali Galbeed waa meel dad iyo dalba Alle swt dhigay gobannimada soomaaliduna dadka reer miyiga ah bay ku hadhay. Hereri waxaan kusoo dhowaynaynaa Gobolka Doollo.
Hereri Iyo Degaanka Soomalida Qaybta 1aad
27:18
Universal TV
Рет қаралды 66 М.
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 36 МЛН
Hereri Degaanka Soomaalida Qaybtii Labaad
40:09
Universal TV
Рет қаралды 114 М.
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 146 М.
Hereri iyo Degaanka Soomaalida Qaybtii 3aad
29:46
Universal TV
Рет қаралды 72 М.
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24