WAA KUMA ISMAACIIL HANIYAH? MUXUU U HANTAY QALBIYADA DADKA FALASTIINIYINTA?

  Рет қаралды 40,244

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

TAARIIKHDA ISMAACIIL HANIYAH?: MUXUU U NOQDAY NIN QALBIYADA FALASTIINIYINTA HANTAY?
►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 158
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 2 ай бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@AlmaasCabdulqaadir
@AlmaasCabdulqaadir 2 ай бұрын
Shacabkiis marki laga tago wuxu samyy Qof walba oo muslim iyo iiman leh waa geeri aad u xanuun badan
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 2 ай бұрын
Tacsi weeyn aya nagu dhacde Allaha unaxariisto sh ismaaciil haniya 🤲😭🤲
@rafiq5722
@rafiq5722 2 ай бұрын
Iran ayaa Shirqooshey Halaag Allh ku wada rido
@hanihassan3448
@hanihassan3448 2 ай бұрын
Awood aan gantaal kula beegsano nataniyaahu ama daroon maqabnee ilaahow galaad midkee dhahaan iyo nataniyaahu mowtulfajar kurid ya rabi aduunkaada wee ku kibreen rabiyow kaqabo ilaahow naloso sheegaa geeridooda ya rabi 🤲🤲 allahuma aamiin 🤲
@NimcoMaxamed-j9e
@NimcoMaxamed-j9e 2 ай бұрын
Amiin yaa rabi ❤❤❤
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 ай бұрын
Alla ha u naxariisto shkh ismaaciil haniya iyo muslimiinta oo dhan amiin insha allh
@XasanJiciir
@XasanJiciir 2 ай бұрын
انالله وانااِلیه راجعون
@CawilshamxiyeCawilshamxiye
@CawilshamxiyeCawilshamxiye 2 ай бұрын
Maxamed faraax cade guulayso saxiib waa naa faahan siisa waar walab thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 2 ай бұрын
ALLE janatulferdowsa ha heeyo aamiin , waana loo aarin INSHA ALLAH
@aminadahir3527
@aminadahir3527 2 ай бұрын
Allaahu akbar ilaahay ha u naxariisto waa shihiid e qabriga allaha u ñuuro
@alcadaalachannel4035
@alcadaalachannel4035 2 ай бұрын
Alaha Unaxariisto Sh. Ismaciil Haniya Janatul Fardowso Alaha Ka Waraabiyo Aamiin Aamiin Yaarabi
@kalgacalnouh5387
@kalgacalnouh5387 2 ай бұрын
Allah ha unaxaristo ismaciil maxay igu talaa kol hadaanan u aarayn oo guryo badab oo kufara laga baroorabayn aheey aheey 😢😢😢
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 2 ай бұрын
Waa loo aarin wll INSHA ALLAH yuhuud wey jabin iyo nacalada la socota
@Xasancadde-us6ht
@Xasancadde-us6ht 2 ай бұрын
الله اكبر االله اكبر االله اكبر allha unaxarsto wllky cusmaaciil haniiya shahiid weeyn madhimn ee wuu dhunty😢😢😢😢😢
@abdulkadirabdi9333
@abdulkadirabdi9333 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto Ismail haniya رحمة الله تعالى
@fanfanbarkat503
@fanfanbarkat503 2 ай бұрын
Innalila Wa ina ileyhi raji'oun. Allah yarhamo sheik Ismail Haniyeh. Aad ban UGA humahey
@FarduusMohamud
@FarduusMohamud 2 ай бұрын
Alle haunxariisto mujaahid ismaaciil haniyah
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 2 ай бұрын
Inaalilaahi waa inahiliraajicun 😭😭😭😭, Allaow albabada Jananada u fur Ismail Haniyah 🤲🏿🤲🏿🤲🏿😭😭
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 2 ай бұрын
Allah ha unaxriisto janatul firdowsa allah haka warabiyo shahiid haniya Allah haka siyo walalaheena rer falastiin illahay dhibaatada haka dulqaado dhibaatada walalaheena rer falastiin cadowgowda allah ha uga gargaaro aamiin aamiin
@CabdiCaraaye
@CabdiCaraaye 2 ай бұрын
Allaah haunaxariisto hogaamiyaha umada muslimeeta 😢😢😢😢😢
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 2 ай бұрын
Hadad aaminsan tahay aragtida iska caabinta inaysan ku burburayn dilka Ismail Haniyah like saar sxb ❤
@waxSoosaarka
@waxSoosaarka 2 ай бұрын
❤❤❤
@falisali5624
@falisali5624 2 ай бұрын
Ismail haniya iyo qoyskiisa inta ka geeriyotay allaha u naxaristo Amiin yaa Allah,
@HousseindararAwaleh-kr4nk
@HousseindararAwaleh-kr4nk 2 ай бұрын
Allahayow uu naxariso ismael haniya
@hanimohamed3311
@hanimohamed3311 2 ай бұрын
Allah ha unaxaristo janada fardosa Allah haka warabiyo 💔😭😭😭
@sacadmuuse9295
@sacadmuuse9295 2 ай бұрын
Inaalilaahi wa inailaahi rajucuun Alle naxariistii Jano ha kaa waraabiyo
@habibaabowe7531
@habibaabowe7531 2 ай бұрын
Allah haunaxaristo
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 2 ай бұрын
Illaahey ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin
@Maxamuud-uw1qj
@Maxamuud-uw1qj 2 ай бұрын
inalilah waa inalhu rajicun
@adannur4755
@adannur4755 2 ай бұрын
Ilahey ha oo naxaristo shiekh ismacil haniya
@fiyormohamedhashi1048
@fiyormohamedhashi1048 2 ай бұрын
Alla geeridiisa waan kanay alle ha unaxariisto ismaciil haniyah😢
@abdifatahabdullahi1863
@abdifatahabdullahi1863 2 ай бұрын
Sheikh Qariul Quran Ismail Haniya Allah ha unaxaristo ee wuxu aha nin halagama ah, mujahid ah oo udhintey dinta Allah iyo inta ay Palestine 🇵🇸 helan xuriyadoda. Janatul Firdaus Allah ha geeyo.
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Shiicada iyo gaalada iyo yahuuda waa isku mid e rabi ha u naxariisto ismacil haniya aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 2 ай бұрын
Dadka soo qoraya iiran ayaa ka danbeysay waa dadka caqligoodu liito oo waxay rabaan dhagarta xagjiriinta Yuhuuda inay raadkooda qariyaan.....Xuutiyiinta Yeman, Hisbulah, Kooxaha iska caabinta ee falastiin oo dhan iyo muqawamada Iraq waxaa taageera Dawlada Islaamigaa ee Iiran bal noo sheega hal dal oo suniya kaliya oo taageera falastiin marka laga reebo dawlada Qatar oo ayadu aan awood badan lahayn? Israeli waxay dhul ayey ka xoogtay Masar. Israeli waxay dhul ayey ka xoogtay Jordan. Israeli waxay dhul ayey ka xoogtay Syria, Israeli waxay dhul ayey ka xoogtay Lebanon inkastoo dhulkaa badankiisa Hisbulah soo celisay ayadoo gacan ka helaysaa Iran. Saudi Arabia, UAE, Egypt, Bahrain, Oman, iyo Kuwait dhamantood waa adeegayaal dhaga fudud oo Israel adoomo u ah.
@Samiaahmed1176
@Samiaahmed1176 2 ай бұрын
Allaha u naxariiso ismail haniyah 😢😢😢
@umumahmadumumahmad7856
@umumahmadumumahmad7856 2 ай бұрын
انا لله وإنا إليه راجعون الله منصور اخوننا المجاهدين في فلسطيني يالله
@ShugriSheihkmaxamed
@ShugriSheihkmaxamed 2 ай бұрын
Ilaahoow unaxariiso walaakeen ismaaciiil haniya
@fardoussafard9198
@fardoussafard9198 2 ай бұрын
Allé haw naxaristo
@khadramohame936
@khadramohame936 2 ай бұрын
Allah haunaxaristo 😢😢
@siyaad5608
@siyaad5608 2 ай бұрын
Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajucuun
@HamseAlideheye
@HamseAlideheye 2 ай бұрын
Maanta.wamalin.murugo.le.smail.haniya.ALLE.haunaxaristo.maanta.waxan.inaandilo.aanka.boqayaa.gaal wixii.idhow.waliba.xabashi.waayo.askar.itobiyana.ayaa.gaza.xasuuqa
@Madina-mg6qm
@Madina-mg6qm 2 ай бұрын
Allaha u naxaristo 😥
@Maxamedyare-u5q
@Maxamedyare-u5q 2 ай бұрын
Allha unaxariisto
@NaciimosooofeBulxan
@NaciimosooofeBulxan 2 ай бұрын
أللهم ارحمه رحمة واسعة وأسكنه الفردوس الأعلى يارب
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h 2 ай бұрын
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ilaahay Ha Unaxariisto Hogaamiyihii Xamaas Sheekh Ismaaciil Hanii Ah Waadil Kabaxsan Sharciga Iyo Qawaaniinta Dublamaasiyada Waxaana Meelooga Dhacay Sharafta Iyo Qaranimada Iiraan Arintani Waxay Hurisay Dagaalkii Socday
@Deeq23127
@Deeq23127 2 ай бұрын
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى 😢
@gamarsaed9147
@gamarsaed9147 2 ай бұрын
Ilaahow u naxariisto
@AxmedmaxamedShaacir
@AxmedmaxamedShaacir 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 2 ай бұрын
لااله الاالله لااله الاالله لااله الاالله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم انا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحم الراحمين اللهم آمين يارب العالمين عسماعيل هنيه ❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aftinkabishar7576
@aftinkabishar7576 2 ай бұрын
May Allah Grant Janatui fardow
@Yac_quubUgaas
@Yac_quubUgaas 2 ай бұрын
انا لله وانا إليه راجعون
@roodacawad13
@roodacawad13 2 ай бұрын
Alle ha jabiyo yuhuuda isha allaah
@ReserveAreabank-l5v
@ReserveAreabank-l5v 2 ай бұрын
Ilaahay Naxariistii Janatulfirdawsa Haka Waraabiyo Marxuum Sheikh Ismael Haniya Iyo Caruurtiisii Kasii Geeri Horaysay Iyo Mujaadiintii Kaleba Aamiin Aamiin Aamiin
@AaminoUbdullahi
@AaminoUbdullahi 2 ай бұрын
Allaha Unaxariisto Ismail haniya
@zamzam6028
@zamzam6028 2 ай бұрын
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun shahaadadiisa allah Jaja aqbalo
@AminMohamudmooge
@AminMohamudmooge 2 ай бұрын
Alla haunaxariisto, maanta munaafiqiin badan ayaa faraxsan .
@adanabdull9621
@adanabdull9621 2 ай бұрын
Innalillahi wainnaileyhi rajiuun ilaxey haunaxristo
@DrabdinasirHilowle
@DrabdinasirHilowle 2 ай бұрын
Innaalillaahi wa innaa ileyhi raajicuun ilaahey ha u naxariisto kuwa dilayna lacnadii ilaahey ha ku dhacdo
@Khadijo60
@Khadijo60 2 ай бұрын
Ilahey ha u naxaristo haniya ma dhinte waa allaha ilahayow mareykan iyo yuhuud ummada ka qabo
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto raalina allaha kanoqdo dhaman musliminta iyo guud ahaan shacabka reer falastiin
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 2 ай бұрын
inaalilaahi wa inaa ilayhiraajicuun Yaarabi hagilgilato barigadhexe yahuuudna halagawaayo aduunka
@aftinkabishar7576
@aftinkabishar7576 2 ай бұрын
Ismacil Janatui fardow guul falastlin Xmas inshallah
@sayidcumar8694
@sayidcumar8694 2 ай бұрын
Allah hau naxariisto hogamiyaha
@nimcocabdi66
@nimcocabdi66 2 ай бұрын
Alle haw naxariisto
@Sprintzx-x9q
@Sprintzx-x9q 2 ай бұрын
الله يرحمه رحمة واسعة شيخ إسماعيل هنية.
@CasanyoCaska
@CasanyoCaska 2 ай бұрын
Ale how naxriisto ❤❤
@shukrilibax
@shukrilibax 2 ай бұрын
Innalilahi wainaillahi rajacun ilaah ha u naxaristo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💔😢
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 2 ай бұрын
Ismaacil haniya Allah haunaxar 😭😭Aamiin 🤲🤲🤲
@marianahmed7557
@marianahmed7557 2 ай бұрын
ASC inaa lilaahi wainaa illaahay raajicuun ilaahay Janafardowsa illaahay ha ku casumo Aamiin yaa Allah Kuwa isaga oo kalaha Ilaahay ha noo saaro Aamiin yaa Rabi
@AbdullahAhmed-z7x
@AbdullahAhmed-z7x 2 ай бұрын
Innaa lillaah wainnaa ileyhi raajicuun naxariistii janno ia tacaalaa Eheladiisii iyo dhammaan muslimiinta samir iyo iimaan ia.
@KhadarMaxamuudXasan
@KhadarMaxamuudXasan 2 ай бұрын
Alah hawnaxariisto badal khayr qaba Hannah sijyo
@abdifatahmohamed5397
@abdifatahmohamed5397 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto Hogaamiye Ismail Haniya.
@abukarali7403
@abukarali7403 2 ай бұрын
Ismaciil haniyah wa shahiid inshaalaah ku biiraya sayid shuhadaa xamsa ibnu mudalib inshaalaah inshaalaah
@ZainabGuleid-c4b
@ZainabGuleid-c4b 2 ай бұрын
Allah waxaanu uwadiinayna inuu unaxariisto 😊
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 2 ай бұрын
Allaha haunaxaristo kitaabkisana midigta allaha hakasiiyo aamin aamin aamin aamin aamin aamin ehelkina samir khayr qaba allaha hakasiiyo aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@CawilXashi
@CawilXashi 2 ай бұрын
Allah ha unaxriisto
@XasanMuhumed-t8p
@XasanMuhumed-t8p 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MahadGaras-jn6xb
@MahadGaras-jn6xb 2 ай бұрын
😭😭😭😭 انالله و انا اليه راجعون😭😭😭😭 Inaga xitaa qarbigeena waa uu, Kukeydsanyahay walaagi, Mana ilaabi dooni godobta aynagagaleen.
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 2 ай бұрын
Janatul Fardowsa micigiisa Alle haka dhiigo
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 2 ай бұрын
Allaha Unaxariisto Qarigana Allaha Uwaasiciyo Wuxuu ahaa Halyay Naftiisa iyo Maalkiisa Uhuray Dalkiisa iyo dadkiisa
@osmanabdirabi
@osmanabdirabi 2 ай бұрын
Allow unaxariiso ismaciil haniyah eyga natenayahu wuu kashalayni donaa alla nacalatullahi calal yahuud
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 2 ай бұрын
Allaah haunaxariisto walaalken lagudilay xaqdarad ninkastahi maalintiisa madhafo lkn yahuudi shalay wuu udanben insha Allah Allah haqabto yahuud qabasha adag ee Allah uwaxqabto Aamiin💔🥲
@CawilshamxiyeCawilshamxiye
@CawilshamxiyeCawilshamxiye 2 ай бұрын
Palestine 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 Somalia Somalia 🇸🇴 ♥ 🎶 🎶
@FarahAhmed-nn5gp
@FarahAhmed-nn5gp 2 ай бұрын
Allah unaharisto
@xirsi.ducaale
@xirsi.ducaale 2 ай бұрын
incase lilaahi wanna ilayhi raajucuun
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 2 ай бұрын
ALLAHA UNAXARIISTO WALAALKEN SH ISMAACIIL HANIYA JANATUL FARDOWSA ACLAA ALLAHA KAWARAABIYO, REER FALASTIIN ALLAHA UGARGAARO
@geesabadane7415
@geesabadane7415 2 ай бұрын
Alllaah haw naxariisto Ismaaciil haniya wuxu ahaa hogaamiye halgama ah oo dhigay daawiin galin cusub uu kusoo kordhiyey adduunka dhanka adkeysiga geesinimada waxwalba waa lagu sameyey ilaa heer caruurtisi iyo ehelkiisiba hortii ladilay lkn wax saameyn ah kuma keenin maawqifkiisa
@abdinoorgarane7265
@abdinoorgarane7265 2 ай бұрын
IRAN DALKA SOMALIA AYAA KA AMAAAN BADAN
@XasanMuhumed-t8p
@XasanMuhumed-t8p 2 ай бұрын
Allaah unaxariisto geesi baanagabaxay
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 2 ай бұрын
Farasiinna waxaanfarayaa?_?_ carab ha aaminina alaahu akbar Yaarabi ugargaar mujaahidiinta xamaas Aaminina
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 ай бұрын
Yuhuud iyo america inbadan ayn ka sheegney shirqoolkooda waliba waxan ka cabsanaya in madaxwayne Erdogon ee turkiga dilaan waliba waxan aaminsanahy madaxwaynihii iiraan iyo wasiirkii arimaha dibada in ku shirqooleen diyaaradi
@ElamaMohamed
@ElamaMohamed 2 ай бұрын
amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢😢😢
@roodacawad13
@roodacawad13 2 ай бұрын
Inaaliaah wa inaa ilahayi raajucuun. Mee islaamkii maxaa ku habsaday
@FarahAhmed-nn5gp
@FarahAhmed-nn5gp 2 ай бұрын
GESSI GARAB WAYEY WEYAA HANIYAH
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 2 ай бұрын
Allhaikbar 😒😒😢😢😢
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 2 ай бұрын
Dilkiisa waxa kadambeyey madax weynaha iiraan sababto ah wa qof isbadel don ah lakiin muxaafidiinta iyo kacaanka iiran bu isaga dhigaya qof iyaga lashaqeynaya si ay ufahmin isbadelka u donayo. إنا لله وإنا إليه راجعون
@luulali4872
@luulali4872 2 ай бұрын
ولا تقولو لمن يقتل في سبيل الله اموات بل احياء ولاكن لا تشعرون
@istaahilibraahim3335
@istaahilibraahim3335 2 ай бұрын
Alhe hawnxaristo alhe hakadhigo martilajecelyhy alhe samiriyoimaan haynagasiyo dhaman muslimta uukabaxay ismacil haniya waxan isgara ugu tacsiyan ehelki uukabaxay iyo ururka xamas😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@adannur4755
@adannur4755 2 ай бұрын
Caddowka yahuda allah jabiyo
@ubahbisharomar3482
@ubahbisharomar3482 2 ай бұрын
Alllah unaxrisato musalimintane badalkhaqabo allah ogubadlo😢😢😢
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 2 ай бұрын
bismillah asc alx lillah horta geeridu waaxaq lkn waxan leyahay manta waa maalin xanuun badan wllhi suma wllhi lkn waxan waaxidul qahaarkaa weydiisday in uu illahey jwb kabixiyo dhiiga dulmanaha ee dadka reer falastin ee maalin walba micna loo daadinayo shacabka iyo kuwa jihaadaya intaba illahow dhiiga dadka reer falastin qiimey ee xaq darada uqulqulaya
@SumaayoSumeeyah
@SumaayoSumeeyah 2 ай бұрын
Mhdsnid wllo
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 2 ай бұрын
Iraan Waa laga Dhax Adeegtaa waana Waxaa Dillay Waa Mareykan ingiriis Xulufadda Rer Galbeedka Waxaana u Fududeyey Waa Caraab😢😢 Allow Nasrigaga Soo Dadaji Ordaganoow Iska Illali Cadawga Iska Fiiri hareerahaga????
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 2 ай бұрын
Sory
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 2 ай бұрын
Yaa ka dambeeyey warkaa naxdinta leh ilaahay ha u naxariisto ismaacil hanoya koley carab uun baa loo soo dhexmariyey dilkaa taa ha lawada ogaado
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 35 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 10 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 82 МЛН
MUXAADARO CUSUB 2024 | Xaalada Ummada & Imtixaankii Nabi Ibraahiim Cs -Mustafe Xaaji ismaaciil
53:57
WARARKA SOOMAALIDA: BUJUMBURA + LUUQ + SOMALILAND + PUNTLAND
13:01
HBN Online TV
Рет қаралды 6 М.
"Madaxweyanuhu wuxuu igu yidhi Xiddigihii Geeska Ku Noqo" Maxamed BK.
22:34
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 35 МЛН