waa sidee dalka romania - Qaybta 1aad

  Рет қаралды 86,286

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

xog ku saabasan dalka romania
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 37 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 195 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 39 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 198
@GeediSahan
@GeediSahan 2 жыл бұрын
Ku dirso Lacagta si Khidmad la‘aan ah ( Code: TG22 ) Transfer Galaxy iOS: apps.apple.com/de/app/transfer-galaxy-money-transfer/id1481461001 Android: play.google.com/store/apps/details?id=com.transfergalaxy.transfergalaxyandroid Abdi wahab Instagram kiisa: instagram.com/daniel_rabaax?igshid=YmMyMTA2M2Y=
@musea.jimcale2014
@musea.jimcale2014 2 жыл бұрын
Mahadsanid gedi sahan barnaamijkaaga waxa kaliya oo aan islahaa way ka dhimanyihin waa daqiiqadaha oo yara hada ok baad ka dhigtay horay usoco walalkey👌
@shahwah4371
@shahwah4371 2 жыл бұрын
Transfer galaxy dadki ugu horeyay ka mid ahay bra waxan ahay kund
@diyeey
@diyeey 2 жыл бұрын
@geedi sahan dhinaca waxbarashada ka soo hadal please
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
Geedi sahan bro romaina io serbia or poland mid iga caawi viso dalxiis in aad iiga soo saarto thanks
@mahamedshide4655
@mahamedshide4655 2 жыл бұрын
Geedi Sahan sidee kuheshaa visaha wadamada aadtagtid video kasooduub iyo ticketka diyaaradaha cheapestiga ah plz waankutaageraye
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
1990 --1995 Arday baan ka ahaan jiray luqadiina wali waan ku hadlayaa romanianta uk joogta waan ka yaabiyaa
@saalahyare415
@saalahyare415 2 жыл бұрын
😏😏😏😏😏
@asmaabib3165
@asmaabib3165 Жыл бұрын
Kly bal iqaaaaad huno anna Hargeisa jogaye
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
@@saalahyare415 sanka yaan lagaa jarin😁😂😅
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@Aliinaliiban1780 💀😆😂
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@saalahyare415 😄😄
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 жыл бұрын
Wadamada Waqooyiga africa kama hayno zhp. Marocco 🇲🇦, Algeria 🇩🇿, Tunisia 🇹🇳, Libya 🇱🇾, masar🇪🇬 ,
@libanmohamed3093
@libanmohamed3093 2 жыл бұрын
Masha Allah muuqaalo cajiiba ayaa soo gudbisaa wll. Waxaan kaa codsan lahaa wadankaad tagtidba inaad dhanka waxbarashadiisa information nooga soo gudbisid iyo sida jaamacadahooda lagu imaan karo iyo sidoo kale haday scholarship bixiyaan. Mahadsanid mudane
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Masha Allah.Good job
@daudabdimahad2730
@daudabdimahad2730 2 жыл бұрын
Dhanka Waxbarshadda & somaliada wax kabarata intay legtahay Somali allow dhulkeena nagu raali Gali Mid kasta wuxu leyahay Waxbarshadeeda kaso hadla waxay raban inay kasi socda an !!
@monaabdullah7350
@monaabdullah7350 2 жыл бұрын
‏قال الرسول صلى الله عليه وسلم: {خير الدعاء دعاء ‎#يوم_عرفة ، وخيرُ ما قلتُ أنا والنبيون من قبلي: لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ.} 🤲🏾🤲🏾❤❤❤
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 2 жыл бұрын
Alahumsali calaa sayidinaa muxamad Wa alihi wasaxbihi wasalim alhamdu lilaah aladii jacalana mina almuslimin
@rikayangu3833
@rikayangu3833 2 жыл бұрын
thanks for sharing, as someone who has visited romania before, I know it`s not all gloom and whatever the news outlets say, there are very lovely places in Romainia. I subscribed to follow your journey.
@dhaabiofficial8648
@dhaabiofficial8648 2 жыл бұрын
Dhinacyada waxbarashada iyo ardayda degen so warayso sxb ..dhinaca dalxiska uun xoooga ha saarine
@omarabdi1042
@omarabdi1042 2 жыл бұрын
geedi waa ku salaamayaa sxb kadib dadka tourismka ah waxay daneeyaan qiimaha nolosha hotelada transportationka iyo amaanka iyo waxyaabahaas inta badan umuurahaas kama hadashid
@GeediSahan
@GeediSahan 2 жыл бұрын
Part 2 iyo Part 3 baa soo socda
@cabdikhaamiri866
@cabdikhaamiri866 2 жыл бұрын
@@GeediSahan zxp wadnka kasto oo aad taktid qaabka lagu tagi karo iyo umuraha wax ku saabsan kaso hadl mhdsanid
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
@@GeediSahan sxb waxa weydiisa in passport somali lagu tagi karo sido kle malaga sii gudbi karaa nolosheda ma jabantay mise wa qaali somali ma joogaan xoogaa
@MBA90909
@MBA90909 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌍السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اسعد الله اوقاتكم بكل خير مساء الخير تحياتي لكم جميعا
@aishaahmed3611
@aishaahmed3611 2 жыл бұрын
Luqadada ku hadal wll iskadaa luqadaha kale
@powerfullislam7794
@powerfullislam7794 2 жыл бұрын
Legend is a legend my bro nex session spain Alicante city ubaahanahay shp markaa waa its a beautifull place insha Allah ale haku sharfo$$$$$$$$$$$
@abdirahimhilowle5884
@abdirahimhilowle5884 2 жыл бұрын
Geedi new zealand imow sxb🇳🇿
@florinenache8877
@florinenache8877 2 жыл бұрын
hello, welcome to Romania and have a great stay. Hope your journey will be nice and relaxing. Cheers for the cool video
@caaqilka3712
@caaqilka3712 2 жыл бұрын
Hi are you in Romania, I wanted you to help me issue admission from university in Romania, I wanted you to help me with that if it's possible
@florinenache8877
@florinenache8877 2 жыл бұрын
@@caaqilka3712 hey, sorry for the late response, apparently I've never got a notification for this, do you still need help with the admission?
@AxmedDaahir-qs9rx
@AxmedDaahir-qs9rx Жыл бұрын
Where is connect
@mubaarakyuusuf1619
@mubaarakyuusuf1619 Жыл бұрын
​@@florinenache8877 I want you to help me brother. Where can I contact you?
@nadira304
@nadira304 Жыл бұрын
@@florinenache8877 please help me also i need to apply tell me where can i contact you.
@enaapdinaserfaarah3382
@enaapdinaserfaarah3382 2 жыл бұрын
Saaxiib geedi sahanoow Iceland waad nasoo dalxiisisay ee plz Stockland iyo Ireland inoo kaxee imika waa Codsi
@adenlaad485
@adenlaad485 Жыл бұрын
Waxan ku nolaa 35 sano kahor wa xasos❤❤❤❤
@tiktokshactiro3192
@tiktokshactiro3192 2 жыл бұрын
Sxb wakaa kaa codsanayaa inaa warar ama muqaal nooga soo sameeso wadama Mexico Panama Honduras Colombia
@mrshaji8858
@mrshaji8858 Жыл бұрын
Tahriib oo qof ah hhhh
@cat_106
@cat_106 2 жыл бұрын
Weli maadan ka saarin video beenta ahaa ee in Khatka uu ka baxo Iceland. Bal sidee lagu aamini karaa wax weliba aad soo geliso mar haddii wax weliba laguu sheego aad iska qaadanayso. Marnaba lagaama fileyn inaad wax been ah aad ka dhigto run.
@suleimanabdullahi1877
@suleimanabdullahi1877 2 жыл бұрын
Geedi sahan pest Somaali KZbinr hore usoco walal💪💪👍
@Salaaxadiin8690
@Salaaxadiin8690 2 жыл бұрын
I recommend you to take storytelling courses and also cinemtagraphy videos. Wish u all the best bro
@ismailibrahim9308
@ismailibrahim9308 2 жыл бұрын
aad ii aad qaabka uu wax usoo gudbiyo aad iyo aad ayay uliidata sidoo kale qaab sameynta video ga
@sirajhajififty
@sirajhajififty 2 жыл бұрын
He will learn on the way 😃
@juniorafrica.
@juniorafrica. 2 жыл бұрын
Another level waxa kaliya kuu dhiman dalkaaga hooyo somali
@umumawad8994
@umumawad8994 2 жыл бұрын
Zxp waa barnamij wanagsan waxad la imatay insha allah wanu kula dalxisi dona mar walba
@farahali-ff1wi
@farahali-ff1wi 2 жыл бұрын
Adoo mahadsan sidee lagu iman karaa wadankan, mida kle malaga bixi karaa wadamadaa kale yurub
@caynijamaac5259
@caynijamaac5259 Жыл бұрын
Ana hada usocda abayo
@mubarakahmed5300
@mubarakahmed5300 Жыл бұрын
Ma wxbarsho ku tagaysa
@caynijamaac5259
@caynijamaac5259 Жыл бұрын
@@mubarakahmed5300 ha wll
@mubarakahmed5300
@mubarakahmed5300 Жыл бұрын
@@caynijamaac5259 ma tagtay wali hadad tagty xaged ka xarysty wn ubahn wll ado raliy
@caynijamaac5259
@caynijamaac5259 Жыл бұрын
@@mubarakahmed5300 weli ma bixin hada xaraysan xafiis hargaysa lacagta lakala dhiganayo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
masajidada ilahay ba leh qof lahan kara ma jiro mamuulka haday hayan mmooyi laakin wa guri ilahay
@abdulahiabdikadir4580
@abdulahiabdikadir4580 2 жыл бұрын
Horay usoco sxb muuqalo cajib ah ayad sop gubisa marwalba
@nimcancusman2256
@nimcancusman2256 2 жыл бұрын
Somalida maxaad isoo waraysan wayday sida ay unoolyihiin iyo inta qofee kunool
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 2 жыл бұрын
Keep going brother geedi sahan 🙏
@cabdikhaamiri866
@cabdikhaamiri866 2 жыл бұрын
Zxp geediyow wadamada aad taktid qaabka lagu imaan karo kuso dar zxp iyo marka aad shaqayso mushaharka uugu yar ee la qaato mhdsanid
@hassankoapdalla3587
@hassankoapdalla3587 2 жыл бұрын
geedi sahan - somali traveler is the best youtuber❤️
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 2 жыл бұрын
Masha Allah. Sii soco geedi sahan ❤️🇨🇦
@bobena84
@bobena84 2 жыл бұрын
Hore U soco Ninka KZbinr ku jooga wax cusub
@Aziizahapdi
@Aziizahapdi 2 жыл бұрын
𝐁𝐫𝐚𝐳𝐢𝐥 𝐭𝐚𝐠 𝐰𝐥𝐥. 𝐆𝐞𝐞𝐝𝐢 𝐬𝐚𝐡𝐚𝐧
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 жыл бұрын
Maasha allaah soomaali meel kasta ayey joogtaa.
@mahhsh510
@mahhsh510 4 ай бұрын
Noso badi video yasha Romania bro wa usocdaaye xaga jamacadaha
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 3 ай бұрын
Ana waaku rajo weynahay I.a
@nagiibabdi41
@nagiibabdi41 2 ай бұрын
xage ka xarystey zxp
@ismailibrahim9308
@ismailibrahim9308 2 жыл бұрын
bro aad ayaad ugu mahadsantahay markasta in aad xogo badan noo soo gudbiso meelo badana aan nagu dal xiisiso anagoo xaafadaheena iska joogna, balse waxaan kugula talin lahaa in ay qaabka sheekooyinka aad usoo gudbisid wax ka bedeshid oo qaab isku xiran usoo gudbiso information badana kuso darto videos ka markaas video soo jiidasho leh ayuu noqonayaa. mahadsanid
@JiyaaJiyaa-hp9zm
@JiyaaJiyaa-hp9zm 11 ай бұрын
Romania iga heysaa somalia jogaa sideen kutagi karaa plz yaa iga cawinayo
@youngmoha5759
@youngmoha5759 Жыл бұрын
Geedi Sahan walal sida aad wax usoo gudbisid aad iyo aad ayaan uga helay masha allah tabarak xataa hadalkaga wuu dagan yahay keep going forward bro
@shahwah4371
@shahwah4371 2 жыл бұрын
Sxb dalka Spain 🇪🇸 tag iyo Algeria 🇩🇿
@sirtaxogaha8600
@sirtaxogaha8600 2 жыл бұрын
Legen guulayso walal
@QARANSUGE
@QARANSUGE 2 жыл бұрын
Day 1 Day 2 Muqaalka u qaybi ileen dhowr jeer ayaa qabateene Mahadsanid.
@MURRYCHOOCK
@MURRYCHOOCK Жыл бұрын
Da faq you telling, dude!
@muxyadiindiyeeshe2351
@muxyadiindiyeeshe2351 9 ай бұрын
Waa xarar lagama maqlo xay ku dhacday
@abdinasir4435
@abdinasir4435 2 жыл бұрын
3:53 marka ay daqiiqada marayso maxaad darbiga ka aragtaa 🙂🙂🙂🙂🙂
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
100 beri war nio legend thy indho badanidaaa sxb 🤣
@abdinasir4435
@abdinasir4435 2 жыл бұрын
@@mahdimohamed7056 😁😁😁😁 isha ku dhacday sxb
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
@@abdinasir4435 legend thy sxb gacana ku taagay anoo dhaafay aasoo celiyay saa u arko waxa sheegtay 🤣🤣😅😅
@amiiraahmed7531
@amiiraahmed7531 24 күн бұрын
Side loga si bixi karq
@ismacilislaw6675
@ismacilislaw6675 2 жыл бұрын
Geedi sahan best travel somali big fun
@aminhaaji1417
@aminhaaji1417 2 жыл бұрын
Geedi Sahan lagend
@socdaal3428
@socdaal3428 2 жыл бұрын
Best Somalia KZbinr
@jamaalmahamoud7597
@jamaalmahamoud7597 Жыл бұрын
Zxp.plz.waxn raaba qof somali ah oo.jooga wadankas romain iso.qor numberkiisa plz Meesha warked.iyo.jamacacadeha.sxb iguso xidha
@CadnaanCumbul
@CadnaanCumbul Жыл бұрын
Sidee loo iman karaa 😢
@mohametyaakhii3378
@mohametyaakhii3378 2 жыл бұрын
M.a sxp anaa jooga waa wadanka yurub ugu fiqiirsan lkin waa lagu meel gaadha uun
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 жыл бұрын
Saaxiib seed ku tagtay?
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
Sxb passport somali malagu tagi karaa visa waxbarsho jmcd cml hadi La tago malaga gudbi karaa
@caaqilka3712
@caaqilka3712 2 жыл бұрын
Niyow noso jawab
@mohametyaakhii3378
@mohametyaakhii3378 2 жыл бұрын
@@mahdimohamed7056 haa sxp waa lagu iman karaa
@mohametyaakhii3378
@mohametyaakhii3378 2 жыл бұрын
@@caaqilka3712 hee bro
@KhayreHussein-b8g
@KhayreHussein-b8g 9 ай бұрын
Ninkan waa nin wanaagsan
@socdaal3428
@socdaal3428 2 жыл бұрын
Wax wanaagsan weeyan
@bobena84
@bobena84 2 жыл бұрын
Best Somali KZbinr
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 2 жыл бұрын
caadi maa ahaa, muqaal qurux badan masha Allah
@nuurmoogeofficial3546
@nuurmoogeofficial3546 2 жыл бұрын
Waa lama huraan taariqda
@Najma-t9c
@Najma-t9c Күн бұрын
❤❤❤
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
You work for yahuud iyo imperialist dayuus. Waxaad samaynaysid ma ogid.
@zeinabtahlil5457
@zeinabtahlil5457 2 жыл бұрын
Awaay $100 wandalay
@Global.Nature1
@Global.Nature1 Жыл бұрын
Muse Bixii waxa lagu garta inu dectater yahay wuxu Dhistay Madaxtoyo meel u dadkii kararay arka calamadaha dectaterka
@abdulosman3242
@abdulosman3242 2 жыл бұрын
Mashallaah my bro Nice travl
@fahamkanoloshenuwaafurahan9441
@fahamkanoloshenuwaafurahan9441 2 жыл бұрын
Nio zhp qaxootiga romaina ma la ogol yahay inay kabaxaan romania
@ibrahimegal7186
@ibrahimegal7186 2 жыл бұрын
i like Romanians people i met interesting work colleagues i made a good friend while working Olympic site I think they are good people they like black people
@daahqaad1624
@daahqaad1624 2 жыл бұрын
Waaw maan fileen maasha allah 😍
@sakandar31
@sakandar31 2 жыл бұрын
Odaygasi faash buu kulaso baxay , lkn xariif Bad tahay wad jartay 😅😅😅😅
@mohamedyare8562
@mohamedyare8562 Жыл бұрын
Hampliyo 100k congratulations i am so hppy night wllhi
@kalamaaniskumaan8434
@kalamaaniskumaan8434 2 жыл бұрын
keep going you're the best
@anasyare2065
@anasyare2065 2 жыл бұрын
Wainaa tagaa mel ad uqorxon waye
@maxamedmacalinnuuur1233
@maxamedmacalinnuuur1233 2 жыл бұрын
ANIBA WAU SOCDAA
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
@@maxamedmacalinnuuur1233 visa education ma xareysatay sxb see ku tagi rabtaa
@lulali8651
@lulali8651 2 жыл бұрын
Dadkaas jibsiiska aha waa roomaankii hore waa dadkii muslinka ahaan jirey baan u maleeyey laakiin waa lalaayey dhulkiina waa laga qaadey oo gaalo cadaad baa lagu beerey, waxay daadsanyihiin yurub oo dhan , marka Markey waxa ka aheeyen waa ineey raadiyaan taariikhada dadkii hore.
@saidismailmahamoud1186
@saidismailmahamoud1186 2 жыл бұрын
Wa meshii shucuyadii ku burburta 1989
@abdullahisahal8428
@abdullahisahal8428 2 жыл бұрын
Sxb waad nahadsantahay waxaan kasognaaba wa sbain caasinadii qurduba
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 жыл бұрын
Soomaali goormey qabyaalada ka bixi doonaan oo dalkooda saan u qurxisan doonaan.
@QadarSahal
@QadarSahal Жыл бұрын
Brother keeb going geedi sahan is not easy romania❤😂😂
@Mustafisak
@Mustafisak Жыл бұрын
Albania 🇦🇱 Serbia 🇷🇸 moroco
@cayuuka2488
@cayuuka2488 2 жыл бұрын
adeer siyaasad iyo madax xanuun iyo qabyaalad ayaa na dishee mahad anid
@shahwah4371
@shahwah4371 2 жыл бұрын
Mansha allah bra geedi wan kula socdaa video walba bra guul iyo gobanimo 🇸🇴 🙏
@sakinahss3237
@sakinahss3237 2 жыл бұрын
MashaAllah hunno, why don't you go to canada and North America
@muqtarbarremahamed8641
@muqtarbarremahamed8641 2 жыл бұрын
masha allaah geedi sahan barnaamij yadada waa barnaamijyo aad aan ujeclahay run ahaanti waxba kaa faaid naa marka fadlan dalki hooyane wey nagu haboo nan laheyd inad barnajim ka keento walow ay iska adagtahay dalka xaladiisa
@abdisulaiman3126
@abdisulaiman3126 2 жыл бұрын
Aduunka afrika melkasta way nolol dhaantaa iyo nadaamkaba
@mohamedsalad6299
@mohamedsalad6299 2 жыл бұрын
wll horay usoc dadka subscribe badan ee qaar adiga ayaa ka wanaagsan
@saabirteli45
@saabirteli45 2 жыл бұрын
Wadankaan yaahida eh maaba somalida soo burinayo aduun wakasaa
@abdirazakhassanosman923
@abdirazakhassanosman923 Жыл бұрын
Ma joogtaa Romaia aan ku waydiiyee su'aal
@cabduqaadirmacaaniarts2289
@cabduqaadirmacaaniarts2289 2 жыл бұрын
Maashaa allaah runtii barnaamijyo fiican ayaad soo bandhigtaa runtii aniga waan ka helay
@socdaal3428
@socdaal3428 2 жыл бұрын
Adiga walaahi Role Model dhalinyarada u tahay
@tayosiirdaacad3309
@tayosiirdaacad3309 2 жыл бұрын
Geesi sahan naga cawi sida yurub uu aadilahayn
@timeforbinaryoption7715
@timeforbinaryoption7715 2 жыл бұрын
Masha alah wllo Jamacada sidee loogu iman karaaa
@TALEEX1919
@TALEEX1919 Жыл бұрын
Geedi sahan keep going sxb
@abdirahman125
@abdirahman125 2 жыл бұрын
I planed to travel around world , insha allah .mar uun
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 2 жыл бұрын
walaaahi nin aduunka ugu wareeg badan baa tahay
@naajiboy6882
@naajiboy6882 2 жыл бұрын
Geedi sahan wanu ku sugayna new zealand
@mohamadshide1105
@mohamadshide1105 2 жыл бұрын
Waa cajiib aniga ismalaheen somali
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Iceland 🇮🇸 ayaan kaa sugaynay cami.
@mohamadshide1105
@mohamadshide1105 2 жыл бұрын
Sxb masoomali ayaajota romaniya
@dahabdiamond8119
@dahabdiamond8119 2 жыл бұрын
Romania waxaan ku noola 14 cisho
@deqoaliadow3548
@deqoaliadow3548 2 жыл бұрын
Mahad walal makulaso xariiri kara
@suhaybahmed2832
@suhaybahmed2832 2 жыл бұрын
@@deqoaliadow3548 wll ana iisoo sheeg marka aad hesho isaga
@nimcoyusuf-zi7qe
@nimcoyusuf-zi7qe Жыл бұрын
Masha allah 🎉🎉🎉🎉🎉
@mysalah06
@mysalah06 2 жыл бұрын
Keep going brother I love your channel
@footballskills4395
@footballskills4395 2 жыл бұрын
Legend geedi sahan horay usoco bro
@pleasesubscribe1569
@pleasesubscribe1569 2 жыл бұрын
Hhhh wale wilkan wa fani
@marwaanofficial9707
@marwaanofficial9707 Жыл бұрын
See ku imaankar romanyo
@nurcade9109
@nurcade9109 Жыл бұрын
Masaajida ilaah baa iska leh
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 2 жыл бұрын
Wan kusalamy walal gedi sahan
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 2 жыл бұрын
My dream one day inshaa Allah
waa sidee waxbarashada dalka Romania
13:56
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 44 М.
Dalka Muslimka ah ee ku yaala Yurub - Kosovo
16:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 175 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 93 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 10 МЛН
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,6 МЛН
Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic
14:11
Romania Bulgeria Latvia Uk siden ku heli kara visaha dalalkas
10:01
NOLOSHA MIYIGA SOOMAAL
31:45
Hassan Ashraf
Рет қаралды 4,5 М.
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 117 М.
Calafdon iyo gabadh afsomaliga ku adag yahay
49:16
joof iyo jowharad
Рет қаралды 28 М.
Nolosha Soomaalida dalka Lithuania
10:55
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 74 М.
Sidee loogu ciidey maanta Germany 🇩🇪 Kassel
20:17
Habiba Addow
Рет қаралды 24 М.
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 197 М.
Ma u Baahanahay Fiisaha  Romania ?
6:13
DEEQSAME
Рет қаралды 1,8 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 93 МЛН