Masha allah mudane wasiir allah ha ku barakeeyo allah ha ku Sharfo jasaka allah khayr . Mudane wasiir nagu dhaqa kitaabka allah iyo sunada rasuulka صلى الله عليه وسلم
@madashawanaga65773 жыл бұрын
masha Allah maxamed kaahin ilahay ha ka abaal mariyo sidaa ugu ogolatay culimada adiga iyo madaxwaynaha iyo dhaman reer somaliland walee xadhiga ilahay oo la qabsdo haday barakoobaysa somaliland aweliba dad muslina oo barkaysan banau ahayn hadana hadii culimada iyo diinta xaqooda la mariyo guul iyo gobaonimo ilahow barkee somaliland iyo dadkeeda iyo muslimiinta dhaman
@cabdirashiidgiire99393 жыл бұрын
Mansha allah tabarkalah saacdtu wasiir
@fuadwarsame66883 жыл бұрын
Sheikh,Mujaahid, Sacadatal Wasiir, Gudoomiye Xigeen, Jeneral Maxamed Kaahin Salan Gobeed
Mashallah mashallah hadal fiican ayuu yidhi Mohammed kaahin
@juma65063 жыл бұрын
A sc. Thumbs up. Waa billaahi tawfiiq.
@maryanmohamed66883 жыл бұрын
Wasiir Hadii Aad Ogtahay In Diinteenii La Boobayo, Yaa Caruurteena Masuul Uga Dhigay Naagtan Joy Esse ee ah Baadariyad Diinta Kiristaanka Fidisa? Sidey Ku Soo Gashay Dalka?
Ina kaahin faata dhugle. Kula lahaa wadaadu waanu ognay wadaadadu inaanay balaayo wadin.kkkk. Orodoo wax ka qabo neefyow kuwa diinta fidinaya ee ubadkii wadanka loo xereeyay ee wax walba baraya ee Qoomu luudka faafinaya ee ku faanaya. Wax kaqabo hadaad wax tarayso naaclayow.إنا لله وإنا إليه راجعون..kuwan dhagaysanayaaba ka liita neefkan ciyaya.
@zeinabismail93003 жыл бұрын
Maasha Allha guuuuuuul adeer
@zahraomarhusein35943 жыл бұрын
Marshall Allaah
@mohamedali-po3qj3 жыл бұрын
masha'a Allah dardaaran wanaagsan mudane mohamed kahin
@MOHAN_FF73 жыл бұрын
Jsland Way jirasaa waa la difaacayaa Mar labad iyo Mar sadexaadba
@cabdiraxiinawcabdi46113 жыл бұрын
Kahin ciyaar mood w sheekh markudoono nolaw mujahid kahiin
@nuradinsiciid96963 жыл бұрын
Ladaagalka mukhadraadka aniga laftayda wanka wayb qadanaya lkn Diintan aad leeday boobaua wasiir sodiga xidhay dadki ka hadlaya boobka Waaside ficilkaaga iyo qowlaakgu ha is yeedho wasiir
@hamdigodane36163 жыл бұрын
Waa su’aashiin aan amba is waydiinayey 🤔
@MOHAN_FF73 жыл бұрын
Waxay qaar kaga dhegtay Baaderi=waa macalin Muse = waa madaxweyne Reer hebal= waa laga baxay
@muktartube5123 жыл бұрын
Diin la boobayo weligey ma maqlin. Diintu ma raashinaa
@sadiaaden34253 жыл бұрын
Samaliland ba waxa u xiren xaqa daro cabdi maalik muse coldoon runta sheegay diinta laga xadgudbiya xiraga oo ah xaqa daro inay diinta Kirche tanka lafaafiyo ayu runta laga sheegay xariga runta ku mute stay ilahay dadka xaqa ha tuso insha
@roodacabdi61363 жыл бұрын
Alaylahe ragu way gabeen waajibkiisii
@ismailmohamed12513 жыл бұрын
Shareecada Islamka ah WA Xaraaaam Qadcan ah in Dad Muslim baan Nahay Dhahaaayo Diinta Demuqradiyadan Rabnaa Dhahaaayo iyo Gaalnimada Labo Waxa Kufri iyo Rido iyo Diiin la Aan Ah Cadow ga Alleh Iyo Islamka Caruuur Muslim ah In Wax Bara Lagu Dhaho Ayaa Gaalnimo ah Marka Ragan Somalia Xukumo WAA GAaalo Xarbi Ah Afka Uun Ka Dhahaaayo Muslim Baan Nahay Haday Muslim yihiin Shareecada Islamka ah Dalka Haku Xukumaan Ma Rabno Gaalo Iyo Dastuuurka Demuqradiyada Waxa Rabo Uun Waaa Gaal
@MOHAN_FF73 жыл бұрын
Ha ku daalin ha ku riyoon jsland in aad af wax ku yeesho
@geelechannel25793 жыл бұрын
Muuse u sheeg in Diinta la boobaayo - laba wajiile
@isoahmed38573 жыл бұрын
Dhakh kastaba ha barato madax weynah abti dhamaad ka yeelo madaxda sharafta le ee alle ayaa doortaay afka ka jeedi
@zamzamabdi2953 жыл бұрын
Diinta yaa boobaya ma muslin mise gaal ma coldoon mise baaderiyada?
@cabdilaahi23783 жыл бұрын
Kkkkl wasiirku wuxuu la hadlayaa sh cabdibaasid sh axmed barawe.
@TheAwgga3 жыл бұрын
Joy issa kasheekee towtow looma baahnee
@nasirsulub82663 жыл бұрын
KAn waa benale
@SilentEmpires3 жыл бұрын
Ghaadka aya belwadoo dan inoogu daran.
@abdulwahabaden21163 жыл бұрын
Jaadku waxyaabo badan o dalku ku dhisanyahay ayu ka qayb qaataa markaa lama joojin karo
@SilentEmpires3 жыл бұрын
@@abdulwahabaden2116 Nacas xaraan amanee
@abdulwahabaden21163 жыл бұрын
@@SilentEmpires daliil cad o xaaarantimeynaya ma jiro lkn wuxu ka mid yahay maandooriyayasha lkn marka dalka loo eego faaiidadiisa iyo khasaarihiisa waxa badan faaiidadiisa waayo waxa ku mushquulsan 70% population somaliland oo u badan kuwa tuugta ah iyo murders ah intaasina haday siyaasada laga jeedin waayo khatar ayu galayaa ammniga guud sida somaliya o kale qarax dil dhac iyo boob ayaa xigaya
@SilentEmpires3 жыл бұрын
@@abdulwahabaden2116 Galada Europe iyo Africa ba isku fikrad tihiin. Ayagu waxay yidaheen qamriga lacag iyo ashuur badan banu ka faaidana oo ma joojin karno. Marka adiga iyo galada lunsanii maxad ku kala dawantiin? Bogolalada million ashuurta ee Somaliland ka faaido waxa ka daran milayiinka qof oo waxktigoodi ka lumiyay. Haday dhawaladu ghaadka joojiso dadku way shaqeeysan lahayeen oo wax so sarka ficnan laha oo ashuur ka badan oo ka wanagsan ba shacabkeeda ka he lahayd se nasiib daro waxaynu ka doranay in yar ashuur oo ghaadka ka helno. See qasarihisa ka wayne.
@abdulwahabaden21163 жыл бұрын
@@SilentEmpires may fikirka gaalada maaha lkn ummadu waa inay hesho wax ay ku mashquusho mar hadii aynu diidnay inaynu isku xukuno diinteena mcn e islaamka
@gudbifariinta39583 жыл бұрын
Markay Bulumada iyo kuxuumadu is mehersadaan masiibadaa badata
@acenutrition62183 жыл бұрын
sirta ku jirta qalka tufaaxa kzbin.info/www/bejne/nHKTqoGug8yjo9E
@Janno1903 жыл бұрын
Garta oo illaiya diinta hoostiina ayaa laga faaiidaysanayaaye sawdinkaa dadkii u hadlaayay jeelka ku guraya
Reer koonfur Po amisom Iyo gaalada xalane hood jooga ayaa Ka hadlaya naag kiristan faafinayaa Somaliland ils ingiriskii dadjedu Aidan Bay ahaywn po u diideyeen dugsuyada jamacadaha. Way na galaynaya bay oàlahayen Wa la yaab 80 sanadood Bâ laga joga markay Reer waqooyi diiden jamacadahii schlopladi uu ingiriskii islaha Ka dhis Somaliland maantana waxay leyahin Somaliland Bâ diin kiristan Lagu faafinaya kkkk Reer koonfur amisom Iyo gaalada xalane. Hood jooga Aya Somaliland Wax Ka shegaya aderson cooper muqdisho Iyo baydhabo wuu tegay qof Reer koonfur ahi Kamui hadal Waka KZbin Ku jira isaga po muqdisho dhex joga marka Wa qoomaluud ah Bâ muqdisho tegay lamana hadlayan Reer koonfur Wa nunafaqiin kk
@najaxxiis89493 жыл бұрын
Maxaa lafihii LUZZI iyo muctamarka isku keenay wakaas ina kaahin.
@Aisha-yn3gf3 жыл бұрын
Bal xagay ka waalanyihiin Dadka Soomaaliyeed iyo waa Dalkiinii bay leeyihiin hadana kala Dalbaynu nahay bay leeyihiin waar doc uu isugu badha
@abdibaasidfarsamo983 жыл бұрын
Hadaad naf ledahy ina kaaginow abaarso iyo barwaaqo umaa doodeen
@BEERYAHAN3 жыл бұрын
SAYID M CABDULLE XASAN , MARKALE AYAA LOO BAAHANYA.
@cabdifatahharago52783 жыл бұрын
Kaasi juhalo ayuu hogaamiyay blse hada garab kaneeco kamu ahadeene Ragu yayany been isku sheegin
@BEERYAHAN3 жыл бұрын
@@cabdifatahharago5278 TAARIIKHDA AYUU BAAL DAHABA KA GALAY MUJAAHIDKAA, ADI MAXAA SOO KORDHIDAY.
@cabdifatahharago52783 жыл бұрын
@@BEERYAHAN wuxu doono haso kordhiyo wax ba igama galine Lkn maanta garab kaneeco muu ahadeen
@fuadwarsame66883 жыл бұрын
Sayyidku fulay ayuu ahaa, sowkii cararay ee kaneecada u dhintay, haduu dagaal ku dhiman lahaa nin geesi ah ayuu noqon lahaa Maxaad ku amaani ma orodkiisii “ dheereye “ ayaa looga yaqaan dhul badan..
@BEERYAHAN3 жыл бұрын
@@fuadwarsame6688 inta maskaxda ka qufulan ee SNM mujaahidiin u yaqaan awal miyaa taariikh laga warsanaayay
@hassanduale17693 жыл бұрын
Beenaale aduunka somalia ayuu u neceb yahay khaain
@seeraar12moh843 жыл бұрын
Somalida ayaad u Taqaan waa 5 Baro
@muuseadan22943 жыл бұрын
War ka xishood wasiirka Hadii uu nano somaliya ma ilahaybuu nacay mise bili aadam ayuu nacay
@abdullahahmad56353 жыл бұрын
Adiga ayuunba markhati Ka nahy xumahaga oo caytamaya
@daadjr97833 жыл бұрын
Been Ayaad ilaahay U sheegtay
@TheAwgga3 жыл бұрын
Jaahil
@xareedofficial39803 жыл бұрын
Jaahilkas aya loo dhiibaya mictophoneka markaasu moodayaa inuu wadaad yahay waliba wuxu isku haystaa inu muxadaro jeedinayo