Muxaadaro Cusub Qalbigana taabanaysa ┇► Sh Xusen Ali Jabuuti

  Рет қаралды 1,852,862

Salafmedia

Salafmedia

5 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 1 300
@isaagcaddowriinow8738
@isaagcaddowriinow8738 5 жыл бұрын
Dar ilaahey u noolaaw sheekhow aduun iyo aakhiro insha allah
@munirkh
@munirkh 5 жыл бұрын
Allaahu akbar, wax weyn baa imaankeyga iska bedeley muxaadaradaas ka dib, ugu yaraan waan ilmeeyey alxmdulilaah.
@gabadhasomaliyed9800
@gabadhasomaliyed9800 4 жыл бұрын
Masha Allah,Allaha kuu ziyadsho
@rambowabdi3255
@rambowabdi3255 4 жыл бұрын
Jazaka allah khayr shiikh Xussen waa muxadaro qayima
@isaagcaddowriinow8738
@isaagcaddowriinow8738 5 жыл бұрын
Sheekh xuseen cali jabuuti Allah kusharafo aamiin aamiin
@hamsikzuumojookar8286
@hamsikzuumojookar8286 5 жыл бұрын
Walhi zheekh aan taageero zheekh xuzeen cali jabuuti izha alah waxan rajeyaaa inaan khiruuzh labaxo izha alah
@Abuamiira
@Abuamiira 5 жыл бұрын
Alle dartii baan kuu jeclahay sheikh husein Ali ajir iyo xasanaad Alle haka siiyo anagana Alle hainagu anfaco Amiin amiiin amiiin
@almadaniproduction2804
@almadaniproduction2804 5 жыл бұрын
Masha allah sheikha cod macaan ayuu leeyhay haduubo قراءة القرآن الكريم
@Abdulwahed.m45
@Abdulwahed.m45 5 жыл бұрын
Sheekh xuseen, habeenka uu bayaanka jimcaha u leeyahay waan kusii xisaabtami jiray. Ilaahay khayr ha siiyee.
@hiboten4803
@hiboten4803 3 жыл бұрын
MashaAllah
@abdisamedabubakar5725
@abdisamedabubakar5725 5 жыл бұрын
Asc.masha.allaha ilaahay sheekh.ilaahay cimiriga ha u dheereyo walalayaa goormuu .al hiddaya ku qabtay ii soo sheega
@cabdifataxmaxamed3587
@cabdifataxmaxamed3587 5 жыл бұрын
Ilaaahoow kuu naxariiso Ilaahoo kuu naxariiiso Ilaahoo kuu naxariiso AAMIIN AAMNIIN
@fatimafarah9954
@fatimafarah9954 5 жыл бұрын
Manshallah manshallah
@bagamudo4502
@bagamudo4502 5 жыл бұрын
Anoo dhageesan qoray comentiga i love this sheikh..ninki noo soo galiyeyna janada allaha ugu badalo..
@farxaangowrac7001
@farxaangowrac7001 5 жыл бұрын
ilahy hadayo shekha
@abdirahmanabdi9111
@abdirahmanabdi9111 5 жыл бұрын
Amiin
@farhitamoha7368
@farhitamoha7368 4 жыл бұрын
@@abdirahmanabdi9111 lhaye
@fadumoalief9389
@fadumoalief9389 4 жыл бұрын
bagamudo r
@maryamodaahir8820
@maryamodaahir8820 5 жыл бұрын
Msha Allah allow sheekh no xafid aamiin ya rabi 🤲😍
@mohamedhassanhaashi9495
@mohamedhassanhaashi9495 5 жыл бұрын
Walayaal miyey isla dhasheen shekh xuusen cali jabuuti iyo c/rashiid cali suufi Allaha barakeeye labadoodaba
@ummumaahirzaaw1520
@ummumaahirzaaw1520 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 nasib badana dadka kaqebqata muxadaradisa mshlh ilahay dartis ayan kujeclahay sheikh
@salimmohamed6947
@salimmohamed6947 5 жыл бұрын
Kambla ayo joga ummu
@khadarmasuul2846
@khadarmasuul2846 5 жыл бұрын
Maashaa allaah
@birqayeofficialmedia3792
@birqayeofficialmedia3792 5 жыл бұрын
Masha Allah
@mohamedmohamud3660
@mohamedmohamud3660 5 жыл бұрын
Masha Allah may Allah sw bless him,his family and ummah at large. Allah hanugu anfaco muxadarada sheik Hussein Ali
@abdifitaaxyare8569
@abdifitaaxyare8569 5 жыл бұрын
Ummu MaahirzAaW1 sido kale wlh
@abdiazizabdulle7496
@abdiazizabdulle7496 5 жыл бұрын
Masha Allh ,shikha Illahy haka raali noqdo Anagane illhy hana hadeeyo camalkena camal fcn Alle ha inooga dhigo shiikha ma ilowayo 2008 aya kula kulmy jowhar wajigisane wali isma badalin taasne waa Nuurka illhy Allow qalbiga inoo Nuuri , amiin
@abdulkadirdoraale7447
@abdulkadirdoraale7447 5 жыл бұрын
masha allaah sh xusen cali jabuti aad baan u jeclahay
@abdulfatahglobe472
@abdulfatahglobe472 5 жыл бұрын
Mashaa Allah sheikh xuseen cali aad ayaan u jeclahay
@anisismail903
@anisismail903 3 жыл бұрын
Maansha Allah Illahay If & Aakhiraba ha ku barakeeyo Walee Muxadirooyin Caaqiibo leh ayaad soo Tabisaa Qawlu laah wa Qawlu Rasuul Illaha Qalbiyada Bad-badalaa Qalbiyadeena Illahay Nuur ha ku beero . Yaa Allaah Yaa Allaah Ya Maqalibu Quluub Tabat Qalban Diinan. Amiin
@faizaahmed6226
@faizaahmed6226 5 жыл бұрын
Ilaahaa og saan ku jecelahy yaa sheeg jandii Allah nagu kulmiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jiiijolucky7231
@jiiijolucky7231 5 жыл бұрын
Mashllah jazakallahu kheer sheikh Allah ku xifdeyo
@umulkheirshillow958
@umulkheirshillow958 5 жыл бұрын
I love you abo macan ,may you be blessed always In sha Allah
@ibrahimmawlid7473
@ibrahimmawlid7473 4 жыл бұрын
Asc wllo
@falizahabdullahi3814
@falizahabdullahi3814 4 жыл бұрын
Is he ur daddy m.a 🥰
@mrpirate3020
@mrpirate3020 4 жыл бұрын
❤️MnsheAllah Abaha miya wll ?
@user-gc5yk7gk3h
@user-gc5yk7gk3h 4 жыл бұрын
. شذ ط
@faadumomuxumed7808
@faadumomuxumed7808 3 жыл бұрын
@@mrpirate3020 pk
@qodarabdulahi6620
@qodarabdulahi6620 5 жыл бұрын
Shekh xusen aallaha ku xifdiyo jisakalah anagana kuwii ku waano qaata allalow naga wada yeell hagaajiyow hagaaji aallow aamiin
@Sayidka_Exchange
@Sayidka_Exchange 5 жыл бұрын
Waa sheekha aan ugu jeclahay somalida, allaha sharfo shiikh xuseen alle dartii aan u jeclahay.
@wiilwaal4491
@wiilwaal4491 4 жыл бұрын
Jaza kallaah sheekh xuseen cali xafidahullah kama daalo sheekhan
@kariway7553
@kariway7553 5 жыл бұрын
Mashaallah Allow ku Xifdi sheikh Hussein Ali jabuti
@kalashube345
@kalashube345 5 жыл бұрын
Sheekhaygii Masha allah sheekh xuseen cali dar alle ayaanku jeclahay
@sharifchannel6885
@sharifchannel6885 5 жыл бұрын
Mashallah sheikh Hussein ilahey haku nawat yelo kheir alle hakasiyo
@zakitete9914
@zakitete9914 4 жыл бұрын
markastuu iimankaygu daciifo sheekh xuseen ayaan dhageysta run ahantii alaha qabrigaga nuuriyo sheekh
@SH-mk4pg
@SH-mk4pg 5 жыл бұрын
sheikh xuseen cali 3 cisho ayaan ku wada baxsanayn magaalo taalo buur la dhaho oo hawdka burco ku taal alle ha barakeeyo sheikha waa qof aakhiro
@maheyabdi5549
@maheyabdi5549 5 жыл бұрын
Sultan Hamse asc
@waawwatasongbksimpleyutheb9340
@waawwatasongbksimpleyutheb9340 5 жыл бұрын
Mash allah wa reero aakhiro sheeq
@ubaxcismaan6545
@ubaxcismaan6545 5 жыл бұрын
Maasha Allah ilaahay inoo xifdiyo sheeqeena
@feisalotoneto2908
@feisalotoneto2908 4 жыл бұрын
Nasib ayad ledhahay m.a
@nimoali9229
@nimoali9229 3 жыл бұрын
@@feisalotoneto2908 quraan
@xidigabaaraan
@xidigabaaraan 5 жыл бұрын
mash Allah Shekh illah haku Barakeyo Xafidullah adun iyo Akhiro
@sahalsouleimanadsa1618
@sahalsouleimanadsa1618 5 жыл бұрын
MACHA ALLAH amirsab jasaka lah kehran cheik houssein Ali
@fadumoiise6818
@fadumoiise6818 5 жыл бұрын
Masha Allah sheikh xuseen Allah ha ku xifdiyo ✋✋
@HawdmediaPro
@HawdmediaPro 5 жыл бұрын
Walahi sheikh xuseen cali waan jecley ee idr noo soo badi bilaa caleyk
@aminkafi9785
@aminkafi9785 5 жыл бұрын
waa Sheekhaygii aan Jeclaa aragiisa Masha Allah Allah yacizak Sheekh
@tuluxjrofficial4401
@tuluxjrofficial4401 5 жыл бұрын
Mansha Allah jazakallah
@mohamedkhalifsambul1514
@mohamedkhalifsambul1514 5 жыл бұрын
Give me his fon number
@aminkafi9785
@aminkafi9785 5 жыл бұрын
Mohamed Khalif Sambul I do not have his number bro
@sucadcamli5128
@sucadcamli5128 5 жыл бұрын
Mohamed Amin
@raxmacabdisalaan1918
@raxmacabdisalaan1918 5 жыл бұрын
Jazkala allah muxaadiro cajiiba allah Kuwii wx Ku qaatanaga yeel
@bintudhiblawebintudhiblawe9433
@bintudhiblawebintudhiblawe9433 5 жыл бұрын
Ameeen ilaheyow nuur kayeel qalbiyadeena
@bushra-mo6on
@bushra-mo6on 5 жыл бұрын
wali maana arag sheikh intaanoo qof daawatay oo comment ka bixisay oo like saareen walaahi sheikha ma aqaano aad iyo aad na masaajida iyo muxaadarooyinka waan u raadiyaa waan ku farxay in dadkayga ay saan khayrka u camiraan rabiyow waa dadkaygii waa walaalahay ilahow ii hanuuni anigana i hanuuni oo na wada hanuuni janaatkaadana nagu kulmi nagana indha tir xumaanta iyo waxaan na anfacayn yaa rabbi hana hoojin qiyaamada maalinteeda
@al-irshaadmedia7098
@al-irshaadmedia7098 5 жыл бұрын
Aamin walal
@abdallaomar1434
@abdallaomar1434 5 жыл бұрын
aaamiin ilahayow
@hilalalimousse8953
@hilalalimousse8953 5 жыл бұрын
Amiin
@abdirahmanabdi9111
@abdirahmanabdi9111 5 жыл бұрын
Amiin
@califarah2051
@califarah2051 5 жыл бұрын
Masha alaah ilaah haku barakeeyo
@mohamedabdi9926
@mohamedabdi9926 5 жыл бұрын
Masha Allah jazaakallahu kheyran Sheikh illahey dartii ayaan ku jeclahay sheekh xuseen cali
@aminahussein3801
@aminahussein3801 5 жыл бұрын
Masha Allah sheik allah haku xifdiyo akhera iyo hatunyo dhamanten
@sallahahmed7772
@sallahahmed7772 5 жыл бұрын
mnshaa Allah sheekh xuseen cali Allow ila kulan sii malin ay noqotaba insha allah
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 5 жыл бұрын
Alle haku sharfo Aakhiro iyo Aduunba Sh Hussein Cali Jibuuti, Waxaan ugu riyoodey inuu ahlul Janno yaha isaga iyo 9 qofood oo kale.. Allow derajada ugu sareysa ee Jannada sii. Aad baan u jecel nahay sheekha aniga iyo caruurteyduba.
@shmakhluuqofficial8295
@shmakhluuqofficial8295 5 жыл бұрын
masha allah alle ha ku dhowro
@user-oz7ft7zz9n
@user-oz7ft7zz9n 5 жыл бұрын
koorma ayaa ku riyoo tay
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 5 жыл бұрын
Yaxye Xasan Sanadkii 2017ka Bishii November oo dhowr goor ah.
@binmukhtar6338
@binmukhtar6338 5 жыл бұрын
Allahu Akbar
@user-oz7ft7zz9n
@user-oz7ft7zz9n 5 жыл бұрын
Fouzia Hashi masha allah walaa shey alla ha ku bara keeyo wllhi shiikha waan jeclahay waxaa kaa cod sana sidaa ugu riyoo tay inoo ka she key adoo raaliya xitta sikooniya waa ii ku soo jawaabi karta fecbooka wa جمال الدين حسن ديرشي
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 5 жыл бұрын
MashaaAlaah BaarakaAlaah sheekh wuu iga ilmeeyay ILaahay hainoo barakeeyo inagana hanaga yeelo kuwa weekeeya kheyrka Amiin
@hassohassansiyad3135
@hassohassansiyad3135 5 жыл бұрын
Ubah Dahraan jclkc.cljddnf
@kamikhaireh6593
@kamikhaireh6593 4 жыл бұрын
W
@noordiinshow248
@noordiinshow248 5 жыл бұрын
ManshAllah ManshAllah sheik husein jazakumAllah kheyran
@Jabir-Mohame
@Jabir-Mohame 5 жыл бұрын
Ilahayow ha idilin intaan sheekhaa Khuruuj fii sabiilillah aan la bixidoono 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾😥
@princessmalia1279
@princessmalia1279 5 жыл бұрын
Amin
@Jabir-Mohame
@Jabir-Mohame 5 жыл бұрын
Jazakallah khayr waad mahadsantahay
@alinoorabdowmohamedalinoor1349
@alinoorabdowmohamedalinoor1349 5 жыл бұрын
mashaallah
@ibrahimhalimo7922
@ibrahimhalimo7922 5 жыл бұрын
Allah
@abdirahmanabdi9111
@abdirahmanabdi9111 5 жыл бұрын
Amiin
@abdiqaniyasin3000
@abdiqaniyasin3000 5 жыл бұрын
Mnshalh Shiikh xuseen 2016 mar aan kukulanay laascanod ilaahy habarakeeyo
@ummuyaqub2657
@ummuyaqub2657 5 жыл бұрын
alxamduliillh ilahee somali nogaa dhigaay sh qeenaa
@aishayussuf3930
@aishayussuf3930 5 жыл бұрын
Manshallah jazakallahu khera sheikh ilahay janada hanagu kulmiya kuligemba ameen
@ramlabileramlabile8945
@ramlabileramlabile8945 5 жыл бұрын
Amiiiin alllahaa no aqbalo ducada sheikha jazakallaah wa qyr
@mohamedmohamud3660
@mohamedmohamud3660 5 жыл бұрын
Masha Allah may Allah bless him,his family and ummah at large. Allah hanugu anfaco muxadarada sheikh Hussein Ali
@ahmedsambul5637
@ahmedsambul5637 2 жыл бұрын
Ooo
@habibanoor9944
@habibanoor9944 5 жыл бұрын
Shugran sheekh Alxmdulilah ALLAHA mahadasan oo islam naga dhiigay somali dhaan
@yusufkaablegooglemail.comk7871
@yusufkaablegooglemail.comk7871 4 жыл бұрын
Ilahey kher ha ku siiyo adun iyo aakhiro jantul farxokso
@abdiwahidabdullahisaid1599
@abdiwahidabdullahisaid1599 5 жыл бұрын
Mansha allah. Allaha xifdiyo sheikh Hussein Mansha allah. Allaha naga. Dhigo kuwii ay anfacdo. Diinta.
@osmanali5734
@osmanali5734 5 жыл бұрын
Mashaallah sheikh Hussein Cali ilahey janadisa hakudeqoo anakana sido kale hanagadigo
@mrfuga6041
@mrfuga6041 5 жыл бұрын
52:56 min kaliya istaag waliba hadalkisuba hadalka ka danbeya ayu kasi raaxo badan, yahay masha allah alahayow cimrigaga ku barakee yarabul calamin 🤲💚💚
@ummiquraanismaxamad5966
@ummiquraanismaxamad5966 3 жыл бұрын
Quraan
@mahamoudahmed7245
@mahamoudahmed7245 3 жыл бұрын
Pp
@inqaadmedia1515
@inqaadmedia1515 3 жыл бұрын
5,dc
@inqaadmedia1515
@inqaadmedia1515 3 жыл бұрын
@@ummiquraanismaxamad5966 p
@manuuahmeth4502
@manuuahmeth4502 2 жыл бұрын
🌹🌹
@zakidahir1092
@zakidahir1092 5 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Xuseen Ali Alle hku Xifdiyo cimrigaagana Rabi ha dheereyo Rabina Ha kaa Jazaa'i 🙏🙏 Runtii markad muxaadareyneyso bayaankaga Waan macaansanaa Oo Wan ta'athiirna Rabbow Culimada Noo xifdi 🙏🙏🙏
@maxamadbaarisalaad743
@maxamadbaarisalaad743 4 жыл бұрын
Msha allah shiikh illahay ha ku xifdiyo 😍
@abdirahmanashire7534
@abdirahmanashire7534 5 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@zakiyomohamedaden3235
@zakiyomohamedaden3235 5 жыл бұрын
Wlhi sheikh Hussein Ali ad iyo aad ayan ku jclahay ifka nolol sare ku nolow aqiirana janada ameen
@zakiyomohamedaden3235
@zakiyomohamedaden3235 5 жыл бұрын
Allow ku Barakey
@dheymancadey
@dheymancadey 5 жыл бұрын
MashaAllah.barakaAllahu fiik yaa sheikh hussein Ali jabuti Allah SWT dartiis.ayn kujeclahay hafidahullah❤💘
@husseinhassan2262
@husseinhassan2262 5 жыл бұрын
Mashaallah wlhi waxay aheyd muxadaro mcn bdn Wan dagaysani hayey ilahi aya mahad leh oo itusi sheekha aniga oo aan inbdn arag Alxmdlhi
@hormarinaftaada4707
@hormarinaftaada4707 5 жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل Wallahi Wa Muxadaro qalbiga Taabaneysa♥️Allaha Kubarakeyo sheikh♥️
@owliyasaleyman2680
@owliyasaleyman2680 3 жыл бұрын
Wsedrf
@owliyasaleyman2680
@owliyasaleyman2680 3 жыл бұрын
Redwsfd
@abdihakimabdukadir9291
@abdihakimabdukadir9291 5 жыл бұрын
Maasha allah sheikh xuseen maanta iigu horeyso waaaa itaabtay allow barakeee 😥😥😥
@jama-ahmed3864
@jama-ahmed3864 5 жыл бұрын
Sheikh Xussein Wllhi Illaahay dartii baan kuu Jeclahay Cimriga Alle hakuu barakeeyo Aabo
@nasraabdullahi3697
@nasraabdullahi3697 5 жыл бұрын
My facebook friend 😘😘😘😘
@aminaelmi973
@aminaelmi973 5 жыл бұрын
who are you
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
@@nasraabdullahi3697 WALALO ADUUNKA CIS IYO SHARAF KU NOOLAD AKHIRON JANNO KU NOOLAD WALAALO KA QAY B QAATa HORMARKA CHANNELKA OO FADLAN #SUBSCRIBE SAARA
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
@@aminaelmi973 WALALO ADUUNKA CIS IYO SHARAF KU NOOLAD AKHIRON JANNO KU NOOLAD WALAALO KA QAY B QAATa HORMARKA CHANNELKA OO FADLAN #SUBSCRIBE SAARA
@zakimohammed1956
@zakimohammed1956 5 жыл бұрын
Masha Allah rabbi haku xifdiyo shekh
@safiyadakane7186
@safiyadakane7186 5 жыл бұрын
Masha Allah rabbi haku xidiyo shekh
@alimohamedhussein959
@alimohamedhussein959 5 жыл бұрын
ما شاءالله‘ الله يبا رك عليك شيخ حسين
@amishmohammed2900
@amishmohammed2900 Жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@meddjibouti4500
@meddjibouti4500 5 жыл бұрын
Allaha cimrigaga barakayyo sheikh xussein cali waxaan u xisay habenadi aaan ku dagaysan jire markiska allaha nabad ha igu soceliyo jabuuti nabad waan u xisay muxadiraadkagi xisalahaa😍😍😍🤚🤚🤚
@rukhiahassan
@rukhiahassan 3 жыл бұрын
Masha Allah wali ma arkin sheikh somali ah oo intaas oo qofood daawadatay comments na kabixisay allaw idin barakee
@namshii1134
@namshii1134 5 жыл бұрын
maashaAllah, may he live longer
@drsreynaaabdiqadir620
@drsreynaaabdiqadir620 5 жыл бұрын
Mshaa allh sheikh alle dartii kuu jclhy wlhi illh haku dhoowro
@Cutie-hq2
@Cutie-hq2 5 жыл бұрын
Masha allaah jazaakalaahu kheyran shiikh Hussein
@haniuk3423
@haniuk3423 5 жыл бұрын
Masha allaah sheekha xuseen cali jabuuti Allaah ku xafido
@hodancameey9156
@hodancameey9156 5 жыл бұрын
Masha Allah sheekh aaan wada jecelnahay ilahow janaaadkaada nagu kulmi aaaamin
@mohamedmohamedmohamedmoham582
@mohamedmohamedmohamedmoham582 5 жыл бұрын
Manshalah allow barke shekha xusen cali
@deganahmedali
@deganahmedali 3 жыл бұрын
Mansha allah sheikh Xuseen cali rabbi raali haka noqdo insha Allah
@drzakiissa4142
@drzakiissa4142 5 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso aduun iyo aaqiro runtii muxaadarooyinkaada qalbikeeka weyluxaan shiiqow
@abdifitaaxyare8569
@abdifitaaxyare8569 5 жыл бұрын
Ilahay haku xifdiyo sheikh dar ilahay an Ku jeclahay
@bayrkhalif7925
@bayrkhalif7925 5 жыл бұрын
mansha allah allah haku barakeeyo
@sakariyemuuse9622
@sakariyemuuse9622 3 жыл бұрын
M.a Yaxfadka Allah sh.xuseen cali
@abdifataaxsaagar832
@abdifataaxsaagar832 4 жыл бұрын
Sheikh xusein cali jabuuti alle haku xifdiyo
@leilamohamed7410
@leilamohamed7410 5 жыл бұрын
MashaAllah sheikhuna Jzk Allah hakuchalatho
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 жыл бұрын
manshaa sheekhena sh.xusen cali alleha kubarakeyo
@safiyadakane7186
@safiyadakane7186 5 жыл бұрын
manshaa sheekhena sh xusen cali alleha kubarakeyo
@wakiilcaashaq8270
@wakiilcaashaq8270 5 жыл бұрын
maashaALLAH yaa sheakhana kheyr ALLAH hakaasiiyo muxaadarooyinka qiimaha badan
@abdibariabdullaahi1918
@abdibariabdullaahi1918 5 жыл бұрын
masha allaaaah shek xasan caLI jabuuti xafidahullaaah allow iga dheg wadadkaan oo kale aaaamiiiin aaaamiiin aaamiiin
@fardowsaabdiabrahim9089
@fardowsaabdiabrahim9089 4 жыл бұрын
Allahu akbar what a grt mentor,,he is the only one who can preach us well ,i like him,,insha Allah may we meet in jannah
@user-sg2fo1zq1b
@user-sg2fo1zq1b 4 ай бұрын
Alahu akbar alow nahanuni w😅
@abdirahmanroble7012
@abdirahmanroble7012 5 жыл бұрын
Abaal ayaan u hayaa sheekh xuseen cali Allaha ajar iyo xasanaad haka siiyo wuxuu igu dhiiri galiyay wanaaga
@waberihassan7867
@waberihassan7867 5 жыл бұрын
Abdirahman Sheikh Hassan amiin bro wan jeceel lahay aniguu ba Hussein cali
@abdullahimohamed8203
@abdullahimohamed8203 4 жыл бұрын
Ala.hakubarakeeyo
@boqorkajaceylka5649
@boqorkajaceylka5649 4 жыл бұрын
Wallahi wax badan ku faaidey Allaha dhaafo Sheikh Xuseen Jabuuti
@ismaciilsh.hassan4570
@ismaciilsh.hassan4570 5 жыл бұрын
Sheekh Xuseen halmar ayaan nasiib uyeshay inaa wacdigiisa an kaqeyb galo masjidka Dawada magalada Muqdisho Allah kuxfdo 😘
@iqraadamali9648
@iqraadamali9648 5 жыл бұрын
Jazakalahul Jannatul fardawsal aclaa
@ahmeddhakane6749
@ahmeddhakane6749 5 жыл бұрын
maasha Allah Allha xafido sh XASAN
@mohamedabdiabdullahi6288
@mohamedabdiabdullahi6288 4 жыл бұрын
Allah Ajar iyo xasanaad ka siiyo Sheekh Xusen Ali ❤
@saadaahmed4316
@saadaahmed4316 5 жыл бұрын
Jazaka ALLAH khair ya cheikh. ALLAH danbigeyna dhaafo amin
@cabdiqanialcadala9307
@cabdiqanialcadala9307 5 жыл бұрын
ما شاءالله شيخ حسين علي جيبوتي يحفظ الله في الدنيا والآخرة.
@alixzaanislam5541
@alixzaanislam5541 5 жыл бұрын
Jazakallahy khayra wajaza
@abdirashidmohamud6356
@abdirashidmohamud6356 5 жыл бұрын
Maan shaa Allaah jazaakalaahu kheyr ilaahow sheikha barakee
@yassiryussufaizack
@yassiryussufaizack 4 жыл бұрын
Sheikh qalbiyada la hadlo Aloooow ku xafid 🤲🏻🤲🏻
@saida2003
@saida2003 5 жыл бұрын
mashaa Allah sheikh xusen Ali Xafiidullah
@mohamedhassan7443
@mohamedhassan7443 4 жыл бұрын
Dambigena Allaha dhaaf adun iyo Aqaraba....Amiin
@zahraomar1282
@zahraomar1282 4 жыл бұрын
Mashallah allaw sheikh hafida cimir iyo janna fardosa sii muxadradisa qalbiyasha ey tabta marwalba mashallah
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 5 жыл бұрын
Maanshaa Allah ilaahay baa oge muxaadaradani qalbigey iga taabatey.jazaakumuhaal sheekh.
@albacade7686
@albacade7686 5 жыл бұрын
Ilaahey haku xifdiyo
@fadumaabdi4897
@fadumaabdi4897 5 жыл бұрын
Wakusalame saxb sare kawrn xlda wlal.waa Ibrahim jeekey
@marianruun1157
@marianruun1157 4 жыл бұрын
الهم اني اسألك حسن الخاتمة قبل الموت ولكل المسلمين اجمعين 😭😭😭😭
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 59 МЛН
Muxaadaro Cusub Qalbiga taabanayso 2019 Sh Xuseen Cali Jabuuti
1:05:13
Salafmedia
Рет қаралды 1,7 МЛН
HANUUNKA ALLE WAA NUUR || ► Sh. Xuseyn Cali Jabuuti
53:12
Cibaadu Raxmaan - عباد الرحمـن
Рет қаралды 267 М.
Waa Sidan Xaalka Aduunyada  ┇►Sh Hussein Ali Jabuti
58:35
Salafmedia
Рет қаралды 2,6 МЛН
Muxaadaro Cusub ┇► Sh Husen Ali Jabuuti
1:02:23
Salafmedia
Рет қаралды 2,5 МЛН
bayaan uu La ilmeeyey  Sh Xuseen Cali Jabuuti  😭😭😭
1:17:35
Nurul Islam
Рет қаралды 99 М.
DIINTU WAA NASTEEXO | SHEEKH XUSEEN CALI | MASJID SHUHADA
1:19:44
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 270 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,7 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 472 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 14 МЛН