Mahadsanid Inadeer SOMALIA 🇸🇴 DAWLAD KAMA JIRTO IYAGABA CADOWGA TOOS ULA SAFAN OO RAJAYNAYA IN PUNTLAND FASHILMATO
@somaligirl87438 күн бұрын
Sabbath ugu amusanyihiin waa in ay Darood yihiin oo Hawiye farxad u tahay un Puntland wax kadhacan waxan ku ça daaya yaa in aan Puntland tahay Dowlad madax baan 💪🏾💪🏾💪🏾
@RihaanLuul8 күн бұрын
Subxanalah wll malaha si kle ayad u cuqdadeysan thy. Puntland. Nabad diidka ay ka dagalamyso wax ayada gooni ku ah mhm dawlada dhxe markey dagalka shpp wady mxad ku hada qeysen reer puntiland hadad tihin soma ahyn reerkisa hawiye ayuu hupeynayaa. Walipo idinkoo og. An kusii raaciyo ani hawiye wan ahy walipo hg ayan kasi ahy wlhi dagal red buntiland ku jiran ad pan ugu fataxsanhy waqti walpana wlhi sinayad ah ayan ugu duceya cimda xoga gopolka puntiland. Marka anigu hawiye maahi miyaa mcnaha war dhamantn cudur qapyalad la dhaho aa na hagligy ee somali siyaasi xun iyo wariye xun aa nakala geyy ee shacapku si qalpiyan ayey isku jecel yihin. Ee alle dhaman somali siyaasi iyo sheydankodpa ha midoye
Wariye munasar guul ayan ku rajeyn Koxda damal jadiid wa qabiil dawlad mahan Puntland wa guleysan insha allaha Xasan culusaw wa qabiil somalia dawladi kama jirto waxa xukunka haya kox mafiyo 😂😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin
War federalka ciidan maheystaan 😂😂😂😂 kuwo aan la isku aamini karin oo daba taagato ah weeye
@Koorre8 күн бұрын
Dowladi ma jirto ee waa meel qabiilkaliya ku shaqysanayso
@fatimaelmi10388 күн бұрын
Runta wa xaq .Somalia oo dhan ayey dan u tahay. Guul reer puntland munasar wariye
@keyf37367 күн бұрын
👮🏻♀️👮♀️👮🏼👮🏼♂️ awal England okay
@Nasteexo-h4j7 күн бұрын
Hambalyo putlaand qalbigeena in la jira
@abuusafwaan47958 күн бұрын
Wcs munasar😊
@aql88814 күн бұрын
Maseer looma bahna
@MaxamedCismaan-n6f5 күн бұрын
ALAAHU AKIBAR BUTLAAN GUUL
@MariamAd228 күн бұрын
War punttland iyaaguba dagaaladii khawarijsta A S lala galay way ka amuusen wayna ku firsaden oo ku farxi jiren dhibaatoyiinkii iyo qaraxayadi dililakii lo geesanjiray dhaman umada Somaliyed garahan reer muqdiisho iyo konfurta Somalia reer punttland dacayad iyo digasho boob siyaasade hantiidii iyo magaca Somaliyed garahan reer muqdiisho iyo konfurta bartamaha Somalia bay ugeeysten reer punttland, waliina aflagadoyiin iyo madaxda dalka ineey cayan on dhaleyan oo ku beenabuurantan ubey kashaqeyan reer punttland, adigana munasar babasiirow nabada deganka dadkaga ka shaqee kadibna tan dalka iyo dadka somaliyed ka sheegay saxiib lkn anaga reer punttlandna laga amuusay ha nola iman sababto ah Labo qawaani isma qaado wa aye sheekadu