Waa sidee jawiga saakay ee qabuuraha iskuul Buluusiya,maxayse tahay shuruuda cusub ee lagu xiray

  Рет қаралды 3,172

Somali cable

Somali cable

Ай бұрын

Waa sidee jawiga saakay ee qabuuraha iskuul Buluusiya,maxayse tahay shuruuda cusub ee lagu xiray Dadka meydadkooda labaxaya?
Weriye C/Xafiid Nuur Barre oo booqday ayaa kawaramaya.

Пікірлер: 8
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 Ай бұрын
😢😢😢😢😢 subxaana laah
@shamisali4599
@shamisali4599 Ай бұрын
Dadka shacabka awal dhhulkasta miyaa qabri ka dhigen hadana lagu ogolen sax mahan Allah unaxaristo sida qaburah macalin nuur kala laraba kas hada qofa waqaf ka dhigtey
@user-vu4st2hd8o
@user-vu4st2hd8o Ай бұрын
Xasan hadiiba deeqi waayey dhulkii danta guud ee shacabka masaakiinta deganaa hadana qabuurihii kaxishoon waayey isagoo culimo kusheek sameeystay kan sanadka iyo barka uharay wax uu dhaafaayo majirtee somaliya kuwii kan noo doortay iyagoo ok tuuk weeynaaday inuu yahay ayaa god dheer kurideen
@user-wz9ip3uw1g
@user-wz9ip3uw1g Ай бұрын
Ilahaygi puntlander iga dhigay mahadle.. Aan xasan sheekh madaxwayne iga dhigin... qaab walba waaa u bahdilay dadkisi beer xamar . Ka ahaa
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Ай бұрын
Cudurada ka dhasha dadkan lagu qasbayo inay qabri meyd ka soo saaraan oo dusha saartaan allow dhinac naga mari masaakiintaana u sahal waa la qasbayaa.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
ala bal musiibada intaas leeg akaran walhi, hadaan maaalin uun dalkaan madaxwayne ka noqdo wlahi xamar waan ka rarai lahaa magaca caasimada waxaan geyn lahaa meel ilaahay raali ka yahay arladiisa macana aanan dad msulimiin ah lagu dulmin ayaan u arrai lahaa
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Ай бұрын
Iskool police waa lo bahan yahay wainlaga qataa qaburaha wana iney kuso fugaan outside magalada
@farxiyoibrahimali7475
@farxiyoibrahimali7475 Ай бұрын
Tolow waa isweydiine yaa dagaya oo naftiisa nacay sow lama odhan jirin qabuuraha lama dul dago balayo idinku dhacday o meyd idiin fadhatay kuwan waxbo kama fakanayaan o kama xishoodan Waxan sugnaaba Halkaa kuwa daga o habeenkii meytidii ay rareen lugaha uga dhagaan🤔
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 69 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 186 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 79 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,5 МЛН
Lafo Goray, Jidka Loo Maro Geeska Afrika
8:20
Xaaji Dirir
Рет қаралды 30 М.
Raila's cabinet officially Joins Ruto, Kenyans can't believe it.
7:14
Rogers Kakasungura
Рет қаралды 4,5 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 186 МЛН