Turkiga oo qorsheynaya in uu ciidamo u diro Soomaaliya | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 90,279

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 118
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Xuseen Sheekh Cali Masha-allah Waa Siyaasi Wadani Ah Allaha Xafido
@fushkaxmahamed7315
@fushkaxmahamed7315 Ай бұрын
Waraa waa iska bilabay bee kulahaa 😅😅 intee u deg degosa
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 Turkey 🇹🇷 can't wait to see . Insha allah
@abdallamoscow3292
@abdallamoscow3292 Ай бұрын
Wax walbo waa kuu saxnayeen fudeed baa ku qaadey ... guuleysta VOA markasta iyo meel kasta ❤❤
@mohamuddahir5772
@mohamuddahir5772 Ай бұрын
Waa guul
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Guul Dowladeena danqaran ❤❤❤
@muhamudmire8733
@muhamudmire8733 Ай бұрын
Waa fududaatay ku soco viva somalia
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
VIVA VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL VIVA VIVA TURKEY 🇹🇷 GUUUUUUL 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🙌🏻🇸🇴🙌🏻🇸🇴🙌🏻🇸🇴🙌🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🙌🏻🙌🏻🇸🇴🙌🏻🇸🇴🙌🏻🇸🇴🙌🏻🇸🇴🙌🏻🙌🏻🇸🇴🙌🏻🇸🇴🙌🏻🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🤝🇹🇷🇹🇷🙌🏻🇹🇷🙌🏻🇹🇷🙌🏻🇹🇷🙌🏻
@user-uc5mn5oh1w
@user-uc5mn5oh1w Ай бұрын
Waa saxneede hadal ayaa kaa fakaday in aad horay usocoto ayaa wanaag saneed waana kuu tuustay wariyaha qaaliga
@engorshe1068
@engorshe1068 25 күн бұрын
Hadalka iyo waxay ahayd inay isla socdaan muqaalka marku lataliyha amniga qaranka ka hadlayey buu wuxu saaran uganda
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
Markaan maqlo jabka khawaarijta alshabaab cuntada ayaaba ii macaataba. Guul Soomaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AadanCabdisalanAadan
@AadanCabdisalanAadan Ай бұрын
Khawaariij iskadaayee askarta shisheeye wadankaa kaqabso
@abdibasid7161
@abdibasid7161 Ай бұрын
Ama Cuntada Hakuu Macaato Ama Hakuu Qaraaraato Wadanka Iyagaa lawareegi Doona insha'Allah Adiguna Xiligaas Dhiigkar U Bakhti
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
@@abdibasid7161 Jiida hore ee dagaalka imoow waxaa igu balan ah inaan baqtigaaga dhaanto ku dul dheeli doono.
@ahmadyahyaa3193
@ahmadyahyaa3193 Ай бұрын
Haaa 😂😂😂😂 waa iska bilaawday😂😂
@DeeqcabdiCawl
@DeeqcabdiCawl Ай бұрын
guul somalia.&turke
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 Ай бұрын
Xasan dhiiqo musaq baahsan iyo kala dir cidanka iyo dib u Hubeyn beelaha ba laga dhaxlay qawda maqalshi waxna ha u qaban ummada somaliyeed!!!
@NuurcabdiIbrahin
@NuurcabdiIbrahin Ай бұрын
Dawlad kama jirto somalia Lakin koox dhaqale don ah bahaysata heshisna masuliyad ayku gasho maba leh
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Masha Allah guul Dowlada dhexe e Somaliya
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Waa talaabo wngsn waan Soo dhowaynayaa in dawlada turkigu u Soo diraan ciidan dalka somalia turkey waa dalka qudha ee somalida daacad u ahaa abid min axmed guray daraawiishtii ilaa waqti xaadirkan ay garab taaganaayeen sidaa darteed hanbalyo ayaan leehay
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
WARIYE YAAA HUUU YAAAA,HUUUU HAJABO CADOWGA SOMALIA 🇸🇴 HAJABO CADOWGA SOOMALIYEED HAJABO CADOWGA SOMALIA 🇸🇴 ♥️ WARIYE CADOWGA SOMALIA 🇸🇴
@hassanosman5686
@hassanosman5686 Ай бұрын
Xaasidin iyo idaa xasada
@mmogiire203
@mmogiire203 Ай бұрын
😊kkkkkkk axad iyo khamiis kaladaa
@abdijabaribrahim8558
@abdijabaribrahim8558 Ай бұрын
Waad mahad santihiin VOA Somali New
@hamseabdalla4333
@hamseabdalla4333 Ай бұрын
Haiska bilaabin sxp
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
made Somalia 🇸🇴 guuuuuul made Turkey 🇹🇷 guuuuuul made Turkey 🇹🇷 guuuuuul Somalia 🇸🇴 SOO DHA WAAAADA WALAHAYAGAAA TURKEY 🇹🇷 KUSOO DHAWAADAA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴
@JAMA_BARRE
@JAMA_BARRE Ай бұрын
Haahahaa Editorka Intaasi Kamuuu Jarin 0.28 Waraa Waxa Waaaba iska Bilaabee
@user-tc8jz2vg5x
@user-tc8jz2vg5x Ай бұрын
Noobillaaw anagaa kusugeynee
@SAM-2004-0
@SAM-2004-0 Ай бұрын
Waxaa waxa waa iska bilaabay bee😂😂😂😂😂
@adenhassan86
@adenhassan86 Ай бұрын
Kkk Moha Bashir Abdirahman " warya waxa wan iska bilaabay " but man is to error.
@cabdirashiidawxashi1204
@cabdirashiidawxashi1204 Ай бұрын
Tuurkiga wan so dhawaynayna
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
2032 Soomaaliya waxay xubin ka noqon doontaa ururka Opec shacabka soomaaliyeed waxay noqon doonaan dadka aduunka ugu badan ee ku leh guryaha wadamada dibada. Waxaa soomaaliya laga tarxiili doonaa dadka visadu ay ka dhacdo sida oromada, amxaarada, eritriyaanka, yementa, kenyatiga, syriyaanka, pakistaanka, hindida, bangaladeshka. Ajaanibta soomaaliya imaanaya waxay ku qasbanaan doonaan inay helaan kafiil soomaali ah. Guul 🇸🇴 🇸🇴 Soomaaliya 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@mohamedomar610
@mohamedomar610 Ай бұрын
😂😂😂😂WARAA WAXAAN WAAN ISKA BILAAWEE 😂😂😂😂
@mussaali3842
@mussaali3842 Ай бұрын
VOA qubanaha kala quban isku quban iska qulqul .
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 Ай бұрын
Dagaaal waa socda shabaabna meel kasta jooga kanoo oo kle wax hogaaminya kkkkkk
@user-rr9lc5mg4x
@user-rr9lc5mg4x Ай бұрын
SAASAA LARABAA, WUU SOO DAAHAY TURKIGA IN CIIDAMO USOODIRO SOOMALIYA.
@adansantur4677
@adansantur4677 Ай бұрын
Turkey waa Gaal mujrim ah
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Alshabab shacabka koonfurta ayay maskaxda ka xadeen lagama guulaysan karo
@AxmedOscar-e8y
@AxmedOscar-e8y Ай бұрын
Maxaad iskabilaawday?
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Ай бұрын
Masar iyo imaaraad soomaaliya ma anfacayaan mudane lataliye
@user-uh4lo7nb7p
@user-uh4lo7nb7p Ай бұрын
Waxa la sheegey hay ad u dooda udooda kulaha😂😂😂 war warka Iska dhis intaan nala wadaagid
@farhiyamh
@farhiyamh Ай бұрын
Marnaba Ethiopia ilaaleye marabno in ayey kanoqoto Somalia
@oneatatime4468
@oneatatime4468 Ай бұрын
Tuugo Waa Tuugo Dowlad kama jirto hada dalkeena Hassan waa Tuug
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Ай бұрын
waar waxani masulmaaha maba aaminsana inay dhulkooda ilaashadan ilaa iyo qiyamaha in lailaaliyo bayraban. xabashidu koonfur way haystan kudarsoo 22/07/2024 lughaya bay tageen iyagoo kolanyo ciidana wata. meesha dawlad majirto.
@ismailjama178
@ismailjama178 Ай бұрын
Dad in ka kala ilaaliyo si aanay isku dhameys ciidamo ula joogaan. Haddana hanjabaya! Waa wax uun magac dawladeed lagu sheego laakiin aan jirin.
@maansarestudio8484
@maansarestudio8484 Ай бұрын
Waxaan dolada Masha Via shaqadiina dabakal baa ku socda
@AxmedOscar-e8y
@AxmedOscar-e8y Ай бұрын
Inaalillaahi wainaaileyhi raajicuun
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Ай бұрын
Xasan shiikh iyo kooxdisu waa koox Qowleysadto mar walba oo ay kiis galaan Mxey u dhahaan dowladii hore ee Farmajo ayaa sameysey Waa layaab wlhi 😂
@khalifmahamed6992
@khalifmahamed6992 Ай бұрын
Dhibmaleh iska soco tifaftire maleh miyaa no professionalism xaafada ayuunbaa dhagaysata Voa dhibmaleh kusoco sxb kkkkl
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Ай бұрын
Gobolka ugu weeyn mareykanka waa Alaska. Halka gobolka labaad oo yahay. Texas.
@AhmedJameekaan
@AhmedJameekaan Ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hamzasayid7205
@hamzasayid7205 Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
VOA WARIYE DABO DHILIF FAKIN FAKIN FAKIN
@hajibarreofficial6482
@hajibarreofficial6482 Ай бұрын
😂😂😂 waraa wax waaba iska bilaabay bee😂😂😂
@msh984
@msh984 Ай бұрын
🤣🤣🤣 waraa waaba iska bilaabaybee , ciyaalka xaafada. Noo sheeg noo markaa bilaabaayo waaba igu keen keentayee waa igu camiran rabtaa miyaa mise baxaraa ii qal qaalinee😂😂😂😂👍👍👍
@abdishaa9494
@abdishaa9494 Ай бұрын
Wasags yahuizcuno svalazho ilmagurguurate
@user-dz7fq1cd9r
@user-dz7fq1cd9r Ай бұрын
FARSAMADA ISKA SAXA PLEASE
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 Ай бұрын
War wuu bilaabay Yaa
@saarpyalmas8392
@saarpyalmas8392 Ай бұрын
Wa axad wa khamiis hhhhh
@MKAli-hb9np
@MKAli-hb9np Ай бұрын
Asc bahada VOA arinta ah in ciidamo turki ah lasoo diro Somalia 🇸🇴 waxba sooma gordhineyso wayoo anagaa isku filan. Weyna mahad sanyihiin ee hadii wax qabadkooda iney muujiyaan eyrab oo cududooda tijaabo kusameeyaan Palestine 🇵🇸 ha u weecdaan😢
@mmsports7
@mmsports7 Ай бұрын
Falastiin beel khawarijta in ay naga cawiyan in wadanka laga sifeyo miya ku dhibeyso mase raali ayaad ka tahay dhibka khawarijta somalia u geysaneyso
@yuusufmohamed8845
@yuusufmohamed8845 Ай бұрын
“Waraa waaba iska bilaabee?”
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
🤣🤣
@kaafi_ahmed6934
@kaafi_ahmed6934 Ай бұрын
Hhhh haa wa iska bilawday
@mursalharare1001
@mursalharare1001 Ай бұрын
Hhhhhh mayee waad iska bilaawday aaaheeey aaaheeey
@abdirahmankablow3438
@abdirahmankablow3438 Ай бұрын
Waraa wax a waa ba iska billabaybee😂😅 2024 online errors😅😅😅
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 Ай бұрын
Yuhuuda lalaayey sheeg
@hassanosman5686
@hassanosman5686 Ай бұрын
Yaa waaye yuhuuda LA laayay
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Ай бұрын
Waxaan waa iska bilaabaybee dagdaga iska yareey😂😂
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 Ай бұрын
Dawlada Somalia wey ku fashilaNtey in Ay is,Hortaagto Heshiiska Ethiopia, iyo Somalilnd, Dunida meel ksta wey martey waxey kaso istaagtey farro, MadhaN, Heshiiskaasina insha Allaah, wuu Dhameystirmaya, kaliya waxa ubanaan iney Somalia ku Hadii Ay somalinimadu Dhab ka tahey Ay Somalilnd ugu Dhawaaqdo ictiraaf Aqoonsato si Abbaal Somalilnd ugu Heyso, Hadii Ay Sds samaysana waa U DaN Oo iyana somalilnd waxey kla shaqeyN iney soo Noollato Dawladnimadii kla Dambeyntii Nabadeynta, iyo Horumarka somalia
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
waa sida ee kula tahay fC b b cuqdadeysan aa tahay ooka xun horumarka wadanka ethiopia ayadaa 10 mar dhahday haleela heshiisiiyo madaxweyne hassan oo taas kama hadleysid beenaale khawaarij la shaqeysta aa tahay adigoo kale
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
Mooriyaan Mooriyaankale wareysabayo iska dheh!
@hajibarreofficial6482
@hajibarreofficial6482 Ай бұрын
Waxaan. LA Taliye mahan Sidee Dowlad aad isku dhaceen eey Nabada dalkaga uga qeyb qaadaneysaa war dadkaan Caqliga halku ka aaday😢
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 Ай бұрын
LATALIYAHA ABANIGA QARANKA IYO KAN WAREYSANAYO WAALABO RUFIYAANO ENGLISH IYO USA
@Waasuge
@Waasuge Ай бұрын
Iska bilow anaguna waan iska dhageysane😂😂
@xasanaxmed6115
@xasanaxmed6115 Ай бұрын
Maxa socabtay😂😂😂
@cabdalacali9916
@cabdalacali9916 Ай бұрын
Voa wara waxa waba iska bilaabaybee
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Somalida waxaan leehay iska ilaaliya carab reer galbeed iyo midawga africa ama igad iwm lkn soo dhoweeya turkey iran ruushka eritrea shiinaha iyo sidoo kale qadar ka qaata carabna xaga dhaqaalaha logisticada warbaahinta ayey inaga caawin karaa
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
WARIYE VIOE VIOE WARIYE QOXOOTI DABO DHILIF YAAAAA HUUUUU DHAAA VIOE VIOE YAAAA HUUUUU HAKA NIXI EE KUNAAAC NACABKA SOMALIA 🇸🇴 HAJABO
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 Ай бұрын
😂😂😂😂😂 Caadi maahan wariyaha waxase kasii daran iditerka oo aan kasoo goyn warka ah Waraa waaba iska galay warka😁
@mcguled5038
@mcguled5038 Ай бұрын
Waraa waaba iska bilaabee. 😅😅😅
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 Ай бұрын
Inta Aad Dalalshisheeye In. Aay. Wax. Idiin. Qabtaan Aad Ka Sugaaysaan Isnooleeyo. Oo. Nin. Denbe. Wadani. Ahaayn Yaan la. Doorman. Hunguri. Ayaa. Soomaalida. Dishay Siyaasiyiinta Khaayimaanta ah Qabiil Haku. Raacina Duli Ayaad Sharaftii Soomaaliya Ka Qaadeene
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
MAXAAA KAAAA KALAY SOMALIA 🇸🇴 ZXB WARIYE QOXOOTI DABO DHILIF AKUWA SOOO ITOOBIYA AAAD NADABWADOO WAR YAAA ANA SOOMALI AYAAAN NAHAY HANOGA SHE KAYN CADOWGA ITOOBYA
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Voa iyo bbc waa basaasiin iska ilaaliya
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Ай бұрын
Kamaala haaris hadii aan ladooran mareeykanu waa cunsuriyiin eey yuhuuddo iska maamulato oo hadba sidii eey doonto eey u hageeyso
@AHMEDAbdi-sl9mm
@AHMEDAbdi-sl9mm Ай бұрын
Snm tii hadi eey maqlan turkiga aya sosocday. Xeebaha soomaaliya. Muse idoor Xaar ku waalo
@husseinquavo3450
@husseinquavo3450 Ай бұрын
Qebta farsamada qalad ka jiro iska hagajiya
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 Ай бұрын
Maraykan ayaad joogtaa car ka hada yuhuuda nacalada ah, walaalahay falastiin dhibka ku haya
@abdibasid7161
@abdibasid7161 Ай бұрын
Waxan Ayaa lagu Leeyahay Waa idaacad Caalami Ah Oo La iskaga Dhexqaylinayo Oo Maxa loo Jeri Waayqy 😂😂😂😂
@MohmedSaleman-uv8lz
@MohmedSaleman-uv8lz Ай бұрын
Hilmaan hadal kuma jiro
@sahrahuseen5307
@sahrahuseen5307 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
WARIYE DOBA DAA U DHIGOO ITOOBIYA QUSHAAASH HANOOO GA SHE KAYN CADOW YAGAA ITOOBIYA VIOE VIOE VIOE WARIYE DABO DHILIF FAKIN FAKIN HO RAAN KUGU SHEYA ITOOBIYA
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 Ай бұрын
Wiji dugaan lataliye lagu shego waa nacas benalle ah
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge Ай бұрын
Kkkk huka hadalkiisa amaadlkar WAA DOWLADEENE CADAALD YAAN KAGABagNagey
@aliguha199
@aliguha199 Ай бұрын
Kkkk waa iska bilaaway
@nuradinhassanadan5141
@nuradinhassanadan5141 Ай бұрын
Waaraa waaba iska bilaabay lol😅
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Kan isku shegayah lah taliyah moryan xasan waa haragih Tplf kkk
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
Ceebey tacaal voa
@abdulahishiiq
@abdulahishiiq Ай бұрын
ma ogen miyaa
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
WARIYE DOBA DHILIF ADI GUU LASAMEE XIRIIIIR ITOOBIYA QUSHAAASH CADOW YAGUU 1960 1977 2O24 ITOOBIYA WAA CADOWGA SOOMALIYEED WARIYE DABO DHILIF FAKIN FAKIN
@hassanaba6333
@hassanaba6333 Ай бұрын
Maxaad kuxaaraymaysay meesha ma adaa maamula Somaliland waa dowlad kaa madaxbanaan idinka
@abdilatifali6923
@abdilatifali6923 Ай бұрын
Oops 😅
@sheekocusub2259
@sheekocusub2259 Ай бұрын
maxa iska bilaabay😮😮😮😮😮
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
WAAR BEENLYOW JOOJI SOMALILAND WAXA KAA SOO DOONMYANE
@user-oy2hu7jb9r
@user-oy2hu7jb9r Ай бұрын
Waxaa nasiib dararaa in dowlad nimada soomaaliya noqotey mid kusaleysan eex qabyaalad been iyo kalsooni darro waxadna moodaa in inuu jiro qorshe qalafsan oo salka kuhaya waxyaabihii kalifey burburkii dalka
@mussaali3842
@mussaali3842 Ай бұрын
Kuwani been badanaa ma Markan baa dimuqraadi ah ? Dadka baanaan baxaya ee la laynayo maalin kasta ma arkayaay, lacagta laguu iibsanayo xildhibaanada ma arkayaan? Way arkaan laakiin waa shaqaale aad u liita .
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 Ай бұрын
Ciidamada turkigu usoo diray dalal badan ayey dhibaato ku haysaa oo rabo inaan waligood u garbo duubnaano ??
@hanaharyen9522
@hanaharyen9522 Ай бұрын
Waxadtahay xasid qadweah owaxabagaranan kkkkkkkgyiooowtty7ioo ioophi2hjjc
WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + SOMALIA/ITOOBIYA + HAREGYSA + GALGUDUUD
15:50
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Why Egypt and Somalia are Teaming Up Against Ethiopia
10:50
TLDR News Global
Рет қаралды 197 М.
Caawa iyo Dunida
59:36
VOA Somali
Рет қаралды 123 М.
Erdogan oo Israa'iil ugu hanjabay inuu geli karo
28:09
VOA Somali
Рет қаралды 34 М.
FILO PART 121
27:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 185 М.