Unsiga sida ugh fudud aad u karsan karto Ka faideyso

  Рет қаралды 194,618

shukri masala

shukri masala

6 жыл бұрын

Shukri masala

Пікірлер: 434
@143ladan
@143ladan 6 жыл бұрын
Unsi karis dhagtalee ka maqlijiree sidaan maalookariya masha allaah abayo waa carafzaida midkaan sidaan uga jeedo intii alla u calfo caraf waka dhargeen i like it caraf 🤗
@MISKIJAMA-86
@MISKIJAMA-86 6 жыл бұрын
uunsiga waa howl culus qiiqa cadarada carafta zaaidka ah oo toos kaaga galeysa sanka adna waxaad ku dartay sharaxaad cod ah illaahay kheer haku siiyo Allaah iljini iyo mid insiba hakaa haayo
@khadracabaade4475
@khadracabaade4475 4 жыл бұрын
xiligad so gelinaysay layma qabin lkn maanta ana lay qabo ban samaysanaya masha alah jazaka lah mom
@FatimaAbdinaasir
@FatimaAbdinaasir 9 ай бұрын
Ana xiligaan dawanayo😅😅
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 6 жыл бұрын
Gabadhaan maasha Allah waa daacad dad ehel ama saaxiibo dhow tihiin ayaa kareemo yar kaa qarsanayo ayadana soomaali weyn bey la wadaagtaa waxii Alle baray step by step oo weliba suaalona uga soo jawaabtaa saa marmarna canaan loo raaciyaa. Maasha Allah habaryar waad nijaaxi doontaa aakhiro iyo adduunba insha Allah. ..ilaahey dartiis baanan kuu jecelahay.
@kiinahmed1670
@kiinahmed1670 6 жыл бұрын
hibo samatar amiin amiin hawarir inshallah
@muslimo5201
@muslimo5201 6 жыл бұрын
hibo samatar Waa qofwanagsan oo qalbi furan walhi sinadiifay dadka ubartaa rabina gacanteda wuu ubarakenayaa bidnilah owladedana iyo saygeda alaha uguxifdiyo sadaqada aybaxsanayso
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 6 жыл бұрын
qali qalbi uron maasha Allah ilaahey afkaaga ha u qaado awlaadeeda seygeeda it's iyadaba Alle ha xafido adigana sidoo kale
@fowziassecretrecipes
@fowziassecretrecipes 6 жыл бұрын
hibo samatar haa wallahi
@aymancadey8612
@aymancadey8612 6 жыл бұрын
hibo samatar ha wlhi abayo runta shegty dad badan ee ka fcnthy shugri dacad waye waliba qalbi nadiifa leh
@FadosoDaahircilmi
@FadosoDaahircilmi 10 күн бұрын
Jasaakallah abaayo Hada kari aan islahaaye markàa dhahday qof uurleh makarin Karo ban Dib udhigay shukran xabiibi qaali❤
@shukridiamond5654
@shukridiamond5654 6 жыл бұрын
Msha allah xapiiptiii shukran ilhy hku xfdiyo
@aymancadey8612
@aymancadey8612 6 жыл бұрын
Masha allh allh gacta ku barakeyo sida wangsn ee nogu fa"iidesid mar kasta qof nagu qaliya tahy 😍😍
@dagancali754
@dagancali754 5 ай бұрын
Mashalah mashalah mashalah dacad weye qoftan shukran abayo mcnto
@HIRSI.
@HIRSI. 6 жыл бұрын
Mashallaha illahaya ha ku barakiyo Walesha wa waxa ugu qalisana oo Carafa leha aya uu soo badhigataya walaha barakalahi fii macanatayo
@UneSoeur
@UneSoeur Жыл бұрын
May ALLAH ALMIGHTY REWARD YOU Shukri masala. The way you explaining is every things 🙏🙏🙏
@Happyqaali
@Happyqaali 4 жыл бұрын
Masha allah abaayo waa mahdsantahay jazakallaah khayr
@habibaali9801
@habibaali9801 6 жыл бұрын
Masha Allah my sister👏👏👏😍😘👌👌💖💖💐💐💐
@user-jo3th2og6q
@user-jo3th2og6q 6 жыл бұрын
Mashaa alaah abaayo rabi haku barakeyo gacantaada iyo sancadaada dadkana waxan ka codsanayaa markaad fiirsaneysaan inaad tiraahdaan maasha alaah laaquwata ilaa bilaah
@munaqalanjo9858
@munaqalanjo9858 6 жыл бұрын
Manshaa allah ilaahay gacanta hakuu barakeeyo qaali thanks
@umurayanald4118
@umurayanald4118 6 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خير
@umuriyaan3340
@umuriyaan3340 6 жыл бұрын
Masha Allah sharafey adun iyo aqiro alle haku carfiiyo cadow kaga alle haka qabo alle haku xafido abyo mcn
@dekahassan2273
@dekahassan2273 6 жыл бұрын
adi ayan ka hele masha Allah shukrani ilahey gacanta ha barkeyo
@maryannuurgarash961
@maryannuurgarash961 4 жыл бұрын
masha allah shukri jizklh qeyr
@ismahaancadey8758
@ismahaancadey8758 Жыл бұрын
Maasha Allaah Tabaarakallaah 😍 🥰 🤩 💖 💗 ❤ 😍 🥰
@umujuweriaahmed4088
@umujuweriaahmed4088 5 жыл бұрын
Mashaa Allah shukri masala ilhy qayrbdni haku siiyo waa qof isku kalsoon Mashaa Allah ilhow Ku xifdi
@sadiyaaabshir1061
@sadiyaaabshir1061 6 жыл бұрын
Mashallah jzk kheyr abaayo
@nasraadan3265
@nasraadan3265 6 жыл бұрын
Shugri waa gabar qalbi furan oo aad uwanagsan wax badan Ayan kaa faaidaya Allah xafido farxad kunolow abaayo qaali
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
Nasra Adan amiiiiiin qali
@fardowsaabdi3419
@fardowsaabdi3419 6 жыл бұрын
Allreplies
@haider1916
@haider1916 3 жыл бұрын
@@fardowsaabdi3419 aw]]
@farxiyasvalogs
@farxiyasvalogs Жыл бұрын
Run waaye dadka kale xasid waye wax badan maku tusayaan. Kheyr r allaha siiyo
@ayan1434
@ayan1434 6 жыл бұрын
Msha allah barakallah shukri
@saabriinlove3701
@saabriinlove3701 6 жыл бұрын
Mashallah inaba cadi mahan gacantada allaha ku barakeyo
@footballhd2783
@footballhd2783 6 жыл бұрын
Masha Allah xabibti allaha ku barakeyo
@amedbulale338
@amedbulale338 6 жыл бұрын
Mnzha allah shukri masal qli alle haku dhoro qof qaliy ayas tahay shugran
@raxoabdulle4830
@raxoabdulle4830 6 жыл бұрын
Masha allah Abaayo allah ha Ku xafido
@naciimofarax8115
@naciimofarax8115 6 жыл бұрын
maasha alaah jizakalaah qeer
@khadrahassan8326
@khadrahassan8326 4 жыл бұрын
Mnsh Allah gacmaha iyo masgaxdaba ilahay haa Ku barkeyo shugri masale
@batulamursal4069
@batulamursal4069 6 жыл бұрын
Shuri waan ku salamay, daacadnimadaada ayaa na deeqda, Allaha ku xifdiyo adiga iyo awlaaddaada iyo syagaagaba, waa marki iigu horraysay noloshayda aan arko uunsi la karanaayo, in qof ii soo kariyo iyo in aan suuqa ka gato maahee meel lagu karinaayo maan arag, cilmi wayn baa ii siyaaday, JazakAllahu khayr macanto
@mohameddaahir5910
@mohameddaahir5910 6 жыл бұрын
Batula Mursal intee ka helayaa alaabtan oo dhan abayo Ila so xiriir
@maryanbarre6176
@maryanbarre6176 6 жыл бұрын
shuugraan yaa shugriya jisaa kumullaahu kheeyan xabiibti allaha ku xafido aamiin yaarabi
@farhiyamohamed6824
@farhiyamohamed6824 6 жыл бұрын
Masha Allah abaayo qali allh haka jazai siiyo sida ugu quruxda badan eed iskugu kaaya hawshay eed nogu hagar baxadey wuxu alle ku baray allah hku barkeeyo gacntatda 😊😍😍❤❤❤
@umurayaancali2490
@umurayaancali2490 6 жыл бұрын
Allow ku xafid jazaakallah kheyr xabiibati
@halimasadiaabdisalama6335
@halimasadiaabdisalama6335 5 ай бұрын
Thanks habo ❤❤❤❤❤ jazakalah
@laaluusiad1010
@laaluusiad1010 6 жыл бұрын
Jasaakalaahu kheer sida aad noogu faa iidaysay xabiibtii aakhiro iyo aduunba kheer ayaan kuu rajeyneynaa
@naleyaxmad-cx3dv
@naleyaxmad-cx3dv Жыл бұрын
Masha allah abyo gacantada allah ku barakeeyo
@faizomuqtar4502
@faizomuqtar4502 6 жыл бұрын
Masha aalah ilahey haku xafido agee ka heli karaa unsiga wan u bahanhg
@madiinashiiq9882
@madiinashiiq9882 6 жыл бұрын
Mashallaah xabiibti shugran alha kubarkeeyo shaqada ❤
@naciimo83cali91
@naciimo83cali91 6 жыл бұрын
Alle ha ku siyadiyo waxkasto jeceshahay walashey masha Allah
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 6 ай бұрын
Masha Allah sister gacanta Allah ku barakeeyo ❤❤
@fadumonoor9571
@fadumonoor9571 6 жыл бұрын
Mashalaah abaayo qer alaha kusiiyo waad nofaideysey gacan tada alaha ku barakeeyo
@umuayuubcade3177
@umuayuubcade3177 6 жыл бұрын
alla xbbty masha allah wan jeclahay uunsiga mana aqaan sameyntiisa jazakallah abaayo wan ka faaiidne
@fatimaigal1138
@fatimaigal1138 3 жыл бұрын
Shukran abayo khery Allah ku siiyo
@luulainaali5066
@luulainaali5066 6 жыл бұрын
maasha allh abyo qeer allh kusiiyo noolaaw
@hayaatabdalla1764
@hayaatabdalla1764 6 жыл бұрын
Allah ku xafido walashey shugri
@ruqiyahodraaahmed4046
@ruqiyahodraaahmed4046 6 жыл бұрын
asc shukri waa ku mahad santahay jizaakalaahu khayran
@abdirashidshariff7933
@abdirashidshariff7933 6 жыл бұрын
Masha allh walashey
@hibicdey9948
@hibicdey9948 6 жыл бұрын
masha allah abaayo jazakallahu qeeyr xabiibti gacantada allah kubarakeyo aqontadana allaha kuusiyadiyo amiin amiin
@nasteexomohamud8455
@nasteexomohamud8455 5 жыл бұрын
M.a gacantada allaha ku barakeyo qali
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Жыл бұрын
Maasha allaha 🥰🥰👍
@habooncadeey91
@habooncadeey91 6 жыл бұрын
Masha Allah abaayo
@farxiyasvalogs
@farxiyasvalogs Жыл бұрын
Masha allah tabaraka allah mar walbo wan fiirsada
@muslimo5201
@muslimo5201 6 жыл бұрын
Masha Allah shukri gacantaa rabi hakuu barakeyo abayo intuu IGA soon carfaa kawaran hee baska Waa sosarikartaa heee qali
@ilovemyjob5063
@ilovemyjob5063 6 жыл бұрын
MashaAllah barako iyo nuur Allaha kusiiyo adiga iyo caruurtaan habaryarta uahay mumin iyo malaikba hakuu adeegto i.a mcnto qofkii gadanayo xaguu kahelayaa
@yaasmincabdulahi9101
@yaasmincabdulahi9101 4 жыл бұрын
Waxaan joogaa Mogadishu sideen ku heli karaa uunsigan
@farhiyomohamednoorfarhiyom4665
@farhiyomohamednoorfarhiyom4665 4 жыл бұрын
m. a Allah ku xifdiyo wllshey wax badan ayan kaa faa idey allh yax faduka love u so
@aaminasahra3900
@aaminasahra3900 6 жыл бұрын
Lv u shukri abayo barakallah
@khadradheeman1772
@khadradheeman1772 6 жыл бұрын
Maansha allaah shugran
@amalaragsan4458
@amalaragsan4458 6 жыл бұрын
mansha mansha alah xabbti ilahh hakubarakeeyo gacantaada abalkagana rabbi janadii fardowsa haka dhigo xanbti adoo mahadsan aadban kaga faiday waxyabaha aad sogaliso waxan kaa codsan lahaa inaaad lambadkaga isiiso si aan si khaas ah kula soo ciriiro
@farhanabintihakiimafarhana1460
@farhanabintihakiimafarhana1460 6 жыл бұрын
Awalan asc wrb axbaaabi fillah hibo abayo adunyadan waharka labadiisa galin so marka alle halaga xishoodo xita hadi aadan kuqancin misna eysan kuanfacin waxaraam aflagada iska carr mesha hada kuanfacsatayna kudheh jisallah ajar ayadkuhelesa somaogid xita hadi aadkaqoon badantahy wallkaga waladhiira galiya qofdhamestirana maba jiro ibna aadan nus qaan ah aalawada yahy alle ayaa dhamestiran dadalana wuugara insha allah marka somalidan wara laguimtixanay alle hanawadacafiyo wlh waxyabaha qaar wax lagaxoshoda jiro marka alle halaga baqo xaqana alle hainawada tusiyo insha hora loyiri ibna aadan gedqalla kafaksanwayy marka hada dhahdo somalidan warkeda qabsana wadkuwalane marka qofki waxfcn samesta adun and aaqiro asiga libanayo shukri abaayo jisakallah alle samar dulqad hakusiiyo hoary usoco cadawgana alle kuma jabiyo insha allah video yadada dhamantood wankaga mahadcilina wana kutaxanahay ardaydada kamid ahY shukran alpih
@sucaaadmohmoud9319
@sucaaadmohmoud9319 5 жыл бұрын
Maasha allah alle ha xifdiyo shugri
@Happyqaali
@Happyqaali 4 жыл бұрын
Mahdsanid wallo jazakallaah khayr
@nimcaelmi4516
@nimcaelmi4516 Жыл бұрын
Maansha allah abaayo ilahay haku barakeeyo waa bartay waana kafaaiideystay Ajar allaha kaasiiyo
@fc9782
@fc9782 6 жыл бұрын
Masha Allah wlhi cafar meshas Ku dhamadey thanks my siz
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 6 жыл бұрын
Waxan jeclahay markaste inan barto sida uunsiga loo kariyo palse nasib wanag meel waxan dhan laga helayo majoogo inshaAllah maalin ayan rajeynaya inan alabtan helo wan isku daya walalshay allah kugu badalo kheyr sidad u cawiso dadka walalahaga ah jazakAllah.
@salmacabdiraxman4914
@salmacabdiraxman4914 6 жыл бұрын
masha Allah abayo Allaha ku xifdiyo
@mandeeqxasan1188
@mandeeqxasan1188 6 жыл бұрын
Masha Allah
@dhekaosman6283
@dhekaosman6283 3 жыл бұрын
please write the ingredients in English i don't understand some of the them
@omermahamadhasan7720
@omermahamadhasan7720 3 жыл бұрын
Masha allaah Allaaha ku xafido
@firdowsaabuukarmohamud908
@firdowsaabuukarmohamud908 6 жыл бұрын
qaaliyey aadban kaga faaiidney allah ha ku barakeeyo fekerkana ha ku siyadiyo
@haliimacadey6795
@haliimacadey6795 4 жыл бұрын
Masha allh abyo allha ku xafido
@zaharamohamed5638
@zaharamohamed5638 6 жыл бұрын
Mashallah abaayo qer Allah kusiyo
@abdiomar842
@abdiomar842 4 жыл бұрын
Masha alaah abayo alaha ku xafido
@mamalily8144
@mamalily8144 3 жыл бұрын
Äsch shugri jasakah alaha nu xafido adliga i yo qooskaga
@laylasiciid3931
@laylasiciid3931 4 жыл бұрын
Manshallah alle gacanta haku barakeyo
@fardowsaabukar6042
@fardowsaabukar6042 6 жыл бұрын
Ee sojawab qali
@hoyaaiiducesay1984
@hoyaaiiducesay1984 6 жыл бұрын
Waaaaaw nag noll shukri
@shamimmohamed9266
@shamimmohamed9266 6 жыл бұрын
manshallah siz mcn
@nimcoahmed5271
@nimcoahmed5271 3 жыл бұрын
Maansha alaah 👍💯💯💯💯❤
@hamdafarah3389
@hamdafarah3389 5 жыл бұрын
Masha Allah wllshay
@ukd1070
@ukd1070 5 жыл бұрын
Thank you for your video it really help me alot I was interested in learning how to make unsi and help I wanna know where can I buy the stuff from
@abdirashidshariff7933
@abdirashidshariff7933 6 жыл бұрын
gacantadi allh hakubara keeyo
@sibraloh1190
@sibraloh1190 6 жыл бұрын
Assalamoualekoum abayo masha Allah mahasanid ok
@fardowsaabukar6042
@fardowsaabukar6042 6 жыл бұрын
Ok mcnto qer badan allah haku seeyo
@ayaanahmeed9617
@ayaanahmeed9617 6 жыл бұрын
Qaali aad baan kuu salamyaa see waxaan uu baahnathy talefankaaga sideen uu heli kara in aan kula soo xidhiidho ayaan rabay allah khayr ha ku siiyo wll mcn
@ummasmaaa8582
@ummasmaaa8582 6 жыл бұрын
Mashaallaah Wallaasheey Allaaah kubarakeyo ?Baalfasahaadka mahelikari marka makamarmikara wamahadsantahay😍😍😘
@aminaahmed62
@aminaahmed62 6 жыл бұрын
walashay macanto waxan ka codsanaya uunsiga caadka ah in aad so dhigto sida lo sameeyo xabbti jasa kallah khayre
@nooranoor784
@nooranoor784 3 жыл бұрын
Allha ku barkeeyo runti qof daacda thy
@aweyshussein4793
@aweyshussein4793 6 жыл бұрын
Masha Allah ilahey gacmaha haku barkeyo Insha Allah lkn ani intenka hela aso diyar ah plz iso shek mahadsanid
@fartunosman7372
@fartunosman7372 6 жыл бұрын
mashaa alaah
@maryanali7275
@maryanali7275 6 жыл бұрын
Mansha allaaah shugri abaayo
@nimcoabdilaahi8495
@nimcoabdilaahi8495 Жыл бұрын
Masha allah xabiibti
@hawahaddi9747
@hawahaddi9747 6 ай бұрын
mahadsanid shugri qaali
@farhiafarhia2020
@farhiafarhia2020 5 жыл бұрын
Masha allh abayo
@user-pp4tl6jy6g
@user-pp4tl6jy6g 6 ай бұрын
asc mashallah xagellaga hela huno unsigaag
@shamimmohamed9266
@shamimmohamed9266 6 жыл бұрын
manshallah thnks siz mcn
@mahamudali7428
@mahamudali7428 6 жыл бұрын
Mashaallah abayo iso dhiib. Unsiiga waxan joga suoth afric
@suadamohamed5148
@suadamohamed5148 6 жыл бұрын
Mashaallah shukran jazakalaah
@layloahmed9603
@layloahmed9603 6 жыл бұрын
Masha allah qli
@maryanmuumin2540
@maryanmuumin2540 2 жыл бұрын
Maasha alaah alaha hakubareeyo
@farxiyomaxamedqolif7758
@farxiyomaxamedqolif7758 4 жыл бұрын
masha allah ilaa saas baa loosameeyaa asaga diyaar san soogataa mahad sanid sister
@muniraabdulahi5726
@muniraabdulahi5726 6 жыл бұрын
masha allah cadi mahan abayo
Oodkac somali sida usameyay
13:35
Adna Henna
Рет қаралды 53 М.
Unsi kaduwan ki hore lo kariye si hagar LA aan ah Ka faideyso
29:02
shukri masala
Рет қаралды 80 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Adega unsiga lo bahan yahay marki aad karineso unsiga ka faideyso
22:53
Si fudud Ku baro Uunsi Caraf badan
14:17
Leylina xamari
Рет қаралды 7 М.
Xalwo subag ka faideso
26:46
shukri masala
Рет қаралды 368 М.
SIDA LOO SAMEEYO SARIIR DUMIS - QADAREEN
6:33
Mariam Bale
Рет қаралды 34 М.
sabaayad somali |sida loo sameeyo sabaayad jilicsan |sabaayad
11:38
zukayna channel
Рет қаралды 1,6 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,9 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 18 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 18 МЛН