Waa Maxay Sababta Ikraan Tahliil Loo Beegsaday

  Рет қаралды 70,201

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@umuyaasir3376
@umuyaasir3376 2 жыл бұрын
Mamada allaha unxariso waa mama qaali ah
@MohamedOsman-f5q
@MohamedOsman-f5q 8 ай бұрын
Allah haunaxarisato Ameen Ameen yaa Allah
@naaneeynana960
@naaneeynana960 3 жыл бұрын
Mar ugu dambeya waaye.xarmaajo marexan mugdisho Lagu dilaa!
@Mohandahir
@Mohandahir 2 жыл бұрын
Allaha labadoodaba u naxariisto
@hussenmohamed474
@hussenmohamed474 3 жыл бұрын
God bless our sister ikran.. I can’t imagine this happening to someone who studies with her fellow EU Somalis; just to go home and be as murdered by the same institutions that sent her .. Illahi ha na cafiyo somali Maxamed
@anthonypie9509
@anthonypie9509 3 жыл бұрын
She spies on her people, now she pay the price...
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 3 жыл бұрын
Sirdon qof la shaqeeya in malin uun lagu dilayo ama aad xoriyad laan ku nolanaysid ma shaki ba ku jira cunugtu wax badan bay ogaatay inay kashiftay ka baqeen indho nool na malaha
@muminadahking5234
@muminadahking5234 3 жыл бұрын
Wad fahantay haday dinto CIA takhalustay wa iand u diyargarowda mar hadad sirdon noqo to dhimasho iyo jiir diil
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 3 жыл бұрын
@@muminadahking5234 kaw London marki la yiri so labo iyado wax barashadi u dhaman inay fakatay ahayd tanlaba taliyaha ku yeraya markay maqashay inay durka gashay ahayd fursado badan bay arkaysay miskintu dacad xeerada ha dhafin ba xata lagu yiri dhegta tagnayd
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
@@ugbaadsaid5156 haa wlhi wa miskiiin xaqeeda allah so ifiyo inshlh
@axmedgure2933
@axmedgure2933 3 жыл бұрын
CADALAAD FOR IKRAAN TAHLIL Farmajo alshaab wu Fashilmay
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Justice for Ikraan Tahliil
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
FARMAAJO INTA UU VILA SOOMAALIYA UU KU JIRO DILKU WUU SOCONAYAA EE HURDADA HALAGATOOSO
@anthonypie9509
@anthonypie9509 3 жыл бұрын
🤣🤣😂😂😂No justice for spies
@hassangudhan8809
@hassangudhan8809 3 жыл бұрын
Sababta ikraan loo dilay waxa weeye in aanay faafin arimo badan oo ay haysey marka ilaa engineer yarisow iyo waxbadan oo uu fahad yassin fuliyey
@naaneey6476
@naaneey6476 2 жыл бұрын
Maalin xag waso baxaya 😔
@xaajimaquste
@xaajimaquste 2 жыл бұрын
LABADODABA ILAHAY HA U NAXARISTO
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 3 жыл бұрын
Maamul la aanta Somalia 🇸🇴markaloo eego waxlala yaabo maaha
@mocoowsheekh816
@mocoowsheekh816 3 жыл бұрын
Hadii jawaab laga waayo .... talaabo halaga qaado .... Argagaxisada xafiisyadooda baan tagaynaa banaanka ...u soo tuuraynaa ..... ma qadaafi bay ka qiimo badanyihiin..
@samatargahmed
@samatargahmed 3 жыл бұрын
Waa sheeko aad u naxdin badan
@AliMadoobe
@AliMadoobe 3 жыл бұрын
R.I.P Add Kenya, U.A.E and Tigrey’s slipper cells to the list of the suspects
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
RAYSALWASAARUHU WAA QOF LIITA 2 BILOOD HADUU KA HADLIWAAYAY MAANTANA KA HADLIMAAYO
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 жыл бұрын
Waa ceeb iyo fadeexad ku dhacday 1. Dawladda Soomaaliyeed, 2. Waa murugo cusub oo la soo deristay ummadda Soomaaliyeed. Waa wax aan hore uga dhicin dawladnimada Soomaaliyeed.
@hassangudhan8809
@hassangudhan8809 3 жыл бұрын
Dadka somaliyeed ee muqdisho ku nool ma ogyihiin inuu fahad yassin yahay xubin Alshabaab ah mise ma oga
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 жыл бұрын
Xildhibaan isku sheeg
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 4 ай бұрын
LIKEDS
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 2 жыл бұрын
Wata gabadha ba ladilaya marka allah habunaxaristo lakim wixi xun dadka dilaya hadad soosartan idinko dahira geriyo lahaydeen ikran lagayaba sir bay ahaysay balayada dishay allow unaxariso
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
maamadii.ikraan.tahliil.dhashay.oo.ka.cabatay.xildhibaanad
@jegelskermig15
@jegelskermig15 3 жыл бұрын
Remember the time . Siadist the FAQASH .
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 3 жыл бұрын
Gabdha waxy dileen Cidamada Nisa Iyo wax ay Hoozta ku wataan waxii Cunba Caasha leh waaye Alashabaab wax walpo waa lagu nabaaa
@Liban14398
@Liban14398 11 ай бұрын
Taliye fahad aya dily labadoda
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 4 ай бұрын
LIVE
@jaamacaxmed8643
@jaamacaxmed8643 3 жыл бұрын
1982-1988 Wixii Hargaysa iyo Burco Ka dhici jiray iyo kuwii dadka guryaha kala bixi jiray hadhaagoodii ayaa walaalo idin xukuma oo weli idinla jooga Dee maxaan ka qaban karaa sorry
@queentacadalefaadumoladan4122
@queentacadalefaadumoladan4122 3 жыл бұрын
Sax wlhi allh ha inoo gaargaaro waa musiibo
@jaamacaxmed8643
@jaamacaxmed8643 3 жыл бұрын
@@queentacadalefaadumoladan4122 haaa ilaa xad
@ismailyusuf415
@ismailyusuf415 3 жыл бұрын
Dalka & dadka iyagaa masuul ka ah Allaah ka sokaw dawlad la'aantood ma suurtoobayso , Bal fiiri imsaad dawlad nimo sugaysay ?
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 2 жыл бұрын
@@ismailyusuf415 war hus
@maryami2299
@maryami2299 3 жыл бұрын
Xafiiska raysalwasaaraha aa warqadaan soosaaray TV cida raysalwasaaraha aa haysato. Taliyaha sir buu helayin mucaaradku wax waduu ogaa hadii lawacay numbarkeedii baa lahayaa waana lahelaa
@jamalfarah708
@jamalfarah708 3 жыл бұрын
DAWLAD ALSHABAB
@maryami2299
@maryami2299 3 жыл бұрын
Naag taan ma xil dhib aan baa oo leh fahad xilka ha laga qaado mooyee hala baaro madhahayso waxa anaa xil haya
@naaneeynana960
@naaneeynana960 3 жыл бұрын
Naaya naarta ka niiki 😏 dilada ku dhashay wasee ☠️
@allyhaji1902
@allyhaji1902 3 жыл бұрын
Naagtaan hadee gaaljecel kumatasho golaha shacabka bal ii weydiiya weligeed matagtey meel gaaljecel dago xitaa fuusto biya ah maugeysay please iiweydiiya maba laxishoonayo miyaa war alah uga baq lacagta lagusoo siiyay aaqiro waxbo kuumatarto waan is ognahay Walee ceeb looma dhinto
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
Ikraan cadalad bey rabta
@adansaid961
@adansaid961 3 жыл бұрын
Naago.waashay
@abdikanimohamed3768
@abdikanimohamed3768 3 жыл бұрын
bismillaaah qoftan faruurta maxa ka si'ah mise waa style waa duratey miya xaajiib kkkkkkkkkkkk
@moxmedhasan4303
@moxmedhasan4303 9 ай бұрын
Aad.baanu uga xunahay.hadaanu.nahay.muwaa.diniin.ta.soomaaliyeed.ee.aanay.adeeg.san.jirin.weligood.wadamada.shi.sheeyaha.ee.cadow.ga.soomaaliyeeda..ee.layaqaano.labadan.gab.dhood.ee.gab.dho.soomaaliyeeda.ee.loo.dilay.arimo.siyaa.sadeed.oo.ay.ka.dan.beeyeen.wada.mada.kalaha.1 kiiniya.2.jabuuti.3.imaaraadka.sadex.daas.wadan.oo.adeeg.sanayey.5.shan.colooshood.u.shaqsys.tayaala.oo.kala.1.xasan.sheekh.2.maxamed.xuseen.roob.le.xaaskii.yuhuuri.kiiniyaati.aha.3.alcadaal.4.mahad.salaad.iyo.alshabaab.toodii.xil.dhbaanad.aamino.waxaa loo.dilay.ikraan.tah.liil.raadintii.ay.raadi.nay.sey.inay cadaalad.hrsho.waxaa.gab.dhahaa.loo.dilayey.waxay.ahay in.hayada.nisa.lagu.bur.buriyo.dawladii.uu.dhisay.maxamed.cab.dilaahi.far.maajo.ee.sadex.daa wadan.afka.cag.ta.kala.dhac.day.oo.udiiday inay.dalka.soomaaliya.qabaan.uga.noq.daan.wadamada.doonaya.khay.raad.ka.soomaaliyaminay.gur.taan.maxamed.siyaad.bare.wuxuu.diiday.xaliimo.khaliif.magool.oo.soodaani.soo.doon.tay.inay.guur.sadaan.buu.diiday.wuxuuna.yiri.nin.baahani.gob.maaha.wixii.ladoonaa.laga.fushadaa.waa.ku.wii.uu.sheega.nin.kii.raysal.wasaare.aanu.u.qal.min.soomaliya.uu.farmaajo.ka.dhiga.ee.intuu.macawiso.xamar.ka.qaaday.kiiniya.ugu.geeyey.yuhuuri.kiiniyati.una.xirayey.siduu.yahay.naag.tiisii.rooble.baahane.sharf.ta.soomaliyeilaalisaa.dad.keeda.iyo.dalkeeda.waa.daarood.
Maxaan ka ognahay arrinta Ikraan Tahliil Faarax?
10:40
VOA Somali
Рет қаралды 57 М.
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН
I Sent a Subscriber to Disneyland
0:27
MrBeast
Рет қаралды 104 МЛН
Hooyada Dhashay Ikraan Tahliil Oo Ka Hadashay Siday Wax U Dhaceen!!
7:04
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН