Xuska Cawke (AUN): Wareysi uu Sakaria Cawke La yeeshay Ruug Cadaaga Abdullahi Hajji

  Рет қаралды 150,527

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 225
@adamosman2552
@adamosman2552 Жыл бұрын
Asc Cabdillaahi Xaaji aad baad u mahadsan tahay. Adiga iyo Cawkeba tiirarkii ugu waaweynaa ee Warbaahinta Somalida soo maray baad tihiin. Allaa Yarxam Cawke.
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
Cawke Legend aan La iLaawi karin wadani soomaaliyeed oo ku yaal wadnaha qof walba oo soomaali dhab ah ILaahay ha u naxariisto Ahmed hassan cawke
@yusufal9239
@yusufal9239 3 жыл бұрын
Adeer Zakariye ilahay ha ku barakeeyo aabahaa legend ayuu ahaa adiga inshallah waan kuu rahaynayaa sidiisii oo kale.
@Abdulla336-gp9lr
@Abdulla336-gp9lr Ай бұрын
Illahay haw naxariisto cawke hadii qoralkayga aad ku aragto qalad waxa keenay ilinta indhahayga ka socota sababta oo ah wan qiiraday runtii wuxu ahaa manhaj laga barto afsomaliga iyo qiimaha somalinimo ama weriye nimo allaah yarxamu adiga sakeriye ader ku da,daal afkaga hooyo ader c/llahi xaji oo anu isku magac nahay waxaan leeyahay thnk you ader we proud of you
@wehliye09
@wehliye09 3 жыл бұрын
Allah hau' naxriiste Marxuum Cawke. Barnaamijkani wuxuu ii soo xasuusiyey sannadihii agagaarka 1972. Waxan ahay dadkii reer xamarka ee degmada Xamarweyne oo waqtiyadaasi BBC da u ordi jiray si ay u helaan warka runta ah iyo barnaamijyada Kala duwan ee ay soo saari jirtay BBC. Really this program has made me cry and remember those years under Kacaanka and XHKS and the day when the Sheikhs were murdered by a relentless firing squad. Truly Margin Cawke was a beacon of journalism and in the vast darkness of the ocean of suppression, there was a light house that lit up people's hearts. Can we pls recite a Suratul Fateha.
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Жыл бұрын
Qof kasta oo program kan dhegeysanaya please u ugu ducee janno iyo raxmad Allah Ahmed Hassan Cawke iyo ummadda Islamka ahba
@yusufal9239
@yusufal9239 3 жыл бұрын
Cawke ilaahay ha u naxriisto muwaadin xalaal ah o wadani ah ayuu ahaa, geeridiisiina aadbaan runtii uga naxay. Cabdullahi Xaaji sidoo kale waa muwaadin xalaal ah oo wadani ah, ilaahay cimrigiisa ha dheereeyo.
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 2 жыл бұрын
Inaader Fariid baa tahay sidi aabaha Sakariye Waa ku farxay Sidaad Cabdlaahi Xaaji ugu mahad Celisay Masha allah
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 2 жыл бұрын
Sakariye waa fariid, garasho badan. adeer Cabdilaahi Xaaji sida uu ugu mahadceliyey waa si qaayo leh. Mahadsanid, Barnaamiji wanaagsan ayuu ahaa. Aabbe Ilaahay ha u naxariisto.
@abeliever6823
@abeliever6823 3 жыл бұрын
MaashaaAllah. A very good program. Cawke was unique. He was a treasure of Somalia. His voice and his presentation of programs was amazing. May you, Zakariye, be someone who will fill in his shoes. I wish you success. May Allah grant him a high level Of Jannatul Firdows
@cabdikariimxaaji4380
@cabdikariimxaaji4380 3 жыл бұрын
Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay in aan arko wiil Cawke dhalay iyo weriye Abdullahi haji oo Ka sheekenaya Cawke:barnamij lagu xusayo Alle ha unaxariisto ee siiwada
@sevenscounty409
@sevenscounty409 2 жыл бұрын
zakaria has a very long way to learn afsomali, let alone to fill his dad's shoes in afsomali. but his order brother might just.
@saidamohamed4652
@saidamohamed4652 Жыл бұрын
Maashaa’alaah alanaxariistiijano alahakawaraabiyo 🇸🇴🇸🇴🇺🇸 from Mogadishu.!!!!
@kaltumkahin6354
@kaltumkahin6354 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto janatul firdowsa haka waraabiyo cowke he was a legend
@diabetesbitch9267
@diabetesbitch9267 3 жыл бұрын
Cawke was great man And pure Somali الله يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس الأعلى
@HaredDuale
@HaredDuale 8 ай бұрын
Maashaa allaah aniga sekeriye ayaaba iga yaabiyey waxgaradnimadiisa iyo sida uu adeerkii claahi xaaji ugu qanciyey mahadcelin miisaan iyo mug weyn Wuxuuna fariisiyey booskii aabihii ujoogey Guuleyso guuleyso Allaha unaxariisto dhamaanteen iyo waalidiinytaya iyo dhaamaan waalidiinta muslimiinta kuwii hore iyo kuwa dameba aamiin yaa arxamuraaximiin yaa raxiim
@Awoowe21
@Awoowe21 6 ай бұрын
Aamiin yaa Alaah. Waan kula qabaa sida aad u dhigtay. Mahadsanid walaal.
@Ahmed-ITPro
@Ahmed-ITPro 3 жыл бұрын
Mansha Allah, Adeer. Cawke was my favorite broadcaster when I was growing up
@claahi-r2y
@claahi-r2y 2 ай бұрын
alaha unaxaristo wariye cowke waa wariye somaliyed waana naga wada dhintay lajan somaliyed waxaan ku xasuustaa waraki ow tavinayay waxow ah qarax ka dhacay muqdisho dad kuwada dhamaday isla muqdisho alaha alaha u naxarusto 1/11/2024❤❤❤
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto soomaali oo dhan buu ka baxay cawke wuxuu ahaa nin soomaali ah kii ugu caansanaa taariikhda waxaana uu ahaa nin aad loo jecelyahay Allah ha u naxariisto qof wanaagsan buu ahaaye
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Жыл бұрын
MohamedAbdullahi Run baad Ahmed Hassan Cawke ka sheegtay. Allah ha u naxaristo
@kaiseahmed1669
@kaiseahmed1669 Ай бұрын
Allah ha u naxariisto Axmed Xasan Cawke markii aan dhegaystay waraysigan waxaan is arkay anigoo ay ilin ay iga timid sida aan u jeclaa wareye Axmed Xasan ilaahay ha u naxariisto weli weriye la mid ah masoo marin Soomaaliya ilaa waqtigan aynu joogno.❤
@khadarahmeddanish7066
@khadarahmeddanish7066 3 жыл бұрын
Ilhay ha u naxariisto cawke amiin Amiin
@turxaanlaawe7892
@turxaanlaawe7892 3 жыл бұрын
Afsomaaligi aabahaa iyo kan waa labo abti dadaal insha allah aabana alle haa unaxariisto
@ahmedjibril5355
@ahmedjibril5355 3 жыл бұрын
Ilahay ha u Naxariisto Halgamaa Cawke Ehelkiisii oo dhan Alla ha Barakeeyo Aamiin.
@osmanabdimohamed9523
@osmanabdimohamed9523 8 ай бұрын
Waa markii koowaad ee aan arko C/lahi Xaaji. Maasha Allah. Eebe ha u naxariisto Cawke.
@xaruntajaceylka4318
@xaruntajaceylka4318 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah Unaxariisto Wuxuu Aha Halyey Qaran
@Hassanynwa
@Hassanynwa 2 жыл бұрын
BBC Somali waxaa ugu jaclaa in aan dhageysto. Cowke, Abdullahi Xaaji Iyo Adan Nuux Dhuule. maxamud Xasan. rugcadaa ayay ahayeen. Oo codkooda aan marnaba laga cajisiin.
@bashj7379
@bashj7379 3 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariiso Ahmed Hasan Cawke Halyeey Somaliyed.
@AbdiNur-wn7fo
@AbdiNur-wn7fo 3 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto cawke .cabdulaahi xaaji Ilaahay ha ku xafido
@abdimohamed4051
@abdimohamed4051 3 жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto Wariye Axmed Xasan Cawke.
@deeqafarah3667
@deeqafarah3667 3 жыл бұрын
i can’t hold my tears 😭 Ilaahay hawnaxariisto
@ahmedgure4265
@ahmedgure4265 3 жыл бұрын
Man sha alaah cooke ale haunaxariisto wuxuu ahaa halyeeyqarab auu ahaa
@saabkeysaabkey5494
@saabkeysaabkey5494 8 ай бұрын
Cawke, Alleh ha unaxriisto. C/Llahi Xaaji addiguna Allah yaxfidak, waadna ku mahasatahay inaad ugu shekeeyo wiilkiisa Zakariye. Zakariye, Allah yaxfidak, runtti waan ku faraxsanahay Inaan arko Cawke caruurtiisa , koleey gaarimey sidde iskuday , guul addunyo iyo akhiraba. Asc. M/sanidiin.
@johnhennery5780
@johnhennery5780 9 ай бұрын
Oh it is my first time to see Abdilahi Haji. I remember when I was young boy. Abdilahi was a talented reporter. An iconic reporter.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 9 ай бұрын
Abdillahi xaji a man of the century,
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 9 ай бұрын
Cawke abwaanki saxafada,boqorki codka,aftahanki qarniga Allah haw naxariisto
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 9 ай бұрын
Qoraxdi lajoogaba aduun qaar umbaa tagiye qabri hoose weeyaan kuwii qiimo loo tirine cawke iyo qawlkiisiban abid qarsoomayne Qumatiga hadalka iyo quruxda weedhiisa cidkaloo qiyaastisa dhigi qawmkan lagawaa
@keyseamare8658
@keyseamare8658 8 ай бұрын
Do you remember, his political programme..." Africa and the Week" Toddobaadka iyo Afrika
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 8 ай бұрын
Maasha Allah meesheedii baad dhigtay. Eesh qiyaasak ku dar Waa halheyskii Cawke Allaah ha u naxariistee
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 жыл бұрын
Legend caan sare Abdullahi haji❤️❤️
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Alaha haunaxaristo yarabi Cowke 🥲🥲🥲
@shamsodaahir8098
@shamsodaahir8098 7 ай бұрын
Alaahuma aamiin
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf 3 жыл бұрын
Ilahay ha uu naxariisto cawke zakariye edo Ilahay ha kaa dhigo mid buuxiya boskii abihii magaciisiina nooleeya Ilahay ha ku xifdiyo aduun iyo akhiraba
@hamzaboomzoneandhabib6466
@hamzaboomzoneandhabib6466 9 ай бұрын
Maasha allaah illaaahay ha u naxariisto axmed h cawke abti isdiisii oo kale noqo
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 7 ай бұрын
Maashaa,allaah Waan xusuustaa Cawke Allaah ha u naxariista
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 8 ай бұрын
Ilaahay naxariistii janno ha ugu deeqo Cawke Qof hadalyaqaan ah ayuu aha
@nimcosabriye6938
@nimcosabriye6938 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxaristo wariye Axmed xasan cowke Jannatul fardowso allah ha geeyo Zakriye walaahi waa walad salaax Ilahay ha ku daysto habo Aamiin yaa allaha
@cabdikaafidaahircusmaan3161
@cabdikaafidaahircusmaan3161 3 жыл бұрын
Alaha Unaxariisto Axmed Xasan Cawke Halyey Buu ahaa
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 8 ай бұрын
Aamiiin Aamiin habbo Ilaahay naxariistii janno ha siiyo. qof qaaliya oo mudan innla xusuusto ayuu ahaa
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 7 ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto legend cawke.anigo yar ayan waxan xasuusta barnaamijki BBC ee cabdilahi xaaji u odhanjiray caawa iyo caalamka.
@AbdirashidAhmed-g9g
@AbdirashidAhmed-g9g 3 ай бұрын
Illahow uunaxarisato wariye axmed xasan cawke waayo waxaa uu ah laf dhabarka shacabka Soomaaliyeed waa lasugijiray wararka cawake iyo xayesita ama iidheh illahow Jana fartosa allaha kawarabiyo illahow aamin aamin aamin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️
@hamdaaden2246
@hamdaaden2246 8 ай бұрын
Cawke waxaan islahaa caruurtiisa isaga oo kale noqone wiilkan yar maba moodid in cawke dhalay. Alle ha u naxariisto wariye qalbiyadena ku weyn alle janadii Raxmo ha siiyo aamen ❤
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 8 ай бұрын
Oo kaalay maan alle kutusin kiisa kalee hargeisa joogaa ee cawke lamoodo inkastoo yahay whom with his father's exactly sounds but not fruitful as a cawke
@inacamuud6919
@inacamuud6919 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto ader cowke
@ciidenuwaahodan
@ciidenuwaahodan 2 жыл бұрын
Maansha. Allah. Mahadsanid. Cabdilahi. Xaaji
@sawdaismail7985
@sawdaismail7985 3 жыл бұрын
Allaaha Unaxariisto Qabrigiisana Roowdatu Min Riyaadil Jana Allaaha Ugadhigo
@hasnasahal2755
@hasnasahal2755 Жыл бұрын
Abdillahi était un journaliste de talent très apprécié par les somaliens je lui souhaite bonne santé
@MustafeUmar
@MustafeUmar 7 ай бұрын
Wariye cawke alle ha u naxatisto wiilkisana wn salamayaa iyo wariye cabdilahi xaaji sxb kii abihii wxn Hal Talo siinayaa hadiiba uu arki karo wiilka wariye cawke dhalay ader inta anad wariye noqon horta afsomaliga si fiican u baro sidii aabahaa qaniga uga ahaa hadalka iyo luuqada afka so maliga waa IGA Talo waana muhiim waa hadii aad rabto in aad hore u socoto ama lagu dhagaysto thanks
@faisaabdi4597
@faisaabdi4597 3 жыл бұрын
Inaa lilaah wainaa Ilayhu raajicuun Alaha u naxariisto inshallah Ahmed Hassan Cowke
@abdirizakariif9884
@abdirizakariif9884 2 ай бұрын
Rabbi ha unaxariisto ahmed hassan awke waxa uu ahaa rug cadaa saxafadeed oo aad uqadarin badan
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 3 жыл бұрын
BBC waxa loo dhegaysan jiray cabdilaahi xaaji iyo cawke allah haw naxariiste, waxan kale oo aan aad u jeclaa marka uu waraysiyada qaadayo cabdilaahi xaaji mansha allah welina codkiisu isma bedelin.
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 8 ай бұрын
Sxbky Ama Aderkay Axmed Xasan Cawke Waxaa Uu Ahas Nugleerkii Soomaaliya❤❤❤
@AbdirashidAhmed-dj9pe
@AbdirashidAhmed-dj9pe 9 ай бұрын
Sakariye axmed cawake aader waa xasusu wayen ilahow ku naxarisato cawake aamin aamin aamin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedmohamed-rw1ku
@ahmedmohamed-rw1ku 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto wariye sare ahmed xasan cawke
@Dr.boocbooc
@Dr.boocbooc 2 ай бұрын
Ohhh my day !!! Ninkan waaba radin jiray wajigisa codkisa sidaa uga heli jiray ilahay unba ila og ❤❤❤ Siiba marku foreign language ka uu turjumani jiray 😂😂😂
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 2 жыл бұрын
warbaahinta Soomaalida labo nin oo ka muhiimsan kana qiimo badan may soo marin Cawke iyo Cabdilaahi Xaaji.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 7 ай бұрын
ADBA MAYARAYSATID ALLE YAH RAXMA RAAXIMIIN
@de6236
@de6236 3 жыл бұрын
Ilahay haunaxaristo Cauke 🤲🤲
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 3 жыл бұрын
Inadeer wadankee tag oo xagaa afkaa wadeede aabahaa sii wad you’ll improve a lot in shaa allah
@kingsaadshine5942
@kingsaadshine5942 3 жыл бұрын
Ilahay hawnaxariisto Wariye Cawke Qof aan la ilaabidoonin waye Cabdullaahi hajji sidokle ruugcadaa saxafadeed illhey cimriga iyo cafimaadka ha u barakeeyo
@cabdullahicisman1421
@cabdullahicisman1421 3 жыл бұрын
Ader,sida abaha Timaha Ujaro af somaligana sifican ubaro mahadsanid
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Жыл бұрын
Cawke ale ha u naxariisto caruurtiisa iyo qoyskiisa iyo somaaliweyn ale samir haka siiyo
@cabdijaliilsito4331
@cabdijaliilsito4331 3 жыл бұрын
Cowke Allah ha u Naxariisto Masha Allah C/laahi Xaaji Codkiisii wali waa sidiisii
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 9 ай бұрын
Mansha Allaah 2 sano ayaa barnaamijka ka soo wareegtay lkn haddaan arkay lkn dhib ma laha... Waa run aabbahaa wuxuu ahaa nin Soomaalidoo dhan ee jecel yihiin ee Ilaah ha u naxariisto... Aamiin😢 Waxaan kaloon aamminsanahay inay Ethopia ee dhimashadiisaa kadiska ah ee ka danbeeyeen waayo aad bay u necbaayeen Aabbahaa Axmed Xasan Cowke, Allaah Yarxamu❤
@abdinasirali3227
@abdinasirali3227 8 ай бұрын
Ilaah ha unaxariisto halgamaa somaliyeed cawke
@qalinlechanel
@qalinlechanel Жыл бұрын
Alle ha u Naxariisto ahmed xasan cawke
@bardacad
@bardacad Жыл бұрын
Alaah ha u naxariisto cawke❤❤❤❤❤
@cabdikaderhussein3538
@cabdikaderhussein3538 7 ай бұрын
He was hero man mr cawke alle ha u naxariisto
@qadarsaeed
@qadarsaeed 3 жыл бұрын
Saxiib run in ahaa waxaa cadeynaya wiilki saxibkis yuu waraysi siiyay. Uu dad badan kadiiday xaqiqatan ninkii abaha yaqan yaa lafahaga astura maqli jiray👍👍
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Жыл бұрын
qafarsaeed Dhaqanka gobta Somaliyeed ayey ka mid tahay in aad xushmaysid ciddii aabaha taqaan ama saaxiib la ahayd.
@Cadnaan970
@Cadnaan970 7 ай бұрын
Allaha hawnaxariisto Allahow u aqbal ducada amuuminiita Aaaaamin aaaaamin
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 3 жыл бұрын
Illahay ha unaxariisto walalkeen Axmad xasan Cawke.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 17 күн бұрын
AABAHAA 🎉CAWKE🎉(ALLSH) YARHAM(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲(RABBI) JANATUL FIRDAUZ HAKA WARAABIYO(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲
@dekamohamud6530
@dekamohamud6530 3 жыл бұрын
Masha allah allah u naxaristo halyey somaliyed ayu aha cowke
@asliimuur5024
@asliimuur5024 8 ай бұрын
Maashaa Allah waa u cud egtahay aabahaa icke allah ha u naxatiisto
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 7 ай бұрын
ABDULLAAHI XAAJI S SARE INAADEER 👋🦁🐎🫀☘️🌿🍀🌱🌱🌿🫒🍀☘️
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 7 ай бұрын
Ruugcadaagii soomaaliya Cabdulaahi Xaaji😢😢😢😢😢😢😢😢
@badrinour6288
@badrinour6288 3 жыл бұрын
Axmed Xasan Cowke Allaha u Naxariisto🤲
@basrabashir5726
@basrabashir5726 3 жыл бұрын
Illahay ha unaxariisto nin qiimo badanbuu ahaa
@siciiddaahir6799
@siciiddaahir6799 8 ай бұрын
Hambalyo.cabdi.laahixaaji..iyo.ina.cawke🎉
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 3 жыл бұрын
Eebe naxariistii Jano haka waraabiyo wariye sare cawke
@jamamusemohamoud5868
@jamamusemohamoud5868 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto cawke sidoo kale cllahi haji alle ku sharfo sidaad u ixtiraamtay inanka aad moralka u siisay ixtiraamka aabihis
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA 3 жыл бұрын
AAAAAH WLH ZAKARIE ILMO AYAA IGA TIMID HADALKIISA DANBE ALLE JANADII HAGEEYO AXMED XASAN COWKE MY ROLE JOURNALIST
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 3 жыл бұрын
CAWKE ALLE HAA UNAXARISTO CABDULAHI ALLE HAA XIFDIYO ALLAHUMA AMEEN
@osmanyusuf4091
@osmanyusuf4091 8 ай бұрын
Abdillahi xaaji wariness qimaa badaan, yaqaana shaqaadisa ,
@mohamedhashinmuhumed6728
@mohamedhashinmuhumed6728 3 жыл бұрын
Cowke runti tarikhda sheegeyso waxa u ahaa, The golden voice, runti majiro mana somaran wariye lamid abid Somaliyed manaa jiridono saan filayo,
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 2 жыл бұрын
Ina Cawke hibbo ayaa ku jirta. su'aalaha uu waydiinayo waa ku qaayo leh. Aad baan ula yaabay su'aalaha uu waydiiyey Cabdilaahi Xaaji, oo runtii wariyayaasha kale ayba khalkhali lahaayeen, haddii ay Cabdilaahi Xaaji oo ku caan ahaa wareysiyo taariikhda galay ay wareysi ka qaadi lahaayeen.
@nurahamud264
@nurahamud264 3 жыл бұрын
Ilaahy haunaxariisto cawke
@somalifrancetv6817
@somalifrancetv6817 3 жыл бұрын
الله اكبر خالق كل رجل عظيم
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 8 ай бұрын
Aamiin
@salaahhussein8270
@salaahhussein8270 3 жыл бұрын
Mashaa alaah rugcdaa wrote xaji alow cumregeda dheere bidnilh
@cabduqaadircumar2120
@cabduqaadircumar2120 3 жыл бұрын
Cawke barnaamishkiisi ugu horeeyay wuxuu ku saabsanaa markab
@Glydh
@Glydh 3 жыл бұрын
Cawke family i love Ilaahey firdowsa ha geeyo aaamin yaa rabi
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 3 жыл бұрын
Allaha unaxaristo wariye hore Axmed Xasan cawke
@khaalidcige5564
@khaalidcige5564 2 жыл бұрын
Like Father Like Son🔥
@AbdiAlasow-im5jm
@AbdiAlasow-im5jm 3 ай бұрын
Allaha unaxariisto cowke iyo Aabe maxamed siyaad barre
@abdilahimeranewarsame636
@abdilahimeranewarsame636 3 жыл бұрын
Alaha u naxaristo amin
@maxamedzaahid
@maxamedzaahid 2 жыл бұрын
Cawke alle ha unaxaristo raxmatan waasica
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 3 жыл бұрын
Allah haa uu naxariisto
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 8 ай бұрын
Axmed Xasan Cawke Aniga In Kastoon Yaraa Hadana Si Rasmi ah Qaali iigu ahaa Naanaysta Caano Nuug Ayuu Ii Bixiyay Wax yar Kadib Canug Ayuu Iigu Badalay Wali Kuwo Kale Allaah Ha U Naxariisto Sxb
@MrDiiriye
@MrDiiriye Жыл бұрын
Alloow u naxariiso
@qadarsaeed
@qadarsaeed 3 жыл бұрын
C/xaaji wariye wayn ahaa cawke runba kashegay dadka sidan oo kale ah way sii gaboovayan
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
AAMMIIN AAMMIIN AAMMIIN AAMMIIN ILAAHOW I NAXARIISO INTII DHIMATAY IYO CAWKEBA
@somalistars2294
@somalistars2294 3 жыл бұрын
Abdullahi Xaaji waa Wariye qaaliya.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI & SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY?
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 179 М.
Xabsigii LAANTA BUUR iyo Xukunkii Maxkamadii Badbaadada. Qaybta 3-aad.
22:29
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 31 М.
Maxamed Saleeban Tubeec BBC 1983
20:02
BulhanGroup
Рет қаралды 54 М.
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 375 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН