Aamin aamin aamin yaarabi yaarabi allow xaqa natus soomaali war jclaa
@ciiltirto94843 жыл бұрын
Muniiro abaayo ani kuma weeydiin lkn hadaan hooyoyin nah nay sadar muuqdo su aal kadhan reer kada allaah haku barakeyo
@marwomed53783 жыл бұрын
Mashaa allaah tabarakallah
@safiaabdullahi6923 жыл бұрын
Ameen ya Allah ❤️
@darulakhirah60942 жыл бұрын
MASHA ALLAH jizakalah walaaalayal. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
Abayo allaaha ku aadkeeyo Aniga by by wiil eeh indhahaga kada reemooyaa qiyaas 7 biil camaal markad dhasho komonti gaan soqado abayo
@amnahaji17693 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo muniiro wan ku jeclahay jiro joog macanto
@Ramza1123 жыл бұрын
Masha allah inta fahantay wey fahantay inta an fahmin dee naga kala daaya ilma adeera yaal ✌
@dahaboosman12283 жыл бұрын
Manshallah 😍 muniro inad sheegto waaye dadkan iyo adiga saxib ayaa ka dhigatey wax kasto inad u shektit khasab 🤣🤣🤣✌
@nimcomohammed1993 жыл бұрын
Sax waaye
@hodanf28293 жыл бұрын
Sadar muuqda su’aal kadhan aa ladhahay walaasheey Allaaha ku nabad yeelo🤲🤲
@munacawo92113 жыл бұрын
Dadka hadalkooda ha bixin boqoradeena horay u soco muniira wan ku jeclahay wlashay macaan
@bintumuse16503 жыл бұрын
Ceeb mahana dadka baraha bulshada ku jiro ayaa arzaq ku raadsado oo muuqalo soo duuban marka abayo waa caadi ceeb mahan Adiga ayaa nalawadaagtay xanuunkaaga oo baritan u socotay marka xabibti dhib malahan hadaa kaxumaatay
@amiishadirie19473 жыл бұрын
We qaldanyihin dadka qaar waxas wax la is wediya miyaa hadii ku arkaan in hambalyo ku dhaha le wye moyeee mxy thy uur miya ledahay walhi isky dececad nhy waligy dad ma dhihin uur miya ledahaye lkn ani naftas iga jareen
Wax weyn ma ahan inad asxaabtada u sheegtit Uur ban leyahy jaceel laku qaba ayaa laku weydiidey. Ilaahay haku adkeeya hana ku barakeeya. Aniga na ilaahay ha i sahla guur kheer qaba iku saduceeya walalhayga musliminta oo dhan.
@jamilaadam54773 жыл бұрын
Muniira sharaf badan xoog kuu jecelnahay caruur in kugu filan waad haaysta adoo yaraan ku dhalay allah haku barakeeyo🥰
Asc walaasheey munira waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin keep going my sister shaqo wacan ayaad heysaa guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey munira
@samiira52753 жыл бұрын
Muniira wlhi waa dareemoonaa hhh waaku dareemoona wax qeer qabo oo sahlan allaha ku fududeeyo aamin yaa rabi hana iga xumaanin qli we love u ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@asmalucky18823 жыл бұрын
Mansh allh tabaarakallah
@hiboabdi29453 жыл бұрын
Mansha allha qaali
@safiyonuurmaxamed2743 жыл бұрын
Masha allah abayo muniiro wad cayishay maistiri so qurux ayaa ila tahay aniga uur hadad ledahay dhib maleh hadalkeyga hadu kula xumaado iska key cafi hadu caadi kula noqdo wa iska okey
@shukrimahamed21462 жыл бұрын
Maasha Alah anigaba waan arkay wey cayishay so qurux ayay ku tahay waxaan qiyaasaa inay uur leedahay wlsheen My rajo muniiro cadey
@safiyonuurmaxamed2742 жыл бұрын
@@shukrimahamed2146 haa abaayo allaha xafido muniiro waa gawar wanagsan Xataa walshed fartuun waa gawar wangsan wan ku xeranahay masha allaah
@aahilqalbi22853 жыл бұрын
Asc setahy Abayo mcn guri buuxo ayad Ku jiirta ilahey isha haka qabto qof qalbi wangsan Aya tahy Aniga ahan waxan ikula muqata inad xamelo tahy lkn ilahey Aya og afar indhod O nawad haa alle hakugu kala kiino ducada waan Hor mar sadey markad so codsatiit Naah waan kuso ducenaya insha Allah sharafey
@lulmohamed1813 жыл бұрын
Aniga xataa waan ka xishoodaa in aan dhoho uur baan leeyahay .hooyaday Kaliya baan usheega .
@mustaqbalchannel75892 жыл бұрын
Ilaaahey hakuu adkeeyo aabaayo si reer magaalnimaa ayaa noogu jwb wlh qof caqli leh ayaa fahmi karo anaa magac u bixinaa nuunahaaas
@luuleycalimahamud70953 жыл бұрын
M.a dhamanten alaha no barakayo amiin Amiin ani xita majecli lkn hoyo mcn u shegta
@qaliabdukadir29512 жыл бұрын
Masha allaah abayo mcnto
@saawirquman11323 жыл бұрын
sadar muuqda suaal ka dhan ilaahay haku fududeeyo
@roodanuura1202 жыл бұрын
Manshaa Allah xabiiti Allah haku adkeeyo awlaad caafimaad qabta oo baari ah
Reer my rajo hadaan nahay waxayagu wa cadaan mee seedigay cabdirisaaq hambalyo waa shaqaysatay seedi muniiro abaayo alle hakuu adkeeyo hadaad gabadh dhasho hodan u bixi pz waa ku salmayaa
@ilhammucad26642 жыл бұрын
Masha allah abayo wlh waxa tahay gawar xishot allah ugu deqay masha allah mcnto ilah wax walbo haku fududeyo
Somali saas lee waye abayo alle ubadkaga haku dayo wadna yartahee kuwo kale haku siiyo insha allah 🙏 ❤️
@umuarmanamiir92572 жыл бұрын
Hhhhhhhh waa sodoh maxaa lagaa wiidiinaa yaab midakle hadhow iyadana dhihii iisoo duceeya wan dhalaa😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇🤐🤐🤐🤐🤐🤐 waa dad kaladaran
@halimah71643 жыл бұрын
Horta naag somali uur wax aan ahayn ma yaqaanaan miyaa gabadhan ilmo badan bayba haysataaye maasha Allah ilaahay ha u barakeeyo maxaa laga Rabaa waar camal kale samaysta dhe walee Somali tii Ilaahay waxba siin way ku dhex dhimatay
@dagancadey21853 жыл бұрын
Walahi abaayo beenta mahan Uur iyo carur meqa kujogto lee yaqanan iyo ninki wu iga tagay heblaayo waa lafuray intas ayey kadhamaan leyihin war aduun saban aa jognaa ee ilahay kabaqa oo noloshina kumashqula
@fasababdi10013 жыл бұрын
Ma shaa Allah❤️😍
@fadumodheeman25833 жыл бұрын
Abaayo muniiro alaha kuu siyaadiyo uur ceeb maahan waa nicmo ka mid nimcoyinka alah bixiyo waana kuugu hambalyeynaa
@iqrahussein6783 жыл бұрын
Xabibti wax walbo wajigaaga Iyo hadalkaaga ayaan ka aqristay ee waxaan kudhahayaa ilahay harabkaaga ha galo wax walbo waxaan ilahay karajeynaa sifudud inuu Alle Luugu saqiro saliga baniga Iyo is tiqfaarta Badi insha alaah sidaan fileyno si kafiican ilahay idinkiis
@amiishnoor92483 жыл бұрын
Masha allah abayo alaha sahlo amuuraha
@sadiohagi63703 жыл бұрын
Maashaa Allah Allah ina wada barakeeyo dhamaanteenba Aamiin yaarabi
walaal muniro waa in aad sheegto in aad uur leedid waa suaal caadi ah wasyo waxaat tahte naag laqabo marka wax qalad ma ahoo xaraamna ma ahoo meeshan ceeb ma ku jirto waa qeer iyonimo ilaahaye ku siiyaye jawaabata waa qalad macaan waxaa laga rabaa in aad tiraahdi haa ane mayo
@suaadmuhumed85243 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi abaayo
@salmoahmed34243 жыл бұрын
Muniro cadey wan ku slmy adi iyo familka Abayo ani waxan ku so weydiyay wax calosha lagu jaro qof an jirka kle cateynen jwb wan ka sugaa
SubxanAllah why are people asking those kind of questions 🙄 xasbuna Allah wanicmal wakiil war gabadha is ka dhaafa caruur wey haysata oo ayeeyo ayeey ku dhowdahay abayo somalida caruur aan tiro leheen ayeey ku waashen
@naeemanaeema65953 жыл бұрын
مره. ضحكتيني 🤣🤣🤣
@XantaSomalia3 жыл бұрын
Xuman ma ahan hadi urmaledahy lagu dhay dadka wa asxabtada abayo gabdhahane wey is weydiyan erayadas wax dhib malahan
Inaa xaamilo tahay neef neefsigaaga aa laga daremaa qaali hhh 4inshod o abshir eh insha alah
@filsanahmed15692 жыл бұрын
Abayo muniiro haa ama Maya ina dhahdo wax weyn maaha wad kameermeertay energy wad iska buxisay lkn jwbtu haa ama Maya unbee aheed
@maleykaibrahin14753 жыл бұрын
Wcs wr wbr Mashallah Abaayo ilahey haku xafedo koley anigu kuma soo weydin lkn codkada ayaa ka daremayay tabar daro dhankas ah si kastaba ha ahate allaha ku barakeeyo family gada 🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲
@sahrajama15863 жыл бұрын
Hhhh abaayo muniiro runta inoo shegtay ilaahay ha idin xifdiyo amin I love you so much abaayo muniiro cadey
@Farxadiyoguul2 жыл бұрын
Baby aa soo socda wax laga xishooda ma ahan lkn qofka ikhtiyaar ayuu u leeyahay arimihiisa inuusan dadk la qeeybsan. Ilmo la raadshana ceeb ma ahan qofki rabo ilmo.🙏
@xafsoinaxasan29203 жыл бұрын
Muniiro abayo tel laan ihayso ee isoo jawab hada wax idhanto blz waa codsigeyga hada abodine iska dhaaf abayo