No video

Uur Hooyo in Sudan Style by Hadith Bani-Adam - Somali Oud

  Рет қаралды 180,645

Hadith Haji-Adam

Hadith Haji-Adam

Күн бұрын

Пікірлер: 255
@user-cy5is1pp2z
@user-cy5is1pp2z 5 жыл бұрын
والدي كان في الصومال في بداية الثمانينات.و مكث 4 سنوات ..الى ان قامت الحرب الصومالية فرجع الى السودان..درس في هرجيسا و مقديشو...و كان قد تعلم كثيرا من اللغة الصومالية ...كان يحكي لنا عن الصومال بكل محبة و ود..لكن محبتنا للصومال كان منبعها للشبه الشديد بين الشعبين
@guleddanismanlik5557
@guleddanismanlik5557 4 жыл бұрын
فوق السحاب شعب الصوما وشعب السودا ن شقيقان اقرب مع بعض من سائر دول العرب هذا لا شك فيه
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 4 жыл бұрын
تحياتي و أشواقي الى شعب السودان الشقيقة فوق رؤوسنا.
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
تحياتي يا شعب السواذان
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 3 жыл бұрын
الكتاحة الكتاحة كلام جميل
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 2 жыл бұрын
ونحن ايضا نحب الشعب السوداني العظيم
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
heestan waxaan markasta oo aan dhagaysto aan xasuusta walaalkay Axmed Cali Xasan oo aan si gaar ah u dareemo daryeelkiisa iyo naxariista uu ii muujiyey markii aan yaraa . waxaan dareemaa in waxaasi oo dhan uu u samaynayey inaan ahay walaalkii Alle ha sharfo Axmed adduun iyo aakhiraba saaxiibkay Xadith salaam sxb
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 5 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad. Runtii waa walaal insaan ah, Illaahay aakhiro iyo adduun ha wanaajiyo!
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 5 жыл бұрын
Ameen Ya Rahman Illahay walaalka iyo walaalaheen hanoo Daayo, anigaba walalaheey iga Waweeyn illa yarantii illa hada oo aan ahay qof weyn isku si ayay ixananeeyan I love them with all my heart allow walaalaheen Libaan aaqiro iyo Aduunba 💖💖
@abdifatahmohamed4409
@abdifatahmohamed4409 4 жыл бұрын
Walaal la'aan waa nolol la'aan😭😭😭
@user-cy5is1pp2z
@user-cy5is1pp2z 5 жыл бұрын
اغنية جميلة جداً..الغناء الصومالي يشابه تماماً الغناء السوداني..كلنا نستخدم السلم الخماسي ..بينما نجد العرب يستخدمون السلم السباعي..و لذلك اطرب للغناء الصومالي كما اطرب للغناء الاثيوبي و الارتري و الجيبوتي..فهم من نفس الفصيلة..
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
Uur hooyo! Mother’s Womb (English Translations By Dr Martin Orvin) My mother’s womb You born of my father’s back Who shared the breast We weaned from the same I shall never forget you Chorus: You, the abundant light That my eyes graze on Do not take me lightly You who shared" Two born of a father Children who are brothers Who, whatever occurs Help and lend Each other a hand. 'You, the abundant light Chorus: That my eyes graze on Do not take me lightly You who shared These are the other two verses of the song that I didn't sing in the video. The soul is a pledge At the time of my death It’s you who’ll place me In the grave, and your hand Throw the final soil My human inheritance The one closest to me Chorus: 'You, the abundant light That my eyes graze on Do not take me lightly You who shared" The trials of the world Have brought us apart I cannot endure Being on my own I sway with melancholy I’m no better off Than a lone son
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
Hadith Bani-Adam Xadith people think u from Sudan😂😂 Nin reer Gaariisa in aad tahay bal u sheeg ahah
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
Vilsan A- hahaha😂😂😂 aad iyo aad. Xitaa reer Gaarissa qaar baan ogayn taa Mahadsanid abaaydiis!
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
Vilsan A- hahaha 😂😂😂😂 waan gartay huuno!
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
Vilsan A- hahaha 😂😂😂😂 waan gartay huuno! You are a great youtuber! 😂
@yuusufdhanto8237
@yuusufdhanto8237 6 жыл бұрын
sxbow inan barto rabaah
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 14 күн бұрын
Hestan aad ban ujeclahay, Curadkeena oo 20yrs is arag baa 2017 noo yimid saa hestan ban u qadey Si fican bad u keentay buu i yiri😂ilaahow walal la'aan hana dhigin😩😍
@ahmedmohamedmohamud9257
@ahmedmohamedmohamud9257 2 жыл бұрын
الله يعزك أخي سوداني 🇸🇴❤🇸🇩❤
@Yfarah1
@Yfarah1 3 жыл бұрын
Bro, your voice your music you are just an aura of peace. Thank you for blessing us
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 3 жыл бұрын
Thanks my sis 🙏🏾
@nuuraayeali5580
@nuuraayeali5580 4 жыл бұрын
Heestaan marka dhageesto waxaa xasuustaa walal lanta ciilka ee lee dahay lkn qadarta rabi waa inaa ku sabraa
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
Waa runtaa saaxiib. Balse walaal badan oo jira mararka qaar walaal la’aanta ay dhaanto.
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto sxb
@djnaasir6594
@djnaasir6594 4 жыл бұрын
Nuuraaye Ali sxb kula mid ayaa ahay lakin Samir bro
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle waaa runtaa waa anigoo kale siday u badan yihiin iyo cidlada aan ka joogo 🙈🙄
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
somali dhab ah Aad iyo aad. Walaalnimadu ma ahan in la gumeysto !
@amengurey
@amengurey 2 жыл бұрын
Sxb Ma Half Sudanese aya tahay 🇸🇩 Aniga Waxan ahayn abahay aya ah Sudan Min Khartoum Ana Shukriya waxan ahy Qabiilka Shukriya Hoyaday ah somal mamsha Allah Wan idon jeclyahay Abto حب شديد ي زول اخوكم من الصومال و سودان
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 2 жыл бұрын
Maya kulligey Somali baa ahay
@ajfamily206
@ajfamily206 5 жыл бұрын
I rarely comment on Somalian songs but this has gotta be the most beautiful and well played song and it’s rhythm is amazing. You can definitely see how this man is enjoying the guitar and singing the song. To be honest with you, I enjoyed it as well. Thank you brother for sharing this video with us.
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 5 жыл бұрын
Abdul Jama thank you bro for your complimentary comment!
@ajfamily206
@ajfamily206 5 жыл бұрын
Most Somalian guys talk about tribes and who is better than who, but your approach is more positive and entertaining. I subscribed to your KZbin channel and good luck with your amusing career.
@luqqy347
@luqqy347 5 жыл бұрын
“Enjoying the guitar” O O F
@feisalabdullahi8928
@feisalabdullahi8928 4 жыл бұрын
Khartoum are our brothers and sisters,we love them more then any other country in Africa and world
@Abdirahman1
@Abdirahman1 Ай бұрын
Heestan markan maqlaba, waxaan xasuusta walaladay iga yaryar oo aan inbadan ugu dadaalo inaay waxna bartaan, noloshana heer ka gaadhan, waqtigayga ugu badana iyaga ku bixiyo. Jacayl walalnimo waa dareen aan sawir laga bixin karin✌️
@shafii48
@shafii48 4 жыл бұрын
Markan walalheyga u xiiso ban dhageystaa aad ayaan uga helaa 🥰🥰🥰🥰
@nomadking2211
@nomadking2211 11 ай бұрын
He nailed everything 👏 ❤
@Anubis10110
@Anubis10110 4 жыл бұрын
I really like this type of music ..
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 4 ай бұрын
Healings Somalis song............
@shukriisse6917
@shukriisse6917 7 жыл бұрын
I wanna learn how to play like this.
@inadaahir9384
@inadaahir9384 4 жыл бұрын
Ma, ilaahey dhuntada Haku dayo cod mcn oo dhagaha uron ba kaso baxyo heesha kaban ka aad ban udhageysta sudan ban ku modayay kowgii qoral kaga marka arky leba qustay dhiig Somali wa kugu jiraye labiska topka nasiray ❤️🙏
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
qalbi Uroon Ina Daahir Mahadsanid abaayo
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Heeskan kama daalo dhagaysigiisa Maxamed mooge liibaan iyo axmed mooge liibaan walaalo lagu dayday ahaayeen alle ha u naxariisto labdoodaba
@kamaalsheikchannel9697
@kamaalsheikchannel9697 Жыл бұрын
"Nuuradiin Sh xuseen Cosoble" "Aduuun Ciil iyo Ceeb Lama Kulantid Aakhirana Cadaab iyo Ceeb Alle kuguma Tuso" (22-12-2022) 9:15 p.m.
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle Жыл бұрын
Waa waaye ninkaa?
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 4 жыл бұрын
When culamas fall in love
@bilehusseinsahid1395
@bilehusseinsahid1395 4 жыл бұрын
Hadith Bini'aadam,waayo badan joog mudane,kumanaan adoo kale ayaan ubaahanay
@mohamedhussein8384
@mohamedhussein8384 4 жыл бұрын
WELL DONE,,,LOVE THE WAY YOU PLAY.....SI FIICAN,,,
@amussa6488
@amussa6488 5 жыл бұрын
Ninkaan waa Somali 100% look at his hands, Sudanese people have big 👐
@Nico.Robin7
@Nico.Robin7 5 жыл бұрын
Woooow that's soo detailed. How can you tell Somalis from their hands?
@user-cy5is1pp2z
@user-cy5is1pp2z 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh.. I'm a sudanese.. Somalian people has the same features
@Hobyosultana
@Hobyosultana 3 жыл бұрын
We tend to have long, slender figures. Good eyes, man! He’s Somali.
@talomaal1730
@talomaal1730 7 жыл бұрын
❤️😘😘😘 alaylehe fankii Somali Waa so nooleysay👏
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
Talo Maal mahadsanid walaalkey!
@mohammeddahir261
@mohammeddahir261 8 жыл бұрын
labo aabe wada dhalay iyo ubad walaalaa yaasalaam UUR HOYO waa hes aad u macaan macna weyna leh... axyaa fanaan very young talent cuudsi aaq uqurux badan uu u tumat... shadith bani sxb ilahay ha ku barakeeyo waxaan rajayna inaad xudeeydi boqorka cuudka aad noo badali doontid.
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 8 жыл бұрын
+Mohammed Dahir aad baad u mahadsan tahay
@mohameddaahir4478
@mohameddaahir4478 4 жыл бұрын
Heestan Xudeidi ayaa lahaa
@mohamedmohamed-sl1tf
@mohamedmohamed-sl1tf 3 жыл бұрын
Markaan dhageysto waxaan soo xasuustaa walaalahey oo anan is arag muddo ku dhaw 22yrs mahadsanid Ustad🙏🙏🙏
@fahiimacadaawe3535
@fahiimacadaawe3535 4 жыл бұрын
Hadith sootun heeska riiftoon ee xudeydi sameyey. Thanks
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
Ma fahmin
@fahiimacadaawe3535
@fahiimacadaawe3535 3 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle ( riiftoon ) waa hees hudaydi baa qaaday
@mimbayle369
@mimbayle369 2 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle Turjumaan baad u baahan tihiin, lacag la'aan ah '' Sootun = Ciyaar/play, Heeska = The song, Riftoon = magaca heesta ( the name of the song.) Xudeydi= The artist name, sameeyey= created. by the way heesta sifiican baad u tuntay, tumidii mooyaha maaha.
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 2 жыл бұрын
@@mimbayle369 😂😂😂😂
@faaraxcabdiqaadircalidhici7927
@faaraxcabdiqaadircalidhici7927 9 жыл бұрын
woooooooow al ustaad hadith adam waad ka baxsatay sxb qaaaali wooow
@faadomonuur8668
@faadomonuur8668 6 жыл бұрын
Haaah wa hurdaya haiga kicinina khuuukh khaaakh 😢😢😢😢😢
@sahalcali4196
@sahalcali4196 8 жыл бұрын
Yaasalaam aadbay Somalidu ugu baahnayd dhaliinyaro kabanka aad utaqaana anigu waxaan kamidahay dhaliinyarada heesaha qaaciga dhagaysta
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 8 жыл бұрын
Allah ya Cizak masha allah
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 8 жыл бұрын
shukran
@saylonyousef236
@saylonyousef236 6 жыл бұрын
You perfected Uur hooyo by Xudayfi. Thanks
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
saylon yousef you are welcome bro!
@user-sm1pt5po3l
@user-sm1pt5po3l 7 жыл бұрын
Waaaw amazing fanaan masha Allah
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
Mahadsanid fan-dhuux!
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 4 жыл бұрын
Kabankaaas Goorma baran doona😭😭😭😭😭😭😭😭
@khadarrovhassan3309
@khadarrovhassan3309 7 жыл бұрын
Is he really from Sudan and singing this Somali song that good, I cannot believe really!!!
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
Khadarrov Hassan am not Sudan, I'm very Somali. mahadsanid saaxiib
@khadarrovhassan3309
@khadarrovhassan3309 7 жыл бұрын
Bravo brother but believe me you did the best in this song!
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
Khadarrov Hassan thanks Indeed, I tried my best!
@abdiazizfarah5915
@abdiazizfarah5915 5 жыл бұрын
Khadarrov Hassan no he is a somali
@abdiazizfarah5915
@abdiazizfarah5915 5 жыл бұрын
Khadarrov Hassan no he is a somali
@mustafasheikh2141
@mustafasheikh2141 7 жыл бұрын
masha allah bro indeed u did ur best, i really appreciated. i am a doctor but i liked ur song,keep it up. go forward bro
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
Mustafa Sheikh thanks dear doctor! music heals as well 😂
@mustafasheikh2141
@mustafasheikh2141 7 жыл бұрын
Hadith Bani-Adam masha allah bro allaha kudhowro. proud of u bro
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
Mustafa Sheikh aamiin kulligeemba bro. me too
@bashybashe9451
@bashybashe9451 8 жыл бұрын
Allah ya cizak very well done brother.
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 8 жыл бұрын
thank you bro!
@engdacarjama5875
@engdacarjama5875 7 жыл бұрын
=hiboole ayaad tahay allaylehe,halkeeda waad dhigtay,gacanta iyo codku siday isula jaan qaadeen cajiib!
@yasinjamaali5879
@yasinjamaali5879 8 жыл бұрын
fantastic bro halka kaka haye suuqanta kor u qaad
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
cod baad haysa wale maasha'allaah
@yousufhassan1567
@yousufhassan1567 4 жыл бұрын
Weynuhu haku barakeeyo macalim
@chipd3040
@chipd3040 7 жыл бұрын
I like this guy
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
thanks buddy
@cabdiraxmaanc.bakeyrchanne5658
@cabdiraxmaanc.bakeyrchanne5658 8 жыл бұрын
maansha allaah alle ha ku sharfo heesta bilaa mixer ayaad ku tumaysaa oo aad ku qaadaysaa
@GareenMedia
@GareenMedia 5 жыл бұрын
Axsan sxb-key Hadith gacan macaane.
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 5 жыл бұрын
ABDI-GAREEN PAGE Mahadsanid ustaadkayga
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 Жыл бұрын
what's the name of this type Guitar 😢please anyone knows?
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Oud
@abdiwahapnour8153
@abdiwahapnour8153 6 жыл бұрын
Hadith magic ayaad tahay walaahi lkn sxp asal ahaan ma sudan ayaad kasoo jeedaa
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
Abdiwahap Nour Maya sxb 😂 Somali wax ii dheer ma jiro!
@abdirahmanomarismail7632
@abdirahmanomarismail7632 5 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle waa legend somali ah sxb farxad ku waar ❤
@shonazef7351
@shonazef7351 4 жыл бұрын
Abdiwahap Nour horta cid waliba maxad ugu tilmantan wadan kale. Wax fican uma ogolidin wadankan. Oud wadamada Carabta o dhan aya laga ciyara. Wa muziqa qadiim ah !!
@faaraxcabdiqaadircalidhici7927
@faaraxcabdiqaadircalidhici7927 9 жыл бұрын
laba aaba wada dhalay iyo ubad walaala ah arinkii yimaadaba isla kaa shanaya wooooooow
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 9 жыл бұрын
+Faarax Cabdiqaadir cali dhicis dulqaad aad baad u mahadsantahay sxb sare
@nuuradiincalijaamacaxdi150
@nuuradiincalijaamacaxdi150 8 жыл бұрын
+Hadith Bani-Adam sxp waxaan aad uga helay gacantan runtii waa tii jiim sheikh muumin big respect
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 8 жыл бұрын
+Nuuradiin cali jaamac Axdi mahadsanid sxb sare sidaad ii amaantay! runtii Jiim ma gaari kari
@nuuradiincalijaamacaxdi150
@nuuradiincalijaamacaxdi150 8 жыл бұрын
+Hadith Bani-Adam sxp halkaad ku socotaan arkaa runtii waad dadaashay.qudhayduna sxp caawimo ayaan kaaga baahanahay sxp
@xamseibraahim6366
@xamseibraahim6366 4 жыл бұрын
Nin kani waa somali anaana Dubay heestan
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
Xamse Ibraahim Illaahay hakaa cafiyo!
@Hardie_Boi
@Hardie_Boi 6 жыл бұрын
Great songs , Please introduce me to this style of music...I like hamza el din a lot.... im new into this...
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
Γιόλης Ομιτζιάδης Thanks bro, Hamza Al Din is my favorite Nubian Artiste.
@baadigoob
@baadigoob 5 жыл бұрын
This type of music and song is somali style
@hodonhibo6889
@hodonhibo6889 5 жыл бұрын
The instrement is called oud
@ccc-uk2nu
@ccc-uk2nu 4 жыл бұрын
Check this out kzbin.info/www/bejne/oqa2nqh4lNSlm5I
@icudjoe9460
@icudjoe9460 4 жыл бұрын
proper stuff
@BashGuevara
@BashGuevara 7 жыл бұрын
Heestaan waa erayadii Allah ha u naxariistee Cali Jimcaale nin weynu wuu ogyahay nacas looma sheegayo.
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
mahadsanid walaal.
@walaalqaaliah8871
@walaalqaaliah8871 5 жыл бұрын
Erayada laxanka iyo music waxaa leh Xudaydi Jabuuti ayuuna ku sameeyay sanadkii 1967
@abdihakemadem8615
@abdihakemadem8615 6 жыл бұрын
Every day l watching
@cigaaltube5855
@cigaaltube5855 5 жыл бұрын
mr af yar salaan sare sxb
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 4 жыл бұрын
One day I wanna dress like that to become twins
@dahabizizy
@dahabizizy 5 жыл бұрын
is he is from sudan then iam not somali 😂 idont even speak somali and he is singing talented 😍😍
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 5 жыл бұрын
somaali Media oh, are you serious? Thanks 🙏🏾
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 5 жыл бұрын
SC Ali Some of my fellow Somalis are ridiculous! Iyagoo dhaqan-celis ah bey umadda kale maagayaan! 😂
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle hhhhhhhhhhhhhhh Clip yar soduub inaad tahay somali tell all people or u need still to pretending sudaaaanes
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle 😂😂😂
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle 🤣🤣🤣
@bdirizakkhaldaankhaldaan9210
@bdirizakkhaldaankhaldaan9210 7 жыл бұрын
Bravo Ala yaacisak
@zyriab5797
@zyriab5797 6 жыл бұрын
Thank you for sharing brother ! What is this song about ? Blessings :)
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
Zyriab on brotherhood
@bakarali5086
@bakarali5086 4 жыл бұрын
Brotherhood
@bakarali5086
@bakarali5086 4 жыл бұрын
My eyes tear when i hear this song😥😥😥
@suleimanyare3008
@suleimanyare3008 4 жыл бұрын
Si fican ayd u keentay lkiin hysku kay ladhin mahee waa adna hayskugay ladin an ku saxee
@khalidahmed1542
@khalidahmed1542 8 жыл бұрын
Yaaa salaaam ina ader aaad ayan ku salamaya plz bahalka wan u bogaye halke laga so xidhidha ae haku daayoh bro masha alala yasalaaam nolow sxb qaaali
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 8 жыл бұрын
Waxaad igala soo xidhiidhi kartaa Facebook Hadith Bani-Adam hadithbaniadam@gmail.com
@khalidahmed1542
@khalidahmed1542 8 жыл бұрын
+Hadith Bani-Adam th ks so much Abdi Aziz mahamoud weeyi wan ku so qabtay
@akrammubaarak3139
@akrammubaarak3139 8 жыл бұрын
Sxbw maaaad kabanka ibartid
@akrammubaarak3139
@akrammubaarak3139 8 жыл бұрын
Waaan ka helaaaa walaaahi garaaacista kabanka walloow aan uma leey neey inaaan fursad isku heli karno oo laga yaaabo inaaan kala fog nahay mise.........
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 8 жыл бұрын
Mohamed Hassan Ali laga yaabe in aan kala ficnahay sxb
@Magool-xp8vk
@Magool-xp8vk 4 жыл бұрын
Wllow qof i bara raba Cuudka ma i bari karto addo mahadsan?
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
امل الحياة intee joogtaa ee aan kugu baraa
@Magool-xp8vk
@Magool-xp8vk 4 жыл бұрын
Wll Netherlands ban jooga. Adi xageed joogta?
@Magool-xp8vk
@Magool-xp8vk 4 жыл бұрын
Wllashay baa heestan aad u jecel inan hadayid oga dhigo kabankeed baan rabaa dhalashadeeda.
@Magool-xp8vk
@Magool-xp8vk 4 жыл бұрын
Codkeyguna wuu foolxunyhy😂😂😂 lkn aad bay u qadarin doonta juhdigeyga.
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
امل الحياة America
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 3 жыл бұрын
Waxaas kaa cod ah m,a
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 8 жыл бұрын
Si yaab leh ayaad kabanka u garaacday. Mahadsanid.
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 8 жыл бұрын
Adigaa mudan walaal.
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 4 жыл бұрын
Waa qofki 3 aad ii eg aan arko caiibsanaa
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
Cabdiqani Fanka waan in aan isku imaanaa
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 4 жыл бұрын
If you are in Sudan am near you sxb
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 4 жыл бұрын
By the way heestaada aad ayaan ujeclahay I have 26 sisters and brothers am rich wlaahi
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
Cabdiqani Fanka InshAllah waan jeclahay in aan imaado
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Nice
@Welcometomylife2441
@Welcometomylife2441 7 жыл бұрын
Salaam! What is your email? I wanted to contact you on using this for a documentary?
@Dancingpizza2015
@Dancingpizza2015 7 жыл бұрын
Hadith Bani-Adam wonderfull
@amoore164
@amoore164 6 жыл бұрын
Welcometomylife2441 what for documentry ?
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 6 жыл бұрын
Maxamed Mooge Liban Baban... laba aabo wada dhalay. Waa hees meel igaga taal.
@d3dgearstreamingsoftware494
@d3dgearstreamingsoftware494 6 жыл бұрын
viva isaaq!
@mohamedibrahimmohamed8530
@mohamedibrahimmohamed8530 6 жыл бұрын
Geesi Gun Rifayso maxamed suleebaan,a qaday
@Dabayl
@Dabayl 5 жыл бұрын
@@mohamedibrahimmohamed8530 , Tartiib saaxiib. Heestan waa la wada qaaday. Markii ugu horreeysay waxaa qaaday Axmed Rabshi oo Itoobiya galay 1972kii . Ka dibna Maxamed Mooge, Haddana Maxamed Saleebaan..
@maktoobyt2009
@maktoobyt2009 5 жыл бұрын
Geesi Gun Rifayso somalilandta bay kaaga taalaaye katag meesha xoolo
@abdikadar2
@abdikadar2 4 жыл бұрын
Fanka cayaarta halaga daayo, Mirraha, laxanka, Muusiga intaba waxaa lahaa Xudaydi oo Waalalkiis u qaaday AUN. Uur Hooyo ayaa la yiraah heesta magaceeda. Maxamed Mooge ma leh, Heesta mar labaad ayaa Xudaydi u tumay Tubeec waa markay ugu fiican tahay oo ay baahday. Maxamed mooge iyo Fanaaniin farro badan ayaa ka danbo qaaday waxayna noqotay hees qof walbo jeclaysto oo qaado. Taariikhda sidaas ula socda.
@sabiriinmohamud2656
@sabiriinmohamud2656 7 жыл бұрын
Cajiiib eray aan ku cabiro mahayo runti waa mucjisadii fanka.
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
Mahadsanid walaalo!
@yuusufdhanto8237
@yuusufdhanto8237 6 жыл бұрын
sxbow inaan kabanka barto ayan rabaaa ma igu cawin kartaa aad kujeclhy
@ajakislakisweah4889
@ajakislakisweah4889 4 жыл бұрын
Waxaan mooday inuu titleka ahaa sudani garaacaya heestii uurhooyo
@mkali4230
@mkali4230 8 жыл бұрын
Asal halkeedaad dhigtay bro keep going
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 8 жыл бұрын
+Khadar Ali Hassan thanks bro
@abukarhussein7433
@abukarhussein7433 4 жыл бұрын
Gaab
@rijal6608
@rijal6608 6 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏 Cuudka Saa U Tamayso Cajaa ib 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
Naf jcyl Kaga waalay mahadsanid walaal 🙏
@rijal6608
@rijal6608 3 жыл бұрын
2sano Kadib Isla Commentka Kama Daalo Mansha Allh Alle Cimriga Hanoo Dheereryo
@daadir6686
@daadir6686 7 жыл бұрын
hadith bani sxb mira cusub anaa kuu haya saar laxan cusub jawaab
@adnaanhariiralsharaabi1524
@adnaanhariiralsharaabi1524 6 жыл бұрын
Carab667 Muuse soodaa annaa kaaga qaadayee bro issagu ma qaado waxxa cusube anaa xaggaa ü xil saarane
@abdullahmohamed519
@abdullahmohamed519 8 жыл бұрын
heer sare
@khalidahmed1542
@khalidahmed1542 8 жыл бұрын
wlhi inaad nin rageeeed tahay bro
@mjaangoow5780
@mjaangoow5780 Жыл бұрын
Wll igana raali noqo horta sida kle wa ok lkn meeel ay thy ma aqane xoogaa distone ayan daremayaa
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle Жыл бұрын
Waa half tune
@KhaledAhmed-cp6hx
@KhaledAhmed-cp6hx 8 жыл бұрын
sxb sudanese maa tahay adiga
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 8 жыл бұрын
Illaahay hakaa cafiyo sxb... kkk kkk
@KhaledAhmed-cp6hx
@KhaledAhmed-cp6hx 8 жыл бұрын
+Hadith Bani-Adam kkkk waxaba isdhahy guy gaan af somali saan u tixooyo oo sudanese ka eh maxa waaye cml anyway nice bro keep going✌✌✌✌
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 8 жыл бұрын
+Khaled Ahmed thanks indeed bro for your moral compliments
@suldanmuuse9370
@suldanmuuse9370 Жыл бұрын
What a nice song and nice voice
@sakariyeismail1938
@sakariyeismail1938 4 жыл бұрын
Hakaasi waa adna haisku kay ladin weeyaan
@farhiyaa4880
@farhiyaa4880 6 жыл бұрын
please change title it's misleading...he is Somali
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
Adila Aday how it misleads?
@abdihakemadem8615
@abdihakemadem8615 6 жыл бұрын
Hadith Bani -Adam sxb xaal qaado waliba raali galin ayan ka bixiyey waayo waxad tahay qof wngsn waayo waxan qaatay sidaad igu jawaabtay
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
Abdihakem Adem adigaa mudan walaalkey!
@gellegelle8864
@gellegelle8864 7 жыл бұрын
Halkee joogtaa walaal, adoo raalli iga ah? Sudan miyaad joogtaa.
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
Maxamed Geelle America!
@gellegelle8864
@gellegelle8864 7 жыл бұрын
Mahadsanid walaalle. Khamiiska wayn iyo kabanka iyo cinwaanka oo aad Sudan ku dartay baan mooday inaad Sudan joogtid.
@gellegelle8864
@gellegelle8864 7 жыл бұрын
Haddaan kabanka bilaabayaa anigu marka inaad iga caawisid haan jeclaan lahaa
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
Maxamed Geelle waran Kaa caawin lahaa waa haddii aan isku meel joogno
@moogedheere2084
@moogedheere2084 5 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle meel lagu gado lee isheeg sxbow
@oneworld3034
@oneworld3034 7 жыл бұрын
Sudani maahe wa Somali sijaayad ayuu ku fadhiya intas Ayaa wax xumaynaysay lakin gacantiisa iyo codkiisuba way fiican yihiin
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
NUR SOMALI TV ma salli iyo sijaayad baa wax xumeeya? Hhhhhhhh
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 6 жыл бұрын
NUR SOMALI TV waar suudantu waa Muslim sijaayadna wayku fadhiistaan
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 6 жыл бұрын
I CAN'T BELIEVE HE IS NOT SOMALI!
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
who says that i am sudani? caadi iska dhig waryaa!! :D
@somasomalia375
@somasomalia375 6 жыл бұрын
Hadith Bani-Adam aboowe people got confused with the title because you said in Sudan but people don't read properly including me 😂😂😂
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
War waa Somali waliba Ogaden ah American ayuu imika nala joogaa Huuno
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
This gy is form somalia so people of sudan and somalia Thought he is from sudan hhhhhh Wayaa tell people u from somali dalad ah hhhhhhhh
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
anzal qurux thanks! Not many people know that.
@Cocologs
@Cocologs 4 жыл бұрын
You look Somali!
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
Coco I am.
@Cocologs
@Cocologs 4 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle Ahh thanks brother! You did a good job! May I ask where you got your oud from?
@omarqulxa6793
@omarqulxa6793 4 жыл бұрын
Saliga Kakac xoolayahow
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
Omar Haji ka tag meesha doofaaryahow! 😂
@omarqulxa6793
@omarqulxa6793 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@omarqulxa6793
@omarqulxa6793 4 жыл бұрын
Xoogaa saliga kadaa xumaan mahan ebow
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
Omar Haji Salliga iyo musiga waan ku cibaadeystaa ee xumaanta iska dhaaf.
@omarqulxa6793
@omarqulxa6793 4 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle ok bro
@mohamedgalaydh4377
@mohamedgalaydh4377 2 жыл бұрын
Are you somaLi 🤔🤫
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 2 жыл бұрын
Chinese 😂
@mohamedgalaydh4377
@mohamedgalaydh4377 2 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle i think you are GS.😅
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 2 жыл бұрын
@@mohamedgalaydh4377 whatever 😂
@mohamedali-jd8rb
@mohamedali-jd8rb 7 жыл бұрын
if he is sudanese perfect somali is not dat hard then
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
Am not Sudani bro! Am Somali wearing Salahiyah dresses!
@burci2
@burci2 7 жыл бұрын
Hadith Bani-Adam hahaha aar waad iga qosliseen.. ayaydiin maxaan idhaahdaa.. Dadku maxay arkeenoo Sudanese kuugu maleeyeen? Bro can I use this for a project?
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 7 жыл бұрын
BURCI Somalis neglect their cultural Darvish and Salahiyah dressings! Wahabism messed up everything we islamically and Somalically supposed to be proud of!
@burci2
@burci2 7 жыл бұрын
Hadith Bani-Adam I agree, Saudis messed up our culture big time.. People don't even realize it..
@hodonhibo6889
@hodonhibo6889 4 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle somalis never dressed like that. You should look up how the darvishes looked liked cause your clearly confused.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 6 жыл бұрын
Beenaalayaal wa somali sudaan iska dhigay been weeynaa 😂😂😂😁😁😁😂😂😂😂😁😂😂😁😂😁
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
somalia somali ba leh soo ma ahan? 🤣🤣
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 6 жыл бұрын
Hadith Bani-Adam haaaa yes 🤗🤗🤗🤗🤗😁😁😁😁😁😁
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
somalia somali ba leh 🤣🤣🤣 Illaahay hakaa cafiyo! 😂
@moogedheere2084
@moogedheere2084 5 жыл бұрын
@@HadithiAbdulle sxb magaciisa igu caawi south africa jooga aad aan ugu baahna hal abuur aan leeyahy waxaan rabaa inaan u adegsado
Alif La Kordhabay. Somali Oud - Hadith Haji-Adam
4:27
Hadith Haji-Adam
Рет қаралды 11 М.
Live Somali Oud / Kaban
4:49
Madaale Productions
Рет қаралды 46 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
Sudanese Music - Khogali Osman on The Oud
5:18
crazyabeer
Рет қаралды 66 М.
Uur Hooyoheygow by Tubeec (Lyrics)
2:55
VivaSomalia1
Рет қаралды 160 М.
Qaaci | Hees | dhidigaba aduun baa BY : Shamsan Farah
8:22
Shamsan Farah
Рет қаралды 24 М.
Ubax Cowlo 2019 Sabab Kale Live Kaban
6:30
Filmsheeg
Рет қаралды 1,1 МЛН
sudanese music 2010
3:20
blackscene
Рет қаралды 82 М.
Musical Oud (Dhadhami Dhudi) - Hadith Bani-Adam - Somali Oud
2:56
Hadith Haji-Adam
Рет қаралды 23 М.
Indho-deeraley with  Sudanese Style
3:33
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 170 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44