VLOG. JEEKEY MAANTA SOO MARAY XAMAR JAJAB ILAA IYO SHAAMO

  Рет қаралды 77,681

Sheeko Yar Official

Sheeko Yar Official

Күн бұрын

Пікірлер: 163
@bilemakaveli7229
@bilemakaveli7229 4 жыл бұрын
Mogdisho waa ku dhashay waana kusoo barbaraayay lkn hada wadanka majoogi fiidiyowgaan markaan arkay waxaa dareeemay farxad inaa dhax jooogo cml maxaa yeelay aad aan u aqaana meesha uu vloga kusuubinooyo marka qufwalbo wadankiisa iyo meesha uu ku dhashay wax u dhaama ama meel uu ka jecelyahay majirto wlh (Home where the heart is ) ❤️🇸🇴❤️
@madadaaloshidan5115
@madadaaloshidan5115 4 жыл бұрын
M.a Vlog Dalkeena Waan Jecelnahay Hadaa Nahay Khurbo Joogta Somaliyeed Nosoo Badiya Macalin Jekey Allaha Nawad Nooga dhigo Dalkeena❤
@molkahajjiofficial7003
@molkahajjiofficial7003 4 жыл бұрын
jekey inu yahay nin muqdisho magac kuleh oo caan ah inta ila aragtay liketa dhac igu siya
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 4 жыл бұрын
Asaalamu alaykum brother you are excellent person you doing very good about your film vlog in Mogadishu our capital city please we need more bilajo araab yaqshiid suq bacaad suq sinaay tarebiyano xafadaha suq bakaroo Shukraan aqii 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@ahmedjeilaniosman7513
@ahmedjeilaniosman7513 4 жыл бұрын
Maasha Allah degma deyda wan ku raaxeystay keep going. Qeyr bdn Allah haku siyo jeekeey
@BTSDimplyBean
@BTSDimplyBean 4 жыл бұрын
Great vlog ❤
@muhidinawow2849
@muhidinawow2849 4 жыл бұрын
Asc jeekey.masha.allah wllqali adiga.iyo.c.qaraare xasuusta idinka.dib uu celiseyn was ku mahadsantiihiin.lakiin x jajab.iyo shaamo labo.ha iigaga.dhiigin.xudunteyda ku.duugan.meshiina illah.ha isinku xiifdiyo.insha.allah
@libanibrahim2979
@libanibrahim2979 4 жыл бұрын
I miss somali wlh🇸🇴 qofka markuu katey wadnki mckiisa ayuu gonaa 🙊
@cumarlaki884
@cumarlaki884 4 жыл бұрын
Zxp beentaa maaha wllhi
@khadiijaababkey5801
@khadiijaababkey5801 4 жыл бұрын
Maashaalaah tabarakalah shugran wax cudur socodo alle hanaga hayo inti Muslim inshaalaah inta hayo alle haka cafiyo Muslim umada naabi muxamad scw
@batunali1244
@batunali1244 4 жыл бұрын
Masha Allah jeekey thanks vlog
@faisofiskafaiso3074
@faisofiskafaiso3074 4 жыл бұрын
Masha allah maclin jeekey keep going nys VLOG ❤
@abdixusen7230
@abdixusen7230 4 жыл бұрын
Tageraha dhabta sheko yar waa adiga abayo ana kan lawada ahay
@faisofiskafaiso3074
@faisofiskafaiso3074 4 жыл бұрын
Ar aminow aya kujira VLOG gaan masha allah wa idin salamay all reer shekoyar dhamantiin 😘😂
@niyasanmedia2224
@niyasanmedia2224 4 жыл бұрын
Maasha allaah jeekey waa mahadsantahay ari carbeed xitaa waa natusiday hhhhh
@adontiallah6637
@adontiallah6637 4 жыл бұрын
wallahi somali indho adeg sidey isku salamayanka yaabi wa dad isjecel illahayo idinka hay waxa socdo yaarabbi nabada idin siyadiyo nabad waarto yaa,allah yaawaduudu insha allah jekey plz jekey waqtiga salada ilaali bax dugku plz salada
@ashamohamed7972
@ashamohamed7972 4 жыл бұрын
Wallahii Masha jeekey iyo Amiinow katarbiil qurux badaan we love you guys and we miss you so much Masha Allah Xamar Weyne waa Shidan Masha Allah iyo Masjid Masha Allah
@saara3saaro271
@saara3saaro271 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah wadnkeen nawad hanog dhigo Amii wadanka ha loduceeyo asxabta ducad 🙏 wa muhiim
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 4 жыл бұрын
Jekeey thank you xafadeena gurigeena aan arkay mudo igu danbeesay 🙏🙏🙏
@رقيهمحمدعبدمحمد
@رقيهمحمدعبدمحمد 4 жыл бұрын
Masha allah allaha ku xafido wll jekey dalkeena hoyo illahayow nabadiisa noo siyaadi 👍👍👍
@birta7099
@birta7099 4 жыл бұрын
Jakey thank you dugsigaygii xamar jabjab ayaa i tustay. Long time ayaa iigu danbeysay laakin gurigeyga ma gaarin laamiga iskool gaheyr ayuu saaran yahay
@amaalhassan5840
@amaalhassan5840 4 жыл бұрын
jeekey wlhi waan iska jeclahay waliba dhanka turjumaada ee filimada
@mmbfamily5506
@mmbfamily5506 4 жыл бұрын
Jekey rageedi waxan la jooga walaalka mahomaed jeylaani from Manchester waxaan ku farax sanahay xamar jajab masaajidka sheeq muhidiinka iyo shaamoow iyo iskool gaheer thanks bro
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 4 жыл бұрын
Thank you 🙏
@alimohamedali1247
@alimohamedali1247 4 жыл бұрын
#Jeekeey tuugada iyo ku nabada neceb miyaa u tilmaa meeysaa jidadka oo aad kala tusineeysaa luuqyada halagu ordo miyaa micnaha,
@abdirahmanjamac5815
@abdirahmanjamac5815 Жыл бұрын
Wlh sxb xamar mar hore ayaa iigu danbesay manta waad itustay qeer aha kusiiyo kusoco ❤❤❤
@xaawoofficial7908
@xaawoofficial7908 4 жыл бұрын
Thank you
@alandosh
@alandosh 4 жыл бұрын
Wlhi Jeekeey Waa qiirooday markaan arkay xaafadaan ku soo koray ee shaamow. Thank you bro.
@Cambeoffocial
@Cambeoffocial 4 жыл бұрын
Good vlog jekeey in xamar jajab
@damka5373
@damka5373 4 жыл бұрын
Jeekey thanks yaaqey sxb key xudunteeda ku duugan xamar jajab maanta waan ku farxay videogaan
@amiinyaremedia9660
@amiinyaremedia9660 4 жыл бұрын
Mashallh xamar jabjab xudunteyda meshay ku dugantahay aan ku dhashay wn u xisay
@ابراهيمحاجي-ب5ز
@ابراهيمحاجي-ب5ز 4 жыл бұрын
Maashaa allah jekey alaha noosiyaadiyo nabada qurbaa nawareerii dalka inaa dib ugusoonoqonaa rabnaa insha allah
@AdanMusic-r6o
@AdanMusic-r6o 4 жыл бұрын
Mcalin Jeekey vloga noo ssoobadi waan idin salaamey
@khalidomar8498
@khalidomar8498 4 жыл бұрын
Macalin jekey wadan zisaha uqqbno aa igu sii saa idisaaa muqaalada magalada wadooyinka wlh inaa kula socda aan mooda
@iskaashichannel
@iskaashichannel 4 жыл бұрын
hhhhh jeeykey qosolkibaad igadhameysay keep going bro isoobooqo adina sidaan kusoboqday ookale thnks asxabtana adinkana sidookale ana waan idinsoboqanayaaaa
@Copra123-l4o
@Copra123-l4o 4 жыл бұрын
Waan kuu soo booqday waana subscribergareeyey ee kaygana saar subscribe
@halimoshooble993
@halimoshooble993 4 жыл бұрын
Maclin jekey anaga waberi ayan kudhalanay SuqaSargaduda iyo Suqa berta nosodub plz🙏
@saeddayib6752
@saeddayib6752 4 жыл бұрын
Nin wlbow wadanka wx ku dhamo maleh wlhi JK siduu u raxesohoyo aba ka ma sari 🤦🏻‍♂️
@samiray756
@samiray756 4 жыл бұрын
Maasha allah waa xaafad qurux badan Xamar Jajab dagmooyin kee u dhaxeesaa?
@jamiilasaalax416
@jamiilasaalax416 4 жыл бұрын
masha allah
@HanadGamertv
@HanadGamertv 4 жыл бұрын
Jekeey sxb isgooska xamar jajaab inaa martit ayee aheed bro 😂👈🏾 xafadeeda ayaa arki lahaa 😂😂😰🙏
@abdirahmannuunow5011
@abdirahmannuunow5011 4 жыл бұрын
jekey miyaaa haaaa isgu sawir miyaaa la keenay hadanah
@abdikhadarabdi8383
@abdikhadarabdi8383 4 жыл бұрын
Jeke waa ku rageraa horay uu soco
@indhakafiya5802
@indhakafiya5802 4 жыл бұрын
Jk xamar mwwlaha ugu quruxda badan nooso duubo mansha and hore usocda team sheko yar
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 жыл бұрын
Soomaliyay dadka oo micno darada ku hadlaayo waa liker badan aa siisiin dadka juhdiga galinaayo siiya dhiiragalin si ay dhiiro galaan oo ay wax fiican idiinku soogudbiyaan.
@lamaanahalamaanaha7749
@lamaanahalamaanaha7749 4 жыл бұрын
Keep going macalin jeekey
@najiipali8866
@najiipali8866 4 жыл бұрын
Heheheh saraha kuqabo 😍😍😍😍🥰🥰
@Burcadjr
@Burcadjr 4 жыл бұрын
Mrka wadanka ku so noqdo jekey la kulma in sha allah 👏👣
@shantiofficial6210
@shantiofficial6210 4 жыл бұрын
MashAllah
@Mischievous_Roblox
@Mischievous_Roblox 4 жыл бұрын
Masha Allah adinka macaan badanaa ileen mar dhow Ma maqlin
@samirasalaat1140
@samirasalaat1140 4 жыл бұрын
Jekey nin nolaa tahay horay usoco karaana dhimaan
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 жыл бұрын
Jeerkay . Tusen hjertelig takk waa mahadsan tahay waaye.
@hassanel-ways3060
@hassanel-ways3060 4 жыл бұрын
Jeekey dadka kusalamaya why u yasta bisinka
@niinaabuu2933
@niinaabuu2933 4 жыл бұрын
Masha Allah dukaanka Shamoo🥱👍
@nimcoibraahim7677
@nimcoibraahim7677 4 жыл бұрын
Dagmadaa kú dhshay waa u xiisay wllhi
@teamboondheereofficial9873
@teamboondheereofficial9873 4 жыл бұрын
Maashallh mclin jekey keep going my king of Mogadishu
@lloluyemen3212
@lloluyemen3212 4 жыл бұрын
👍😂
@sulimanmohamedabdalla673
@sulimanmohamedabdalla673 4 жыл бұрын
Jeekow kalipyadan cml inooso badi aad ayaana u mahatsan tihin bahda sheekoyar dhmntiinbo 👋
@Amadyare1256
@Amadyare1256 4 жыл бұрын
Wallahay dhulkaga hooyo joog wxdhama malaha runtii@
@mohamudmuhudin9258
@mohamudmuhudin9258 4 жыл бұрын
jaakey salaanta jooji sxb ha is ilaabin ilaah ha idinka badbaadiyo cudurada socda
@iqradagninamohamed189
@iqradagninamohamed189 4 жыл бұрын
Kkkkkk ilaahow jekeyaa yabaa leedahy wallaahi
@abdirahmannuunow5011
@abdirahmannuunow5011 4 жыл бұрын
jekey maxaaa u diiday inuu vloc ku sameyo degan weynahaa madiina
@RayaanAliOfficial
@RayaanAliOfficial 4 жыл бұрын
Saalax says sxb xamarjajajab xaafad shidan jky.
@tiktoksomaliangems7979
@tiktoksomaliangems7979 4 жыл бұрын
Jekey Suuqa Xoolaha Kusoo Wareeg Waan U Xiisay
@mahiribrahim8740
@mahiribrahim8740 4 жыл бұрын
Lii Pasto reer suuqxollaha ma ila mid tahay bro 😂👊
@zahuurachannel6808
@zahuurachannel6808 4 жыл бұрын
Alow ba ayee xafadeena ahaa
@jakaartojowhar349
@jakaartojowhar349 4 жыл бұрын
Mclin jekey kaamiristaha waad igasoo badashay kanaa ka laacibsan👍
@falesmaxamed2634
@falesmaxamed2634 4 жыл бұрын
Xafadaydaa aha maxa uu xisay
@abdirahmanashkamohamed8221
@abdirahmanashkamohamed8221 4 жыл бұрын
Maclin jeekey madiiino tag one vlog nosoduub
@zahuurachannel6808
@zahuurachannel6808 4 жыл бұрын
Asal xamar jajab ninki yaqaano aa ya qaano
@FatuushKl
@FatuushKl 4 жыл бұрын
I'm miss xamar jajab
@ubaxwadetube5942
@ubaxwadetube5942 4 жыл бұрын
Alla maxan u xiisay meesha aad mareesiin
@Abdisatar
@Abdisatar 4 жыл бұрын
Xusuus ayaa galnay wlh Shaleemo Shuceyb inta ila aragtay mahaan kusoo Aruura
@shushu746
@shushu746 3 жыл бұрын
sodon sano aa gadaal ii celisay laakiin wax badan a is badalay aaway tiitiinkii laamiga ku yaalay iyo ceelkii misaajidka sh. muxidiin waad mahad san tahay noo soo badi xasuustan oo kale
@ashashego3474
@ashashego3474 4 жыл бұрын
Xamaroow xaal qaado qashinka iyo busta aan ka naxay Allah u gargaar
@Deeqdarajo576
@Deeqdarajo576 4 жыл бұрын
Asha Shego adig ayaa lagaa rabaa inaad wax ka badashid waa wadankaaga meesha aad joogtid dadkii lahaa ayaa dhistay
@modmadabu6916
@modmadabu6916 4 жыл бұрын
Madiina macmacanka gormee tagey neh jekey
@asalraacmedia
@asalraacmedia 4 жыл бұрын
Jeekey salada aa la adimooya 3:36 bax so tuko
@borhandanesh509
@borhandanesh509 4 жыл бұрын
12 Sano ayaan moogahay xamar jajab 😭💔
@iftinsheekh4584
@iftinsheekh4584 4 жыл бұрын
Asc xasuusu aya igal sey wll
@kaftanqosol6880
@kaftanqosol6880 4 жыл бұрын
Madaxweynaha xamar jajab lool jekey I love you brother
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 4 жыл бұрын
Keep goin
@leilawaheliye7389
@leilawaheliye7389 4 жыл бұрын
Jekey iya enerjii cabow
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 4 жыл бұрын
asc.dhalintooy iska difaaca caabuqa oo ha ia gacan qaadina, kana fogaada bulsho kulanka.si aydaan cudur isu qaadsiin.wbt
@smfgamers667
@smfgamers667 4 жыл бұрын
Micnaha hala is naco aad wadaa
@mohanali3109
@mohanali3109 4 жыл бұрын
Keep going
@husseinhassan2981
@husseinhassan2981 4 жыл бұрын
Jeekey Degmoyinka dhan boqo 💯 ❤️ 💚
@mahamadhilowle9162
@mahamadhilowle9162 4 жыл бұрын
Amiin wuxuu wataa kastuumo
@Mustafyara
@Mustafyara 4 жыл бұрын
Whi waxan ku farah aha aadanka iyo dadka isku luqad nahy isku sinji nahay 😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@husseinabdullahiabdi8911
@husseinabdullahiabdi8911 4 жыл бұрын
Jekey masha allah vlog qurux bdn balse waxan kacodsana marku adan yelayo ama maqleysid inaa ajibto oo ad amusto barakalah 🙏🙏🙏
@ubax6693
@ubax6693 4 жыл бұрын
Luuq luuq maroow laasin laamiga 😂😂😂
@borhandanesh509
@borhandanesh509 4 жыл бұрын
Wlhi waan ooyay xamar jajab halkaan ku dhashtay😭😭😭😭
@faatiofficialfaatiofficial2953
@faatiofficialfaatiofficial2953 4 жыл бұрын
Jeekey wakugu taagersanahay volge no soo badi
@bigbroofficial2632
@bigbroofficial2632 4 жыл бұрын
Soo badi vlogyada
@cabdaletaani1513
@cabdaletaani1513 4 жыл бұрын
Sidan miyay u eektahay Xamar bisika
@yaasiincarab486
@yaasiincarab486 4 жыл бұрын
Jekey ado saaco xaraash oo 2$ eh gadanaayo ku arke
@kaltunadan7720
@kaltunadan7720 4 жыл бұрын
Xaafada xasundeyda ku duugan thy x.jajab ishcalaaa xaafad 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@albertoyahya
@albertoyahya 4 жыл бұрын
Ee jekey saaxiib adinka waa la aamusaa waa ladhagaystaa aamus niyaw
@kingmahad237
@kingmahad237 4 жыл бұрын
Legend
@abdilatifjamac2395
@abdilatifjamac2395 4 жыл бұрын
Magalada lamiyada miya kuyar
@xaawoofficial7908
@xaawoofficial7908 4 жыл бұрын
Jeekey👌
@yuusufhassan2664
@yuusufhassan2664 4 жыл бұрын
Jeekeey vlogyada xamar noo badi
@imaamkacadechannel2270
@imaamkacadechannel2270 4 жыл бұрын
Ku raaxeyso quraanka kzbin.info/www/bejne/gZqwmJKGgq16eq8
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
Dowlada Hoose ee Gobolka Banadir waa inay ku soo rogtaa Ganaax guri kasta Hortiisa hadii ay Qashinka iyo bacyaha ka qaadi weeyeen
@akfantoz7608
@akfantoz7608 4 жыл бұрын
Jeeke mar walib muxuuu ugu cabaa gacanta bidixi biyaha
@mohamedbluetooth2943
@mohamedbluetooth2943 4 жыл бұрын
War xamar ma sidanbaa inay qurux bdn thy ayaa modayaye
@xaliye1902
@xaliye1902 4 жыл бұрын
Xamar jajab dagmo qadiimi Ah wye wlhi
@Mustafyara
@Mustafyara 4 жыл бұрын
Soamlie enerji ma la gaayaya whi kal iyo laaab
JEEKEY OO MAANTA XAMAR WEYNE ILAA WAABERI LUG KUSOO WAREEGAY😱😱
18:30
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 35 М.
VLOG JEEKEY || KUSOO WAREEGAY DEGMADA HODAN IYO MAXUU LA KULMAY
13:52
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 14 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
WAAW QURUDA XAFADAN IYO WADADAAN ISRAAAC EE DEGMADA XAMAR JAJAB
10:34
Ajmal Services
Рет қаралды 13 М.
QISO CAJIIB AH: SEDDEXDII  BOOLISKA AHAA EE TUUGADA ISKU BADALAY !
17:54
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 37 М.
sheikh abdi xayi ayaa ka hadlay arinta dabka ka kacay loss Angeles
10:08
SAFARKAYGA MALAYSIA ILAA SOMALIA EMOTIONAL
11:35
KOKO BULLE
Рет қаралды 270 М.
Suuqa labaad ee ugu wayn muqdisho | xamar wayne 🇸🇴
14:43
Dhakhtarrr
Рет қаралды 402 М.
SURPRISE AYAAN SI LAMA FILAAN UGU SAMEEYAY AABAHEEY
13:54
Anna Jeekey
Рет қаралды 159 М.
JEEKEY IYO MACAANI OO ISKA DHIGAAYO INDHOOL
26:24
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 39 М.
SHAAHA II SHUB JEEKEY IYO FOODCADE QOSOLKA ADUUNKA
11:29
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 18 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН