Wareysi: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

  Рет қаралды 103,919

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

#Somaliland #Muuse #Biixi
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareysi dhinacyo badan taabana siiyey VOA. Wareysiga madaxweynaha waxaa qaaday Sahra Ciidle Nuur.

Пікірлер: 210
@hayatabdi9205
@hayatabdi9205 4 жыл бұрын
Dowlad sidaas loogu soo juhdiyay oo loo soo samray ayaa ladooni in sifudud in lagu soo gado Kenyan kudhashay kuna soo barbaaray oo waligeey wadankale oo somali ledahay ma arag lakin somaliland waa dowlad iyo dad is aaminsan and I'm sure one day one time citiraaf waa heli sabarkeeda Allah baa siiyay alhmdullih..... Keep the journey mudane you'll reach the goal insha Allah ❤️🙏
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 4 жыл бұрын
💥🥀💯🤙❤
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
Itoobiya waxeey loo hellay Dekedda Berbera. ka waran heeeeeeeeeeeeeee ?
@AxmedShuuriye-z6b
@AxmedShuuriye-z6b 9 ай бұрын
😊😊
@AxmedShuuriye-z6b
@AxmedShuuriye-z6b 9 ай бұрын
Soomaliland❤❤❤❤
@Ccc-bc2ow
@Ccc-bc2ow 8 ай бұрын
9ĺ91
@hamdahmouse8123
@hamdahmouse8123 4 жыл бұрын
masha Allha waruhu si ixtiraam leh wax uwaraysanaysa wariye sharf lehe
@jaamacmuuse4829
@jaamacmuuse4829 4 жыл бұрын
Hogaamiyaha jamhuuriyada barakaysan muuse biixi cabdi ilaahay haku garab galo
@cabdixakiin9016
@cabdixakiin9016 4 жыл бұрын
Masha alla madaxwayne daacada alle ha xifdiyo
@Bella.Theodore
@Bella.Theodore 4 жыл бұрын
We love you 😍♥️ my president
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada aasaasiga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.
@msa_1439
@msa_1439 4 жыл бұрын
Maashaa alaah Madaxwayne Aan wadanka af iyo maskaxba ugu hiilino
@diiniofficial8568
@diiniofficial8568 4 жыл бұрын
Maashaa Allah go forward mudane madaxwayne
@soomaalidaqarniga2193
@soomaalidaqarniga2193 4 жыл бұрын
Madaxweyne Aftahan ah weeye Muuse biixi
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 4 жыл бұрын
Maansha Allaah Guul iyo Gobonimo.Mudane Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waanu ku garab taaganahay
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 4 жыл бұрын
0:08 💞💚Maxaa bbcda udiidey iney sidaa voa ixtaaramyeelto. Xitaa hadey dadkoonguri bbcda somaliga haysta fadlan ixraam yeesha. Somaliland igu yeedha kaliya wxey isku magacowdey.
@khalids3815
@khalids3815 4 жыл бұрын
Mr pretensident of Somaliland 🥳🥳🥳
@sacdamaxamed5825
@sacdamaxamed5825 4 жыл бұрын
Masha allah mudane madaxwayne muuse
@familywarsame6597
@familywarsame6597 4 жыл бұрын
Mudane madaxwayne Noolow
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 2 жыл бұрын
Asc guul Iyo gobanimo Somaliland
@jonemike3202
@jonemike3202 4 жыл бұрын
Voa somali waan dad ixtiram wanagsan sida bbc somalia maha
@siciid-naanaaysismaaciil3714
@siciid-naanaaysismaaciil3714 4 жыл бұрын
Somaliland guul guul guul guul
@nuurkaqarniga4733
@nuurkaqarniga4733 4 жыл бұрын
Muuse nin adeg
@moajiddek6172
@moajiddek6172 4 жыл бұрын
Masha allh madaxweyne
@KullioLuu
@KullioLuu 4 ай бұрын
I love Somaliland❤
@maxamuudcabdilaahi5317
@maxamuudcabdilaahi5317 4 жыл бұрын
Guulayso madaxwayne muuse bixi
@maxamuudcabdi6534
@maxamuudcabdi6534 4 жыл бұрын
Nabada baanu Ku seexanaa nabaanu Ku toosnaa ilaahay mahadii
@abdinasirabdullahiroble2633
@abdinasirabdullahiroble2633 4 жыл бұрын
Masha Allah 🔥
@wizzbaaniofficial1100
@wizzbaaniofficial1100 2 жыл бұрын
Voa Somali guul iyo gobanimo
@sadaqahmed1877
@sadaqahmed1877 4 жыл бұрын
Goaan adayg iyo guul gaadh wacan our president m b c
@jibrilmohamed1561
@jibrilmohamed1561 4 жыл бұрын
Waxan ahay nin mucuraad ku ah xukumadda lakin taasi micinheedu maha inan qarankayga aan ka soo horjeedo madaxwayne waxad thy muunadii qaranka hore u soco halyey
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 2 жыл бұрын
Somaliland guul
@abdiqanisaleban2713
@abdiqanisaleban2713 4 жыл бұрын
Aad iyo aad wllshy sahra shirwac 100 100 waan ku taageernaa runtii iyo Voa dhamaan weriyayaasha VOA waad mahad santiin 100 100
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Ай бұрын
🎉🎉❤❤ guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ♥️♥️
@guleedhaaji6813
@guleedhaaji6813 4 жыл бұрын
Reer somaliland subscrib iisar wll
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Somaliland history. Laga soo bilaabo 1884 ila 1948 wakhti Qaybsiggi geeska African. Somaliland . Sida ay qoreyso taarikhdu somaliland waxay soo martey dhibaato tiro badan laga soo bilaabo 1948 ila 26June 1960 upto 18may 1991 somaliland waxay soo martey dhibaato tiro badan oo lahaa hawlo kala wada duwanna. Sikastaba wax ha u soo dhacane waxaa hubaal ah in ay somaliland gaadhi doonto horuumar Dhakhso wakhti dhow sida u sheegayo madaxweyne muse bihi. Dhaqaalaha jsl wuxuu soo maray meel aany Gaadhin wadamadda jaarka la ah somaliland in every sector. Marka aad qiiyasto sida u sheegayo madaxweyne muse bihi waxaa ahmiyadda kuwad la Siiseya wax soo saarka sida cuuntadda kala duwan sida. Qamadiidda Kaluunka Hadhuudhka Macdantaa Biirta. Xoolahaa. Biyo joojinta. Somaliland waxay ka soo horjeedda kuwa wada musuuq masuuqa ama corruption iyo jirintanka jsl. Jsl waxaay gaadhey meel aany gaadhey dawladdaha jaarka la ah somaliland sida dimoqoradiyaddi isku Fiilanasho a sii looga marmo Baryadda calaamka. sida kale dhinaca siyasaadda somaliland ma hayso cid ay kala hadasho arrimahaa somaliland iyo Somalia uu dhaxeyaa. Sida kale waxaa jira kuwo ku jira golayasha qaranka ama kuwo sheegta in ay yihin Salaadin oo inta badan ka sheegeyaa siyasaadda wada hadalaadda somaliland iyo Somalia oo aan xaq u lahayn In ka sheekeynaya wada hadalaadda somaliland iyo Somalia in ay Salaadinta iyo qabyalaada. Somaliland uumma taal waxaa la yidha aqoonsi calaamka .arrintasi waxay u taal calaamka haddi ay aqoonsadan somaliland iyo haddi kale. Thank you. Ibrahim Omer.
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 жыл бұрын
Thankz sxb in taariikh da sidaa loo bartas wa muhiim
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax LACAG ah. SNM-tii aad ku raacdeen heebta Qabiil maxeey soo kordhisay ?
@farxaanaxmedclaahi6974
@farxaanaxmedclaahi6974 4 жыл бұрын
Aad iyo aad sxb dalkaagu difaac buu kaaga baahanyahy
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
@@farxaanaxmedclaahi6974 Dekedda Berbera ee iska dhuuqeeyso Amxaarada wax ka qabta.
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 4 жыл бұрын
bbc du waa cunsuriyin lakiin voa waa idacad sifican dhaxdhaxad u ah mahadsanid voa
@shaficiali6533
@shaficiali6533 2 жыл бұрын
Muuuse madaxwayne jir oo joog Muuuse biixi abdi xildiid HE economy has been 🦵 Somaliland 🏦
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 2 жыл бұрын
Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah
@hubsiimojslhubsiimojsl6975
@hubsiimojslhubsiimojsl6975 4 жыл бұрын
Geesi qaran
@hussindahir3557
@hussindahir3557 3 жыл бұрын
Asw. M.muse bixi Abdi ha noolaaado iyo SOMALILAND mashallah
@saynabhassan6786
@saynabhassan6786 4 жыл бұрын
Warka iyo hadafka zland wuu cadyahay mahamah zoomaliyeed yaa ahayd( shan farood cadceed ma qariso )marka faraha soo maliya qarimayso soomalind
@maxamuudcabdi6534
@maxamuudcabdi6534 4 жыл бұрын
Mnsha allaha
@mohamedahmedmouse572
@mohamedahmedmouse572 4 жыл бұрын
Madaxweyne muse biixi halyey qaran
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
Itoobiya waxeey milkisey Dekedda Berbera. soo looma OOYIN MAXAMED SIYAAD BARRE ?
@janadunia2950
@janadunia2950 4 жыл бұрын
16:08 Madaxweynuhu si fiican ayuu ugu jawabey naagtan is indho tiraysa Horta maxaa loo diidan yhy Inan ahayn laba dawladood imanka laydinka qaad wa wxd Ka heshan☝️
@majiidbeeroofofficials54
@majiidbeeroofofficials54 4 жыл бұрын
Guul SOMALILAND insha allh
@abdoa7191
@abdoa7191 4 жыл бұрын
Madaxweyne Muuse Biixi runtii waraysigii laga qaaday jawaabihii uu ka bixiyay si fiican ayuu ugu guulaystay. Anigu waxan ku qiimayn lahaa 90%.Waxan leeyay hambalyo madaxweyne.
@janadunia2950
@janadunia2950 4 жыл бұрын
10 mxd ula hadhey wlo hhh Allah hainoo dhowro dalka iyo dunyada
@khalidhussein8408
@khalidhussein8408 4 жыл бұрын
Sonalaliland gurayaha dadka dhistay lkn doorki dawlada xaga dhimaha magaalooyinka ayaa la tabayaa intaana insha allah way iman
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
saxaarahaas Hargeeysa joogeeysaan ilaa QIYAAMAHA.
@wizmustafa2646
@wizmustafa2646 4 жыл бұрын
Bbc waa kalaab naceeb hormarka somalilind guuuuuuul
@isramohamed2527
@isramohamed2527 4 жыл бұрын
Geesi weeye muuse biixi cabdi
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Viva Republic of Somaliland
@nimoahmed5120
@nimoahmed5120 4 жыл бұрын
Waa wax laga naxo waxa dad meesha ku amaanayo Muuse qabiil. Waar aduunkaynu ka hadhnay. Bal wadankaynu ku noolahay eega. Musuqmaasuq, jidad la’aan, qashin, caafimaad la’aan,..... Qaxootibaynu aduunka ku dul joognaa, markaasaa marba mid qabiil lagu difaacayaa. Waa qod nasiib daran qofka somali ka dhashay.
@yanyuur
@yanyuur 2 жыл бұрын
Waxaa u dheer intas muse dhibaatada uu ku hayo Somalia .. alshaab asagaa hubka siiya
@mohamoudabdiguure296
@mohamoudabdiguure296 4 жыл бұрын
ictiraaf Somaliland Ka Dheer Inta Xafiiska Aaad Faddhido....
@minauhmeth1091
@minauhmeth1091 3 жыл бұрын
Guul guul sland
@xamsecaan3800
@xamsecaan3800 3 жыл бұрын
Waaa LIPAH NIO ANUU WAN KU WATA MUDANE WAX BADANA WAD QABATAY KEEP GOWING MUDANE SIDAA KAGA HAY WLLHI ...WAN.KUGU.RAC.SANEE ..
@maxamedcali7432
@maxamedcali7432 Жыл бұрын
Subaxanal ilahaya umada haku dhafoyo
@abdullaahiartanshurie6614
@abdullaahiartanshurie6614 4 жыл бұрын
Horta midnimadaan maxaa la isugu wareerinayaa hadii reer hargeysa dan u arkaan iney go aan haloo fududeeyo anagana teenaa naga badan
@daarulkheyrofficial7047
@daarulkheyrofficial7047 4 жыл бұрын
SUURATUL AN NABA. ILA DHAGEYSO.kzbin.info/www/bejne/qKuTpmOdbKaIg7s
@Opdyshakour_aLi_Atem
@Opdyshakour_aLi_Atem 4 жыл бұрын
Geesi idheh
@AbdirahmanWarsame-uc6gc
@AbdirahmanWarsame-uc6gc Жыл бұрын
Madaxweynaha Somaliland Daliishiisuuh -iisu waa yar.
@cabdikariiniid3653
@cabdikariiniid3653 4 жыл бұрын
Warunti dawlada ugu wayn ee maraykanka ayaaba laga cabanaya
@cabdifataxobsiye9805
@cabdifataxobsiye9805 4 жыл бұрын
Masha all
@mohameddacar
@mohameddacar Жыл бұрын
Biixi❤❤❤ogri xaaray😊
@XuseenMaxamed-w6z
@XuseenMaxamed-w6z 9 ай бұрын
Quruxeey maad ka meedhi xaarka😅😅😅🎉❤❤
@userridsh2148
@userridsh2148 2 жыл бұрын
Weeew legend of the legend 💯 💚💬❤️ 💚💬❤️
@kaabeaaa8933
@kaabeaaa8933 4 жыл бұрын
Mnsha allah madaxwayne Allaha ku shafro cimriga iyo cafimadkana Allaha ku barakeyo dalka iyo dadkana allaha inoga ilaaliyo isha iyo carabka xaasidka guul viva somaliland
@alinuromer5876
@alinuromer5876 4 жыл бұрын
Somaliland President Muse Bihi Abdi.
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 жыл бұрын
Wadanku horumar badan ayuu gaadhayi .mashalah mashalah dadkaagoo isku duuban ayaanu hayisanaa. Waxaanu nahayi wadaniyiin
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Waa in dhulbahante puntland indoor u dhaaftaa oo axmed karash waa inuu hargaysa ka shaqo doontaa oo dhulbahantoo dhan puntland waa in laga saaraa Marka laga reebo garaadadeena siciid harti si ay xilkii dhulbahantaha xaqiray ay u qaban jireen si ay inoogu qabtaan hadaan nahay reer puntland oo ducadooda aan kala harno adeerayaal garaado ilma siciid harti waayo ma rabaan inay iidoor adoon u noqdaan iyagoo tolkood harti rabo iyo makasta tolkooda harti la nool oo boocame iyo tukoraq waa in dhulbahante laga raraa iyo inta puntland la dagsiimaysata oo puntland iyo indoor buffer zone laga dhex sameeyaa oo cidii soo gasha buffer zone-ka digaandigaha laga dhigaa iyadoon cidna lagala tashan oon arxan iyo somalinimo iyo islaamnimo iyo tolnimo iyo ehelnimo midna loo galin oo wataas saqajaan sida la isaga gooyaa oo wuxuu yahay loo baraa. Barasha horteed ha nicin reer puntland oo dhulbahante ka maqan yahay oo iidoor iyo dhulbahantow ha nicina Dani waxaa laga yabaa inuu naag idiin noqdo iyo waxaan dhaamin amase puntland xuduudkeeda wuu nadiifin sidii puntland lagu yiqiin. Geelii la dhaqay qaalmihii dhoofka laga keenay dhabayaco majeerteen miyaa loogu dhici waayey oo karash xeerada kunteeda ayuu garaacay ee waa in xeerada lagu jajabiyaa oo waa taas meheradiisu oo Ninaan shantaadu kaa reebin walaalow Kuguma daayo oo fiiri haddii naagtaadu ay nin kale danayso oo uu hadba sanuud ku sasabto waxay kugu noqon tacadi aadan waligaa xal u helin oo markay halkaas kula gaarto waxaa kuu fican tubta qaado ah waxaadan maarayn karayn ma lihi ayaa dhaanta oo dhulbahante wuxuu noqday afo iidoor oo sandareerto lagu saarto so puntland intay ku jabi lahayd shimbirtaan iidoor haw siidayo si ay ramato oo taasi puntland xal weyn ayey u tahay.
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 жыл бұрын
Madaxwayine waa geesi waa nin hantida qaranka ilaaliya maha tuug
@mawlidabdi643
@mawlidabdi643 4 жыл бұрын
Madaxweyne waayo arag ah mudo badan wadanka joogay waxaanu yahay xogogaal dheeraada ah maanshaa allaah waxaa weeyaan waraysi taariikhiya Guul Jamhuuriyada Soomaaliland
@xamdaadaan1534
@xamdaadaan1534 4 жыл бұрын
Somalilan guuuul guuul
@riyaadxuseen1578
@riyaadxuseen1578 4 жыл бұрын
Madaxwaynaha muuse biixi Candi adiyo ad bad umahadsan
@riyaadxuseen1578
@riyaadxuseen1578 4 жыл бұрын
🇬🇶 soomaaliland hanoolato
@handuleidiris6152
@handuleidiris6152 4 жыл бұрын
voa waxay dhaantaa bbc
@catoshproduction150
@catoshproduction150 2 жыл бұрын
NIN HOGANKISA LAGU TASHAN KARO WAXAAN ALLE KUWEYDINAYA CIMRI DHEER
@ibrahim1farah424
@ibrahim1farah424 4 жыл бұрын
Muuse biixi.waa geel.jire aan.aqoon lahayn jaahil.
@Wadani1988
@Wadani1988 4 жыл бұрын
adeerkaa dani amaa siyad bare waa ninka ciilay muse snm
@mocharles5641
@mocharles5641 4 жыл бұрын
Ma ciidankiisii baa hooyadaa kufsaday waadigan cuqdad u qabee
@ridwanmohamed851
@ridwanmohamed851 4 жыл бұрын
aakhiro nimaan geel lahayn lama amaanayn waa geel jire waa aqoon yhn waa duuliye waa cornayl waa muhajid geesi ah oo aan gaban ilaahay ba mahad is leh madaxwayne nooga dhig mujaahid madaxwayne muuse biixi cabdi xildiid bal wakaase qudhmuunka qudhmunka dhalay ee aad la so cararto taariikh ha ku gaadho muuse biixi cabdi somali maxamed maanta cid ka waayo aragsan ma nooola baaba seexo markaasi
@hamdahassan3685
@hamdahassan3685 9 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@awenoolays6540
@awenoolays6540 4 жыл бұрын
Waxaan halkaan iskula qaybsanaynaa akhbaar magaalo madadaxda labaadvee somaliya, hargaysa naga soo gaartay 9\10\20 20 saacada somaliya labadii duhurnimo. Waxaa awe noolays social mediya loo sheegay inay dhab tahay inuu dhintay ex prime minister of somalia, the correct president of khatumo state of somalia Professor Ali khaliif Galayr. Allaah haw naxariisto marxuum professor Cali Khalif Galayr. Waxaa geerida Madaxweyne Professor Ali khaliif na loo raaciyey in geerida professor Ali ay ka danbays madaxda somaliland gaar aan kuwa iidoor. Waxaa na loo sheegay in professor ali iyo madaxda iudoor ee somaliland ay isku mari waayeen oo isku af dhaafeen waxay ugu yeereen somaliland la wada leeyahay oo khaatumo qayb ka noqoto. Marxuum professor Ali Khaliif Galayr iyo madaxda iidoor ee somaliland waxay isku diideen qodobo badan oo cali u soo bandhigay madaxda iidoor ee somaliland taasoo falfatay noloshii Ra-iisul wassarihii hore ee somaliya iyo madaxweynihii hadda ee dawlad goboleedka Khaatumo Professor cali Khaliif Galayr. Waxaanu waydiinay sidee ku ogaateen arintaan xasaasiga ah. Waxay yiraahdeen xo ogaal xaadir ahaa ayaan nahay. Waxaan waydiinay sidee wax u dhaceen? Waxay yiraahdeen Marxuum Professor Ali Khaliif Galayr markii uu diiday inuusan qaybka noqon karin waxay qodabadii ay madaxda iidoor u soo bandhigtay ee ku saabsanaa somaliland wada leeyahay ayey ka gidaadeen oo go'aansadeen in Marxuum Professor Cali Khaliif Galayr la badalo mooyaane inaysan suurtogal ahayn somaliland ay daarood iyo iidoor wada leeyahay sidaas darteed ayey ku go'aansadeen madaxda iidoor in Marxuum Professor Cali Khaliif Galayr qabri 6 dhudhun ah la dhex dhigo wakhti aan ka fogayn wakhtigii uu diiday waxay u soo bandhigeen iidoor. Waxaan waydiinay sidee Marxuum Professor Cali Khaiif Galayr iidoor u dileen oo maxay ahayd sababtu? Waxay yiraahdeen: Madaxda iidoor waxay hoos u anartay in Marxuum Professor Cali Khaliif la dilo oo loo dilo si doqon ma garato oo aan marna la malayn karin. Waxay hindiseen in lagu dilo Coronavirus-19 oo markaas ka din waxaa loo diray qof Coronavirus-19 oo u adeegay oo si kas ah ugu neefsaday ilaa uu hubayey Cali khaliif Galayr qaaday Coronavirus-19. Waxay yiraahdeen markuu professorku xannuunsaday waxaa loogu yeeray dhakhaatiir oo waxaa loo muujiyey kaalmo heersare ah si aan isaga iyo cid kale toona u dareemin waxay sameeyeen oo way dhacday taasi and It was well done. Waxaan taan ka dib sidee Professor Galayr looka tacaalay? Waxay yiraahdeen waxay madaxda iidoor amartay in loo dadaalo kaalmada caafimaad ee professor laakiin ay ahaato dadaaal lagu indho sarcaadinayo dadku si aysan waxba u garan oo xitaa waa la yara daahaahiyey si xannuunku jirkiisa ugu faafo iyadoo la fulinayo amarka madaxda iidoor. Waxaan waydiinay miyey dhacaday inidoor musiibadiisa u adeegsaday shaqsiyado daarooda ay u si ay coverup ugu sameeyaan waxay ku faleen marxuum professor Cali Khaliif Galayr? Waxay yiraahdeen taasi way jirtaa oo waxay ahaayeen kuwo aan waxba kala socon dhaawacay iidoor u gaysteen Marxuun professor Cali Khaliif Galayr. Dabeed maxaa dhacay? Waxay cali oo aan dhiman oo aan noolayn ayaa jigjiga loola cararay halkaas oo iidoor filayey inuu ku naf waayo oo uu ku dhintay. Waxay ku dareen iidoor hadana hawada ayuu ku fidiyey dacaayaduu ku leeyahay Professor Cali Khaliif Galayr itoobiya ayaa lagu dilay oo itoobiya somali badan ayey laysay oo ay ka mid yihiin sangub, cawke iyo cali khaliif galayr oo haddana waxay warinayaan Cali khaliif galayrkay dileen inay u dhigayaan duugid caam ah oo somaliland iyo mid iidoorba si ay daarood gaar ahaan dhulbahante indha uga cabeeyaan. Ri walba shilalkay isdhito ayaa lagu qalaa, dhiloba isheeda ayaa loogu galmoodaa, qofkii lagu karo ayaa lagu kaadshaa, walaalkaa quud ku doorsaday walaal ma aha, Allow Alle daarood ba'ay, intaas markay dhaheen ayey ku dareen ra-iisul Wasaare Professor Cali Khaliif Galayr wuxuu ahaa waayeel tol waayey oo iidoor someeyey oo ay farxad iyo rayray iyo tumasho iyo jeesjees ku abaal mariyeen iidoor. Saan waxaan waydiin daarood wax jira oo isha laga faashado miyeysan ahayn? Waxay yiraahdeen daarood waa atuu rag ahaa laakiin daaroodka maanta waa hunguri ku garaadle.
@awenoolays6540
@awenoolays6540 Жыл бұрын
Muuse biixi cabdiyow jabtaye markay geegaan somalidaad laysay ay kuu banayso oo xoogaga somalida eaqooyi gacan ku dhigto adiga iyo labadaada wiil ee gabadhaha isaaqa sidii awr baarqab geel ah kuway arkaanba abaahiyoo oon u kala aabayeelin intaan kacsi ka dhamaanin oo shiikhad iyo shariikhad iyo wariso iyo waayeel haween midab kaba taginin oo special need ahoo tuute aabahood gabdhaha isaaq uba galiyey oon garaad iyo aqoon iyo danqasho toona aan lahayn eeydaan iska waaqlaysa ee heedhe muuse biixi cabdi cadbisilow iska carar intaan cad cad laguu kala goosan oo war carar oo carar habrtaada la carar oo wiilashaada la carar oo halkaas khadra xayd qaska u carar oo dhex gal iyadaa naf iyo naruuro kuugu filan inta goori goor tahay fuuliyo dulowdaye, war iska carar waxba kuuma harinine ee carar oo qaska khadra xayd ku carar oo ku dheh ismaaciil cumar geele seediyow meesha waan ku dhuumanayaa oo kaliya ee i daa ee iska keeydaa inta somalidu iska kay himaamayso.
@XuseenMaxamed-w6z
@XuseenMaxamed-w6z 9 ай бұрын
10:43 10:56 10:59 11:00
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 жыл бұрын
Tol iyo taag nin leh miyaa cid kale tabar iyo taagba ugu faanin, tol iyo taag nin leh miyaa mujrim jeegada dharbaaxo uga tuminin oo shaankuulana kuba dilindilaysiinin isagoo jeebo lagu heegay oo nin qaran leh miyaa qawlaysato qoolba ay gashanin oo qaaqba kaba siinin oo nin raggiisii xaadir yahay miyaa isagoo jeenyaha ka xiran inan gumeed jirkiisa sigaar kuba daminin oo ugu dhaaran cadowga somalida oo aamxaarka ah iyo gaalada iyo bonaystayaasha iyo dhilaystayaasha iyo qoomuluutka abaarso iyo barwaaqo iyo guriga hidaha iyo dhaqanka iyo kaniisadaha iyo meelaha kale ee kuwaan loo qariyo ee hargaysaad ayaan ardis-sababa kuu gaynin oo caantayno ayaan kugu gadanin si aad adoon ugu ahaato oo silsilado iyo shakalo lagu heenseeyo oo nin tol leh miyaa afadiisii oo aqalkeeda joogta oo saq dhexe sariirteeda jiifta amarkeed la'aan sumalo khasab ugu galinin oo geesi gacan uga dhiidhiya laga waayey afadaas kuway u dhaxday iyo kuwii dhalayba oo naxdin darteed ilmihii uurkeeda yiil deg deg dibada uga aaday iyadoon dakhtarba loo gaynin oo nin tol leh miyaa khaniis shisheeyaad dhulkiisa ugu tumanin oo nin tol leh miyaa adoon xun oo Allaah diiday amar ku bixin in qarqarsi iyo qoofal xaniyaha laga galiyo oo nin tol leh miyaa khaniis dhilayste, boonayste, kufaar muuse biixi cabdi miyuu oran karaa cabdimalik muuse coldoon wayga daba hadlay oo qoomiluut ayuu xoolo ka liite ku sheegaye asaxaabtayeey ceego hawada uga qariya oo nin tol leh miyaa gaal iyo khaniis iyo dhalayste iyo boonayste oran karaan coldoon soo dhiiba oo nin tol leh miyaa caro iyo ciil faruuryahiisa cuninin oo nin tol leh miyaa ku kufaar iyo khaniis iyo dhilayste iyo mujrim ugu wada talinin in la duroo meelaha waalida lagu tuuro oo uu waligiis raamaysto oo mumin coldoon miyuu mumin kale waayey oo walaalki u dirira oo Xaqqullaahi ku difaaca oo waa maxay xumaha uu falay cabdimaalik muuse coldoon, haduu xuntii reer hargaysaad islaam uga waramay oo idiin sheegay kuwiina aan xoogaana ka ogayn oo ma xumaan baa hadduu shacabka somaliyeed ee hargaysaad runta deegaankooda ka jirta uu u wada wariyey oo xumaanta lagu wasakhaynayo diinteena islaamka ah wanaag in lagu saxo uu dalbadoo ku dhawaaqay oo taasoo khaniis, kufaar, boonayste, dhilayste, muuse biixi cabdi uu qoomuluutnimo iyo dhilaysi iyo boonaysi iyo kufaarnimo iyo fusuqnimo kala weynaatay islaamnimo iyo suubanaan oo isagu xaaraantuu dhuuqaayey ee ahayd 37 milyan ee american dollarka ahayd ee looga gatay iskuulada abaarso iyo barwaaqo iyo kaniisado iyo guriga hidaha iyo dhaqanka hargaysaad in fidno lagu fidiyo oo isagu uu iska fashiliyey sharrkiisii sumal qoslaaye oo xumaantii uu falayey Allaah feeraha ka dilaacshay oo isagu banaanka iskeenay siday somalidu dhahdo (doqontu xarigii lagu xirxiri lahaa suxuladeeda ayey ku sidataa) oo inta mediyaha soo kor istaagay ka yiri xaaraanta hargaysa ka jirtaa waw fiican tahay reer hargaysaad sida dugsiyada abaarso iyo barwaaqo iyo kaniisada iyo guriga dhaqanka iyo hidaha hargaysaad ee khaniisiintu isku fuusho. Ninka ragga ah saddex jeer ayuu qarqaraa: 1) markuu dhasho waa qarqaraa oo hooyadiis ayaa dhabta galisa oo halkaas ayuu ku qarqaryo beelaa, 2) markuu guursado waa qarqaraa waayo xil culus ayuu xanbaarsaday oo xaaskiisa iyo ehelkiisa ayaa qarqaryada ka ba'iya iyo mar sadexaad waa marka qisaas loo soo xirxiro sida cabdimaalik muuse coldoon maanta haysata oo qisaas aan waxba dhaamin oo waxaa qarqaryada ka bi'iya tolkiisa oo maal iyo muruqba ku furta oo maanta cabdimaalik muuse coldoon ma haysto tol iyo muuminiin iyo qaran ka celiya khaniis, dhilalayste, boonayste, kufaar, faasiq, fadaro, najaas muusa biixi cabdi iyo xulatadiisa xumaaday xoogag xakamo ka galiya ooy uga baqi karaan oo uu isleeyahay muuse biixi cabdi hadii aadan coldoon siidayn cududda tolkiis ayaa halkaas qoodha kaa jabinin oo uu ka cabsan karo mujrimkaan waayeelnimo qooqa ku dufaysan oo uu waayey mumin coldoon tol iyo cid kaleba oo cabdimaalik muuse coldoon caawa soo furata oo waa taas sababta coldoon u xiran yahay oo ah sidee ayaad ugu hadli kartaa Xaqqullaah oo hadli aad ka hadsho ogow muuse biixi cabdi ayaa qool sagaaro kugu ceejin. Yaahuu yaahuu yaahuu b
@mohamoudabdiguure296
@mohamoudabdiguure296 4 жыл бұрын
Doqontu Qaddar Alle Ayay ku Meeraysataa. Abti Muuse Haddii Siyaasada Guduhu Kaa Xummaato Ta Dibaduna Way kaa Xummaataa waxba Ha Eedayn Somalia Siyaasad dhammays Tiran Ayay iib Geeyeen ee Adigu mudane Madax wayne Gudahaaga Hagaaji. somalidu Waxay Ku Maahmaahdaa Midgaantu Inta Ay Guddo Kale Ku Jeedo Ayuu Guddoheedu Qudhmaa....
@somalimohamed3417
@somalimohamed3417 3 жыл бұрын
Hadey ogaan lahayeen reer Hargeysa Muuse qofkuu yahay. Ma ogtihiin inuu Muuse mas´ul ka yahay dhibaatada soo gaartay reer Hargeysa. Muuse waa ninkii ka mid ah argagixiska SNM oo rabtay iney afduud ku suubiso Siyaad Bare. Intaadan dhihin sidaa baa nala yeelay. Ogaada marka hore sababta uu Siyaad Bare dagaal ugu soo qaaday Hargeysa. Muuse iyo Siyaad labadooda ayaa dhiiga somlaiya baxshay
@baariyare5995
@baariyare5995 4 жыл бұрын
Somaliland hadaan nahy waxaanu khaatiyaan kaataaganahy Covid19 iyo Musse17. Nin Ciidan ahaan jirey oo dagaal sokeeye soo gali jirey Oo siyaada waxba ka aqoon. Muuse dadka xoriyada sii Oo ha hadlaan qabqable inaad tahy shaki kuma jiree Boorame 700 ku dishey aaakhira la is waydiine.
@mocharles5641
@mocharles5641 4 жыл бұрын
Adiguba waadigan hadlaya ee in laguu daba galo halkad ka soo qorayso oo lagugu dsro kuwaas uu hore u laayey bay ahaud markas baa sidasd sheegaysaa run noqone
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
@@mocharles5641 Oromada ku soo badaneeysa Hargeeysa wax ka qabta. Oromada saamiga ku yeellaneeysa Hargeeysa wax ka qabta.
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
@@mocharles5641 ictiraaf iyo aqoonsi ha fillina. Itoobiya milkisey Dekedda Berbera.
@SalahWarfa
@SalahWarfa 28 күн бұрын
war aamus jaagus yahow ee nagaha u geen jaray nagaha siyad bare nacalad baa ku talo aniga iyo waxiu ku dhalay.
@samiyaaboosexashi5795
@samiyaaboosexashi5795 3 жыл бұрын
goboladii waqooyiga soo siyaranayaaaa kkkkkkk
@mohamoudabdiguure296
@mohamoudabdiguure296 4 жыл бұрын
يا أيها الذين آمنوا لم تقولون ما لا تفعلون كبر مقتا ان تقولوا ما لا تفعلون.... muuse Biixi Waa Madax waynihii Ugu Horeeyay Ee Wadanka ku Celiyay 1991...
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Inay idor (snm) qaaday jidkii jahannama ay ku galin lahayeen shacabka somali waqoyi ku nool wataas abaarso & barwaaqo & guriga hidaha & dhaqanka ee hargaysa & kaniisadaha hargaysa & melaha la midka ah oo buugtii qomulutka & galada & dhilaysiga & bonaysiga iyo munafiqinta lo soo dhigay maktabada iskuulada & magaalooyinka si deg deg logu badalo dhaqanka somaliyed ee islaamka ah si idor deg deg ugu galoban oo sanad ka dib 40% galo aan afsomali aqoon loga dhigo oo u badalaan oo somalinimo loga tirtiro hadana yabka yabkiis dhulkii somaliyed sheeganaya oo UNO in la hor geeyo iyagoo sheeganaya inay somalida ka diin iyo luqaba gadisan yihiin sida South sudan loogu aqbalo dawlad gooniya balse ma ka Socon dadka somalida oo dhulka iyagu iska Leh taso isaq kiisa muslimka dhabtii khatar galinaysa wayo gumad aan naxariis lahayn ayaa ka dhalanaya oo somali waad garanaysaan markay isku raacdo difaaca dhulkoda inaysan u kala Harin oo afweyne waxad ka sheganaysan ma badna lakin taad somalida Hada ka rabtan ayaa dabar gooynina ah oo hadba naag idorta aad ku daraysan mid somalida hor orda sida Ina faroole iyo deni iyo Cumar gele ma idin ka celin doono umada somaliyed mid naag idora wataa oo "diversion" ah ma dhici donto oo darod ahalu bayd ah oo Nabi Muxamad scw isku dhiig yihiin ayaa jamhado kala wataa idin soo weerari doona UNO & cid kale toona ka war qadan rabin sida Alshabab ka sii daran oo idor seeraha somalida ka sifaynaya, heshiis & afgarad aan UNO iyo Cid kale tona waxba ka maqleyn oo ah haraqlayso doofaarta idorta galowday oo idortu magaca idor & citirafdon ay aduunka ugu necban donan sharrkii uu gaystay. Qabilka nugulo Allaah & rasulkisa diidano, niyad Janka snm ah & kufaar muuse biixi cabdi iyo xulatadiisow isnacaa kolay nuurkii Allah & somaliya nacdee seeraha somaliya ka soco isaga suura waligii oo ha soo noqonina waligii somalidu idin dono maysoo waxay diyar u tahay inay xididadina siibto inta goori goor tahay munafiqin yahay Allah. Garxajis, culimada, somalidon Kuma jiro 19
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 4 жыл бұрын
Bal sheeg , sheey qudha oo aad qabatey ,hadaad run sheegayso
@cashaibrahim240
@cashaibrahim240 2 жыл бұрын
guul soomaalilaan I shallh
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 жыл бұрын
Aftahan! Waa ninka xagga codkornimada labeeya Cigaal A.HN.
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
War yaaaaabka yaabkiye iidoor miyaa majeerteen maanta laga qaban waayey oo Garoowe dushiisa miyuu kaaaaaaareyaal gumuc dilaa ah afka uu uga soo buuxay Garoowe deegta uga saaray yaaaabka yaabkiye oo marjeerteen daqasho iyo dadnaba loogagaba waayey oo majeerteen ma wuxuu sugaayaa inta kaaaaaraha innan gumeedka iidoor baraxleey uu buurayada geeyo oo gambaleeyda majeerteen ba'aye bakhtihaal dhalay maxaa helay barqo laba ooydo oo majeerteenow inta iidoor tukoraq (bfur zone) fadhiyo maxaad kaloo filin hadhiinow gool lagaa dhaliye oo hohe majeerteen malay lama dabtee waa la diraaye.
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
ictiraaf iyo aqoonsi ha fillina. Itoobiya waxaa Dekedda looga dhigay Dekedda Berbera.
@sakariyemaxamud4042
@sakariyemaxamud4042 4 жыл бұрын
ayo tiin alahayow
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 4 жыл бұрын
madaxwayne go itaanka bulshada sland iskumawada raacsana markaa taasi miyayna ku noqonayn afduub dadka sland ee midnimada Aaminsan miyaynase xaq ulahayn in afti laga qaado. si loogu diirado gu itaan ama midaw. mida kale jawaa bahan adag ee wada qalafka ah waa laga fiican yahay somali waa dad isku af isir iyo diin ah sinaba umakala maaranto ayaan aamin sanahay muusoow wada jirbaa guula kala gona waa jab.
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
Hadii aad Maqli Jirtey Yurub oo Caafimad loo tago , Bal Nala Daawo Dhakhtar Somaliyeed oo Imtixaan ka Qaaday Dhakhaatiirta Takhasuska Dalka Ingiriiska , Dhakhtarka oo Jooga Dalkeeni Hooyo Arin Farxad Leh Maasha Allah kzbin.info/www/bejne/mHexaqegrtlmoc0
@cabdilahiyusuf4060
@cabdilahiyusuf4060 4 жыл бұрын
Hmbalyo
@caliaxmed1875
@caliaxmed1875 4 жыл бұрын
dugsiyada
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Geelii la dhacay qaalmihii dhoofka laga keenay dhabayacooooooooooo majeerteen miyaa loogu dhici waayey oo iidoor maaruflow dhulmahantaha aad iskaba naagaysatay, maayada majeerteen ayaa mar dhaw soo jiirin hadaadan aagaa edeb kuba joogin oo uno iyo ingiriis ba'ayeey uguba yeeryeeran oo marinada hargaysaad aaran jaan bm kula dhex mushaaxin oo hadaad daarood dhulmahante iyo mareexaan maraleey kaba dhigatay, iidoorow mistake samaysaye majeerteen waa ku barin somaliya geedkeeda halka fadhigaaaaa yahay oo maranka aad kaba farandulaynayso oo maatada dhulmahante aad iska soo hormarisay oo malageedu galay meeshay door bideen mortar waa lagu gaynin oo ina canbaashihii aad dhulbahante (85 birmagayso gawrac) ku cuni jirteen aan aaran jaan aakhiro u hoyinin oo iidoorow cagtii joogsan waydaa mar ayey ceeb la kulantaaye oo dawacii (iidoor) galayr (majeerteen) cadkiis damac ka galo, galayr dawacigiii hawada waw la duulaaye oo geedaha buuraha ku dul yaal dushooda hilibkii dawaca galayr cunto waw ugu casheeyaaye, ee iidoorow miyaa mujrim falanoo marduuf qaada cunay warkiis walaal weerar kaa celinin.1
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Bukharow" Kuman caac leh, kuman caaqa, kuman ceeb leh, kuman qoomuluut ah, kuman gaaloobay, kuman garaadkii ka tagay, kuman caruurtoodii ka gaday gaal, khaniis, dhilayste iyo boonayste, kuman culimadii ciqaab iyo dil isugu darayoo oo hadana dad isula fiican, kuman islaamnimo nacay oo Allah iyo suubane Muxammad scw cay la daba jooga, kuman aan xishoon oo maal iyo mood iyo dad iyo dal iyo diin iyo wixii somali wada lahayd beecsadoo wada balaayoobay, kuman mujrim wada ah oo maankoodii ka wada dhoofay, kuman qurbaha busaarad ku leeftayoo somaliya biliqo u imaaday oon beerba reebaynin, kuman wada baahan oo lgbt wadato oo bi'iya qoonkooda iyo wax kaloo ka daran ayaa laga helay iidoor oo maantadaan lagu yaqaan beesha iidoore ee Allaahayow ka badbaadi oo baladaan ka qabo meeshaan kuubar iyo joyce ciise iyo iidoorka ay wataan beeshaan uba keentay oo baladkooda ka badbaadi balo iyo baas oo ku dhex badbaadi beesha somaliyeed ee dhalyo kuba beertay oo hadda gaal iyo qoomuluut iyo boonayste iyo dhilayste dacarta u marisay. I
@mukhtaarmaxamed3676
@mukhtaarmaxamed3676 2 жыл бұрын
Cititaf waxan ahayn nama maro
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Daarood ayaa kugu soo duulaya oo ah kan iska leh ariga aad leedahay waan goosanayaa oo ingiriis ayaa na siiyey oo ha moodin shaqsiyaadka dhulbahante iyo warsangali ee kuu soo shaqo tagay iyo kuwa raba inay deegaanadooda ka dhistaan labada dhinac oo waxa iidoor soo baryana iyo wixii somaliya iyo puntland siiso oo iska labo canlaynaya inay gooni isu taag kula qabaan oo kugu raacayaan oo run iidoor moodsan yahay qowda maqshiida balse waxba haw qabanta daaroodka sool iyo sanaag inay tiro aad gooni isugu taagto ku siinayso oo anagoo daarooda oo gobolkaan somaliyeed ka soo jeeda ayaan gooni goosad doonayn oo habarti wasow caqli yeelo oo ogow shiikh isaxaaq isagoo labo go' oo cadcad iyo labo kutub iyo ubo weeso iyo tusbax wata inuu ugu yimid Suldaan shiikh Cabdiraxmaan Ismaaciil Jabarti (adayru bi idnillaahi oo reer samaalihii hore u hikaadsadeen "daarood") xiis iyo mayd oo uu ku soo dhaweeyey oo ugu dhisay oo ugu xoolo gooyey oo uu ku magacaabay wadaadkii beelihii suldaanka daarood halkaas ugu ahaa. Dhoohane muuse biixi cabdi dhulkaad somaliya ka dagan tahay waa dhul daarood haddii aad iswaalka dayn waydaan adiga iyo iidoorka ku ayidsani waxaad iska xaadirin doontaan deegaamada biyomaalka halkaasoo shiikh isaxaaq ka soo jeeday isir iyo abtirsiinyaba oo daarood deegaamadiisa dib ayuu idiin ka soo ceshan doonaa kooyto yahay rag deegaamadiis ku kibirtay. Haddaan daarood oo dhan isgu habar wacaynaa oo kicinaynaa buulo xaawo ilaa sool iyo sanaag iyo somali galbeed iyo meel kasta oo daarood dago si ay barqo iidoor cagta u mariyaan muuse biixi cabdi tuug yahow tuugu dhalay ee quti.
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Muuse biixi cabdi iyo snm kuwani waa ardadii abaarso iyo barwaaqo ee aad ka siisateen 37 milyan ee american doollaarka ahayd qoomuluutka iyo gaalada iyo boonaystayaasha iyo dhilaystayaasha aduun weynaha ee aad muuse biixi cabdiyow adeero aad afkaaga ka qiratay markaad abaarso iyo barwaaqo tagtay oo duuban oo aadan diidi karin waayo social mediaha aduunka oo dhan ayey ku jirtaa oo aad cabdimaalik muuse coldoon aad u ciqaabto oo habrihii lahaa gabdhahayaga ayuu ceebeeyey coldoon oo lama guursan doono ee coldoon ha la dilo ha dhagaysteen gabdhahoodii waxay maanta yihiin ee hore coldoon ugu sheegay ee muuse biixi cabdi iyo snm lacag ku doorsadeen oo hada ku ooya muuse biixi cabdi iyo snm kuwaasoo beecsaday dhashiinii oo somaliland iidoorka ku waashay wataas caaqibadeedu oo kuwa aad culimada iyo awqaafta diinta islaamka iidoorow aad ku sheegataan waa kuwaas daqliga laga helo qoomuluutka iyo gaalada iyi dhilaystayaasha iyo boonaystayaasha aduunweynaha lagu quudiyo oo mushaarka looga dhigo oo laga la' yahay mid ka hadla faaxishada waqooyi galbeedka somaliya maanta taal oo wataas caaqibadii aqoonsi doonka iidoortu reer somali waqooyi galbeedow haddii aad islaam tihiin oo maanta wadamada reer galbeed iyo yuhuuda suuqyadooda nabi muxammad scw iyo islaamka laguma caayo laakiin cayda islaamka iyo nabi Muxammad scw hargaysa, somaliya ayaa lagu samaynayaa oo lagu maalgaliyaa snm oo wadamada khaliijiinta carbeed ee islaamka sheegta iyo qoomuluutka iyo gaalada iyo boonaystayaasha iyo dhilaystayaasha aduunkaweynuhu maalgaliyaan. Iidoorow yaahuu yaahuu yaahuu waad dufowdeen rag iyo dumarba ee yaahuu.m
@yanyuur
@yanyuur 2 жыл бұрын
Aabaha alshaab.. Muuse badow
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Iidoorow snm waxay dib idiin ku celisay inaad adoon ingiriis noqotaan oo aan halna garan oo inaad gun carootay tihiin oo caadi ka dhigatay afweyne ayaa na wasay maalin iyo habeenba ayaad door moodeen oo bal eeg gobanimada iyo Sharafta maxamuud saleeman intuu afweyne amase hawiye sharr ay u gaysteen iyagoo awood u Leh inay cagta mariyaan kamana hadlaan waayo afweyne buurdhuubo ayey u direen iyagoo canbar ku jafay iidoor ka mid yahay oo snm godin iyo hangool ugu dhiibay inay qooraha afweyne ku jiidjiidaan and iidoor they did it oo kuwii iidoor ee watay ciidamadii afweyne ee ku soo weeraray maxamuud saleemaan oo iidoorra ahaa magacyadoodii maxamuud saleemaan Kuma soo qaadin waayo waxay ahaayeen eey afweyne qoolaystay oo uu his qabo ku lahaa beel kasta oo uu afweyne dhibsanayey oo taas muxuu mujrimka falan ee marqaansan ee iidoor ugu yeeraa? Oo bal sheega xero maxamuud saleemaan waxaa looga yaqaan: "waa qarodaba rag oo waa la qabi jiray" oo waxay kalooy dhahaan "wixii ku helaan ka hadal ma Leh oo hawada duniduna ka harid ma leh" oo gabdhaha maxamuud saleemaan waxay dhahaan "Allaahayow cay geeljire ha iga qaadin" waayo meel aan siilkooda laga caayey waxay og yihiin inaan nin rag ah ka jirin waayo meeshii ragga somaliyeed ku hardamayo hooyooyinkooda qaskoodau waa isku caayaan oo waa ha iskoolkoolsadaan amase waa waxay ka dhigtaan hub ay ku dagaal galaan oo haddii midka aan habarti siilkeeda aan rag caayeyn waa gargar iyo baahi gabe aan rag agti waxba ka ahayn oo aan u tirsanayn oo ogow xubinta soil ee hoiyooyinku waa Sahab nin aan xabkiusa soo leefkeefin uusan aan aduunkaan la kleenin si kasta ha ISU arko amase ha isku qiimeeyeene oo Allaah Waad barakaysay "SIIL" ee nabad gali oo barakee aduun iyo aakhiraba that beautiful organ naftiisa iyo jirkiisaba in sha Allaah mid kastood beertay oo waxay wiilashooda u tababartaan inaan nin kale cadkiisa cumin oo uusan ka soo ooyin oo dhib lagdan ka soo gaarayna uusan ka ooyin oo ay tahay xaajo rag oo maalin adaa guusha wata maalina waa lagaa wataa laakiin iidoorow adigu caqligaad leedahay maanta kuma hadlaysid oo waxaa caqli Iyo maalba ka dhawrtaa gaal iyo qoomuluut iyo boonayste iyo dhilayste aduun weyne bal inay somaliya wax kaa siiyaan oo wali raadkii shiikh isaxaaq waa qoyan yahay markii daarood u baahday culimo intuu suldaantooyadiisii ku hawlanaa oo shiikhii dhalay uga yimid biyomaal iyo koofur somaliya ayaa Maanta dhashiisii sheeganaysaa dadkii iyo dalkii iyo diintii daarood iyo suldaantooyadiisii inuu gaal iyo qoomuluut iyo dhilayste iyo boonayste shisheeye u hibeeyo oo taasi waa isku dayid iidoor iyo dadnimo xumo oo iidoor ismoodsiiyey daarood inuu dhulbahante iyo warsangali iyo mareexaan Kaliya yahay sida Ina Kore iyo farmaajo kuwaasoo ah habaar daarood ku dhacay oo qoys hawiye ayaa wuxuu yiraahdaa daarood ma dhinto oo markaas moodo inaad dishay waxaad ku waabariisanaysaa weerarka daaroodkaad dishay oo oraahdaan waa Erayo maldahan oo xigmadoida wata oo mid garaad Yar ku adaf inuu fahmo laakiin waxgaradja hawiye raggiisa ku baraarujinayey inaysan say wax u arjayeen marxaladu qoto dheer tahay oo aysan ku jabin tatikada iyo sabaasha daarood ii iidoortu waxay ismoodsiisay inay iyagu dhulkaan daarood leeyihiin waayo daarood Mar ma xasuusin in dhulkaydan degab yihiin inuu dhul daarood yahay oo taariikhda dhulkiisanaba ma Varun waayo buulkaba balo daarood kama filan laakiin inan gumeed ilays (gaalnimo iyo qoomuluutnimo iyo dhilaysi iyo boonaysi iyo lacag) u baxay wax kasta ka filo oo daarood oo ku qoslaya riyada iidoor ayaa qaar ka mida dhaheen malaha iidoortu waxay akhrisatay sidii yurub ku dagtay qaarada maraykanka iyo awstareeliya oo hiyi kiciyey oo gaaladu iyo qoomuluutka iyo dhilaysteyaasha iyo boonaystataasha lacag iyo been ku harqiyeen oo ku sheegeen "yes iidoor you can do" taas maanqaaday mujruunka falan ee marqaansan ee citiraaf doonka ee labada mujrim ee falan oo marqaansan iyo awowe Ciro hor boodaan oo iidoortu matoobada u ruxdaan oo way u qaab eg tahay arintu sidaan soo sheegay laakiin yurub iyo dawlada maraykanku miyey u soo tafo xaydanayaan somaliya hadii qoomuluut iyo boonayste iyo dhilayste iyo gaaladu tiraahdo iidoor dhulka somaliya ayaan wax kaa siinynaa ee doolaha gaalo iyo qoomuluut iyo dhilayste iyo boonayste iyo lacag u soo ruxda iidoorow oo taasi waa may waayo aduunku shuruuc ayuu leeyahay oo hadana yurub iyo maraykanku waa og yihiin wadan walba cida wax ka go'aan oo waa og yihiin haday iidoor aqoonsadaan xitaa inay oodkaca canjeelada somalidu subixii ay ku quraacato inay iidoor ka dhiganayaan balse waxay siinayaan xoogaa lacag ah ooy iidoortu busaarada isaga celiyaan inta hawiye ka soo socod baranayo oo hooyadii somaliya la jaanqaadi kari doono oo Somalidu aysan doonaynin inay daahir calasow iyo cabdishakuur warsame iyo inta u dhiganta inay ka waasho iyo inta rooble busaaradu ka baaba'ayso oo ummadda somaliyeed ay iska dhagaysanayso talactalacda iidoorta taasoo somalidu mar u soo wada jeensanayso oo iidoor dhumin doonaan waxay hadda haystaan iyo xurmada somalidu u hayso iyagoo somalidu hada kula ooya wixii afweyne ku falay oo iidoortu ay qayb ka ahayd dhibkii soo gaaray, gaar ahaan snm. M
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
@A M.B kalshaale taariikhdiisa ma hayo oo hadana iidoor iyo daarood waa wiilal iyo gabadho iyo awowgood iyo ayeeydoodoo in la dilay ama la dilayo amase la rabo in la dilo amase xun lagu sameeyo ka mid ma aha canaanta aan ku canaanayo gooni goosi u hanqaltaagdooda oo ma doonayo inay iidoor waxari ka afqurunto br. Sool iyo sanaag amar ku taagleeynta iidoor ku hayo waa damaaci iyo dadnimo xumada dhulbahante iyo warsangali oo ninkii lagu karo ayaa lagu kaadshaa oo ishii laga arko ayaa usheeda lagu dhuftaa oo ri walba shilaalkay isdhigto ayaa lagu qalaa marka iidoor khalad kuma samayn oo wax awoodooda ka baxsan sool iyo sanaag kuma samayn laakiin dhulbahante iyo warsangali ishooda ayuu ku wasay oo xoogaagii ka horyimidna bursay ayuu isaga waabshay oo gaal dil, gartiisana sii, iidoor miskiin daarood ayuu helay waana ka dul tilaabsaday oo somalida oo dhan ayaa og taas oo iidoor intuu dooxmay ayuu dooxiisii inta biyo ku walaaqay dhulbahante dusha uga shubay waliba si akhlaaq xun markuu ajeendiisii laascaanood ku fushaday si uu somalida iyo aduun weynahaba u tuso in dhulbahante bahaahin yahay aan damiir lahayn sida foolxumadii ka dhacday laascaanood oo geesiyada kalshaale ee aad sheegtay miyaan iidoor hore uga laga wareegin ceelafweyn, burco, shiikh, waxaracade iwm iyo meelihii raggii rag ahaa ee garaadada harti ahaa ugu gar qaybin jireen fardaha garaatooyada dhulbahante iyo iidoor oo garaatooyadaas badaleen faratoon, baashe, indho, ina baashe iyo kan laascaanood u haya iidoorta iwm oo duqa awowgiis ahaa oromada oo la dhaho muuse biixi cabdi oo aabihiis loogu magac daray cabdi oo loo bixiyey biixi waayo jareer oromo oo xoog badan ayuu ahaa oo bixiyey biixi cabdi si loogu daro raggii xoogga u ahaa ii door sida naga soo gaartay xog ogaal ka mida jufidiisa muuse biixi cabdi kaasoo hadda ay dabada u dhigtaan nimownaagyada dhulbante ee magacyadooda kor idin ku soo xusay. daarood xaniinyihiisa iyo xeradiisa waligiis nin aan hogaankiisa hoos joogin xabad muufo ah kama hawaysan amar la'aantiis marka laga reebo ogaadeen iyo dhubahante iyi warsangali oo maaragtay Maxamed kaakin iidoor suu bahdilay xulkii iyi madaxduuntii warsangali shiikh iyi shariifba markay kula kulmeen Ceerigaabo
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Oday catataba weeye muuse ii saacadu dul saaran tahay marka wuxuu ku hadlaa waa dhuuso
@aasiyaaadan9338
@aasiyaaadan9338 4 жыл бұрын
Guusha s/land gaadhay shacabka hormud u ah hantidoda galiyay nabadgalyada ay ku faanto illahay iyo shicibka mahada leh siyasigu doorki uu ku laha muu gudan maxan booba ayuu mashqul ku yahay lakin shacab aad u fiican waxfahmaya ayay ka ciiriwayday xaqoda alla u haya
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
diyaaradda ka soo duusha Hargeeysa ee u socota Xamar ma fiirisay ? yaa saaran ? yaa buuxsha ? kuwa ka soo jeeda Hargeeysa ayaa saaran. diyaaradda markeey Hargeeysa u socota oo ay ka noqoneeyso Xamar waa cidla. alxamdu-Lillaah.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Kaftanka Siyaasada 527 oo aad u xiisa badan
42:56
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 49 М.
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
MNUDL Videos
Рет қаралды 165 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН