Maxay turkidu wali u jecel yihiin ninkan | Aabihii cilmaaniyada turkiga

  Рет қаралды 110,045

Waaberi Media

Waaberi Media

3 жыл бұрын

Maxay turkidu wali u jecel yihiin ninkan | Aabihii cilmaaniyada turkiga
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 270
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 3 жыл бұрын
Nala afuri 100 qoys bisha ramadaan. Guji halkan 👉👉 somalich.so/?fbclid=IwAR17GUc#view_campaigns?id=13 Ama ku bixi: 💸 Xawalad +252 616 666 744 - Ali Abdighani Guled 📲 Evc 616 666 744 📲 Telsom Zaad: *880*0616666744*Lacagta# 📲 Golis Sahal: *883*0616666744*Lacagta# 📲 E-Dahab 0626666744 💸 Mpesa: 0712828308 Abdullahi Guled Halkii reer waxaad ku afurin kartaa $50 oo kaliya. Ku darso inta aad awoodid intay rabtoba ha le ekaatee sababna u noqo in aad yeelaatid ajarka 100 reerood soonkooda.
@najaxjaamac4852
@najaxjaamac4852 3 жыл бұрын
Wllo waxn rapey i schoolarshipka turkiga e islaamic ah e xge ku hgaaga
@mohamedbainahnaafic8279
@mohamedbainahnaafic8279 3 жыл бұрын
Rabi ajar iyo xasanaad alle hakaa siiyo my bro
@somaliafans...7601
@somaliafans...7601 3 жыл бұрын
Keep going pro
@khalidhabdilahi3464
@khalidhabdilahi3464 3 жыл бұрын
Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? youtu.be/uYbj2UN5
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
@@najaxjaamac4852 Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@hassanolol1292
@hassanolol1292 3 жыл бұрын
Waxaan rajeynayaa in dalkeena Somalia uu noqdo wadanka aduunka ugu hormarka badan InshAllh 🇸🇴💪 don't loose your hope
@faisalomer7593
@faisalomer7593 3 жыл бұрын
🤣🤣🥰🤣🤣😅😅😂😂
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 3 жыл бұрын
Qiiro jabaanta nagaddaa nio😁😁
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 3 жыл бұрын
😂😂
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 3 жыл бұрын
Qabiil iska daa marka hore
@SR-dx8fg
@SR-dx8fg 3 жыл бұрын
Inshaalah
@72Erox
@72Erox 3 жыл бұрын
Waxan u bahanahay Taariiqda Somalida ha fiicnaado ama ha xumadeene. Ina bar taarikhaha Halyaayadeniii hore ilaA Manta wa mahadsan waberi Media
@maxameddeeqcali9462
@maxameddeeqcali9462 3 жыл бұрын
Waa soo Dahda masuul dalka ayaa joogna waxaa udharara muqalkaaga inta oo eegaso dhacaayo✅😢
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 3 жыл бұрын
Wn ku dadaalayaa wll inaan waqti idinku haboon soo galino muqalada
@maxameddeeqcali9462
@maxameddeeqcali9462 3 жыл бұрын
Insha allah 🥰
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
@@Waaberi-Media Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
@@maxameddeeqcali9462 Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 жыл бұрын
Nabi maxamed scw waxa uu dhhay ilahay adoonkiisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiiyee subacribe subscribe 🙏🙏🙏🙏
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@Itbehim-abdiweli
@Itbehim-abdiweli 3 жыл бұрын
Sxb kasohadal silicon valleda India ee Banglore inta igu racsan like ta haladhafin
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
Thanks WAABERI MEDIA. Nacdasha ALLE korkiisa ha ahaato. Waa shaqsigii ummad taariikh weyn leh ka dhigey xataa in magacooda la ilaawo, oo ay masraxa siyaasada caalamka iyo xataa warbaahinta caalamka laga waayo, keliya waxay ka muuqan jireen khariidada caalamka.
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@hazani_officiall
@hazani_officiall 3 жыл бұрын
macalin c.raxman cumar❤❤❤
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@hazani_officiall
@hazani_officiall 3 жыл бұрын
@@khalidka12 ❤❤❤❤
@mustafhassanhusein6941
@mustafhassanhusein6941 3 жыл бұрын
Thank you waaberi media markaad muuqaal Soo dhigtaba waan ku farxaa wlh ilaaheey dartiis ayaan kuu jecelahay wll horay usoco wll waligaa ha is dhiibin♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@alisoomaali7117
@alisoomaali7117 3 жыл бұрын
Ummadi waxeey leedahay 1. Dal (dhul,bad,hawo iyo dawlad).. 2. Dad iyo Diin. Ataatuurk wuxuu difaacay labada hore . Markaa qadarintaa sidaas ayuu ku mutaystay. Wuxuu jebiyay France, U.K. ,, Italy, Australia. New Zealand, Greece, Armenian.
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 жыл бұрын
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idiin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin 🙏🙏🙏🙏
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 3 жыл бұрын
mahadsanid saaaxib cabdiraxmaan
@ahmedmusa7483
@ahmedmusa7483 3 жыл бұрын
Yes we got it the numbers insha Allah and barakallahu fiikum and Allah yaxfidkum
@mascuudozil8751
@mascuudozil8751 3 жыл бұрын
Erdogan madaxeyha islaamka ninka taarikhda xusyasa
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 жыл бұрын
Alle ayaa ciqaabay markii uu dhibay kumanaan muslimiina Aakhirana halaag ayaa ugadambeeya
@abdiraxammanhuseenabdi5736
@abdiraxammanhuseenabdi5736 3 жыл бұрын
Ilaahay dalkeena dad dhiso hanasiiyo
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 3 жыл бұрын
Wn ku salaamay bro A.rahman waberi
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 3 жыл бұрын
Abdle Hurwaa wcs wll
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
@@Waaberi-Media Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@einladungzumerfolg880
@einladungzumerfolg880 Жыл бұрын
Mawduuc aad ufiican lakiin Melodiga/Musiiga Saaran awgeed baan dhagaysan kariwayey! Walal nashiido maad saartid، jazakallah
@AwKalale.
@AwKalale. 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@sucaadmaxamuud5589
@sucaadmaxamuud5589 3 жыл бұрын
Mhdsnid wll Abdirahman 🌹❤ Mawle haku xifdiyo.
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@mohamedbixi1885
@mohamedbixi1885 3 жыл бұрын
Mashalh mashalh wll alle haku xifdiyo waa bishii sadaqada
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@akuunakeetu
@akuunakeetu 3 жыл бұрын
Yuhuuda is qarinayey buu ahaa yuhuda donama aala dhaha insha Allah waa la arki doona ayadoo sawiradiisa la gubayo
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
I. A
@markahorealaah8793
@markahorealaah8793 3 жыл бұрын
Kamaal atootoor waa ninkii badalay diinta alaah lkn alaah waa mid awood badan
@hassanmohamedhassan9117
@hassanmohamedhassan9117 3 жыл бұрын
masha allah ilahay akuxifdiyo wll
@sharmaabdi1344
@sharmaabdi1344 3 жыл бұрын
Carabta iyadaa ku kalifay maxamed binu cabdilwahab ayaa ka mid ahaa dadka dowladda cusmaaniyiinta dhabarka ka toogtay ciil ayaana ku kalifay inuu waxaas sameeyo
@ibbeabk3747
@ibbeabk3747 Жыл бұрын
Waxaan rajeynaya somalia inee hesho madaxweyne sida Ataturk. Wadankeena god buu galay 😢.
@Jaaburi
@Jaaburi 3 жыл бұрын
➡️QISOOYIN⬅️ ▶️Aghori | dad cuna hilibka dadka iyo saxarada.. bal ila soo daawo muuqaalkan argagaxa leh👇 👉kzbin.info/www/bejne/rJPNnn6rorFsnpY ▶️Qiso | gabadh heshey wiil yaroo jin ah| kadib maxa dhacey👇 👉kzbin.info/www/bejne/anqYY32bh9eqlas ➡️TAARIIKH ⬅️ 1️⃣dowladii cusmaaniyiinta ▶️QAYBTII 1AAD | ASAASKII DOWLADDA 👉kzbin.info/www/bejne/r4DWfWp3ebaroMU ▶️QAYBTII 2AAD | XUKUNKII ARTUGRAL IYO CUSMAN 👉kzbin.info/www/bejne/jnjQfXmHarati9U ▶️QAYBTII 3AAD | CASRIGII ORKHAN BIN OSMAN 👉kzbin.info/www/bejne/qorVdIyliNt-gJI ▶️KALA SOCO JAABURI◀️
@amaarrasheed2523
@amaarrasheed2523 3 жыл бұрын
1.6k and 32 minutes ayaan ugu imi. Wow 😮
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
Great person tahay bro 😍🙏
@alsunnatv8966
@alsunnatv8966 3 жыл бұрын
masha allah hore usoco
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
M.a USTAAD KEEP it up
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 жыл бұрын
OGEEYSIIS Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho. Mahadsanid
@cabdimusaban2517
@cabdimusaban2517 3 жыл бұрын
Mansh allah allah Idinka jazaai siiyo
@HusseinSirad
@HusseinSirad 3 жыл бұрын
Tarikh khaldan baad merineysa Turkiga lamawada qabsanin ee waxaa laga qabsadey dinaca Griga. Sultanka ayaa xukumey ila saraakiil rer galbeed racsan (free officers) ey gudaha ka wiiqan khilafka islamka
@huseinabdiwiish3300
@huseinabdiwiish3300 3 жыл бұрын
Clraxman cumar wad mahadsantahay wll. Warbixinta inbadan ayan radinayey
@yahyamessi4059
@yahyamessi4059 3 жыл бұрын
Mashaalh
@mouradmouradhachinabdillah886
@mouradmouradhachinabdillah886 3 жыл бұрын
Mash Allah huno
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@queenruwayda2825
@queenruwayda2825 3 жыл бұрын
Zuaalan markazta oon turki maqlo iz waydiyaad ka jawaabty mhdznid 🖐💕💕
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@Abdullahihcghvf
@Abdullahihcghvf 3 жыл бұрын
Muddo waxaan ku noolaalahay #Turkiga Jawaabtaana in badan baa raadinayey
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@liverpoolynwatraining3157
@liverpoolynwatraining3157 3 жыл бұрын
Waa jawab aan radinayey
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@ishaaqoontaonlineschool
@ishaaqoontaonlineschool 3 жыл бұрын
Wallee uma ustaageen
@apdifatahomein6842
@apdifatahomein6842 11 ай бұрын
Am still listen
@abdullahabaw5725
@abdullahabaw5725 3 жыл бұрын
Falsafada ilxaadka wadan kii ku dhaqma wa burburaaa tusaale ruushkii 70 sano ayuu dabaqay diin la aan Wadamo badan oo somaliya ay ku jirto ayaa burburey markii diinta lagu tilmaamay wa dib u socod From USA
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@mars8185
@mars8185 2 жыл бұрын
sxb wadankaaga muslimkaa kusoo noqo waaya bal car haday waxani dhab kaatay
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
waa Jilaafo Ay u dhigeen reer galbeed ninaan halyey ahayn baa halyeey oga dhigeen
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Waasidaa sxb
@salahdiindamal3325
@salahdiindamal3325 3 жыл бұрын
InshaAllah walaal
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 3 жыл бұрын
Asc musiga ka reeb walal si loo fahmo
@deikhassan8518
@deikhassan8518 3 жыл бұрын
Ilaahay xukun caadil ah hana siiyo
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@saleemanxasan1959
@saleemanxasan1959 3 жыл бұрын
Good
@viko.3279bq
@viko.3279bq 3 жыл бұрын
Geesi dalkiisa iyo dadkiisa badbaadiyey ayuu ahaa muftafa kamal eebe hau naxariisto
@najaxalimohamed8970
@najaxalimohamed8970 3 жыл бұрын
Walal nin rag ba tehe alle ka baq kaas alle ha cadaabo ma maqleesid miya wilkan inu ka shekenayo inu aha nin aan dinta ogolen o calmaani ah Alle wuxu qurankisa ku yiri ومن يبتغ غير الاسلام دينا فلن يقبل منه وهو في الآخرة من الخاسرين
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 жыл бұрын
OGEEYSIIS OGEEYSIIS Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho. Mahadsanid
@mohamedalyfarah1606
@mohamedalyfarah1606 3 жыл бұрын
Asc walaal Aas Bn Kuu salamayaa Waxn Rapnay Inaad Muuqaal Kaso Diyaariso Shirkadaha Canon iyo nikon Waad Mahadsantahy walaal...
@cumardinix9463
@cumardinix9463 3 жыл бұрын
Sxb wan kusalamay c/rixman pic fan sxb
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@abshirabdi1434
@abshirabdi1434 3 жыл бұрын
Fast one
@mxmed5179
@mxmed5179 3 жыл бұрын
Wll noo soo badi videeo yadaa
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@mohadaacad4753
@mohadaacad4753 3 жыл бұрын
Fist one
@Mr3131hicham
@Mr3131hicham 3 жыл бұрын
*We need Arabic subtitle , you will get alot of a new subscribers Unfortunately I didn't understand anything except Salam alaikum* 😂
@azharudinmehmet2345
@azharudinmehmet2345 3 жыл бұрын
He speaking somali language and he talks why Turks love Mustafa kemal ataaturk أب العلمانية
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Mustafa kamal he was not a good man he harms the islam religion and he also friend of western aliens like USA britain
@abdullahiabdikadir7182
@abdullahiabdikadir7182 3 жыл бұрын
Naarta Allaah Haku Fogeeyo
@Somalilander_Girl
@Somalilander_Girl 4 ай бұрын
Adna naarta rajee inad galaysid😂
@kahramaanofficial269
@kahramaanofficial269 3 жыл бұрын
Hadii ad ku aragtay in ka badan 1000 meelod oo uu ku dhagan yahay liketa saar
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@mohamedamiin7712
@mohamedamiin7712 3 жыл бұрын
Waa nin kamida yahuudii Soo noqoty islaamka mana Ahyn islaam lakiin waa ay kujilayeen islaamnida filmki ay rabeen in khulaafada lagu jabiyo Zax
@mayd-uleeye8515
@mayd-uleeye8515 3 жыл бұрын
Asc wll dhamaantin waxaan idiin rajaynayaa inaad caafimaad ku sugantihiin apdurashit wll waxaan rabaa mawduuc ku saabsan cidda ay yihiin 7 heesa ee BTS la idhaahdo wll mawduuc nooga soo diyaari 🤗
@Tyga_som77
@Tyga_som77 3 жыл бұрын
I am first like
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@faizaabdirazaq5433
@faizaabdirazaq5433 3 жыл бұрын
Walal igawen🥰🥰🥰🥰
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@geedi1437
@geedi1437 3 жыл бұрын
waxan jooga puntland side u soo dirikara xage ku soo dira ?
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Calmaaniyad waxaan u aqaan hab dawlad nimo oo ogolaanaya in ay wada noolaadaan dad kala aragti duwan.
@PSA4
@PSA4 3 жыл бұрын
saas maaha waa in nolosha caadiga iyo diinta lakala saaro noloshana bila diin socon meyso san ognahy
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 жыл бұрын
@@PSA4 Europe dhan calmaaniyad ayey ku dhaqmaan ma aragtay qof diin lagu heysto? Aragtida Diimaha dowlad malagu dabaqi karo waayo dowladdu muwaadiniinteeda way inay u siman yihiin. Haddii dowlad diin lagu xukumayo qeyb muwaadiniinta ka mid ah oo diintaas aaminsaneyn xuquuq heli mayaan. Calmaaniyadda waxaas xal ayey u tahay diinta rabto heyso ama diin laawe ahow howl dowladda u taala ma ahan
@PSA4
@PSA4 3 жыл бұрын
@@iskahubi3264 sebaney uheleyn maxa idiidaya bal isheeg ? galadu hadii diinta islamka lagu dabaqo nolosha ayagu maxay tahy dhibka so garaya? xiliyadi qulafa'u raashidinka cumar binu khadab waxa u yimid nin muslim ah iyo mid gaala arin ayey isku heysten waxana gar yeeshay midka gaalka ahaa asagana garta lasiiye diinta islamka kuma tumato midan Muslim ahyn
@PSA4
@PSA4 3 жыл бұрын
@@iskahubi3264 yaaase kugu yiri Europe ayaa cadaalad iyo nolol yaqaan?
@busuriboy8578
@busuriboy8578 3 жыл бұрын
M.a prothee aad baan ku taageera prothee
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@NooradinHurdaye1
@NooradinHurdaye1 3 жыл бұрын
Magacaa walaal
@alcamuudishow6050
@alcamuudishow6050 3 жыл бұрын
Mansha allaah walaal inisa ayaa lagag qayb qaadanayaa afurada
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 3 жыл бұрын
Inta aad awoodidba waad uga qayb qaadan kartaa wll
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@ShaafiCabdi-lj9ry
@ShaafiCabdi-lj9ry 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏
@osmanhaggi6947
@osmanhaggi6947 3 жыл бұрын
Wnku salamay bro waxaan jooga Ankara waxaana diyaar u ahay inaa baxsado halkeen ku bixin karaa mahadsanid
@fowziaadan5800
@fowziaadan5800 3 жыл бұрын
Kan yahuud buu ahaa muslim lama dhihikaro naarta Allaha ku fogeyo
@abdullahiomar1736
@abdullahiomar1736 3 жыл бұрын
Waxan baadi gobi jiray mudo badan Balse manta wan kajahil baxay mahadsanid ustad🙏🤎wadankena somaliya waxan urajeynya hormar wacan 🇸🇴🇸🇴🤎🤍
@abdillaahiawed3697
@abdillaahiawed3697 3 жыл бұрын
Horta magaca soo sax cilmaaniyad wax la dhaho majirto. Calmaaniyad ayaase jirta
@asioaxmed875
@asioaxmed875 3 жыл бұрын
Wcs wr wb Mahadsanis wllo👍❤🥰 Ninka waxa lagu xanta in uu masoniyada gacansar lalahaaa
@magafeofficialchannel8038
@magafeofficialchannel8038 2 жыл бұрын
Mustafe kamaal ma gaal buu ahaa
@xamdaanahmedxamdaanaxmed4151
@xamdaanahmedxamdaanaxmed4151 Жыл бұрын
Gaalkii ugu waynaa qanigii tagay
@dhamme0
@dhamme0 3 жыл бұрын
Bal kawarama haydnu inaguna Halyeeyadeena aynu sidaa u qadarin lahayn?
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@nasiyahalimahamed
@nasiyahalimahamed 7 ай бұрын
🎉❤
@bashirmire4897
@bashirmire4897 3 жыл бұрын
Ok
@apdipazidmohamed4093
@apdipazidmohamed4093 Жыл бұрын
Sahanka xogaha
@naciimoofficial
@naciimoofficial 3 жыл бұрын
Walalahayga qaligaa waxan inkacodsanayaa inaa isodawataan wana codsi 5
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@Ozla252
@Ozla252 3 жыл бұрын
WaaBeri MeDia
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@bicirbiciryare4
@bicirbiciryare4 3 жыл бұрын
Halyaaybuu ahaa
@LTGAzam
@LTGAzam 3 жыл бұрын
Wuxuu ahaa gaal weeyn oo diinta aad ugu jeesjeesa cadaabta ku waar dheh
@salmaanaxmed1867
@salmaanaxmed1867 3 жыл бұрын
Diinta way kawen tahay wax walbo dadka aminsan ino Yhy legent siday unoqon karan hukamiYal uma islamka
@mahamouedhassanibrahim6744
@mahamouedhassanibrahim6744 3 жыл бұрын
Oui a IOG POUR LA VIE ET LA MORT GRAND FRERE TRIPMPHE ICI ET DANS L AU DELA INCHALLAH
@maogtahay7715
@maogtahay7715 2 жыл бұрын
Ani waxaan rajeenayaa in aan isu keene 5 qaran ee soomaali unaqdo madax waynaha 5 qaran ee soomaali
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 3 ай бұрын
Ninkaan waxaa ka maqly wllhi wax fiican ma aheyn xitaa kitaabka wuu beeniyy la yiri qofkii wax igu dhaama hai sharxo😢😢😢😢
@nimcoqaalic9065
@nimcoqaalic9065 3 жыл бұрын
Sidaa ma ahan taariikhdiisa Asaaba gaalada daba dhaq uahaay
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 3 жыл бұрын
Waa halyey turky heer sare gaadhsiiyey lakin wxuu aaad hoosta galiyey diinti islaamka
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 3 жыл бұрын
Waxba muu hormarin marba hadu diinta islamka ladagalamey.
@abshirabdirahmanmuhumed6042
@abshirabdirahmanmuhumed6042 10 ай бұрын
nagadaa
@aminaali75
@aminaali75 3 жыл бұрын
Ilahy kamagan galnay Waxaa dhihi karaa siyaad bare ookle balse anagu naqankii masiiwadano
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 3 жыл бұрын
Ataaturki waligiis caruur ma dhalin lkn 12 gabdhood iyo hal wiil oo wacalo ahaa ayuu soo korsaday
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
ataaturki shaydaan buu ahaa alle cadaabka
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 3 жыл бұрын
Nin khayr badan baa tahay walaalo ramdaantana alle haynoogu denbi dhaafo ameeeen
@ibramoha7303
@ibramoha7303 3 жыл бұрын
Atatoorki qiyanay waa nin reer yurub ah galka wein
@radwanboyphysicienne2947
@radwanboyphysicienne2947 3 жыл бұрын
I called myself radwan farah my brother Abdirahmaan. I want to talk about the story of paplo EScobar because, this she interested Me
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@ahmedmusa7483
@ahmedmusa7483 3 жыл бұрын
Asw walal meesha ama numberka lagu diraayo sadaqada afurinta phone number lagu diraayo inaa video ga nagu tustaan ayeey aheeyd and jazakallahu kheyr and barakallahu fiikum and Allah yaxfidkum
@abdisalaanmohamedomar4938
@abdisalaanmohamedomar4938 3 жыл бұрын
gaal weyn ayuu ahaa duliga
@garsamogada7566
@garsamogada7566 3 жыл бұрын
ninkaasi waxauu ahaa gaale nagadaaa
@fardousahappy4674
@fardousahappy4674 3 жыл бұрын
Akhs ma ninka quraanka u diiday ayay jecelyihiin
@akuunakeetu
@akuunakeetu 3 жыл бұрын
Cadaabta allaha ku fogeyo
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
@Mohamed Mohamud Herzi Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? kzbin.info/www/bejne/q4rFm2WLg5qYqpo
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 жыл бұрын
Orod dalkaada. Nabad ka dhigo. Ilahay cidoo. Cadaabaayo. Adiga kaala tashanmaaye. Maryooleey. Waxaan kala yaabay. Aduunka iyagoo. Sida xayawaankii oo kale u nool beey dad kale. Ku dhagan yihiin. Inkaar waxaa kaaga baahan. Dani iyo axmed madoowe. Orodoo inkaar. Xoolo baa tahee.
@jamachasan8410
@jamachasan8410 3 жыл бұрын
Calmaaniyaddu waa xal midaynaya shucuubta kala diimaha duwan. Sxb 'Cilmaaniiyad' maaha e sax ciwaanka oo ka dhig 'calmaaniyad'.
@Ahmed40662
@Ahmed40662 3 жыл бұрын
Inkastoo calmaaniyadiisa aanan taageersaneyn laakiin kamaal Ataturk waxuu badbaadiyay turkiga waayo hadii fikirkii khilaafada ku dhagi lahaayeen waa lakala qaybsanoahaa waayo carabtii baa khiyaantay oo reer galbeedka raacay
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 7 МЛН
Stupid Barry Find Mellstroy in Escape From Prison Challenge
00:29
Garri Creative
Рет қаралды 20 МЛН
Khóa ly biệt
01:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 20 МЛН
Cimraan Khan | Halyaygii hiilka waayay!
13:51
Waaberi Media
Рет қаралды 67 М.
Turkiga iyo Griiga | Sirta colaadeed ee labadan dal..
13:41
Waaberi Media
Рет қаралды 98 М.
Boqor faysal | Cadawgii koobaad ee yahuuda!
10:10
Waaberi Media
Рет қаралды 51 М.
Shiicadu Ma ahan sidaad mooday | Maxaan ku kala duwanahay shiicada?
10:55
الجانب المخفي من القضية | صفحة مفقودة | أنس آكشن
35:14
anas action - أنس آكشن
Рет қаралды 4,1 МЛН
Ақтөре неге студияға келді😳 Бір Болайық! 25.06.24
27:05
Бір болайық / Бир Болайык / Bir Bolayiq
Рет қаралды 238 М.
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
0:39
Untitled Joker
Рет қаралды 5 МЛН