VLOG: HOOYO AA MAANTA KA SOCOD SIIYAY

  Рет қаралды 43,657

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 228
@MariamAli-uq5zh
@MariamAli-uq5zh 3 ай бұрын
Abaayo arooskaaga prank muu ahaa aaway nonkaagii😂😂
@hananXasan
@hananXasan 3 ай бұрын
Maya abayo waa run lkn aroos Dhiman oo Maherka aya dhcay insha allh gur kheer badn❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Waa laga yaaba
@Kweensunami
@Kweensunami 3 ай бұрын
Maxa arooskeda kaa galay nin ku damco miyaa LA dahay shuubo gareey gabdha nooga fuq😂yuuka yahay maseersan
@Memoo-farah
@Memoo-farah 3 ай бұрын
⁠𝐟𝐚𝐫𝐭𝐮𝐧 𝐢𝐬𝐧’𝐭 𝐞𝐚𝐬𝐲😂😂
@cayniitaismail176
@cayniitaismail176 3 ай бұрын
Halkaa kga hayaaaaa❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Fadlan subscribe 😢
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 3 ай бұрын
Fartuuneeey Nambarkaaga noosoodhig abaayo
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 3 ай бұрын
Abaayo waxanjoogaaa Kenya
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 3 ай бұрын
Fartuuney hye abaayo lakin arin muhiim ah ayan kuuhayaa lakin seekuhelaaaaa
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 3 ай бұрын
Nambarkaaga please
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 3 ай бұрын
Fartuuneeey aniga kubaraayaaa gaari inshallah kk intaa waakaftan
@radwaAhmed351
@radwaAhmed351 3 ай бұрын
Waad catowdaay masha allh ❤
@ayanmohamud2638
@ayanmohamud2638 3 ай бұрын
You’re such a vibe fartun🤣 I love the vlog ❤️
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Thank you sis ❤️❤️❤️
@Coolgranma
@Coolgranma 2 ай бұрын
HABO BUR BASTO BARIIS POTATIS WAA LAGU CAYIYAA,, XITAA WAALIDKA UMA FIICNO,,
@sadiyaali273
@sadiyaali273 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ Well done dear sister
@meriemomer
@meriemomer 3 ай бұрын
Keep going sister ❤️🫡
@queenruru8772
@queenruru8772 3 ай бұрын
Fartuuun love u sis 2019 ilaa hada kula socda I wish you all the best habbti you are the only KZbinr somali lasocdo marna ka dhicin janada alle nagu kulmiyo ❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Amin Amin quruxeey thank you ❤️❤️❤️❤️
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 3 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl habo alaah ku xifdiyo adiga iyo familkada ba maansha alaah aniga gabadhayda aa challenge ku jirno waa iga raysay iska jir yaan lagaa raynin
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 3 ай бұрын
@@FartunDuvetGirlhabo maansha alaah aniga iyo gabdhayga sida idinka oo kale ayaan u kaftayna alhamdulilah habo nolosha waa is fahan walahi asxabtoda aad i jecel maalin walba waxan dhahaan i wish hooyada oo kale inaan qabi lahayn America aannka salama
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 3 ай бұрын
Waa caatowday fartuney. Keep going habibty ❤. There’s a lady Ik who was 90kgs and she literally lost weight by just walking and dieting ofc.
@anabhassan9694
@anabhassan9694 3 ай бұрын
Fartuney gabar ficana thy wan ku jclhy runtii abayo musica iska daa wa dambi abayo ❤❤❤❤
@FowsiaYusuf
@FowsiaYusuf 3 ай бұрын
Mamada sokor haday qabto bardhada u ma ficna kaday bardhada sokoree ledahay
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 ай бұрын
Waa runta Carbs waa in layys iska ilaaliyo baradha iyo burkuba iyo bariis iyo baasto iyo sonkor diabetics uma fiicna.
@naciimocallhi2140
@naciimocallhi2140 3 ай бұрын
Alla fartuuney waa iga qoslisay ani wallo Faraxadada io dhibakagaa saa u jeclahay allh ku sharfo Fariid. Love you queen mood ahaa marka ku dawaday happy ahay😂😂❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮
@Nutraf
@Nutraf 3 ай бұрын
You can do intermittent fasting, which involves fasting for 16 hours by skipping breakfast and having your last meal of the day at 8 p.m. You can also juice if you can.
@sahrakoow288
@sahrakoow288 3 ай бұрын
Fartuun hbo biyo qabow ha cabin waa lagu cayilaa iska kululey warm ama normal kuwaas ayaa baruurta jaro biyoha qabow waa lagu naaxaa
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 ай бұрын
Gaalkacyo Iyo Hobyo in Aad isaga lugeysid Bes kuu harsan Masha Allaah Anyway socodku Waa caafimad. Gabdhoow Yurubna kumaba sii jirto
@nasramoha185
@nasramoha185 3 ай бұрын
Fartun dhib badanaa vlog yadaan cml nooso badi shactiradada😂😂
@Memoo-farah
@Memoo-farah 3 ай бұрын
𝐅𝐚𝐫𝐭𝐮𝐮𝐧 𝐬𝐡𝐞𝐤𝐨 𝐰𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐝𝐥𝐧𝐞 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐮𝐧 𝐛𝐚𝐧𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐞𝐞𝐞 𝐱𝐩𝐩𝐭𝐢 ❤😂
@agentperish3414
@agentperish3414 3 ай бұрын
Is badal weyn ka muuqdo wlhi fartuuney masha allaha keep going abaayo wax yar lee ku dhiman ❤
@amalabdirahman339
@amalabdirahman339 2 ай бұрын
Anigana inaan is cayiliyo iyo inaan cariga barto weeeye goal keeyga sandakan 😂😂
@Malyuunxaashi
@Malyuunxaashi 3 ай бұрын
Gym kusii dar 3 bil qatar ku.noqone
@maanmohamed-tu3kx
@maanmohamed-tu3kx 3 ай бұрын
Hooyo wan arganay marka ha is qarin habar yar nikkah fartun sow anaga arganay gabdha yaro quruxon 😍wlhi 48 kama weyan marka la arko Alhuma barik❤mida lawad soco anba wan is catenayah xulusta miid ba goday midi Kala is heenah😂😂fartun sanjabil iyo lin hurud isku Shiido dhaqsoh wad catowi 🎀
@xiskadeeqa8435
@xiskadeeqa8435 3 ай бұрын
Fartuuney tii cadiin aheed qof bad u dhibtoo kga bxsty😂 masha alah wlo ❤
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 3 ай бұрын
Fartun wajiga qalir aa ka noqot dadka wajiga ka catowa taha
@abdiqaniyusuf6685
@abdiqaniyusuf6685 3 ай бұрын
Goolka waad gaadhay adigoo caato ah ayaad heshey walee
@Udgoon754
@Udgoon754 3 ай бұрын
Ala tanaa love youuuuu fartuneeey❤❤😅 10:05
@AnisaMuuse
@AnisaMuuse 3 ай бұрын
Keep going fartuun ❤
@MemesssMade
@MemesssMade 3 ай бұрын
Na fartuneeyy keep going sis, u been motivating me too, this year we losin all the weight 😩🫶🏽
@Yasminaaaaaaaaaaaaaa
@Yasminaaaaaaaaaaaaaa 3 ай бұрын
That “jawi dagan” finished me LOOOOOL too funny ❤
@XamdacabdullahiXamda
@XamdacabdullahiXamda 3 ай бұрын
Music iska dhaaf abaayo qaatumo xumo leyahay
@FahmoWabiin-uz1yf
@FahmoWabiin-uz1yf 2 ай бұрын
Fartuney hermagal wtahy 😅😅
@nacimanacima4981
@nacimanacima4981 3 ай бұрын
Fartuney music quran kubadal mcnto ado rali ah
@Zamzam-ez6tz
@Zamzam-ez6tz 3 ай бұрын
Fartuun habaryar allaha guurkakuubarakeeyo. Maasha allah
@kalthoummahmoud6655
@kalthoummahmoud6655 2 ай бұрын
What song is that at the end? Sound 👍🏾
@rou7410
@rou7410 3 ай бұрын
You are one funny human wallah 😂😂😂😂😂😂
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 29 күн бұрын
Guuleysta adiga iyo hooyo
@AishaKaifgacal
@AishaKaifgacal 3 ай бұрын
Iconic part😅 Wiilka ma iga dhib sheegan 😂😂😂
@sumayohaji2821
@sumayohaji2821 3 ай бұрын
Fartun iyo hoosow why million ugari la yihiin war aan garsino ❤❤ wa idin jeclahy
@UmuBilaal-he5ts
@UmuBilaal-he5ts 3 ай бұрын
Qur'aan dhageyso badalka music
@minaahmedmohammed8255
@minaahmedmohammed8255 3 ай бұрын
Man sha Allah walaahi wa Catowday xita wajigii wadhuubtey
@istaahilelmi4862
@istaahilelmi4862 3 ай бұрын
Fartuun wllhi waa catowday m.a keep going untill you reach 60kg
@AminaAhmedAhmed-j3w
@AminaAhmedAhmed-j3w 3 ай бұрын
So Sexy wllo Qali ♥️
@SAHRASHAAD-ci1mm
@SAHRASHAAD-ci1mm 3 ай бұрын
Guys channel ka aan share gareyno 400k aan gaarsiino❤
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 3 ай бұрын
Kaligedaa isku camireyso kwrn waaba ii jiifatay wan furay wlh masha allaha ilahey hamigaga haku rumeyo wlh qalbigaga nadiif waye lkn nimcada xajiga u qari
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Hahaha haye
@aliyakeynaan9853
@aliyakeynaan9853 2 ай бұрын
We love a productive queen. We will hold you accountable. You got this sis 🥰
@nimcomaxmad5191
@nimcomaxmad5191 3 ай бұрын
Fartuuney wku jeclhy walley ilaah ha ku dhowree ❤
@Najmacalicabdi
@Najmacalicabdi 3 ай бұрын
Your funny 😂😂
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 2 ай бұрын
Mansha allah xbbty gool ban k rajayn waalidkena cimri dheer cibaado caafimad ilahay ha nogu risaaqo Aamiin mcn waxan u qoray hadalka hooyo macn ba isoo jiitay 2006 kii ban imaday my first time in UK walah hadalka hooyo dhahday ban dhahay UK wa kenya oo dad cadcad ku nool yhn maleh wax faraqa isu ekaanshaha
@Kweensunami
@Kweensunami 3 ай бұрын
Chapati Kenyan baraaweey abaayo youtube ka daawo ukun LA aan mcn waye
@hibao9569
@hibao9569 3 ай бұрын
Botidge jooji insulin resistance ladagaal dhaqsi ukun ki quraaco tufaaxna hcinin beries are in low sugar believe me i lost 17 two months ago try
@maryamomohamuud6412
@maryamomohamuud6412 3 ай бұрын
Inaa is qurxiyo nayaa quruxleey aa tahey walhi ee exercise aan sameynaa ku ekeyso qurux kuuma dhinneeee
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
😭😭😭❤️
@that_nomadic_chef_
@that_nomadic_chef_ 3 ай бұрын
Ahahahaha!! Wallah I love Fartun Urgh!! She’s my alter ego. TWINNN 🎶
@hibao9569
@hibao9569 3 ай бұрын
Botidge jooji insulin resistance ladagaal dhaqsi ukun ki quraaco tufaaxna hcinin beries are in low sugar believe me i lost 17 two months ago try Eat chicken fish hlin vegies keto diet
@munishmohaz5928
@munishmohaz5928 3 ай бұрын
14 malin bes sida isku bedeshey imagine with in month good job gacalo
@anisahaaji9248
@anisahaaji9248 3 ай бұрын
Abaayo aniga bishan 6xaad waxan iska dhimay 9kilo lkn guriga jimicsi ku sameya subixi iyo habeenki mida kale waxaa isku fiicneen waxyalaha macan marki hore wa joojiyay ma sahlana dadaal buu raba iyo go,aan in miistan la iska dhimo
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Well done abaayo
@yuusufcali5735
@yuusufcali5735 3 ай бұрын
Wllahi fartun funny 😄 waaye 😂😂
@mohamudkodah
@mohamudkodah 3 ай бұрын
Keep going abayo! 😊
@Ramla78680
@Ramla78680 3 ай бұрын
Fartuun abayo applicationka aa ku tartamosin magacis isheg ❤
@ina__kaare2820
@ina__kaare2820 3 ай бұрын
Step up
@BirimoBeelo-ql1wl
@BirimoBeelo-ql1wl 3 ай бұрын
I liked wlhi qosolkeeda M.a😂😂😂😂
@yuusufcali5735
@yuusufcali5735 3 ай бұрын
M.a wllahi wadadaleysaa sister 👩🏻👸🥰
@iliiniman9410
@iliiniman9410 2 ай бұрын
Abaayo maalinkasta saan noogu soo duub i like your energy ❤😊
@sowdaabbas3158
@sowdaabbas3158 3 ай бұрын
M.a plz malinkasto sidaan active noogu ahaaw ❤❤❤ My lovely sister 😊😊😊😊
@SihamIsse-c9j
@SihamIsse-c9j 3 ай бұрын
Wa catobosa keepgoing fartun ❤
@miskicismancilmi3765
@miskicismancilmi3765 3 ай бұрын
😂😂😂
@feyzobarqadle5488
@feyzobarqadle5488 3 ай бұрын
Fartuney 14 bari saan ku noqodey maasha allah 30 bari marka la gaaro jabiibo noqone insha allah ❤
@Saada-b8y
@Saada-b8y 3 ай бұрын
Fartun Quraan dhagayso markaad soconaysid lugaynaysid. Keep up, the good work.
@aminasaid7006
@aminasaid7006 3 ай бұрын
😂😂
@nasteexinapea814
@nasteexinapea814 3 ай бұрын
😂😂
@hanaindho598
@hanaindho598 3 ай бұрын
Walashay music ka izka daa quran ama xadiiz iyo waxyabo kalo faiido ku leh dhageysoh wan ku tagera adiga iyo mom ❤🎉
@umucaashamaxamad9536
@umucaashamaxamad9536 3 ай бұрын
Asc maamo masha alaah ho ray usoco in a an kugudaydaan raa muustiga nagadaa❤❤😊
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 ай бұрын
Fartun look into the Ketogenic diet, it will benefit you and hooyo immensely (as a diabetic) That way you wouldn't do two seperate meals, your brother also wuu ka heli. Wallahi you will not look back, adigoo meeshaada fadhiga baruurtu kaa dhici that's not to say exercise isn't impirtant it is very important for your fitness and general health but im just highlighting how easy it is...cuntaada dietkana cunto ku dharginaysa oo macaan weeye. All the best 💟
@hanibile7305
@hanibile7305 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 treelayaasha ama ilma ku jiraan kulahaa ,naga hubi xalaha yabaa😂😂😂😂😂
@amalnuura4789
@amalnuura4789 3 ай бұрын
Freee Rayaaaan😂😂😂
@onefortnite8083
@onefortnite8083 3 ай бұрын
Im sorry, im just jabbing. I love your videos. 🎉🎉🎉
@filsanfouad4803
@filsanfouad4803 3 ай бұрын
Really fartuney anoo araag videogan ayaan isdahay fartun way catooday, really wayad catooday ❤
@رحمه-ك3د
@رحمه-ك3د 3 ай бұрын
100 kg ahay wax ii jadana maleh😅 Alla manolo
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 3 ай бұрын
Ha. Caayin. Dalka. Ku. Soo. Dhaweeyey. Ee. Aad. Martida. U. Tahay. Ceeb. Xishood
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
England is shit! Ma runta nagu nacay? Kuwa leh xitaa agree with that statement. It was voted as the saddest place in the world 😂😂😂😂maybe England hada adigaa soo gashay wax kale kula tahay! Maanta Somalia oo 30 years civil war ku jirtay baa England ka fiican. Nolol meshan Mataal. They never welcomed us xoog baa ku soo galnay and we know they don’t like us.
@MuslimahTiktok
@MuslimahTiktok 3 ай бұрын
Allahumma barik.
@aayahacali5788
@aayahacali5788 3 ай бұрын
Fartuun caatada saaidka jirka balaq balaq ka dhigtaa
@phaizaqueen7388
@phaizaqueen7388 3 ай бұрын
Ayyy qurux bdn❤❤❤is badal bdn ka muuqdo keep going❤❤🎉
@MssSadia252
@MssSadia252 3 ай бұрын
home workout na Ku dar xabiibti guul baan kuu rajaynaa
@quruxay
@quruxay 3 ай бұрын
Haa miisan badan ayad dhumisay masha allah
@amirasalah1839
@amirasalah1839 3 ай бұрын
No fartun get healthy because lose all the weight you are beautiful both ways, but Let’s lose 100k ❤
@mohamettubdyrashed9485
@mohamettubdyrashed9485 3 ай бұрын
Fartuun wllhi dar ilahaa Ku jeclahay 4 years ku tageeraa😂❤
@kawsarmohamed5976
@kawsarmohamed5976 3 ай бұрын
I bought a cheap car before learning how to drive, 🚗🚗🚗🚗I took 10 Lesson bundle for £300. I drive everyday with my dad sitting in the car. Cheap and fast 🚙🚙🚙🚙🚙
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
That’s amazing sadly my father moved to Somalia and everyone now days is just xaasid lol.
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 3 ай бұрын
Keep going sister ❤
@hamseizhqi9554
@hamseizhqi9554 3 ай бұрын
Fartuun wallo haka caajisin goal kaga inaad gartid ku rajaynaa insha Allah walshey❤
@اميرهبيت-ه9ح
@اميرهبيت-ه9ح 3 ай бұрын
Haaa wllhi waxabaa iskaga badaly I rumeeso
@shamsocali3492
@shamsocali3492 3 ай бұрын
😂😂😂😂ar fartuunaa wiilka ma iga dhib sheeganin kulaha
@Bambelmo
@Bambelmo 3 ай бұрын
All you need is a backpack, nice and strong one that can last longer.
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 3 ай бұрын
Keep going ❤❤🎉
@iluu1912
@iluu1912 3 ай бұрын
Fam you crack me up wlhy 😂😂😂😂😂😂😂😂only fartuun gets her vitamins from the back 😂😂😂😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂I saw a bit of sun and I wilded out
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 ай бұрын
MaanshAllaah sister Habaryar 🌹🤣❤️💙🌹🌹🌹
@anzalmoha391
@anzalmoha391 3 ай бұрын
😂😂😂😂daacad uqosle frtuuney cdi mathid
@yuusufcali5735
@yuusufcali5735 3 ай бұрын
M.a wllahi wadadaleysaa sister 👩🏻👸🥰
@SomaliBossLady
@SomaliBossLady 3 ай бұрын
Fartun soo dhaweeyn weeyn ba Nairobi kugu habana maamada na soo kaxee
@SomaliBossLady
@SomaliBossLady 3 ай бұрын
*qabana
@fardoussamoussa7804
@fardoussamoussa7804 3 ай бұрын
I love your energy
@abdiqaniyusuf6685
@abdiqaniyusuf6685 3 ай бұрын
Sabaayada jooji iyo hilibka 😂😂😂😂
@fardusqueen7369
@fardusqueen7369 3 ай бұрын
Fartuun way dadaalaysa Manshaalah 😂
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 3 ай бұрын
Miss akow akow socodka siiwad maamada socodka ka dhaaf 😮😮
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 ай бұрын
I enjoyed this 💟 fartuun you should do more vlogs!
MAALIN TEYDA CAADIGA AH IYO MISAAN DHIMIS #lazysunday #paudin #paudinknives
19:15
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 2,2 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 101 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,6 МЛН
PRANK: HOOYO FANAAN BAA RABAA INAAN NOQDO
12:01
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 251 М.
Ceeb u Joog ayaan noqonay lakin su'aal, turjumaan ma ceebbaa mise?
10:22
Dulmi Diid Clips
Рет қаралды 28 М.
Kaftan iyo sheeko
15:33
Najma Saafi
Рет қаралды 5 М.
Going to my Best Friend/sisters Nikkah | Fartun Duvert
11:50
Akafi Ali
Рет қаралды 192 М.
CUNTO KARIIS, HAMBALYO IYO JAB ISKU JIRA
16:31
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 57 М.
MIYAA QAYAAMAY? HADII AAN U SHEEGIN INAA GABAR EHEEN.
19:19
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 46 М.
NIN JINI CAASHAQ AH BAA FARTUN KU JIRA
29:31
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 52 М.
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 2,2 МЛН