Suuqa Forex Maahan sidaad mooday!

  Рет қаралды 115,260

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 547
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 4 жыл бұрын
Sixid: 03:19 Dalka aan ka hadlayno maahan shiine ee waa dalka japan. Yen waa lacagta Japan 🇯🇵 Mahadsanidiin❤️
@abdiadam6821
@abdiadam6821 4 жыл бұрын
waa sax
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 4 жыл бұрын
Dhib malaha macalin
@XIKAMCHANNEL
@XIKAMCHANNEL 4 жыл бұрын
🇸🇴❤❤GUUUUUUL WEYN❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 #SIDA UGU FUDUD EE UUR LOOQAADO?? WAXAA JIRO SI FUDUD OO AY HAWEENKU UUR UQAADI KARAAN?? DAAWO MUUQAALKA HOOSE ADAA FARXI DOONEE. Subscribe ha iisaarin adigoon kuqancin.👇👇👇👇👇kzbin.info/www/bejne/gmLKpmqEiM1qd8k
@xasanbigofficial614
@xasanbigofficial614 4 жыл бұрын
Sxb Islamic acount uu lee yahay teeda kle ganacsi aan laheyn qasaaro iyo faaido maleh culimada wey qaldan yihiin madhahaayi lkn sida wax looku sheegay aa qaldan
@yahyehussein1472
@yahyehussein1472 4 жыл бұрын
Waa sax
@ebrahimchannel8283
@ebrahimchannel8283 4 жыл бұрын
7:43 lacagta aad maal gashatay Wad qasaari kartaa wna ku faidi kartaa foreX Barnaamijka marka diyarineyso baris badan samee sxb 👍
@AbdirizaqAbdullhiAbdi
@AbdirizaqAbdullhiAbdi 5 ай бұрын
Who is watching 2024
@KhaalidNaasir-b9b
@KhaalidNaasir-b9b 4 ай бұрын
👋😂
@MohamedH.Hassan
@MohamedH.Hassan 4 ай бұрын
Aniga
@abdimalikabdullahi1248
@abdimalikabdullahi1248 4 ай бұрын
Ani😅
@MohamedH.Hassan
@MohamedH.Hassan 4 ай бұрын
@@abdimalikabdullahi1248 mxad raadinaysay marka sheekh
@liltamam2907
@liltamam2907 4 ай бұрын
September
@husseinmohamed5833
@husseinmohamed5833 4 жыл бұрын
Waanba sugaayay in aad mar uun ka hadasho forex thanks mudaen🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdikhaliqrageh4797
@abdikhaliqrageh4797 4 жыл бұрын
Masha Allah waa si wanagsan wll Lkn si fiican usoo baadh waxbadan aya kaa daahsoon inbadana waad ka hadashay Qaab Islamic ah ayay leedahay Macaashkaaga iyo khasaarahaagana ma cayimna suuqaan wayo xaalada wadamada ay lacagtoodu la shaqayso xaalkooga ma ogid Mahadsanid
@sakariyeharuun736
@sakariyeharuun736 4 жыл бұрын
Wall mahadsanid waxn jeclahy habka wad wax u tabisid ado raliya qodobada ad raac do noosheg
@jeestoofficial6050
@jeestoofficial6050 4 жыл бұрын
After 40 minute I was watching this video
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 4 жыл бұрын
Say After 40 minutes I will watch this video
@رساله-د2ب
@رساله-د2ب 4 жыл бұрын
@@rikardostalin5708 yes i will watch
@abdikanisahal
@abdikanisahal Жыл бұрын
What kind of English is that? Just embrace your language
@AbdiQafar-kw4pg
@AbdiQafar-kw4pg 6 ай бұрын
Yes pro😊
@WarYaa-v9d
@WarYaa-v9d 4 ай бұрын
Angu afarsano kadib
@abdiqadirmahdi8858
@abdiqadirmahdi8858 4 жыл бұрын
ASC Ustaadka iyo asxabta waan idin salamy Ustaad aad baad umahadsanthy waxn kugula Yara talin lahaa mrkaad muuqaalada sii dhamaynayso Eray KU Soo gaba gabee Maxaa yeelay adoo hadalkii wada uumbaad Naga Aamustaa
@maxamedmaxamed1897
@maxamedmaxamed1897 4 жыл бұрын
3 qof ayaan ku xidhanahay oo codkooga oo kaliya uu i saameeyo Lambar kow ayaad ii tahay wll masha Allah
@AbdikaderAElmi
@AbdikaderAElmi 4 жыл бұрын
Abdirahman cumar mahadsanid wllo
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 4 жыл бұрын
Forex dhawaan ayaan bilaabay khasaro yar ayaan galay lkn hada wakaso kabtay khasarihi faaido ayana wadaa anan badnayn, commentigan waxa u qorey xasus ahaan insha alah sanad kadib ayan halkan so booqon doona mrkasa wrbixin idinka sin dona meesha iskala dhacno aniga iyo forex.
@rainymood3799
@rainymood3799 4 жыл бұрын
Keep going brother
@ayaanahmed3205
@ayaanahmed3205 4 жыл бұрын
Inshallah wllky waad guulaysan💖hadu ALLE idmo💖ALLE HAKUGU GARAB GALO🤲
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 4 жыл бұрын
@@ayaanahmed3205 mhdsanid wlal ayan sharf korkaaga ha ahato.
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Insha allah guuul ayaan kuu rajaynaynaa....
@saeedofficial
@saeedofficial 4 жыл бұрын
Samiir abdi sxb warqada swift code ka bangigee ka heshay
@cumaryare6196
@cumaryare6196 4 жыл бұрын
Waa barnaajim xiisahiisa leh oo ay tahay mar kasta in laga hadlo lagana run sheego xaqiiqada suuqaan forex blse waxaa run ah ganacsi kasta oo la maalgashto lagana shaqaysto inay ubaahan tahay aqoonteeda iyo xirfadeeda inay leedahay cida ka shaqaynaysa forex wuxuu lamid yahay ganacsiyada kale ee laga shaqaysto sida uu walalkeen cabdiraxman sheegay qofkii aan aqoontiisa lahayn oo xirfad ahaan ubaranna uu ku qasaarayo Aniga waxan kamid ahay dhalinyarada ka shaqaysata suuqaan marki igu horeysay aan galay forex waxan lakulmayey qasaaro joogto ah wayo maan lahayn aqoontiisa rasimiga ah iyo sirta xirfadaan ganacsi waxyar uun kafahansanaa blse maanta iyo dadaal dheer kadib alx faaiido joogto ah kasameeyaa kumana qasaaro shaqo kastana wan uga maarmay waxan leeyahay intii danaynaysa inay gasho suuqaan marka hore aqoontiisa ha bartaan kadib haka shaqaystaan guuleysta insha allah 👍 Hadii aad iweydiin lahayd halka rasmiga ah aad kaheli karto aqoonta forex waxan kudhihi lahaa XORNIMO DHAQAALE academy ladhoho doondoon KZbin ka wadka baari kartaa inkasto aniga wax kasoo baran halkaas 👍👍
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllky ❤Mahadsanid
@cabduqadirhashimi66
@cabduqadirhashimi66 4 ай бұрын
Saaxib inaad icaawisid ayaa rabaa sidee isku heli karnaa
@abdisalan4038
@abdisalan4038 4 жыл бұрын
Waa runta 90% balse mida kaa maqan baa waxey thy ineysan jirin wax dhaqale ah oo dunidan si bilaasha lagu tabco ogowna dadaalka bixiso ayeyna lacagtu le,ekaneysa 💗
@hanad9901
@hanad9901 Жыл бұрын
❤❤
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 4 жыл бұрын
mahadsanid wll wax badan baa ka faaiiday
@abokoribrahim5201
@abokoribrahim5201 4 жыл бұрын
Cilmi noo siyaadisay alle hakuu siyaadiyo cilmigaaga zxp Halkaa kasii wad dadaalka dibna ha uliicin
@mohmedabdi2650
@mohmedabdi2650 4 жыл бұрын
great bro si wanaagzn ayaad u iftiimisay waana run forex khsaaradeda ayaa badan waxy ubaahan inaad cilmigeeda leedahy
@Cige10
@Cige10 4 жыл бұрын
WLL waad mahadsntihin idinku raaliya wll wxan rabnaa inaad nawgu dadashaan taariikhda islaamka ama dawladaha islaamka saas ayaa fikirkyga ah❤
@said77-i5
@said77-i5 4 жыл бұрын
Masha allha mahdsanid wll qli runtii aad baan ujeclahay inaan barto frox❤🌷💐🙏
@Phenopxh
@Phenopxh Ай бұрын
hada maad baratay
@sakariyecali4806
@sakariyecali4806 4 жыл бұрын
Keep going sxb MCN waadna kumahadsantahay cilmiga aad nasiinayso
@munaadam6036
@munaadam6036 4 жыл бұрын
Qof ugu horeyeey aa noqdey manta😊
@sadaamtmr7234
@sadaamtmr7234 4 жыл бұрын
Mnsha allah wllo Abdirahman hore usoco
@naasirjamac1999
@naasirjamac1999 4 жыл бұрын
Thnks zxp Million Times Jazaakalaahu khyr
@mohammetothman518
@mohammetothman518 4 жыл бұрын
Horta zxp waad mhdsn thy sida labada dhinac aad iskaga taagty arinkaan pro ilhy hana wada badbadio asgaa ale cidkazta badbadin karee👏✅
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@زینیجسوکیآلہ-ب5ذ
@زینیجسوکیآلہ-ب5ذ 4 жыл бұрын
Thankis you my brother teacher
@azdafx
@azdafx 2 жыл бұрын
Walahi forex xanun badan baaad marey sidad ugu guleysatid ani xita waan so maray lakin hada alhamdulilah
@cabdijaamacxasan1634
@cabdijaamacxasan1634 2 жыл бұрын
Asc walal strategy dee isticmaasha
@MandelaMoha
@MandelaMoha 2 ай бұрын
Asc zxb lambarkaga isoqor
@mustafekamaal3053
@mustafekamaal3053 4 жыл бұрын
Manshlh illahy caqliga ha ku barakeeyo sxb Saaid ayan ugu xidhanhy chanelkaaga
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Abdirahman
@nabilmoha3383
@nabilmoha3383 4 жыл бұрын
Magacaygu waa cabdirahman cumar Halkanina waa waaberi media Kusoo dhawaada daawadayaal muuqaalkeena maana Intaas baan iska jeclahay inaan maalin walba maqlo markan ku daawanayo ilaahay haku xifdiyo boe
@SafaMaxamed-sh9ze
@SafaMaxamed-sh9ze 13 күн бұрын
Thanks❤
@خضرإبراهيمعبد
@خضرإبراهيمعبد 3 жыл бұрын
Sh.Umul Allaha barakeeyee waxaan filaya inaanu si fiican u fahansanayn forex ka iyo wuxuu yahay hadii aad Khudbadiisa uukaga hadlayo forex ka aad daawatana waxyaabaha uu ku xaaraantinimeynayo waa wax laga helayo gabacsiyo kaloo xalaal ah oo badan💫
@abdiwaliahmed3301
@abdiwaliahmed3301 3 жыл бұрын
Waa runtaa sxb sh waa dadhdagaa inta badan.
@KHADARMAXAMEDKHADAR-r3f
@KHADARMAXAMEDKHADAR-r3f Жыл бұрын
50 kayar laguma shubi karo miyaa
@mohamedabdinasir4809
@mohamedabdinasir4809 4 жыл бұрын
Macalin mhdsnd
@engineerkadiye1467
@engineerkadiye1467 4 жыл бұрын
Forex waxa kataajiri karo qofki leh qibrad, shaqadisana ay tahay inu ka shaqeyo kala iibsiga wax yalaha ay kamid yihin lacagaha, commodities, iyo shares. Lakin Somali kuligen inan lacag fudud iska helno ayan rabna
@fathiabdallahahmed8597
@fathiabdallahahmed8597 4 жыл бұрын
7:00 Forex khasaarihiisu waa badan yahay ba tiri hadana ganacsi aadan khasaareyn oo bil walba hanti go'an qaadanayo waye baa tiri maxaa waye marka khasaarada igaleysa hadanba bil walba lacag go'an qaadan Tan kale meeshan waa suuq kala sarif baa tiri lacag lagu badalayo lacag kale sarifna hade waa la sameeya xaaran wayana kuma maqal
@qiimeiyoqurux4466
@qiimeiyoqurux4466 4 жыл бұрын
Warkoodu War Is khilaafaya weeeye
@sagtaahmed6589
@sagtaahmed6589 Ай бұрын
Big trader🎉
@faynuuswaladuu5100
@faynuuswaladuu5100 4 жыл бұрын
thanks abdiraxman omar bro
@MrAweys
@MrAweys 4 жыл бұрын
Masha Allah waa mowduuc aan inbadan kaa rajenaayey
@yaasiirhirmogeali
@yaasiirhirmogeali 2 ай бұрын
Mahadsanid😢😢😢
@mesut9478
@mesut9478 4 жыл бұрын
Wall forex lcag xadidan maho Ana kshaqeysto Mlinkasta intan helo wey ka duwn thy mlinka kle Bisha intan helo wey ka duwn thy bilaha kle Waana khasaara wana faa idaa Sido kle rasamalkyga mrki an bilowga aha gebi acountka wu iga guban jirey o lcgta dhn wey iga khsari jirtey lkin imika ALXM aqoonti an bartey Wan xkameya khsarhyga inkasto Ad khsareysid o hdana fa idysid
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 3 жыл бұрын
Wall ma iga caawin ktraa sidaa ku paraty
@cumarabdi7505
@cumarabdi7505 4 жыл бұрын
Keep going you are edicater boy
@cabdulahimaxamed2803
@cabdulahimaxamed2803 4 жыл бұрын
Suuqaan anigaa ka shaqeeya qeyb islaami ah ayuu leeyahya suuqaan sxp culimada islaamka qeybo kamid ah oo ku takhasusay dhaqaalaha wey ka hadleen rasaailna wey ka qoreen. Culimasa qeyb kamid ah xalaal ayey dhaheen sida sh umal u yiri xaaram Suuqa forex ma suuqa stock marketka loo yaqaano . Suuqa forex ma ahan suuq lagu nasiibsado waa xirfad la barto lagu shhaqeysto
@isfahanmedia7043
@isfahanmedia7043 4 жыл бұрын
nin kan youtube vedio soo dhigo oo ka radsado lacag lacagta youtube soo ma oga inay xaran tahay madada xayeysiin xaran ah lasaray vedio forex anaka kaxamalano aqoontiisa leh ninkan cml youtube vedio soogalinaya nalama tartami karo really
@cabdulahimaxamed2803
@cabdulahimaxamed2803 4 жыл бұрын
@@isfahanmedia7043 sxp 10 daqiiqo oo an wax macluumaad ah oo lagu qanci karo ayuu meesha ku hayaaa ixtiraam waan u ahayaa wlka
@fathiabdallahahmed8597
@fathiabdallahahmed8597 4 жыл бұрын
Maya forex lacaga lagu kala sariftaa ee khamaar laguma dheelo see xaaran u noqon waa Sarifle caalamka mari 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
Forex barashadeeda intee igu qadanasa wllky ??
@ameenmohamed2058
@ameenmohamed2058 4 жыл бұрын
@@marisacillahi1537 sadex bilood ooo jogta hadad dadaasho ama wax ka yar
@Abdirahman__Abdi
@Abdirahman__Abdi Жыл бұрын
Maanta o ay tarikhdu tahay 13/10/2023 ban bilabaya waxan halkan u imid si aan maclumad iga qarsoon u helo maalin ban halkan kuso noqonaya insha Allah
@Deposki
@Deposki Жыл бұрын
Let’s go bro balanteeni waa shaqo
@FaadumoMaxamedCilmi-cx8ds
@FaadumoMaxamedCilmi-cx8ds Жыл бұрын
wall saa lo barta plz ibar😢​@@Deposki
@xogahasayniska6566
@xogahasayniska6566 11 ай бұрын
Si fiican u baro bahasha inta aadan faa'ido ku ordin haddii kale waad niyad jabeysaa.
@abdikarimdirie7179
@abdikarimdirie7179 4 жыл бұрын
sheikh umal kheyr allahaa siiye maba fahamsana qaabka uu u shaqeeyo suuqaan
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Waa barnaamij loo baahnaa ustaad
@abshirgoodluck8582
@abshirgoodluck8582 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxbsare 👍👍
@Dhrshorts.1
@Dhrshorts.1 4 жыл бұрын
Sxp waxaad kasoo hadashaa IQ OPTION broker qeypta benery option/Digital
@elmi3074
@elmi3074 4 жыл бұрын
My favourite somali youtuber 👍
@axmedzakirmohamoud6703
@axmedzakirmohamoud6703 4 жыл бұрын
MaHaTh znid🖐😍😍
@ayoub_1pb
@ayoub_1pb 5 ай бұрын
15/7/2024 wxaan bilaabay forex i.a sanad ka dib inaan meel fican ka gaaran rajeynayaa isoo xasuusiya cidii comentigeyga aragta
@xikmomedia9306
@xikmomedia9306 4 жыл бұрын
Ustaad Abdirahman✅
@amiinyasto5181
@amiinyasto5181 4 жыл бұрын
Qoraalkan ayaan copy paste soo dhahey waana in dadka laga shaki saaro forex waa betting ama shqradtan la mid ah sida kuwa kooxaha kubada ciyaara loogu sharadtano saasuuna ku yahay khamaar. taas waxaa cadaynaya waxyaabahaan soo socda: 1- horta qofkii baaraa wuxuu helayaa website yo farabadan oo sheegaya in ay tahay betting ama khamaar 2- inuu khamaar yahay waxaa cadaynaya in adigoo akoonkaad ka furatay broker ka ama dilaalka yahay dollar oo aad dollar la timid hadaad buy tiraahdid yacni gadatid lacag kale oo dollar ka lagu gadan karo aadan arkayn lacagtii kale ee aad gadatay oo kugu soo wareegtay akoonkaagana ka muuqata. haday wuxu sarif yihiin waxay ahqyd in dollarku kaa tago adba aad akoonkaaga ku aragtid lacagtaad ku badalatay oo kali ah, laakiin xaqiiqdii saas ma dhacaysee waxaad uun arki lacagihii aad isku sarifaysay oo wali sidoodii ah oo isku dhegan iskuna lamaan oo pair isku ah. 3- tan sadexaad meeshaan lacagaha aad isku sarifaysid oo aad leedahay mid ka mid ah ayaan gatay waligoodba ma kala fuqaan. yacni hadaad gadatid oo buy ku gashid iyo hadaad iska gadid oo sell ku gashid mar walba sidii bay isugu dhegen yihiin. marka meeye wixii la isku sarifay? 4- adoo akoonkaagu yahay dollar ayaad awoodaa in aad laba lacagood oo kale sida tan ingriiska iyo yuuro isku gadid kkkk hadaba see arintaasi ku dhacaysaa hadii meesha sarif run ahi yaalo, see 2 lacagood oo aadan midna lahayn oo haysan isagu gaday? 5- waxaaba ka sii daran forex adoo akoonkaagu dollar yahay ayaad waxaad isku gadin 2 lacagood oodan haysan oo kale sida yuuro iyo yen markaasaad waliba ku galin SELL ama WAAN ISKA GADAY. waxaad dhihin YEN baan iska gaday kkkkk see ku dhacday bal ii sheega? seebaad lacag aadan hayn isaga gadi kartaa? 6- waxaa waxaasoo dhan kasii daran suuqaan forex waxa looga yaqaan buy and sell ama waan gatay iyo waan iska gaday ma aha sida suuqyada sarifka ah ee aan naqaan looga yaqaan. waayo hadaad rabtid inaad wax gadatid ama iska gadid waxaad samayn wax la yiraadho OPEN POSITION ama OPEN ORDER iyo CLOSE ORDER. saasaadba ku galaysaa suuqa waxaadna dooran buy ama sell mid uun kadibna waxba inta kugu soo wareegaan nasan mayside waxaad arkin 2dii lacagood oo isla socday oo aad gashay ayaad daawan is badal badal kooda kkkkk ma waxaasaa sariflayn ah. kadib markaad doontid baad xirin oo taaban CLOSE POSTION oo ah 2 daas lacagood oo wada ciyaaraya oo is bad badalaya ayaad oran iga istaaji oo i tusi inaan khasaaray ama faa'iiday. marka xaqiiqdu waxay tahay waxba gadan mayside isbadalka sicirka lacagaha oo computer lagaa tusay uun baad ku ciyaarin oo lacagtaada ku nasiibsan. kadibna khasaaro ama faa'iido kala tagin. mar kastana dollarkaaga uun baa ama dhamaan ama badan wax intaa dheer ma jiraan.hadaad codsatid in aad lacagtaad gadatay kugu soo wareegtana sidii qof waalan baad u ekaan. GABO GABADU waxaa weeye. ka ganacsiga forex waa 2 qaybood. qayb waxaa lacagaha ku kala gata si xaqiiq ah bankiyada iyo dawladaha waana qayb gooni ah qof caadiyana ma gali karo. qaybna waa qaybta broker yada ama dilaaliintu bixiyaan ee dadka caadigaa galaan oo soomaalidu ka mid tahay. hadaba tan dambe waa betting ama SHARADTAN oo ah qayb khamaarka ka mid ah broker kuna wuxuu kuu sahlayaa in suuqa sarifka lacagaha ee bankiyadu samaynayaan ee runta ah inuu ku tusiyo adiguna aad ku gashid KU NASIIBSO lacagahaas labo labada isagu dhegan oo is bad badalaya. taas macnaheedu waxaa weeye WAXAAD GADANAYSAA AMA BUY KU GALAYSAA LACAG AAN KUGU SOO WAREEGI DOONIN. SIDOO KALE WAXAAD SELL KU GALAYSAA AMA IGA GAD KU GALAYSAA LACAG AADAN HORAY U GADAN OODAN HAYN. GUUD AHAANA SUUQAAN MA JIRO LACAGO XAQIIQ AH OO LA ISKU SARIFAYEE WAXAAD KU KHASAARIN AMA KU FAA'IIDIN WAA UUN JIHADA AY HADBA WAXAAS LAGU TUSAY U SOCDAAN ADOO MID KU NASIIBSAN. walaalaha soomaaliyeed waxaan uga digayaa suuqaan KHAMAARKA AH. yaan been la idiin sheegin wax baara yaan sheekh xasaan oon waxba ka ogayn sida waxaani u dhacayaan uusan idiin banayn xaaraan.🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@fadumociise6062
@fadumociise6062 4 жыл бұрын
Wll qaali codsii mar kasheekee tariikhda sheikh an jeclahay cali jabir qarigii wayna
@mohanavich4605
@mohanavich4605 4 жыл бұрын
Masha allah wan kuheystaa anigu websetkan🙏
@saalimmohamed3439
@saalimmohamed3439 4 жыл бұрын
Marka hore waan ku salaamay walaal cabiraxmaan , salaan kadibna waxaan rabaa inaan hal fikrad kugu kordhiyo. Shiikh umal sow ma ogid xitaa youtube ka aad adigu lacagta ka samayso in uu yiri lacagta laga sameeyo waa xaaraan marka sidee adigu taada uga hadli weydaa ood uga hadashaa forex inay xalaal tahay iyo inay xaaraan taha
@saamivimto
@saamivimto 4 жыл бұрын
Anigaa Forex Kaganacsado Mudo Gaabana Ku Jiro, Balse Waxan Ka Leeyahay ujeedo Fog Oo Ah In Aan Horumar Kagaaro, Barashadiisuna Waa Mid Aan Xooga Saaro Marwalba Si Aanan ugu Qasaarin, Teda Kale Aan Ku Saxo 3:17. Lacagta Yen Waa Japanese Currrency Ee Ma Ahan Shiinaha. Mahadsanid.
@ILDAB_MEDIA
@ILDAB_MEDIA 2 жыл бұрын
Zhp qoraalkan markaad so qortay labo sano ayaa kaso wareegtay maxaa idin kala dambeyey adiga iyo forex iga waran wxaan rabaa inaan bilaabo waxn kujiraa wxbarashadisa hada
@jeylaani9814
@jeylaani9814 2 жыл бұрын
@@ILDAB_MEDIA alaha unaxariisto wll sorry
@ayoupyoung6368
@ayoupyoung6368 Жыл бұрын
@@jeylaani9814 miyuu dhintey
@Ahmedciiro12
@Ahmedciiro12 Жыл бұрын
​@@jeylaani9814 miyuu dhintey wiilku walal😢
@xamdamaxamud129
@xamdamaxamud129 4 жыл бұрын
Binary options ka aya ka faaido bdn forex trading
@xaajiabdi1010
@xaajiabdi1010 4 жыл бұрын
thnaks you bro lakin weli forex iyo investment ayaa iskagakaa khaldan forexna ma jirto wax kuu balan qaadaya inaad laag cayiman heleysid
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder 4 жыл бұрын
Haa lkn forex trading sidiisa ayuu xaaraam u yahay waayo waa qamaar
@xaajiabdi1010
@xaajiabdi1010 4 жыл бұрын
@@Facelessuplouder maaha bro khamaar ee waa cilmi hadda adoon baran pilotnimada hadaad iska kaxatsid diyarid manay khamar ahayn kanna wa saaso kle
@abdisaladares4382
@abdisaladares4382 4 жыл бұрын
Khamaar majira wll ee waa lacagta markuu qiimaheeda hoos joga ayaad soo iibsaneysa (buy) markey qimaheedu uu kor ukacana waad iska iibineysa waa hadaad cilmigeeda leedahay
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaaL wax badan oo aanan ka ogayn ayaad na fahan siisay ...👍
@xasan1713
@xasan1713 4 жыл бұрын
Cilmi production MEDIA booqda waa channel qiimo leh
@jamaalabdifatah8251
@jamaalabdifatah8251 4 жыл бұрын
Waryaahe waabari media waan taageyr Sanaa lakiin doofaarkaan umal ah markaan kugo arkey ayaan kunacey wajigiisa allaha cadaabee
@qaandiidyare7828
@qaandiidyare7828 4 жыл бұрын
M.a horey usoco wll
@abdirahmangurey2733
@abdirahmangurey2733 4 жыл бұрын
Ustaad waa mhd santhy guulayso waligaa
@salebancabdi8835
@salebancabdi8835 4 жыл бұрын
Mashaa Allah
@ameenmohamed2058
@ameenmohamed2058 4 жыл бұрын
Mahadsaniid ustaad cabdirahmaan omar
@mohamudabdirahman7375
@mohamudabdirahman7375 5 ай бұрын
Xogtaan update keeda keen zhp waan hubaal isbadalada forex kuyimid inaan ka warhaysee
@nuursalaad9223
@nuursalaad9223 7 ай бұрын
2024/5 sanad kadib ayan u imandoona comentigan i.a
@hamda859
@hamda859 4 ай бұрын
Maad barata
@khadarahmed7993
@khadarahmed7993 4 жыл бұрын
wll sheekhan aad soo qaadaty aqoon umale suuqa forex forx maaha mee la maal gashado waxaad ka shaqaysan kartaa adigoon cidna maal gashan oo gurigaga joga waaxa sariflayaasha jooga suuqyada somalia iyo somaliland markaa yaan laga dhigin wax waynoo khatara waa wax fudud kaliya waa inaa baratid xirfadan anigaa kujiray mudo 2 sano ah lacag badana kasameeyay
@anasszizimba8869
@anasszizimba8869 4 жыл бұрын
Asc waxa an fahmiyaye ila iyo hader waxad kahadashe dadka lacaga u dhiibte qofkale lkn dadka cadi ah uga shaqeesta madan soqadan sheikhs xita sidaas ayu leeyahay lkn wali ma arkin qof nafsi ahaan uga shaqeesta cid kahadasha xita adi waxa unoqon karo ama cidkahadlesa...waxaa ka codsana inaad taasni soo baartid oo video ad noga samesid thank you 🙏 ❤️🙏
@رساله-د2ب
@رساله-د2ب 4 жыл бұрын
Magacaygu waa abdirahman omar halkanina waa waaber media kusoo dhowaada daawadayaal muuqaalkeenna maanta😎😎
@awyl-gamer
@awyl-gamer 4 жыл бұрын
Runtii aad ayan ugu hamuun qabay wax uun iga jaahil bixiyo si wax an uga ogaado thanks
@abdisaladares4382
@abdisaladares4382 4 жыл бұрын
Walaal dadka forex sida saxda ah uga shaqeysta wax kabaro
@mrkalaay3772
@mrkalaay3772 4 жыл бұрын
Thank bro
@XudayfeXuseen
@XudayfeXuseen 6 күн бұрын
Who is watching 2025
@AmirAbdinorAli
@AmirAbdinorAli 4 ай бұрын
Wacaleykum As salaam
@RadioQaraami
@RadioQaraami 6 ай бұрын
Right ✅️
@DaariqLiibaan
@DaariqLiibaan 7 ай бұрын
After 4years
@AyaanleTech
@AyaanleTech 4 жыл бұрын
Maadama qofka ka ganacsanaya suuqan rate goan uusan helayn lacagtisana ama u waayi karo ama uu faidi karo marka dee waa xalaal sbbto ah rate goan laguma cayimin maka hadlayo dadka investment ga qabta lkn shaqsiyaadka dadka u ganacsanaya rate goan malaha
@mahatmoha2803
@mahatmoha2803 4 жыл бұрын
Keep going
@xamsecabdicali5160
@xamsecabdicali5160 4 жыл бұрын
waar waxad barmaamij ka samaysaa wwll forever living products
@runsheegmedia1434
@runsheegmedia1434 4 жыл бұрын
Forex waxaan ku jirah 4. Years waxaan ayada hayn kama shaqayo wan dhagaystay somaliya badan ka hadlaysah lkn Hal sir ma fahasana sababtanu wax kasto aduunka faa iida samayah waxay leyahiin sir u gaaraha waxana tusale kfc ama amazon waxayna biyan adeeg aan laada samayn karin qofkas marka qofkii sirtaa u bahan comments igu qor si free ah ban kugu sinayaha
@carafaatcali
@carafaatcali 2 жыл бұрын
Ani isii zxb
@sadaamyarelyrics4508
@sadaamyarelyrics4508 2 жыл бұрын
Freee
@agassihersi962
@agassihersi962 Жыл бұрын
halke lakala so xariri kra pro anaga ubahn
@fj_official4785
@fj_official4785 Жыл бұрын
Free
@hassanferrari8790
@hassanferrari8790 Жыл бұрын
Shb
@lazco__1943
@lazco__1943 11 ай бұрын
After 3 years I was watch this video
@calibashiircali9701
@calibashiircali9701 4 жыл бұрын
Forex waa suuq halistiisa wata looguna baahanyahay inaad ka feejignaato.Forex maha sida aad u malaysid waxay u baahantahay waxbarasho cilmi juhdi waqti inaad geliso barashadiisa sidoo kalena aad mudo ku dhex jirto si aad lacagtaada ugu bixisid meel aad hubtid.
@zacademy3869
@zacademy3869 4 жыл бұрын
Ganacsiga forex ayaaba sidaas ah macquulna ma ahan inaad bilwalba faa'iido sameesid
@FarhanHassan-rv9gk
@FarhanHassan-rv9gk Жыл бұрын
Waa sax wll
@yuusufmohamudali3052
@yuusufmohamudali3052 4 жыл бұрын
Forex waa meel si fudu lcg loogu sameen karo Alhamdulillah noloshayda maanta forex qayb wayn ayuu kaga jiraa shaqo aad waa ka nastay easy ku sameeyaa lcg daily
@khadarhaibe6706
@khadarhaibe6706 4 жыл бұрын
Xgee kala so xirira bro inan ku biiro rabay3
@hamisare6735
@hamisare6735 4 жыл бұрын
@@khadarhaibe6706 waa beenaale bal hakuu sheego car
@cabdifitaaxaxmedcali5399
@cabdifitaaxaxmedcali5399 3 жыл бұрын
😂😂
@yuusufmohamudali3052
@yuusufmohamudali3052 3 жыл бұрын
@@cabdifitaaxaxmedcali5399 hhhg
@Sahra348
@Sahra348 Жыл бұрын
Wll ma igu cawin karta
@memo-dr2dj
@memo-dr2dj 4 жыл бұрын
الله يطول عمرك 😍
@Adengaming71
@Adengaming71 5 ай бұрын
Inta 2024ta dawanyza😂❤
@Yourchoicelife
@Yourchoicelife 4 жыл бұрын
Sxb adoo mahadsan wx nooga sheet suuqa expert option.
@ahmedmohamedibraahim684
@ahmedmohamedibraahim684 4 жыл бұрын
Hhhhhh abti dadku hakaa shaqaystaane argagaxa kadaa anaga ka lacagysano ka tajirnay waliba mudo kooban arzaaada Illaahay Cid nogumo dhibin alx wlhi🤲🤲🤲
@pilotkaduula
@pilotkaduula 2 жыл бұрын
Maa gubatay hada😂😂😂✌️
@naziirabdiwahab5920
@naziirabdiwahab5920 4 жыл бұрын
Halke wax kabaratay adi wax ama website kee
@amiirkachannel2131
@amiirkachannel2131 4 жыл бұрын
Keep going wllo
@aboubakaryahye1793
@aboubakaryahye1793 4 жыл бұрын
Walal lacgta yein wa tan japan
@zalmanawilzalepan5433
@zalmanawilzalepan5433 Жыл бұрын
Maanta oo ay tahay 18 / 11/23 waxa bilaabayey forex halkana waxa u soo doontay mclumd iga mqn inaa raadiyo waana u soo noqon doona vedio mar kale i.a😊
@Sawdomohamed1234
@Sawdomohamed1234 Жыл бұрын
1/11 /2023 baan bilaabay walina trading ku jiraa insha Allah guul rajaynaynaa wll
@Farxiyomaxamad-b9v
@Farxiyomaxamad-b9v Жыл бұрын
​@@Sawdomohamed1234aniga xataa hadaa bilaabay lkn xaraanta la sheegayo waxay😢
@ruwaydmaxamed1994
@ruwaydmaxamed1994 Жыл бұрын
​@@Sawdomohamed1234walal xged kabrta Please iso jawab
@xogahasayniska6566
@xogahasayniska6566 11 ай бұрын
Labadiinnuba iiga warama.
@niciimaaxmed9144
@niciimaaxmed9144 6 ай бұрын
War naga siiya
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 4 жыл бұрын
Forex ma aha meel si sahlan lacag looga sameeyo waxa ay u baahantahay aqoon , khibrad , dedaal badan iyo soo jeed badan ha ku dagmin sxb balse aqoonta iyo information badan raadi.
@bashkajr8229
@bashkajr8229 4 жыл бұрын
Thanks wall
@MAANSHIIL
@MAANSHIIL 4 жыл бұрын
Wll subscribe igu caawi mahadsanid
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 4 жыл бұрын
Codkaga qiiro leeyahay Muslimiinta zarbijaan kasoo hadal waa codsi
@axmedxidig3426
@axmedxidig3426 4 ай бұрын
After 5 sano kadip videokan dawanaya waxa so boqon dona I.a malin aan ahay trader weyn I.a
@qorsheeyeinajaamac7963
@qorsheeyeinajaamac7963 4 жыл бұрын
MaanshaALAH wall
@abuubakarmaxamed5149
@abuubakarmaxamed5149 4 жыл бұрын
Wll Jawaab Ayaan kaa Sugaa
@najiipali8866
@najiipali8866 4 жыл бұрын
Galabta $598 ayaba kaqabty👎👎👎👎
@arahman3655
@arahman3655 4 жыл бұрын
Nio zxp si gooni ah ma kula hdli kraa 🙏🏿
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 4 жыл бұрын
Beena waas
@arahman3655
@arahman3655 4 жыл бұрын
@@cumaryuusuf8881 maxaa aniga kula hd laya ayaa $290 shalay ka sameeyay 🤨
@mohamedomarvlogs4522
@mohamedomarvlogs4522 4 жыл бұрын
Waan ku salaamayaa Cabdiraxmaan cumar walaal aniga waxaan ka mid ahay Dhalinyarada Ka shaqeysata Sarrifka Lagacaha Qalaad ee Onlineka ah waxaana Ka helaa nolol maalmeedkayga Aad ayaana Ugu faraxsanahay inaan ka Mid ahaado ardayda Hayaan Academy
@ahmadcabdirsaaq9094
@ahmadcabdirsaaq9094 4 жыл бұрын
sxb hayaan waan kuqasaarnay beenta maad iska dhaaftid macalinkii wax kusoobaray ayaa dhaqaajinwaayey suuqaan
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder 4 жыл бұрын
Hhhh farxad ma jirtee beenta jooji
@hassandj133
@hassandj133 4 жыл бұрын
Xaqiiqdaad sheegtay sxb
@mohamedomarvlogs4522
@mohamedomarvlogs4522 4 жыл бұрын
@@ahmadcabdirsaaq9094 walaal aniga Macalimow ayaan ka waxbartay Strategiyadana way iishaqeysaa haddii aad adigu ku khasaartay waa kuu keligaa
@sukhra3585
@sukhra3585 4 жыл бұрын
@@mohamedomarvlogs4522 anigu waan ka baqanayaa balse xogay waan yara bartay mxaan sameeyaa maa sii wadaa
@Isaaq11
@Isaaq11 5 ай бұрын
Waa sidaa masuul
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 158 М.
Forex Bilow ILaa Dhamaad (Full Forex Course) 📊✅
2:55:34
Moalimuu fx
Рет қаралды 1,4 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Sidee Ayaa Online Lacag Looga Sameeyaa?
24:48
Warsame Bade
Рет қаралды 18 М.
Goortaan Ku Guulaystay Forex | DAAWO | @HagarlaaweAcademy
8:21
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 16 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.