Wa Kuwan Odayaasha u Garad Jamac lahaa Wardheer u Gurmada 🙄

  Рет қаралды 14,733

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Ай бұрын
Asc Dal jire TV jamac gaalaad guleesoo kusoocoo waaruntaa waayee Waaruntaa waayee Runtaa usheeg Runtaa usheeg waayee Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@omarhawaas
@omarhawaas Ай бұрын
Garaad Jaamac Garaad Cali waxaan caawa u aqoonsaday Garaadka Guud ee Beelaha Daarood
@alia8971
@alia8971 Ай бұрын
Illahay haku xifdiyo walaalaheen Ogadenia, Ilaahay ha barakeeyo, ilaahayna hasiiyo amni, nabad iyo midnimo. Gaarad Cali Gaarad Cali Ilaahay ha barakeeyo Waanu taageersanahay Ogadeen ❤ Dhuulbaahanta
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj Ай бұрын
Ilaahow hanna dullayn Tolkay absamow. odayaal ma haysataane ka tashada tolkiin ayaa idin garab taagane. Kuwani waa baalashii xabashidu ku duuli jirtaye.
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m Ай бұрын
Waa arin ku cusub somali meel kasta oo ay joogto
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Bahane Udiinen Garac Dareewal Ogaadeen kuma Rabo Uf
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Odayaal maaha waxa soomaali hor boodayaa waa calooshooda u shaqaystayaal
@HaredDuale
@HaredDuale Ай бұрын
JAAMAC GALAD GUULEYSO WAA SAYIDKA MAXAMEDKA GALBEED EE QARNIGA GEESI MUWAADIN AH
@ZeezoCumar
@ZeezoCumar Ай бұрын
Ilahow dadka walalaha ah shaydanka kadhex saar
@RobereyDavid
@RobereyDavid Ай бұрын
Nacallah Kuguuuu Talah Odeykashaaaa Walan Dhiiig Umadaaaa Somaliyaaadaaa
@alia8971
@alia8971 Ай бұрын
Illahay ha ku naclado nijaas yahow kabaha Gaarad jamac Gaarad .ba ka sharaf badan adiga Iyo waalidka Najaas yahow
@alia8971
@alia8971 Ай бұрын
Illahay ha ku naclado nijaas yahow kabaha Gaarad jamac Gaarad .ba ka sharaf badan adiga Iyo waalidka Najaas yahow
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah Ай бұрын
Meeshaan dad soomaaliyeed baaku wadahadlaya ee orodoo meesha qowmiyaddaadu joogto tag. Inyaroo farsoomaali ah oolasoo xarxariiqay Somali laguma noqdo.
@ahmedhersi9774
@ahmedhersi9774 Ай бұрын
Waa layaab
@mahamudsahal5969
@mahamudsahal5969 Ай бұрын
Mr. Galad. Hadii Somalida Somaliya ay isku Qaladay 1960kii muwaadinimada iyo Qabiilka ha eedayn muwaadiniinta itoobiya
@abdikanijibril3860
@abdikanijibril3860 Ай бұрын
oromooy gabalkaa dhac dabaqoodhi
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Garac Dareewal Waala Diidey Waayo Nabada Ayuu Neceb Yahay KalsionidaKa Maqan Cuqudad buu qabata Wecelku
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 Ай бұрын
Garac Dareewalkuna waa kuma? Mise Garaad Jaamac baad badal isleedahay?
@HaredDuale
@HaredDuale Ай бұрын
ITOOBIYA CADAW GUMEYSTA AYEY AHAYDE GOORMEY XABIIBKA UNOQDEEN MISE WAA JAAJUUSIIN SHISHEEYE OO GABOOBEY
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Taadii baad Soo gubtaye Mamid kale Ayaad WaxTari
@Ummabasement-tb5nu
@Ummabasement-tb5nu Ай бұрын
Garaad Jamaica waa jecel yahay Tolkien absame ogaadeen
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 Ай бұрын
Odayga ma oga miyaa in dhibcaha xadka ku yaala uu yahay xad aan weli lagu heshiin😂😂😂 Ogden region iyo Somaliya xad ma laha 😂
@maxamuudgzboose8759
@maxamuudgzboose8759 Ай бұрын
Jaamacow waa iga Qoslisey
@abdisouleiman8269
@abdisouleiman8269 Ай бұрын
Waxaad si cad iga gadhsiisan madaxweynaha Somalia ee Villa-wardhigley awoodiisu dhafsiisnayn iyo koxdiisa su'aal keliya oo aan labaa, sadex, afar iyo shan toona ahayn, " qadiyaada Mou-da ee dhexmartay Somaliland Iyo Ithiopiya 1-dii January 2024 maa noo sheegi kara dhibta ay ku hayso Soomaaliya"?. Waan ogahay in jawaab loo hayn !
@farhiamali4693
@farhiamali4693 Ай бұрын
😂😂😂run badana 🤘
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Ай бұрын
Egypt welcome to somalia
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 Ай бұрын
Absame Waa Qoloma Ma Ogadena Mase Qabiil Goni Ah ??? Qaladna Ha Ifahmina Ani Xamar Masoo Dhafin 😂
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 Ай бұрын
Maya walaal. Absame waxaa la isku dhahaa dadkan dhulka ay Ethiopia guumeysato daga. Ogaadeenkuna waa ina Absame, sida Bartiraha, Yabareega, Abaskuusha, Weyteenka iyo qaar kale oon hada iloobay, ha raali ahaadaan reeraha aan iloobay. Absame waxaan umalayn inuu yahay, Absame kuumade Kablalax Daarood. Aniguna arimahan kuma fiicni oo reerkaygaba makala aqaano lkn inahaas baa adiga laftirkaaga kaaga filan. Waxaan kuugu sheegayaana waxaa weeyaan, Soomaalidu dadkan Ethiopia ay guumeysato ayay iyagoo dhan Ogaadeen dhahaan, waana khalad, waliba Nimankan kale ee Absame inay ka xumaadaan oo ay dhibsadaan bey u badantahay. Sida ay khalad utahayba in Dhulka ingiriisku u bixiyay Ogaden, isagoo kolay rabay inuu Absamaha iska horkeeno, ficlan weyna dhacday oo Ethiopia guumeysigeeda waxaa kaliya oo la dagaalamay reerkan Ogaadeenka, kuwan kale ee walaalahood ahi iyagu dan kamayna galayn, badigoodna warba kamayna hayn. Intuu Cabdi Ileey yimid bayba ogaadeen reer Jijiga waxa kajira dhulka intiisa kale.
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m Ай бұрын
Ogaden isaga ayaa axmaar tigre iyo oromo ayaa gumeysta masar iyo somalia wax ka ogyihiin ma jirto cagjar ayaa hadalka khaldan u soo dhiibay
@maryansalabaan6773
@maryansalabaan6773 Ай бұрын
Kkkkkkkkk o diyarado maxuu ka taraya odayasha ismamulka somalida
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr Ай бұрын
Garaadku waa kee ninkii Aabihii loo helay miyaan dib loogu walqalin
@ayanahmed2735
@ayanahmed2735 Ай бұрын
Odayaash waashay waainshaqo lagaqabto hadiikalee waxkalaa dhicdoonto waakhaaiimin wadiinkhaaibiin guumaysiiga uushaqeenaya
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Wardee Ogaadeen Waa Jabeeen. Subhana'Allah Bal Eegga Waxaaan.
@MariamAd22
@MariamAd22 Ай бұрын
Aqas subxanallah wa dad dhiintay somalii meel ayjooganba wana waxlagaxumado soomaalidu badaankoodu wa Ethiopian oo jajusen iswada dhalay
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 Ай бұрын
ogaadeen yaa habaarey xabashi baa gumeysata xoroyadna maya qaanaan waxna cid mayeeli karaan hadana waa wada jaajuus waa dad dhaqan xun oo
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed Ай бұрын
DJAMA JAHIIL ADIGO IYO WAYEL DJAMA CALI (INA DIRAWAL) ISKU NOQ TIHIN.SOMALILAND FIRST❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ISSACK NACEB??????????
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 11 МЛН
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 24 МЛН
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 154 МЛН
Guurtida Absamow dagaalku H/ Jeclo & Dhulbahante Hada Wa Kagudbaye
18:20
Deg deg Xamze oo Kismaayo ugu socda inu Axmed madobe kaxoreyo
22:17
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE
20:25
FAM TV
Рет қаралды 1,3 МЛН
SOMALI HIGH SCHOOL!
22:36
FAM TV
Рет қаралды 1,2 МЛН
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 11 МЛН