Maxaa naga Qarsoon oo ka dhex jiro Tiirarka Toogashada iyo Maxkamadda Ciidamada - Abdulkadir Isse

  Рет қаралды 162,938

SomFlix

SomFlix

Күн бұрын

Пікірлер: 229
@A.qaadirAk
@A.qaadirAk 8 ай бұрын
One Like team Apdi qaadir Ciise Warbahinta qaranka Muqdisho✌️🤪
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 8 ай бұрын
Abdukadir Isse aniga waan wataa waa wariye xirfadiisa wariye-nimo garanaaya walaahi mana aqaano Soomaali cid uu ka yahay kumana taageerin qabiil uu yahay waxaana rajeynaa in Soomaali ka xurowdo QABYAALADA 👏
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 8 ай бұрын
Abdulkadir Isse wa qof qiima badan oo dadkiisa iyo dalkiisa jecel wa geesi qaranka shaqo wacan u haayo guuleyso mar walba iyo meel Walb walal Abdulkadir Isse ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zususta5403
@zususta5403 8 ай бұрын
One second kama boodin 41:09 abdikadir isse 🫡 tagero number one u ahy
@alibaashi6989
@alibaashi6989 8 ай бұрын
1 second ayaa ku dhaafay wll
@FartuunCiise-hm4hg
@FartuunCiise-hm4hg 8 ай бұрын
Tooxow iyo kuwo badanoo social media noo jooga hadaa nahay soomaali waa ka Qiimo badantahay wallky abdiqadir isse allaha ku xafido
@AhmedKafiAk-m4k
@AhmedKafiAk-m4k 8 ай бұрын
Weriye Abdikhadir Isse The one and only wariyaha ugu culus warbaahinta somalia.
@engrafrika2976
@engrafrika2976 8 ай бұрын
Podcast ga an kugu daro waxyar oo farsamo oo muhiim ah 1. Note book - Hakuu qornaadan sualahaaga 2. Suaalahaaga ha ahadaan kuwa isku xigxiga - different topics hagalin 3. Sualaha xasaasiga ah weydii dadka 4. Sualaha private ka qofka u ah yareey ama ka gaabso
@axmedalibarre8080
@axmedalibarre8080 8 ай бұрын
Talo waa qaadasho
@Somflix01
@Somflix01 8 ай бұрын
Haye Walaalka Shukran 🙏🏻
@mohamoudcadeh7961
@mohamoudcadeh7961 8 ай бұрын
Respect eng
@queendahabo
@queendahabo 8 ай бұрын
waa talo fiican
@MuxtasimmaxamedAadan
@MuxtasimmaxamedAadan 8 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
@raxmocali1163
@raxmocali1163 8 ай бұрын
Abdiqadir isse sharf iyo karamo ku hena cadawga alllh ha ka qabto ❤
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 8 ай бұрын
Mashallah wariyan wali ma arkin codkiis ayaan maqli jiray laakiin nin wadani ah oo dalkiis ku soo koray Mashallah shaqo fiican ayaad dadka u haysa hana maqlin waa kaa maseerayan noloshad hore u wado
@sharifaafrah5808
@sharifaafrah5808 8 ай бұрын
Maasha Allah cod aadleedahay wiil soomaaliyeed Allah kuxifdiyo ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedyare-db2xc
@mohamedyare-db2xc 8 ай бұрын
Abdikadir isse wlhi aad aya ku tageer libaax waad saxan tahy dumar ha amin ilmaa aad qof aad taqaano moyee reerka qofa wngsn ha ku raadiyan libxaa waxa badan jogaa wn rajeen manin inaa kula kulumo libaax in.a
@filsancadey1625
@filsancadey1625 8 ай бұрын
Ilhey haka xafido gacanta cadawga wiilasheena
@Sisfatimahaji
@Sisfatimahaji 8 ай бұрын
Ilaahaw Noo Dhawr Wiilasheena❤
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 8 ай бұрын
Abdukadir isse Manshalh waa wariye qataro badan ku shaqeeyo guulayso❤❤❤
@Siciid-z7f
@Siciid-z7f 8 ай бұрын
Apdi kadir isse Legend waye wlhi m.a Alle Haku xiftiyo wll adiga iyo Shute iyo dhaman inta Somaliyed Ee Qlpigodu Nadifta yahay
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 8 ай бұрын
Abdikadir isse Ali Waa wariye leh Aqoontiisa waxa uu dadka usootabiyo ee garsoorka Iyo maxkmada ciidamada iyo Qaybta Radio muqdisho ba Hore usoco ayan Leeyahay sxb An aad ugu xidhnahay anan taageero qof urursan Xayndabkiisana Ku sugan marwalba 🎉🎉🎉 keep going brother
@Sharafiina123
@Sharafiina123 8 ай бұрын
Legend Abdukadir iise Nin aad u aqlibadan
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 8 ай бұрын
Abdikadir isse Allah dhagarta cadowga ha ka bad baadsho
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 8 ай бұрын
Cabdulkadir isi nin karaameeysan weeye alle ha sharfo Waxa uu noobuuxshay booskii cabicaziz africa shahaadada alle haka aqbalo Waxeeyse ayeeyd in aad ku casuumto sooxirida barnaamijka
@Degaliah
@Degaliah 8 ай бұрын
Maha aallah wilkan waraysiyadiisa Wa iska jecelhay, noloshu kuma xumaayso walal
@MaryamMohamed-ru6fr
@MaryamMohamed-ru6fr 8 ай бұрын
Codkaga cabsi cabsi wayey ku dadaal cadalada in shallah allaha ku xifdiyo walalkay❤❤❤
@AshoDahir-s1y
@AshoDahir-s1y 8 ай бұрын
Mash Allah wariye cod kar eh guleeyso Abdulkadir ❤🎉
@HusseinTifow
@HusseinTifow 8 ай бұрын
war ninkaan codkiisa marka aan maqli jiray waxan uhaystay oday balse ninka waaa ciyaalka xafada codkaga allaha ku barakeeyo zhp
@fartunerelaxationmotivatio3148
@fartunerelaxationmotivatio3148 8 ай бұрын
M.A WLHI WAAN TAAGEERAA ABDIQADIR ISSE HORE USOCO WLL❤❤❤
@zaciimkamedia2419
@zaciimkamedia2419 8 ай бұрын
Golden voice ❤ abdulkadir isse
@Ruunxuseen-tx6ex
@Ruunxuseen-tx6ex 8 ай бұрын
Wwwwww Allaha inoo xafido walaalka wariye Nolosha ku kusii waar ❤❤❤
@shukrishankaron3190
@shukrishankaron3190 8 ай бұрын
Masha allah wariye cabduqadir ciise allah ku xafido wariye dadka io dalka ushaqeyo❤
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 8 ай бұрын
Abducaziiz ninka no badalay Aboowe allha kuxafido
@balqiisamahat6555
@balqiisamahat6555 8 ай бұрын
Allah ku xafido wll Abdulkadir isse 👑🙏
@Mogadishu1995
@Mogadishu1995 8 ай бұрын
isku fasal ayaan ahen Abdukadir school Al fajri hoose& dhexe guuleyso walal
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 8 ай бұрын
Abdikhadir bro si kal iyo lab ah iyo dar Alle ayan ku tageraa nolow walal isna ilali qoloyinka wa dugag dad cun ehe yey ku cunin
@faliscabdicaraaye7886
@faliscabdicaraaye7886 8 ай бұрын
Hadii aanan maqlin abdukadir isse warbaahinta qaranka muqdisho maa nigaaba war dhageystay ❤my favourite jonalists halyeey qaran abdukadir isse
@sacidaadan4079
@sacidaadan4079 8 ай бұрын
Allah ayaa awood sare iska leh subxanallah
@zuhurabintmusa5133
@zuhurabintmusa5133 8 ай бұрын
Mashaalah Nin codkisa Allow ubarakey❤
@faliscabdicaraaye7886
@faliscabdicaraaye7886 8 ай бұрын
Abdukadir isse warbaahinta qaranka muqdisho hdaanan maqlin maanigaaba wariye dhageystay ❤ My favourite jonalists halyeey qaran
@dalha252
@dalha252 8 ай бұрын
Abdikadir isse weriye adag allaha ku xifdiyo sxb
@sowda2506
@sowda2506 8 ай бұрын
Legend weyn baa soo qabatay maanta Abdukadir isse❤
@najiibali3454
@najiibali3454 8 ай бұрын
Legend weyn baa keentay next soo qaabo hanoolato ama ayaanle husein saa u taqaano deeqow brother ❤
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 8 ай бұрын
Ninkaan markuu soo baxaayey abdicasiis africa allaha u naxariistaa ayaan la heesanay asaga waa igu adkeed inaan la qabsado hadanah midkalaa badalay ayaamahaan waana igu adagtahay kaas inaan la qabsado
@salmasalmaaliomar996
@salmasalmaaliomar996 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah wariye codkiisa fadhiyo m.a love❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaaraConstructionCompany-fw5fb
@SaaraConstructionCompany-fw5fb 8 ай бұрын
Abduqadir Isse warbahinta qaranka Mogadishu 😊
@Fogaandersi-s2f
@Fogaandersi-s2f 8 ай бұрын
Deeq darajo dadkii hore 100 k aan ku tuurno
@shafeeadenabdi1342
@shafeeadenabdi1342 8 ай бұрын
Masha allah abdikadir isse iyo dek darajo keep going brothers
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 8 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ah waa salaamy😢😂
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 5 ай бұрын
😂👍
@Sahra881
@Sahra881 8 ай бұрын
Maansha alaah fariid waaye Wariyahan
@suldanshariff1398
@suldanshariff1398 8 ай бұрын
Wlx welkan in badan ayan radinia wijikisa arko ❤ brother mine Allah kusharfo🎉🎉🎉
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 5 ай бұрын
Abdikadir Isse waxilfadiisa Allah hanad badiyo waryahan Wana nin dhalinyaro ah guul wacan Zxb ser😂👍
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 8 ай бұрын
Qofka kaliya eedo ku faana aan arkay wa Cabdulqadir cise cali Kee so koriso xitaa kuma fano mana aqaan sababta❤
@abshircarab18
@abshircarab18 8 ай бұрын
Ani xitaa waala yaabanahay
@amenacali727
@amenacali727 8 ай бұрын
Eedo aabahay ladhalatay aduunkan ugu jecelhy illaahay ha icafiye
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 8 ай бұрын
@@amenacali727 masha allah ilahay haku cafiyo
@GabsheAhmed
@GabsheAhmed 8 ай бұрын
Ninkaan walhi madaxweenaha wuu ka shaqo badanyahay runtii lkn bilad aharaf ayuu mudanyahay thank you lagen
@cabdidhere
@cabdidhere 8 ай бұрын
Nin adag weriye sare alle haku xafido
@AaminoAli-h2t
@AaminoAli-h2t 6 ай бұрын
Masha alah ninkan wa ku haystaa walaahi abduqaadir ciise walahi nin codkar ah masha alah
@deeqoibrahimmohamed233
@deeqoibrahimmohamed233 8 ай бұрын
Legend c khadir cise warbahinta kharanka
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 8 ай бұрын
Masha Allah waa wariye cod kar ah
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 8 ай бұрын
Shaqadan wa shaqo culus wlhi qof jilicsan kama bixi karo keep up adiga iyo shuute cabsi cabsi meeshas aragagixisada cashar ba lugu dhigaa
@XasanAli-xk9ur
@XasanAli-xk9ur 8 ай бұрын
Keep going. Sxb alla haka dhoro cadoga amin
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 8 ай бұрын
Geeeisgi iia dhalisay ❤
@cadnaanyare2557
@cadnaanyare2557 8 ай бұрын
abdu kadir iise wa wariyaha ugu wanag san somaliya
@Abbasdj25
@Abbasdj25 8 ай бұрын
Deeq derejo iyo legend gan abdulkadir ciise
@alpertaboy879
@alpertaboy879 8 ай бұрын
Abdikadir isse And Abdiaziz Africa wariyashi ugu fiicna warbahinta cidamada qalabka sida so marey
@Calimaxamedismaciil
@Calimaxamedismaciil 8 ай бұрын
Nin kan codkiisa waan jeclahay walahi
@NimcoDaahir-d5x
@NimcoDaahir-d5x 8 ай бұрын
mashaa Allah waafariid🎉
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 8 ай бұрын
Cod kar waaye Abdulkadir ciise Masha Allah
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 8 ай бұрын
Aaaass waaalhi qaatri san walalkey ❤❤❤❤
@ZakariaabdiFarhanabdullahi
@ZakariaabdiFarhanabdullahi 8 ай бұрын
Big legend abdulkadir isse❤😊
@ugaasoyarey2442
@ugaasoyarey2442 8 ай бұрын
Videoga haduu 3hours socon laha xata maka daali leheen❤❤
@Officialmaliboi
@Officialmaliboi 8 ай бұрын
Guuleyso wllky abdiqadir isse🩸🫡
@AnabCiise-hn2rt
@AnabCiise-hn2rt 8 ай бұрын
Cadawga allaah kaa qabto ❤
@King_Ordaye
@King_Ordaye 8 ай бұрын
Wariye Abdikhadir isse nin Warbahinta qaranka Sharaf weyn ku dhax leh Gobanimo
@abdulrahmansworld162
@abdulrahmansworld162 8 ай бұрын
Be your self ha iska dhig dhigin Abdiaziz africa. Please
@Qezah-b7t
@Qezah-b7t 8 ай бұрын
Wiilkan maad 100k garsiisan somaliyey
@SakariYe-mx8lv
@SakariYe-mx8lv 8 ай бұрын
Adih Gaarsih
@Qezah-b7t
@Qezah-b7t 8 ай бұрын
@@SakariYe-mx8lv Hadan awodo wnba gaarsin lahaa ee far kaliya fool madhaqdo
@fiidowmrk
@fiidowmrk 8 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta guulesta walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@IqraGeedi
@IqraGeedi 8 ай бұрын
Ilhy hagarab galo shaqo culus ayey hayaan ❤
@abdicaziz99
@abdicaziz99 8 ай бұрын
Legend Abdulkadir isse 💯
@NajmoAli-tq1jk
@NajmoAli-tq1jk 8 ай бұрын
Wariye cadaaalad iyo daacadnimo isku darsaday ❤❤❤❤❤ @abdulkadir isse
@zabenlucky2749
@zabenlucky2749 8 ай бұрын
Nin aan taagerro Abdulkadir isse
@shaaficiaxmed3663
@shaaficiaxmed3663 8 ай бұрын
Cabdilqaadir ciise ma ahan garsoor mana ahan madax sidaas tarteed qabiil waxaba kamahaleenkaro marka kadaaya danbiga aad usaari naysaan miskiinka ale
@mohammedtolmoone3864
@mohammedtolmoone3864 8 ай бұрын
Legend so qabatay markaaaan
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 8 ай бұрын
Legend wa naga hogaamisaa
@Kingaliomar
@Kingaliomar 8 ай бұрын
Masha Allah legend waye
@shaaficiaxmed3663
@shaaficiaxmed3663 8 ай бұрын
Alaha kuudhaafo ilmahaaga sxb anigu maahi nin kukutaageero qabiil lkn waxaan kuutaakeeraa dar ilaaheey lkn waxaan kaacodsanaa wadada hada aad kusocoto inaad sii hormarisid ilaaheeyna aad uga cabsatiin sxb
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 8 ай бұрын
Masha Allah xafido ❤❤
@AbdinasirOmar-w7z
@AbdinasirOmar-w7z 8 ай бұрын
Keep going my pro🎉❤
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 8 ай бұрын
abdulkadir isse alle haxafido❤️🤤
@macruufmaxamedcisman7467
@macruufmaxamedcisman7467 8 ай бұрын
Qablaadayste waaye cabdul,qadir isse i,aamin
@IsmaciilkeyzeIsmaciilkeyze
@IsmaciilkeyzeIsmaciilkeyze 8 ай бұрын
Ayeeyada qabriga kujidhana qabiileysta wyeh😅😂
@NajmoHussein-tj3zr
@NajmoHussein-tj3zr 8 ай бұрын
Waa young man ❤masha alalh codkada mcn 🤍 abowe Tv mxaad ugu soohormuuqatay balayadii ayaahada kuradsanesa😢 lkin ale dilo ayaa dhimanaaya but it’s ok ☺️
@bushra445
@bushra445 8 ай бұрын
Oo ma hada kugu horeysa 1 ka hor waxa wareystay ayaanle ha nolato
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 8 ай бұрын
Absolutly 👑👑👑✨✨✨⭐⭐⭐
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 8 ай бұрын
Waraysi hore oo hanoolaato qaaday iyo kanba waa laba wraysi oo qaalia allha xafido waa wariye xurfadiisa kasoo dhalaalo
@nuurxasan-ku2ew
@nuurxasan-ku2ew 8 ай бұрын
Hal walboo Wariye Caan Ayoo iska Dhigaa Gabacdeen mid Waalan iyo Mid Dhiigya cab Ayoo iska Wareesanaa ileen Suxifinimo wax kama garanayee waa Caan Raadis😊
@JunaidAbdirizak
@JunaidAbdirizak 8 ай бұрын
Legend abdulkadir isse
@madaxcade1668
@madaxcade1668 8 ай бұрын
Abduqadir isse geesi dalkiisa iyo dadkiisaba jecel yihiin
@MohazPoi-
@MohazPoi- 8 ай бұрын
The lagend wariye sare abdulkadir essi
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 8 ай бұрын
Abdikadir isse in the building
@AmusedAlpineVillage-qr5zj
@AmusedAlpineVillage-qr5zj 8 ай бұрын
Wllhi codkiisa waa ka helaa ❤❤😂😂😢
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 8 ай бұрын
Abdiqadir cise wardhere wariye culus taageero no one
@SadamHussein-ul7bj
@SadamHussein-ul7bj 6 ай бұрын
Nin culus 😎
@MaxamedAnwar-wz9ne
@MaxamedAnwar-wz9ne 8 ай бұрын
Maaasha alaaaah
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 8 ай бұрын
NINKA KALIYE MAXKAMADA CIIDAMADA QALABKA SIDO DHA DHANKA U YEELO MARKA AY QOF MAXKAMADEYNEYSO M.A NOLOW WALAL ALLAH HAKAA HAAYO CADOW O DHAN
@Cadar49
@Cadar49 7 ай бұрын
Amin Yaa Rabi
@ShahidNasri
@ShahidNasri 8 ай бұрын
Somflix mxaa ku hesataan maa 100k ku hesataan😊
@namcaqalif9129
@namcaqalif9129 8 ай бұрын
Ana gacanta ka heeynaayo kalay ❤😂😭
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
((Gungaar)) wareysi xasasi ah) muxu ku nastaa shaqada adag kadib..
22:16
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 52 М.
DEG-DEG:-Daawo Muujinta Cadaymaha ku gadaaman weerarkii Hotel SYL .
18:19
Somali National Television
Рет қаралды 200 М.
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 474 М.
HABBOON- WAXAAN KA BADBAADAY KANSARKA NAASAHA
43:33
HANOOLAATO
Рет қаралды 210 М.