i’ve been thinking about finding a better relationship for a while now, and out of nowhere, i met someone who ticks all the boxes. it was like we just clicked from the moment we met, and now we’re talking about building something real. honestly, i didn’t think it could happen so fast, but i had been focusing on manifesting the right connection. i remember reading Vibrations of Manifestation by Alex Lane, and it gave me a lot of clarity on how to focus my energy towards attracting the right person into my life
@MaxamadMuuse-b2e11 күн бұрын
Waabari iyo bahda kuxidhan salaan sare from to boorama
Walalkay wabari mediya mahad saniid zxp waxan ahay tageahaga koobad run ahanti wan ka fiidaysanay❤❤❤
@AshishKing-be2gv10 күн бұрын
my health has been so much better lately. a few months ago, i was struggling with energy and feeling off, but now i’ve been waking up early, feeling energized, and hitting my workout goals every single day. i didn’t do anything drastic, just started focusing on feeling healthy and strong. i think it has to do with this book, Vibrations of Manifestation by Alex Lane, that i read. it talks about how focusing your energy on your goals really shifts things, and i guess it worked for me.
@IFTIINKANOLASHA-z2z10 күн бұрын
Mahadsanid wllo.
@AbuqudamaAssomali9 күн бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
@MahfudAbdulahi11 күн бұрын
Xeerciise booga ka soo hadl tliye ❤
@bilanmohamed890311 күн бұрын
Hhhhh waxas ma xeer baa waa xeer waraabee😂😂😂
@Daadaxabdihaiim10 күн бұрын
😂😂
@SubeerSiciid-t1r11 күн бұрын
Wll nabiga ku Sali scw
@nuuurcbdii11 күн бұрын
🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ayaa wayn. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isaga oo caadi u qoray waxa uu ku qoranyahay sawirka shaashadda ii saaran.
@salmaanlaki512311 күн бұрын
Waabari media❤❤ thanks bru legend Social to legand❤❤❤❤🎉🎉🎉
Sck 1:Quantum . 2:Google SIM tensor. 3:Nvidia chip. Update xaga Technology ayey u bahan yihiin dadku bro. Thanks .
@Ridwaan_fitnezz7 күн бұрын
Wa ganacsade madax Wayne noqday oo bila siyasada
@abdiaziz35079 күн бұрын
Carab way way baqaysaa
@ZakariaUpdynur11 күн бұрын
Xaysiiskanaa nacay 😂😂
@CabdirashiidNuuraadan11 күн бұрын
صل على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
@SubeerSiciid-t1r11 күн бұрын
Hadaan fikirkeyga ka dhiibto Soo noqoshada trump waa guul weyn oo dhaqan xumada buu ladagaala mana aaminsana gaal Io Muslim hadba waa kuu dantiida ka arko
@Cabdalla202611 күн бұрын
Waaberi 1 🎉🎉
@mulhtaargalbeedi958311 күн бұрын
I am the first person to watch this video.
@ezzawa342211 күн бұрын
So ? Listen and keep your mouth shut ok
@MoHasen-r9d10 күн бұрын
😂😂😂😂
@inaahmed517410 күн бұрын
Kadipna
@husseinhassen666211 күн бұрын
Waa shar soo noqday
@abdisamadmohamed582511 күн бұрын
horta youtuber canka dhaman guriyaha kenya ka iibiso inagu walen halka dawlada kenya africa odhan tiiri bila visa kuso gala somalia liibiya mooye
@fardowsaahmed377811 күн бұрын
Gaaal iyagaa is leh
@mahadgesale336811 күн бұрын
xeer ciise kaso hdl zhp ila mudo 4 sano ayaan tageero ku ahyi ee
@AbdallaAli-x3r11 күн бұрын
Group five ka kasoo hadal
@0name53010 күн бұрын
Kaas waa uu ku daayey ka quuso
@Cabdiraxman..Gaalkacyo10 күн бұрын
kaas waa la joojiyay, somaliyadaada iska imaanso 😂
@Qadhmac11 күн бұрын
First one😮
@MaxamadMuuse-b2e11 күн бұрын
Tarm iyo siyaasadiisa hadii aan qiimeeyo tarm malaha siyaasad fadhida ee waa mid bood booda sharna waa kamuuqdaa marka lajooga islaamka baydana inuu kafiicnaado waa suurogal mase cada inuu khayrnoo leeyahay
@AbdinaasirIimaan11 күн бұрын
Alle ha ina tuso gassa oo oroobatey
@MubaaRik111 күн бұрын
Trump waa nin kibray oo biyaha sanka ku cabbaba😂❤l🎉
@AbdiMohamed-zd1no10 күн бұрын
Allow isku jabi
@saidkaamil601811 күн бұрын
Maxay maraykan fahmay carabta xolaha ah ee calagta laga baadayo maalin walba .wa la iska maalayaa bagah xoog ha looga qaato Waayo dadka muslimiinta ah kun kama siiinayaan lacagtaa ay haystaan Markaa wa sac la iska maalayo waliba caano badan
@Ruqiyaat10 күн бұрын
Ma rabo in aan ka iibasado nayrobi guri somaliland baan ka gadanayaa
Maalgelintaas mid kaween ama udhiganto ama udhow Siiba ka badan dal inuu helo diidayo malahan sidaa darteed Marekanka doolarkiisa BOQOLKIIBA BOQOL Wuu dumidoona hadii sheydaan gabaad u noqdin Balse waxa xaqiiq ah dal dhaqlahas o kale helikaro dal uma lugo xirnaanayo...
@abdiaziz35079 күн бұрын
Carabeey lacagtaas siiya falastiin
@Geelewarfaaraxg7p11 күн бұрын
Macalinku haduu reply iso gli wyo sorry iso qora😢😢
@binuabdi972011 күн бұрын
Sorry
@i.L.O.V.e-z8z10 күн бұрын
Xayeeysiiskaan baryahan KZbin leyda loo dhiibay mxaa waye 😂
Waxas oo lacag uu saanad uu sacuudigu kaga iibsaday maraykan waa saanad macmal ah oo copy ah carabta kala maryaha waawayn cunto dhacday bay ka dhergeen😂
@mukhtaarciise258511 күн бұрын
Wershado badan ayuu sucuudiga kaga dhisi karaa dhaxal sugaha sucuudiga ee caqli laawaha ahi 😅
@cabdiwahaabnadaara794511 күн бұрын
@mukhtaarciise2585 War waxu wa carab un sida cuntada loo cuno ayey yaqanin unn zxp turkey miyuu kaliitaan waa kaas technology iyo militarily heer ka gaadhee aduunkee isagaba ka dhaqaale bdn .
@AliHusseinMohamed-ig3qr11 күн бұрын
@@mukhtaarciise2585adinka so aamison idn ma ilalineyso san weyn 20 sano yaa idn ka aqli liito 2025 qabil isku heystan😂?
@AliHusseinMohamed-ig3qr11 күн бұрын
@@cabdiwahaabnadaara7945somali wx ka liita mjrto 2025 qabyald isku heystan amison dhax joogto 20 sano dad kle wadnkoda haagistey heystan 😂?
@mukhtaarciise258511 күн бұрын
@@cabdiwahaabnadaara7945 Carabtu kala caqli badan sxb. Sucuudigu waxyaabo uu Turkigu soo dhoofsado ayuu haystaa haddana wax soo saar ma leh hilib digaagga ayay Brazil kasoo dhoofsadaan kkk