Abuu maxamed Aljowlani waa Hogamiye mudan in lagu daydo waana jabhad qadiyad leh weyena mujiyen allaha idin xifdiyo
@liibaanbaashe93815 сағат бұрын
Idaacada marayknku ana jabhad haku shegto ana hyska daysee ninkaasi dalkiisa uu xoreystay
@OmarAhmed-zx4hmКүн бұрын
Waa Shiiq Shariifka Somalia oo kale.
@cabdinaasirnuur7473Күн бұрын
Allaah ha xifdiyo abuu Maxamed aljowlaani
@xidigahaofficial828116 сағат бұрын
Yuhuuda allaha jabiyo iyo gaalada
@CabdiGeedi-ku2ur21 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MOHMEDAHMED-p3u13 сағат бұрын
Sandheere asc
@xasanaxmed5850Күн бұрын
👋 Weriye Max,d Colaad Hassan&Sandheere.
@musa-sc2cbКүн бұрын
Allaha Xaafido Ahmed AL Sharaac Cadowgisa aa Jaabo Syria Guul iyo Gobanimo Horumar ban u Raajeynaya.
@MOHMEDAHMED-p3u13 сағат бұрын
Maadaba xiriir callamiya aan ku guulaystay
@Amiiniftinabdi-hv9wb18 сағат бұрын
Good morning
@liibaanguuleedКүн бұрын
Hogaamiye caqli badan ayaa uyimi Suuriya golani
@MOHMEDAHMED-p3u13 сағат бұрын
MaXamEDNadiif
@SakiHashi16 сағат бұрын
Waxaan is waydiiya muslimka ma ayagaa aragixisa ah mise kuwa dhulkooda dulaan ka inta igu yimid qaadanaya ilaahay resources uusiieyey miyaa aragixiso ah kuwa xaqooda dhacay ayaa ah
@MOHMEDAHMED-p3u13 сағат бұрын
MOHAMED AHMED MY NAME
@aaminoculusow2124Күн бұрын
suriya midaysan waxaan ahayn iska diida
@MOHMEDAHMED-p3u13 сағат бұрын
Waxan sxbiyaal ii habalyeeya
@MOHMEDAHMED-p3u13 сағат бұрын
Waxaa ahay
@IbnuBarar6 сағат бұрын
Kooxda mayalka adag 😢 kuwaana ma sidan ayey muslimnimo kusheganayaan
@asadmaxamuud442412 сағат бұрын
Waa idaacad Heer galbeed in la iron dhageyso ayaa mamnuuc ah afkiinu waa karilayahay waxqabadka ninkan uu qqbtay
@KadarCaamir-w3tКүн бұрын
Usa waa budhcad khiyaamo badan oo dhacaya khayraadka siiriya maalin waliba
@bmohamed916914 сағат бұрын
Soomaali waa kaas wax walba ma qiimaynayno wixii horana waa iloobaynaa maxay ku kala duwanyihiin ninkaan iyo abuumansuurka soomaalia labaduba waa danbiilayaal dhibka jiraa wuxu yahay anagii dhibka iyo xasuuqa nagu dhacaayay ma nihin kuwa wax cafiya ama eeedeeya maraykan unbaa ah kan danbiilaha sheega hadhowna cafiya maxay ku kala duwanyihiin abuu mansur roobow iyo cali dheere kaliya midna wali maraykan baa leh waa danbiile midna yiri waa cafis anagii dhibka nagu dhacaayay mawqifkeena muxuu yahay kan ad hada u sacab tumaysaan ew suuriya waa danbiile gacan ku dhiigle ah waxaan la ilaawi karin wixii ka shacay ciraaq iyo xasuuqii ba anaa ee ay geysteen ninkaan iyo kooxdii uu ka tirsanaa ee uu madaxda u ahaa abuu muscab al zarqaawi sagii unbay maraykan sharka u soo badaleen oo ay meesha keeneen shalay madaxiisa lacag baa sàrnayd maantana waa nin dhexdhexaad ah fiican ha biicdsan rooboow iyo cali dheerana in kanoo kale lagaaga soo dhigo suaashu waxay ilaa goormee ayaa caqligeena lagu ciyaarayaa .
@cismaanguure927Күн бұрын
Alqaacidda iyo daaccish waxay ahaayeen ururo baabi'iyey nolosha aadanaha muslim ama kiristaanba ha ahaadaan marka yaa ogol in ay dib isusoo abaabulaan,
@yusufxasan6847Күн бұрын
Ninkan walama karle wYe israel iyo marekan aya wadato