Gabadhii uu ceejida ku dili rabey ninkii ay is shukaansanayeen halka sano oo toos noola hadashey & arin yaab leh oo ay sheektey | Ma sax baa in 5K ay ka cuntey?
Пікірлер: 147
@LIIBAANMOHAMED-i6f6 күн бұрын
Ku saliya nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤ ♥
Ana mid asiga i siiyaa ku celiyaaa lacagta waxa ku dhahaa uma baahni wuu yaabaa wlhi hada Reerku iga soo doontay dahabkeygana iyo meherkeykana hormaris ka dhigtay gabdhow sharaf isku yeela ninka xolihisa ha cunina
@cabdirashiidaxmed27806 күн бұрын
XOOLO RAGEED FEERAHA AYEY KA XISAABSAN YIHIIN MAXAA KUU GEEYAY 3000 KUN AAAAAA
Walalayalow nin weligey lacag iskamakaysiin gabadhan waanka qurxanahay ee ma laweydiista mase ayaga iska garta waxsiinta Nimanku
@fadumonuur72646 күн бұрын
Been been ayaa loo shegaa sidaan maqlay anigaba weligey kama qadan talefon ayaa iga halabay Waan xanunsanshay silac iyo rafaad
@2daysago_6 күн бұрын
Qof wax iska bixiyo majiree eee gabdhaha ayagaa weydiista lacagta oo indha adeeg ah. Hadaad iska amustid dee cid kuu garaneyso maleh. Marka naagaha ayagaa indha adeeg badan oo aduunka qasayaaan .....
@Sunny455536 күн бұрын
Ha isku baran nin ina wax waliba weydiisato, furiin ba ku danbeyn doonta hadan lagu ceejin
@Sacdia_siman6 күн бұрын
@@Sunny45553😂😂😂😂😂😂
@Somalibadboy6 күн бұрын
Dee mayee qofta lacag qaadadaa liis ay dhiibtaa, runtu waa run haba foolxumaato'e there is no free lunch
@dahirdayib75586 күн бұрын
Daanyeer aa leeyahay Daanyeer aan leeyahay saaney dhalisay.
@CabdullahiMoxamedCali5 күн бұрын
Gabadhaay wlle cawrada asturo, oo xijaabo
@Ayeshahasan3156 күн бұрын
Aqas oo marka nin xoolihisa ku noshahay waalid malihid miya teda kle ninka maba rabtid maxa ku geyay wax uu leyahay alla dumarka qaar war shaqeysta aniga wllhi nolosheyda wlaigey nin shilin kama qaadan waxana huba inay ishiisa iga so baxeyso hada ka cuno lacag aniga isku filan oo shaqeysto allx
@MohamedaadanHassan-nr7ti6 күн бұрын
Masha allah saaswaaa xoolo dadoow waa liska ilaaliyaa🎉🎉❤
@AaminoAbdirahman-ly9no6 күн бұрын
❤❤❤❤
@LajeclowMoha-jr7fq6 күн бұрын
Ma 3,000 bey tiri😂 oo wax ima sin iyo 3kun isiyey ma is kenee😂 inta ay qarisaa ka bdn😂
@NastehoAwale2 күн бұрын
Ha ceejiyo ceeji dheh
@ifraaxmaxamed93656 күн бұрын
3000 kun o dolar ninka hadadan guur karabin mxa oga cuntay
@labatanjirowibrahim83676 күн бұрын
Waxaan la yaabanahay waxaan nimanka sheeganaayo oo Gabdhaha dilaayo
@SahalAbdirahmanMohamed6 күн бұрын
Waycadahaymuus❤❤❤
@MahamedAhmed-f6k5 күн бұрын
Intee laha dumarland raga xooloda u daaya maya wa danyeer wa hadiii qoortiina badbaado gabadha wa inay ilahay u mahad celisa mar danbe aysan dhihin xabibi 100 iso dir
@Dr-Hashimi6 күн бұрын
Korkaan dar Alle uu bislaa yaa i taabta uu ahaa, mida kale walaalnima u wacday iyo xiriirkeena 1 sano uu ahaa !!!🙃🙄
@SalmanAar-fy4nc6 күн бұрын
Gabadhu ninka ay jeceshahay daacad u ah sideedadaba lacag ma weydiiso haday dhacdo inay weydisana aad ayay uga xishootaa runtii Oo kuma dhiirato mar kale.mida kale ninku dookh xumaa isagaaba dulli ah.
Ha ceejiyo naago muriyaana ayaa wiilashii dhibay oo diin iyo iimaan lahayn u waashay lacag iyo wax ay isku cadeeyaann mar kaliya ayey toban wiil xoolahooda been kaga cunaan runtoo may hayn in u kugu fadeexadoobo daris haku qaataan kuwa budhcada ah
@Askasom6 күн бұрын
😢😢waa saas
@Geesiga16 күн бұрын
Saaseey tahay gabdhihii kale ee guurka rabay beey wajiga ka haleynayaan naagaha tuugada
@samiraamira-xo4wg5 күн бұрын
3000💲 TWO MUCH MONEY 🤑 WAAYE' WAXAA LAGA YAABAA INUU SI ADAG KU HELAY' ADIGUNA WAAD FUDUDSANEYSAY" MARKA LACAGTIISA U CELI AMMAAN ISA SIIYA' MAMBO KUWISHA' 🤗🤗🤗
@MohamedShutul6 күн бұрын
Balaayo weji weyn mxa xolaha dadow ku geeyay
@IsmailKhan-jy9mp6 күн бұрын
Lacagta in laga cuni wo istahila danyerka doqonka 2025 nin naag lacag sinayo ason qabin
Gabadha waxba ka qaldan maxkamada kulha nijas waye ninka shaarciga ka ugu adag ba lamarin ey ey dhaly nafsadeeda uba mr lbad glin kara halis dhimasho😢😢😢
Waa kusaxan yhy In uu kudilo Waayo xoolihiisa Intaad ka cuntay Ayaad Leedahy Xidhidhkiisa marabo waa qalad Xaliimoyin qaladka joojiya tuugoyinyhow Zaad ka halagu Soo saaro😂😂😂😂😂
@NuuxMustaf6 күн бұрын
Naagtaan jawaab Una baahna Waayo xoola ragged been cuneey saa Daan yeerna wey ugu yeeri
@NashaadHassan5 күн бұрын
Ayada dabaalsana nin ay xiriirka u jartay side inteey wacdo ay gaarigiisa u koreysa bal ilaah ha u saqiro
@sacdiyacismaanw.a63386 күн бұрын
Awal baan yaabayey faarax Qasaaro ayaa dhiibaaya 5k oo dollar😂😂😂😅
@Geesiga16 күн бұрын
Faarax waa kunooshihiin saaseey tahay jabkiisaa jeceshihiin 😂 xaq miyaa 5 kun ineey ka cunto kadib cirka ufiiriso, hadaadan rabin faarax lacagtiisa uu shaqeystay udaaya
@Kooshin.A6 күн бұрын
Faarax in 3,000 laga cuno hada jiq looga dhigo sax miyaa laakin? Waliba qoftaan, wajiga hore u dheer oo Sanba aan laheen? Ilaahey abuuristii badanaa!! Qoftaan jiq ha kaaga dhigto waa ku saxan yahay in uu dilo.
@sacdiyacismaanw.a63386 күн бұрын
@@Kooshin.A qoftaan iyadoo sidas ah oo qurux badan aan lahayn ayey ka baxsan weydey faarax Qasaaro 🥺🥺
@hodankhaasim50366 күн бұрын
Whi waa yaab aniga ma doqon ahay mase waxaa IgA qaldan ilaahey amirkiisa waaba is kala waynahay Nin lacagtiisa xatee hadii aan arko inuu dhahayo lacag heesta xatee ninkaas xarirka waa u jaraa kaliye waxan ka xanaqaa si igu shegay lacagtiisa naago meshane lacag darteda loo dilayaa gabdho kaalay ii taba bara aniga waan u bahanahy inaan barto sida lacagta loga qaado nimanka
@nimcoqaasaim14346 күн бұрын
Lacagtiisana way rabtay ninkana may rabin maxaa raaciyay hadaa
@MohamedaadanHassan-nr7ti6 күн бұрын
Asaaa ka doqosan Gabarta keeen hooo😅😅😮
@fardowsa556 күн бұрын
Naya why holaxa ninka ku geyaay 😂maac mac
@cabdallaxidig-uf3ds5 күн бұрын
Wuu Saxan yahy xaliimo calow leeee. Saan in ley diin galo waaye
@waliyocadga99856 күн бұрын
Tan qaabdaradeeda aheyba nin heshey maxey u qadan weysey, 3000 kun gadry qirsan athey sax waaye 5000 kun waa ay qabtaa lakiin asaqana diqon waaye hadii la qiyaaney in uu ALLE uadaayo ayeey aheyn amaba uu dadkeeda lacagtiis awarsado isma dhaanta iyo dhashood
@ShamsoFarah-s2g6 күн бұрын
Hadaadan waxba ka cunin maxaa keeni in lagu ceejiyo su aal
Ninka hadaa Rabin oo mustaqbal ka rabin xoolahiisa ha cunina, Hadii kale Ceeji aa idiin dambeeyso Qof Xoolo islaameed cunay oo ku badbaaday waala waayay ee Hunguri weeyni yaan good loo galin Xaqa islaameed haleeyska ilaaliyo
Munasaroow walaalkay tan Waa burcad rageed ee sharciga wiilka as xoolahiisa ha uga qaadeen waa najaaas beenley ah hana la soo daayo wiilkaas xaqiisii ayay qabtaa oo lacagtiisa rag kale ayay ku biili jirtay najaaaaaaaaas uffff
@amaalxaashi39136 күн бұрын
Weyka qaldantahay maxaa u geyey qof eysan Dan ka laheyn 😢 xolihìusa😢 cuquubo xata kama baqintan😢
@Sunny455536 күн бұрын
Nimanka Somalia jooga ma waxey jecel yihiin naagahan is wada cadeeye sey kimiko isugu wadeen wajig na baruurta foosha xun qurux mooda , war wuxu dooq xuma
@MohamedaadanHassan-nr7ti6 күн бұрын
Adi wax mamarsitid miyaa masha allah🎉🎉😅
@asmaomar71136 күн бұрын
Anigu yaabaye ma waxaa jira school laga helo daanyeerada halkee ku yaalaa aan daanyeerkasoo kaxaystee😂😂😂😂
Waa beenteed, ma naag baa lacag diideyso mise naag baa abaal leh, miskiinka intey lacag kacuntay beey cirka ufiirisay, been iney sheegeyso waa loo wada jeedaa
@DekoMohamud-x8i6 күн бұрын
Fiiri horta xoolaha qofku asagaa leh inaa laga qaatana mafiicna nimanka lcgta larooraayo haysta lcgtiina Lkn qofka adiga oo raba dib hadii aad iska fhmi waydan xoolahana adigu siisay xoolo waa la helaaye naf ha isku dilikarin ama xoolihii laga qaatay dambi ka daran hagalin waayo diintu waxay qabtaa wax hadii lgu gaysto inti lagu gaystay uunbaad xaq uleedahay
@Kooshin.A6 күн бұрын
War midaan Foolxumada badan ninka ma ay sixirtay see bay lacagta uga cuntay? Teeda kale see wax ka yihiin naagtaan maxay tahay sababta nin aysan rabin uga qaadatay $3,000? Hadiise aysan rabin maxay lacagtiisa u siin weysey oo ugu celin weysay? Wallahi in uu dilo ay ahayd?
@foxtrotmc.6 күн бұрын
Beentii oo camera hor fadhiso 😂 munasarow gabadhii adaaba fashilay oo waxay tahay iyadaa inoo sheegtay .😂
@user-mk1gp2cw7o6 күн бұрын
GABADHA WAJIGEEDA MAXAA KUDHACAY
@nimcocabdi-ij9vu6 күн бұрын
Dumarow xoolaha raga bilaaashku cuntaan iska ilaaliya hafiikale halisbad kujirtaan garta waxala qaadi kara marka labada dhinacba lawareysto
@CabdirisaaqShade6 күн бұрын
Gabdhaha qaar kood wxay rabaan inay nimanka lcg ka cunan mustaqbalna diyaar uma aha wxas macquul miyaa mrka wa lagu dilaa maahe nafta lagu dhaafinaaye wlhi
@husseinyoutubeofficial40086 күн бұрын
Naag tuugsi
@Happy204q6 күн бұрын
Halsano gudahiis 3000k in uu ku siiyo soomaliya oo shaqo la'aan ka jirto adna aad daldalato hadane ku ma rabo caqli miyaa sis
@Sacdia_siman6 күн бұрын
Maya caqli ma.ahan waan udhiman Kara le taas😂😂😂😂😂
@Abdifatahasa6 күн бұрын
Kiyanoley Hadey walaltinimo tagay maxay uga cuntay 5k
@Askasom6 күн бұрын
😂
@gobaysanetailor55506 күн бұрын
Marki hore waxay tidhi inan kula kulmo marabo bananka cad iga mar markey gaadhi u baahateyna ii kaaley bay tidhi taasi waxey cadeen u tahay markey wax u baahato way raadin jirtey inu tafta ku dhaafiyo bay ahayd 3 kun cml lee waaye bay kuleedahay waa qaacimad weynaatey
@ApdirahinMohamed6 күн бұрын
Iska cafi abyo
@CabdirisaaqShade6 күн бұрын
War ina ragow naag aadan qabin lacag ha iska siin waayo qoftan masruuf kuguma lahan mrka sababte usiine waa khalad ogow naag hadaa lcgsiiso hadey ku jecleed maalin kaas ayaa kuugu dabeysa
@ifraaxmaxamed93656 күн бұрын
Nin a diiday mxa gaarigiisa kusaaray madhimantahay
@Sacdia_siman6 күн бұрын
😂😂😂😂ma yaabtay ani xataa sidada cml aan uyaabay gabdhan bahluul waaye nin ey sadex kun ka cuntay Kuma rabi dhahday 6 bilood ey la hadlin maxa garigiisa saaray iney doqon tahay wajigedey ka muuqata 😂😂😂
@AishaAli-p5v6 күн бұрын
5000kun intuu kakeney
@Amranxassan-h8k6 күн бұрын
Sorry 😭
@muniitaaxmed75336 күн бұрын
Wanba yabay nin shan kun dhibay 😂 gabdhaha hadilinina
Dooqu waa cajiib hada gabadhan nin ayey jiq uga dhigtay lacag na waa ka cuntay miya
@SomGrl886 күн бұрын
Miskiin Allaha ku caafimadiyo. Wa nin xanunsan o narcissistic a Somali wa dad wada xanunsan. Qofku wa xor khasab maha xidhidh iyo guur. He needs to be jailed.
@Askasom6 күн бұрын
😂😂
@mahadabdirashid77836 күн бұрын
Lacagtisa Xor uma tihid Feminism Hadda tihin Shaqeysta lacagta de😂😂😂
Nimankan wa xaasidiin imaanka beela inuu waxkatago mooye inlagato wa waxlaweyn
@labatanjirowibrahim83676 күн бұрын
See loo cafinaaya ninka gabadha waaba dillay
@RaahimPoi5 күн бұрын
Ayada lacagtiisa maxaa ugeeyay xolo dadow cune kadib xariirka ujare hadane garigiisa ee raace mia sheeko😂😂
@AbdiwaliAhmed-w6m2 күн бұрын
3000 ayaad qiratay in aad ka cuntay then waxaa leedahay waxaad leedahay waxaan iri kuma rabo Adiga oo saaan u foolxumo badan aa 3 k kugu baxday then sheeko aaba keene