Waa maxay IT (Information Technology)? | What is IT? | 2021

  Рет қаралды 18,603

Gamadid

Gamadid

Күн бұрын

Ugu dambayn wansolaabty, waxbadan ayan idin hayaa sodhawada!
Muqaalkan waxa uga bogan dontaan maclumad kusabsan IT (Information Technology), waxa uu yahay, siduu ushaqeyo iyo qaybaha uu ukala baxo.
waad kumahadsantahy dawashada muqalkan hadii aad kahely fadlan LIKE, wixi fikir iyo fariin ah na COMMENTIGA iigu reeb. Mahadsanid
#IT #InformationTechnology

Пікірлер: 32
@mame-jh4gt
@mame-jh4gt 3 жыл бұрын
Haa macalin wan ku sugaynay
@Gamadid
@Gamadid 3 жыл бұрын
Mahadsanid inbadn wll sida isugeysay ayan idinkuguso gudbin dona wax badn oo faido leh insha alh
@ProductivewithFatima
@ProductivewithFatima 2 жыл бұрын
arday IT xisaynayo ayaa ahy lkn IT kee ugu wanagsan o in labarto ugu wacan??
@biin8576
@biin8576 3 жыл бұрын
Very informative! I’d like to hear more.
@Gamadid
@Gamadid 3 жыл бұрын
Thanks
@maxamedilkacase23
@maxamedilkacase23 Жыл бұрын
Tanks macalin sharaxad fican iyo aqon thank you teach
@Caaliyofilms
@Caaliyofilms 5 ай бұрын
Sanadkaan baan baran raba ilahey ifududeyo
@Naimozzz
@Naimozzz 26 күн бұрын
Same abayo jamacada ugu wngsn ma bartay
@MOTIVATION-gu1pm
@MOTIVATION-gu1pm 3 жыл бұрын
Masha allah macalin gamadii ❤
@Gamadid
@Gamadid 3 жыл бұрын
Thanks wll
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 9 ай бұрын
Guul falaastin 😊
@RamadanAto-qs9iv
@RamadanAto-qs9iv 11 ай бұрын
macalin Waxan Doonaya Cyper security inaan barto waxa Iso sheegta Waqtigiisa Possative iyo negative wuxuu leeyahay Waqtiga lagu barto gaar ahaan ma U abaari Kara waxaso dhan
@Gamadid
@Gamadid 11 ай бұрын
Koorsadan inaad qadatit ayan kugula talin lahaa hada rabtit barashada cybersecurity: sheerxirfad.com/courses/complete-beginner-cyber-security-course/
@asmaabdirisaq4897
@asmaabdirisaq4897 6 ай бұрын
Mhdsanid anoo ku warersan wuxuyahay iyo sidaan ubaranlaha ayad igasoo horbaxday
@nimcohuzen745
@nimcohuzen745 3 жыл бұрын
Teacherow casharka noosoobadi arday itc ayaan nahaye anagana waa balan in aanu gruop kayaga ku sharegarayno
@Gamadid
@Gamadid 3 жыл бұрын
Insha alh nimco mahadsanid, fadlan isogudbi mowduuc walbo oo ardayda ee danenayan muqaal ayan kaso samen dona insha alh
@Gamadid
@Gamadid 3 жыл бұрын
Thanks for sharing!!
@nasiibabdrzak7321
@nasiibabdrzak7321 Жыл бұрын
Apayo it sandkan bilabi rpaa i.a ina ku warysta rpa xge kla so xariraa
@faadumoayanbadan7045
@faadumoayanbadan7045 2 ай бұрын
​@@Gamadidmcalin programming baan rabaye kwran
@qaalimahamed783
@qaalimahamed783 Жыл бұрын
😎😎😎Waaaaaa
@user-zn8rk2gf8s
@user-zn8rk2gf8s 10 ай бұрын
Masha Allaha
@sucaadacabdullaahisiyaad3283
@sucaadacabdullaahisiyaad3283 Жыл бұрын
Ustad ani wajclhy inn bart lkn ma awod
@queennasriina7554
@queennasriina7554 3 жыл бұрын
Wll IT somalia ma ukahelaa shaqo hadan barto
@Gamadid
@Gamadid 3 жыл бұрын
Dabcan walal hadad baratit shaqo wad kuheli karta, thanks
@queennasriina7554
@queennasriina7554 3 жыл бұрын
@@Gamadid ha wll shaqo nucee ah looku shaqen karaa
@wllsancho2349
@wllsancho2349 2 жыл бұрын
Sxp waxaan rajeynaa inaa imaado
@kaafi203
@kaafi203 2 жыл бұрын
Asc
@Wiilo108
@Wiilo108 Жыл бұрын
Lkn xisaabta lagu dhigaa semesterkee bay igaga hadhaysaaaa
@Rufyaan
@Rufyaan 11 ай бұрын
Sm 4
@MohamedAbdi-ju6db
@MohamedAbdi-ju6db 9 күн бұрын
Follow
@xabiboxasanyabar2584
@xabiboxasanyabar2584 2 жыл бұрын
maxaa lagu magacaabaa wadnaha cupiotar
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
CPU : -Central Processing Unit
Hurbad HardTalk - Computer Science VS IT Degrees  Maxay Kukala Duwanyihiin?
15:50
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 10 М.
Information Technology In 4 Minutes
4:30
Shane Hummus
Рет қаралды 498 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 43 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 44 МЛН
Shaqada koowaad ee ITga  (Service Desk Analyst)
20:18
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 49 М.
Halkeen ka Bilaabaa Barashada IT-ga
36:25
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 46 М.
Shaqooyinka Mustaqbalka ugu suuqa badanaan doona | Hada sii baro!
10:41
Suuqa Forex Maahan sidaad mooday!
10:02
Waaberi Media
Рет қаралды 104 М.
SİDDE LOOGA SHAQEYSTAA DATA SCİENCE MUXUU YAHAY?
25:52
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 23 М.
The History of Computers, Programming, and Coding
45:27
Fresh and Felicia
Рет қаралды 384 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН