Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey

  Рет қаралды 148,937

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 185
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 6 ай бұрын
Abdi salan Hareeri cumri dheer cafimad iyo cibado suban Alle ha ku siiyo my brother anagana Alle ha ina siiyo wa nin waga arag ah Adunka badh kii baray waxna bar tay wa roll modell wa nin dagan qalbi wanagsan Abdi salaan Hareeri long life my brother kurida kon fureed ayan ka so salamaya from America 🇺🇸
@QaaliAli-o9c
@QaaliAli-o9c 5 ай бұрын
Allhum Amiin Yaa Rabi 🤲🤲
@ahmedkaisehashi164
@ahmedkaisehashi164 5 ай бұрын
Mansha allah New Room kii wararka Samaynayay malintey warkab Sameyn wayeen Creat Amazing Historical ❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 5 ай бұрын
Abdisalaam Hereri Wariyaha ugu faca-wayn somalida ee imika❤M.a Legendary Af-tahan
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 5 ай бұрын
Legend of the Legend. A SALAAN HEREERI 👍
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 5 ай бұрын
It was Amazing story about Abdisalam Hereri 👍
@KowtharAbdirizack
@KowtharAbdirizack 5 ай бұрын
Nin aan jeclhy in aan dawado ama aaan dhageesto❤❤
@xikmatzoor.486
@xikmatzoor.486 6 ай бұрын
M.a labo qofoo qiimo badan alle ha idin xafido dar allan idiin jecelahay.🥰
@AbdiMohamed-d9q
@AbdiMohamed-d9q 6 ай бұрын
😅😅
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 6 ай бұрын
Ana sidookale inantan garan maayee cabdisalaan Baan aad ujeclahay in aan xaaskiisa ka qaado uma socdee aad Baan utaageeraa
@mukhtarahmed8133
@mukhtarahmed8133 5 ай бұрын
Masha Allah, Farax waa top ten wariye waa ka helay siday abdisalan u waraysatay, guulayso.
@youngingace2674
@youngingace2674 5 ай бұрын
She did fantastic at interviewing and being professional 👏
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 6 ай бұрын
Masha Allah barakumu Allah jamiican. ❤❤❤❤❤
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 5 ай бұрын
Waraysi xiiso badan maanshallah
@Qanimotivation
@Qanimotivation 5 ай бұрын
Mazha alalh
@NimcaanMuxumed-p4b
@NimcaanMuxumed-p4b 5 ай бұрын
Manshaa Allah c/salam hareeri
@ameinstevenofficial232k9
@ameinstevenofficial232k9 5 ай бұрын
AHUN Ahmed Xasan Cawke.😢❤
@Akwadani
@Akwadani 6 ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Aminodhyman
@Aminodhyman 6 ай бұрын
Wow hereri wariye somaliyed 👍👍👍👍👍👍👍👍🏆🏆🏆🏆👍👍👍👍🙏
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 6 ай бұрын
Masha allah marti culus c/salan ibraahim maxamed hereri sharaf iyo karaamo xogmaal media 😊🎉❤
@babuuaden3615
@babuuaden3615 5 ай бұрын
Suala muhiim ah Manshalah. Aniga truck wado baan dhageeytey. Cabdisalaam waa fanan. Wareeysiga danbe Hal hees oo jaceyl ah inoo qaad kudheh. Waa codsi
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 5 ай бұрын
War herariyow Qofta Yar Warbadanaaa Caawaaaba Iigu Horeysa ❤❤❤❤❤❤❤
@muuseadan2294
@muuseadan2294 5 ай бұрын
M.allah C/ Salaan hareeri Nin Culus weeye iga allee Farax yarna waxan leeyahay hmblyo indr qli hore u soco adna yaan ku leeyahay
@AhmedSuleimanMohamed
@AhmedSuleimanMohamed 5 ай бұрын
Mansha allah farax iyo cabdi salaan maba kala dhacaan
@babuuaden3615
@babuuaden3615 5 ай бұрын
Cabdisalaan ilahayoow cimriga kubarakee.
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 6 ай бұрын
Abdisalaam waa gudbiye fiican oo deggen oo aqoon leh, wxn sxb ahayn C/rahmaan Diiriye, wxn aqaannay Foosiya Diiriye
@ShukriIbrahim-u3t
@ShukriIbrahim-u3t 6 ай бұрын
Legend, cabdisalaan harari❤❤❤
@hirsijamac9781
@hirsijamac9781 6 ай бұрын
Wallahi saxafiyad garasho cabqariyad ah. Allaha ku xafido.
@warishoussien8097
@warishoussien8097 5 ай бұрын
Faraxey ku mee wa ku salaamay
@adirahmanahmed77
@adirahmanahmed77 5 ай бұрын
Hereri waa wariyaha aan ugu jeclaay bbc da yaraanteydi
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 5 ай бұрын
Legendary weye nagtan i love her
@MohamedDaahir-n2v
@MohamedDaahir-n2v 5 ай бұрын
Masha allah ruug cadaa hereri iyo farah fariid
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 5 ай бұрын
❤hereri heer caalami ah
@abdikaniisse-js3xs
@abdikaniisse-js3xs 5 ай бұрын
Boqorka saxaafadda soomalida ee soo maray taariikhda soomalida abid abdisalaan hereri allah yaa xafidak
@FatimaarsheRiyaad
@FatimaarsheRiyaad 6 ай бұрын
Mancha allah farax waa gabar kartibadan ❤️🫅🏼🙏
@xassankorane-cp4pm
@xassankorane-cp4pm 5 ай бұрын
Asc ader Cabdisalam wankusalaamay Ader Asad Hagio sowareyso waa KZbinr jogo Malaysia. Mhadsanid 🎉
@CabdiYare-p6s
@CabdiYare-p6s 5 ай бұрын
Waan salaamayaa c.salaam
@KhadraMaxud
@KhadraMaxud 4 ай бұрын
@asmasucuda8601
@asmasucuda8601 5 ай бұрын
Mashallah 😊😊😊😊
@khadarcaynab9099
@khadarcaynab9099 6 ай бұрын
Laba qof oo hal-door ah❤️
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 5 ай бұрын
Walaal jacel channel.. ..cabdisalanhareeri. ..intii ..tagersan......like.. nosara
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey 3 ай бұрын
Hon Abuukar sultan gelinsoor geeska Africa
@MaxamedGelsuge
@MaxamedGelsuge Ай бұрын
Magaca cabdi salaan oo sax ah soosheega
@ubah3804
@ubah3804 5 ай бұрын
Waay dag dagtaa tan yar qofka waa la suga intu hadalka dhamay sanayo
@Zackchama-0
@Zackchama-0 5 ай бұрын
qodobkan wllhi niyada ayaan ka idhi deedna commentigaaga arkay
@faysalomar4330
@faysalomar4330 6 ай бұрын
Waa gabadhyar oo wareysiguna iyaduu la cimriyahay oo wax waweyn may waydiin .
@saidabdi9782
@saidabdi9782 6 ай бұрын
Un journaliste talentueux
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 5 ай бұрын
Hello Riyan bajaj matanteeda cajiib cajiib gabadhan waxey sinsaaida ugu egtahey Riyan Masha allah.
@Haffyy
@Haffyy 5 ай бұрын
Ekasho mataqanid walahi 😂
@AbdiladifaliGaacshe-xz6cd
@AbdiladifaliGaacshe-xz6cd 6 ай бұрын
Ultra legend 🎉
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 6 ай бұрын
Asc wan salamaya ❤❤👍
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 6 ай бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri&Bandhiga Farax.
@alimahamed1145
@alimahamed1145 6 ай бұрын
Australia 🇦🇺 anigaa jooga Masaas ayaaan aduunyada ooga fugnahay ku darsoo waxaan joogaa cidhifka ugu dambeeya magalada melbourne
@abdilahiahmed5278
@abdilahiahmed5278 5 ай бұрын
Inan imadan rabay 😢
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 5 ай бұрын
Amba waan kula joogaa sxb lkn isma idhaahdo aduunka dabadiisaad joogtaa australia iyadaa qaarad dhan ah
@gemstar416
@gemstar416 5 ай бұрын
Fifteen minutes of fame turned into superstar status 🙏
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 ай бұрын
Cabdisalaan Harari wariya qaali ah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 6 ай бұрын
Legend Hereri is true. Somali and wonderful patriotic. ❤❤❤❤
@ahmedismailmahamed5144
@ahmedismailmahamed5144 6 ай бұрын
Merci
@JunaidAbdirizak
@JunaidAbdirizak 6 ай бұрын
Legend hareeri
@BahjaSiyaadmaxamed
@BahjaSiyaadmaxamed 5 ай бұрын
wariye inaa noqdo waan jecelahy
@hiboibrahim1983
@hiboibrahim1983 5 ай бұрын
Reer Melbourne soo dhawaaqay. Ana kula joogaa Australia
@AbdiazizCige
@AbdiazizCige 5 ай бұрын
Necbiya wariye hor cararo qofka uu wareysanaayo uf
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 6 ай бұрын
Wad da dalaysaan lakin qofka marka aad waraysanaysan wa la qabeeya waraysiga tusale ahan Q-1 tarikhda qofka Q-2 ujedada qofka qad u waraysanyso waxa u ka waraysanyso Q-3 su aalaha Wa laqabeya talo so jeedintana wa loogu danbaysiiya Yay a su aaluhu iskaga kiin khaldamin ✌🏼👋
@layladheman6534
@layladheman6534 5 ай бұрын
Abdi salaan hereeri wariyee qiimo badan oo sharaf badan aftahan ah nasiib ilaahay siyeey
@sahalsiyad4786
@sahalsiyad4786 6 ай бұрын
Best barnamij mashalah
@Tamsim3358
@Tamsim3358 6 ай бұрын
MASHALLAH Always entertaining 🎉
@djwarya1139
@djwarya1139 5 ай бұрын
Entertainment
@Tamsim3358
@Tamsim3358 5 ай бұрын
@@djwarya1139?
@liibaancabdi4336
@liibaancabdi4336 5 ай бұрын
@nurmohafarey1971
@nurmohafarey1971 4 ай бұрын
Dalka ugu nixib yahay wa ethiopia
@Abdisalanmohamed2Adan
@Abdisalanmohamed2Adan 5 ай бұрын
hereri wariye somaliyed
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 5 ай бұрын
C/salaan herari waa wariye ruug cadaaya
@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 6 ай бұрын
Maasha laah nin qiima leh bulsha soomaaliyeed
@hiboibrahim1983
@hiboibrahim1983 5 ай бұрын
Haaye Haaye
@CaashaAamir
@CaashaAamir 4 ай бұрын
Asc..maxaad.ka.sheegaysaa.anigoo.maysiya.maraya.ayuu.dabadayda.kahadlay.markaasaan.idhi.anigoo.aan.is.ogayn.ala.waahereri.makaasuuyiri.haayehaaye
@FathiMoalin
@FathiMoalin 6 ай бұрын
Faraxay waan ku wadana
@abdirahmanbihi8035
@abdirahmanbihi8035 5 ай бұрын
اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين
@daudabdi3175
@daudabdi3175 5 ай бұрын
M.a
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 5 ай бұрын
Rugcada saxaafadeed abdisalan heerari
@HamseSADRI
@HamseSADRI 6 ай бұрын
Abdisalaan Hereri Waa Ruug Cadaaga Saxda Ee La sheego Xaqiiqdii Waa Nin Aan Aad Utaageero
@geeddibaabow9370
@geeddibaabow9370 6 ай бұрын
Ina Dayax Weerar, Firka-nax weyn baa ka muuqda 😂😂😂. Waana Dabiici 😊
@horijoogmedia
@horijoogmedia 6 ай бұрын
Waa fariid tan yar
@xasannuux5275
@xasannuux5275 6 ай бұрын
Mansha allah
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 5 ай бұрын
Odeygii waa wareerey
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 6 ай бұрын
❤Laba Shaqsi Oo Qiime Leh ❤
@mcnncm1318
@mcnncm1318 5 ай бұрын
Raggii ma adaa ka hadhay
@nim5-r1v
@nim5-r1v 6 ай бұрын
Ninkii odeyga aha ayaa maanta daawaha saaran.
@MaxamedCafaasi-y8m
@MaxamedCafaasi-y8m 5 ай бұрын
Saxafiyad khibradle
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
Ninkan waa nin culus
@Dagan721
@Dagan721 6 ай бұрын
Abdisalan Hareri nolow
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 6 ай бұрын
❤❤❤
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 5 ай бұрын
Horta xogmaal yaa leh waan yaabe👀
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w 6 ай бұрын
Wareya somaliday qaliah cafimad badan kuwara
@abdirahimhusseinnor6556
@abdirahimhusseinnor6556 6 ай бұрын
Msha allllah gbdhaaan waaa gbdh aan u dagan hadal yaqaana ah su aalaheedana aad u qiimo bdn m.a msha allllah tolow magceed anu waa i anfaca wareesigeeda wlhi Hareeri waa funny 😅😅 daawoooyinkii shubanka waa inaad hore usoo qaadata marba hdaad africa aadayso kulha😅😅😅😅
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 6 ай бұрын
Faraxey inaad u abtirisey ahayd ood tidhaahdo Abdisalan Ibrahim Axmed ( Hereri )
@Mahdi-b6b3b
@Mahdi-b6b3b 5 ай бұрын
Farax sida cabisalaan oo kale wariya'yaasha waa weyn baatahey.
@hassanabdiwahidali8914
@hassanabdiwahidali8914 6 ай бұрын
AHU Sxbkii Ahmed Hassan Cawke ma wedyiisay??
@DardaDayax
@DardaDayax 6 ай бұрын
Aawy filmkii
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 6 ай бұрын
Abdisalam hereri waa bad waayo aragnimo ,dhacdooyin laga gayoon maayo walow aanay gabadha waraysanaysaa aanay wax cusubna ayna ogaalkayga ahna kusoo kordhina e dadka sida abdisalam waxa loo baahan yahayna in ay waraystaan dad xeeldheeri saxaafnimo lehna si looga soo faqana dhinacyo badana oo aanan laga waraysama e se badanaa waraysiyadu waa su'aale common ahna amabse hebel ban waraystana uun iga dheh. Abdisalam haka soo sameeyana jaaliyadaha carabta taxana e europe iyo north america uunbuu cagtiisku ku badantahayna e.
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 6 ай бұрын
Abdisalaam walaal qali ah
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 6 ай бұрын
ina hereri wadamada aanu dib ugu noqonayn malaa giriigaa ka mida bari buu ka cabane
@saynabjama8160
@saynabjama8160 5 ай бұрын
Farah waxan kugu xusuustay nayroobi baynu iskasio raacnay sanadkii hore ee tagay2003 miyaad xasuusataa hooyo caruu wadatay inagoo kusocona hargaysa waxan ku idhi hooyo kursiga raga dhan haysu maraan anoo 50 jira 30sano maraykan iyo qurbo kunoolaa waxaad iigu jawaabtay hadal adag maxaa iga galay raga baad itidhi waaban naxay runtii kumaan moodayn suxufiyad waayo suxufiyiintu way hadal fiicanyihiin runtii suxufiad inaad tay waaban yaabay sida geel jiraha baad si adag iigu jawaabtay cafwan hoyo
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 6 ай бұрын
MA FILM BAA WEEY IGU BADH GODAY
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 5 ай бұрын
Alla maxaa doqon iyo nin raga tan isku soo gaadhay
@Hayatshali
@Hayatshali 5 ай бұрын
Dagdag aya ku jira inanta wariyaha ah
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 6 ай бұрын
Cabdi shaffield miyaanu kula joogin berigaas
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 5 ай бұрын
Hereri ilaa BBC-dii ayaan dhegaysan jiray
@calideq1178
@calideq1178 5 ай бұрын
Alabta la miisa wa alabte?
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 6 ай бұрын
Su’aal xumaa hadiyad baan kuu keenayaa wixii ciyaalkay ula timid (aan kula kaftanee, hadaan hadiyad ku siiyo maalaayacni)suxufi wayn oo karaamadiisa kasbaday
@Laughub_1
@Laughub_1 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@djmaamis3167
@djmaamis3167 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 89 МЛН
МЕНЯ УКУСИЛ ПАУК #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,9 МЛН
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00
Flimkii Halgan Jacayl
2:13:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,3 МЛН
Farax iyo Filsan "Barnaamij xiiso leh iyo la yaabka Maraykanka"
32:04