VLOG XAAFADA ILAA SHAQADA

  Рет қаралды 142,260

Somali Royal Family

Somali Royal Family

Күн бұрын

waad ku mahadsantahay daawashada
nagu soo biir subscribe saar channelka
si aad u daawato video ku xiiso galiya maalinkasta
fikirkaga noo reeb waa inoo muhiim
like share comments ha ilaawin

Пікірлер: 318
@منقهإبراهيم
@منقهإبراهيم Жыл бұрын
Maya abaa salaad see kaa qawato ma ahan ee isku day waqtigeeda inaa ku dukato janada alah ku geliyo aamin
@saafiqoorsheel6008
@saafiqoorsheel6008 Жыл бұрын
Hah anigoo muqdisho joogaan Sweden ku dhex wareegay saamiya darted😂🇿🇦😱🥰
@Unique_girl77
@Unique_girl77 Жыл бұрын
Family kaygiii mashalah tabarkalah vlogs ka noogu roonada😂❤️❤️❤️❤️
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍🫣🥰
@rahmaruun8133
@rahmaruun8133 Жыл бұрын
Masha Allah aya idin leeyahay Familkeyga Saamiyo Borsadaan hadaa. Arko waaba iska qoslaa intaa qof nol ehenba wey qadaa malintaa dhaheysay ayaa igusoo dhacda😄😄😄😄😄😄😄😄
@zahircade9824
@zahircade9824 Жыл бұрын
The only social media lady who obey Allah and remember the prayer I love u siz for the sake of Allah sw
@umusukayna1834
@umusukayna1834 Жыл бұрын
2 z
@hamaabdi4411
@hamaabdi4411 Жыл бұрын
Masha allah gabar karti badan hooyonimo,shaqo,vlog oo isagana shaqo kale ah aad ayaa u mahadsan tahay walaashay qali keep going 👸🥰
@sadiriyaaally2539
@sadiriyaaally2539 Жыл бұрын
Saamiya waa soo raagtay quruxey la soo dhaqso vlogyada😘
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍🫣🥰
@amiralimohamed4361
@amiralimohamed4361 Жыл бұрын
Our Role Model Family🥰💯
@faizaqueenfaiza
@faizaqueenfaiza 5 ай бұрын
Masha Allah keep going walakey 🌼 iyo walashey ❤
@NajmaH586
@NajmaH586 Жыл бұрын
1:28 gabahi laguugu raali galiyay😂 Facebook ayaa video giina ku arkay keep going beautiful family.
@saarasaid278
@saarasaid278 Жыл бұрын
Saaamia wlllo masha Allh Shaqadaaada ma Nursing baaa Mase Midwife gacalo
@feisalh332
@feisalh332 Жыл бұрын
Waa markii kowaad nolasheyda oo comment kabixiyo balse dhowr video oo an dawaday somali royal family mashAllah wan idinku borinayaa dhaqan wgsn iyo talentiga kep going anigana isoduceyo dhawaan ban rajeynaya ina 🇸🇪 sogaaro i.a
@amiirarashiid5720
@amiirarashiid5720 Жыл бұрын
Allayahow noloshaas oo kale noo sakhir anagana yurubta meel ka mida nin saas bari nogu ah oo na jecel awlad illahay na siisto khyr qaba guri 2 walid ba shaqaynayan insha allah iyagana allaha u siyadiyo masha allah allaha idin dhawra hno mcn
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
Manzha Allah beautiful family ❤️🤴🏾
@munaabdi822
@munaabdi822 Жыл бұрын
Saamiya Ahmedey Ina aderey nagaso garbax shekadii isbarashada meel fcn noga jartay plz codsi waye soo dhamays tira
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ❤
@abdimohamed3122
@abdimohamed3122 Жыл бұрын
War aniga kama helo kuwa kale ee kujira KZbin ee isugu jira kuwo is qabo iyo kuwo aan isqabin lkn qoyskaan allaha barakeeyo si anshax iyo dadnimo leh ayay u isticmaalaaln KZbinka allaha idin dhowro.
@axmadmaxamad6635
@axmadmaxamad6635 Жыл бұрын
anas wax kanasiib badn malhn.......ileen jannadii aduunka ayuu helay m.a
@faysayusuf4562
@faysayusuf4562 Жыл бұрын
Codkaga iyo hadalkaga iska jeclay abayo talanti hadaleed iyo luqadedba wad leday samiyay😂wlahi mnta waxan dawanayay vedio hore od ledin mxanad eshegin kalyaha ixanunay san u qoslayay
@ifrahomar4511
@ifrahomar4511 Жыл бұрын
Maalmahan waa noo hagar baxdaa wllhi zaamiyo wlazhayeyy maalintena qrxiza ilhy nolozhada hku qrxiyo zheekadiinnina waa u xiznay adi iyo anaz🥰🖤
@nasrahassan9311
@nasrahassan9311 Жыл бұрын
Walaaley macaaney Dad Nool baad tihiin waanan idin taageeraa anigu🥰♥️
@anabahmedafrah
@anabahmedafrah Жыл бұрын
m.a ilaahey ha idin barakeyo my family 👪 ♥️ bilowgiini ilaa iyo hada idinla socdaa taagero walalnimo keep going my best family 👪 ♥️ ❤️ 😋 💖 😍 👪 ♥️ ❤️ 😋 💖
@suhuurcali4167
@suhuurcali4167 Жыл бұрын
The best couples 💑
@maryamaolad2356
@maryamaolad2356 Жыл бұрын
Cabsi badanaaaa bal adkaarka ha hilmaamin marwalba I.a🥰🥰
@mrsomali3003
@mrsomali3003 Жыл бұрын
My role model family 👪 ❤
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 🥰😍🫣😍
@mrsomali3003
@mrsomali3003 Жыл бұрын
@@amalamuli376 kusooboqday wlshey ❤ 😍
@missuk4851
@missuk4851 Жыл бұрын
Mansha Allah keep going my couple 👏👏👏❤
@fihiimaosman6802
@fihiimaosman6802 Жыл бұрын
Gabdh aqli badan oo karti leh samiya 🥰wlhi nasib bu leyhy alle haisku barakeyo cfimd io nolol wngzn io awlad
@user-cu9rj1dd5q
@user-cu9rj1dd5q Жыл бұрын
M.a familka aad uqurux badan
@sacdiasaidhajji5662
@sacdiasaidhajji5662 Жыл бұрын
Samiyo waan kusalamay qurexey adiyo xajigaga waan iidn jeclhy
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir🥰🫣
@mohanadow5995
@mohanadow5995 Жыл бұрын
Nolasha ugu qurxda badan an arko fimily ku dayasho mudan❤
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍🫣🥰
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 Жыл бұрын
Abyo shaqada ka shaqeysid mxaa wye Familkaada qurxda bdn allh hku barkeeyo siniyad idin dageraa m.a🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@anuushhayati7386
@anuushhayati7386 Жыл бұрын
Nadaafad amay thy sasaan umalynayaa
@aslimohameth3676
@aslimohameth3676 Жыл бұрын
Nursing😊
@samiabaradho5337
@samiabaradho5337 Жыл бұрын
@@anuushhayati7386 saas baan u maleeyay anba
@fakoluul5364
@fakoluul5364 Жыл бұрын
Mashallah lkn bundada cabsi waye walahi markasta Somarto....May Allah protect u every step of your lifetime....Happy couple 4ever
@ayaanhppy1464
@ayaanhppy1464 Жыл бұрын
M.a famil aan jaclahy diin io dhaqnba alle ku maneesty baa tihiin allw isku kiin daa aduun io akhiraba.
@faadumofani5615
@faadumofani5615 Жыл бұрын
Wlhi dar alle idiin jeclahay allha isku kiin daayo❤
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍🫣🥰
@fatumaosman783
@fatumaosman783 Жыл бұрын
Allow ii rumee riyadayda
@ishowspeed308
@ishowspeed308 Жыл бұрын
Màshaa allah
@samiiroahmed4682
@samiiroahmed4682 Жыл бұрын
Samiya salax wani salamy ❤
@sacdiyoabdi6269
@sacdiyoabdi6269 Жыл бұрын
masha allh family an jeclahay samiyo io anas io ilmaha nolol qurux bdn idin rajeyna sis vlog yada noso badi😩❤️❤️🤚
@queenanzal4617
@queenanzal4617 Жыл бұрын
m.a family isku farxsan alle ha idin barakeyo 100 garsiya wallayal 🙏
@xuseencabdiasc2362
@xuseencabdiasc2362 Жыл бұрын
saamiyooo najruum channel booqo sheekooyinkaa jecleed yaalo
@Dr-zaam
@Dr-zaam Жыл бұрын
Dad bdn familykeyga dhahaayo u jeedaa , walaalayaaloow waa maseer bdnhy ani familygeyga qof igu heysata yaan arkin😫
@JackCaddnan
@JackCaddnan Жыл бұрын
Keep going
@farhiyaibrahimmohamed3366
@farhiyaibrahimmohamed3366 Жыл бұрын
Masha allh ilahay haku xifdiyo ❤️❤️❤️❤️
@SaynabHassan-k2q
@SaynabHassan-k2q Жыл бұрын
Mashalah❤❤😊
@Amiira469
@Amiira469 Жыл бұрын
Mashallah ilaahay idinma kala qaado❤
@josephnor6398
@josephnor6398 Жыл бұрын
Waxa tihin family 👪 an ku dayano Ani marwadeyda ❤️❤️😍
@MM-ff4de
@MM-ff4de Жыл бұрын
Masha allh zamiyo iyo qoyskeeda allah haydon bara keeyo wllo
@abdullahiabdirahman1816
@abdullahiabdirahman1816 Жыл бұрын
Kuushu waa dhankiina alle ha idin dhowro...
@cqaniibrahim1608
@cqaniibrahim1608 Жыл бұрын
Waa visa london iikacaawe lacag waan hasytaa iilasoo idhiidh
@lulcabdulahimohamedlulcabd8796
@lulcabdulahimohamedlulcabd8796 Жыл бұрын
Masha allh abyo alle idinxafido lkn abyo salada yeykaamashquulunin xappti
@kasparabdi375
@kasparabdi375 Жыл бұрын
Xagee ka joogtaa wacaad tihiin famli jeclahay ❤❤❤❤
@khalidyare2355
@khalidyare2355 Жыл бұрын
The best family of the you tube
@maryanmohamed8592
@maryanmohamed8592 Жыл бұрын
Wow lamana jeclay KZbin ina ledehen uma mlenin tiktok dhaa lasucdha mnta igu hurisa KZbin kinaa 🥰 m.a
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 Жыл бұрын
Maasha Allah Abyo Dadka wax soo gudbiya ama caanka ah waa lagu day sadaaa MashaAllh
@sumayomohamedsanaag4160
@sumayomohamedsanaag4160 Жыл бұрын
Walahi 100k iska daaye 1m baan lajeclahay 💙💯💜💥💫✌️walahi way uqalmaan m.a tabaaraka laah kun milyan I.a 🥰💋💓
@nagadhussen251
@nagadhussen251 Жыл бұрын
Best coupl😍😍
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍🫣🥰
@ayaanxuseenkerow7473
@ayaanxuseenkerow7473 Жыл бұрын
​@@amalamuli376 0
@nagadhussen251
@nagadhussen251 Жыл бұрын
@@amalamuli376 haye walal
@mahren-s1n
@mahren-s1n Жыл бұрын
Samiyo maxaa kashaqesa abayo plz iiso jawab
@sahrocali2543
@sahrocali2543 Жыл бұрын
thanks madam ayaa aad wax noosooduubtay mida kale maxaa kashaaqaysaah saamiyooy
@falismaxamuud9459
@falismaxamuud9459 Жыл бұрын
M.a family 👪 qurux bdn waxan idin leyahay ku soo dhaqsada vlog iyo routine I.a alle ha'ini xifdiyo mcney
@amalmohamed6610
@amalmohamed6610 Жыл бұрын
Mnsh allaaa tabaraka raxman Alle hayidin barkeyo ❤
@xamdacismaan2635
@xamdacismaan2635 Жыл бұрын
Farxd igu nolaada family qurxoon ❤️💚
@umunuseyba9871
@umunuseyba9871 Жыл бұрын
Walaley shaqadan dadka qurbaha joogo ay qabtaan waa maxay waa shaqeyaa ley Ku haayaane
@sharmaarke8691
@sharmaarke8691 Жыл бұрын
Abaayo ilahey ba i ilaalinaya dheh aniga kuuma jeedno...
@zeinabhussein8741
@zeinabhussein8741 Жыл бұрын
Mashallah my favorito Family 💕💕❤❤♥️
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 Жыл бұрын
Samiyo marka baska saarantahay oo sii socotay dhurwaa baa kaa ag ciyaya
@khayriyafarax6168
@khayriyafarax6168 Жыл бұрын
Msh llh❤❤
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Masha Allah Family Qurux Badan❤️❤️
@Ayuub9419
@Ayuub9419 Жыл бұрын
Familka kaliya social media ka taageero🩺💖allaha idiin xafido
@Haliimo869
@Haliimo869 Жыл бұрын
Fast time aan chennel arko
@asmaqaalichannl251
@asmaqaalichannl251 Жыл бұрын
mashaa allh tiktok lee inku ogaa youtube maa imaaden soodhawaadaa
@umuzeiynab4420
@umuzeiynab4420 Жыл бұрын
Masha alaah tabaraka laah ilahay ha idin xifdiyo
@malyunahmedaraye412
@malyunahmedaraye412 Жыл бұрын
Saamiyaaaay xabiibti MA allaha ku dhowro❤
@xamdimuumin7952
@xamdimuumin7952 Жыл бұрын
M.a family qurux bdn horay usocda♥️
@rahmoroose969
@rahmoroose969 Жыл бұрын
Jeceel kuu qabno lee waaye halahaan dhan waxa kula socone 🌺🌸😘
@muniishaamuniish9092
@muniishaamuniish9092 Жыл бұрын
Samiya shaqada markaad aadaysi alabta dhan waaba gurtaye xagee uqaxi rabth😂😂🤣
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 🥰🫣
@hilwahassan7372
@hilwahassan7372 Жыл бұрын
Wcs my family cadey bolo and saalax 🥰
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 🥰😍🫣
@xamdiali4488
@xamdiali4488 Жыл бұрын
Mash aallh family qurxa badn ❤️❤️
@ahmedabdirahaman3000
@ahmedabdirahaman3000 Жыл бұрын
Lagma hadhi karo Aad baan igu hela Qoyskan alle ha idin barkeeyo aamin aamin
@mariaabdi162
@mariaabdi162 Жыл бұрын
Zxpoooy samiyay xajigaga timaha ka xiir sidan uu xidhay waan diiiday waa fool xumo plz ka daa timaha sidaaa dheh
@nasteexoalimohamud3325
@nasteexoalimohamud3325 Жыл бұрын
Adooo shaqada wabanaaayo manooo sooo duuubeysid miyaaa abyo
@fatushey8006
@fatushey8006 Жыл бұрын
Samiyo baryahan quruxley noqote awalba wa ahayd hda lkn nurkaake baxooyo prodectiga isticmashid nala sher garee bayo dhal dhalalalkaake baxooye love❤😂
@user-og3rm9cq4c
@user-og3rm9cq4c 4 ай бұрын
Naa saamiyo noo soobadi
@mohamedbisharabdi6079
@mohamedbisharabdi6079 Жыл бұрын
My favorite couples guleysta ❤
@naciimoxaaji4943
@naciimoxaaji4943 Жыл бұрын
Masha allaah abaayo allaha idin xafido dhamantiin iinsha allaah
@amritaindhouroon5264
@amritaindhouroon5264 Жыл бұрын
M.a family Aan jeclahay guuleysta
@shaambalkacad9846
@shaambalkacad9846 Жыл бұрын
Marsha allh geenyo waxaa tihiin family quruxbadan
@hawakinabdirizakahmed4636
@hawakinabdirizakahmed4636 Жыл бұрын
Warada ani inaa wllo tihinlee ila tahay sida isugu egtihiin lee anyway barakallah
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 Жыл бұрын
😂😂 nin iyo nagtii mel iskaga eg
@aaminamahamud3693
@aaminamahamud3693 Жыл бұрын
Familkyga an jeclahy wlhy ilhy dartiiban idin jeclhy ❤❤🥰
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 Жыл бұрын
Wsc marwo masha Allah ❣🥰🌹 family dhamaystiran Alle hainibarakeeyo
@lulrage360
@lulrage360 Жыл бұрын
Mash alh abyo waxa tahay fml qurxon alh isku inbarkeyo
@Khadiijaabdio143oficial
@Khadiijaabdio143oficial Жыл бұрын
Ayy famligayga maba ogeyn inaa youtuber eheeden xaa mar hore iigu sheegi weyseen
@maacudmohamed3225
@maacudmohamed3225 Жыл бұрын
m.allah familka farxada allow cimrigina rajii
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
Isku wara abid ❤
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 🥰🫣
@Abdallainamuuse
@Abdallainamuuse Жыл бұрын
familkeyga Alla hanii sharfo
@Hayatim3
@Hayatim3 Жыл бұрын
masha allh fmly qurux badan alle ha idin dhawro🥰♥️♥️
@balqisali275
@balqisali275 Жыл бұрын
My roles model family 👪 ❤ ilahey ha idin xifdiyo😘
@sucdijimcaale
@sucdijimcaale 22 күн бұрын
❤❤❤
@hamsekurtun
@hamsekurtun Жыл бұрын
I miss this family💕
@samiirosabriye
@samiirosabriye Жыл бұрын
M.a allah wllshy mcney allah ku xafido abayo qaali mise you xppti❤🥰❤🥰
@abdiazizmuhudin5563
@abdiazizmuhudin5563 Жыл бұрын
Cabsi casbi weyan allh ku amaansado
@sakariyeali1308
@sakariyeali1308 Жыл бұрын
Ugu Horeyihi DawadeY ani wye 😂❤ familka kliya aan jcelhy aya tihiin wll ilhy ha isku kiin dayo 💚
@halimasheikhmohamud547
@halimasheikhmohamud547 Жыл бұрын
My role model kuweygi
5 sano kadib markan midownay iyo sidan ku imid Sweden.
14:33
Somali Royal Family
Рет қаралды 143 М.
SOMALIA TRAVEL VLOG 🇸🇴 my first time visiting home!
10:16
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 125 МЛН
My morning routine jadwalkeyga subaxnimo☀️
11:06
Nasteexo Channel
Рет қаралды 137 М.
Sidee loo is ticmalaa Whey protein???
13:28
Somali Royal Family
Рет қаралды 3,7 М.
Maxay iitahay Amiira? - ArimaHeena Vlog #6
20:24
ArimaHeena
Рет қаралды 711 М.
Markii ugu xumayd nolasheena
17:56
Somali Royal Family
Рет қаралды 94 М.
QURBAHA RAAXO MATAALO
9:57
Somali Royal Family
Рет қаралды 145 М.
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 125 МЛН