Maashaa allaah walaahi Raaso waa magaalo u qalanta in ubadka iyo haweenka ba la dajiyo si barbaarta ubadku u dhisanto oo ilmuhu yaraan ku barto diinteena macaan ee islaamka ah. Eebbahayoow barakee culimadaasi dadaalka qiimaha badan galiyay dadkooga iyo diintooda ba.
@naasirmohamed81974 күн бұрын
Masha allah , magaalada Raaso waxay u qalantaa mustaqbalka in ay caruurteyda ku noolaadaan i.a ❤❤❤
Masha Allah. Baryahan kuma soo dhawaan warbixin Somali ah oo intaa leeg in aan bilow ilaa dhammaad dhegaysto. Tanse waan dhammaystay. Waayo waa warbixin mudan in la dhugto. Reer Raaso iyo dadka hawshaa guntiga u xidhay Rabbi ha idin xifdiyo waad guulaysateene.
@engnajmudiinabdirahman834711 күн бұрын
Masha alah wlhy aadbn ugu farxay .in jiilkaan dhan aqoon diimed iyo maadiba u dareren.somalida kle ee xumanta iyo qabyaalda ku mashquul hku daydan reer raaso .alla hadaayo dadkaas
@abdulqadirmohamed237911 күн бұрын
ManshaAllah Raaso waa magaalo cilmi, mar in aan booqdo baan rajaynayaa inshaAllah
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn11 күн бұрын
ماشاءألله تبارك الرحمن ماأحسن وماأحلئ ألله يسعدكم بجهدكم ويجزيكم بالخير كله آمين شكرا لكم 🤲💯🍇☂️
@Abdimajeedgmail.comMomahamed11 күн бұрын
Magalada Raso wali ma arkin lkn dad ka imaday ayaan la kulmay oo dad aad u ixtiraam badan akhlaaq wanagsan Manshaa alaah
@Abdifitahabdullahi865411 күн бұрын
Masha allh wariye Maxaned xasan Waxa aad noo soo duubtay war bixin cajiib ah oo wax badan laga faaiidayo magaalada raaso waa magaalo cilmi waa in ay magaalooyinka kale ku daydaan.
M.a waa lkn waa ka cabsanaa madad ya jeylaani ee dhahaan ama awliyada baryaan sida suufiyada
@NajibArahman-m9t11 күн бұрын
Maya wll Alle swt moyee cid kle ma barino baryida iyo tala saarashada Alle swt ayumbaa leh qof muslimana cid kle lama wadaajiyo Alle swt marka Hubso imawna si aad wax baden u aragtid cafwan
@ wahaabi wax la dhaho ma jiro wa waxa adinka bixiseen qofki dhaho culmada la baryaayo la barakeysanayo halaga fogaato ilaahey halagu ekaado aa wahaabi lo baxshay lkn magaca wahaab caay maaha waa magaca ilaahey dacwada towxiidka ka hor na somalia sidey aheyd baar iyo sida sh abduqadiroow loogu wada heyn jiray
@MohamedOsman-z2p8 күн бұрын
@ wahaabiyo wuu jiraa hadaad adu waxba ogeyn. Sh bin baaz ayaa sheegaya oo leh dadka raacsan fekerkeenu waa wahaabi. Mida xigto marinhabaabinta waa waxa ay reergalbeed idin soo baren meel lagu caabudo sheeq Cabdulqadir reer alaa sheeq ayaa yaqan muslimiinta alle ayay cabudan cibadana asagey u qaasthy. Beenalayaal dhiiga muslimiinta iyo dhaca xolaha muslimiinta baneystay weeye wahaabiyo