Galka Baarista: Sheekada ganacsade horey u gubi jiray dhuxusha Soomaaliya | VOA Somali

  Рет қаралды 19,419

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 14
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 5 ай бұрын
👋 Weriye Haaruun Macruuf.
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 5 ай бұрын
Su'aashuse waxeey tahay : Goor_mee ayaa la Qisaasaayaa kuwa weli Xaalufin_ta ka wadda Dhammaan Mar_yooleey_Lands. Sidoo kalena Goor_mee ayaa la Bir_Birreey_naayaa Shuubooyin_ka, khanniis_yadda, Jawaaziiz_ta, Diyyuuz_yaasha, munaafiqiin_ta, Cil_maaniyiin_ta iyo kufaar_ta is Qar_Qarineey_sa ?.
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 5 ай бұрын
Xaalufinta ma qisaas baa lagu mutaa?
@Eng-Shuuke
@Eng-Shuuke 5 ай бұрын
WAAA KA lacageesnee hadhoena dadka ka hor istagee waa dhibtaan ku qabno culamada somaliyed inty bilwaan oo ka dhargan by hadhow dhahaan waa xaran iyo lama ogola adeer cidna warkga qadan meydo ha is daalin dhalinta waxa ugu baqayaa si kastooy wax ku heli karan iny raadsadan aakhiro illahy isagaa wax walbo ka og
@LineeyMike
@LineeyMike 5 ай бұрын
2022?
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 5 ай бұрын
Haruunow waxa kuu yaala dambigaad umada soomaaliyeed kagashay sidoo kale waxaan ognahay inaad kamitahay alsh sirabadana siisay adiga oo waxbarasho bilaasha wax Ku nartay
@hugdheh
@hugdheh 5 ай бұрын
hh yaa wax ka qaada team fahad yaasiina
@abdulllahi6161
@abdulllahi6161 5 ай бұрын
kirada guryaha sixirka biyaha iyo koronta qaaliga ah barmaamishka xiga ka soo sameey haruunow
@SeynabMuxudiin-xx6oh
@SeynabMuxudiin-xx6oh 5 ай бұрын
Harun ad ayan ugaheliy galka baarista
@Fays2010
@Fays2010 5 ай бұрын
Qof kasta waa inuu fahmaa in dhirta noocyadeeda oo dhan dib loo soo celin karo.
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 4 ай бұрын
Malintii 50 geed bn nafta Dhafin jiray halkii geed imisa Noole ayey noloshiisu ku Jirtay ? Ninkaasu runtii wa u gafay Danbi adagna wa galay Lkn isagu wa hadlay Hada imisa dhagar qabe Ayaa wali jira gacantana Ku jira falkaa foosha xun
@Nuurabdilahi415-l2b
@Nuurabdilahi415-l2b 5 ай бұрын
dabargoynta dhirtu waxay lamid tahay AS.ka.dhirta weeye waana in laqabqabto xukun adagna lagaso saaro waayo iyaga laftoodu waxay wadaan dano shisheeye dalka gudihiisa hadii loga faaidaynaayo wayka danbi yartahay lkn maaha tani
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 4 ай бұрын
Anu wxn so jedin lahaa ninkii Lagu qabto isago dhirta Jaraya ugu yaran 10 sano Oo bila cafis ah in lagu Xukumo wa hadan nolol Rabno somalaay???
@AHMEDADAN-dz4sw
@AHMEDADAN-dz4sw 5 ай бұрын
Wisaartaa was
Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u kacday | Qubanaha VOA
29:41
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 88 М.
Galka Baarista: Intee le'egtahay awoodda Al-Shabaab?
19:42
VOA Somali
Рет қаралды 65 М.
Galka Baarista: Kobaca dakhliga dowladda Soomaaliya | VOA Somali
19:45
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН