Waa Sidan Xaalka Aduunyada ┇►Sh Hussein Ali Jabuti

  Рет қаралды 2,701,250

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

Пікірлер: 1 500
@xafsockiin7615
@xafsockiin7615 5 жыл бұрын
Umada islamka ah Xaqa alle ha wafajiyo shar iyo shydana alle haka xijaabo shekh ilhy misan ka akhiro ajar iyo xsanad hkugu siyadiyo su allaha qabriga alle hku fududeeyo aamiin aamiin
@marwoabdi7623
@marwoabdi7623 5 жыл бұрын
Alle ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiro ba shiikh Xusen Ali jabuuti dabigaagii iyo kii waalidkaana Alle ha dhaafo muxaadiroyin kaagu qalbigaygay gilgilaan xaqiiqatan
@user-yc1dz5fr3h
@user-yc1dz5fr3h 3 жыл бұрын
aamin aamin
@ZahraAbdikarem
@ZahraAbdikarem Ай бұрын
0:29
@sahlaawiofficial9074
@sahlaawiofficial9074 Ай бұрын
@@user-yc1dz5fr3h😅
@بوبوز
@بوبوز 4 жыл бұрын
Mashalaah qaadumada fiican ilaah hana tuso cimri dheer iyo caafimaad leh ilaah hana siiyo alaahuma aamin AAmiin AAmiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@shairhaji3645
@shairhaji3645 4 жыл бұрын
masha allah tabaraka allah sh Xuusen Cali jabuuti RABBI ha ku xafido aduun iyo aakhiraba waxa ku dhiba kuma tuso insha allah
@haykalofficial9532
@haykalofficial9532 5 жыл бұрын
Mncha allh illhy waxaan kaaga baryayaa inuu janada inagu kulan siiyo sheekh huseen ali jabuutawi allayah cisik👂
@diinow0001
@diinow0001 4 жыл бұрын
baarakallah sh Hussein JABUUTI muxaadarooyinka qiimaha badan
@isxaaqmuxumed913
@isxaaqmuxumed913 4 жыл бұрын
Manzha Allah Sheekh Xuseen Cali Jisaakumu laahu khayr Alle Cimriga hakuu balaadhiyo Aamiin janatul farsowsa ha kaa waraabiyo
@rohidsomali482
@rohidsomali482 4 жыл бұрын
Ilaahow adaa hanuunka haya Ee illahow wadada toosan inagu Hanuuni aamin yaa rabi
@roodaqani671
@roodaqani671 4 жыл бұрын
Mansha allah sheekh xuseen cali wallhi dar alle ayaan ku jclhy wallhi alle ayaan ka baryay mid diinta jcl oo faafiya inu alle calaf igu daro 😭😭😭
@raasamaalnews722
@raasamaalnews722 4 жыл бұрын
Amiin Wllo Ilaahay Haku Soo Dhaweeyo Mid diinta Kugu Dhaqa Oo Diinta Jecel
@yaasentahirabdiyaaska4184
@yaasentahirabdiyaaska4184 3 жыл бұрын
XASBUNALLAAH WA,NICMAL WAKIIL YAAA ALLAAH, JAZAKUMALLAAH QEYR JAZAA SHEIKH XUSEEN CALI JABUTI, BARAKALLAH FEYKUM WA BARAK CALA WALDEYKUM
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 5 жыл бұрын
Jazaakalaahu khair Sheekh runtii weey itaabataa muxaadaraad kaaga ee ILAAHAY misaanka xasanaadka hakuu saaro.
@saeedali7750
@saeedali7750 3 жыл бұрын
Illahey hana geeyo aktiisa asigoo raali naga ah bifadlak wakramak wajuudak yaa rab alcalamiin Jasaak allah qeyr yaa sheeq xasn allah yaxfadk wa yaxmiik
@khalidqaran-bille3653
@khalidqaran-bille3653 5 жыл бұрын
SHEEKH XUSEEN CALI qalbiga ayaad Alle dartii no taabataa kolka aad muxaadareenayso... jazaka Allaah sheekh
@irirsomaale.ahmed.oromo.5649
@irirsomaale.ahmed.oromo.5649 3 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH JAZAAKALLAAH KHEEYR SCW Adeer ALLAHA kudaayo aamiin yaarabi
@gelejama8617
@gelejama8617 4 жыл бұрын
Man_sha Allah tabarakallah allow tupta toosan na waafaji. Jazakallahu khairan Sheekh Xuseen cali jabuuti 😚
@ibrahimguyo1697
@ibrahimguyo1697 3 жыл бұрын
1ľ ...
@zacadanshax4351
@zacadanshax4351 4 жыл бұрын
Mancha Allaha alle cimiriga ha ku dheereeryo sh. Xuzeen
@saharasheikh3585
@saharasheikh3585 2 жыл бұрын
May ALLAH Subhanahu wataala bless our sheikh and give him long life nd grant him with janadul firdowz
@abdiaziizabshir7761
@abdiaziizabshir7761 2 жыл бұрын
djgtevaoyc
@furahanolusha792
@furahanolusha792 5 жыл бұрын
Mashaa alah ilaahy hakaa abaal mariyo anagana kuwee qaata ilaahay hanaga dhigo
@amiintotoboss9815
@amiintotoboss9815 3 жыл бұрын
Alloow eeynu jannada kukulanaa Amiin ya Allah
@MohamedMursal-nb6nm
@MohamedMursal-nb6nm 2 ай бұрын
اللهم اني اسالك حسن الخاتمه قبل الموت
@abdirahmanwarsame3906
@abdirahmanwarsame3906 3 жыл бұрын
mashaAllah tbaraklAllah Allah akooefeeyuoo
@abdiomerchanelcom4880
@abdiomerchanelcom4880 4 жыл бұрын
Illahayow Khaatumada Kheyr noogu Dhammee🤲🤲🤲🤲🤲aamiin
@wazzadehuntur9510
@wazzadehuntur9510 4 жыл бұрын
Allah dartis ayan ku jeclhy sheikh xuseen Cali jabuuti❤❤❤ Allah jannatul firdowsa hakugeeyo
@SMAkaar
@SMAkaar 4 жыл бұрын
Masha alah sheik xusen cali jabuti alah ku xafido wlh ilah dartis ayanna ku jeclahay alah ku xafido adun iyo aqiradad alow amin
@BASHKA898
@BASHKA898 5 жыл бұрын
cafidullah... sh. xussein ali. mashallah....inta qeyrka jecel like haila dhafin
@caashmahamed8617
@caashmahamed8617 4 жыл бұрын
KGJVOJOEOABTSJIMINÚN
@BASHKA898
@BASHKA898 4 жыл бұрын
@@caashmahamed8617 saan maxa waye
@maxamedcismancaraaye8854
@maxamedcismancaraaye8854 3 жыл бұрын
@@BASHKA898 9
@nasraquman7160
@nasraquman7160 5 жыл бұрын
Jazakumalahu khayri ilahy hku barkeeyo zheekh danbigaagan ha dhaafo janada hkuugu bushareeyo ifka intaada joogtana xarago iyo caafimada ilahy hku ziiyo 🤲🤲
@manzurmaracade4246
@manzurmaracade4246 4 жыл бұрын
😭Aduunyo Waa nacay 😭 ilaahayoow i oof so Adigoo ijecel i oofso adigoo Ii denbi dhaafay i oofso Adigoo ii naxariisanaayo 😭😭😭😭
@smartboy2627
@smartboy2627 4 жыл бұрын
😭😭
@xabiibo2244
@xabiibo2244 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@nawalmohamedanab222a9
@nawalmohamedanab222a9 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedsaciid360
@mohamedsaciid360 4 жыл бұрын
@@nawalmohamedanab222a9 wll wax lagu qoslo mesha ma yaalaan wll
@nawalmohamedanab222a9
@nawalmohamedanab222a9 4 жыл бұрын
@@mohamedsaciid360 adiga aya qosol u aragtay ma ahane qosol uma wadan huno
@abdirizakkoronto6101
@abdirizakkoronto6101 4 жыл бұрын
Mncha AlH shiikh Alle Janada Haynagu kulansiiyo wll
@themenuaziziya1996
@themenuaziziya1996 5 жыл бұрын
ilaahay ha ku xifdiyo walal qaali ah shiekh hussien Ali Jbouti
@maxamedxayle7843
@maxamedxayle7843 3 жыл бұрын
ilah cimri iyo caafimaad allah siiyo
@engabdukaadirmohamedabdull1749
@engabdukaadirmohamedabdull1749 4 жыл бұрын
Sheikh Hussein Ali Jabuuti allah ku xafido
@khaalidbihi85
@khaalidbihi85 4 жыл бұрын
Mashallah sheekh allahaku barakeeyo Jasakalah runtii maa sheekh baalaqo leh ilahayaw kuwii waxku qata naga dhig
@siyadbashir7857
@siyadbashir7857 5 жыл бұрын
Mashaallah, jazakallu qeyr, Allah hakubarakeyyo Sheikh.
@libaanjama4059
@libaanjama4059 4 жыл бұрын
Masha Allh Sheekh Xusayn Cali Alle Dartii Baan Ku Jecelahay Alle Ha Ku Xifdiyo Aaami😍😍
@rayaahmed6319
@rayaahmed6319 3 жыл бұрын
Ilhy kheyrka hana wafajiyo anniga dhamaan wxii qalbigodu kujiro kalmada laa ilaha illalahu😥💓
@SaaraaNasronuur
@SaaraaNasronuur 2 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@SaaraaNasronuur
@SaaraaNasronuur 2 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nawaalhaybegalaal395
@nawaalhaybegalaal395 5 жыл бұрын
ilaahy khyr ha ku siiyo janana ha kugu abaalgudo sheikh hussein Ali djibouti sheikh qaaliya marka aan is dhaho diinta iyo camalkii wanaagsna wd ka gaabisay wxn daawda sheikh Hussein
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 4 жыл бұрын
Mansha allah sh xuseen allah khyar badn haku siiyo
@shukrimohamed9572
@shukrimohamed9572 4 жыл бұрын
Mash allah alah hakusiiyo cumridher iyo ciibado subaan aamiin
@asmadeeqa6444
@asmadeeqa6444 5 жыл бұрын
Mnsha allah sheikh Alle haku xifdiyo Jazaaka laahu khayran Sheekh Xuseen Cali
@abdllejelle7430
@abdllejelle7430 5 жыл бұрын
Sxp
@abdllejelle7430
@abdllejelle7430 5 жыл бұрын
Mash allah
@rahmaahmed2850
@rahmaahmed2850 4 жыл бұрын
Maasha ALLAH qeyr badan oo barako waaratin leh INSHA ALLAH YA ALLAH sh xusen
@farhiaaddedadeed1836
@farhiaaddedadeed1836 5 жыл бұрын
Ya Allah i dhambi dhaf ya wadud amiin
@aichamoussa4510
@aichamoussa4510 5 жыл бұрын
Amiiin amiiin yaa Allah
@wabariwabari3682
@wabariwabari3682 4 жыл бұрын
Amin wlly camalka wangsan badi kaas ayaa ku anfacayee
@maxamedibraahinwaadailaahi3912
@maxamedibraahinwaadailaahi3912 4 жыл бұрын
Marsha laah
@scmmaxamed3267
@scmmaxamed3267 4 жыл бұрын
Aamiin dhhamaanteen
@bahjahazan5381
@bahjahazan5381 3 жыл бұрын
Amiin
@alimohamed-kf1gh
@alimohamed-kf1gh 4 жыл бұрын
Mashallah cheik houssein ali. Lang.vie.inchallah
@ayansiid6209
@ayansiid6209 5 жыл бұрын
Sh houssein ali djibouti walahi illahay darti ayaan kuu jeclahy waxan ahay gabadh muslimaad ah waxan allah way disanaya inu calaf igu daro miid adigo kala
@yuusufshire1142
@yuusufshire1142 3 жыл бұрын
Shikhar xuseen alle khayr hagusyo
@samakaabacademy1981
@samakaabacademy1981 3 жыл бұрын
Masha Allah hadalkaaga waa uu iqiirageliyay Allah ha I nahaleeshiiyo dad dacwada u saaxiib ah.
@yaasentahirabdiyaaska4184
@yaasentahirabdiyaaska4184 3 жыл бұрын
AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN AMEEEEEEEN WALASHEEEYDI MUSLIMADA AH
@ahmedmahamed1007
@ahmedmahamed1007 3 жыл бұрын
Aamin allahy noo naxaristo dhamaanteen musliminta soo hadee kuwa kale😪😪😪😪😪😪
@bashirowmohamedbatranze459
@bashirowmohamedbatranze459 Жыл бұрын
​@@ahmedmahamed1007 m.a
@qalbidhayekhaaliddhowrsane3436
@qalbidhayekhaaliddhowrsane3436 3 жыл бұрын
Allahy dartii ayaan kuu jeclahy wlhi mar waliba waan kugu xirnahy mar waliba alle himri dheer iyo caabaado suuban haku siiyo
@imrankhaireh4429
@imrankhaireh4429 4 жыл бұрын
Innta jeeceyl Sheik Houssein ali like saare faadlan uuna ducay
@ascadxuseen6291
@ascadxuseen6291 3 жыл бұрын
Waxan urajena janul firdows
@nillievj9331
@nillievj9331 4 жыл бұрын
Masha aallah shiq jabuti wan ku salamay aallah janada hakugu bishareyo
@salimissack2816
@salimissack2816 4 жыл бұрын
Masha Allah Hdii Aad Aragto Nabiga si niyad ah ugusali wllo scw like Saar wllo
@nadiranalka3291
@nadiranalka3291 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@hibohassan8939
@hibohassan8939 3 жыл бұрын
Scw scw
@husseinabikar9278
@husseinabikar9278 3 жыл бұрын
Mashallah sheick
@bulhaanxassan8576
@bulhaanxassan8576 3 жыл бұрын
Masha allh
@hiboibrahim9252
@hiboibrahim9252 3 жыл бұрын
@@husseinabikar9278 mmmmmmmm
@axmedcaliaskarchannel2599
@axmedcaliaskarchannel2599 4 жыл бұрын
masha allah allah haynaka yeelo kuwii ku dhaqma shiikhana allah haka abaal mariyo aamiin
@nimcocilmiwabariqamaan4313
@nimcocilmiwabariqamaan4313 4 жыл бұрын
Shiekh husen cali dar Allan kuu jeclahay ♥️jannatul fardowsa Allaha inagu kulmiyo aaamiin🤲 yaarrabi
@SaraAhmed-sl1gv
@SaraAhmed-sl1gv 5 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu kheyran sh Hussein allah ku xifdiyo fi dunya wal akhira
@shiremedia2075
@shiremedia2075 5 жыл бұрын
Ilaahaybaa ufudaydiyy wax walba sheekha
@muhibohassan1365
@muhibohassan1365 4 жыл бұрын
Waan jeclhy inaan daawado mar walba sheekh xuseen cali jabuuti
@arasaboyz3745
@arasaboyz3745 4 жыл бұрын
ManshaAllah shk Hussein May Allah ( Azzawajala) grant u long life with good deeds ,May Allah (subhana wa taala) grant ur house next Him. May Allah forgive and grant u highest part of Paradise. Ameen Ya Allah
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 4 жыл бұрын
Jazaaka laah khayran nimcada eebe ee kaa Muqtada alaah hakuu siyaadiyo
@saidofaaraxashkir9067
@saidofaaraxashkir9067 3 жыл бұрын
Mansha allha alle hanoo xiftiyo shiikh deena ❤❤
@mohamedyare1301
@mohamedyare1301 4 жыл бұрын
Qabriga no nuri 😥😥Yaa rabbi su .asha nofuduudey🤲🤲🤲🔥🔥🔥😭
@ahmedabdi9512
@ahmedabdi9512 4 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Amiiiin
@mcchardware8568
@mcchardware8568 4 жыл бұрын
ilaahayoow xaqa nagu hag oo nasii naxariistaada amen amen amen yaa allah
@muhiadinabdirizaq8963
@muhiadinabdirizaq8963 5 жыл бұрын
Alle Hana Sugo Aakhiro Iyo Aduunyaba
@cmkcdjdk3820
@cmkcdjdk3820 5 жыл бұрын
Asa
@rashkaff3242
@rashkaff3242 2 жыл бұрын
Asc wrahmatullahi wabarakut slantu waa duco ey ahlul janahu isku salami doorman
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 жыл бұрын
Masha'Allaah Shikhaan Hadalkiisa dhiiri gelinbaan kahelaa, Allah Swt Janooyinkiisa hanagu kulmiyo amiiin amiin👍🌱❣🌹🕊💕💙♡♡♡💝💙
@amlaahmed3189
@amlaahmed3189 4 жыл бұрын
xafidullah ya sheikh ILAHAY hayno gargaaro ameen
@hasenhiersi6081
@hasenhiersi6081 4 жыл бұрын
Jasaakallah sheekh kuwii Janada ku kulma allaha hana dhigo❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤
@saeedali7750
@saeedali7750 3 жыл бұрын
Alahuma saliy wasalim wabaarik calaa nabiyana wa xabiibna maxamad salallah caleyhi wasalim 😍😍😍😍
@abdirashid3541
@abdirashid3541 5 жыл бұрын
Mash Allah Sh Hussein Ali Jabuti Xafidullah Jazakallah Khayran Muxaadarada wax Ban Aya Ka Faaiiday
@lishaabdullah7091
@lishaabdullah7091 4 жыл бұрын
Mashallah sheikh ...sida an jclnahy o janah uwein Allah hanasiyo inshallah
@shataayare3769
@shataayare3769 4 жыл бұрын
Manzhlha Sheekh xuseen Ali jabuti Alle ha Ku xiftiyo
@farxiyocsln9425
@farxiyocsln9425 3 жыл бұрын
Yaa sh alah yaa adi iyi ani rafiiq iga kaa dhigo aaan dhemanka kaa soo baxaa aan ku noladee qof nasiibleh ayaa kula kulmay masha allah
@محمدالامين-ح5ت6د
@محمدالامين-ح5ت6د 4 жыл бұрын
1.4million ماشا الله dadkayna khayrka wey jecelyihin ❤❤❤
@zakariyahajihajkaboy1240
@zakariyahajihajkaboy1240 3 жыл бұрын
Jasakal
@zakariyahajihajkaboy1240
@zakariyahajihajkaboy1240 3 жыл бұрын
Allah
@xaydaripoi8898
@xaydaripoi8898 3 жыл бұрын
Kun weyw million maha
@NuuraCabdiraxman-s9b
@NuuraCabdiraxman-s9b 5 ай бұрын
Masha alaah ale cimri dheer iyo macafimad qab iyo cibaado suuban ayaan kubaryay
@Teamdarbi
@Teamdarbi 5 жыл бұрын
ilamaa xilima ayuu dacwada wada ma shaa Allah ilahayow nafahansii sheekh xuseen cali
@honabdimaaliknuurcali9600
@honabdimaaliknuurcali9600 4 жыл бұрын
Msh allh
@madaamquranonlinechannel4414
@madaamquranonlinechannel4414 4 жыл бұрын
Ma shaaaaa Allah,, SHEIKH HUSSEIN ALLAH HAKUBARAKEYOW
@ajboqol7642
@ajboqol7642 4 жыл бұрын
illahy hakuxafido shekh Hussein cali jabuuti
@zimbadhadhaaa3156
@zimbadhadhaaa3156 4 жыл бұрын
Allahu akbar illahow qalbigeena diinta kuweneey
@Yussuf3145
@Yussuf3145 4 жыл бұрын
Wallahi sheikhan waan jeclahay Mansha Allah...Illaahow janatul firdawsa gee ameeen yaa Rabi
@elektronikverden774
@elektronikverden774 2 жыл бұрын
0aP⁶⁶₩
@sowdaabdiulqadirabdidaahir1922
@sowdaabdiulqadirabdidaahir1922 4 жыл бұрын
sheikh ilhy cimirkga ha ku dhereyo👏
@nimcoqaalinimcoqaali1078
@nimcoqaalinimcoqaali1078 5 жыл бұрын
Mashallah waa muxaadaro qiimabadan Jazaakalahu khayran sheekh
@ciisemaxamud6316
@ciisemaxamud6316 4 жыл бұрын
sh xuseeen cali alaha ku xifdiyo if iyo aakhiraba danbigaagana alaha dhaafo umada muslimitaaan dhamaanteed waxaan leeyahy meeel kastoo aad joogtaaanba iyo wax kastoo aad samaynasaaaaanba ilaahy uga baqa laaa ilaaaha ilalaaah😭😭😭lake saar shikheenana siwada jir ah aynu ugu duceyno iyada uubaynu u awoodnaaaye
@medinaibrahim7365
@medinaibrahim7365 4 жыл бұрын
Illahey ha ku xafiido. Allahuma aameen
@maxamuudcabdi6427
@maxamuudcabdi6427 3 жыл бұрын
Mas h AA lih
@ardoahmed3070
@ardoahmed3070 4 жыл бұрын
Subxanallahi cadiim illahey ha nugu toosiyo jidka toosa sheikh illahey ha noo naxriisto yaa rabi
@hassanyareofficialchannel8668
@hassanyareofficialchannel8668 3 жыл бұрын
Masha allaah shekh Alle haka abaal mariyo baraarujinta wanagsan
@FaadumoCali-nh3pd
@FaadumoCali-nh3pd Жыл бұрын
M.a sh.xuseen cali jobuti🤲❤️🤲
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 3 жыл бұрын
Allah ha ku ilaalio sheikh Xusen
@amalkaaba3178
@amalkaaba3178 3 жыл бұрын
Masha Allah alle cilmiga caqliga cimriga rabi haku barkeeyo ❤🙏
@ahmedyasin7847
@ahmedyasin7847 4 жыл бұрын
Sh.Hussein illahy hakuxifdiyo aduun iyo akhiro.,...........illahy darti kujecelyahy waxan rajena inan kulakulmo adigo cafimad qabo.........illahy hadu nafta nugusimo in sha Allah......
@maxamedburco4525
@maxamedburco4525 5 жыл бұрын
Mashalah jaskalha khayr shekh xusen allé dartiban ku jeclhy ee allé cimrigaa Haku dheryo adi iyo Inta kula midkaba shekyada somliyadabaa
@haniomar9931
@haniomar9931 4 жыл бұрын
E3dcxj
@fardowzasuber9131
@fardowzasuber9131 4 жыл бұрын
Ilahy ha ku xifdiyo sh Xuseen ali jabuuti
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 5 жыл бұрын
Jisaakalah sheikh xusen ducada aad u dirtay walashen Canab rabi hakaa ajarsiiyo adun iyo aaqiro Amiiin
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 5 жыл бұрын
Sheikh xusen taladayda waa la diiday quraan hala saaro wan iri laakiin wax iga qaata oo iga maqla wan waayay gabadhi way ka dartay lugihina waa laga gooyay gacantina waalagoynaa baalaleeyahay ducada nagu caawiya kuli intii culimo muslin iga gaarsii rer jabuuti hanagu caawiyen duco ducada muslinka waa mid rabi aqbala sodira
@asmaxirsi2956
@asmaxirsi2956 4 жыл бұрын
Sheekha ilaahow xifid aakhiro iyo aduun dhaamaan culimada islaamka meelay joogaan ilaahow noo dhawr
@caddekacadde3034
@caddekacadde3034 5 жыл бұрын
Ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi Karin Rabbi hakaa siiyo Annagana kuwa ku waana qaata oo ku cml fala Rabbi hanaga yeelo Hanuunka Rabbaa iskalehe Illaahoow na Hanuuni
@nuuraden2114
@nuuraden2114 5 жыл бұрын
Amiin
@hamdaaden9836
@hamdaaden9836 5 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@ibrahimabdi8078
@ibrahimabdi8078 4 жыл бұрын
Illahay SWT... Ha nabadbaadiyo Isagaa qaadiree Sh Husein Allaha ku barakeeyo Runtii sheikh aan jeclahay ayaa thy
@cadaremedia9842
@cadaremedia9842 4 жыл бұрын
Manshalh wan taager wn jecelahy Muxadarooyinkan sheekh hasan ali illhy ha barkaayo
@kltm_18
@kltm_18 4 жыл бұрын
scw scw scw jizakumallah kheiyr
@mowliidmaxamedxasan1434
@mowliidmaxamedxasan1434 3 жыл бұрын
Asc
@mowliidmaxamedxasan1434
@mowliidmaxamedxasan1434 3 жыл бұрын
Ww
@osmanabdillemarayosmanabdi9119
@osmanabdillemarayosmanabdi9119 4 жыл бұрын
Jazaallahu kheyran jizaa sheik Hussein anagana kuwii kucamalfa Allaha nagadigaa
@muzeimmohamed2209
@muzeimmohamed2209 4 жыл бұрын
Jazakallah shaick jabuti alle cibri deer oo cafimad leh
@salmaahmed6800
@salmaahmed6800 4 жыл бұрын
M.a 💞rabikeenu waa kariim😊🤲
@mohamedabdi4583
@mohamedabdi4583 5 жыл бұрын
Jaza kalah Sheekh Xuseen cali aad baan ujecel wacdigaaga
@cm4221
@cm4221 4 жыл бұрын
Allaah subxaanahu Watacaalaa sheikh xusayn cali iyo anagaba haudambi dhaafo , hana nogu khatimo laailaaha illa allaahu muxammadun rasuulu allaahi salla allaahu calayhi wasallam .
@hassanmohameabdullahi9059
@hassanmohameabdullahi9059 4 жыл бұрын
Bmo
@حمدي-ب5ث
@حمدي-ب5ث 5 жыл бұрын
Sheekh xuseen cali jabuuti ilahay dartiiban ujecelahay allahayow cimrigiisa iyo cafimadkisaba ubarakee. Rabigayoow nin sidiisa uwanaagsan oo kujecel oo kudhow oo kadhawrsada oo kaacabsada calaf igudar. Allhayow adoon wanaagsan ayaan ahee adigu nin wanaagsan igadoor adoomadada. Amiin idhaha walalaayal.🥺
@daadirmuxudin1828
@daadirmuxudin1828 5 жыл бұрын
Intaa lagu arkaa kanoo kale hhh
@abdijecelow2526
@abdijecelow2526 5 жыл бұрын
Allah sahlo
@ayanollal7099
@ayanollal7099 5 жыл бұрын
Allahumma ameen
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 5 жыл бұрын
alle hakubarkeeyo wllo الطيبات للطيبن
@samadonetv2307
@samadonetv2307 5 жыл бұрын
Masha alllh wall
@zeinabibrahim2192
@zeinabibrahim2192 5 жыл бұрын
sheikh hussein jabuuti dar Alle ayan ujeclahaye Allow kuxafiid
@likee3548
@likee3548 4 жыл бұрын
Mash Allah jazakaAllah sheikh xussen Ali jabuti
@mohaaali8440
@mohaaali8440 4 жыл бұрын
Kujeclhy sheikh cali jabuti may Almighty grant you long life
@اللهاكبروللهالحمد-م3ت
@اللهاكبروللهالحمد-م3ت 5 жыл бұрын
اللهم احشرنا في زمرة الشهداء و الصالحين '''أمين
@AbdiZamad-z2d
@AbdiZamad-z2d Жыл бұрын
😊😊😅😅😊
Muxaadaru Cusub  ✔ Nicmada Ilahay ✔ ┇► Sh Xuseen Ali Jabuuti
1:00:39
Muxaadaro Cusub Qalbigana taabanaysa ┇► Sh Xusen Ali  Jabuuti
52:56
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 52 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
WARKA SBC TV 18-12-2024 WARIYE WARSAME LAACDHEERE || HARGEYSA ||
35:14
Wacdi aad u qiimo badan|| Sh Xusen Cali Jabuti-Islii-Nairobi
1:03:07
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 648 М.
LIIBAANTU HALKA AY KU JIRTO | SHEEKH XUSEEN CALI
53:06
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 331 М.
DIINTU WAA NASTEEXO | SHEEKH XUSEEN CALI | MASJID SHUHADA
1:19:44
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 288 М.
Muxaadaro Cusub Qalbiga taabanayso 2019 Sh Xuseen Cali Jabuuti
1:05:13
Salafmedia
Рет қаралды 1,7 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 52 МЛН