Itoobiya oo ka digtay hubka Masar ay gaysay Soomaaliya | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 13,333

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@Ismaaciil-b7p
@Ismaaciil-b7p Сағат бұрын
Allow u.gargaar.muslimiinta.😢😢😢😢
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 24 минут бұрын
Guul 🇸🇴 ♥️ 🇸🇴 somaliya xabasho hajabto waxi raco amxaro allah babiyo
@apdulfatahabajak3843
@apdulfatahabajak3843 41 минут бұрын
Shirka 89 aad inan somalia 🇸🇴 uga qeybgalaa illahay ka rajeena
@CadnaanAdnancade
@CadnaanAdnancade 54 минут бұрын
Somalia guul insha allah❤❤❤❤
@duniadunia7492
@duniadunia7492 Сағат бұрын
Ooo maxaa ka gakey hubka somalai ? Cajiib
@truthhurts2085
@truthhurts2085 Сағат бұрын
Somalia oo ka digtay hubka emiraat ka siiyey itobiya ayado kabaqeeyso inu gacanta ugalo fano iyo tigre
@ayannur9480
@ayannur9480 Сағат бұрын
Ethopia way ka dharagsan tahay in Askarta calool u shaqees tahay ee Ethopianka ay baxayan kuwa kale bedelayaan waa Masar. Masar Hub ayey u bahan yahiin Askartooda Maxaa muran ka keeni kara
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 56 минут бұрын
WAA SAAD SHEEGTAY ETHIOPIA HUBKA AAY KA HELEYSO IMAARAADKA WAXAA LAGA CABSI QABAA INUU GACANTA UGALO JABHADA KU KACSAN EE AXMAARADA FANO IYO KUWA TIGREEGA TBLF
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 23 минут бұрын
😅warunta walahi hubkas fano ayow gacanta ugali
@truthhurts2085
@truthhurts2085 10 минут бұрын
@@abdulkadirmohamed8285 aad iyo aad nacalada hilibka qeeyrinka aan barne waxaad mooda ineey noo heeystan state ayaga katirsan waa balan in aan kasooqaadna anagana itobiya oodhan ineey tahay state katirsan somalia oo farteey qaadanba aan kadigna madaxdeenana hurdada ka kicina
@truthhurts2085
@truthhurts2085 8 минут бұрын
@@hasnanoordeman5828sax dowkadena waa ineey indhaha furta
@jirojogow
@jirojogow Сағат бұрын
ethiopia ayida hub malin waliba somalia soo geliso oo ugu danbeysay tii ay putland siisay week gii hore plz u shega besha calamka
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 16 минут бұрын
MD Siciid Deni ee Puntland Somalia Si Raganimo Ah yuu u Hadlay❤❤❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 48 минут бұрын
Ethiopia ma jecela Soomalia In Ay Awood yeelato Waayo waxay u Aragta Cadaw.
@diniodawaa1705
@diniodawaa1705 Сағат бұрын
Xabsigaga iskaga jir danow waxba nooma heyside waxad rabtaa waan tartamayaa inaad dhahdo Federalka Boos kaagama banana
@iishoCandiqadir
@iishoCandiqadir 21 минут бұрын
Voa somali marna mais weydiso waxa anfaca aniga waxan kamid ahay dadka ladhahay waxatihiin .5 sidee itoobiya ola dagaalamaa ileen gumeeysi imadhaamo gumeysi
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Сағат бұрын
Mahadsant walaashey falstin imaan VOA ❤❤israaiil dhulka allaha lagooyo amiiiin ❤❤❤
@ArrowJubase
@ArrowJubase 15 минут бұрын
Its unfortunate the somalis should think that they would get recognition from international community, let them to the roundtable and solve their problems without political interest
@abdisouleiman8269
@abdisouleiman8269 14 минут бұрын
Soomaaliya burburkeegi ayey hadda cadeysey
@abuukarHussein-pm9pn
@abuukarHussein-pm9pn 2 сағат бұрын
Mamul goboledkan ow la ba bi in wadankena xasili mayo ayaga cadowga wado qalalasaha siyasaded aan dhamadka la hen
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 20 минут бұрын
Warunta walahi
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd Сағат бұрын
Ethiopia 🇪🇹 revisiting may 1991 DERG collapse. 2024 PP collapse this time is more fragmented than Yugoslavia disintegration.
@arooryo7463
@arooryo7463 35 минут бұрын
Itoobiya waxey isleheed Somalia meel cidlo ayaad kaheleysaa ayagoo Bilaa hub ah. Walaac kufilan waa haysataa itoobiya. Amxaaro iyo oromo hakawalwasho
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 20 минут бұрын
Warunta walahi arinkan
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 Сағат бұрын
Hadaad meel aadi karto iska aad.. timirtii horaa dabloowaayay Deni quruxow 😂😂😂😂😂 Somalia nin cuqdadaysan uma istaagayso Xoghayaha Xasan sh maxamed hadii lagaa dhigo maxaad dalka kusoo kordhin laheed
@Ahmed-s6v5h
@Ahmed-s6v5h 45 минут бұрын
Kan oo kale baa somali u gacangashay, wuxu yaqaana maxaan cuna
@abdulaahikulmie5570
@abdulaahikulmie5570 23 минут бұрын
itobiya iyada argagisa ee warkeda naga daya
@ShamaxShamax-h4f
@ShamaxShamax-h4f Сағат бұрын
Falastiin ioy israiil Maxaa kadhexeeya
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 Сағат бұрын
SNM 33 sano wareersaneed SSDF haraacdo iyana Somalia ilaa 2daas layska qaban Somalia meel ma gaadhayso
@abdi7932
@abdi7932 Сағат бұрын
😂 somalia 35 qarxaysa , ciidan shisheeye ilaalinayaa way daalantahay maxay ethopia iska celisa iyadii ayaaba la ilaalinayaaye😂
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q 45 минут бұрын
​@@abdi7932 somaliya waa magac dal maaha
@liveyourlifeinlove9273
@liveyourlifeinlove9273 39 минут бұрын
Waar mahesid before ethiopia iyo sheshiye adiga iyo kuwa kula midd baa mission loso waada wadanka waa nigala nadifina ​@@abdi7932
@truthhurts2085
@truthhurts2085 9 минут бұрын
nacalada hilibka qeeyrinka aan barne waxaad mooda ineey noo heeystan state ayaga katirsan waa balan in aan kasooqaadna anagana itobiya oodhan ineey tahay state katirsan somalia oo farteey qaadanba aan kadigna madaxdeenana hurdada ka kicina oo aan kadigna hubka emirate soo siisay sifa uusan fano iyo tigre gacanta oogu galin
@findheofficial621
@findheofficial621 11 минут бұрын
Sidee loo xulay dadka kaqayb galay kulankan?
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb Сағат бұрын
Ethiopia stay away from Somalia internal affairs. Somalia doesn't need or wants your interferences or approaches. What Somalia does or wants to do is noon of your business. Stop your interference and mind you own business.
@RaageAli-hh9cn
@RaageAli-hh9cn 2 сағат бұрын
Maamul gobaleed goosan karo majiro yaa jooga dhaha maamuladaan dowlada isma barbar dhigi karaan maalin cad ayaa la soo qaqaban
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 14 минут бұрын
Warunta hadow mamul gobaled goikaro gobalada waqoyi 33 aya goilahayen wa riyo an rumobin
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 2 сағат бұрын
Inanta tidhi hubka Somaliya keensatay waa hub qadiimi ah waa Tigree asalkeeda somaliyana ku dhalatay marhore ayaa lasoo kashifay oo ay qiratay ayna tidhi dalka waan kudhashay sharci Somalina waan qaatay iyadoona qabiil Somali ahaan kuqaadatay ay qurbahana ku joogtaa Somali ahaan qudhmuunta 🤧🇪🇹💩🗑️ Halaga foojignaado inantaa waa Ethiopian asalkeedu reer injirlay weeyaan 🤧🇪🇹💩🗑️ Nimaka social mediaha ka’cabaadaya oo qabiilada isku diraya walahi waa Ethiopian luqadda soo bartay kharashna lagu siiyo oo badankoodu qabaa’ilada isku dira iyagoo qabiilada Somali sheeganaya oo Madaxda Somalida ayaa sharciyada Somaliya siiyeen walahi oo waliba maamul walba waxaa u jooga Agencyaal badan oo soo galiya sharciyeeyana walahi oo xitaa Ciidamada lawada galiyaa iyagoo deegaano kale laga qorayo iyo saraakiil ciidanka Alshabaabna waa iyaga 80% inta kale waa ajinabi xitaa kuwa u hadlaa kulligooda waxay kayimaadeen deegaanada SomaliGalbeed waan sirdoon Ethiopian&Kenyan foojignaada Shicibow waa Oromo luqadda bartay yaan loo cadhoon waa fixkooda ayaa soo dhow Ethiopia 🇪🇹 cabsida haysa reer injirle xaarbay ku fadhiyaan walahi InshaAllah way halaagi doonaan gowrac ayay suganayaan InshaAllah Somaliduna Guusha Rabbi ayaa ugu deeqay alla bariga hala’badiyo iyo ducada inshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Ethiopiana halaageedii iyo burburkeedii ayaanu gaadhsiinaynay waana lasoo gaadhay waqtigaas walahi InshaAllah guushu waa xalaasha Somali Allahu Akbar 💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼 Kabkuna waa cadowgeena Ethiopia 🇪🇹, Kenya 🇰🇪 iyo Xulufada gadaal kariixaysa ee Xalane fadhiya InshaAllah way halaagi nacalatullah calaykum 🤬🤢🤮🇪🇹🇰🇪🇮🇱🤢👎🏼👎🏼🗑️
@aminsalan1135
@aminsalan1135 Сағат бұрын
Rt6wnssjsjjqkej8tii
@abdi7932
@abdi7932 Сағат бұрын
Guul ethopia😂
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 18 минут бұрын
Amxar kabax meshan somali baleh
@Ahmed-s6v5h
@Ahmed-s6v5h 45 минут бұрын
Beenaale
Trump oo ka bad-baaday isku day dil oo kale | Qubanaha VOA
29:45
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 53 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
Xizbullah oo weerar culus ku qaaday Israel | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 40 М.
Masar oo hub ka dejisay dekadda Muqdisho | Qubanaha VOA
29:45
VOA Somali
Рет қаралды 63 М.
Turkiga oo ballaarinaya ciidamadiisa badda
4:02
VOA Somali
Рет қаралды 35 М.