WAA SANAD GURADII GURKEYGA

  Рет қаралды 32,002

MY RAJO

MY RAJO

Күн бұрын

Пікірлер: 382
@UmurayanAbdi
@UmurayanAbdi Жыл бұрын
Masha Allah Sando badan wada jowgo oo faraxad Leh aniga Iyo xaajika xitaah shaly 20 September 15 Ayan isguursany shalay ayeey now ahed 8 Sano Masha Allah wlhi faraxd ayan dareemay alx ilahey waxow hadiyad iisiih sowja diin naxariis dabeecad wanaagsan deeqsi ah Alx ilahey haiideysto oo caafiyo Iyo cimar dheer aiisiiyo alhuma aamin yaa rabbi 🤲🤲 gabar kasto oo Muslim ahene ilahey hasiiyo sowja saalaxi ah Amin yaa rabbi 🤲🤲🎉🎉
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 Жыл бұрын
Aamin abyo allah isku kiin daysto anagana allah no isku keen daysto
@AyanGuhad-fp3iw
@AyanGuhad-fp3iw Жыл бұрын
Amiin yarabi abayo anagana allh isu kun deesto
@UmurayanAbdi
@UmurayanAbdi Жыл бұрын
@@Nasra_Abdirahin1 thanks 🙏💯 mcnto
@UmurayanAbdi
@UmurayanAbdi Жыл бұрын
@@AyanGuhad-fp3iw thanks 🙏 mcnto
@zamzamabdirahman210
@zamzamabdirahman210 Жыл бұрын
Isku mid aya nahy 20UG 2015❤😊
@KhalidAbdullahi-rf6fr
@KhalidAbdullahi-rf6fr Жыл бұрын
Muniiro abayo masha allaah sanadkee isguursaten wiil maaha qofka kula hadlaya wa gabar kutaageerta allaha idin xifdiyo
@Najmomahamed-b2g
@Najmomahamed-b2g Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo Abaayo iyo aboowe sanado badan wada jira idam alle❤
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 congratulations 👏👏 munira and abdirisaq sanad guura wacan farxad kudhamesta nolosha sanado badan wada jira insha Allah ❤❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Жыл бұрын
Masha Allah Hambalyo wllshy mcn Muniira Qurux iyo wllky Cabdirisaaq guulaysta Alle Nolosha inta idiin hadhay ama hartay farxad iyo Jacayl iyo isfaham ha idiinku dhameeyo Aakhirana kuwii jannada ku kulma Allah ha idinka dhigo idinka iyo caruurtiina iyo Family _kiinaba Aamiin yaarabbi 🤲🤲❤❤❤❤❤
@meymunaali7850
@meymunaali7850 Жыл бұрын
Ma sha Allah. May Allah bless your marriage and our marriage too
@shamshamohammed9319
@shamshamohammed9319 Жыл бұрын
Mashallah 🫶👍👏🏻🎉🎉
@MunaMAhmed-nc1os
@MunaMAhmed-nc1os Жыл бұрын
Hampalyo hbo muniira batoo barkoooba isku waara ila jannada insha'Allh 🌷❤🥀❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Mashaa Allah, isku waara abid Walashay munira iyo cabdirisaq, Hambalyo Hambalyo abayo, Farxadiinu waa teena❤❤
@Haboncudoon1437
@Haboncudoon1437 Жыл бұрын
Masha Allah abyo munira sanad guuro wacan ilahay hanii barakeeyo dhamantina farxad iyo caafimad ku nolada ❤🎉🎉🎉🎉❤
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 Жыл бұрын
Mama sanad guuro wacan mama waligiina wada jiraa oo wad jooga ebadkiina inta noloshiina ka dhiman
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 Жыл бұрын
Waa nadiiroo aroos ah maanshalah hanbalyo nadiiraay you and abdirisaaq in badan
@kayftahlil4461
@kayftahlil4461 Жыл бұрын
Mashallah Allah ku barakeeyo aduun iyo akhary nuur canal xabibiti Maniro cadeey Abdirisaqa mashallah.Allah idiin xifityo
@maryamaruun7117
@maryamaruun7117 Жыл бұрын
Maa shaa Allaah hambalyo farxadaada mid kuu waarta allaha kaaga dhigo❤
@mustaqimaissack6373
@mustaqimaissack6373 Жыл бұрын
MashaAllah tabaraka Allah hambalyo 🎉wll qali ❤sanad guuro wacan jira oo jogaa waa idin jeclhy❤❤❤
@aliyamohamuud1539
@aliyamohamuud1539 Жыл бұрын
Masha allh tabaraka alla alla haydin barakeyo my fmligayga an jec lahay ila 2018 mise 2019 bn idin bartay dad qiimo leh
@shmsoxuseen6954
@shmsoxuseen6954 Жыл бұрын
Masha allah sanad guuro wcan wlshey 🎉 cimri dher iyo cafimad kuwada nolada insha allah ❤
@shaymamaxamed3934
@shaymamaxamed3934 Жыл бұрын
Mansha Allah walashay iyo walalkay hambalyo kuwii isku duqoba Alleh ha idinka dhigo❤ noloshiina inta badan ha idin qarsanato family qurux badan ayaad tihiin ❤
@sumayasalad8347
@sumayasalad8347 Жыл бұрын
Masha allaah farxad ku noloow qaali
@aadancade9854
@aadancade9854 Жыл бұрын
Mashalah tabaraka Allah abyo happy anniversary abyo ilahey haidin barakeyo
@saciidomacalin9059
@saciidomacalin9059 Жыл бұрын
M.a muniiro iyo abdirisaq hambalyo hambalyo sanad guuro wacan
@hawaa4258
@hawaa4258 Жыл бұрын
MashAllah beautiful abayo Munira cadeey quruxey. Congratulations ❤❤❤❤
@aynituryare3751
@aynituryare3751 Жыл бұрын
Masha allah abaayo muniiro iyo Haaji gaga waxan ku leyahay sanad guuro wacan intaan io in kabadan wada nolada oo dhaqma farxad waarta isku kadhaceso waye m.a❤❤❤❤
@hodanmuhumed6079
@hodanmuhumed6079 Жыл бұрын
Mansha Allah wll illahay farxadiina haydiin siyaadiyo
@ibadoabdiwahid7734
@ibadoabdiwahid7734 Жыл бұрын
Abayo mcn intaan iyo kbdn waa istaahisaa allah ha idin barakeeyo
@امراكان-ذ3ش
@امراكان-ذ3ش Жыл бұрын
❤❤❤❤manshalha sanda guro wacan adiga iyo xajiga ❤❤ ku nolowa farxada wligin❤
@amnahaji1769
@amnahaji1769 Жыл бұрын
Masha Allah Abaayo muniiro hambaliyo hambaliyo hambaliyo xbbti
@ismhan2398
@ismhan2398 Жыл бұрын
Masha alaah famil qurux badan ilaahay ha idiin siyaadiyo cimrigiina isla jooga sanadobadan
@XamdiMaxamedCumar-c9v
@XamdiMaxamedCumar-c9v Жыл бұрын
Congratulations abyo muniiro ❤❤❤
@umuaxmedhuseen
@umuaxmedhuseen Жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo abayo sand guuro wacan kuwii isku duqoowo allah niiga dhigo anagana hanaga reebin abayo muniiro❤❤❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo muniro sanad guro wacan adiga iyo xajigaaga ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sadiyaisman9665
@sadiyaisman9665 Жыл бұрын
MashAllah tabaarka llah hanbalyobabaayo reerkiina Allah barkeeyo ❤
@fathaomarabdullahi4242
@fathaomarabdullahi4242 Жыл бұрын
Mnshallah tabarakallah Alle Haydin xafido reer guulaystay 🌺🦋🥰
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Жыл бұрын
Maasha alaahu cabdirisaaq iyo muniiro May rajo 100 sano baan idinku duceeyay mabruuug alf mabruuug ayeeyo iyo abkow abuulan insha alaahu qeyr watoowfiiq ASC
@fartuunmaxamed4917
@fartuunmaxamed4917 Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo abayo muniiro sanad guro wacan adiga iyo cabdi risaaq hambalyo
@faizayacqub8779
@faizayacqub8779 Жыл бұрын
Mashaa allah xxbti hambalyo intaa iyo in kabadan wada jira oo jooga noloshu waxa dhib ah ilaahay inima tuso
@NeverGiveup-zl9mn
@NeverGiveup-zl9mn Жыл бұрын
Msha Allah hambalyo frxad warta idin rajena ❤❤❤
@اسماعيلمحمد-ك2ش
@اسماعيلمحمد-ك2ش Жыл бұрын
Masha allaah sanadaguuro wacan wlshey muniiro wllkey isku waara awoowe iyo ayeeyo noqada
@deqomohammed194
@deqomohammed194 Жыл бұрын
ASC MAASHAA ALLAAH ALLAHA IDIN BARAKEEYO GUURKINA SANAD GURADIINA ABAAYO ISHA XASADKA HAIDINKA HAAYO ISHA XASADKA AYAA BATAY NIMCADANA QARSO ABAAYO WAAYO ANIGA AYAA ARKAY ISHA XASAKA DHIBKEDA MARKA ALLAHA KAA QABTO CAFIMAD ALLAHA IDIN SIYAADIYO IYO FAMILY KINA QURUXDA BADAN
@xayatiqurux5369
@xayatiqurux5369 Жыл бұрын
Mansha allah abyo muniro allahumabarik❤🎉 jacelka hawaro🎉❤❤🎉
@shamsahmed5327
@shamsahmed5327 Жыл бұрын
Maashaa alaaah xabiibti hambalyo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز Жыл бұрын
Maashaaa alaaahmaashaa alaaah iskuwaara abaayo masaajka waajeclahay laakiiin majoogo meeshaaas
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 Жыл бұрын
Masha Allah wada jiro abid abyo iyo duma ❤
@ilwaadqurux8281
@ilwaadqurux8281 Жыл бұрын
Masha allaaah abayo muniro hambalyo Sanado badan cafimad iyo cimri dheer kugaara insha allaah❤❤❤❤❤
@umuaisha694
@umuaisha694 Жыл бұрын
Masha Allah isku waare wll sanado Badan kale wada jooga sidoo kale maanta anigan waa sanad guursad arooskayga 9 year anniversary Alhmdulilah ilahye qoyskak somaliyeed Haye isku barkeeyo
@FardowsaKasim-cp9dk
@FardowsaKasim-cp9dk Жыл бұрын
Isku mida nahay
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk Жыл бұрын
Masha allah hambalyo farxadaada waarta allah kaga dhigo🎉🎉hambalyo hambalyo abaayo ❤❤🎉🎉
@najmo6465
@najmo6465 Жыл бұрын
Sanad guurana wacan sis and pro jiro joga Intee nolol jirto🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Жыл бұрын
الحمد لله على كل شيء وعلي كل حال
@khadracali334
@khadracali334 Жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah my family ❤❤❤❤
@caashocllaahi9459
@caashocllaahi9459 Жыл бұрын
Maasha Allaah sano guuro wacan abyo munira❤❤ waligiina isla jira nolashaneh farxad ku dhameysta insha Allaah hambalyo kun jeer❤❤❤
@aishaadow5832
@aishaadow5832 Жыл бұрын
Mansha Allah ❤Mansha Allah ❤🥰🥰Abayo muniira
@nimcotani8406
@nimcotani8406 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن أدام الله فرحتكم وزواجكم ❤❤❤ مبارك عليكم
@sabirincabdulahi6242
@sabirincabdulahi6242 Жыл бұрын
Masha allah hampalyo sanad guuro wacan ❤❤❤
@aisha9007
@aisha9007 Жыл бұрын
Meeqo sana is Qabtin waanaga iloowde
@fadumomohamedabdi4959
@fadumomohamedabdi4959 Жыл бұрын
Waaw Manshallah ❤❤❤❤🎉 hamblyo xbbti ❤❤
@ajmalmohmed7347
@ajmalmohmed7347 Жыл бұрын
Maahlh abyo meeqo Sano waye sanad guuradaada habmalyo ❤
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Жыл бұрын
Wcs m.a alaha idin xifdiyo adiga iyo caruurtaada❤❤❤❤
@hawaali4211
@hawaali4211 Жыл бұрын
Asc Sanad guuro wanaagsan isku waaro abidkiin ilaahey ha idiinka dhigo Awoowe iyo Ayeeyo Alaahuma Aamiin Aamiin
@filsanhassan6589
@filsanhassan6589 Жыл бұрын
Masha Allah family qurux bdn Illahey ha itin barakeyo
@sahroali2547
@sahroali2547 Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo isku waara abid❤❤❤
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 Жыл бұрын
masha allah hambalyo.hambalyo.waxad mudantihin kudayasho nolada wadajir inte nolol.jirto.❤❤❤
@FarxiyoCumar-gq7yy
@FarxiyoCumar-gq7yy Жыл бұрын
Msh allah hambalyo sanad badan o barakeysan
@sharifohagar1818
@sharifohagar1818 Жыл бұрын
Mashallahu tabarakalah abayo ilaahey haa idin xefdiyo ❤🎉
@musaafirah999
@musaafirah999 Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo sanado badan oo farxad wada qaadataan idiin rajeena❤❤
@FaadumoAhmedibrahim
@FaadumoAhmedibrahim Жыл бұрын
hambalyo sanad guuro wacan inbadan isla jooga usku duqooba ul xata hada ku tukubtiin saanle jeceelkiina u xusa🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hibaqhashi4649
@hibaqhashi4649 Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah
@caashojilacow5787
@caashojilacow5787 Жыл бұрын
Maansha allaah tabaaraka laah hambalyo hambalyo my sister
@MariyaAbduqaadir-vw1ko
@MariyaAbduqaadir-vw1ko Жыл бұрын
Ana u horey manta muniro isku waara abid sanad gura wacan
@fadumaabdulaahi5220
@fadumaabdulaahi5220 Жыл бұрын
Mashaa allah hambly hambly sanda guur wacn 🥳🥳💐💐🥰🥰
@farhiyamaalim5776
@farhiyamaalim5776 Жыл бұрын
Ma sha Allah xabibti, Allah haiskukin barakeyo, iskuwara adun iyo akhiro ba, kuwi jannatul firdos islaga Allah haidhinkayelo
@qadroxasan1358
@qadroxasan1358 Жыл бұрын
Masha allah hambalyo hambalyo munira iyo cabdirisaq
@zahromohamedadam8747
@zahromohamedadam8747 Жыл бұрын
Allahuma barik Hambalyo hambalyo sanado bdn oo baraara ah iyo barwaaqo
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Жыл бұрын
Masha Allah hamablayo Hamablayo
@munahcadey3336
@munahcadey3336 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakalLah hambalyo sis❤
@ayanahmednur5773
@ayanahmednur5773 Жыл бұрын
masha allah isku wara adiga xajigada boqortoyo ❤ wa sanad guurada aroskina fila walahi vidoe xata ma dhameysan wa iska qayasay❤❤
@XaawoAbdullahi-mz6kw
@XaawoAbdullahi-mz6kw Жыл бұрын
Masha allh hambalyo Hambalyo xabiibti allh isku kiin dayo inbadan ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Hamplyo hamplyo , allahuma barik isla jira abid adinko cfmd qaba❤😊
@siraadyuusuf4004
@siraadyuusuf4004 Жыл бұрын
Mashallah isku waara abid walashey muniira❤io cabdirisaq hambalyo hambalyo
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 Жыл бұрын
Masha allah sanado badan oo caafimad leh my family jir oo jooga abid farxadiina hawarto ❤❤❤🎉🤴❤️🤴🏿❤️❤️❤️❤️👑👑👑🩸🥰🥰🥰
@maryamaxaji3820
@maryamaxaji3820 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah abaayo sanad guuro wacan isku waara waligiin abaayo uk jooga magaceed meelahan cml❤❤❤
@dekadeganali7985
@dekadeganali7985 Жыл бұрын
M.a sanado bdn wada jira
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын
Maansha Allah Tabaaraka Allah
@naciimowarsame2958
@naciimowarsame2958 Жыл бұрын
Masha allah isku waara wax idin kalla geeya allaha in ka haya
@duhoAli
@duhoAli Жыл бұрын
Wow mansha allah congratulations abayo adi iyo dumashi ❤❤❤❤
@Queen-official
@Queen-official Жыл бұрын
mashallah 🎉🎉🎉🎉🎉 hambalyo waqti badan wada jira wad moyee wax kle idiin kla geeya Alle niima tuso ❤❤❤❤
@munocali5531
@munocali5531 Жыл бұрын
Masha allh allh inoo barakeyo rerahena 14 bisha 8aad ayaa 10 sana noo buux santay
@haninora533
@haninora533 Жыл бұрын
Bismillaah Masha Allaah Tabaarakallaah Isu waara Aduun iyo Aaqiro il xun idinma Aragto 🤲🎉🎉🎉🎉🎂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉☀️🌻✨
@faizaahmed4268
@faizaahmed4268 Жыл бұрын
Sanadkii baad naga hilmaantee abaayo anyway congratulations 🎈 ❤❤❤ 😍
@faatuushabdisalan6614
@faatuushabdisalan6614 Жыл бұрын
Happy anniversary my big sister❤🎉 Congratulation Awowe io ayeyo islagara wadajira abid
@sehra55
@sehra55 Жыл бұрын
Hambalyo abyo wada jira abdi familyga ugu jeclahay baa tihiin wlhi ❤❤❤
@jawhara4154
@jawhara4154 Жыл бұрын
Mansha,allah tabarakallaah waa meel aad uqurux badan aad uga helay
@Cafaf40
@Cafaf40 Жыл бұрын
Masha,allah yaa rabi inta reeraha leh u xifdi oo isku waari yaa allah
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Жыл бұрын
Masha Allah tabaarakalah ❤❤❤
@nimcoaadan5114
@nimcoaadan5114 Жыл бұрын
Hambalyo wllo qaali❤❤❤❤ jiroo jooga abid isku faraxsanada❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshaallah 😍 alah idin barakeyo xabibti ❤
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Жыл бұрын
Waa. Sanad guuradiinii. Miyaa
@sahramohamudali663
@sahramohamudali663 Жыл бұрын
Masha allah hambalyo hambalyo isku waara awid ❤❤❤
@SamiiraAbdidek
@SamiiraAbdidek Жыл бұрын
M.a abidkiina wada joga isku dhamaysta nolosha inta ka dhiman hamblyo myrole model tihiin myfamily❤🎉
@ilhanaliapdulahi
@ilhanaliapdulahi Жыл бұрын
Mabruuk alfa mabruuk alle ha isku kiin daayo hn jiro oo joga abidkiin isku waara❤❤❤❤
@aishakhafane9913
@aishakhafane9913 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤family qurux badan 🎉
@zeitunelmii
@zeitunelmii Жыл бұрын
Mashallah tabarakarahman congratulations ❤
NIGHT ROUTINE JUMMA MUBARAK #my_rajo
14:12
MY RAJO
Рет қаралды 24 М.
ROUTINKEY MAALINTA JIMCAADA IYO ROUTINKA TINTEEYDA
15:03
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 13 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 10 МЛН
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН
WAA SIDEE XAMMAR WAYNE
28:10
X HARGEISA
Рет қаралды 66 М.
Maqal Ma jira Dumarka  Ku Nol Kenya 🇰🇪 Nayrobi
13:14
Ruumi Channel
Рет қаралды 16 М.
My night routine || jadwalkeyga habeen laha || + delicious dinner.😋
11:40
Short Film: Xaaskii la xabaalay Part 2
9:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 577 М.
Cuntada waddooyinka ee Malaysia 🇲🇾 Street Food in Malaysia ​⁠
17:53
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 239 М.
Lafoole University 1973 Xasuus Hore
38:18
X HARGEISA
Рет қаралды 33 М.
UGU DAMBEN WAN SO HELAY #my_rajo
11:51
MY RAJO
Рет қаралды 28 М.
SHAQADA SUBAXDII MORNING ROUTINE #my_rajo
11:19
MY RAJO
Рет қаралды 16 М.