Soomaligii ugu horeeyey ee broker ka noqda suuqa Forex iyo sheekada 700,000 kun dollar

  Рет қаралды 19,682

Ardaa Media

Ardaa Media

Күн бұрын

Пікірлер: 187
@salmanabdisalam-r1y
@salmanabdisalam-r1y 18 сағат бұрын
Team Moalimou idin aaway 💪
@sportsreview8136
@sportsreview8136 18 сағат бұрын
Waa ikanaa😂
@faaiidodiineed6924
@faaiidodiineed6924 11 сағат бұрын
Sida moalimuu buu u hadlayaa khayr Allah ha siiyo dhammaantoode
@HalimaNuur-t2g
@HalimaNuur-t2g 5 сағат бұрын
Kikigaaa matihid😂
@ismacilboss
@ismacilboss Күн бұрын
Moalimuu noosooqabo hadaad kartid waa muhiim ustaadka ❤
@AmranAbdullahi-uz2vi
@AmranAbdullahi-uz2vi Күн бұрын
Haa wlhi muhim ayu inoyahay❤
@siiradaasxaabta8238
@siiradaasxaabta8238 Күн бұрын
haa wllhi moalimuu noosoo qabo qaab online ah hadii ay macquul tahy
@Zakijamafx1
@Zakijamafx1 Күн бұрын
lama heli karo lphaas
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Күн бұрын
Macalimuu aqoon ahaan umuu baran suuqan lkn muduu khibrad lahaa, ninkani asagu aqoon buu u bartay
@BashiirLamalan
@BashiirLamalan Күн бұрын
Inyaryar oo lagu celceliyo maalinkasta waxey kuu horseedaan guul weyn waqti kadib 🎯
@zakochannel5920
@zakochannel5920 Сағат бұрын
wxd soo qabaga ustad mohamed Deeq iyo Ustad Ahmed Ilyaas (Red sea wave) 🎉 big respect
@mahamed.10
@mahamed.10 Күн бұрын
Codsi wyn Moalimuuu sooqabo saaxiib hadaad awoodo macalinka somalida forex 80% wkaase ❤
@harithturab
@harithturab 21 сағат бұрын
Without emotion he is not that level 80% kulaha😅
@mohamedhassanarone
@mohamedhassanarone 4 сағат бұрын
​@@harithturabEven we can say 90%+
@AhmettmohamettAbdi
@AhmettmohamettAbdi 2 сағат бұрын
90
@ayoub_1pb
@ayoub_1pb Күн бұрын
Who From tiktok👉😂
@abdishahiidaadan8424
@abdishahiidaadan8424 Күн бұрын
😂😂😂 same
@zamil2024
@zamil2024 Күн бұрын
War wa annagade
@MawliidCabdi-e2f
@MawliidCabdi-e2f Күн бұрын
I.m here😂
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 Күн бұрын
Ardaa media waxaanu kaaga fadhina Abdiwali moalimuu inaa soo qabatid, mahadsanid
@barkhadjamac6853
@barkhadjamac6853 17 сағат бұрын
Goatka Somali forex sooqabo wlle abdiwali Ahmed ali moalimuuu
@subeerilkacase8184
@subeerilkacase8184 6 сағат бұрын
Waa sax iwlh waan ku faraxsanhay inaan helo broker somali ah taasi waxa ay guul wayn utahay qofwalba oo trader ah anuu hada ma ihi trader but wadadeedii inaan hayo ayaan hada hubaa i.a qofwalba oo trader wa millionaire bari i.a❤
@paafpaaf
@paafpaaf Күн бұрын
Ustaad cawaale mar kale no soo casuum pro🎉❤
@ibraahimmalabbiyemc4441
@ibraahimmalabbiyemc4441 19 сағат бұрын
Mansha alah xog badan oo muhiima ayuu ka hadlay. Waan so dhawynaya ardaa podcast
@ahmedabdirahmanibrahim143
@ahmedabdirahmanibrahim143 Күн бұрын
Inshaallah inaa guul kagara rajeyna
@ibrahimhassan-ut6gp
@ibrahimhassan-ut6gp 8 сағат бұрын
Horumarkiisu ku dayashu mudanyahay guy's dadaal aya ino balan ah dhaman intiina dadaalaysa ee ka dhab tahay.
@aishaabdinasir2399
@aishaabdinasir2399 Күн бұрын
Team October waaan salaamayaa😂oo bilaabay forex
@maryamosiciid6736
@maryamosiciid6736 Күн бұрын
@Zaalimw
@Zaalimw Күн бұрын
xata qofka aa dawanayso hadalkisa madan fahmin ee cavio walalo ::: bcoz of the no discipline
@Mohab74
@Mohab74 18 сағат бұрын
Kkk sahal soft where hadu yiri waxba islama haayo lacagta garowe lagudirayey ayu raba inu nagaliyo markale.
@flabflab8288
@flabflab8288 18 сағат бұрын
Mansha allah waanu mahadinay cilmigaaga kaape💯💯💯
@maweelada.caruurta8187
@maweelada.caruurta8187 Күн бұрын
Maasha allah sxb keep.going waa wax aan sugaynay inbadan
@Abdikarim12
@Abdikarim12 Күн бұрын
Walaal Moallimuu doon hadii ay suurta gasho.
@ismacilboss
@ismacilboss Күн бұрын
Aad iyo aad waa muhiim ustaad moalimuu
@Nadiir_Yare
@Nadiir_Yare Күн бұрын
Ninkaas waa millionaire dheel dheel laguma arkaayo anagoo ardaydi eh baa dhif dhif aragna maxaa umaleeneeysaa kuwa kale😊😀
@jamacahmett7885
@jamacahmett7885 4 сағат бұрын
​@@Nadiir_Yarewaa shaqsi caadi ah ani time na wa la heli karaa wa hadii u jaanis hayo sawka maalin walba discord ka joga oo nala sheekaysta isagoo aanan wax lacagana naga rabin
@queentasniim2696
@queentasniim2696 22 сағат бұрын
Wxu aha marki igu horeysay aan maqlo asago qeexan Videos gan vidgi ka horeye ee ad uga hadlehsay forex eed cawaale ku wareysaneysay isla marka ayana bilaway isla ninka wareysaneysay ayan macalin ka dhigtay mentorna ii ah hda wxa laga joga 3month hdana alxmd.❤️🙌
@izaxaqzhire6368
@izaxaqzhire6368 21 сағат бұрын
wll meel aankalasoo xidhiidho isheg
@owliyo1218
@owliyo1218 Сағат бұрын
Ma iyagaa kugu shaqayn lacagta mise adaa ku shaqaysan
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 7 сағат бұрын
macalimou macalinka macalimiinta
@xasanadan8352
@xasanadan8352 Күн бұрын
Moalimu noo soo qawo hdaad legend tahy
@hassenelame7985
@hassenelame7985 20 сағат бұрын
Wll Ustaad zakariya saciid omer #hagarlaawe maad soo qabatid waa ustaad aan caadi ahayne ood waraysi ka qaadid.
@halooyelochannel9798
@halooyelochannel9798 2 сағат бұрын
Sxb ustadkas wax fiicn mad ka baratyna ina bilabo raba forex
@shaahidcarab1669
@shaahidcarab1669 Күн бұрын
Ama FTMO iyo prop firms qaabka ay ushaqeeyaan baanu sifaacan u fahmin ama business kiisa buu fursad u raadinayaa. Anigu waxan aaminsanahay prop firms inay aad uga faaido badan yahayn brokerka marka qofku sifiican ufahansanyahay suuqa iyo aqoontiisa xirfada.
@TheeAbdi
@TheeAbdi Күн бұрын
Agree
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 Күн бұрын
Bro markad bilow tahay waalaga yaaba in broker ka laga faaiido badan yahay lkn markad wax badan ku jirto oo aad broker ku shubato lacag lacagtaas oodhan adaa iska leh waxaad ku dartaba wakhtina sugi maysid aad Kula soo baxayso
@shaahidcarab1669
@shaahidcarab1669 Күн бұрын
@@talasameabdihasan4343 zxp waa runtaa 100% lacagta aad brokers ka dhigato adigaa iska leh habayaraatee lkn xaga qofku dhaqaale fiican soo galo waxaa kaga fiican Prop firms ka tusaale hadii aad account 50k ah aad haysato oo aad baasto wax fiican baad ka shaqaysan karaysaa. Way adagtahay inaad 20k ama iyo wax ka badan qofku uu broker dhigto lkn mustaqbalka hadii qofku hanti fiican helo+ khibrad iyo aqoon broker ku waa meel fiican.
@Allahuakber
@Allahuakber 21 сағат бұрын
Lkn inta aad lacag macqula samynysid oo bilow tahy prop firms ba wanagsn marka wa waynka noqotid lacagtada kushubo Broker acct gaara adi leedahy Sa maysn ahyn mise wa khalad fahmy prop firms ka
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 21 сағат бұрын
Propfirms isku halayn ma leh beri haday suuqa ka baxaan lacagtaadii sidaasay ku dhimatay markaa marwalpa broker ayaa ka fiican laakiin propfirms ku intaynu lacag fiican helayno yagaynu iska sii isticmaalaynaa
@naturevideo1
@naturevideo1 Күн бұрын
Shp ardaa media gourmet moallimu so qabanysa
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 15 сағат бұрын
Moalimou so qabo ustaadka somali cilmiyadan baray
@axmedfcofficial4486
@axmedfcofficial4486 2 сағат бұрын
Guleysta
@rashka_49
@rashka_49 Күн бұрын
Muhiimada Muuqalka waa suuq geyn ama xayeysiis wax fahma somaliyey😂😂
@suhaybcwali6
@suhaybcwali6 Күн бұрын
ardaa media soo qabo moalimuu
@SuhaybBudul-x8v
@SuhaybBudul-x8v 2 минут бұрын
Moalimuu soo qabo janagale
@somalitradingpodcast
@somalitradingpodcast Күн бұрын
Now we see real traders
@abdiwahab123
@abdiwahab123 19 сағат бұрын
Keep going bro
@siiradaasxaabta8238
@siiradaasxaabta8238 Күн бұрын
cusman ladiif hargaysa ayuu joogaa sxp soo qabo
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 Күн бұрын
Mawduucan soomaali moalimuu ayuun baa wax laga waydiiyaa
@arafaadabdi8945
@arafaadabdi8945 Күн бұрын
Cawa ayaad dad kaygii kentay 🎉🎉🎉
@LightningFx-fv8ji
@LightningFx-fv8ji 23 сағат бұрын
forex waa game trade yada lugu ciyaaro for example 100 million lacag ayaa buy trade ayad ugu jiraa 60 million sell suqa dhanka 100 M Ayaa sl ka lola raadsanaadhankasi ayey ku kaxeyan marka diga dhanka lacagta yar hadad jirto waad fa ideysaa malin kasto na dhanka lacagta yar ka jiri kartid wayo maogaan kartid
@machiet_.id_.4466
@machiet_.id_.4466 21 сағат бұрын
Take out Moalimu
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 Күн бұрын
Meshaan waxaan ka fahmay challengiga udhaxeeya Brokerska iyo profimka, labaduba waxay ku tartamayaan waa Adiga traderka ah
@Abwaan-Aayatulle
@Abwaan-Aayatulle Сағат бұрын
Appkiina play store-ka lama sok gelin
@somalipirates
@somalipirates Күн бұрын
Dadka Somalida Suuqa waa ku cusubyihiin intabadan, waqtigaan la joogo Somalidu Broker uma baahna.. waxa ay ubaahantahay Prop firm qiimo jaban oo Documents ka Somaliga ku qaabilayo. Ganacsato Somali ah oo Financial Market ka fahmsan hadii ay jirto.. Prop Firm somali leedahay ha sameeyso. aysan aheeyn Cayaarta nagala taga.
@queentasniim2696
@queentasniim2696 18 сағат бұрын
Prop firm mxa wye bro
@somalipirates
@somalipirates 8 сағат бұрын
@@queentasniim2696 waa shirkado Account laga iibsado oo imtaxaan yar loo galo. wll
@mustafemk829
@mustafemk829 7 сағат бұрын
Waa fake zxp kuwaasi ka jooga
@AhmettmohamettAbdi
@AhmettmohamettAbdi 2 сағат бұрын
Moalimuu soo qabo
@dalbarasho
@dalbarasho Күн бұрын
usdaad moalimuu fx soo qabo zxp
@Osman_mursal
@Osman_mursal Күн бұрын
ninkaan suuqa iyo brokers aqon fiican buu uleeyahay
@MuhyoTinishow
@MuhyoTinishow Күн бұрын
Moalimuu soo qabo zxp
@abdimaliknoor3085
@abdimaliknoor3085 Күн бұрын
Moalimoo nosoqawo pls sxp❤
@Mrtoon-b
@Mrtoon-b Күн бұрын
ninkan brokerkiisa buu marketing usamynayaa 100% FTMO baalawaydiiyy. kulahaa KWC waan fududayny,
@abdiazizmahamed6610
@abdiazizmahamed6610 8 сағат бұрын
Hanpalyo barokarka somalifa wan sodhawayn haya
@ahmedhassan5175
@ahmedhassan5175 19 сағат бұрын
Woxoow Rabo uu sheegooyaa Visa Card somaliya inuu ka yimid markii la arko declined aa lagu sameeynaa kulahaa anagaa isbuuc kasta Lacag kula baxna oona dhigna. Wax Decline na dhaha ma markin ee Brokerada Fraud ah Shirkada VisaCard iyo Mastercard waaka dhuuntaan Local Currency iyo Crypto eey ku war wareegsadaan
@nicepoy
@nicepoy Күн бұрын
odaygan forex aqoon badan uma laha anigoo 7 years ku jiray baa uga aqoon badan isagu suuqan Lacag kama sameeyo waa ganacsade degan Dubai wuxuuna rabaa inuu broker sameeyo dadka somalida soo galaan suuqana xoogaa buu baadhitaan ku sameeyay iLaa hal sano ah
@CaddebarreGabow
@CaddebarreGabow 4 сағат бұрын
Su,aalaha ninkan odaga ah aad weydiisay wa wada basic saas o ay tahayna aadbuu uga fogyahay xaqiiqoyinka jira sido kale waxa cajiib ahayd risk managementiga ayan joogay KyC ha ayanan arkı jiray sido kale customer ka ayan daawan jiray sida u wax u sell ama buy garaynayo hhhhhh 10 ka daqiiqo e hore ayan daawaday inkabadan 10 qalad Ayana kujirta wana ka gooyay aniga cidii dhameysato reply ha iso gasho 😂😂😂😂
@Mofilipish
@Mofilipish 12 сағат бұрын
Waxan jeclaan lahaa melahan oo kale my mentor moalimo in aan ku arko ama aan daawado podcast gan oo kale
@FIKRADSANN
@FIKRADSANN 8 сағат бұрын
Abdiqadir maraykan clients ma aqbashaan iiwaydii Ardaa meadia
@SuuSHEINsomalia
@SuuSHEINsomalia 21 сағат бұрын
Moalimuu no soo qabo
@ibraahimmalabbiyemc4441
@ibraahimmalabbiyemc4441 19 сағат бұрын
Sxb moalimuu kuso casuum mar
@FarxaanCisman
@FarxaanCisman 2 сағат бұрын
𝐌𝐲 𝐊𝐚𝐲𝐚𝐫😂
@smartplus19
@smartplus19 11 сағат бұрын
Sababta muwadiniinta maraykan ka aysen u qabbalin brokaradu ma taqanan😂 Wa inay yihiin tuugo dawlada maraykan kana ka baqayàn
@LibanAbdijalil
@LibanAbdijalil Күн бұрын
Somali mrkaan aaminayo waa mrka wadanku isla xisaabtan yeesho
@AbdirahimMuhumed-g2r
@AbdirahimMuhumed-g2r Күн бұрын
Maxaa kaaga xiran somali maxaase keenay meesha aaminaad ? Somali iyo forex iyo aaminad maxaa iskugu kentay
@HASANABDiBARiSE
@HASANABDiBARiSE 3 сағат бұрын
plz moalimu ❤ aan wataa
@yalahowyalahow
@yalahowyalahow 23 сағат бұрын
Moalimuu so qabo sxb
@abdullrahmanjoseph6930
@abdullrahmanjoseph6930 Күн бұрын
Ninkaan Wuxuu market u yahay Comapnay ama Dad Maclimiiniska dhigay. Ugu dambeeyn FTMO waa ku trade Gareeyene haddaba so dhameystid course dadka uu sheegayo hadda aad dhameysid 😂. Moalimuu waye suuqan macalinka ugu Fican
@Ivanrodigo-ol3vl
@Ivanrodigo-ol3vl Күн бұрын
Akkam jirtu , Akkamittan qarshii koo osoo hin dhabin gabaa crypto fi Forex irraa bu'aa argachuu danda'a
@ivangomez43065
@ivangomez43065 Күн бұрын
Tole,daldalli dirree baayyee balaa fi walxaxaa waan ta'eef yoo hin beekne akka hin daldalne isin gorsa,ani salphaatti ogeessa tokko waliin invast godha..
@ivangomez43065
@ivangomez43065 Күн бұрын
Ogeessi kun Aden Morena jedhama
@ObianujunwaPeters
@ObianujunwaPeters Күн бұрын
Oh!!,l can't believe you are talking about Aden , I Namoota baay'eedhaafis gaarii ta'uu ishee hin beeku, kun ajaa'iba, ani daldala koo shanaffaa ishee waliin jira super ta'eera.
@Garmanalo-kb4rb
@Garmanalo-kb4rb Күн бұрын
​@@ivangomez43065I'm also interested trading , akkamittan hirmaachuu danda'a?
@Garmanalo-kb4rb
@Garmanalo-kb4rb Күн бұрын
I'm also interested trading , akkamittan hirmaachuu danda'a?
@Mohab74
@Mohab74 18 сағат бұрын
Forex dadki somalia dhan dadka kudhacay all from hargeisa iskajira occtober soo keceen markale
@AsmaAbdi-l7q
@AsmaAbdi-l7q Күн бұрын
Ado ganacsiga da amanayo dadka kle ganacsigoda ha cayin Ftmo Anaka waqti dher wax nidamsan ka faidne 😮
@Sakariye167
@Sakariye167 11 сағат бұрын
Fa'ido jogto ah maka samysa
@mohamedalifarah5142
@mohamedalifarah5142 16 сағат бұрын
Sharci ayuu yurub ka heystaa kadibna shirkadiisa ayuu wadan yaroo latiinamrica Ku yaala ka Soo diiwaan galiyey ayuu leeyahay waa wax iska cad inuu xoola somaliyeed dhaco Rabo
@Axmedkulule
@Axmedkulule Күн бұрын
Moalimu noso qabo sxb
@cismaanmc3203
@cismaanmc3203 Күн бұрын
wll moalimuu noso qabo hadaay kusuurto galeso
@قناةالقرآنالكريم-ك5ط
@قناةالقرآنالكريم-ك5ط 2 сағат бұрын
Hargeesa maku taala meel laga dhigto
@AbdimalikSuudi
@AbdimalikSuudi 5 сағат бұрын
aniga macalinkaygu waa muscab nadiif p4p trading fadlan noo soo casuum
@juniorbeed3745
@juniorbeed3745 4 сағат бұрын
Sido kle
@suhaybcwali6
@suhaybcwali6 Күн бұрын
please mmoalimuu soo qabo
@nasirmohamed3218
@nasirmohamed3218 3 сағат бұрын
Broker website ma leh miya
@SuhaybhusenHasan
@SuhaybhusenHasan Күн бұрын
Minimum deposit
@Allahuakber
@Allahuakber 21 сағат бұрын
Lkn inta aad lacag macqula samynysid oo bilow tahy prop firms ba wanagsn marka wa waynka noqotid lacagtada kushubo Broker acct gaara adi leedahy Sa maysn ahyn mise wa khalad fahmy prop firms ka
@LAARIPOI
@LAARIPOI Күн бұрын
Shirkadisa ayaad ku xayasinaysa mesha wax ke uma jedno 😅
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 Күн бұрын
Kyc maxaa laga wadaa?
@qibradyare4145
@qibradyare4145 Күн бұрын
Kyc ftmo laiskama rabo ya yiri midkle sahal soft ware wlaigayba sasan umaqli jiray mana arag hal qof o leh meshasa kaso wax bartay o trader ah
@Mohzin1
@Mohzin1 Күн бұрын
Broker wax fcn eh ftmo ebar wyy macalin taas ku laabo prop wax ugu fcn suuqa lacag lagu sameeyo wyy
@khalidkhadar9746
@khalidkhadar9746 Күн бұрын
Ftmo waa lagu xadidayaa Pro midna mid maka wanaagsana midna save ayuu yahay waxad khasaarinyso khasaari ilaa balancegaaga 0 aad geynyso xor ayaad tahay midna percentage ayaad hysta lkn lacag fcn ayaad shaqysnysa
@Mohzin1
@Mohzin1 Күн бұрын
@@khalidkhadar9746 ogaaw adne ma awoodid 100k account ku shubato aan ku trade gareeso lkn ayaga ku fududeenayo wax walbo sharci rabaan ani labada wan isticmaala lkn Propfirms ugu fcn Broker ayaga tuugo spread ku saaranaayo
@FadumoAdan-lc8sf
@FadumoAdan-lc8sf Күн бұрын
@@khalidkhadar9746oo hada ma waxa naledhay account 100k ay ku jiro an 500 doller ku gatan ilaaa 0 layga aqbalaya wll wax soconaya nola imow dee😂
@qibradyare4145
@qibradyare4145 Күн бұрын
​@@khalidkhadar9746 axsan ayuba igalay qofka ixadiday soma aha faidaba kujirto saso ay thy majiro qof manta awodo inu 50k deposit garesto
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 Күн бұрын
​@@khalidkhadar9746 kudarso broker lcgta ka samayn lahayd 4 sano ina prob firms 1 week kusamayn krysid
@M.Xiddigyoutube
@M.Xiddigyoutube 20 сағат бұрын
dadka isgasoo somali safeexa isku dayp ufiican waayp dad bilaw ah jira
@engmohamedqaasim4946
@engmohamedqaasim4946 Күн бұрын
qof broker ah funding lama waydiiyo waayo tartan ba ka dhaxeeya
@abdifatahsaid3328
@abdifatahsaid3328 Күн бұрын
Moalimuu so qabo ninkaas ba forex somaqli wax laga waydiiya
@koolkoliye2305
@koolkoliye2305 Күн бұрын
ardaa banan kina dhacada waa fikrad cusub ba hin disten oo dad ka wax tar u ah plz jogtay barnamije yada nocan ah
@CASKA1212
@CASKA1212 Күн бұрын
Waraysiyada noocan ah soo badi yarow😅
@oladkassimolad6280
@oladkassimolad6280 22 сағат бұрын
MOALIMUU soo qabo haday macqul tahay
@iam.mohamed9133
@iam.mohamed9133 Күн бұрын
hadaanu dariiqeedii haynaa
@abdallaofficiall2421
@abdallaofficiall2421 Күн бұрын
TRADING KAMA SAMAYN LACAGTA , BROKER KA COMMITIONS KIISA UU QAATO SHEEGAYA . MA TRADE GAREEYO KU DHAHAY NINKAN
@MuhsinMuhumed-dn2bz
@MuhsinMuhumed-dn2bz Күн бұрын
Magaciis broker-ka?
@Muslixtrades
@Muslixtrades Күн бұрын
FTMO ragbaa millions ka sameeyay wadaadkanina wuxuu leeyahay waa Scam 🤣
@suleymanali431
@suleymanali431 17 сағат бұрын
forex waa xaaraan aan la aqbali karin diinta islaamka. oo ribo ka buuxdo oo aan sharci ahayn, waa uun ribo, bal noo sharax, iney riba leheeyn.
@calinhoaxmedxasan7674
@calinhoaxmedxasan7674 Күн бұрын
Sir weyn buu kashify walahi prop firms ka 😂😂😂
@imrashka5057
@imrashka5057 Күн бұрын
Wali ma arag qof trader ah oo sahalsoftware wax kabartay
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 Күн бұрын
Ma jiree 😂
@najipapdi9840
@najipapdi9840 Күн бұрын
Cawaaale kabarty
@sayid_Bulshaawi_offical
@sayid_Bulshaawi_offical 17 сағат бұрын
Team forex su,aal waraaqda proof resistance imisa ayay ku dhacdaa midakale labo account fxprimus hal qof kama wada furan karo miyaa (?)
@MOHAMEDABDIOSMAN-v1f
@MOHAMEDABDIOSMAN-v1f 5 сағат бұрын
Warqadaas aad sheegayso maaba dhacdo sxb hadii ay date leedahy bilaa date uu kaa dhig markad meel ku xaraysanayso bes waa intaas weyee Brokerka markaad furato oo lagu aqbalo dhowr account waad furan kartaa BadNaa brokers waxay bixiyaan ilaa saddex nooc oo account ah kolba miid furo Hadii dashboard aad kaa waydo iyaaga email uu dir iyaga ku furayaa sx
@sayid_Bulshaawi_offical
@sayid_Bulshaawi_offical 5 сағат бұрын
@@MOHAMEDABDIOSMAN-v1f waad mahadsantahay zxp tusaale ahaan manta markaan furto real account oo lay aqbalo waligay account kayga ayaan haysanayaa somhan mise 6dii biloodba marbaa cusboonaysiin layga rabaa (?)
@HalimaNuur-t2g
@HalimaNuur-t2g 5 сағат бұрын
Waxaan waa xaraan.
@dali8587
@dali8587 6 сағат бұрын
🚩🚩🚩RED FLAG War yaanan la idin dhicin. Unregulated brokers dadka waa dhacaan. Cid qabata ama sharci hoos yomaadaan malahan. Marku dhaha mareykan ka ahayn ayan gartay in wax ka qaldan yihiin. Mareykanka kolku arko broker wax si kayihiin sharciga baalmarsan oo tuhun badan jiro licence waa udiidaan.
@suhaybtube
@suhaybtube Күн бұрын
mo alimuu soo qabo zhp tan kleh diintuh wxey ka qabto forex nah qof nagah jaahil bixiyah keen zjhp
@Timo_cade1122
@Timo_cade1122 Күн бұрын
Qofki u bahan course hagarlaawe ana haya wxay dadkan cilmi ay djigten leh wxba kamani faidin
@NazaamadiinTomato
@NazaamadiinTomato Күн бұрын
Sxpo course ka igu caawi
@mohargreaves2922
@mohargreaves2922 57 минут бұрын
Goat moalimuu✅️
@Zaalimw
@Zaalimw Күн бұрын
why America iska ilaliyen ma iswaydisaan arintan dhalinyaro ?
@suheibnoor5344
@suheibnoor5344 Күн бұрын
ameriaca maxaa naga galay
@Zaalimw
@Zaalimw Күн бұрын
@@suheibnoor5344 Brokers Tugada Dhan Way Iska Ilaliyan sxb Waxba Ka Galay Kuma Oron lkn Hor Usoco Wan Ogahay Team Kisa Tahay e
@mowlidshale5790
@mowlidshale5790 Күн бұрын
Ftmo kyc walaga rabaa niyoow and prop firm is not scum sxp
@flabflab8288
@flabflab8288 17 сағат бұрын
Imisa prop firm ayaa hawad kabaxay zxp MFF ayaa u danbeeyay oo lacag badan xaday Sababtuu u xaday bilaa licence ayuu ahaaa cidna waxba ma waydiinayso markaaaa
@AmranAbdullahi-uz2vi
@AmranAbdullahi-uz2vi Күн бұрын
Taliyow dadka moalimuu ubadhan commentiga inosoqabo aad ayu muhim inoguyahay
@GuuCadde
@GuuCadde Күн бұрын
Sahalsoftware waxba mahayaan sxb aniga ayaa course ka gatay waxna kama faaiidin lugooyo caadi waaye kuwaas
@laafomedia2256
@laafomedia2256 Күн бұрын
Marketing waye kuwas aqon mahayan
@liilboy8445
@liilboy8445 Күн бұрын
Inaa Barto rapaaa 😂
@cismaanmc3203
@cismaanmc3203 Күн бұрын
Waan kugu so dhawenena
@apdiabdo7278
@apdiabdo7278 Күн бұрын
Halkan kabaro si free @moalimuufx
@Ahmed-co7uo
@Ahmed-co7uo 22 сағат бұрын
Red flag. Be aware. 😢
@flabflab8288
@flabflab8288 18 сағат бұрын
Gaalkaba waad aamintaaye. Kan soomaaliga maxaad ku diidaysaaa
@Ahmed-co7uo
@Ahmed-co7uo 17 сағат бұрын
​@@flabflab8288 muslim iyo gaal iyo somali midna ha aaminin. Aqoon kugu filan iyo cilmi baaris samee.
@sagtaahmed6589
@sagtaahmed6589 Күн бұрын
Little weye in fx trading
@abdullahifarah1711
@abdullahifarah1711 Күн бұрын
Kafogaada sheekada lacag sameenta sida fudud waayo hadhow oohin waxbo matareeso. Dhibane haka noqonin Forex. Faham ayu rabaa barnaamijkan iguso orod mahan. KAFOGAADA KAFOGAADA Gacmihiina ha’isku haligina
@AliHasan66225
@AliHasan66225 Күн бұрын
Cilmiga hada barato macqul inad sameso lacag lkn game hadaa maleyso qasaaro bdn la kulmeen
@abubakaraweysali-nx2cy
@abubakaraweysali-nx2cy Күн бұрын
Negative ka dhalinta kala tag hadad adigu niyad jabtay dadban kula mid hayn anago dhna aniga xta ku jiro mana arag waxs oʻooooo
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 Күн бұрын
Ka fogaada waaxay what h*ll you are losser bro😂
Gabadhii Hindida Ee Ku Dhimatay Dukaanka Walmart Ee Canada
8:13
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 30 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 81 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 151 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
SCHOOL KA ABDIKARIIN ALI SHAH
14:31
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 383 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
SCHOOLKA ABDIKARIIN ALI SHAAH HEES OO HEL ABAL MARIN
15:55
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 136 М.
Booqashadii Mahad Cabdulle iyo tijaabadii Moxoga, Qaybta 1-aad.
18:56
HOYADA WAC KUNA DHEH NAAG KIRISHTAN AH BA I JECLATAY 😂
32:55
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 1,8 МЛН