Guddoomiye Madaale isagaa Dhiiqo ku jira oo shaqadiisa Gabay "Xildhibaan Faiza Maxamed Jeyte

  Рет қаралды 7,984

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Guddoomiye Madaale isagaa Dhiiqo ku jira oo shaqadiisa Gabay isaga iyo Dad kale ayaa Lacag lagu siiyaa in ay Xildhubaanada Caayaan"Xildhibaan Faiza Maxamed Jeyte

Пікірлер: 28
@somaliyouthmedia1235
@somaliyouthmedia1235 2 ай бұрын
Mashallah, waa run waa soo noolaanaysaan dalka badbaadiya allah ha ila qabto inshalah.
@cabdullahiwadani8064
@cabdullahiwadani8064 2 ай бұрын
Codka xildhibanada maxa mute loosaaray lagalabilabo 3:52 ilaa iyo 4:01 mise arin lama taabtan aya afkeda so maray waxaaan lahadalaya qoyaha technical muqalkan so diyaariyay ee bahda universal
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤
@MohamedAli-x3t7g
@MohamedAli-x3t7g 2 ай бұрын
😮 😊😅😮😢🎉😂❤
@husseinahmedhalane2629
@husseinahmedhalane2629 2 ай бұрын
War jaajuus ayey ku hadashay mahan af xildhibaan
@aadamisports446
@aadamisports446 2 ай бұрын
Maashaa Allaah, waa xildhibaanada kaliya aan si toos ah u dhameeysto doodeeda. Allaha Dhawro Xildhibaanad Hadal Cad.
@ramloali318
@ramloali318 2 ай бұрын
❤😂❤❤😂
@mahamedqolfaa1079
@mahamedqolfaa1079 2 ай бұрын
Mashaa allaah matalaad dhab ah
@khadarahmed3880
@khadarahmed3880 2 ай бұрын
Masha Allah
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 2 ай бұрын
WAAN KA XUMAHAY IN TV UNIVERSAL CODKA XILDHIBAANADA AY CODKA IN LA MAQLO U GEEYNAYAAN😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 2 ай бұрын
Xildhibaanada kaliya ee aan hadalkeeda dhameysto❤
@fadiaabdi2607
@fadiaabdi2607 2 ай бұрын
Codkarad❤
@cabdullahicolowceynte2886
@cabdullahicolowceynte2886 2 ай бұрын
xildhibaan faiso waa wax garad ah oo runta ka gamban
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Mnsha allah caqli badanaa xildhibaanada, ilaahow noo xifdi xildhibaanadeena sharafta leh, somalinimadaan kugu jecelnahay giulayso
@abdinihan90
@abdinihan90 2 ай бұрын
Boqolfhan ina jeyte
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 2 ай бұрын
Mashallah guuleyso ina edeer
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 2 ай бұрын
Masha allaah Guuleyso MAAMO
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Somaliyeey hubkan .aanta keliya ayaa la qabtay ee ,ee meeqaa kalaa la soo geliyey, ilaahow naga qabo sharkooda
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 2 ай бұрын
Maa shaaAllah gabadhaasi tuntey sheegtay codkiina ku difaaca shacabka
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 2 ай бұрын
Maamaddan caaddi ma ahaan Wallahi😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Mnsha allah waan ku dooranay walaasgeey
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
She is not easy
@cabdifataxdahir1215
@cabdifataxdahir1215 2 ай бұрын
Legensadaa 🫡
@fowziya9536
@fowziya9536 2 ай бұрын
Nagtan riyay ku jirta soomaali gormey heshiinayan
@NurRoble
@NurRoble Ай бұрын
Micnaha murusadaa tahay kkkk
@khadarahmed3880
@khadarahmed3880 2 ай бұрын
Xildhibaanimada Murasadaha adaa u fiican
@abdirahmanhassanabdulle8513
@abdirahmanhassanabdulle8513 2 ай бұрын
Maasha Alaah ilaah ha ku barakeeyo .
@mohamedaliabdullahi1821
@mohamedaliabdullahi1821 2 ай бұрын
Xilibaanad faisa❤
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 107 МЛН
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 15 10 2024
15:44
Universal TV
Рет қаралды 10 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe "Sh Abdirahman Bashir"
53:35
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 607 М.
DHOOF PART 57 || true story || qiso dhab ah ||
22:52
Family Sagal Channel
Рет қаралды 5 М.