Waa sidee nolosha Soomaalida ee Syria 🇸🇾 ( Suuriya ) ?

  Рет қаралды 136,999

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

5 ай бұрын

Waxaan u safray dalka Suuriya 🇸🇾 , Waxaana warbixin iga siiyay Gudoomiyaha jaaliyada Soomalida side tahay Nolosha Soomaalida ee Dalka Suriya ( Suuriya )
Numberka Sheekh Doon: 00963991035897
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 50 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 50 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 368
@GeediSahan
@GeediSahan 5 ай бұрын
Fadlan 10 kun Like iyo Share iyo comments. Geedi Sahan Instagram: https: instagram.com/geedisahan/ Numberka Sheekh Doon: 00963991035897 Visa Syria waxaa ee soo saray Sharkada : Syria Scope Travel Contacts kooda: www.syriascopetravel.com Instagram: @syriascopetravel
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 5 ай бұрын
Geedi Sahan Nolosha kirada guriga waxbarshada dhamaan qiimaha noo soo qor meeljasta
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 5 ай бұрын
😊hola Fuedi que tl
@cabdiraxmaannisow957
@cabdiraxmaannisow957 5 ай бұрын
Co
@cabdiraxmaannisow957
@cabdiraxmaannisow957 5 ай бұрын
0
@AhmedAhared
@AhmedAhared 5 ай бұрын
Fadlan Youtubkayga 1000 igaarsiiya sxb
@safiahashi9081
@safiahashi9081 3 ай бұрын
Syria waa wadan aad noo soo dhaweeyey markii la qaxey ilaa iyo hada dadkeedana way jecel yihiin Soomaalida Allaha Xifdiyo Aamiin🙏
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 5 ай бұрын
Safiirka somalida siiriya igu salaam ❤ ilahey haku xafido waxaa tirahdaa somalida meel walboo eyjoogaan weey ku soo salamayaan ku dheh from canad salaan ah
@abdislow2913
@abdislow2913 5 ай бұрын
MaashaaAllaah. Sawirka Syria laga heysto iyo midka rasmiga ah farqi weyn baa u dhaxeeya. Alle nabadda ha u siyaadiyo❤
@adnaanibrahim7043
@adnaanibrahim7043 5 ай бұрын
Dimishiq meel aan ahayn ka tag suuriya kadibna arag sida ay magaalooyinku u egyihiin.
@onelove7853
@onelove7853 5 ай бұрын
Ma tagtay adiga mise media ha ayaad ka aragtay ​@@adnaanibrahim7043
@ZeroToHero2023
@ZeroToHero2023 5 ай бұрын
I wish we could translate this somaliness, togetherness,living together with harmony in the name of being a somali back at home. I swear tribalism won’t solve our problems. Somaliyeey lets come together as ONE people NOT only at abroad but at HOME too.
@AkKhaliif
@AkKhaliif 5 ай бұрын
The best country in the Arab world but unfortunately syria came under foreign invasion and conspiracy but i hope syria will remain syria and will over come all obstacles with the help of allah
@AkKhaliif
@AkKhaliif 5 ай бұрын
Viva ASAD and his family
@musebixisaylici-pf1oy
@musebixisaylici-pf1oy 5 ай бұрын
Asad wa shydan gaal ah oo musliminta laayay
@daviroza4700
@daviroza4700 4 ай бұрын
@@AkKhaliifI’m somali and I wanna play for the Syrian national team
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 5 ай бұрын
Mashallah safiirka suuriya u jooga waa salamay waa ninka kaliya ee safiir ah oo jaaliyadiis wax taray oo loo ducaynayo Allah xifdiyo dadka soomaaliyeed oo ku nool
@sadiiqcaydruz7874
@sadiiqcaydruz7874 5 ай бұрын
Yup but 2 $ in 11 hours of work 60$ a month that’s not safe common Somali republic help them out n fly to Europe
@hyusuf2207
@hyusuf2207 5 ай бұрын
Safiirka keliya ee hawshiisa gutay waxaa lagu sheegay safiitka suuriya ❤🎉
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 5 ай бұрын
inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍🏽 inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ last day of 2023 Axad is Not Easy❤️🫶
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 5 ай бұрын
Safiirka iyo jaaliyadaba waa u duceeynayaa allaha xifdiyo kheeyr badana waan u rajeey nayaa Geedi adigana sidoo kale waad ku mahadsan tahay.
@Somali-One
@Somali-One 5 ай бұрын
*Halkan waxaan ka cambaaraynaynaa dawlada Somalia ee uu hogaamiyo m.xasan Sheekh. Waxa mudan in muhiimada lasiiyo safaaradaha dawladaha carabta iyo jaaliyadaha jooga. Suriya wax wanaagsan ayay dadkeena u qabatey mar hadii ay xataa tacliinta bilaash uga dhigtey. Somalida waxaan leeyahay haalaga war haayo baahiyaha safarada suriya ee Somaliya inshallah*
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 5 ай бұрын
Walhi waa ceeb in dawldu ay eegi waydo Safarda 😢
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 Ай бұрын
Xassan waa dhuuni
@rodahassan929
@rodahassan929 5 ай бұрын
Safiirka khayr Allah hakusiiyo Aniga yurub baan deganahay masuul kastoo dadka somalida wanaag usameeya u duceeya
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 5 ай бұрын
Mahadsanid geedi sahan nin somalida ku weyn baatahay alaha ku xifdiyo meelkasta aad booqato
@AA-ks5ip
@AA-ks5ip 5 ай бұрын
Waxaan rajeynayaa in video-gaan madaxda Soomaalida ay arkaan si dadkeena Suuriya kunool ay Baasabooro cusub u helaan inshallah. Geedi/Geesi Sahan aad iyo aad ayaad u mahadsantahay. Waxaan jeclaan lahaa in Soomaali badan samaha iyo wanaaga kaaga deysato.❤❤❤❤❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 5 ай бұрын
Las day in 2023 is Not Easy ❤️🫶 inta Daawaneyso Muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 free sudan 😢 aan u duceyno qofkii awoodo walalahen intasa u awodna❤️🫶
@SAF.3861
@SAF.3861 5 ай бұрын
Ciidan qolo kale:) soomalida maxaad ugu ducayn wayday, sano aan dawlad iyo dal hagaagsan arag.
@mohamedaa3217
@mohamedaa3217 5 ай бұрын
masha Allah waa jaaliyad mas uuliyadeedu aad u fiican sida wanaagsan oo ay muwaadiniintoda ay u soo dhaweeyaan uguna qidmeeyeen waa dad xilkas ah allaha ku dhawro mida kale safiirka waa mid aad u qadarin badan sida laga sheegay inta safiir oo soomaali jirta waa kan ugu wanaagsan ayan leeyahay sida wanaaagsan oo uu iska xilsaaray aduun iyo aaqiraba dambigiisa allaha dhaafo masha allah safiir allaha ku dhawro adiga iyo jaaliyada ba
@abdulwahabmohamed3256
@abdulwahabmohamed3256 5 ай бұрын
Masha Allah Safarad Dowlada Somalia syria ku leedahay waa cajiib
@shibis100
@shibis100 4 күн бұрын
Safiirka masha alah waxaa uu haystaa dhaqankii wanaagsanaa ee lagu yaqaanay Soomaalida . waa kuu soo duceynay Mudane Safiir.
@yoplays8555
@yoplays8555 5 ай бұрын
Wow brings back memories from 2005-2006 running around as a child
@Bandaasproduction
@Bandaasproduction 5 ай бұрын
Maashaa Allaah Waa video qurux badan sida Somalida Syria 🇸🇾 isugu xiran tahay. Aan kirada ka caawino Jaaliyada Inshaa Allaah
@khadrayusufgelle2615
@khadrayusufgelle2615 5 ай бұрын
Alle ha ku xafido geedi sahan aduun & akhiraba uterber akhlaaq leh ayad tahay kuwa badan inay kugu daydan ayan rajaynaya inshaa Allah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Wow Ninkan lacag buu haystaa qof suuriya ku wata gaadhi audio Waa yar yihiin. MashaAllah
@ramaddanabdi1272
@ramaddanabdi1272 5 ай бұрын
Safiirkaa siiraya Ayaa soomaliya u baahatahay inuu madaxweyne ka noqdo
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 5 ай бұрын
Somalidu waa sheydaan meelaysan joogin maleh m.a 😂 Lkn runtii Qaxooonti bay uu badan yhiin illahay haka saare 🇸🇴✊🏽
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 5 ай бұрын
Qaxootinimada ay jecelyihiin dhulkoodana in ay bur- buriyiin ay ka hekaan
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 5 ай бұрын
Sheydaan waa shey xun hanagu masalin waxaad dhihi karta waa dad fahmad badan
@user-eb3bv6bf3k
@user-eb3bv6bf3k 5 ай бұрын
Ilaheyaa qadare qof walbaa meeshu cagta saari lahay
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 5 ай бұрын
@@faisalmohamedabdulla3600 hadalka sii xun Ha uu qadaan mcnha meel wlba waa jogna
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 5 ай бұрын
@@saynabdaye7382 aad iyo aad shb
@user-tt9fl5zq6d
@user-tt9fl5zq6d 5 ай бұрын
Dadkaan waain sidagdaga dowladda fadaraalka somalia ogajawaabtaa baahiyahooda guud iyo kuwooda gaar,ahaaneed
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 5 ай бұрын
Safiir farxaan Ee Suuriya somalida ufadhiyo laandheere sanaa Allaha ku barakeeyo Mudane safiir Mahadsanid wakaa safiirka Dooneno somaliyeey Aaan Dib u fiirino safiirkaas Gob gob dhaley ah wanaagsan aan caawino
@zubayrmaxamed3403
@zubayrmaxamed3403 5 ай бұрын
Geedisahan iraq Yemen iyo Afghanistan wadamadas no booqo walal waayo had fikirkad Syria ka haysta wu is badalay wadamadas no booqo❤
@moussanourmoussa5290
@moussanourmoussa5290 5 ай бұрын
IRAK WUU TEGAY LKN YEMAN HADA NOO AAMIN WAAYE
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 5 ай бұрын
Afganistan dal videos laga soo duuban karo ciyaartaas maaha niman afka duubta ayaa haysta oo wariyaashii dalka u dhashay xataa cayriyay
@alibulle7612
@alibulle7612 5 ай бұрын
Thanks Geeddi Sahan barnaamij qurux badan ayaa soo gudbisaa fadlan inagu soo booqo Jakarta, Indonesia 🇮🇩
@salmanjama6663
@salmanjama6663 5 ай бұрын
Mashallah, gudoomiyaha iyo ku xigeenka aad bey ushaqeyeen, sidokale safiirka oo wax walba free ka dhigay, iyo tabiye GEDI SAHAN, jaaliyada somaliyeed ee syria aad baa ugu mahad celinaya maadama ay madaxeyna kor u qaaden, waxkasta amaanka syria waxyeelenaya aysan uga qaybgalin.
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 5 ай бұрын
Anigaa joogi jiray waligeed Soomalidu denbi kamay gelin wax wadankaa berigii danbe amaanka waalay Ciraaqiyiin laaakin Soomaalidu sharaf bay ka leeyihiin Allow nabad ka dhig Suuriya
@salmanjama6663
@salmanjama6663 5 ай бұрын
Shukran macluman kaaga walaal
@hudaali2574
@hudaali2574 5 ай бұрын
@@Aniga-qn9iv lkn shiicada hada heysata suniga uma ogola somaha
@y.a1903
@y.a1903 5 ай бұрын
​@@hudaali2574 Adi mxa ka galay waxa haysta ??? Umad ahaan iyo diin bey umadadii u tix galisay halka umadihii kale 1991 markii dowlada dhacday ay so musafuriyeen xtaa dadkii ku dhashay.
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 Ай бұрын
Farxaan waa reer gedo we always nice people dowladimad wax ka yaqano❤
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 ай бұрын
ALLE nabad haka dhigo suuriya Aduunka waa cajiib waa cajiib suuriyaan ayaa somalia u qaxay. Dad somali ah ayaa ku sugan suuriya. Yemen ayaa Somalia u qaxay Somali ayaa yaman u soo tahriibaya. Suuriya waa wadan dadka somaliyeed aad usoo dhaweeya
@MakoMohamed-ir4di
@MakoMohamed-ir4di 5 ай бұрын
Wow mashaa bror keep doing the good work
@warsamehuseen3219
@warsamehuseen3219 5 ай бұрын
Maashaa alaah safiirka soomaaliya waamuwaadin dhab ah waa sidaan sameeynaa lahaay gudoomiyaha jaaliyada asigana waa wadani soomaali weey idin ogtahay dal iyo dibadba wanaagiina horay usocda
@funy194
@funy194 5 ай бұрын
Waa jaaliyadda fican masha allahaa farxan abaal ayuu u galay ilahay khayr ha siiyo
@YussufAbdulrahman7
@YussufAbdulrahman7 5 ай бұрын
MashaAllah waa video aad uqurux badan...thank you Geedisahan
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 5 ай бұрын
Keep going brother, waa nin fican mudane farxaan nice job 🙏
@abdalanur331
@abdalanur331 5 ай бұрын
Maasha Allah. Suuriya dadkii soomaray aan ka mid ahay 90' dii. Masaakin barsii iyo Taxgii xaafadiii haday wali jirto oo soomali weli degentahay waa nice. Si fiican ayee noo soo dhaweeyn jireen Suuriyaanka waqtigaas xitaa.
@kaderabeib3493
@kaderabeib3493 5 ай бұрын
ما شاء الله عليك يا سعاده القنصليه صغيره سوريا الله يحفظك كيف يتعامل الناس الصوماليين
@ibrahimm9301
@ibrahimm9301 5 ай бұрын
I like this guy. Very humble and nice. ManshAllah walalo. Keep up the good work. Waiting for you trip in qatar I need more information. I was just watching you but I will subscribe now. Good job
@caamircabdala4247
@caamircabdala4247 5 ай бұрын
Maha allah geedi sahan waa barnamij fiican oo inoo soo diyaarisay mahadsanid
@batulaabdulle3085
@batulaabdulle3085 5 ай бұрын
Maasha Allaah Tabaarakalaah Hambalyo ayaan idin leeyahay , illaaheey Sheydaan idinka Qabto (illaaheey idin amaanayeelo ❤.
@illuminatiking4391
@illuminatiking4391 5 ай бұрын
Mansha allah ilaahay haydin xifdiyo ❤❤❤❤
@axmedcabdikariim4694
@axmedcabdikariim4694 5 ай бұрын
Geedi sahan keep going❤
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 5 ай бұрын
Xaalada suuriya waa so hagaagaysaa Mashaallah sawirka laga hystana maahan alle haw siyaadiyo nabada jaaliyda soomaaliyedna alle Haku xifdiyo
@user-se6ms1ly3p
@user-se6ms1ly3p 5 ай бұрын
Geedi sahan qubuuraha saxaabada tag plz🎉❤
@ssffs484
@ssffs484 5 ай бұрын
keep up the good job❤ thnks
@user-bh2ow9nz1j
@user-bh2ow9nz1j 5 ай бұрын
Masha Allah aad baan usoo dhaweynayaa in somaalida syrua dagani ay qabyaaalad meel iska dhigeen❤🙏
@ahmedelmi3571
@ahmedelmi3571 5 ай бұрын
Maansha allah jaaliyad isku duiban iyo hogaan jaaliyadeed iyo diplomatic wanaagsan. Habalyo
@hussen8595
@hussen8595 5 ай бұрын
Masha allaa ilaahay baa mahad oo dhan iskale dadkeena dagan suuriya inay isku duubnaadan
@sahromahamud
@sahromahamud 5 ай бұрын
Manshaallaah Illaaheey Haku Xafido Geedi Sahan ❤❤❤
@Hanish139
@Hanish139 5 ай бұрын
M.a thanks sidaa wax ficn noogu soo gudbinisid❤
@hassanheyletooxow7269
@hassanheyletooxow7269 5 ай бұрын
Masha.alah geedi sahan waad mahad san tahay waxad qabatay wax fican wana ku mahad san tahay wayo waxad haysa wax lagu farxo
@abdiqaladid2032
@abdiqaladid2032 Ай бұрын
War safiir Farxan waa Laandheere mansha allah waa qoloma ninka
@shuushuu9564
@shuushuu9564 5 ай бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay, waa wadankeeygii labaad oo aan ku noolaanjiray, maalina maan lakulmin cunsurinimo. Syrianka waa dad ilbax ah , aad I fiican. Amni, barwaaqo, alaha siiyo💚💚💚
@MohamedAbdi-nk7gs
@MohamedAbdi-nk7gs 5 ай бұрын
Maashallah dad walaala ah oo isjecel baa syria kunool allah ha usahlo amuuraha runti aad baan uladhacay sida ay isugu gurmadan ayna umidaysanyihin nin walba muradkisa allah ha usahlo sidoo kald dawlada somaliya waxa ay karabaan alla ha ugaso fodudeeyo somalida alla waxsiiyay dadka hala garab istaago dad jilicsan oo danyar ah baa ubadan
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 5 ай бұрын
Manshallah manshallah safiirka iyo gudoomiyaha jahliyada wn ku farxay runti
@gorgor3062
@gorgor3062 5 ай бұрын
masakin barza waa xafad aan beri ku nolaa 2006 guryaheeduna aad buu raqiis u ahaan jiray iyo maceeshada syria hadase war uma hayo waana dad somalida jecel aad bay kuu soo dhoweynayaan
@sharmaakehassan1335
@sharmaakehassan1335 5 ай бұрын
Mahadsanid wll
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 5 ай бұрын
Masha Allah Jaaliyada somaliyeed ee Syria Alle ha idiin fudeeeyo nolosha iyo helida adeegyada muhiimka ah Safiirkana wuu mahadsan yahay ......
@ZuZuDahabo
@ZuZuDahabo 5 ай бұрын
MashaAllah, video wacan walaal
@hyusuf2207
@hyusuf2207 5 ай бұрын
Masha Allah waad mahadsantahay ❤
@Garas114Maraaci-gg2jc
@Garas114Maraaci-gg2jc 5 ай бұрын
Sharaf Karama dushiina alle soomaliyey toos toos oo isku,tiirsada hadba kiina taagdaran taaageera waligiin alle haa Idin caawiyo ee is caawiya qabiilna waa qashin ee alle haa Naga,koriya
@maryanruun1413
@maryanruun1413 5 ай бұрын
Masha allah walaalkey horoy usoco
@kalthumahmed6284
@kalthumahmed6284 5 ай бұрын
Memories I remember the Jaliya in masakin barza ..that’s where we used to live
@yackowhassan1971
@yackowhassan1971 5 ай бұрын
❤Keep going bro❤💪
@gradabdullahi8119
@gradabdullahi8119 5 ай бұрын
Maashaa allaah waa warbixin muhiim ah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 5 ай бұрын
Masha allah I like this vedio
@abdirisakhoosh2483
@abdirisakhoosh2483 5 ай бұрын
Maansha Allah ilaahay ha idin ilaaliyo amiin yaa allaah
@daacadyare396
@daacadyare396 5 ай бұрын
Mahadsanid geedi sahan
@adancabaas8584
@adancabaas8584 5 ай бұрын
Waa maalinki oogu horeeyasay oon maqlo safaarada somaliya oo siiriya kutaalo
@faisalsaidmahamud7484
@faisalsaidmahamud7484 5 ай бұрын
S.c. marka waxaa mahad leh Ilaahaygii ina abuuray. Kadib waxaan umahadcelinayaa hawl wadeenada safaaradeena Soomaaliya ee kutaala Dimishiq-Suuriya. Marka xigta waxaan umahadcelinayaa dawladda aan walaalaha nahay ee Suuriya sida wanaagsan ee ay ugarab istaagtay una caawisay safaaradeena iyo jaaliyadeena kunool Dimishiq. Ugu danbayn waxaan baaq udirayaa dawladeena Soomaaliyeed waxaanna kacodsanayaa inay safaaradda lagaarto wixii ay ubaahanyihiin sida baasaboorada Soomaaliga iyo caawimaadkasta oo ay ubaahan yihiin. Insha Allaah. Alaa mahad leh. S.c.
@ahmedhussien1157
@ahmedhussien1157 5 ай бұрын
Guulayso brother Geedi sahan 🎉
@MUUSE967
@MUUSE967 5 ай бұрын
Geedi sahan allah ku sharfo wll
@khadarxurmo8683
@khadarxurmo8683 5 ай бұрын
Geedi kep going pro
@ARAFADGUEDI-ez6jx
@ARAFADGUEDI-ez6jx 5 ай бұрын
Keep going bro
@My.madka.27
@My.madka.27 5 ай бұрын
waa safiirka ugu fiicn safiirada somaaliyeed mid sucuuga nooga joogolee salaamaad
@jakoj9220
@jakoj9220 5 ай бұрын
Masha alah. Alah u fududeyo
@user-iz9xe8sq3z
@user-iz9xe8sq3z 5 ай бұрын
اللهم على النبي سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@seed3966
@seed3966 5 ай бұрын
Asc maa shaa allaah wax walba free beey ku qabtaaan suuriya waligood somali culaaqaad wanaagsan beey lala haayeeyn maa shaa sllaah 😮 allaahu akber
@abdulkadirgacal3267
@abdulkadirgacal3267 5 ай бұрын
Wasaarada Arimaha Dibada waxan ka codsaneynaa in ay caawiso muwdniinta somaliyeed ee sharafkeena iyo sumcadeena ilaaliyay Aad baan idinku mahadcelinaynaa
@HassanAli-me8tj
@HassanAli-me8tj 5 ай бұрын
Walahi waxan ka marqaati kacayaa Somali in ay nasabtahay suriyanka wadanknaga u so haajiray wa tuugsadaan Somalidana waa kuwaas isku tashtay Masha Allah
@daadirfaarax1120
@daadirfaarax1120 5 ай бұрын
Dadka tuugsado waa dad la yaqaano bro haku qaldamin. Nawar ayaa laga dhahaa wadankaan yurubna waxaa looga yaqaanaa Gypsy.
@AbdiwaliMF2024
@AbdiwaliMF2024 3 ай бұрын
Safiirka waa nin fiican
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 5 ай бұрын
Geedi sahan xasan sheekh si uu u arko tv yo calami oo somaliya ugud bi ha waraystan madaxwaynaha wxy xaqooda uwaayen muwadininta qaar wadamada dibada ku go donsan
@zaynebhasan8134
@zaynebhasan8134 5 ай бұрын
ماشاءالله safiirka wa salmay a wa u maha celinayna
@alikofi2469
@alikofi2469 5 ай бұрын
Masha alaah suriya somaliya way jeceshahay
@abdifatahabdulqadir2559
@abdifatahabdulqadir2559 5 ай бұрын
Mr geedi well done brother keep going insha allah your hard working and talent will success,,, it seems like you need to improve your camera
@Happyqaali
@Happyqaali 5 ай бұрын
Waxaan salamayaa Safiira somalia ee syria alle haku sharfo midane
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 ай бұрын
Mnsha allah bro, warbixintaada aad baan ula socdaa, pls jaaliyada caasimada suuriya ee dimisheq telefoonkooda see loo helaa
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 5 ай бұрын
Maansha Allah wasba jaaalid fiican oo isku duuban
@Hakammed
@Hakammed 5 ай бұрын
SAFIIR Daacad ah ayey Haystaan Reer Syria Dadka Joogana Waa Dad Fiican Masha Allah
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 5 ай бұрын
Lixdan doolar hal maalin somalida qaar ku adeegtan ❤
@ismaaciilcabdi2929
@ismaaciilcabdi2929 5 ай бұрын
Masha alh
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 5 ай бұрын
Allow nabad ka dhig mudo ku noolaa Allah mahad leh wuu igu nabad galiyay waan ka soo dhoofay
@nasteexofarah9957
@nasteexofarah9957 Ай бұрын
Maashaa Allaah
@Farhia_ali
@Farhia_ali 5 ай бұрын
NAAHA ALAH. ILAAH. HA USIYDUYO NVDA. SUURIYA❤❤
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 5 ай бұрын
MashaAllah ❤️ 😊
@FINAAS1
@FINAAS1 5 ай бұрын
Keep going ❤❤
@Malik3544
@Malik3544 5 ай бұрын
Sacaadatul Safiir Farxaan qeyr Alle ha siiyo aniga ma’aqaan lakin xiligii aan joogay Syria sheekadaas majirin Safiirja iyo Gudoomiyaha Jaaliyada Waxaa ka muuqdo in ay yihiin rag waxtar leh.
@nasra591
@nasra591 5 ай бұрын
Suriya waxan ugu ducaynayaa in ilahay kuso celiyo horumarkoodii
@Isxaaqmusdhaaf-fs3nz
@Isxaaqmusdhaaf-fs3nz 5 ай бұрын
The best utuber
@hamzawiofficial5297
@hamzawiofficial5297 5 ай бұрын
Msha Allah geedisahan you are wlhi talented person zhp 🫡🫡🫡
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 248 М.
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
30:21
Balloon Stepping Challenge: Barry Policeman Vs  Herobrine and His Friends
00:28
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 48 МЛН
UFC Vegas 93 : Алмабаев VS Джонсон
02:01
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 200 М.
Xuduuuda Somalia iyo Ethiopia iyo Kenya - Magaalada Baladxaawo
23:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 201 М.
Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic
14:11
Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland
27:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 159 М.
Maalintii 1aad ee Ciraaq (Kurdistan) 🇮🇶
10:00
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 106 М.
Nolosha Soomaalida ee dalka Portugal - Nin Soomaali ah ayaa 15 sano ku sugan dalka Portugal
12:45
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 185 М.
maxaad ka taqaan dalka latvia ?
8:12
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 44 М.
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Siirada Islaamka
Рет қаралды 272 М.
SAFARKAYGII MASAR - WAXA UU GALAY GUDAHA AHRAAMTA
8:04
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 105 М.
Balloon Stepping Challenge: Barry Policeman Vs  Herobrine and His Friends
00:28