Wan boaadinyaa dhlinyarda qabatey markbka badeena xaalufinaya❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamudSaid-ff1vk4 күн бұрын
Al shabaab iyo dowladba gaaladeu ushaqeeyaan
@dahirduale56504 күн бұрын
Ethopa iyo Kenya baa Koofiya inoo bedeshay Mushahar fiican ayey ku qaataan iyo in aan Dalkeenu Cagihiisa ku istaagin, 1 Dhagax ayey Ethopia iyo Kenya inagu dileen. Wllhi,
@Saki-Hagarlaawe4 күн бұрын
Wallaahy kalluunka, macdanka iyo waxyaalaha laga qaato maalin walba badda Soomaaliyeed waad yaabaysaa haddaad aragto. Hadda 1,000 markab la badan ayaa taagan biyaha Soomaaliya oo dhammaan jiriifaya.
Burcad badeed maaha waryaa afkaaga hagaaji marine Somali weeye, china kaluunkii somaliya xaalufsay dadka usheeg, Europe iyo maraykan badooda ha siiyaan china inay soo galaan arintan maaha
@Axmadtaajirt4 күн бұрын
Waa gubeyna markabkii badena ku aragno oo sharcidaro kusocda
@dahirduale56504 күн бұрын
Badena waxaa ka shaqeysta EU Barigii AU Aniguna Shaqo kale aynu haynaa
@XhuseinMoha4 күн бұрын
Markale miyaa misajidka loosoo hanjabay mise waa midi hore.
@ambiyaxasan60824 күн бұрын
Waxaa La Yaab Leh Waxaaso Ciidama Shisheya Waxa Eyka Qabtan Soomaaliya Mexeey Sameyan Ileyn Lama Dagalaman Shababke Shabaka Waxaa La Dagalama Waa Ciidamada Soomaliyeed
@hibo75694 күн бұрын
Toujours il y a pas l’espoir en Somalie ,Toujours les dirigeants ils sont mendiant, incapables dirigeants leur pays depuis 35 ans, la honte pour nous les somalien Ôh ouï ❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️🩹🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭
@abukarmustaf64104 күн бұрын
Weedha iyo waranka maxaa kulmiyay Soomaaliyey.?
@XhuseinMoha4 күн бұрын
Hadii afsomaliga ereyadiisa ama words ka aay somalida in kamid ah kukala duwanyihiin in lasoo aruuriyo iskuulkana lagu dhigo . Hadaa adi buug dhahdo dad somali aya si kale u aqaano hadaa adi dhahdo qaando o cuntada kucunto dad ayaa u aqaano malqacad afsomaliga hadii lasoo aruuriyo waa qani . 😮. ...
@ambiyaxasan60824 күн бұрын
Ciidamada Shisheyaha Ee Tirabelaka Waxaa Wanagasana Leheed Inla Xadedo Oo Ayka Joogan Tira Yar Oo kooban Siiba Itoobiya Iyo Keenya Xadudahana La Dhiga Ciidama Soomaliya Si Loo Koontoroolo Dhaqdhaqa Yadooda
@engkuukaay0704 күн бұрын
25:26 ma aaba mise hoyo😂 anu garan waye
@khadijoabdulkadirhussein43723 күн бұрын
maxa kenay we ku sugen😂
@dahirrage36794 күн бұрын
Shiinuhu. Waa. Inuu. Bixiyaa. Lacagta
@maxamedgaab41534 күн бұрын
Manta laga bilaabo meherada Magaceeda af qalaad ku qorta Wa in lagu ganaaxa ugu yaran 100$ dawladuna kolay lacag Wata meelkasta ugalayse Haka faro qabsato
@abdiahmed95904 күн бұрын
😂Waa run waxa uu sheegay gudoomiyaha hidaha waxa looga hortagi karaa iyadoo lasoo celiyo manhajkii waxbarashada dugsiyada ku dhisnaa af soomaliga hadii kale af soomaliga waxa loogu hadli doonaa sida soomalida kale waana wixiii kacaanka ka badbaadiyey dadka dowladana muhiimad siiso afsomaliva