MASHAANI MIYUU SHARCI KAJIRIN WAR NINKA GAADHIGIISA SIIYA WAXAASI WAA CEEBE .FROM WESTERN 🇩🇰🇪🇺🇲🇵🦁🐎
@AbdikadirMaxamuud-ts5ju Жыл бұрын
Mancha allaah Sxb,Ana Maanta ayaan idin ku soo biiray Wariye Buurgaabo
@najiibmhersi512 Жыл бұрын
Salaan sare Nin rage ah allaha kugu dhowro Ganacsade sare waa kii hoos kasoo bilaabo liibaan , Rafaadka adanaha kiisa dhib dheer soo mara hafdana gaara isku filansho Gaara waa arin aan saas u sii badnayn Lakiin adiga samirka ayaa sareeya masha allaah
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Wariye waad ku mahadsan tahay wareysigan xiisaha badan.
@safiyaaadan4140 Жыл бұрын
Dhaxbuur Wa Reer ISaaq
@FaracadeFaracade Жыл бұрын
Sxb horay u soco mida kale no soo qabo ragii xabsiga ka qalin jabiyay sida ilkacase
@halimahassan657 Жыл бұрын
Asc walaal subxaana Allaah, sorry walaalkey Soomaali oo dhan isku mid ma ahan,Soomaali hadii aad ka tagtay soomaalinimada ma ka baxday, wallo ha ka bixin soomaalinimo❤🇸🇴💚💙❤️💚💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💗💙💚❤
@abdiciro7610 Жыл бұрын
ascww buur gaabo sxb waan ku salaamayaa waan idinku soo biiray
@RahmaAli-wl1zu Жыл бұрын
Cajaib wa ka xumahy wllo
@halimahassan657 Жыл бұрын
Asc shiiq illaahey halaaga soo Qaado gaarigaaga subxaana allaah shiiq sorry xaaranti ayaa la xalaashaday, Soomaali waa gun gun dhashay,waa ceeb wax yaalaha Qaarkood , inuu shil ku galo kana cabsanayo oo uu ku dhinto, subxaana Allaah. walaalkey hadii aad aduunyada ku helin xoola haada oo ku ah xalaal Aqiro ayaad heli doontaa insha Allaahu, meel ka qayr badan illaahey hakaa irsaaqo, sorry wallkey waxba kuuma aan Qaban karo laakiin waxaan kuu haynaynaa duco, xoolahaaga oo nabad ah illaahey ha kuu soo celiyo.
Walalow ninkaan iga gaarsi fadlan hadido ama hayeelo qaraabadada xiriri xaq ayey kugu leeyihiin diinTa ayaana ku amraysa wixii ay ku gasTaana kusabar waana amar allah ka akhriso suraTu racdi قال الله تعالى والذين يصلون ما أمر الله به ان يوصل ويخشون ربهم ويخافون سوء الحساب .،
@blackisbeauty4127 Жыл бұрын
😢😢😢 ciil badanaa
@alibaax5346 Жыл бұрын
Brother, maxaa Somali kugu soo celiyay, umad maaha Somalidu. Gaadhiga 9 bilood la watay waxba kuma hadhin, Alle u Samir brother
@salalxirsi9185 Жыл бұрын
Waxyaalaha degaanka looga cararayo waa tan o kale ethiopia qashin iyo ku maamulka sheganaya iska samir walal
@ridwanbarreh9688 Жыл бұрын
Wixii cabasho ah hoos uxaliya hadii kale waxaa la moodayaa inuu dalka iyo dadkuba ayna damiir lahaynee waana iga talo
@fadumoabdi8417 Жыл бұрын
Nin rag ah Somaliddu waa sun waxna ma yaqaanin.
@abdillahiosman1770 Жыл бұрын
Waa maxay dulmiga intaa leegi
@KhadarAxmed-qp3du6 ай бұрын
Walahi wud hagagsantahay
@dsf9824 Жыл бұрын
ماشاءالله
@musamohamed80154 ай бұрын
Subxan allah😂😂😂😂😂
@AliHassan-nm3ks Жыл бұрын
Waxaa cadaalad daro ah in nimankii waxaas u dhib ah geystey ey weli free yihiin oo meela kuqayilayaa meelahaas.
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
Ceeb soomaalida dhexdeeda ka ma aha in denbiilaha loo doodo! Balse weyddiintu waxa ay tahay maxaa wacay in aynu sidaas u dhaqanno? Waxan arrintan uga tegeyaa dadka dhaqanka iyo ilbaxnimooyinka ku gaamuray!
@ShukriHashim-c3m7 ай бұрын
Markihore maoramadkatimid
@ibruae2720 Жыл бұрын
Nin yahow wxad yeelesaaa iska imow soomaliya
@nuuxcali610810 ай бұрын
Muslin kula ahayn kiristan kula ahayn buu yari afka ka xaday baan umalayn 2024
@KhadarAxmed-qp3du6 ай бұрын
Iska jir😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdikaniqaloon3440 Жыл бұрын
Wax laga yakh yakhsoodo weeyi in qof xoolihiisa la iska haysto iyadoo awood dawladnimo loo adeegsanayo
@AdnaanIbraahim-f2q2 ай бұрын
Muslim kula ahayn cristian kula ahayn kulaha 😂😂😂
@hani7940 Жыл бұрын
Ogaden ayada is dulmiso
@user-horo Жыл бұрын
Kolkol markaan dhaqaysto dulmigii iyo tacadigii wakhtigii daaquudkii ka fogaa sifada bani aadanka iyo ta islaamka iyo ta dhaqanka soomaaliyeed ee la odhan jiray (cabdi maxamed cumar illley) iyo tacadiyadii uu umadda kula dhaqmi jiray ee arxan darida ahyd ee ka dhex dhici jiray jeelkii caanka ahaa (jeel ogaadeen) ayaan odhan jiray waar kuwan xayawaanku dhaamaan ee aan damiir iyo dareenka lahayni maxay ahaayeen?oo hadii dad isku isir ah isku aabo ah isku magac ah isku diin ahi sidan cadaawada xitaa kabaxsan isula dhaqmayaan sidee aniguu (isaaq) ah oo aan deegaankooda ahyn ay ugali hadaan gacantooda ugalo?
@sabestiannuradin5402 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk ninki isoxiray ayaa e hilmamay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk