Waa Tuma? Hibaaq Gobaad Documentary Su'allo Xaasaasi Ah

  Рет қаралды 506,958

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Пікірлер
@DayaxFilms
@DayaxFilms 4 жыл бұрын
Follow My Instagrame dayaxfilms_
@kkfldlldkkfldlld4539
@kkfldlldkkfldlld4539 4 жыл бұрын
C/raxmaanaw zxp filimkii dayax show ee love iyo lacag mee? laba todobaad lama soo gallin youtubeka mel macana wuu maraye filimku mise marki istey iyo ubax is gursadenba layska jojiyey?
@kerockykingofficiall8239
@kerockykingofficiall8239 4 жыл бұрын
Dayax marwalipa wxn jeclahay inaan ku soo agfariiztoh zualo kuwaydiiyoh
@muunajaamac993
@muunajaamac993 4 жыл бұрын
Dayax Number iso qor wll Waa inantii Malintii Idin Timid
@maviopoi8854
@maviopoi8854 4 жыл бұрын
c.raxman marka kowaad wan ku salamey marka labaad sxp decumentarigan oo kle inoo soo padi pal💯zxp🙏🙏🙏🙏 mhdsanid💋
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 4 жыл бұрын
Maanso loogu talo galay hoyoyinken fadlan share garee kzbin.info/www/bejne/pavViaprjtGfgLs
@cabdisalamadamtalyani5119
@cabdisalamadamtalyani5119 4 жыл бұрын
Wa jilagi ama fananki igu horeyay en arko waligay e yidhahda quran xafid ayan ahay 30 juz wan dhameyay mnsha allah alla haku guleyo wllo
@susum9099
@susum9099 4 жыл бұрын
Walaalo dhamayey iyo xafid waa kala laba sow ma ogid? Dad bdan oo dhamayay baa jira laakin aan dusha ka akhrin karin
@cabdisalamadamtalyani5119
@cabdisalamadamtalyani5119 4 жыл бұрын
@@susum9099 wa run lakem an ku noqdo sidazaz ayan u qatay wllo
@hgh6577
@hgh6577 4 жыл бұрын
@@susum9099 wa run wan dhameyay mana xafidsani abayo balse wn aqriya subxkasta ma moogi
@susum9099
@susum9099 4 жыл бұрын
@@cabdisalamadamtalyani5119 Maya walaalo xaafidku axkaam badan buu rabaa , akhriska quraanku waa sahal wllo xafidka ayaa adag ilmo walba oo caruur ah wax la geeyaa wadankeen malcaamad /Dugsi oo quraan oo halkaas buu ku dhameeyaa laakin xaafid ma la odhan karo , ilaa uu qofku markuu yar weynaado tago madarasad oo uu meel heer sare ah ka gaadho, Shukran Wllkey
@susum9099
@susum9099 4 жыл бұрын
@@hgh6577 Sow maaha abaayo waa sida aan u aqaano aniguba quraanka qali , 30 juza ba waa la akhriyi karaa lkn xaafid ma la noqon karo
@susum9099
@susum9099 4 жыл бұрын
Maasha Allah wuxuu Alle siiyay Edab , karti iyo degnaan , Noolow wllo quraanka aad bartayna ku camal fal insha allah❤
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 4 жыл бұрын
Maanso loogu talo galay hoyoyinken fadlan share garee kzbin.info/www/bejne/pavViaprjtGfgLs
@abdihussein2743
@abdihussein2743 4 жыл бұрын
Gabadha leh wiilal ayaa saaxibo la aha gabdho saaxib lama ahayn subxaanalh
@abdirahmanismo6481
@abdirahmanismo6481 4 жыл бұрын
Apdirahmanaw waxaan sugaynaa ubax iyo istay lamanihii kooxdaada ku jiray inta ila sugaysa like dhax kusii
@arzhainaebrohofficial7234
@arzhainaebrohofficial7234 4 жыл бұрын
Ina esmailow wn ku hYaa😁
@bazharizmail7203
@bazharizmail7203 4 жыл бұрын
Aar way kala baxeene
@ista-istar
@ista-istar 4 жыл бұрын
Masha allah she is lucky because she finish Quran Masha allah
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 4 жыл бұрын
Maanso loogu talo galay hoyoyinken fadlan share garee kzbin.info/www/bejne/pavViaprjtGfgLs
@xilkasdugsiiya2327
@xilkasdugsiiya2327 4 жыл бұрын
Hibaaq gobaad aad baan u jeclahay wlhi maasha allaah horumar wacan abaaayo mcn
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 4 жыл бұрын
Maanso loogu talo galay hoyoyinken fadlan share garee kzbin.info/www/bejne/pavViaprjtGfgLs
@marshmellbh6976
@marshmellbh6976 4 жыл бұрын
Intay suuradda ويل للمطففين ugu adkayd like👍 Hibaaq gobaad team
@ayaanahmed107
@ayaanahmed107 4 жыл бұрын
Dabka ka naaqus hibaaqeey halkii u dambaysaa u gaysee,
@hamdarashiid1134
@hamdarashiid1134 4 жыл бұрын
2 bilood baan ku jiray suuradaa
@amuunaxmedaxmed952
@amuunaxmedaxmed952 4 жыл бұрын
ana wa suradi igu adkayid tasi
@abdallehassanibrahim2363
@abdallehassanibrahim2363 4 жыл бұрын
ويل للمطففين suuradii igu adkayd quraanka intaan baranayey
@craxmaanxasan3842
@craxmaanxasan3842 3 жыл бұрын
Alaah Anama Arag suurad ka Adag wllhy
@nouhislam8076
@nouhislam8076 4 жыл бұрын
Hibaq sidan man modi jirin. Waxay waydy qof dariiqa saxda ah gacanta ku qabta. Wll u duceya in ilahay fanka ka madobeyo ilahay ha ka madoobeyo amiin
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabi
@ilhaam6927
@ilhaam6927 4 жыл бұрын
Amin ya rabi she looks qof wanagsan Mashallaha
@maariyamaxamed9021
@maariyamaxamed9021 4 жыл бұрын
Amiin
@aminaidris426
@aminaidris426 3 жыл бұрын
Aamiin
@ebyanofficial8963
@ebyanofficial8963 4 жыл бұрын
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏
@raxmasaleeban2749
@raxmasaleeban2749 4 жыл бұрын
Caloosha i hurasay apaayo
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 4 жыл бұрын
mxd ka faaidi marka
@mustafabashiir7050
@mustafabashiir7050 4 жыл бұрын
Waa ku saray walshy
@updiazizsiso2648
@updiazizsiso2648 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/rKLIpIGqYtxjn68 Challenge qosoL badan baL ilaa arag 😂
@jamacabdilahi8980
@jamacabdilahi8980 4 жыл бұрын
Waad naga nixisay
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 4 жыл бұрын
Sheekh Ibrahim ay nala dhigan jirtay wlhie hibaaq ma wayna😍
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 4 жыл бұрын
Maanso loogu talo galay hoyoyinken fadlan share garee kzbin.info/www/bejne/pavViaprjtGfgLs
@muhammedmuhammed8033
@muhammedmuhammed8033 4 жыл бұрын
Yaa waa weyntahay hawar waaye🙄
@wllcuuu187
@wllcuuu187 4 жыл бұрын
@@muhammedmuhammed8033 hooyadaba waa habar😏
@maryancuud2548
@maryancuud2548 4 жыл бұрын
Muhammed Muhammed adiga yaa ku dirsaday howshas
@abdiladiifahmed4657
@abdiladiifahmed4657 4 жыл бұрын
@@wllcuuu187 😂🐵
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 4 жыл бұрын
Gbdhan waan iska jeclahy gbdhaha kartida leh waan jeclahy waan rajeyn inn mar uun la kulmo hibaaq degan waaye magacgu from gaalkcyo
@fadumoina2810
@fadumoina2810 4 жыл бұрын
Halmid ayaa igu kaliftay comment gan wiilkan crahmaan waa wiil walahi talant leh sida uu barnamjiyada udiyariyo sida u sualaha uso waydiyo dadka inta badan waa wiil noso gudbiya wax cusub badanana waxan ku arkay isago fikrado cusub noso gudbinaya wxu sualaha uwaydiya dadka si ay akhlaaq ku jirto suashuna ay tahay sual bulshadu ubaahnathy waan jeclaan laha hadi wariyayashena ay sida abdirahman o kale ahaan lahayen wxkale kuma odhanayo hadad commentgayga aragto hore usoco walal waxad tahay dadki lo baahna taagero buuxo ayaan ku haya halka iyo gobalki gabilay ee cagarna ban kaso salamaya keeb goin wll
@finisherhd4310
@finisherhd4310 4 жыл бұрын
Thanks
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 4 жыл бұрын
Maanso loogu talo galay hoyoyinken fadlan share garee kzbin.info/www/bejne/pavViaprjtGfgLs
@marwomaysa9709
@marwomaysa9709 4 жыл бұрын
Asuum Ahmed wn kugu raacsanahay 👍
@jamaljiite2471
@jamaljiite2471 4 жыл бұрын
Runtaa kahadashay❤️🥰
@ciiltireyare7139
@ciiltireyare7139 4 жыл бұрын
inta jecel in la soo fadhiisiiyo najma nazhaad like ta
@hodancagayare5879
@hodancagayare5879 4 жыл бұрын
Waa inaan akhlaaq leh ilaahy hakasaro fanka xun ee ay ku jirtana
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 4 жыл бұрын
Maanso loogu talo galay hoyoyinken fadlan share garee kzbin.info/www/bejne/pavViaprjtGfgLs
@hgh6577
@hgh6577 4 жыл бұрын
Aamin
@ummuayan8227
@ummuayan8227 4 жыл бұрын
Amiin wagabadh qaliyaa
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah Aamiin
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Hibaqey walaal suqaarkaas cajiibka ah eed kasoo tuurtey quruxdiisa iyo sida nadiifta ah eed u karisey baa i gaajo galisey, inuu macaan yahay halkasan ka gartaa, masha Allah. Allah ha idiin shifeeyo. Saladkii macmacaankiina waa kaas ee iskaga dejiya.🥗🥮🍰🤗
@carryonregardless4071
@carryonregardless4071 4 жыл бұрын
Hadi an nin ahaan lahaa Hibaaq waan gursanlahaa, iskudabecaat ayaa nunahay MASHALLAH ♥️❤️💕💋💋
@ibrahimosman1344
@ibrahimosman1344 4 жыл бұрын
Hibaaq wa qof sida magaceeda ka muuqata gob ah runti wa gabadh miskiina oo qalbi fiican alle ha sharfee
@AbdishakourAdam
@AbdishakourAdam 4 жыл бұрын
Ibnu kasiir iyo schoolka sheikh ibraahim yaa garanaya farta soo taag ✊
@nasrahassan8570
@nasrahassan8570 4 жыл бұрын
Ibnu kasiir anaaaba ksoo bxay wllhi 🤣
@maanlulaahmed9003
@maanlulaahmed9003 4 жыл бұрын
Mcalin cawil mcalinka quranka e umul kasiir sheikh ibraahimna waa schoolkygi masha allaah
@farhiyaali5050
@farhiyaali5050 4 жыл бұрын
Illlahay amarkis gabdhan wan iska jeclahay hadan mar hargeso tagi laha wan si boqan lahaa
@___User2014_____
@___User2014_____ 4 жыл бұрын
😂😂😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 жыл бұрын
Waa taageeraa gabadhaan waana qof edeb iyo xishoodbadan soomalidoodhami weyska jecelyihiin illaahay amarkii qof mucaarad ku ah maan arkin daganaan iyo karti quraanka hadey dhamaysayna waa maanshaa allaah asturnaanta iyo salaada kudadaal hibaaqeey heesa uun iskadaa horey usoco from puntland🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️
@AbdirahmanDestivano1011
@AbdirahmanDestivano1011 4 жыл бұрын
jilaaa nimada kugu taageera hibaaq gobaad✌✌keep going💥💥🔥
@araksaananni3432
@araksaananni3432 4 жыл бұрын
Alahuma abarak she is stunning masha Allah true beauty with dhaqaan. Her whole ora is masha Allah may Allah guide and protect her
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 4 жыл бұрын
walaashay khayr baan kuu rajeynayaa. hal talo oo ahayd in wariyaha kaa duubayaa kuu sheegi lahaa waa calaashiga xanjada marka duubid sidan oo kale la samaynayo. thanks walaashay. no hard feeling.
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
Midhkaa amba waan saluugay se sida kle barnaamij qurux bdn oon la dareemin bu aha su'aal ba su'aal ka xiiso bdneyd.... lagamana caajiseyn
@giiremaxamed443
@giiremaxamed443 4 жыл бұрын
Quraanku yaanu ku qabniin Hibaaq ee timaha astur... Waa iga wano... Wllshy waxan ku jecelahay Si walaltinimo, islaanimo, somalinimo iyo somalilandernimo..... Nafteyda ayaa ka raliyee Rabiga ha ku dhawroo Dharaartey indhahaygu Walaalku arkanaa Farxadbaan la dholooliyee Dhinaca noloshee wanagsan Gobad u talab-soo Hibaq hore-u-socoo Happyna noloshada ku dhamaysooo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 4 жыл бұрын
Hibaaq Waa Gabadh Karti Leh Hadal Yaqaana Ah Allah Ha Barakeeyee Anigu Waan Iska Ogolohey 🍯🔥😍🥰
@wardahibo175
@wardahibo175 4 жыл бұрын
Hibaaq waa gabdh aan dar ilahay ujecelahay 😍
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 4 жыл бұрын
Masha Allah sxb si waayo aragnimo ka muuqato ayaad weydiimaha uweydiisey qaybta danbe waxaanba moodey inaan Hibaaq waraysanayo Hibo ayaa kugu dahsoonayd👏
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 4 жыл бұрын
Wlhi isku mid ayaan nahay waylu mudadafiin ayaa igu adkeed 😭😭😭
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 4 жыл бұрын
Maanso loogu talo galay hoyoyinken fadlan share garee kzbin.info/www/bejne/pavViaprjtGfgLs
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 4 жыл бұрын
Wallahi anba way igu adkeed mrky tidhi ano taydi niyada ku hysta wan yaabay 😂😂
@haniycadey9725
@haniycadey9725 4 жыл бұрын
Hhhh ani xataa way igu adkad markii laway rinayeey ayadan sugayeey inay shage dontoh
@muniirmuniir2747
@muniirmuniir2747 4 жыл бұрын
Walhi. Isku mid aayn ahyn
@fardowsayusuf2976
@fardowsayusuf2976 4 жыл бұрын
Ahmed Mahad iskumid baanahy walabadanyahy wali lamyakun idhered 🤣🤣🤣🤣🤣
@osmanbache1281
@osmanbache1281 4 жыл бұрын
Masha Allah gabadh wngsan illahe ah ku siyoo siday riyadaadu tahay alle ah ku rumeyoo niyaadaada walashay qali hibaq wan ku tageera waxaa tahay qofta kaliyaa ee si dhab ah u tageera somliland halka gabdhaha'a walhi baas ina ku dawodo u baa raaba riwayadahaga iyo filimadaada.alle ah ku barakeyoo maheerata SBS💯💯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 4 жыл бұрын
Hibaq waa jilaa ama actor aad u saraysa qurux iyo asluubna ilaahay ku galaday mararka qaar waxaan is waydiiyaa kuliyad jilaanimo ayadoon ka soo bixin hadana sida xirfada leh ay roolkeeda u jisho. Hibaaq is amazing star and awesome enterpenour 👏👏👏
@cabdicasiisrooble8005
@cabdicasiisrooble8005 4 жыл бұрын
Aniga fanka ma amaanayo lkn se hibaaq waan jeclahay run ahaantii Waan jeclahy walashy badbaado oo iska daydo fanka
@aasiyaraxma1885
@aasiyaraxma1885 4 жыл бұрын
Hibaaq hooyaded ban aqoonsaday wlh hore uman aqoon farxiya faarax caarshe waa walashay inabtiday weeye hibaaqey habaryarban kuu ahay barasho wanagsan hbo mcn hore wan kuu taageeri jiray lken inay wlashay kudhashay maantan ku bartay 💋❤
@abdiwelisiciidguray4835
@abdiwelisiciidguray4835 4 жыл бұрын
Hahah Ma habaryarbaa utahay Waa iska dhale. Haa
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 жыл бұрын
Ina caarshe ma habar yoonis baa oo sacad yoonisa mid baan aqaanaa Danmark nala degen oo la yidhaa hibo caarshe tolow ma habar yarteedbaa 🤔🤔
@barwaaqojamac8440
@barwaaqojamac8440 4 жыл бұрын
@@somalidhabah1485 adi maxaa ka galay ta kale habar yoonis marka laga yimado sacad yonis iyaga lala dagaye ma kuwi la degi jirad tahay🤔🤔🤔🤔🤔
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 жыл бұрын
@@barwaaqojamac8440 jawaab xumo ayaad ku cadaab mudanaysaa naaa heedhe anigu ku la dega ma ihi aqoonta miyaad diiday mise suaasha halkee ku bukta hoogto soomaalidu waa dad iswada dhalay oo is yaqaana bisinka 🤣🤣🤣🤣
@barwaaqojamac8440
@barwaaqojamac8440 4 жыл бұрын
@@somalidhabah1485 ok zxp hadad taqanid waa nag habar jecelo AH oo Cali bare ah marka sacad yoonis ka dhamow
@abdiqaadirali1220
@abdiqaadirali1220 4 жыл бұрын
Oo hadaa Hibaaqa waa inaaderty Hadii ahy berkada cali xirsi kudhalaty ❤️❤️❤️❤️😍👍👍👍
@sakeriyehussein7564
@sakeriyehussein7564 4 жыл бұрын
Cali bare 🤣🤣🤣🤣
@amreenfarah9017
@amreenfarah9017 3 жыл бұрын
Hibaaq in ay heesto maanan ogeyn hadaba ii maqala hibaq atariisho qatar ah iney tahy aan ogahay waxan kubartay flimkii ay hooyada u eheed magicii gabadhi hibaq dhashay wanba ilaaway 😁 iyo flimki miyi iyo magalo hada soonkan na waan sugayaa film kale oo hibaaq atariisho katahy insha Allah 😉🥰 masha Allah Ilahay amarkiis hibaaq waba iska jeclahay, hibaaq wexey qalbigeyga ay udagtay wa qof qalbi qurux badan oo calool saafiya, ilahay na waxan uga baryaayaa in uu kamadoweeyo mukurka, irsaaq waasaca iyo nolol qaboow alle haku deeqo aamiin business keda na alle ha ubarakeyo, Jeceelkeyga gaarsii hibaq cadey.😘❤
@ciiseyare100
@ciiseyare100 4 жыл бұрын
Waa gabadha kaliyee qof neceb ah an arag from Hong Kong
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 4 жыл бұрын
HIPAK waa gabdh Reer Burco ah Aadbnn uslmyaaaa💞💞💞💞👑👑🤴🤴♥️🌏🌏🌏💋💋💋
@updiazizsiso2648
@updiazizsiso2648 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/rKLIpIGqYtxjn68 Challenge qosoL badan baL ilaa arag 😂
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
Reer burco inay thy yaa ku haysta? Se Burco may soo saarinee dadka burco hala hoos ordin ni0
@hamuch7083
@hamuch7083 4 жыл бұрын
@@Who_are_you900 caadi iska dhig waxpa nagama khuzeeyan cida soo sartay lkn meesha ayka zoo jeedunpa lashegay takale talantigeeda soo saraye cidi mazoo sarin fahano reer badiyo🤫
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
@@hamuch7083 burco waba magaladeydiii labaad 😂😂 wllo mhdsnid. Hibaduna meel baa lagu soo bandhigaa ee kuma timaad hibaan leeyhy iyo dad aqbala !.. markaa hibadeedii baa la aqblay e kaligeed mudh may noqon! Wn ku salaamay wllshey
@hodanmuse3296
@hodanmuse3296 4 жыл бұрын
Ala wlhi qli ma waxad ku dhaltay barkada ali xirsi💋😍💝💓💞❤🥰⚘🌹🥀😘
@drabdilahiomer5458
@drabdilahiomer5458 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk Waa gabadh Akhlaq wanaagsan weyan
@hodanmuse3296
@hodanmuse3296 4 жыл бұрын
Dr abdilaahi waa runta
@abdiheybe3820
@abdiheybe3820 4 жыл бұрын
Wallaal qurraanka ku dhaqan waa qatar qof qurranka bartay hadana ka taga waaa
@seynababdile6147
@seynababdile6147 4 жыл бұрын
Masha allah hibaaq gobad waa gabadh xishod badan oo nagu qaali ah hadan nahay bahlah geeska❤❤❤❤
@mahadcarte7248
@mahadcarte7248 2 жыл бұрын
mnsha allaahwaa inan edab iyo daganaan leh wlhi nolow wll intay nololi jirto ,allena ha kuu rumeeyo halkaad hiigsanayso
@nasteexamohamed9392
@nasteexamohamed9392 4 жыл бұрын
Masha Allah Hibaaq Gobaad ❤️ 20min aad moodo 5 min omg Waad ku mahadsan tahay walaalka daadihiya Barnaamijkaan 🙌Dayax Films👌
@ikyabdullahi6963
@ikyabdullahi6963 4 жыл бұрын
wlhi gabar ka dagan fanka kuma arag waxa ka muqta diinta walidked so bareen ❤️💝
@piritiiawil8468
@piritiiawil8468 4 жыл бұрын
I like the way you Answer these questions M A ❤️👸🏽👸🏽👸🏽
@FANS_TEAM27
@FANS_TEAM27 4 жыл бұрын
Wooooow 😰👍👏
@soomali.offcilalso3140
@soomali.offcilalso3140 4 жыл бұрын
Ttttttt
@dhoolali7869
@dhoolali7869 4 жыл бұрын
secret star mm a von Ma my Po BMXV ppl um
@salmahussein5007
@salmahussein5007 4 жыл бұрын
Walal ilaahay hakuu barakeeyo ganacsigaaga waa risiq xalaala ee laakiin heesaha iyo jilitaanka isaga carar kana bax sida ugu dhakhso badan waayo wax ilaahay inoo abuurayba maaha waa macsi
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 жыл бұрын
Masha allah wll jawaabeheedu siday ku qancinayaan ban ka helay Caqliga allah haku daayo HIBAAQ GOBAAD🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sacaadamedia2132
@sacaadamedia2132 4 жыл бұрын
Ilaahay heesaha hakaa madoobeeyo wll qurankana hakugu soo celiyo
@abdirahmanbarud9560
@abdirahmanbarud9560 4 жыл бұрын
Daqiiqada 18:28 ( waxkastoo aan niyada kuhaysto waxa laga yaabaa in aanan Nasiib ulahayn ) ayay tidhi Hibaaq actually kalmadaa #Nasiib qalbigayga aad ayay u taabatay waana ta ihaysata laftayda runtii 😭😭😭😭😭😭😭😭 from Hargeisa Somaliland
@maxamedwali5017
@maxamedwali5017 4 жыл бұрын
Alle haku caawiyo sxb
@susum9099
@susum9099 4 жыл бұрын
Nagga ha iga oohin wllo😭😭
@abdirahmanbarud9560
@abdirahmanbarud9560 4 жыл бұрын
@@susum9099 wllo waaruntay sharafeey
@ayannamohamed8113
@ayannamohamed8113 4 жыл бұрын
18:25 dheh allaha ku fudaydiyo waxkastood jeceshay oo macsi lahayn wll
@abdirahmanbarud9560
@abdirahmanbarud9560 4 жыл бұрын
@@ayannamohamed8113 Ameeeen walaashay qaali Thanks pig respect wllo
@hibomohamed8745
@hibomohamed8745 4 жыл бұрын
Hibaaq waxn ku taageera jilaanimadeda waligeya heesaheeda ma dhageysan mana dhageysto heesaha lkn abaayo waxthy shaqsi aan alle dartii u jcllhy
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 4 жыл бұрын
Masha allah hibakh wa gabar garti badan horay u soco walashey si garan ku jeclahay hibakh 🥰😍❤️🌹
@10-mohamud75
@10-mohamud75 4 жыл бұрын
Hibaaq Gobaad waa Fanaanad aan tageero Allah wxn kaa baryayaa inuu owlaad qeyr qabto ku siiyo sidaa u jeceshahy inaa hooyo noqotit ❤️🇸🇴
@cbasidismail715
@cbasidismail715 3 жыл бұрын
Hibaaq gobad - Ixtiraam badan ayaan u hayaa Runtii heeseheeda wan xiiseeyaa💗💖💕💔💓
@najaxnayruozofficiall9008
@najaxnayruozofficiall9008 4 жыл бұрын
Hipaaq walhi waa jclhye kal iyo lab will ilhye ha ku dhawor mar walb waxd thye qof an xisyoh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rahmarawsa131
@rahmarawsa131 4 жыл бұрын
Mnzhalh wlhi wn jecelhy hibaaq Wa inan wngzan oo edeb le💔💋
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 11 ай бұрын
Masha Allah aniga xitaa waan jeclahay sheikh mustafa ismaaciil
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Жыл бұрын
Walahay wan quslay. Wa surada igu adkayd ee. Anan ilawyn suradaas way ii dhiibtay. Manshaalaah tabarakalaah
@sucadmaxamed1116
@sucadmaxamed1116 4 жыл бұрын
Hibaaq wa walal ku jecel unowo diintii iyo qurankii aduunku waa maamlmo kooban yuu hodin waad ogtay dambiga ruwayada iyo heesa quranku yaanu kuxujayn
@queenesra5409
@queenesra5409 4 жыл бұрын
Mansha alla Mansha allah Nolosha guul allaha kaa garsiyo xbbti Aad ayaan ugu faracsanahay herka aad jogto allaha nolosha guul muqata kaa garsiyo insha allah qof sharaaf iyo akhlaaq iga muqato ayaa tahay sidas ayaan kugu ogahay qaliyey❤❤
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli 4 жыл бұрын
Nin talented ah baa waraystay gabadh iyadna talanted ah cajiip🙏🏻
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 4 жыл бұрын
ASC Cabdiraxmaan iyo Hibaaq Gobaad aad yan uga heley barnaamijkan si qurux badan ayuu dhacay runtii Hibaaq waa gabadh aad u dagan, hadii aan kaftamo waxaan islahaa xaas bey u tahay Yussuf cegaag 😂😂😂😂intaas waa iga fatan aad baan idin salaamaya love ❤️ you guys ❤️❤️❤️❤️
@boqran2974
@boqran2974 4 жыл бұрын
Isku mid ayaan nahy laba qof iskuma wadi karo wlhi markaan qofkaas kala hadhno inaan qof kale barto mooye Niyadaydu ima siiyoba
@boqran2974
@boqran2974 4 жыл бұрын
@Maxamed Maahir mahadsanid wllo
@Simmran
@Simmran 4 жыл бұрын
Minq Adam dabeecadas ayn leyahay anigaba qof wan lawadi kara blse laba qof qiyaano nafteyda ban u arka ilen biniadamka hal qalbi ayuleyahay wan layaba hablaha 5ta iyo dhowrka qof xirir lasameya runti
@boqran2974
@boqran2974 4 жыл бұрын
@@Simmran wlhi habloho dhan way ila yaban naa Hal qof lays kuma koobay idhehaan 👏
@Simmran
@Simmran 4 жыл бұрын
@@boqran2974 huuno sidaa tahay aya kuu wacan ragga badan nolosha dambe balwad beey unoqon marka waxan kuleyahay waliga qalbigaga kahaka dhigan mel qof walbo leeyahay ee mid uun sii hadad is afgaran weysana kukala socda anigaba sida ayn ahay mana rabo inan iska badalo adigana sidaada waxba haka badalin mcnto
@boqran2974
@boqran2974 4 жыл бұрын
@@Simmran hye xbb waaba aruur ilahay ooma badali karo mana Rabo inaan iska badalo Alxamdullillah
@bigboss1113
@bigboss1113 4 жыл бұрын
HipaaQ WaxaY Necbeed Ama Ku Adkaaa Chemistry Annna lamid Ayn ahy inta ilamidaH LikE
@muxibaali9852
@muxibaali9852 4 жыл бұрын
Waa maadadeyda aan ugu jeclahay kwrn
@khaletabdirahman1807
@khaletabdirahman1807 4 жыл бұрын
Chemistry ugu jeclaa wlhi
@nimcomahamed453
@nimcomahamed453 4 жыл бұрын
Chemistry ugu jecelay wax la dhigto s 😁
@aishaelmi8534
@aishaelmi8534 4 жыл бұрын
Biology necbiyaa
@aishaelmi8534
@aishaelmi8534 4 жыл бұрын
Physics ayaan ugu jeclhy maadoyinka
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 4 жыл бұрын
Hibaaq waa inan aad ufiican waana fanaanadii igu horeysty aan kamaqalo quraanka waan dhameeyey Illaahy fanka hakasaaro wlaasheen adduunka waa laga tegeyaaye
@hamdaabdillahiahmed2094
@hamdaabdillahiahmed2094 4 жыл бұрын
Manshlaah sualo muhiima ayaad waydisay si degen u warayso si degen halalagag jawaabo weldone Dayax flim
@najaxsayid6885
@najaxsayid6885 4 жыл бұрын
Masha allha abaayo ❤❤❤❤💋💋👌
@karti-soor
@karti-soor 4 жыл бұрын
Mash Allah #Hibaaq #Ugbaad Marwo gaari ah Fananaanad ganacsade Aktoorad Aftahanimo dhaqankeeni Asal. Horu-Soco.
@shushumakeupartist6649
@shushumakeupartist6649 4 жыл бұрын
Dayax films aad ban kugu hanbalyeynaya sida horumarka wacane wax uso gudbiso gaar ahaan waterseysigan horey usoco
@nihaalnaasir433
@nihaalnaasir433 4 жыл бұрын
Hibaaq runtii waa gabadh daganaan iyo akhlaaq badani ka muuqato oo miisaaman, Alle haku karaameeyo sis.
@miskijama9042
@miskijama9042 4 жыл бұрын
Wll alle haku soo hanuuniyo quraankaad baratay iyo fankan iyo fisqigan aad ku jirto isma qabato ee ilaahay utoobad keen
@abwaancuriye242
@abwaancuriye242 4 жыл бұрын
*c/Raxmaan walaal Gacliye barnaamij soo saare Fiican ayaad tahay ❣️🙌*
@hoodoali7272
@hoodoali7272 3 жыл бұрын
Inantan Amar Alle wan iska jeclahey inantan 😔❤ wlow anan aqoon meheradaadu meel aykutaalo at end of day inaan soo booqdo ayaan rajeynayaa Walal Alle hakaamadoobeeyo fankan inan edab Alle siiyey ayaad tahee😇💝
@najaxnayruozofficiall9008
@najaxnayruozofficiall9008 4 жыл бұрын
M.a ala ya ciska argtidada hipaaq gobadye❤❤😘😘😙😍😙😍😙
@abdiaziizfagac2595
@abdiaziizfagac2595 4 жыл бұрын
Sidoo kale chemistry ayaa igu adkaa . Cidii ila midkaa like soo saara😁😁
@moyeeydahooy4576
@moyeeydahooy4576 4 жыл бұрын
Hibaaq waa kaheley nolosheda ilahye ha ku xafido😍😍😍😍
@kadarkhalifabdi9664
@kadarkhalifabdi9664 4 жыл бұрын
🤔🤔😉
@zallotoni8950
@zallotoni8950 4 жыл бұрын
Waylul muda fifiin anba wanka booday markan dhigan jiray quraanka❤️
@asoumabdikarin388
@asoumabdikarin388 4 жыл бұрын
Hibaaq gobaad waaa inaan aan kartideeda iyo wanageeda jeclahy meelo badaan wlhi iskaga midbaan nahy xataa quraanka ku adka wlhi way igu adkayd anigana xataa inaana la saxipin hablaha iyo meelo klo badan😍❤️one love hibaaq gobaad😍
@wahiibcade1043
@wahiibcade1043 4 жыл бұрын
soo fadhiisi mursal muuse noo weydii muxuu ufuray khadra silimo
@zalmaqueen4213
@zalmaqueen4213 4 жыл бұрын
Wllhi waa xaqiiqo🤣🤣🤣
@bigboss1113
@bigboss1113 4 жыл бұрын
Fariiiid wlhi
@munobashiir6768
@munobashiir6768 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@caynilaamaj478
@caynilaamaj478 4 жыл бұрын
Wx nool 🤣🤣🤣
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ahlamcadey8081
@ahlamcadey8081 4 жыл бұрын
Hibaq gobaad full respect really wa hamigeyga heerkey joogto inan gaaro ilaa heesaha mahe
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 4 жыл бұрын
Maanso loogu talo galay hoyoyinken fadlan share garee kzbin.info/www/bejne/pavViaprjtGfgLs
@nimc_8
@nimc_8 3 жыл бұрын
Hibaaq yuusuf cabdi gurey inaderty labaad sharaf korkaaga mcnei 😊❤️👸🏽
@rahmadaaus344
@rahmadaaus344 4 жыл бұрын
Alle haku xafido wllo wan ku jecelahay waliba dar alle hibaqeey
@absmo2391
@absmo2391 4 жыл бұрын
She is a wife material,I m shocked she is still single I really liked her personality and the way she answered every question......I hope she changes coarse before it's too late
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
😂😂💍
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 4 жыл бұрын
Wife material?!
@hamdiesa7708
@hamdiesa7708 4 жыл бұрын
Masha Allah wlshy Hibaaq Gobaad horay u soco✌️👏👑🙆❤
@abdiomer6275
@abdiomer6275 4 жыл бұрын
50k MarkeY gaadho like_Ta igu qapi
@jamajama5575
@jamajama5575 4 жыл бұрын
Hibaaq wa qof horumar leeh adbaanan u tageera fankeda iyo sheekadeeda hore u soco ayaan ku leyahay
@simanyarey496
@simanyarey496 4 жыл бұрын
Hibaaq gobaad waa gabdh aqlaaq badan masha Allh anoo wax aqoon ah u lahayn hadan way ka muuqada ❤️❤️❤️🥰
@munagamuute4013
@munagamuute4013 4 жыл бұрын
Insha allah illhay haka saro🤲 Like sara cidlo lajecel inay kabaxdo plz
@nadiiraabdrizack8770
@nadiiraabdrizack8770 3 жыл бұрын
Hibaaq gobaad dar Alle ku jecel walal fanka alle hakaa saaro qalbigaga nadiif weye run sheegid badan kaaa muqata wll
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 4 жыл бұрын
Hibaaq Waxay Dhigan Jirtay Schoolkaygi iyo Malcaamadaydi❤❤🤗
@somalitiktok32
@somalitiktok32 4 жыл бұрын
*Hadad barnamijka documentry ga jeceshahay like ta haila dhaafin*
@iqramohamalin5180
@iqramohamalin5180 4 жыл бұрын
Inaguna kama filayno hibaaq balwad 💘💘👏👏
@theonedirir
@theonedirir 4 жыл бұрын
Manshallah Wll C.raxman su'aalo maskaxdeena kaguuxayay bad iwaydiisay walaasheen THANKS BRO Documentary yada noocaanoo kale noosoobadi.m
@mabrukcali1648
@mabrukcali1648 4 жыл бұрын
Hibaaq yuuzuf abdi Wn iska kaa jeclahay wllhi wllo Ilahay hakuu barakeeyo ganacsigaaga❤🤲
@ariizha0pthiali901
@ariizha0pthiali901 4 жыл бұрын
Hipaaq tagera puuxa ku aHy hppip❣❤💋
@monicalucky7218
@monicalucky7218 4 жыл бұрын
Masaha allah alle ha ku xiftiyo guul iyo gobanimo ayan alle kagaga baryay hibaq gobad cadawga u nolow isha allah❤❤🤲🤲🤲
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 жыл бұрын
MNZHA ALLH WLLSHYYYY HIBAAAQ GOBAAD ♥️♥️⚘♥️⚘WLLSHYY GARIYEY ILHY HAKU XIFTIDO♥️⚘♥️⚘♥️
@asadsalad5752
@asadsalad5752 Жыл бұрын
Mash allah am really honored for ur success my beautiful sister keep going may Allaha with you blessed you ❤❤❤❤❤
@booramequruxweeye8376
@booramequruxweeye8376 4 жыл бұрын
Hibaaq waa inan Yar oo caruura reer burco dhan baa garanaya
@Norwey000
@Norwey000 4 жыл бұрын
Carurta wa 0-17. 18-29 wa dhalinyaro .iyada na wa nag wyn
@booramequruxweeye8376
@booramequruxweeye8376 4 жыл бұрын
hindi af somali yadoo yar Yar baan garanaya
@mubarikabdalla5963
@mubarikabdalla5963 4 жыл бұрын
Mansha allah walaashay hibaaq gobaad qof qaaliya aheed oo dagaal badan waxaan so wada dhiganay isku galaas aheen qof funny aheed waa xasuusta anagoo galaaska fadhina dadka kaga qoslin jiray. Shiikh ibraahim ninkii soo mara hibaaq xasuusata ta wlala salamata waa ka qaday dheexa wlala isku ciyaal aheen
@mounibmed4471
@mounibmed4471 4 жыл бұрын
Masha Allah ma sœur bravo félicitations 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏que dieux te protège AMINÉ AMINÉ 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@qqqqqq2863
@qqqqqq2863 4 жыл бұрын
Cawke illaahy ha unaxaristo ku dayashada iska dhaafa
@ugbaadkhadar1329
@ugbaadkhadar1329 3 жыл бұрын
Walhi hibaaq waa qof vican alleh ha ku sharfo wllo qli
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 4 жыл бұрын
Maasha Allah waa gabar xaafidada Allaha xifdiyo hibaaq siday sheegtay nisaa waa suuradaha quranka ugu adag ilaahey heesaha haka madoobeeyo quran iyo music isku meel magalaan
@daaciilalkhayr5605
@daaciilalkhayr5605 4 жыл бұрын
QUR,AAN ONLINE ku baro qur,aanka kariimka ah qaab casri ah oo online ah ____________________ (ku baro quranka adoo jooga gurigaga ama goobtada shaqo) ▪︎Muddo Kooban▪︎ *qaabkee ayay casharadu u baxayaan*? _________________________ waxay ku baxayaan hab maqal iyo muuqal ah adigoo si toos ah ula socon karto macalimka •qaabkeen uga qayb qaadan karaa? _________________________ _waxaad uga qayb qaadan karta moobeelkaaga Gacanta ah iyo inaad diyar u tahay barashada quranka_kariimka ah •imisa sanno ayan ku dhamayn karaa quranka? _______________________ kolay waxay ku xeran tahay dadaalkaaga Iyo fahamkaaga lkn anagu quranka ugu badnaan waxan Ugu dhamaynaa sano sideen ugu qayb qaadanaya imtixaanada? waxaad ugu qayb qadanaysaa hab online ah imisa cisho ayaan dhigan karaa? waxad dhigan kartaa:- maalmaha todobaadka iyo week ends ka ( khamista iy jimcaha)* _MAHAD_SANIDIIN Fadllan Nagala soo xidhiidh 252634202646 252634829393 ||| Wattsapp:iimo Telegram Viber|||
@akshu.abhira
@akshu.abhira 4 жыл бұрын
Mashaa allah hibaaq waa qof qalbi fiican dagan heesaha iney iska dhaaftaan rajeynaa
HABOON NUURA IYO CAMERA DA QARSOON
13:58
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 312 М.
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Barnaamij gaar ah: Najma Nashaad iyo Maxamed Maame
17:09
VOA Somali
Рет қаралды 150 М.
AROOSKI KING NAAMIR IYO ISTAREEX ❤️💍
4:22
FOOJE STUDIO
Рет қаралды 20 М.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweel
Рет қаралды 832 М.
MALINTENA CADIGA DAILY LIFE #my_rajo
16:54
MY RAJO
Рет қаралды 45 М.
DAAWO CHALLENGE | INDHAHA LAYSKA XIDHAYO IYO XUJOOYIN ADAG
19:38
Ali Zaki Official
Рет қаралды 322 М.
BARNAMIJKA SU’AALAHA IYO JAWAABAHA INSTAGRAM
28:06
Ali Zaki Official
Рет қаралды 209 М.
GUUL  UGU DAMBEYN LUUL AABAHEED O XAQIIQDA BANAANKA KEENAY
11:19
NARUURO CHANNEL
Рет қаралды 993
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН