"Markii hore waxaan ahaa Ogaadeen, markii danbena Isaaq ayan noqdey waliba Ciidagale" ..............

  Рет қаралды 138,056

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

"Markii hore waxaan ahaa Ogaadeen, markii danbena Isaaq ayan noqdey waliba Ciidagale" nin sheegay in uu helay reerkiisii saxda ahaa konton sano kadib.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 255
@bilan9135
@bilan9135 3 ай бұрын
Waalidkaa ku soo koriyay Qayr Alle ha siiyo Aabahaa ku korshay ee waliba sida fiican kuula dhaqmay aakhirkiina kuu sheegay Rabi qabriga ha u nuuro inkastoo kaala daahay waqtiga uu kuu sheegay una ducee iskana Cafi maadama si fiican kuu korsheen ,waligeed somalidu dhumi jirtay
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 3 ай бұрын
Ninkaasi abaal ayuba kuleyahay ee muxu kacafin
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 ай бұрын
Aamiin
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p 3 ай бұрын
Anaa ooyey oo ,ilmeeyey markaan dhegeystey waraysigan Wiilka,Ilaahay waxaan uga rajaynayaa Nolol iyo fayujer wanaagsan
@markcaa2942
@markcaa2942 3 ай бұрын
Waan ooyay waana xaalad aaad uxanuun badan 😮
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 3 ай бұрын
Masha allaah abo iyo hooyo wacan bay ahayen illaahay ha barakeeyo reer ka ku koorshay ha illaawin
@abdiwahabm6255
@abdiwahabm6255 3 ай бұрын
Wll ninkaa waanuda ciyaarijiray xaafada qudhcdheer waxa laodhanjiray cabdirisaaq ciise guray waxa lagu naanaysi jiray cabdixero intay caano doontee ayuu soolumay aayadii aabo oo guriga nugu xiga daganaan jirtay xiligaa waxa la odhan jiray Nimco Haariye aabihii waxa la odhan jiray Ciise guray gacan buu la aa
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 3 ай бұрын
​@@abdiwahabm6255 ma sifiican baad ugaranaysaa ninka yaraantii
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 3 ай бұрын
أللهم أنصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداء هم واشوف جر يحهم واظعم جانعهم واسق عاطشهم وفرج 🤲😭
@AmaalFarxaan-f6m
@AmaalFarxaan-f6m 3 ай бұрын
❤😂😂😢😢😅😅
@AmaalFarxaan-f6m
@AmaalFarxaan-f6m 3 ай бұрын
ilaahayehkuusoodawiiyo😅😅😅😅 2:03
@Cslaam
@Cslaam 3 ай бұрын
I'm,l67😮
@IdilAhmed-zx3mt
@IdilAhmed-zx3mt Ай бұрын
❤❤😂
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 3 ай бұрын
RABI HA HA KU CAAWIYO WIIL LABA TOLE NOQOTAYE HA ILAAWIN EHELKAAGII KU KORIYEY ❤❤❤❤❤
@hj1597
@hj1597 3 ай бұрын
Walaahi waa ina ciiseguray in badan ayaa laraadin jiray
@CaliMaxamedMaxamuud-v3o
@CaliMaxamedMaxamuud-v3o 3 ай бұрын
Igu soo Xer Waxaan Rabaa Inaan ka Daweeyo Macaanka uu Sheegay Inuu Hayo ee Indhaha ka Galay Waxaa kaloon Rabaa Inaan Gabar iyo Shaqo Isugu Daro Ninku waa Geesi Halyeey ah
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 3 ай бұрын
Runtii hadal weyn oo ceebaha dadkeenu leeyihiin saamayna ku leh bulsho ahaan iyo Siyaasad ahaanba waad ka hadashay waana waxyaabaha in siyaasiintu inay ka hadlaan oo qaybsanka iyo burburka bulshada ku dhaca laga hor tago .Runta Soomaalida Cilmiga Bulshadu waa qayb ka maqan oo la' aanteed aanay suurta galayn wadajirka iyo isku duubnida bulsho walaalo ah
@abdikhadirlibaxow8015
@abdikhadirlibaxow8015 3 ай бұрын
Somaali waa Soomali! Gabadha u dhaxday inankan iyo reerkeedaba waxaan fari in aay reerka noolashooda ku ciyaarin. Somaliland waxaan fari in aay Soomalinimada DHEEQDO. Walaalkeeyna labada reerba waad ka dhalayay ( waa Soomali) ee wada xiriiri. Mahadsanid
@Hoodo-r1p
@Hoodo-r1p 2 ай бұрын
Reer Somaliland iyagaaba somali sax a ah oo jeclaa 5 tii somali in la helo laguna laayay dadkoodii hadana iyagaa jeclaaday markii 4 tii kale Midba meel dabada galiyay inee gaar u istaagaan
@Hoodo-r1p
@Hoodo-r1p 2 ай бұрын
Ninkana wuu helay ehelkiisii buuq uma baahna
@saidojama1170
@saidojama1170 3 ай бұрын
Waa nin nool oo qalbi wanaagsan garabkiisa Allaha galo Ameen Yaa Rabbi
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 ай бұрын
ALLAH ha ku sahlo waxad jeceshay o qayr ah
@Mohamedabdimalik72
@Mohamedabdimalik72 3 ай бұрын
War walaalo samir subxaanallaah Mu'min adduunkaa lagudhibaa baa layidhi. imtixaan adduun baad martay walahi ina adeer gabadha kugu xidhanna ilaahay qalbigeeda hakuu jilciyo midda kale Kumaadan khasaarin qoraalkii rabi eed martay oo labadii qabiil ee somaali ugu badnaa baad lababa tahay maanta alxamdulillah dheh Aakhirana waxbaad kuleedahay hadaad kusamirto ummuurtan kuhaleeshay!!!!🎉
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Masha allaah dad isllaama ayaa ku helay kheyr Allaah ma siiyo 🤲Amiin
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@indhahashacabka9003
@indhahashacabka9003 3 ай бұрын
GABADHA WERIYAHA SHAKI AYAY GELISAY DAAWADAYAASHA MARBA LUUQ AYAY EEGAYSA TABABAR HALAGU CELIYO
@abdifahabdi2758
@abdifahabdi2758 3 ай бұрын
Reer sheikh isxaaqow cusurinimada joojiya lahjadna qabiil ma aha
@عليحسين-ق2ج8ح
@عليحسين-ق2ج8ح 3 ай бұрын
Hargeysa meel cid lagu takooro maaha xataa amxaara ku nool oo meherado ku haysata cid ma takoorto mana disho ,waxaan umalaynayaa wiilka kaftanka iyo ilaaqada ayaanu weli la qabsan waanu la qabsan waayo bayada ayaa u baahan in muddo la noolato si aad ula qabsato
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 3 ай бұрын
@@عليحسين-ق2ج8حamxaarada ka takoortiin laakin somalida ayaa takoortiin
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h 2 ай бұрын
Hargaysa isaga leh cidna kama xigto lkn adigu fatalnimada jooji ina dhiloy🖕
@saidali7233
@saidali7233 3 ай бұрын
asc brother alhamdulilaah allah ha ku xifdiyo
@yusufgxash
@yusufgxash 3 ай бұрын
Waxaa tahay nin sabur badan Illahay janada hakuugu badalo.
@HubiMursal
@HubiMursal 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا الى يوم الدين ❤❤❤
@sadowarsame7393
@sadowarsame7393 3 ай бұрын
Waa runtii reer somalilan joojiya takoorka
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Allaahu Akbar waa kalmad wayn subxaanallaah 😭😭❓😭
@sallowadam5982
@sallowadam5982 3 ай бұрын
Waaa Halyeey wajahay noloshan iyo intixaan keeda runtii inagu sheeko ahaan uun baynu u dhegaysa nayna bal se inyar baa Dareemi karta waxaa nin kaasi dareemayo iyo Xanuunka number one Alle waxaan uga barya yaaa in Rabi usoo dhameeyo cidii si Aamin yaa Rabi tan kale Inan tan waraysiga qaaday saa qof xerfad iyo aqoon weriyo nimo leh Kuma arko waayo Arimahan oo kale si cilmi naftiyan ah ayaa su Aalaha loo waydiiyaa qof ka 😢 laakin Aqoonta dalka taal baaba saas ah
@hanadolad2061
@hanadolad2061 3 ай бұрын
Alaah rabulcaalamiin ha idin xafiddo aamiin aamiin aamiin aamiin
@gasirasheikhhassan6584
@gasirasheikhhassan6584 3 ай бұрын
Maashaa allh dadkii kusoo koriyay gob ayay ahaayeen runtii waligaa uducee oo xidhiidhi iyaga io caruurtii aad lakortayba ha ilaawin
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 3 ай бұрын
Ninkani waa run sheeg
@abakorian
@abakorian 3 ай бұрын
Ninkaan waxaan ka fahmay in 1. reer ogadeen ah soo korsadeen waliba sifiican. 2. In uu isaaqu cunsuriyiin yahiin laguna dhax noolaan karin. 3. In degaanada kale ee soomaaliyeed gaar ahaan deegaanka ogaden ee uu kusoo koray aanu waligii arag cid cid kale kucunsiriyeynaysa 4. In isaga oo isaaqa wali danta kuqasbayso in uusiisheehto qabiilka ogaden si uu isaaqu uga magan galo 5. In ogadenku dad goba yahiin laguna dhax noolaan karo si nabada
@IbraahimAxmed-c7q
@IbraahimAxmed-c7q 3 ай бұрын
hhhhh cuqdaaaaad bAd hiido uu lediin ileen wax axmaaar say naaga hooda uga fuulyeeen ciil la wada koryyy bad Tihiin war ader waa qoodh isaaqaa darood makhnuudaa ilah ban ka dhigiin 😂
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 ай бұрын
​@@IbraahimAxmed-c7qcay ma ahe wax kale ma taqanin amxaarka ya Ku caynaysay xabashida idinka ayey idinka buxda xildhiban shaadh Aya afkisa Ka cadaynaya in ay reer abti u yihin Kala bash idinka amxaara ah
@abakorian
@abakorian 3 ай бұрын
@@IbraahimAxmed-c7q adiga ayaa cuqdad somalimada uga baxay amxaradana magan galyo waudiistay. Reerka aad caysay ma ihi xitaa darood ma ihi, daarood baa idin aakhiro seejiyaye. Ninka isaaq ogadenkii ilaa yaraankiisii soo koroyoo soo wax baray kaamuuna sheegane isaaquu isagoo nin wayn ah lugahiisa kudoontay soomaha waxuu kacabanaya intaas umaan sheegay uu isla isaga waraysiga kusheegay ma anaaba wax kala sheegay amxaar orom ismoodoow
@abakorian
@abakorian 3 ай бұрын
@@IbraahimAxmed-c7q takale reerkaa ogaden kadhac garacoow waa raga amxaarada himiladooda kahortaagnaa ilaa qarnigii koobaad e
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 3 ай бұрын
War ninyahow mar hadii reerka kukoriyay Ilaahay Caafimaad kusiiyo adiga iyo qooyskaaga baa Qabiil noqon kara. Alle mooyee cidkale uma baahnid.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 3 ай бұрын
Xaaskiisana waxaan rajeynayaa inay u soo laabato meesha caruuur baa taal siduu sheegayna wax dhiba idinkama dhexayn
@Hoodo-r1p
@Hoodo-r1p 2 ай бұрын
Waa naag cuqdad qabta
@Hoodo-r1p
@Hoodo-r1p 2 ай бұрын
Ilahay kuma soo celiyo mid indrtii ah oo khyir qabta ala ha u saqiro
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 3 ай бұрын
Ogaadeen waa tahay wey ku soo koriyeen isaaqna waa tahay wey ku soo dhaleen caadi weeye way dhacaan is ok
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 3 ай бұрын
Wa imtixaan aduunku
@sadiqf7683
@sadiqf7683 3 ай бұрын
Kolkaan ogaaday inaan IIDOOR noqday baan ilmo ceshan waayay eegan IIDOOR noqon karaa
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 3 ай бұрын
Waxaan kugula talin lahaa marhadaad dadkaagii heshay,hooyadaana geeriyootay ku laabo halkii aad ka shaqaysan jirtay. Somalida warkeeda dhaaf.. nin 2ba hooyo iyo 2ba aabo leh cid ka saraysaa ma jirto.. hooyadii labaad u aabul gud xuquuq badan bay kugu leedahay haday noosha hay.
@guleedahmed2461
@guleedahmed2461 3 ай бұрын
Waa run, waa nin balaadhan, waliba qoladuu lasoo korayay ayaa ufiican
@Abdalahasan123
@Abdalahasan123 3 ай бұрын
Niman ka dhashay nin isoo koriyay iga xiga. Walid ka inad barato waa khasab blse kii kusoo koriye aad sheeko wadaaga tihiin ayaa kaaga dhaw, kan ku dhalay
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 3 ай бұрын
Allaah ha ku siiya Mustaqbal wanaagsan
@hodanaxmednuur2858
@hodanaxmednuur2858 3 ай бұрын
Ax ax ale haku naxariiso hooyo wn kaxumay dhibta kuso maray
@ismailjama1913
@ismailjama1913 3 ай бұрын
Somalinimo iyo dhiig waa kaa, Allaahu Akbar
@LaandhereDalal
@LaandhereDalal 3 ай бұрын
scw inabti waan ka xumahey qisadada xanuunkeeda laskiin dhamaadkeeda was happy waad he shay familigaaga abtiyaashey waaye yoonis inabti gabadhii hore qanci si sharci ah hadii ay qof muslin they qadarta dhacdey iyo sida ay u dhacdey midns qaldkaaga maaha hadey ku qanci weydo was iyada laakiin mid cusun baan keen ayaa ma a woods caruurti hore baa daryeel kaaga baahan koly waa xaalka soomaliya Abtiyaashey yoonis aadan yoonis
@akhalif579
@akhalif579 3 ай бұрын
Waa nasiib daro in wali faquuq u kala dabranyihin soomaalidu xitaa qofka ilbaxa ah ee la garananayo xaafadiisi. Bal maxaa ku jaban inuu yahay ogadeen ama isaaq? Nothing waa iskumid, walaal taada ka taaco insha allah guuleyso.
@nasrinibrahin1881
@nasrinibrahin1881 3 ай бұрын
Waxad kala sarta Wall waxa xaqa ah ee ah inaa qofksta abo iyo hooyo gooniya lahado waa mida labade Allah ayaa Kaa dhigay umada qabilo kala duwan waa mihim hadii uu qofku ku kala garto tolkisa iyo dadkisa wixi somalinimo waa halkeeda Wall lkn diintena macan ee islamka ah maha Saad moday qofkasta waa inaa uu reerkisa ku abtirsada midas ogow somali reer guura ayaa laa ahaa caruurtu Way kala luman mida kale dagala inagu dhacay waliba dagalo sokeeye
@foozia426
@foozia426 3 ай бұрын
Maasha allaah reer wanagsan bakusoo koriyey ❤
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 3 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan inshaallaah xaskiisana waxan urajeynaya ine fahanto dhibka ninkedii xalasha aha ku dhacay dibna umidoban
@hanaaden9901
@hanaaden9901 3 ай бұрын
Maskin ilahay ha ku sacido❤❤❤❤
@gureyhamze
@gureyhamze 3 ай бұрын
Allah nolosha inta kuu hadhay guul ayaan kuu raynayaa wall lakiin inantaas aad qabtay hadii ay soo istaagtaay ha dhibine sii warqada
@cabdusalaamahmed7156
@cabdusalaamahmed7156 3 ай бұрын
Axmad dheere waan aqaana. Waraysigan markaan dhagaystay waan ilmeeyay maadaama aan horay u ogayn.waa yaab.
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 3 ай бұрын
Asc saxiib ma adigaa iska sheekeynaya mise anigaad iga sheekeynasaa garxajika se maxaa caruurtooda kalifa in ay lumaan waxaan jeclaan lahaa in aan sheeko wadaag noqono
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 3 ай бұрын
Dee waa xolo dhaqato wll waligeeda baa caruuri lumijirtay
@OmarFarah-x4l
@OmarFarah-x4l 3 ай бұрын
Adigu miyaad dhunty wll
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 3 ай бұрын
Uuuu uuu walaahi waa qiso naxdin leh cajiib
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 ай бұрын
Sugamaha iyo Moholin! from SOOL💓💞💕💕🌹
@IbraahimAxmed-c7q
@IbraahimAxmed-c7q 3 ай бұрын
from sool galbeed cityyy of sool galbeed caynaaaba❤
@seed3966
@seed3966 3 ай бұрын
Asc waa arin qiiradeeda leh weeye 😮😮😮
@AlinurWarsame
@AlinurWarsame 3 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan runtii oo nimkaan soo martay waxan ka xanuun yarayn kala shakiga xaga qabiilka imada Somaliyeed rabiyow caqliga iyo dadnimada noo soo celi
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 2 ай бұрын
Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey !!!
@moadam7003
@moadam7003 3 ай бұрын
Dad badan ayaa qabilka ay ismodayan an ahayn, lakin qabil kuba waa isbahaysi ee diin maha
@saidojama1170
@saidojama1170 3 ай бұрын
Waalidkeen soo korsadayna Jannada Allaha geeyo yaa Rabbi Ameen
@mawjama831
@mawjama831 3 ай бұрын
Waxaan isaaq refer koofur ah ama Ku dhashay, waxaan Wada tagey Gobolada Soomaaliya oo dhan, laakiin Wali ima soo marin, meel la igu faquuqo qabiilkayga iyo lahjaddayda, marka laga reebo beesha isaaq iyo inta ay dagaan. Hadday isaaqqu nafuuqayaan, annagoo ilmahoodii ah, sidee bay ula dhaqmaan Soomaalida kale?!!😢
@mustafeab7311
@mustafeab7311 3 ай бұрын
Marka horaba qabiilada somalidu waa waraabe utaag
@Farah-ek1vp
@Farah-ek1vp 3 ай бұрын
Isaaq iyo reer isaaq waligood ayey caruurtoodu isku lumen.
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 ай бұрын
Walee isaaq cunsurinimo lagu sheeg huuno jigjiga iyo dadkii ku jeclaa ku laabo
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Subxaanallaah Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin ‼️😭 simali ayaan daro ayaa ku dhacday subxaanallaah ‼️
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 3 ай бұрын
Machallah gabadha sii dagan warka uga guraysa wilka dhibta halashay wa qiso xanunkeeda lee
@Fadumogele1533
@Fadumogele1533 3 ай бұрын
Wll kusonoqo jigjiga odoo ciida hale ah dhibmalaha halkad bartaa kufiican lagumatakoorayo allha kuxafiido wll 😢
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 3 ай бұрын
Masha allah ninkaa waa nin rageed reer sheeq isaaq waa cunsuriyiin alle daawo ha u keeno
@somcana
@somcana 3 ай бұрын
Nin wanaagsan baa tahay. Xaaskaaga ilaahay ha tuso. Dadbaa ka faaiidaystay dhexdooda. Aabihii Ogadeenka ku korsay waa waalikaa ku korsaday.
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 3 ай бұрын
Naag walan waaye mid kale raadso bro
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 ай бұрын
SOOMAALI YAW KALA WARRAMA WEYAN ISGARANAYNE❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 ай бұрын
Dad wanaagsan ayaay ahaayeen ha ilaawin ee xidhiidhi
@AhmedAli-lp7jy
@AhmedAli-lp7jy 3 ай бұрын
Walaalo ilaahey sabarka ha kaa amaal mariyo dad wanaagsan baa kusoo koriyay hadana dadkaagii baad u timide ISKA sabarka Somali meel ay joogtaba waa told iyo qaraabo meel dadku makala jiro Reer hargeysana ISKA celi yay ku harowsane
@fabu2526
@fabu2526 3 ай бұрын
waa nin qalbi wanaagsan.
@ruun139
@ruun139 3 ай бұрын
Abiyo asc waydii mashu kulumay ninikan xageg laga helay ninikan
@Ducaysanetv
@Ducaysanetv 3 ай бұрын
May walal markasta reerkaga sheego somaliland ayad tay kaligaa hadad tay iyo hadii cid kula socotaba
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 3 ай бұрын
Ax Waan kaxumahay waxa kudhacay Wiilkan Miskiinka ah walaahi.?
@foozia426
@foozia426 3 ай бұрын
Ax ilahay hakuu sahlo
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 ай бұрын
Taasi waa inagukhalad hadsynu nahay reer hargaysaa ninka soodhaweeya
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 3 ай бұрын
Wllee ninkaan waaa fariid iska dhici reer hargeysa yay ku harawsane
@somcana
@somcana 3 ай бұрын
Ilaahay janno hakuugu badalo waalidkaana labadii dhinac Ilaahay ha u danbi dhaafo.
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw 3 ай бұрын
inader waad soo halagantay
@qorshemaxamed5138
@qorshemaxamed5138 3 ай бұрын
C/risaaq waxa kuugu dhacay waa wax calamka ka dhaca xanuunkii uu abahaagii ku koriyay uu kuu sheegay waxaad uga buskootaa 8 bilood oo hooyadaa macaan aad la nolayd xaaskana waa inaysan nacas noqotaa oo dhibyo dheef kula qaybsataa taas ayay guul ku gaaraysaaye
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 3 ай бұрын
Wlh ogadenku wa gob ax ya aduun goba ku heshay qabka wax u sharxayso wa cadalad Somali land cusiriyad ba ka jirto
@hassanmusara7882
@hassanmusara7882 3 ай бұрын
Maxay gob ku yihiin ninka haduu helay inta raadku qoyan yahah inuu dadkiisa raadiyo ahayde
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 3 ай бұрын
@@hassanmusara7882 waxay gob ku yihin wuxu yiri kililka cidna kuma waydinayso waxa ad tahay
@hassanmusara7882
@hassanmusara7882 3 ай бұрын
​@@mohamudhirsi250 maad fahmin ee dib u dhegeyso adeer kililka wuxuu uga soo cararayba waa in uu la noolaan kari waayey tolkiisii uu ku dhex Korey markuu reer kale noqday kililka miyaan iskaga waranaa waaba hoyga qabyaalada iyo qudhunkee
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 3 ай бұрын
👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋 nin rageed baad tahay!
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 3 ай бұрын
Ninkaan naftirkiisa in ciddi korisay oo naftiisa badbaadisay in uu walaashadey ahayd oo hoyadi korisay uu xiriiriyo maxaa ka qaldan oo noloshisi ciriiri u galinayaa . Labada reerba Waa in uu wataa jisaarnimo ma fiicna .
@AadanCabdi-cq5wt
@AadanCabdi-cq5wt 3 ай бұрын
inaadeer adaamoodaye mahaa sidaa reer hargaysa cidwaliba way kaceeshtaa
@AbdiasisAbdi-d5m
@AbdiasisAbdi-d5m 3 ай бұрын
Waaba howl Yariye. No telefon, No shido.
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 3 ай бұрын
سبحان الله
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 3 ай бұрын
Qabiilooyin badan baa jira oo saas ah oo reero kale sheegto
@diinceelaad5739
@diinceelaad5739 Ай бұрын
Yaa dhagaystya sheekada bacadyaal
@asmaj89
@asmaj89 3 ай бұрын
Axxx Axx waan ooyay wallahi Very Sorry Illahay Qofki Qofkiisu kalumay Usoo dhaweee
@suleikhamohamed8811
@suleikhamohamed8811 3 ай бұрын
Waa qiso dareen cajiiba leh oon la ilmeeyay
@saleebsnkeyse
@saleebsnkeyse Күн бұрын
Geesi garxajisa nolow inader
@MuuseahmedYusuf
@MuuseahmedYusuf 3 ай бұрын
Ascww Subxaana laah. War meeshan hargaysa ah ma guri shaydaan baa? Dhowaan mid yuusuf layiraahdo oo sidanoo kale baadi ah ayaa barfing loo Samantaray Kolkata hargaysa ma guri garacyo laga helaa??? Waxaan waa marlin tacabe Naga daaya beenta. Ilayn reerkan isaaq layraa waa wada wecello.
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 3 ай бұрын
Waa dad waalan oo inkaari Ku dhacday kofur iyo iyagu maxay Ku Kala duwanuihiin yaab .
@diinceelaad5739
@diinceelaad5739 Ай бұрын
Ninkan maalintii rabaso lagu waraysanayay waan joogay makhaayada galaal
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch 3 ай бұрын
Soomaalid Maka Hore ba waa wadad qalad sawtooth ha caruurta markay soo qaadaneyaan waa inlay Maraaba baafiyaan oo Anaya iska harijan ciyaalka
@drdhobo1334
@drdhobo1334 8 күн бұрын
Nin rageed wakan
@cumaribrahimjamac8970
@cumaribrahimjamac8970 3 ай бұрын
SHEEKADAN WAA TII YUUSUF OO KALE YAA MIYI GEEYEY WAA KHIYAALI
@hj1597
@hj1597 3 ай бұрын
Maaha sxb tii yuusuf oo kale tani waa run anaa garanaya oo imbadan ladaydayay sheekadiisa ogaa walibana reerkoda aad baan u aqaana lamaba kala garto walaalihi iyo aabihiiba allah ha unaxariistee
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 2 ай бұрын
Your family is more important. Your clan can change and most somali clans contain people who are historically been changing multiple times.
@abshirfaarax2420
@abshirfaarax2420 3 ай бұрын
Waa layaab taasi
@fadumoAli-s4p
@fadumoAli-s4p 3 ай бұрын
Subxaanallah dadka markay ilma dhumay helaan waa inay naadiyaan. Fiiri dhibaatada uu la kulmay
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h 2 ай бұрын
Ninkani waa ina ciise guray wana nin yoonisa oo cidagala
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 ай бұрын
ilaahay Ajar iyo xasanaad ha kasiiyee aabo wanaagsan oo xaq kugu leh weeyaan ilaa imika xaq wayn ayuu kugu lahaa xidhiidhi dadkuu ka tegay
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 3 ай бұрын
Adeero abdirisaq ciise guray hooyada saado iyo aabaha ciise baa sii wacan baa u garnayaa😢
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 3 ай бұрын
Beesha dhexe qabyaalad bay isku afgartaan waa dad dib u socod ah😂
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 3 ай бұрын
Ar ninka muu walanyahay, waxan dhici karin uu rabaa inuu umada ka dhaadhiciyo 😂😂😂
@fahm3d88
@fahm3d88 3 ай бұрын
Ninkaan Waa nindagan caafimaadna kamuuqdo alxamdulillaah haduu dadkiisii helay
@abshir1974
@abshir1974 3 ай бұрын
War hargaysa cidwalbaa ku nool lahjad muqdishana malihid
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 ай бұрын
Somali waa qabil
@mrafrica232
@mrafrica232 3 ай бұрын
Qofku waa luma walal Abdirizak Isse Hashi dhib asagu u kenay mahan ee lumid iyo dhib ku timid weye illahay ba uso sahley qoyskisa
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 2,9 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,4 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 452 М.
AX AX GABAR DHINACA KA DALOOSHA OO NINKII QABAY SILIC DARTII,,,
21:52
baarliin official
Рет қаралды 17 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 2,9 МЛН