WARARKII UGU DAMBEEYEY EE WADAHADALADA SOMALIA IYO ETHIOPIA | QUBANAHA VOA

  Рет қаралды 182,042

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 317
@caatoshow3235
@caatoshow3235 2 ай бұрын
Meeshan wax dawlad somaliyeed la ydha ima muuqato,kenya ayaan ogayn inay ku faidey qabsiga bada somaliya,Ethiopiana tiibay dabo socoto sababto ah marka aad ogolaato wada hadal micnahedu waa in aad wax u ogoshahay balse Ethiopia warkedu wu cadyahay markasta waxay shegan inay xarun milateri ka dhistan inagana Illahayba inoo maqan☝🏾
@AsliDucale-qi2ox
@AsliDucale-qi2ox 2 ай бұрын
Absolutely 💯 maxaa kenya iyo Ethiopia no kala duway waa in isku si lola dhaqma, Kismaayo xor bey u tahay kenya iney ku sameyso waxay rabto badda,Somaliand nacaybka loo qabo dadka ayu sii kala fogeyn.
@jamacIbrahimCabdi
@jamacIbrahimCabdi 2 ай бұрын
Wlhi xaqiiq baad sheegtay
@NimcoshuriyeGeeedi
@NimcoshuriyeGeeedi 2 ай бұрын
oo maxaa qaldan ma sidaad doontaan
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 2 ай бұрын
UUmadah Somaliyed waah iinay iskuh tashato Xasan Ethiopia iinuuh iskah siijediyo, uunbuh raadin oh xuukun uuh siijogo baah uucad iyo mamulgoboled uuh cuunaha qaabtro daal iinuh diifaco, oomah muuqaato waxkastanah uuh uu, oogalyaha xasan
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 2 ай бұрын
Kawaran tii farmaajo ee afartii dekedadood ee uu siiyey abii axmed dawaladnimo ayaad utaqaanaa dalka madaxweeyne lahubo ayuu leeyahay
@nimcosiyad7308
@nimcosiyad7308 2 ай бұрын
War waxaan waamaxay maradaada miyaa dhaxdhaxaad gashay, war nimankaan caada qaadayaasha Ah yaanaga qabta, Ilaahayow madaxfiican oo geesiyaal Ah nasii Aamiin
@rabiaibrahimfarayare3370
@rabiaibrahimfarayare3370 2 ай бұрын
Afkaga cano lagu qabay gabarey suasha ad weydisay walobahana mahadsani ❤❤❤❤❤❤❤❤
@dulmar9139
@dulmar9139 2 ай бұрын
Ree ciil qabaw ree somaliland bada iberiga iyo hawadab igaa xukuma guul somaliland ❤🤍💚💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@dulmar9139
@dulmar9139 2 ай бұрын
Cadawga somaliland Allah ha jebiyo aamiin yaarabi Guul somaliland insha Allah ❤🤍💚💪💪💪💪👍👍👍👍👍
@AbdullahiBarre-b6l
@AbdullahiBarre-b6l 2 ай бұрын
Somaliland ha dhihibe isaaqland dheh nacalad ha idinku dhacdo
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 ай бұрын
CADOWga Somalia allah jabiyo guul Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 2 ай бұрын
Cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin yaarabbii ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ALLOOW guuuuul SLND guuuuul SLND ALLOOW jebi qadhmuumnka cadawga ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💌❣️
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 ай бұрын
@@zainabdirir8818 CADOWKA Somalia allow jabi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdimohamed5213
@abdimohamed5213 2 ай бұрын
Ducada ilahay ma aqbalayo ada iska bilowday kaliga ena kugu dhamate😂 Muslims walalaha dhan waad ilawday 😂 ilahay Muslim cadowgoda ku habsade ka qabo somalina Muslimkase ka mid yihin😢
@abdullahoidirisnur5415
@abdullahoidirisnur5415 2 ай бұрын
Voa Somali News FALASTIIN Ahmed Imaan Thanks for your Information about this issue
@asliimuur5024
@asliimuur5024 2 ай бұрын
Maasha Allah
@Lamatabaan
@Lamatabaan 2 ай бұрын
Falastin 💕 thanks for your update 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SadoAhmed-mf4xt
@SadoAhmed-mf4xt 2 ай бұрын
Wa qadaad wayn xasid waka somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo Insha-Allaah 💪💚🤍❤️
@MukhtarXasan-hp6cw
@MukhtarXasan-hp6cw 2 ай бұрын
😢 Somaliland ma wadan bA waa gobol soomaliya ka trsn😂😂😂
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 2 ай бұрын
Musoow ciidanka fasax kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😅😅😅😅😅
@AbdullahiBarre-b6l
@AbdullahiBarre-b6l 2 ай бұрын
Qadadka hoyada ka was sidad u egtihiin uma jeedan miya nacala idinla ilko dheeratay
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 2 ай бұрын
Cadawga SLND ALLOOW jebi qadhmuumnka cadawga ALLOOW jebi aaammiiin yaarabbii yamyam iyo qadaadwayn 🦍🦍🦍🦍🤑🤑🤑🗣️🗣️🗣️🖤🖤🖤🖤👣👣👣👣🤫🤫🤫🤫
@Free_Man143
@Free_Man143 2 ай бұрын
Wlhi beentin maha Awal waan idinla yaabi jiray lkn umadaa qaraxa iyo qabyaalda quudata idinkaa dhaama
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Masha Allah Guul Dowlada dhexe e Somaliya Hora lo socon insha Allah
@alphamale5802
@alphamale5802 2 ай бұрын
Baddi hada wa iib swmha 😂😂😂😂
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 2 ай бұрын
😂😂😂😂haaaaa😂😂😂😂😂
@Hogolborama
@Hogolborama 2 ай бұрын
Horta ma Ethiopia ayaad Ushaqaysaan wlhi waan idinka yaabanahay wariye 'yaasha sidani aad wax uwadaan waa siin Ethiopia badeena sidani wax iska badala please
@abdirahmansaidahmed
@abdirahmansaidahmed 2 ай бұрын
nagtaan somaliland waye ethiopia. aye jajuus u yihin walhi
@Alankiika
@Alankiika 2 ай бұрын
Horta si fiican ma u dhageeysatay? Oo ma fahanti? Dowladda warkeeda waa cad yahay kama duwanaanayo xiriirada ka dhexeeya Kenya iyo Uganda oo kale ileyn waa in aan ilaalinaa international law koleyba barlamanka la horgeeyo waayo hadii aan ka heli weeyno barlamaanka wuu diidi karaa
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 2 ай бұрын
​@@abdirahmansaidahmedsomaliland maha e wey ogtahay in aaney maamulin dowlada taagta daran
@Free_Man143
@Free_Man143 2 ай бұрын
@@abdirahmansaidahmedwar naag yahown anagon somaliland ahayn ayaa runta kuu sheegi wariyadu mxay samaysay sowta ninka suaaalo bira waydiisa teeda kle qabyaalada markaa daysan iyo qaraxa umadaha soo dhax gala
@Free_Man143
@Free_Man143 2 ай бұрын
Ala mxaad riyo ku nooshiin oo wlhi ah Somaliland kulhaa war Ethiopia xaar ayay idin aragtaa ee qaraxa iyo qabyaalada iska wata shaqadina mahe
@Qarandhise
@Qarandhise 2 ай бұрын
Qarannimada sidee lagu ilaalunow ma xasidnimo❤
@ahlanhussien
@ahlanhussien 2 ай бұрын
Somaliland guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 ай бұрын
DADA XAMAR XUKUMA WAA CILAASHA XASIDA NIMADA SOMALILAND BAA CUDURA FAYARISA KU NOQOTAYE
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 ай бұрын
Waa ayaan daro wllhi
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Ай бұрын
WAR MALEH TURKINA DANBEYLEEDAHAY MADAXBANAANIDAAN LASHEEGAYO MA ITOBIYAA LOOHOIS FADHIYAA WAA NAGATEN TUUGTAAN MAXAA WADAHADAL GALIYEY WAXAADA
@AbdibasidXuuble-dd4mr
@AbdibasidXuuble-dd4mr 2 ай бұрын
فلسطين ❤
@شيركوسس
@شيركوسس 2 ай бұрын
Masha allaah
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 2 ай бұрын
Arinkaas waa sax
@ApdiaziizZiizo
@ApdiaziizZiizo 2 ай бұрын
Sheeko❤
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 ай бұрын
👋 Weriye Iimaan.
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 2 ай бұрын
😂😂badbilaasha yaarabaay 😂😂😂 ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ALLOOW guuuuul SLND guuuuul cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin yaarabbii aamiin yaarabbii ❤❤❤❤❤❤❤
@Degmodeqa
@Degmodeqa 2 ай бұрын
Hadiiba marinbadeed lasiinaayo maxaa markaa Muuse loogudiidayaa?
@fatumaahmed2888
@fatumaahmed2888 2 ай бұрын
Muse mahan nin awonsayahey
@NimcoshuriyeGeeedi
@NimcoshuriyeGeeedi 2 ай бұрын
marin bedeed muyuu siiyaay oo kira ah muuse mise dhul iyo bad leeysla goosanayo oo waliba saldhig malatiri ah lkn hada waa dakad shari ci ah oon malatari shaqa kulaheen
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 2 ай бұрын
Lamasiinayo ee waa laga kireeyn
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 2 ай бұрын
​@@NimcoshuriyeGeeedideked weeye ee marin ma jiro
@alimohammed4563
@alimohammed4563 2 ай бұрын
Waa maamul gobaleed
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Waa iikoow ma ninkanaa wasiirka warfaafinta,maantaa iigu horayso mar walba waxaan arki jiray,AL CADAALA oo intan xaguu jiray
@AliHasan-ou7fq
@AliHasan-ou7fq 2 ай бұрын
Asc waaqaro itivo lagala hadlo daaud wajigisa waxaa kamudo maxaa igalav
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 ай бұрын
Midakale jabouti itoobiya waxbay kalasoodagtaaye waxkalaso dagiduna maxaa ay rabto itoobiya e waxay leedahay ayay rabtaa
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 guul gobonimo 🇸🇴
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 ай бұрын
Guul ka foog waligeed😂
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 2 ай бұрын
😂😂😂😂guushee 😂😂😂😂guuldaro 🤣🤣🤣🤣🤣
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Mahadsant walaashey VOA ❤❤❤❤
@YouSuf-n8u
@YouSuf-n8u 2 ай бұрын
Waa Guull Wayin Oo Somaliya gaartay
@husseinjamac4757
@husseinjamac4757 2 ай бұрын
Xaasid, Guuuuuuul Somaliland
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Somaliya 🇸🇴🇸🇴 Somaliland CITY
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 2 ай бұрын
Maxaa ugu Wacsn Marka Nin Hawiye ah ,Madaxweyne Noqdo , in badaha Muran La Galiyo. 😮😮😮😮😮😮
@simeh4522
@simeh4522 Ай бұрын
Nin Qaadwale ah yaa Dalka iyo dadka ku aamini.
@ahlanhussien
@ahlanhussien 2 ай бұрын
Xaasid ma aflaxo cadawga somaliland illaahayaw hoos ka dhig
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 2 ай бұрын
Dulmigu ma gulayisto somaliya dal anay lahayin bay sheganayisaa insh Allah gulayisan mayan somaliya xaq daro ayaaay ku socota
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 2 ай бұрын
Xasan sheikh wuxuu wada waa wax lagu qosla 😂
@MunaCalinuur-mp4bg
@MunaCalinuur-mp4bg 2 ай бұрын
Anigu wasiirkan codkisaba jeclahy❤
@Deeq_official
@Deeq_official 2 ай бұрын
Intaas miyaa calling hysaa
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 2 ай бұрын
Oromadii, Amxaaradii, Cafartii & Tigreegii uraysay ee luqadda baratay ayaa naga dhexbuuxa walahi waa’inaan iskala sifeenaa walahi wayna soo dhowdahay in dhalinteena aan difaacanaa dalka iyo diinta oo kacdoon aan diyaar u noqono inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@KayseHuriye
@KayseHuriye 2 ай бұрын
Scw scw.scw ❤❤❤❤❤
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg 2 ай бұрын
Waxaa mamnuuc ah ethopia bad lahayn in wadankan nagu qabsato walhi I'm very sad war ethopian ma wadankeena kala xashinaa subxnallah
@MaxamedMaxamuud-gy6tn
@MaxamedMaxamuud-gy6tn 2 ай бұрын
Best idea wll❤
@Cabaysmedia
@Cabaysmedia 2 ай бұрын
Aways waxa uu xaqiiqada u dhawaa markuu BBC Somali baafinta jeedin jiray. Siyaasada wuu noqday in uu mid runta ka fog.
@abdijama-n8h
@abdijama-n8h 2 ай бұрын
Faqash futata aya ka hadashay. SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND
@RoodaAadan-iv9yt
@RoodaAadan-iv9yt 2 ай бұрын
Awalba waxa loo qaylinayey oo soomaali oo dhan ucabaadayen, ma aheyn in ay dan qof soomaali wadaan laakiin wey isku cadeeyen in somaliland sigaar ah loo diidayo.hadii somaliya oo dhan lagu wareejiyo maaha mid go,aankayaga wax ka badelaysa oo naso celinaysa,inaan kusii fogaano mooyaane. Somaliland guul markasta iyo meelkasta.
@umuislaax7736
@umuislaax7736 2 ай бұрын
Somaliland iney godo aya la diidan yahay
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 2 ай бұрын
ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii ALLOOW jebi cadawga ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️💌❣️
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 2 ай бұрын
Waa sax waan soodhaweyneynaa ganacsiga itoobiya iyosoomaaliya waxaa lasameynayaa baarlamaan kashaxeya spomaaliyaya sarviga vaalamiga waamahadsantahey
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 ай бұрын
NAYAAA WARIYE MA TIHID ZXB GEEELA RAAAC WAA NAAAY TA MA CAAAAC MA CAAAAC MA CAAAAC MEESHA KAHAYSAA. AAAD AAAD IYO BAAD UMA HADSANTAHAY WASIIR Somalia 🇸🇴 guuuuuul
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 2 ай бұрын
Dadka hacayin waa wariye suashana waxa dadka somaliyeed kadhax guxaa eey waaydisay marka dadka ha iska cayin fadlan waa iga waano
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 2 ай бұрын
Afsomaliga soo baro waxa laga hadlaayaba maba fahmayside ma oromaad tahay
@NuurSalmaancali
@NuurSalmaancali 2 ай бұрын
Daauud aweeys soomaali ma ahan keenyaati rasmi ah waaye
@nadifnadifstar1020
@nadifnadifstar1020 2 ай бұрын
Anigo ah Puntlander waanka xumahay dowlada Somalia iney farogashato iyado kaxun Somaliland horumarkeda 😮
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 ай бұрын
Bad iyo dhul la bixin Karo cadowga itoobiya la siin Karo majirto wle tan Ka dhacda in la yabaa😮😮😮
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
MAXA KAA GAALYE SOMALILAND DHULKODA AAYDA LEEHE SOMALILAND MAA XUUKUNTO DUUTADINA SIIYE😅😅😅😅😅 TURKIGU DHULKAYGA NAAALA MAA LAAHA TIINE BAA SIISYN
@same-wade
@same-wade 2 ай бұрын
Hadii aniga madax leega dhigo tawanka daqiiqo oo uhoreeyo ayaan kasaari lahaa itoobiya wada hadal lama geli laheyn
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 2 ай бұрын
Naagaalataag Etopiye baada maa aayaadaa noodhiibaataay haadii baad laasiinaahooy maaxaa muuse biixii loohoor taag naa tuugaayaahaay caalooshiina baad ushaakhaasaataan maa niimaankii naagu xaad guud baay baa baadeena laasiinaayaah haadhaaco xaasaan shiikh iyo inta uu waatooh.
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 ай бұрын
Inal inlah war aqli xuma somaidu ma itoobiyay bad siin doonta
@sumayamaxamed158
@sumayamaxamed158 2 ай бұрын
Somalia wa u dhamatay xata ilmahe dilaan Ethopianka sida yahuuda
@whatsnew3267
@whatsnew3267 2 ай бұрын
Yay ka dilen ado cagdhera wad istahisha abalone bana ugahayna caaql xamso kala intu kiri laha in la dilo wa wajib
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt 2 ай бұрын
Cadowga Somaliland Alle ha jabiyo. Itoobiya guul.
@Gureey-l6k
@Gureey-l6k 2 ай бұрын
Maxay xaqijineysaa itopiya ma ayagaa loogu baahanyahay madax banaani?
@mohamudali1956
@mohamudali1956 2 ай бұрын
Xasan intaad hojoogto samali Waa Sami uberyimaayo ee kahordhapaapa dadka xaabayahay diiratada ahi
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 2 ай бұрын
Xaasid 4 dadkadood ayaad la baryootamysen ilaa bilowgii Somaliand ma xukuntaan thini baad u tagweyden markas baad Somaliandu walaten iska ciya weliggin ciya.
@abcbc4008
@abcbc4008 2 ай бұрын
Allah is sufficient for us as somaliya we do not want to give any beach to Etobia .HasbunAllah wanicmalwakiil Etobia.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.Allah is sufficient for somali people cadowgeena cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.guul iyo gobonimo Allah ha siiyo umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.
@aminaboon1290
@aminaboon1290 2 ай бұрын
Allah. Idiima guuleeyo qadaad. Weyn
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 2 ай бұрын
WXA LAYAAB LEH IN AAD LA XAJOTA DAWLAD SHISHE AH DALKAGI IYO DABADI ITOBIYA LAMA BARYIY KARO ♦️ IN SOMALIA AY MADAX BANAN TAHAY AWDAL STATE AQOON SADA HUNA HUBEEYA HADALKI SI HAKO DHAMADO AWDAL STATE GUUL IYO GABANIMO SOMALIA HANOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 2 ай бұрын
Kulahaa anagaa ka masuula😂😂😂😂
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 ай бұрын
Khalad wayn ayay samaysay somalia
@nimcosiyad7308
@nimcosiyad7308 2 ай бұрын
Badaada miyaa wadahadal galeysa waxaan yaanaga Aamusiiya, waa niman calooshooda ushaqeestayaal Ah waliba uus Ah
@Sauda-h2j
@Sauda-h2j 2 ай бұрын
War somaliyey ka joog cadawgaaga ha u saxiixin baddaada
@jamacIbrahimCabdi
@jamacIbrahimCabdi 2 ай бұрын
Wr ilen anaga wax aragnay Hadii baa ay shekadu halkan marayso Waxa xaqiiq ah in Ethiopia ay naga gulaysatay wixi ay rabeen ee aha in ay xooog ama xeelad miid uun kuu hesho baada somaliya waxay uu muuqata inay kuu gulaysatay Ethiopia Way dhamatay shekadu dhulka iyo badda somaliya hada laga bilabo waa kilalka 6 ee Ethiopia
@Casariya
@Casariya 2 ай бұрын
Ninkan waxu u ek yahay kuwii ATMIS xukimaayeey ma Soomaalibaa mise SOOMAALIGU BARTEY .
@same-wade
@same-wade 2 ай бұрын
Maxaa lagu wada hadlaa iyada maaleh tartiib tartiib ayay rabtaa inay qaadato dhulka iyo xeebaha soomaaliya
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 ай бұрын
Ethiopia dhul somaliyed cag ma soo dhigi karto tuug marka horaba nacayay ayago 50 kun somaliya Muqdisho gobolada dhexe ku dishay ayee ledahay dowlada dhisay aby Ahmad gaf badano noo gestay mana siineno badd teena dhiigya cabka turkia dantis firsana
@farhanyare6382
@farhanyare6382 2 ай бұрын
War xukumadan somaliya strategy xumaa waxba uma diyaarsana siyasadna mayaqaanan ee Allah ayaa inoo maqan❤❤❤❤
@dulmar9139
@dulmar9139 2 ай бұрын
Guul somaliland insha Allah ❤🤍💚💪👍
@Sarta100
@Sarta100 2 ай бұрын
Xabashi 100kiiba 19 aya la siiyay bad ay leheen waa maalgeshan waayeen , itoobiya lacag mahaysato imaatmraat ayaa soo adeegsaday oo ku shaqaysanaya waxa bada raba in ka xoigo waa imaaraay abiye waa maqaar saar waa in layska dhiciyaa dagaal ma hurayso xabashi walaal iyo deris maleh waa cadaw raba inuu la wareego dalja oo dhan ciidan soo geliyay iyo shacab fara badan kusoo qulqulaya waa in kayska qabtaa oo dalkoida lagu celiyaa..
@basheali2338
@basheali2338 2 ай бұрын
Somalia ma dawlad baka jirta hhhhh quudhun quudhan dhly qaadadweyn ilmo AMISON
@mhashe-l6h
@mhashe-l6h 2 ай бұрын
Ka aniga ahaan wan sodhaweynaya wada hadalka 2 dowladood lknse badeena beec ma ahan xataa kiro ma ahan een turkigana waxaan dhihilahaa liin iyo caano hal meel hakuwada shubin
@CabdiJaamac-d6m
@CabdiJaamac-d6m 2 ай бұрын
Wuxuu yidhi somalia gorgortan may galin waar ninku waa waalan yahay somalia aqonsi away wax walba u tuuraysaa badii ay u siisay si bilaasha Waar somaliland waligeed somalia lama midoobayso insha allaah Aaxoo
@SalmaElmi-gs1cb
@SalmaElmi-gs1cb 2 ай бұрын
On Saturday
@bellazio7410
@bellazio7410 2 ай бұрын
SOOMALILAN MEEL FARIISO HOOSHAAN WA KA WENTAHAY 😊😊😊😊
@DahirAdan-t1j
@DahirAdan-t1j 2 ай бұрын
Danaha Ethiopia waa Burburka Somalia.
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 2 ай бұрын
maa, aaweelbah Somali dhisnaad
@xuseenmaxamuud2954
@xuseenmaxamuud2954 2 ай бұрын
Wasiirow xaal qaado
@calimaxamuudaxmed5781
@calimaxamuudaxmed5781 2 ай бұрын
Maki naala jiljilay siimaa u soo dhacday xabasho
@halaburmedia
@halaburmedia 2 ай бұрын
Waa qalad weyn oo waliba taariikhdu xusi doonto Ethiopia waxay sugeeysay maanta oo kale oo Somalia Kala daadsan tahay runtii turkiga wuu fududaanayaa In ciidamo badeed yimaadaan Somalia waa arin kale.
@mohamedosmanalim130
@mohamedosmanalim130 2 ай бұрын
Heshiis aaay saxiixaan madaxda hada xilka heysa waxey eersan doona jiilka soo socda een naga daaya hashiis yafa aad la galeysaan Ethiopia iyo kenya.
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 2 ай бұрын
Waa sidaan horay u iri waa u dhamaatay wax la yiraahda Waddan Somalia la yiraahda? Imaraadka oo ka wakiil ah Wadama Mareykanka iyo Dowladaha yurub ayagoo Burburin ka sameeyn donaan Samalia sida Sudan iyo Libiya iyo Yemen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 2 ай бұрын
dulka bada somaliyed kama gorgortameyno. wanu difaceyna sharafata gobanimda dhuled baded somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 ай бұрын
TURKIGA WUUXUU KULEEYAHA 150 SHIRKADOOD ETHIOPIA. NAIROBI
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
Somaliya meesha waxba kuma hayso kol hadii Ethiopia oo indho la'aan rabta inay xadka ugasoo talaabto ay hor fadheysatay
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 2 ай бұрын
Hasan scek waa in la soo xiraa. Hadal la'aan.
@siciidali4034
@siciidali4034 2 ай бұрын
Ma moodaa in turkey dhalay oo uu dhulka somaliland gayn karo xabashi 😅😅😅😅😅
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 ай бұрын
Imika ma waxay na leeyihiin Turkey na 50 sano oo baad kharaadka ku jira bay siisay Ethiopia na 4 dakedo 😂😂😂😂 somalia guul🎉
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 2 ай бұрын
Kontan sano soomaliya may tagin dhulka soomaliland kamana taliso lagamana yaqaano wax dawlad fadraal ah oo la yidhaa soomaliland u ma diyaar ah in ay wax saxeexa ku yeelato dhulka soomaliland waxa kaliya ee ay ka godaa soomaliland
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 2 ай бұрын
lakin mid ogoow somalilland waxaa laga xukumaa ama aduunka aqoonsanyahay dowlada somaliya marka hafududaan ee calamka lasoco Ethopia hadeey awood ledahay bilkadibaa idiin aqonsana xageey kudanbeysay waa tan hada turkiga hoos gashay oo dowlada somaliya igala hadal taagan marka yeey cadifad kuqadin been 30 sana laguu shegayay ha aminin adunka lasoco fadlan thnks
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 2 ай бұрын
waa wax laga xumaado in baddeen gorgortan gasho. cadowga Itoobiya baddeena xaguu ka soo galaa. Itoobiya waxey ku doodeysaa hishiiskii somaliland waan ka baxayaa maxaa laygu badalayaa. ( ku qabso..........)
@danjire7605
@danjire7605 2 ай бұрын
Wali waxaan bislayn hadalkii WD Turkiga ee la hadoodilayey. Halka Somaliya taagan tahay wuxuu dhiirinayaa in wado cusub qaado Ethiopia kaasi oo Saldhiga bada dib ugu riixaya wakhti Danbe soona qadimi Kara aqoonsi Lagu dhisayo Heshiis stratejiyad dhaqaale iyo iskaashi ciidan labada dhinac. Taasi badelkeeda in dal kale laga wada kirayn karo navy base halka Ethiopia third party rights ku yeelan Karto base kaa.
@abdihakimgaani6270
@abdihakimgaani6270 2 ай бұрын
Walee Hasan sheikh dawladnimada wuu kufashilmay😂
@ahmedbaynaxilix4125
@ahmedbaynaxilix4125 2 ай бұрын
Falastiin horta soo ma duqoowdo ila yarantadaydii codkaga waan maqlaayay hadana wali waxaad ku moodta 25 yaab
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Dowlada dhexe e Somaliya way dadalaysa guulo cad ayana la garay hora lo socon
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 ай бұрын
Gurigaaga gorgortan geli waa inkaar umada somaliyeed ku dhacday...shaarkaaga nin kula qabsaday hadal kalgal waa daciifnimo
@keeyrwadesiyaad730
@keeyrwadesiyaad730 2 ай бұрын
Itoobiya ciidameey geeyn rabtaa badda ee ciidanku muxuuyahay
@Safethepeople
@Safethepeople 2 ай бұрын
Asc Bismilaah, Aqoon daro iyo indho adeega liita waxeeyku bideesaa in ninaa waxba heesanin oo adiga kuubaahan uu waxaaga kugula gorgortamo, madaxda DFS ma waxeey garan wayeen in eey dibu dhigaan baahida dowladaha shisheeye inata aan ka hananeeno ciidamo baddeed oo Soomali ah walaahi wayaaab
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 ай бұрын
Umada somaliyeed way khaldayaan walahi
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 2 ай бұрын
Turkigu xeebta somali manodhisayaa
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 2 ай бұрын
War kuwaan maxishoodaan miyaa ethopia wax kala fa,ideesi soo nooga dhaxeena walhi kuwaan mana matali karaan waa nasiib daro waxaan madax isku sheega inee namatalaan 😢😢😢
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН
Women's Health - Somali
24:24
Refugee Health Network Queensland
Рет қаралды 679
Xizbullah oo weerartay bartamaha Israel | Qubanaha VOA
29:41
VOA Somali
Рет қаралды 36 М.
Qubanaha VOA
29:45
VOA Somali
Рет қаралды 34 М.
Hamiga Turkiga ee Geeska Afrika oo halis wajahaya | Qubanaha VOA
29:41