WAA TUMA MAGOOL, HALKEE AYEYNA KA SOO JEEDAA

  Рет қаралды 37,137

UMMADDA PRODUCTION

UMMADDA PRODUCTION

Күн бұрын

BOQORADDA CODKA FANKA SOOMAALIYEED

Пікірлер: 51
@loulayoussouf7275
@loulayoussouf7275 Жыл бұрын
Allaha unxariisto xalimo khaliif cumar bare magool oo dhimatey 19/03/2004.
@kamaalk933
@kamaalk933 3 жыл бұрын
Alle ha unaxriisto xaliimo khaliif cumar Barre magool
@loulayoussouf7275
@loulayoussouf7275 Жыл бұрын
Jannadii farduusa allaha ka waraabiyo magool.
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 Жыл бұрын
المرحومه جوهرة الصومال حليمه خليف مغول الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Waxaan ahay Hal-abuur soomaaliyeed Oo aad u dhalinyaro ah Waxaan si xad dhaaf ah Ujeclahay Fankii iyo suugaantii Hore waxan ahay da'da 19 sano jir Waxan leeyahay suugaan badan oo afartaneeyo gaadhaysa Waxan Codkooda markaan maqlo aan Is idhaahdaa Waqtigoodii hadii aad soo gaadhi lahayd Midhaha dadkaad u dhiibi lahayd magool alle ha unaxariistee baa kamida Waan ka Murugoodaa Runtii Inaan nasiib uhelin Heeshaayga Waddaniga ah iyo jaceylka maadaama Abwaanadii hore In magocoodu Kor ukoco ay sabab u ahayd fanaaniinta qaadaya heesaha iyo sido kale Muusiga iyo Laxanka.💔🙏 Qoraalkan waxan qorayaa Habeen Isniin ah Taariikhduna tahay 13/11/2022 saacada 10:35 Mahadsanidiin inta akhrisatay fariintayda✍
@salaadmaxamedwardheere8166
@salaadmaxamedwardheere8166 5 ай бұрын
sxb raga qaar ee aad tiri wey la heestay ma la heesin wana ka mid ah raga aysan la hesin ee aad tiri wey la heesta axmad nuur jaangoow cabdi tahliil hanuuniye maxamad jaamac joow iyo nin aad ku shegtay cabdi cawil marka iska hubi
@fe8445
@fe8445 Жыл бұрын
Allah haw naxariisto. Taariiqda àad sheegtay waa sax. Halganka dalka qayb wayn bay ka qaadatay. Somaaliya aad bay u jeclayd.
@Aveed__1
@Aveed__1 Жыл бұрын
Jeceyl so tii meydadka somalida qabilka isku dilayay hurineysay
@fe8445
@fe8445 Жыл бұрын
Taasi waa fikradaada. Laakiin qof markaad eedeyso cadayn baa loo baahan yahay. Eed Soomaali oo qofka qabiil lagu naco lama rabo. Allah haw naxariisto.
@SamsamAbdule
@SamsamAbdule 4 ай бұрын
Magoool waa habargidie ceeyr ah. Nasabyo isdhaley..
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 5 ай бұрын
Xaliima qaliif magool allaha unaxariisto
@adenmoussa6705
@adenmoussa6705 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto. Amine
@ZahroMahad-x3t
@ZahroMahad-x3t 4 ай бұрын
Allah haunxristo xalima qalif magool dagaaladii kamaqaxin somalia
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 4 ай бұрын
Boqoradii codka xaliimo khaliif mogool
@CSeerbiya
@CSeerbiya 3 жыл бұрын
Taariikhdan sax maaha ninka werinaya wax badan ha hubiyo si aanu dadka u lumin
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Adiga taariikh sugan ma heysaa sxb
@koowtv8646
@koowtv8646 Жыл бұрын
Waxaa kamid ah in uu yiri dalka way ka dhooftay markii ay billawdeen dagaaladii, laakiin waxaa xaqiiq ah in magool ay ciidankii usc guibaabineysay oo caydiid la socotay ilaa xadka kenya.
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 7 ай бұрын
Alle.hawnaxariisto.abwaaniinta.saxardiid.cilmi.baad.ilawde.ubadnaa.heesaa
@koowtv8646
@koowtv8646 Жыл бұрын
War ninku been badanaa, magool dalka way ka tagtay xilligii ay dagaalkii siyaad barre ku yeh, war saw tii caydiid daba socotay ilaa gedo ee makarafoonka ku guubaabineysay usc.
@aliabdirahmanjama650
@aliabdirahmanjama650 3 жыл бұрын
Heesta banaadiri hargaysa ayay ka qaaday waa qaraamigii hargaysa laga qaadi jiray midhaha waxa kla lahaa ismaciil cagaf cali sugule xuseen aw faarax abwaan qaasim
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Hesta Raxeye banadiri waxa alifay axmadey abubakar al camari 1960 ayuu sameyay codka iyo laxankaba waxa uu ka soo jedaa muqdisho raxeye banadiri marka laka tarikhenayo dhageeso abwaan cabdulahi qarshi iyo xudeydi markaa in aad qanacdo ayan rajenayaa wll
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Laxanka banaadiri waxaa leh axmadey abuubakar al camaari
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 2 жыл бұрын
Soo uririya heesti qaramiga Waxan anigu idinka codsanlaha qarami somalia taarikhdi ummadda somalia lahad waa iga talo
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 3 жыл бұрын
Runtii waa umulkathum ta somalida ilaa hadana lama hayo cid u dhiganta. ilaahay ha u naxariisto.
@koowtv8646
@koowtv8646 Жыл бұрын
Fartuun balbalaarka ayaa booskeedii buuxisay.
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 2 жыл бұрын
Maxamed suleban tubec Magool iyo salax Gacanlow 100%waxaynu lahan fanka
@haawowarsameali-matan534
@haawowarsameali-matan534 3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 4 ай бұрын
Aniguna waxan idhi argagixisadiin somaliya ogaano alle ruuxu yaqana axadi iyo israaca inuu aminakale kadakasito weeye argagixisadini wanu wadda ogane
@wehelsameinacawaale3429
@wehelsameinacawaale3429 2 ай бұрын
BEENAALEY, HALKEY FANKA KA BILOWDEY, BANAADIRI YAA SAMEYEY, HALKEY KU QAADEY, KOOXDEE KA TIRSANEYD, YAA MAGOOL U BIXIYEY
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 ай бұрын
Nio wax sugan dadka uso gudbi Magol 1961 fanka soo gashsy Waxeyna ka bilawaday hargeysa kadip xamar uso labaty
@Boqoradda
@Boqoradda 7 ай бұрын
Taariikhda ay dhalatayba maad sheegine iska amus
@wowwow2
@wowwow2 Жыл бұрын
Warya tarikhda iska sax
@ibruadan7763
@ibruadan7763 Жыл бұрын
Nacas, waxad illowday ninkii ay la qaaday heesihii ugu banaa!! Cismaan Gacanlaw!!!
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 10 ай бұрын
Beeenta nadha dhaaf
@mahamudmahamed9893
@mahamudmahamed9893 Жыл бұрын
Maxa qaawiyeyv😡😡😡heesta baanidiriga markey qaadeyso
@abdimohamedabdi6286
@abdimohamedabdi6286 2 жыл бұрын
Tubeec aawi oo ahaa abbihii laxaka
@loulayoussouf7275
@loulayoussouf7275 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto tubeec isaguna wuxuu aha fanaan taariikhle oo wali la ilaawin.
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Жыл бұрын
Waa taariikh fak ah
@mahadadam9652
@mahadadam9652 2 жыл бұрын
War ninku been badanaa muxuu wax isku soo jacbursaday
@maxamuudosman6362
@maxamuudosman6362 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
@abdulaahimalin671
@abdulaahimalin671 2 жыл бұрын
Beenlow aan waxba ogeen taariiqda been haka sheegin dagaalkii walaalaha hiraab isku leenayeen dibada miyay ku maqneed
@waxkaogoowchannel9901
@waxkaogoowchannel9901 Жыл бұрын
Mudane aan meelaha qaar Kaa saxo waxna kuugu daro xaliimo alaha u naxariistee waxay dhalatay 1943 mida kale ma jiraan wax heeso mucaarad eey qaaday xiligii dawladii kacaanka.waxay dalka uga baxday qilaaf alaha u naxariistee qilaaf kaga yimid xaga dawlada waxad ilowday abwaankii bud dhiga u ahaa heesaha magool abwaan Xuseen aw faarax dubad oo leh heesaha maanta maanta.kii dhaba jacayl.webiyo isu ooman. iwm xaliimo uma dhiman kansarka naasaha ee waxay u dhimatay dhiig madaxa uga furnay.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
BEENTE ISKA DAAYE MARKYE HARGISA XAAGA ITOBIA KUU NOOLYD MAGACNA HARGEISA LOOGU BIXIYE HEEST AAD BANADAR KUU SHEEGYSO WAA SUUBCISE NIINKA MAGACA UU BEXEYE WAXA UU AHA XAAJI ABDI DUCALE AYUUB
@shalaychannel2201
@shalaychannel2201 5 ай бұрын
Beenloow baladweyne ayay ku dhlataay
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 4 ай бұрын
War yaa lagu maqal dhusamareb aye ku dhalatay qofa aqoon maba jire bladweyn kulaha
@ashamuse8794
@ashamuse8794 2 жыл бұрын
Waxay ka qeyb qadaatey xasuuqii Xamar tariikh xumay katagtay
@xasancali1298
@xasancali1298 Жыл бұрын
Waxay ka qeyb ahayd ceyrintii gaalkii afka weynaa ee siyaad barre
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 2 жыл бұрын
Waxba kama taqaanid magool taariikh beena ayaad ka waramaysaa
@adenmoussa6705
@adenmoussa6705 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto. Amine
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 165 М.
AFRIKAAY HURUDOOY
5:37
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 28 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 106 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
BEESHEE IYO HALKEE AYEY KA SOO JEEDAA FANAANADA HIBO NUURO
10:04
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 3,7 М.
Halkee ayuu ka soo jeedaa Fanaanka Tubeec, Taariikh
10:04
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 17 М.
AWEYS KHAMIIS: FANNAANKI FANKA KU QASAARAY
16:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 230 М.
COLAADDII MAGOOL IYO DALEYS@bulshadacusub
8:11
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 10 М.
FANAANIIN KA TIRSAN QABIILO KALE@bulshadacusub
7:41
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 57 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "AAN HESHIINO"
10:14
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 106 МЛН