waa kee nabigii 100 sano kadib geeridiisa uu alle SW dib u soo nooleeyey? muxuuse...? qisadii cuzeyr

  Рет қаралды 58,690

fuad amin daud

fuad amin daud

Күн бұрын

FUAD AMIN: Home of islamic studies
cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
______________________________________________________________________________________________________
Asc, Ma ogtahay cidda uu ahaa nabigii uu alle SW dib u soo nooleeyey kadib markii uu meyd ahaa boqol sano-oo kaamil ah?,, Maxeysa ahayd arinta khatarta leh ee uu alle SW dib ugu soo nooleysiiyey si uu u fuliyo?,,
Wuxuu alle SW qur’aankiisa kariimka ah dhexdiisa inoogu soo dejiyey qaar kamid ah qisooyinkii ugu mucjisooyinka badnaa,, qisooyinkaasoo dhici jirey zaman walba markii dadku ay halmaamaan rabigooda SW,
Qisooyinkaasuna waxey kamidyihiin waxa ugu macaan ee uu qofka banii aadamka ah ku maqlo dhegihiisa
Balse arinta musiibada ah ayaa waxeytahay in in badan oo muslimiinta kamid ah ay mooganyihiin oo aysan ka war qabin qisooyinkaas layaabka badan ee uu alle inooga waramay nafsad ahaantiisa SW,,
Waxaana filayaa badankeenu in aan maqalnay qisadaan ku saabsan, ninkii intuu soomaray mid kamid ah magaalooyinkii la burburiyey kadibna yiri: sideebuu alle SW usoo nooleysiin karaa magaaladaan oo sidaan u dhimatey? -
Kadibna si uu awoodiisa u tusiyo ayuu alle SW nafta ka qaadey 100 sano,,
Qisadaan aadka u layaabka badan ee ku cibra qaadashada mudan waxey kamidtahay kuwa ugu xooga badan qisooyinkii la inoogu xusey qur’aankeena kariimka ah,,
fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
#plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
booqo channelkeyga labaad:
#horusocod_media : / @horusocod143
__________________________________________________________________________________________
daawo muuqaaladeena kale:
playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
________________________________________________________________________________________________

Пікірлер: 119
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 9 ай бұрын
❤❤
@sahraabukar110
@sahraabukar110 4 жыл бұрын
I love Allah soo much
@FeysalYariisow
@FeysalYariisow 10 ай бұрын
Maasha allah
@burhanhassan524
@burhanhassan524 Жыл бұрын
ALLAHU akbar ❤️❤️❤️❤️❤️
@aminaosman1520
@aminaosman1520 Жыл бұрын
Jisaakalaahu qeer
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 3 жыл бұрын
Amasha alah Jazaaka lahu kheyran
@nadra1657
@nadra1657 2 жыл бұрын
Nabi Muu ahyn. Cuseyr yuhuudi islaamay Buu ahaa haku danbaabina nin aan Nabi ilaahay Ka dhigin
@abdisheekhadan6336
@abdisheekhadan6336 3 жыл бұрын
أَوْ كَالَّذِي مَرَّ عَلَىٰ قَرْيَةٍ وَهِيَ خَاوِيَةٌ عَلَىٰ عُرُوشِهَا قَالَ أَنَّىٰ يُحْيِي هَٰذِهِ اللَّهُ بَعْدَ مَوْتِهَا ۖ فَأَمَاتَهُ اللَّهُ مِائَةَ عَامٍ ثُمَّ بَعَثَهُ ۖ قَالَ كَمْ لَبِثْتَ ۖ قَالَ لَبِثْتُ يَوْمًا أَوْ بَعْضَ يَوْمٍ ۖ قَالَ بَل لَّبِثْتَ مِائَةَ عَامٍ فَانظُرْ إِلَىٰ طَعَامِكَ وَشَرَابِكَ لَمْ يَتَسَنَّهْ ۖ وَانظُرْ إِلَىٰ حِمَارِكَ وَلِنَجْعَلَكَ آيَةً لِّلنَّاسِ ۖ وَانظُرْ إِلَى الْعِظَامِ كَيْفَ نُنشِزُهَا ثُمَّ نَكْسُوهَا لَحْمًا ۚ فَلَمَّا تَبَيَّنَ لَهُ قَالَ أَعْلَمُ أَنَّ اللَّهَ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ
@zeekdiggar1316
@zeekdiggar1316 4 жыл бұрын
Jisakulah kheyran
@fadumoabdi982
@fadumoabdi982 3 жыл бұрын
Jisakallah Khayr
@hawafarah2410
@hawafarah2410 9 ай бұрын
Jiza kalah khayr
@habonhassan8504
@habonhassan8504 Жыл бұрын
Mansha allaaaah ale hakubarakeyo
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei 8 ай бұрын
Fuaad nabi cuzeyr shaki magalin eee wuxuuu yiri(Alle sidee ayuu unooleyaaa qaryo burburtay)
@riyaanmohamud3195
@riyaanmohamud3195 3 жыл бұрын
Masha allah jasakallahu qeyran
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 3 жыл бұрын
Masha Allah Qisadan Weligay Ma Maqal Jizaakumallahi Qayr SHUKRAN BRO Fuaad,
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Masha allah Mahadsanid wllkey
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 3 жыл бұрын
Masha Allah walal ad ayan kuu hiiseya shukran ♥️♥️♥️
@gacalibnuabdiabdi5776
@gacalibnuabdiabdi5776 4 жыл бұрын
Brother mine Illhy haku barakeeyo wax badan ayaanka faiidnay jazakallah And keep going
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Thank you bro Welcome
@abunazrijamac2907
@abunazrijamac2907 4 жыл бұрын
Cidkasta oo ilaahay sitoos ah ulahadlay waa nabi
@abkochanali1509
@abkochanali1509 4 жыл бұрын
Msha alaah jasaakalaah khayr
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Aamiin yaa alla
@abkochanali1509
@abkochanali1509 4 жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الله خيرا
@rashkaarow45
@rashkaarow45 3 жыл бұрын
Mahadsanid . Waad amaahatay dhegteyda .
@abwaanfasire8583
@abwaanfasire8583 3 жыл бұрын
Jasakumulahi kheyr
@quruxdumarchannel
@quruxdumarchannel 4 жыл бұрын
Qiso aad u qiimo badan jazakalah kheeyr
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Mahadsanid walashey
@fowzahmed2694
@fowzahmed2694 3 жыл бұрын
MashaAlaah ilaahay kharha kusiiyo Qisooyin kaaga waan jiclahay
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allaah Shukran wll qaaliya
@abdinasirhassan3421
@abdinasirhassan3421 4 жыл бұрын
Masha allah
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Thanka wllkey
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 4 жыл бұрын
MANSHA ALLA SHEKHOW ILAHAY HAKAA ABAAL MARIYO QISOYINKA MAC MACAAN EE AD SIDA QURUXDA BADAN NOOGU SOO GUDBISO.WAXAN JECLAHAY QISOYIN KALE OO KALA DUWAN INAAD NOO SOO GUDBISO INSHA ALLA
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Aamiin yaa allah Mahadsanid wll qaaliya Waa diyaar i.a
@cilmijaamac8355
@cilmijaamac8355 4 жыл бұрын
mansha allha
@hilaahcali6615
@hilaahcali6615 4 жыл бұрын
Maansha alla
@shamisimaan2049
@shamisimaan2049 4 жыл бұрын
MASHA ALLAAH ALLAHA KU XIFDIYO AMIIN
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Aamiiin yaa allah Mahadsanid wll qaaliya
@hilaahcali6615
@hilaahcali6615 4 жыл бұрын
Wadaadoow ajar iyo xasanaadna alla ha kaa siiyo
@samiyasalad2015
@samiyasalad2015 4 жыл бұрын
Keep going brother jzk khayr
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 4 жыл бұрын
FUAD AMIIN DAUD ADIGAA MUDAN WALAL ILAHAYNA CADAA BIHIISA HAKAA FOGEEYE OO JANATUL FARDUSA HAKU HEEYO INSHA ALLA
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Aamiiin yaa allah dhamaanteenaba Soo dhawow wllkey
@asmaqalbi1428
@asmaqalbi1428 3 жыл бұрын
@@fuadamindaud walal wan kujeclahay alle haku xafido walalkey alle dartiisa ayan kujeclahay👌🏻🕋💗🌹
@anwarmhd6277
@anwarmhd6277 3 жыл бұрын
jazakallah kheyr
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allaah Baarakallaahu fiik
@maxamadkafi8424
@maxamadkafi8424 3 жыл бұрын
Ma alh😍😍
@matiyoboy2599
@matiyoboy2599 4 жыл бұрын
M,a
@bandarmaxamed1879
@bandarmaxamed1879 4 жыл бұрын
Masha allah jazakumu lah kheran fuad
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Aamiin yaa allah Mahadsanid wllkey
@hayaadcabdiraxman3898
@hayaadcabdiraxman3898 4 жыл бұрын
𝐌𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐥𝐥𝐡𝐚🥰💯❤️
@abiirabdi7921
@abiirabdi7921 3 жыл бұрын
M.a wllky
@africamediaproduction3269
@africamediaproduction3269 3 жыл бұрын
Allahu akbar
@CawilCadooye-if9gz
@CawilCadooye-if9gz 6 ай бұрын
Subxanalhaa
@hindaqali9644
@hindaqali9644 4 жыл бұрын
Mashallah is a really nice story love it 😍 thank you 💙
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Thank you very much sis
@Sultana_Alisha
@Sultana_Alisha 4 жыл бұрын
Ilaahay ayaa mahad iskaleh
@Sultana_Alisha
@Sultana_Alisha 4 жыл бұрын
M.a
@okashamedia9950
@okashamedia9950 4 жыл бұрын
Masha Allah
@osmanabu8865
@osmanabu8865 4 жыл бұрын
Walaala Cuzeyr ma aheyn nabi aa waxuu ka mid ahaa Dadka wanaagsan oo ku cimro qadashada wacan....fadlan dib u sax mahadsanid.....
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Waan sheegey wllkey Waxaan umaleynaa in aadan soo daawan muuqaalka
@maryanaliwarsame4287
@maryanaliwarsame4287 3 жыл бұрын
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@zakariyemuse8869
@zakariyemuse8869 4 жыл бұрын
Qiso cajiib waaye
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey
@hamdabarkhad4248
@hamdabarkhad4248 3 жыл бұрын
Jasakalaah wllky
@abdinasirhassan3421
@abdinasirhassan3421 4 жыл бұрын
Nice history
@hooyogacalo6774
@hooyogacalo6774 4 жыл бұрын
M.a
@faadumobilesalad1729
@faadumobilesalad1729 Жыл бұрын
Cajiiip😢
@fardowsosaney752
@fardowsosaney752 2 жыл бұрын
Waad mahan satahay
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 4 жыл бұрын
like 95 keep going bro 🙏🙏🙏🙏scw scw scw scw 💕💕💕
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 3 жыл бұрын
Waxbaan kaa faiday maan aqonin nabigaan cs
@gobdeeq4541
@gobdeeq4541 3 жыл бұрын
Waxan maqlay inaanu ahayn cuzeyr Nebi ahayn ee u ahaa qof muxsina oo Allah na qisadan kuriday balse Allahu aclam.
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Waa sax
@nadiifacabdala5419
@nadiifacabdala5419 2 жыл бұрын
Waa sax saaxib
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin 3 жыл бұрын
Nabi ma ahayn Waxad qortay nabigii 100ka sano kadib laso noleyay marka qoraalka dadka haku sirin
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Waan sheegey wllkey dib u dhageyso sababta
@xabiibomohamedelmi5092
@xabiibomohamedelmi5092 4 жыл бұрын
keep going pro
@weezy1o941
@weezy1o941 4 жыл бұрын
Wll adoo raaliaya cuzayr nabi haku sheegin kaliya inta rabi kaaga sheegay ku edebso Views sikale uraadso!
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Intaadan coment soo qorin muuqaalka soo dhageyso wll qaaliya waan shegey macluumaadkiso dhan
@cabdiibrahin3211
@cabdiibrahin3211 Жыл бұрын
Cuzeyer
@sareeyobare3540
@sareeyobare3540 4 жыл бұрын
Xakuu cuzayr kunoqday nabi y
@sareeyobare3540
@sareeyobare3540 4 жыл бұрын
 عزير وفق ما جاء في الإسلام هو رجل صالح، فيما يعتبره اليهود أنه من أنبياء بني إسرائيل
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Waan sheegey wllkey Muuqaalkan ku sheege
@fowzicolow8516
@fowzicolow8516 Жыл бұрын
Cuzer miya nabi aha la imatay wra allah ka cabaso
@amiirulapthirizaakchannels8211
@amiirulapthirizaakchannels8211 4 жыл бұрын
Kadaa inuu nabi ahaa ma la hubee
@shariffhaji6508
@shariffhaji6508 4 жыл бұрын
Cuzeeyr nabi ma,ahayn wuxu aha nin caalim ah ayuu aha o reer bani israa,iil
@ahmedaden7937
@ahmedaden7937 4 жыл бұрын
Haa inagaba wanyaabanahay
@abdisheekhadan6336
@abdisheekhadan6336 3 жыл бұрын
Qisadan waxy ku jirtaa suratul baqra ayada 259
@caliqorane7998
@caliqorane7998 4 жыл бұрын
Ma nebibuu cusayr ahaa?waa nin muslima oo tawraad Hays tay
@naima6045
@naima6045 3 жыл бұрын
Cuzeyr miyaa nabi ahaa?
@leeylomaxamed3778
@leeylomaxamed3778 Жыл бұрын
Haaa
@EXTE-p9n
@EXTE-p9n 6 ай бұрын
A̳l̳a̳a̳ h̳u̳ a̳k̳b̳a̳r̳
@abdinasirhasan5521
@abdinasirhasan5521 4 жыл бұрын
Cuzeyr nabi ma ahan waxaa jirey xiligii nabi muuse waxa xifdisanaa towraatka oodhan waxauuahaa cadoon saalix ah walaal si fiican usoobaar adaafahmi doontaa waxa aan leeyahay hatta quraanka ka soo baar adaa arkayso
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Haa waan sheegey wllkey muuqaalka soo daawo Waxaan shegey dhaman wixii ku saabsanaa
@yaasirahmedisse8884
@yaasirahmedisse8884 4 жыл бұрын
Cuzeyr inuu nabi yahay intee lagu sheegey
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Waan soo shegey soo dhageyso wll
@ahmednasirmohamed7696
@ahmednasirmohamed7696 4 жыл бұрын
Cuseyr ma nebi buu ahaa Mise addoon saalix ah????
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Waan sheegey wll soo dhageyso
@ahmednasirmohamed7696
@ahmednasirmohamed7696 4 жыл бұрын
Waaad sheegtay wll waana dhegaystay shukran cinwaanka aaad mawduuca siisay ee ah waaa kee nebigii 100 dib Alle dib usoo nooleeyey ee aaad cuseyr kusheegtay nebigaaas eee aaad cinwaanka Ku xustay baaa isu Kay qabanweyday markii hore wll markaaan dhegaystayna inaaad sheegtay waaan maqlay shukran wll
@nadra1657
@nadra1657 2 жыл бұрын
Adoon ilaahay Buu ahaa Oo Yara shakiyey kadibna ilaahay qalbigiisa daalqcanaayey tuseyna inuu ilaahay dadka dhintey Soo nooleysiinaayo maalinta qiyaamaha kadibna uu garowsaday isaga iyo dameerkiisii 100 sano kadib dib usoo nooleeyey Lkiin Nabi Muu ahyn Waa beeen
@sareeyobare3540
@sareeyobare3540 4 жыл бұрын
Nasii daliil sheekaayo in cuzayr yahay nAbi mahad sanid
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Waan sheegey wll muuqaalka soo dhageyso adigoo raaliya
@nathra7351
@nathra7351 7 ай бұрын
Nabi muu ahayn nin. Reer bingo Israel ahaa oo islaamay buu ahaa
@fartuunmaxamedmuuse7887
@fartuunmaxamedmuuse7887 4 жыл бұрын
🎓🎓🎓🎓🙋‍♂️😭🙋‍♂️🙋‍♂️💝💝💝💝💝
@fartuunmaxamedmuuse7887
@fartuunmaxamedmuuse7887 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 10 ай бұрын
Walal dadka jahilka kasar qurcuudka allah akajaasasiyey? Awoodisa allah waynetahay maade iswaydisen kaali inu kaataliyo koonka?
@zakipoi6860
@zakipoi6860 4 жыл бұрын
dadkaan disliketa saarayo micnahood su bxanallha
@amiirulapthirizaakchannels8211
@amiirulapthirizaakchannels8211 4 жыл бұрын
Waar nabi muu ahayn
@Jackcadnaan1-b7z
@Jackcadnaan1-b7z 4 жыл бұрын
Masha Allah
@sahramohammed4940
@sahramohammed4940 4 жыл бұрын
ManshaAllah
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 жыл бұрын
Shukran
@wariyewariiri9309
@wariyewariiri9309 2 жыл бұрын
M.a
@BAAMAHADI
@BAAMAHADI 4 жыл бұрын
Masha allah
100 Sano oo Geeri ah Kadib Maxaa Dhacay ! | Cuzayr | Fandhaal 48 |
21:31
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 126 МЛН
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 102 МЛН
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,7 МЛН
Qisada Asxaabul Kahfi Bilow ilaa Dhamaad @AbdihaliimAli || @QulasadaFilimada
59:21
Nabiyada iyo Rusushu sida ay ukala horeeyeen! Faa'do Wayn.
39:58
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 160 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 126 МЛН