ILEYSKA VOA: Shidaal sahminta Soomaaliya | VOA Somali

  Рет қаралды 67,496

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha shidaal sahminta iyo soo saarista Soomaaliya, iyo inta ay le’egtahay rajada laga qabo in Soomaaliya laga soo saaro shidaal.
Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 62
@ainansheabdirahman8197
@ainansheabdirahman8197 3 ай бұрын
Maasha Alaahu hadaynu caqli ku manage gareyno waa guul & horumarka soo kordhay.
@AbdibaladMohamed
@AbdibaladMohamed 3 ай бұрын
Nacalatulla calal yuhuud waa kuwa dhahaaya shidaalka walagu dag dagay miyaysan ofayn in 14 farac aan gaajo udhimanay iyo shaqo la.aan oo aan isku dilnay shan shilin wax la aan darteed Sidag dag ah haloo soo saaroshidaalka intaad baahi la dhiman lahayd adoo dharagsan dhimo dawlada somaliyeed awood way u leedahay in shidaal iyo wax ka wayba ay amaan keeda sugto ee naga daaya tashuushka iyo dhibca badsiga
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 ай бұрын
♥️🇸🇴♥️🇩🇯♥️🌟🌟🌟🇩🇯🇩🇯🇩🇯 guuuuuuul wallalaha somalieed ♥️🇹🇷🇹🇷🇹🇷♥️💯💯💯
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
Maya maya inta la wado shaqada soo saarista shidaalka waa in turkigu noo rakibaa wersheda sifeeynta badroolka sidee weeye shidaalka ceeriinka ah waxaa laga soo saaraa alaabooyin badan oo wadanka anfacaaya
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 3 ай бұрын
Oo haddii dalkan kala qeybsan laga soo sari shidal oo la isku diro dadka dabadedna laga faideysto maxa xal ah tan kale warshad sifeyn batrol turkiye ma isaga ku rakibi kara fhaqalahas ba haya xaggeebu ka kenayaa? Somalia warshaddii ay lahayd 🇮🇶 iraq alaha ka ajarsiyo mw hore sadam Hussain baa nagu deeqey wana lanbiloqeystey oo dad anan wadaniyin ahayn baa qaatey oo dal kale ka iibsadey walow aysan ku faideyn iyaga & jiilkodaba, mase nijin dad ilashan kara hantida dadweynaha ila dalkan loo helo nidam dowladed oo shuruc ku dhisan lana dhiso hay'adaha dowladda oo is ilalinaya yan laga hor dhicin baa la qataa walow dhaqale badan oo lqgu soo saro u bahan yhy hadana baarista ee helidda xogta badda waa muhiim
@abuudeeq200
@abuudeeq200 3 ай бұрын
Hormar wacan Soomaaliya
@HussenMohamed-ow9nx
@HussenMohamed-ow9nx 3 ай бұрын
❤❤❤
@abuudeeq200
@abuudeeq200 3 ай бұрын
Waa tilasbo fiican, oo hore looqaaday
@MuseCabdule-l3i
@MuseCabdule-l3i 3 ай бұрын
budlaan waxaan umaleynayaa iney san eheeynba Somali oof aytahay itoobiya
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 3 ай бұрын
Wasiir shacabka soomaaliyeed imisa ayay leeyihiin boqolkiiba dowlada turkiye iyadana imisa ayay leedahay boqolkiiba hadaadan shacabka soomaaliyeed u sheegin waa wax aad adiga iyo madaxweyne xasan qodoneysaan
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 3 ай бұрын
Lugooyada soomaaliya waa buntland mar kasta hor istaagan horumarada wadanka halaga tashado
@Muqdishawi
@Muqdishawi 3 ай бұрын
Ha wlh lkn Cid ufadheyso maleh
@beryalex1798
@beryalex1798 3 ай бұрын
Waxaas waxey aheed 2005 yadii hada sameen malahan! putland inta somalinimada jecel fili somlia la shaqeyaan inta kalena imarad oo karbaash wato ma ciin bideen. yaa ximaar ku leh
@Vonaark28
@Vonaark28 3 ай бұрын
Waxba ma qaadi karaan Puntland. Shidaalka ugu badan wuxuu ku jira GALMUDUG. Puntland mall needs waxay ka Gataan Dubai, Cidna wax Kama siiyaan.
@sileimamabdi
@sileimamabdi 3 ай бұрын
guul iyo gobonimo somalia
@HammadAbdullah-d8q
@HammadAbdullah-d8q 3 ай бұрын
Masha Allah
@daahirmohamad1376
@daahirmohamad1376 3 ай бұрын
Inta dakada hobyo laga dhamaynayo ayaa ugu dambayasa mucaaaaaradnimo majeeeeeeerteeeeeeen hadaadan ovayn hada ogow
@dahirduale5650
@dahirduale5650 3 ай бұрын
Anigu waxaan qabaa hddii Shiidaal ku jirto Bad iyo Bari ha naloo soo saaro Gaajo ayaa dhameystay oo Liibiya Badeeda ayaanu ku dhamaanay
@betterdaysarecomingsoonins6710
@betterdaysarecomingsoonins6710 3 ай бұрын
Mashallah bal ino soo saara kana sii shaqeeya sharciyadiisa waxana wngsn dhanka fcn aan ka abaarno Meshi laga soosaaraba waa dhul somaliyeed aan ii maansano
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 3 ай бұрын
WE. WILL. DEFEND OUR SOVEREIGN AND GET NEW DEAL WITH ATHERS .WELL COME AFRESH PRODUCTION. .... ...
@SaaloAli
@SaaloAli 3 ай бұрын
Insha allh we will be rich this upcoming years
@HareedMilaano
@HareedMilaano 3 ай бұрын
Guul Somaliya
@abdifarah5342
@abdifarah5342 3 ай бұрын
Shidalkan galmudug baalaga qodaya maxa pundland uga shan iyo tobacco ah
@xogbaar
@xogbaar 3 ай бұрын
Waxii aanan wadin xalaal maaha ayaa la dhahaa inta bugta ayaa aqoon yahan noo sheeganaysa
@Muqdishawi
@Muqdishawi 3 ай бұрын
Saswye❤❤❤
@daahirmohamad1376
@daahirmohamad1376 3 ай бұрын
Adeerow majeerteen aan xukunka hayn waa cadaw wanna dabeecadooda
@guledhirad9046
@guledhirad9046 3 ай бұрын
Shidaal sahamin waa ka daale bahalka naga soo saara ama naga daaya hanagu waalinee
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 3 ай бұрын
Reer puntland ka fuqa somalia Adinka ayaa diiday inaad somalia saxan wax lagu wada cuna .macasalaama bye Cid idiin soo socota malaha
@beryalex1798
@beryalex1798 3 ай бұрын
Reer puland anga kula ha nama mateshid. Somlia dowladeena waaa sii hagaagteysaa ...
@MaxamedMuxiyadiin-t4b
@MaxamedMuxiyadiin-t4b 3 ай бұрын
Ishalh 😊
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
Turkigu kuma sina saaxiib keliya
@daahirmohamad1376
@daahirmohamad1376 3 ай бұрын
Dibhaloo dhigo macnaheedu waa intaan xukunka ka qabanayno hanaloo sugar saw caqlu xoolojire ma aha
@Muqdishawi
@Muqdishawi 3 ай бұрын
😂😂😂wkufahnty wlee kkkk dofro dheh
@dalmardiaspora9607
@dalmardiaspora9607 3 ай бұрын
Reer puntland ma rabaan horumaarka soomaliya iyo midniimo toona
@Muqdishawi
@Muqdishawi 3 ай бұрын
Ayge utsha abowe korkoda ku hormarena I.a
@beryalex1798
@beryalex1798 3 ай бұрын
yaa dhag jalaq u siinayo inta fiican ee reer putland ayaa ka badan Deni iyo kooxdiisa!
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 3 ай бұрын
Saliid ha la soo saaro,ee yaa maamulaya saw hal reer uun cuni maayaan Dib ha loo dhigo inta aynu cadaalad helayno.unakaa leh inta laga baxayo.
@welimooto
@welimooto 3 ай бұрын
Uf Somaliland
@sileimamabdi
@sileimamabdi 3 ай бұрын
10 /% somalia weyka badan tahay xataa maxaa yeelay sacuudiga waxa uu qaadanayey 10/% 90% usa waana kaas wadankaas horey umaray ciidan ahaan iyo dhaqaale ahaan iimaanka allaha noo sugo somali hadaan nahay
@xogbaar
@xogbaar 3 ай бұрын
Reer putland goormay nagative ka kasoconayaan ay wax walba kala hor imaanayan mase waxay moodaan inay dhaqalo gooniya haystaan oo aysan ahayn somalida baahan
@Muqdishawi
@Muqdishawi 3 ай бұрын
😂😂😂Mala yabty bal
@CabdiraxmanMaxamed-i9n
@CabdiraxmanMaxamed-i9n 3 ай бұрын
Ciise maxamuud ama maxamuud salebaab msmnuuc bey iga tahay
@liibancali75
@liibancali75 3 ай бұрын
Reer garowe maxaykawadan😮 dibhalo dhigo
@Muqdishawi
@Muqdishawi 3 ай бұрын
Eyo wye.😂😂
@yusufildabxasan
@yusufildabxasan 3 ай бұрын
Markii ay soomaaliya iskashig ruushka lalahayd iyo mudada dheer ee ay maraykanka la leedahay maraykanka iskaashiga la is abarbar dhigo maraykanka soomaalida wuu dabar goynayaa xitaa in aynoolaadaan oo uu gumaysto kuma haystaan ? Dameer ayaa u galmooday dhurwaa markay dhex u marayso ayuu dhahay dhurwaa waran dhurwaa ayaa ugu jawaabay gusku haydanbeeyee lugta iga bixi
@AbdidiMohamed-g2w
@AbdidiMohamed-g2w 3 ай бұрын
OK waa arrange fiican skin waa in laga ilaaliyaa laalushka
@keysemohamad7961
@keysemohamad7961 3 ай бұрын
GSS ree nimcale Barwqo
@xasancumar7393
@xasancumar7393 3 ай бұрын
Budlan hishiis dhiman ooy sugayaan ma qiyaamaha warka cadeeye somali waa idin baratayidiina fidhin meeydo
@MahadXasan-e4y
@MahadXasan-e4y 3 ай бұрын
Maha war Kalsonan karo waxan araktideyda tahay mafiyo sobaxday hada walaqadayaa dibada lagusifeynaya arin ladonayo inluguboobo hantida umada somaliyed side afar qof goan waxan layahay Halifax hotagoo
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 ай бұрын
Heshiis qeyrad le miya lagu jira heshiiskii beydhabo oo cadeymo lo hayo buntuland cabdi weli ba u saxiixey lakiin buntuland waxey shegan iyo wax ay qariyan ya badan waxey qariyan oo hoos u shegan dowladnimada annaga ku horeyney annaga dhisney waxna ma difaan xagge jiren itobiyo shacabkii casimadda laayey illa talyani xagge jiren side dowladnimada u dhiaen ma garan xata waxey diiden in cabdullahi yusuf uu fariisto garowe xafiis laga siiyo illa inta laga xalinayo dadka casimadda degen dhibato ay sheganayen danta waxa ku qasabtey inu waregeysto beydhabo jawhar side u dhisen dowladda somaliya macnaha annaga ku horeyney dowladnimada wa wax qeybsiga 3 qeyb markii lo dhigo annaga 2 mel an qadano markii lo dhabo galey buntuland cudurka hayo oo aysan kor u qadi karin cishod darted oo miis hostiis ku shegan doddas
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 3 ай бұрын
50% waaye hashiiska shirkada somaliyana konton habargidir iyo abgaal kamabadno dhulkiina kabaarta cìdna wax hakàsiinina dhulkiina karadsada ganaha hanasuranina sow dhulmalihidiin dhulkiinakarad hobyo maidinka ayaaleh saf ayey sogalayan aqonyahan inlaguyirahdo ayaa fiican adiga inaad istirahdo mafiicna waligiina qeerba kamahadashan sixun wax uarak ayaatihiin inaga ayaa iskaleh in laguyirahdowaye
@beryalex1798
@beryalex1798 3 ай бұрын
Idacada ma putland laga leeyahay?
@engabdihakim2782
@engabdihakim2782 3 ай бұрын
Halke shidalka laga badhaya .somaliland kuma jirto
@Muqdishawi
@Muqdishawi 3 ай бұрын
My iyo puntland Kumajirto wll galmudug laga hely hda lagana bra I.a
@AhmedAbee-xt4eb
@AhmedAbee-xt4eb 3 ай бұрын
Wouh..wouh..wouh..le.chien.le.chien..le.chien.kkkk👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶
@iishoCandiqadir
@iishoCandiqadir 3 ай бұрын
Shidal hadii laqodo 0.5 miyanka qadanaa walahi walesku baaba aa
@reallyg9264
@reallyg9264 3 ай бұрын
adiga laan gaab miyaa thy mxa lawalwalee🤣🤣🤣
@iishoCandiqadir
@iishoCandiqadir 3 ай бұрын
@@reallyg9264 maya gusdheere ayan ahay
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Wareysi: Danjire Daahir Carab
10:05
VOA Somali
Рет қаралды 7 М.
Ileyska VOA: Mahadhooyinka Assad uu ku reebay Suuriya | VOA Somali
12:22