Waa gaal qofkii dastuurka & Xeerka ciqaabta wax ku Xukumaa" Sufiyeen Taakeeye

  Рет қаралды 35,535

Daauus Media

Daauus Media

13 күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 202
@axamadmaxamod
@axamadmaxamod 11 күн бұрын
ninkaan calooshiisa anigu Kuma jiro balse hadalkisa waa sax
@Cadar49
@Cadar49 7 күн бұрын
Muxuu sax ku yahay Al Shabaab oo umada baabiineeysa ayuu ku lee yahay waa muslin muslin yaa u baneeyay in ee dadka iska dilaan maxaa xukun iyo shareeco laga hadlaa hadiiba eey jiraan niman dadka iska dilaaya si eey xil u helaan
@mataanyare7582
@mataanyare7582 10 күн бұрын
Ninkan nin waalan uhestay lkn maanta xaqiiq jirta ayuu indhaha ii saaray allaha deysto Prof sufyaan sheikh ahmed
@Cadar49
@Cadar49 7 күн бұрын
Waa nin waalan hadaadan adna la waalaneeynin
@CabdulahiIsaaq-wx2cz
@CabdulahiIsaaq-wx2cz 6 күн бұрын
waxbaro😂dabaal yohoow ninkaan waa nin didn'tiis iyo dalkiis jacel waaye
@mataanyare7582
@mataanyare7582 6 күн бұрын
@@Cadar49 😂😂 Adaa waalan
@mataanyare7582
@mataanyare7582 6 күн бұрын
@@CabdulahiIsaaq-wx2cz wllnimo kaatahy wnkugu qaaty
@ismailhillac6011
@ismailhillac6011 11 күн бұрын
Professor Sufyan is too big for this country, may God bless him
@heeganbuuxa-tx1te
@heeganbuuxa-tx1te 11 күн бұрын
NINKAAN WAALAN HADAAD PROF UTAQAAN ADIGANA ENG AYAA TAHAY SOOW MAAHAN GURYAHIINA NAGAJOOGA
@ismailhillac6011
@ismailhillac6011 11 күн бұрын
@@heeganbuuxa-tx1te Kitabka alle an isku xukmino ninkii kudahay qalad miyu ka galay?
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 11 күн бұрын
@@heeganbuuxa-tx1te asigaa walaaln ninkii kan ku daba tukado waa yaab professor kulahaa wa nin gacan ku dhiigle ah oo weligiis Jamaica’s gelin
@heeganbuuxa-tx1te
@heeganbuuxa-tx1te 10 күн бұрын
ANAGA MA GAALAA NAHAY ,ADIGA GAAL MIYAA TAHAY MISE DIINTA AYAA HADDA LAGU SOO GARSIYEY AMA LAGU BARAYAA WAR WAXYAABAHA RAQIISTAA EE MAALIN WALBA SHABAAB DADKA KU QARXINAYAAN AYAGOON QURAAN IYO DIIN AQOON BEEY KULEEYIHIIN GAALO AYAAN LADAGAALEYNAA ANAGANA JANADA AYAAN GALEEYNAA AYAGOON TUKASHADA XITAA AQOON,MAANGAAB ADIGA CAMAL AYAA LAGA FAIDEYSTAA NAGA JOOJI NINKAAN WAXA UUSHEEGAYO
@khalil8410
@khalil8410 11 күн бұрын
Quraanka iyo sunnada waa xaq waana xal
@mohamedabdi-nu5is
@mohamedabdi-nu5is 10 күн бұрын
Mashallah, volcano ayaa qarxiye, tagera ad u weyn ayuu helay, indha ayuu ufuray dhalinyara badan
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 11 күн бұрын
Laandheere landhere dhalay o HG ah. Isku reer manihin lakin sufiyan madaxwayne halaga dhigo
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei 10 күн бұрын
Waxaaan wax Alle soodajiyey aan wax ku xumin waaa gaalo
@bareCidole
@bareCidole 11 күн бұрын
He believes his religion
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 11 күн бұрын
Ninkaan warkiisa waaa xaq ee qawanintaan diinta qilaafsan
@seed3966
@seed3966 10 күн бұрын
Aac wallaahi ilaahay kitaabkiisa aan isku xukunu waa xaq al xaqiiqah ✅✅✅
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei 10 күн бұрын
Dastuurka waxaaa kafiican quraanka Allle .eee aan iskuxukono maladiidayaaa.
@KhaalidAbdullahi-sx7ks
@KhaalidAbdullahi-sx7ks 10 күн бұрын
Cabdilahi yusuf alle hawnaxariistee ayaa laguyidhi markaad xilka haysay sheekh shariif murtadbuu kugu tilmaamay maanta isagaa xilkii hayee kawaran wuxuyidhi ana murtad ma ihi sh shariifna murtad maaha ee kursigaa murtada
@FasdumoMaxamuud-me3du
@FasdumoMaxamuud-me3du 10 күн бұрын
Nin ragageed taakeeye wallhi waan u bogay masha allah
@Fastmoney86
@Fastmoney86 10 күн бұрын
Waryaa sheekha waa saxanyahay joojiya hìndhacàdeyka 🎉
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 10 күн бұрын
Guuleyso sheikh abu sufiyaan 🎉🎉🎉❤❤❤
@HussenMohamed-ls1ju
@HussenMohamed-ls1ju 10 күн бұрын
Maanta Qofkii dhaha aan isku xukuno kitaabka Allah sw iyo sunada Rasuulka baa xagjir noqday. Walee Aakhiro arin baa taala
@fartunkeynaan3781
@fartunkeynaan3781 11 күн бұрын
Waaruntiis walaahi alle ayaa lagabaqaa waa run sufiyaan horo usoco alle ùun kabaq
@maazimcalaa6996
@maazimcalaa6996 11 күн бұрын
Masha allah wllhi waa qof iimaan leh
@abdikadirhassan4117
@abdikadirhassan4117 11 күн бұрын
May Allah reward you for the good Dacwah you doing. Al kitaab wa sunnah Period.
@Rakuub
@Rakuub 10 күн бұрын
I from hargeisa ninkana waan tageraa. Mar haduu kitabka Alle dalka ku xukumayo
@AliNoor-nr6ch
@AliNoor-nr6ch 11 күн бұрын
Munaafaqiin baa tihiin adinka iyo kuwa musliminimada sheeganaayo ee ku qanacsan xukunka dimuquraadiyad iyo dastuurka kuwiina ku waashay arsenal ilaahey سبحانه وتعالى baa aayado cad cad ku sheegay cida dastuur iyo dimuquraadiyad wax kuxakunto iney gaalo yihiin وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُوْلَئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ [المائدة:44]؟ Diid ama yeel kufarax ama kanax sidhab urumey ama qalbiga ka munaafadeey ilaahey baa og wax walba aad qarsaneyso و Hadaad run sheegeysiin ilaahey waa arsenal dhaha naclad haniigu dhacdee Ama karun sheega diinta aad sheeganeysaan ee islaamnimada eh oo ilaahey kaliya kacabsada kuna qanca xukunka ilaahey nii dejiyey kaliya
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 8 күн бұрын
Maasha Allah ha ku garab galo wll Sufyaan.😊
@user-vy2tw2to6d
@user-vy2tw2to6d 8 күн бұрын
QOFKII yiraahdo Alla Hallaga cabsado Waa xagjir miyaa
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 11 күн бұрын
Walaahi codkeeyga waa siin lahaa xisbigiisa, waayo Quran ka iyo sunnada ayaa nagu filan.
@heeganbuuxa-tx1te
@heeganbuuxa-tx1te 11 күн бұрын
ADIGA IYO ASAGABA TAKFIIR CAAMIYA AYAA TIHIIN NINKA WAALAN HADAAD RAACDAY ADIGUNA WAAD WAALANTAHAY
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 11 күн бұрын
Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Marka Waxiiii Demuqraadiyad Rabo Waaaa Gaalo Haday Baqtiyan Godka Ayaaa Lagu Ridayaa Haku Bisharaystaan Calmaniyiiinta Baybalkooooda Wala Gubaayaa
@user-vy2tw2to6d
@user-vy2tw2to6d 8 күн бұрын
Diinta Alle kor bay ahaan doontaa Dustuurkuna wuxuu noqon doonaa Mid ay gubaa islaamka oo dhan Inshaaa Allaà
@user-of7ll1jj1d
@user-of7ll1jj1d 6 күн бұрын
Wllhi waa shakhsiyaadka yar ee fahmay in Somali gumeysi maskax ku jirto
@kingmohaan6537
@kingmohaan6537 5 күн бұрын
Wa sax kitaabka an isku xukuno wa wax wangsan Sufyan wa saxan yahy runtii
@KhaalidAbdullahi-sx7ks
@KhaalidAbdullahi-sx7ks 10 күн бұрын
Mansha Allah wlhi waa ninrageed taakeeye
@MrMoe612
@MrMoe612 10 күн бұрын
Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 10 күн бұрын
Maaanshaa alaaah kitaabka ilaahay kor hakayeelo ❤alaahu akbar inta diida ilaahay hasoo hanuuniyo ❤ taakeeye xaqbaad ku hadashay yaaakh
@NaasirMucallim
@NaasirMucallim 4 күн бұрын
Allhu akbar allow sabar sii qufki diintada difaca
@BilemaxamedCigaal-le1xe
@BilemaxamedCigaal-le1xe 10 күн бұрын
Isku qabiil manihin lkn maanta hadii qof ba somaalia madax qof looga cod iyo dhaqaalaba waa kubixin lahaa sufyaan aadbaana uga helay sida uu xaqa uga hadlaya
@abdullahimohamed6208
@abdullahimohamed6208 10 күн бұрын
Wariyaha dumuquradiyi iyo dhaqan galada ayu difaca teda kale aqoon diini iyo mid madi ahba malahan. Sufyan si sax ayu u hadlay wana xaq hadalkiisa
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h 11 күн бұрын
Ma maqal halmar Isagoo nabiga kusalinaa scw
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 11 күн бұрын
Anaa maqlay wax badan
@HaniApdi
@HaniApdi 9 күн бұрын
Al kiitabu suuna melaha laa taag somaliyada hoog tay ku xuukun America 🇺🇸 Uma baahna argaga xiiso❤
@abdirahmaniaabdulahi9709
@abdirahmaniaabdulahi9709 9 күн бұрын
Waxaan joogna wadan, qofka kitaabka quraanku xifdiyo la dhahaayo xaafid OO xaflad loo dhigayo Qofkii dhahana aan isku xukuno la dhahaayo xagjir oo xabsi la geynaayo !!!!!!
@aminfeysal3171
@aminfeysal3171 11 күн бұрын
Masha Allah
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 11 күн бұрын
Haddii Guullaheey ku daayo, Heddaada Hadduu go'doonsho, Haddeey geeriddu dibbooto, Haddeey gaafafka wareegto, Haddeey goofafka wareento. 😘🌷📚🌹😍🕊
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 11 күн бұрын
Waxiiii Demuqraadiyad Rabo Waaaa Gaalo Haday Baqtiyan Godka Ayaaa Lagu Ridayaa Haku Bisharaystaan Calmaniyiiinta
@BabaAzhaar
@BabaAzhaar 8 күн бұрын
Ninkan hadalkiisa 100% sax waye
@HasanHamud-uy1dy
@HasanHamud-uy1dy 10 күн бұрын
Maashaallah
@batulasmail8261
@batulasmail8261 11 күн бұрын
Indha cadays ayuu rabaa inuu ku noolaado
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei 10 күн бұрын
Charity begins at home
@seed3966
@seed3966 10 күн бұрын
Aac waxaa run oi aan been aheyn zinada sharcigeeda iskuma xuguno ee wax kale sheega hoow 😮😮😮
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei 10 күн бұрын
Queaanka ayaaaa nagu filan diyaaar ayaan nahay sxb howaha wad
@user-iw4gd7dq7x
@user-iw4gd7dq7x 3 күн бұрын
Wariyahan afka dheer muxuu ahaa ee hadalka ka dhaxgalaya 😢
@abdinur6152
@abdinur6152 10 күн бұрын
Ninkan waa ka geesisan yahay Cali Wajis iyo Bashir Salaad
@cabdimacalin4369
@cabdimacalin4369 10 күн бұрын
Allahu akbar
@user-st7sc4dx3i
@user-st7sc4dx3i 10 күн бұрын
Professor halodorta madax weyneh dorashata so socota inshallah
@user-ys1pj7ds9d
@user-ys1pj7ds9d 11 күн бұрын
Dadkii uu eadka ka laayay aaway xawaadlihii IYO ogaadeenkii hada may dacwaystaan
@HassanShaxda3541
@HassanShaxda3541 6 күн бұрын
M.Allah
@muratabdla6247
@muratabdla6247 10 күн бұрын
Professorka hadalkiisu waa sax
@MaxamedDeeq-ts1sp
@MaxamedDeeq-ts1sp 8 күн бұрын
Haa waa yahuud waayo waxa xukuma oo maamula America yahuud
@AminAdan-ko4eg
@AminAdan-ko4eg 10 күн бұрын
Abdihakim
@abdimuhudin5690
@abdimuhudin5690 11 күн бұрын
Waa runtiis was rutiis 🙏👍
@Abshaw6
@Abshaw6 10 күн бұрын
Taakeeye waa dhiban yahay wuxu uqabaa in xilligii nabiga la joogo waqtiga iyo dadkuba waa is badalayaan xilligan la joogo ma ahan waqti si fudud dadka lagu badali karo teeda kale dunida gaalaa madaxa ka haysata cid xor ahna ma jirto
@maxamed6847
@maxamed6847 10 күн бұрын
Xilligii nabi muxamed io hada yaa daran, nabigu ma wuxuu joogay xilli caraboo dhan ay islam tahay? Hadalkas waxa ka kenay jahli io cilmi daro ee nabigu wuxu joogay xilli umad asnaam cabuda oo aan ilaahayba aqoon ay adunka ka taliyan teda kale waad gaalowday ee ilaahay u toobadkeen, hadii aad tiraahdo diintu wa diin duug ah oo waqtigedii waala soo dhfay wa gaalnimo, diintan waligeed duugoobi meyso
@garaadosman3813
@garaadosman3813 11 күн бұрын
Waxay wataan unbaana wax la eh taasna qof kusugan gaal iyo muslimba way dilayaan ismana afgartaan takfiir waa saas
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei 10 күн бұрын
Diyaaaaar ayaan unahayxisbigaaan waa wadani ❤❤❤❤❤❤
@NuurtoaadanMaxamed
@NuurtoaadanMaxamed 10 күн бұрын
Asc
@NuurtoaadanMaxamed
@NuurtoaadanMaxamed 10 күн бұрын
Abayo ilahey dartis Ayan kujeclahay ee Abayo lambar kagi isoqor
@user-isma22
@user-isma22 10 күн бұрын
Ninkan hadalkiisa waa sax laakiin qalbigeesa yaa kawarama Ali dheeraba saas Ayuu dhaxay
@user-ov1tu6hf5r
@user-ov1tu6hf5r 10 күн бұрын
Runtii ninkan Wuu Saxanyahy kitabka Alle in la islu Xukumo Gaalladu Maraban War dadkii ma dhoohanyahy😢
@user-oi3xg3xy6j
@user-oi3xg3xy6j 10 күн бұрын
Waa runtiis ❤
@mannalmahirosmanmahirosman6321
@mannalmahirosmanmahirosman6321 10 күн бұрын
Alla haku sharfo wll Sufyan
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 5 күн бұрын
Majiro waxladhoho tastur dintaislamka qofkasta owaxdila xukunkisuwaadil
@abdiwahidabdallah9939
@abdiwahidabdallah9939 7 күн бұрын
Waxan uu ku shekenayo Dacad kama ahaa ee dilkii Lohaystay Ayuu kaga gabanayaa waxa udinayaa in xabsi lagu celiyo
@mustafawarsame3377
@mustafawarsame3377 11 күн бұрын
Qofka runta sheeko Somali ma jeclo Sifiyaan hadiii uu qof xun yahay maxkamada maysan fasaxdeen
@ibrahimhassan2819
@ibrahimhassan2819 10 күн бұрын
ilaahay Ayaa Qisaasta. Ama dilka soo dejiyay
@user-pi9kk3qe6r
@user-pi9kk3qe6r 10 күн бұрын
Nacam qokii kitaanka alaah wax kuxakumin waa gaal alaah ayaa yiri
@khadragelle7801
@khadragelle7801 11 күн бұрын
Dadkuu laayey ma .is waydiiyey mulimkuu sheegayo ma aayado la xafidaa dhiigyo cab beenaale ah canada iyo americaba waa laga soo tarxiilay hadii aad sii daysaan waa laga sheekayndoonaa
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 9 күн бұрын
Runbuu shegay sufiyan.wa runtime ma ahan kitabka alle qabyo wax walbana kitabka ayay ku yalaan ilaheyna wa xukumay wa walba wixi ka so horjeda kitabkana waa gaal
@user-ys1pj7ds9d
@user-ys1pj7ds9d 11 күн бұрын
Naagihii UU horay u kufsaday hasoo dacweeyaan please meel kasta ay joogaan hasoo baxaan waa la yaqaan gabdhihii nayroobi uu ku xoogay iyo maraykan iyo canada ninkaan waa daalim wayn halaga digtoonaado
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 11 күн бұрын
Demuqraadiyad Waxiiii Rabo Waa Gaalo Haday Baqtiyan Godka Ayaaa Lagu Ridayaa Uuufin lakum Idinka Iyo Baybalkiiina Aad Cabudaysan
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 11 күн бұрын
Adigu maku jirtay
@bario1091
@bario1091 10 күн бұрын
Asiga 5 naag ayuu qabaa diinta ogoshahay hanoo shego
@emem3711
@emem3711 10 күн бұрын
Waa run de
@mohamedshardi6198
@mohamedshardi6198 10 күн бұрын
Run ahanti . Sufyaan wax yaabo badan uu ku saxan yahay ayuu ka hadlayaa
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah 10 күн бұрын
Duli qisaastii wariyayashii aad dishey ogolow ama halugu cafiyo ama halaguu dilo hanagula meereysan dastuur
@garaadosman3813
@garaadosman3813 11 күн бұрын
Kan aqoonta yar leh oo adoonka carabta u ah my uu Dhumey walahi asagaa gaal ah
@artenwarsame6991
@artenwarsame6991 11 күн бұрын
War amos
@Feysal-xd6vf
@Feysal-xd6vf 11 күн бұрын
Maskiin baa tahay Waadna caadifad hadashay ee ma Aadan caqli hadlin
@HassanAbdi-mc5po
@HassanAbdi-mc5po 10 күн бұрын
Walaahi waajaha wareersanahay
@acazaam
@acazaam 9 күн бұрын
Waxan kubalanay inaadan cabsanin !!!!
@abdiqad3000
@abdiqad3000 11 күн бұрын
Mashala 🤲🤲🤲
@user-ui4wl2fs7g
@user-ui4wl2fs7g 10 күн бұрын
Sufyan wa sax dimuqradiyada wa badhil badhil
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei 10 күн бұрын
Waxa kuu kadiwaan gashanyahay xag Alle kudheh hhhhhhhh lesankiisa waa kan Alle iyobrasuulkiisa
@bashirhassan2107
@bashirhassan2107 7 күн бұрын
Ha cabsan wariya tahay
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 10 күн бұрын
Ninkan miskixiyan caadi mahan
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy 5 күн бұрын
INTÌI MUSLIMA DASTUURKODU QABYO QORAAL MAHA WLEE WA RUNTII
@AxmedIbnu
@AxmedIbnu 7 күн бұрын
KalaBta.dimuqaradiyada
@MuxammadX.Yacquub
@MuxammadX.Yacquub 11 күн бұрын
Wuxuu Ninkaa sheegaayo wuxuu khilaafsan yahay waxaan ka Aaminsan Dastuurka (Heeshiiska) kaasoo aan u haystay in qodobka u horreeya inuu yahay wixii khilaafsan Sharciga Islam ka Dastuur noo ahayn. Shukran.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 11 күн бұрын
Qodobkaas laftiisa ayaa baadil ah oo shareecada Islaamka kasoo horjeeda, inta ka dambaysaana kasii daran. Yaase kuugaranaya ? Jawaab :- qofka yaqaana waxa dastuur layiraahdo , diinta Islaamka, islamarkaasna aan khaa'in ahayn
@MuxammadX.Yacquub
@MuxammadX.Yacquub 10 күн бұрын
@@lilcuzzwhitemoe qodobkee fadlan? Shukran.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 10 күн бұрын
@MuxammadX.Yacquub WAA QODOBKA LALEEYAHAY WAX SHARCI AH OO SHAREECADA ISLAAMKA KASOO HORJEEDA LAMA DEJIN KARO. SABABTUNA WAXAA WEEYE MEESHAAS WAXAA KU JIRA DHOWR ARRIMOOD OO KHIYAAMO AH 1. WAXAA LA DHAGRAYAA UMMADDA MUSLIM KA AH OO WAXAA LAYSU MUUJINAYAA DAD DIINTA ISLAAMKA IXTIRAAMAYA ,IYADOO WAXA DUULAANKA LAGU YAHAYBA DIINTA ISLAAMKA YAHAY. 2. IN DADKA LAGA DHAADHICIYO DASTUUR QORISTIISU INUU YAHAY WAX BANNAAN SHAREECADA ISLAAMKU OGGOSHAHAY. 3. MADAAMA MACNUHU YAHAY QODOBKAAN WAXAA DEJIYEY BAARLAMAANKA EE UUSAN AHAYN ALLAH SWT IYO RASUULKIISA SCW AYAA YIRI ,HADDEE BAARLAMAANADA SOO SOCDA WAXAY FURSAD UHELAYAAN INAY SIKALE UDHIGAAN , WAA WAX IYAGU DEJIYEEN MARKAY DOONAANA BEDDELIKARAAN MARBA HADDII MEESHA LAGA SAARAY SHAYGAAN ILAAHAY SWT IYO RASUULKIISA SCW AYAA JIDEEYEY OO LAGU BEDDELAY BAARLAMAANKAA JIDEEYEY
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 10 күн бұрын
Wadaad gadhdheere diintiisu waa naag,maal iyo maamul jacayl isagoo shareeco la ordaya.Kan oo kale adhigaa ka qiimo badan oo jiritaankiisu waa khasaaro.
@pharhanmedia
@pharhanmedia 10 күн бұрын
Walaal been abuurashadu wa dambi
@NuurtoaadanMaxamed
@NuurtoaadanMaxamed 10 күн бұрын
.masha sufiyan❤
@artenwarsame6991
@artenwarsame6991 11 күн бұрын
This guy 💯 👍
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 10 күн бұрын
walaahay waarutii waa qabyaalad cad
@Fastmoney86
@Fastmoney86 10 күн бұрын
Waryaha waa yaabey sida looga sharhey
@SuhaybmaxamedWarfaa
@SuhaybmaxamedWarfaa 8 күн бұрын
Waa rutis
@kazmerabshir9506
@kazmerabshir9506 10 күн бұрын
Waxa weedisaan side ayuu jeclaan laha in U somalia u mamula hduu madaxweyne noqdo
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui 10 күн бұрын
Taakeeye waa mas quluc galay.!...sharci looga hortagana majiro.xujo ayuu maanta noqday!! .jecliyaa ragu in ay gartamaan iyadoon la caroonin.Taakeeyoow, dalkan waa dalkaagiye ee gurbaankaaga qaraaco!
@Abshaw6
@Abshaw6 10 күн бұрын
Kkkk caalam kale buu ku jiraa😂
@naxoowdhere6070
@naxoowdhere6070 10 күн бұрын
Garabkaga ilahi hagalo
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 5 күн бұрын
Qofki cabsanhaya manoqonkaro Kari wariye
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 10 күн бұрын
Waxaad tahay nin
@yussufjuba4931
@yussufjuba4931 10 күн бұрын
WAA FIITNO DHUULKAS FIITNEE6 NEESO O CADAAL HEELIIN
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 11 күн бұрын
Ninkan tagfir miya dintu amin san yahay
@Nuuryare10000
@Nuuryare10000 10 күн бұрын
Saxiix sufyaan waa nin xaqa ku doodayo qofkii ka la dagaalana waa qof xaqa beeninayo al quraan Wal sunnah
@AbdiSalamAhmedAli
@AbdiSalamAhmedAli 9 күн бұрын
😅
@user-zz6pe9zi6g
@user-zz6pe9zi6g 8 күн бұрын
Walee sufyan dad mel aqon iyo kalsoni wokusaray iskadhafa ninkan h.g waye waxba lagamaqabankaro 😂😂😂
Сын Расстроился Из-за Новой Стрижки Папы 😂
00:21
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
Қайрат Нұртас & ИРИНА КАЙРАТОВНА - Түн
03:41
RAKHMONOV ENTERTAINMENT
Рет қаралды 994 М.
【獨生子的日常】让小奶猫也体验一把鬼打墙#小奶喵 #铲屎官的乐趣
00:12
“獨生子的日常”YouTube官方頻道
Рет қаралды 83 МЛН
小路飞的假舌头#海贼王  #路飞
00:15
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 3,3 МЛН
MARAYKANKA OO QARIYAY XOG XASAASI AH OO KADHAN ISRAEL, WAY?
15:52
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 9 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 262 М.
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
Сын Расстроился Из-за Новой Стрижки Папы 😂
00:21
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН