Lix halkaadku joogtaan daagaal laabta ka ogaada abti yaal guul insha Allah 💪💪💪💪💪
@khaalidcabdiraxmaan49728 сағат бұрын
Arab guul
@MohamedBarrrow-mh5gg5 сағат бұрын
Beel kasta ayey sidaas ku sameeyaan, waana in laga raraa Maamulka ciidanka si Sooomaalida kale. Sidaas ayaa loogu duulaa, waana in layska qabtaa.ama Ethiopia lagu dacweyaa si maamul ayaga ka madax bannaan yihiin. Somalida kale ayaa ka.maqan.
@kawsaribrahim55176 сағат бұрын
Asc haduu inaga cagjar catchers dhagasanay so way waxa waxa loo samanay in uu kala jabiyo ciidank qarank oo laga soo gaado colaska huwanta waar daarood waxuu diidan yahey in Somaliland la citiraafo marka waan iska calinany caga Dheer iyo daarood Hawiya yamyam iyo qadaad waany guul Somaliland guul isaaq
@FREESOMALILAND-m1g7 сағат бұрын
Waa sax waar ragga dhaqso ha loo gaadho yaan lagu dawan Arab dagaalka isaaq galbeed fadhiga ka kaca.
@ayaansiciid38198 сағат бұрын
Halkani xuduud bay ku jirtaa Itoobiya ciidan hubaysani ma gali karo.lkin siyaasad baa loo baahan yahay
@AboudiM7 сағат бұрын
Waa ruunta 100% maha marka kabaad beesha ciise waa xasooqan beesha samaroona ugaaska iyo abayees waa taa ah dilaan iyo qooskaas hadana waa arab marka waa dagaal laga wadaayo beesha diireed marka waa ina laa soo jastoo waxaan waa wax soo labanyaa mark kasta baa labadaa danaac baa waa dagaal qawaan beesha diireed waa ina wax toosaan ah lama aliwaan hadaa kale waxa ku xagaa habar awal inta taas ah dhacan waa ina talabo laa qaado waad ku mahadsanty
@Ismail-n6s6 сағат бұрын
Fariid
@ahmednuuraden95527 сағат бұрын
Liyuu booliska waxa loo adeegsadaa maaha oo keliya Isaaq, waxa loo adeegsada DIRKA
@ifrahelmi16436 сағат бұрын
Wax naga galay maleh. Oros na dhaaf hanoo sheegine
@guuleedabdi33296 сағат бұрын
Waa Cadaawad Somaliland Nacayba Marba Dhinac Ayey Inaga Weerarayaan Daarood Dhaqankoodu, Waa Inoo Heshiis Si Aan Waxba Iskugu Keen Toosin Laakiin Waxaan Ku Talin Laha, Inagoo Ka Awood Yarba Weynu Ka Adkeyne Maantana Meel Ha Layska Saarro Dhana Halooga Soowada Jeesto Kuwan Dhaqankeena Ee Baqanayan Dadka Tafaraaruqa Ka Daaya Dadkani Yaaga Cid Walba Ka Adage Waligood Wax Wey Iska Celin Jireen Cadow Ha U Gumeynina Idinkoo Danno Gaara Ka Leh.
Inaga Cagjar Iyo Cagdheerba way ku dhageysanayaan ninkaagan colaadda u durbaan tumaya!
@FatimaAdam-cj6bk6 сағат бұрын
Habar jeclo iyo garxajis dagaal baa ku socode mee lixdii kale ee reer sh isaxaaq
@iidwarfaa99366 сағат бұрын
Isaaq bad isku dirta oo kala gurtaa
@afrahap44069 сағат бұрын
Wallahi reer kaa cidlaa laga helay oo dawladii ina cag jar ayaa quwad isugu tagaeen lkin arab waligiiba cidla ayuu tagnaa tol malha wase iska celun
@lutfi98929 сағат бұрын
Jabhad ha sameeyaan abdilaahi dareewal kula dagaalamaan new police, faysal cali waraabe ayaa atintaa laga rabaa in aanuu ka hadhin oo uu meel saaro, ugaadeenkuba jabhadoodu waa kuwii diley Mohamed mooge
@AsadAhmed-p9p8 сағат бұрын
Adeer iidoor inuu xabad rido waan sugu laanahay oo walahi ah dowlada Ethiopia anagaa ka talin waxaa balana in iidoor laga saara Ogadenya
@hoodo91524 сағат бұрын
Cagdheer arab wu ka adagyey
@ibraahimCiise-vf1hz7 сағат бұрын
Waxaan ku idhi dagaal baa lagu jiraa somalilan lagu soo qaaday gaar ahaan isaaq oo itoobiya iyyo meel walb ka socda markaa wax waaji ah in isaaq galbeed ay gurmadaan arabka haday isaaq caadi ah yihiin waxa dhexdeena yaallana hoos loo dhigaa markaa waxa arab lagu hayo intakalena way usoo socotaa waxaan kulee yeehay inta laba njn oo hagaysa wada yaalla oo aan midd hore iyo mid danbe toona kukalla tagayn aad ficil tankooda buun buuninayso waxaad usheegtaa in dhinacoodii laga soo dhacay oo awal iyo ciida gale arab ay hareeraha ka xigaan markaa kor ubax oo dawacalay iska xaadiirri dadkana ku jeedi halkaa
@SEEWEEYETV6 сағат бұрын
KARBAASHKA ADOONTII INGIRIISKA WAA CIBAADO QALAS. SSCFORCE❤❤😂😂 NO LAANGAAB RULE😂😂😂
@SuldaanMaxamedfod7 сағат бұрын
اللهم اصلح بينهم
@khadija-zy3zc8 сағат бұрын
Somaali mija xun, waxaan been iyo isxasuuq ka ahayn ma yaqanaan! Subxaanallaah
Majiro wax isaaq layira arabaw aan tashano isu nimaadno hub dhaqaale aan urur sano cagdheer iska celino 10000 kun oo araba oo hubaysan aan helo inakaa hubkeenii iska warajiyey
@maxamuudxasan26119 минут бұрын
Garxajis iyo Habar jeclo ( raggii ragga ahaa) ayaa jiidaa ku beegan guulna way ka gaadheen. Nasiib darro ( Isaaqii dheddig ) ee Sacad muuse deegaankiisii weeye xarshin ayaa xukunta ee cusbirka iska maydha.
@HassanMuuse-j1x6 сағат бұрын
Mahad sanid inaadeer shirqoolki waad fashishay
@jamalskp72806 сағат бұрын
Sacad muuse ayaa ugu dhow maxay u gali waayeen ma waxay sugayaan inta loo imanayo sacad muuse waa bilaa dhiig
@JamalmaxamedCandilahi5 сағат бұрын
❤😂😂😂😢😢😮😅😅
@Calimaxamad-k6uСағат бұрын
Dhaloolyahay xafiina isaaq logasodhacay
@ifraaxmohamed2139 сағат бұрын
Geesi dhigaal tv ❤❤❤❤
@mahamedmuse57186 сағат бұрын
Kani waa doqon
@MuuseAamusane-ub8il8 сағат бұрын
Waan in dagaal lagu qaadaa ogaadeen ka🎉🎉🎉
@Nasiim-l6k9 сағат бұрын
DHIGAAL.WAA TV QORIGA DABKA LEH EE ISKU DIRKA LABADA BELOOD WALAALAHA. SUB.AWAL&GARXEJIS .KA SHAQEEYA.ADAY KUU XUNTAY.CADAWGA DAAROD AYAAD LA SHAQAYSAA.KA NOQO.WAA IGA TALO INADEER.SLND GUUUUUUL
@user-sports4826 сағат бұрын
habar dhidig maye sacad muuuse
@abdourahmanalidaher68598 сағат бұрын
waa yaab
@SaedDahir-v6d8 сағат бұрын
Ciidagale iyo sacad muuse sowkuwa ladagan may ugurmadaan
@hibofarah5326 сағат бұрын
Dhibka Somaliland Ka jirta oo dhan. Ogaaden. Baa. Inagu. Wada
@halimadirie53018 сағат бұрын
Somaliland waa tay shalay soo casuumaysey ogaadeenka ee ay fogeynayeen jabuuti dad wareersan ayaa ummadii hogaamisey
@abdiqanitriple9149 сағат бұрын
meesha naaso weynta maxee ka qabanee isaaq waa oromo
@faysaahmed-un6rr6 сағат бұрын
Abaha wase way ku ciileen xabaglahaga wase tan wa dhulkayagi sidanu donan yeelayna
@farxiyacabdilaahi48438 сағат бұрын
Habar awal iyo ayuub iyo ciidagale iyo isaaqii galbeed meeyay Ordoo difaacadde ceerigaabo haddaad difaaci waydeen
@RashidMohamed-h4t8 сағат бұрын
Waa runtaa wax ween baa soo socda oo waa xabbad xeeb ilaa Awaare ee Idoorow iska daaya oohinta. Tan labaad adigu dawlad ma tihid laakiin Darood waa dawlado.
@MaxamadwaliBashiir8 сағат бұрын
hadii aad xasuuqi karto adisoo aad
@qurbaawis6429 сағат бұрын
Sababta habar awal aanay dagaalka arab iyo kaa ceerigabo uga aamusantahay waa maxay
@HassanMuuse-j1x6 сағат бұрын
Cirro waa hurdaa
@saleebaancali96908 сағат бұрын
sacad muuse ayuu isaaq ku haleeyey muxuu sacad muuse ku kordhiyey reerkaas
@xrcxxussen23066 сағат бұрын
hayay ogadenia mi yey ka bilabantey kalajoga somalia
Ssb iyo g36 Bari bayku maqan yihiin Arab iyo awalna ha difacaan haw gurmadaa dhulka ogadeen Ku soo duulay
@FungaiMakudo2 сағат бұрын
Habar awaleey looma socdo dacawalay ee waxaaloosocdaa xarshin iyo habar awAl
@canbaro-p4r9 сағат бұрын
Waxaa yableh sababta daarood dhulka iidoor subaga loogu daadiyay dacawalay maaha ogadeniya arab waa inuu xaga u wada jesta awalna galbedka barigana 2 bada qolo eekale eebariga daga way ku fila yihin reer liban ayay ku bilaben markii hore ogaden haku noqdo ogadeniya
kadaab illaaahy ka fogaadey walee naarba ku sugeysa
@hereaftergolory91149 сағат бұрын
WARYAADHEHEEN WAR NINKAN MIYAAN MALLAAIG WAX KA QOREYN
@mahamudmahamedisse72417 сағат бұрын
Hooyadaa ayaa ka mid ahayd habrihii bahalka noo soo safrin jiraye iyada ka wareyso sida loo kala degan yahay
@Adamyare-ii7jd8 сағат бұрын
Arab ya lahadli kara wlhy in ogaden loyabi doono
@cabdirahmanismaacil87858 сағат бұрын
Asc meediya beshi sacdamuse jyga ladaga
@bashiiradem45682 сағат бұрын
Adeer miskiin baa tahay.
@cabdilahi-z1z3 сағат бұрын
isaqa cergabo ku ururay wa kuwe ader ragi degana ba difacanaye niicda iyo nacasnimada la aamus h awal meeday
@mahamedmuse57186 сағат бұрын
Waryaa ma saas ayaad ku waramaysaa war ilaahay ka yaab iimaanlaawe
@Onceuponatime-f7h9 сағат бұрын
Nalaye qayb ka mid ah ayaa isaaq oo dhan kirbashay. Adigu ka haddi aad dawlad ku sheegi jirtay maxay samayeen. Daarood waa mid
@Sharmarke-h1z8 сағат бұрын
Hadii naleye la nagaystay oo dabada loo nuuray 😂😂😂 ma anaga tirinay 😂😂
@SaciidSaid339 сағат бұрын
Guul ogadeen hawsha wada
@asadhagio27349 сағат бұрын
😂😂😂😂 taasba ayaaba noo fiican maanta
@aniwaaye4846 сағат бұрын
Soo dir please wad arkidonta sosoc
@YuusufMaxamed-j9e6 сағат бұрын
Dds wax alaale waxay alshabaab
@Onceuponatime-f7h9 сағат бұрын
Good for you😊
@hoodomahaddiiriye13036 сағат бұрын
Adaa lagaa raba wayo oodi aba kadhawaw
@Calimaxamad-k6uСағат бұрын
Dhadiga isaaq afkanol nacalad
@FatimaAdam-cj6bk6 сағат бұрын
Adigaa jaar la ah u gurmo bari dagaal baa ka socodee garxajis l
@Sharmarke-h1z8 сағат бұрын
Cagjar miya odaynaya waar sakhran yahaw umada ka xisho ma oday ba horta waa duulaga la dulaysto ee hadii la fuuli waayo inu wax fuulo radinaya
@sahramaxmud79038 сағат бұрын
Isaaqba ma kala maqna ee maxaa daaroodka ku gaar ah idinba idinkoo dawlad sheeganaya ayaad layseen shacab aad dhulkoodii ku layseen tan maantana waa abaalkiina
@fatimahashim55968 сағат бұрын
FAQASHEEY MIYAADWALIHADADHAA
@iamproud79367 сағат бұрын
Oo Isaaq iyo Darood miyey Simanyihiin Isaaq iyo Harti ayaa Siman Dir iyo Darood na way Somanyihiiin
@iamproud79367 сағат бұрын
Can dheer lakiin markay Oromo kasoo baqato Isaaq haku so cararaan
Waryaa dhigaalow mar ma waxad u yeedhay issaaq Marna habar awal nin saran noqo noqo noqo
@alibashaliye43516 сағат бұрын
Alshabab ba naso weeraray hhhh
@ifrahelmi16436 сағат бұрын
Maxaad ku qoslaysaa
@Cabdiqadiraden7 сағат бұрын
Arab daan dhagax .markii horaba OGAADEEN BAA U DHABIJIRAY .IIDOOROW. CAR IS DHAQAAJI .GARXAJIS MIDIG BUU KA XIGAA .SACAD MUUSE .BIDIX BUU KA XIGAA .ISMANA,DHAQAAJIN.KARAAN..KKKKKKKKKKK
@Onceuponatime-f7h9 сағат бұрын
Ogoodeku xaq bay u leeyihin inay Harti u hiiliyaan
@xuseenwarsame83578 сағат бұрын
Harti haday uhiilinayaa Shaw may joogin laascaanood Imakana majoogaan Hadaad soo weerarto Arab iyo isaaq waxaan jab ahayn laga faa idi maayo maad iska dhaaftid
@Onceuponatime-f7h2 сағат бұрын
@xuseenwarsame8357 Hadaad wax jebin kartid maxaad Daarood u necebtahay oo uga baqdaa. Aderow ogow ragga Isaaq dil ayey iskaga xukuman yihiin inta ay dhul Daarood sheeganayaan. Adiga oo Gubban riyaha ku raaca baad Gaal Oogo u so raacday, ficlan Daarood dhulka intas le'eg ayuu xininyihisa ku qabsaday oo meesha u ka guuro inaad degtid wax dhib ah Uma arkayn maadama aanu faataxada u qabanay oo diinta nala haysteen. Daarood waxay Gaalomadow ayey ahaateen Sida Yufle, Gaal Weyte, Hughlaan etc. Xagaad xoraysay hadaadba 1860 Oogo u so baxday? Obviously no were. Anigu marna oran maayo Muslim Muslim dilay waa sax. Sidey ku dhibtay hadaan sheegay Ogaaden xaq bay u leeyihiin in ay Harti u hiiliyaan? Maanta Cerigabo qof isaaq ahi kama maqna waxayna la dagaalamayaan jilibbo Nalaye Ahmed oo digdigada ka dhigay. Beenti waxaad rabtaan inaad kelidiin sheegtaan. Dee sheega waa ba xaarani. لعنة الله على الكاذبين Faanka iyo dulution iyo dhaarti waxaad moodeen inaad license iyo monopoly inaad u haysataan? War dib isugu noqda taladu dhulka ayey idinka taala. Hadda waa ayo cidda ku jabtay Ogaadenia? Dee waa adiga no one else
@Onceuponatime-f7h2 сағат бұрын
@@xuseenwarsame8357 Hadday ku socotaaye wax ka celi. Ma riwaayad baad habeen iyo maalin dhigeysaan?
@MaaxDheeg8 сағат бұрын
Laba km ayaad u jirtaa dhadigyoow u hiil haduu dagaal noqdo Kuma jirtid
Maxad uqaban karta tugtug dhalay wainladhameya hoyada was
@Sharmarke-h1z8 сағат бұрын
Adigoo ayaa ah ayaa wax dhamaynaya waan yayna ku xasuuqin arabkuu dhaandhan yahaw . Bacdii aad ku xari jirtay miya ka ilabaxda
@naasircawaale55558 сағат бұрын
Beenaale was waalidiintaa
@aniwaaye4846 сағат бұрын
Beenale wad arki doonta
@barefootnomad777 сағат бұрын
Marka geedi iyo labakale qof o kale ad kudishen maxad dileyeen? Calacalka joojiya. Qowmaluutland
@Onceuponatime-f7h9 сағат бұрын
Isaaq waa in la kirbaashp
@MaxamadwaliBashiir8 сағат бұрын
beenaale maa adaa liyuusoolis cashir udhigikara
@LegendJimleothman-p8l9 сағат бұрын
Anigu waxaan odhanlahaa in loo doodo in maamul laga sameeyo hawdka ilaa xarshin to gaashaamo oo fadaraalku maamulo
@abdiqanitriple9149 сағат бұрын
dila oromada
@mohamedguleid53308 сағат бұрын
Isaaq iyo daarood waa labada somalia burburkeedii sababta u ahaa
@SAFAAADAM-b5e8 сағат бұрын
Aʀᴀᴘ Yᴀʀᴇ Dʜᴜʟᴋᴀ ᴋᴜ Yᴀʀᴀᴅᴀʏ 😂😂😂
@iamproud79367 сағат бұрын
Oromo may iska celiyaan intay Isaaaq u Futo weyn yihiin
@januarySl20246 сағат бұрын
Beelaha Somalilaand ee Reserved Area ee iminka hoostaga Klilka Shanaad ee Ethiopi ee doqonka Cagdheer ku amarkutaagleeyo waa in ay ka hoos baxaan maamulka cadawga soojireenka ah ee Cagdheer. Reserved Area waa dhul aad u balaadhan oo khayraad badan oo gass iyo shidaal ka mid yahay ku duugan yahay. Isaaq ma hoos joogi karo cadaalad-daro iyo cadaw nacab ah soojireen ah oo qayb ka ah duulaanka Huwan Daruud ku soo qaaday Somalilaand ! Beelaha Somalilaand ee dega Reserved Area waa in isutagaan oo dalab u qortaan dawlada Federalka Ethiopia in Reserved Area laga dhici maamul gaar ah oo hoostaga Maamulka Dhexe ee Federaalka sida Degaanka Harar oo Kale.
@zamzamibrahim63739 сағат бұрын
Waar waad hurudaa waxan garxajis ayaa kadanbeeya
@LegendJimleothman-p8l9 сағат бұрын
Garxajis ma itoobiya ayuu maamula wllo waa maxay dhaleecayntu