Yuhuuda ALLE SWT Caqli Dheer buu Siiyey Lkn Kama Caqli Dheere ISLAMKA dhabta Ah dadka Ku Suntan AMIIRKA CAS Caqligiisa Ayuu Kusoo Saaray Taasi Waxay Ku Tusaysaa in ISLAMNIMADA Xaqiiqda Ahi Ka Awood Badantay Kaafirka Daciifka ahe duleysan Ee Nacdasha EEBE WEYNE ku Dhacday WE TRUELY BELEIVE ISLAM RELIGION AND THE BEST RELIGION OF THE WORLD
@kamal-hassan3 жыл бұрын
Sxb kuwaan Yuhuudii dhabta ahayd ma'aha.
@apthirachidali10973 жыл бұрын
wax buuga akhristayba adan ku arkaa 👏👏
@saacidomar87523 жыл бұрын
Ha faanin zxb caqli ma leh waa nijaas Liita oo duliyiin Yuhuud iyo gaaaloo dhan
@duale42343 жыл бұрын
@@saacidomar8752 hadalka oo aad fahamta waa qayb ka mida jawaabtaada faham marka hore walaalkay Gaal Faan meel uma soo marine NACADSHII EEBE ayaa ku DHACDAY
Ma Aamina Muftiyaanu Naqaanay Laab Saalax baa mid Qalbada Ku Jabiyey Magacane.
@khadarhussein86583 жыл бұрын
Keep going lipaax
@phantom88803 жыл бұрын
Waiting this history for one day was like waiting a longtime keep going brother ❤
@deeqshire81923 жыл бұрын
B Wiil
@aadanxaliye11433 жыл бұрын
Keep going my pro Abdirahman
@xuseenaxmed80273 жыл бұрын
Waa ku mahadsantahay sida aad noogu soo koobtay kaliya 2 vedio kuwa kale haday jiraana waa kaa sugaynaa insha allah.
@luuliiyluuliiy4794 Жыл бұрын
Xasan salaama iyo yaasir carafaat mujaahidiin bey ahaayeen 😊😊😊😊
@ahmedsaleban36293 жыл бұрын
Waan ku wadana libaax noolow🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xakimabdy21023 жыл бұрын
ShULA COHEN Qisadeda nogu so xiji Ustad🙏
@tuutevlogs3 жыл бұрын
Thanks wlkey 🙏🙏
@maxameddeeq40373 жыл бұрын
M.a 🥰 Xasan Salama meel ayu iska saarey wallahi waxan is dhahay in ee dileyso balse iyada orod la galiya 😅 🇵🇸 in kasto tirade laga dilay iyo tirada ee arsaden islahen waxey tuseen iney san Yaren 💖😄 🇵🇸 wey xurobey haddi siddan si ka daran sameeyan✌
@maxameddeeq40373 жыл бұрын
@Darwish____girl🐎 insha Allah ✌💖
@maxameddeeq40373 жыл бұрын
@Darwish____girl🐎 America aye ku tashaneysa😒 Falestin nah walaalaheda waxa waayay kuwo awood lahen 😔iyo kuwo imaan lahen😞ma ahane Yahuuda cawaad aya ka bixi lahayn 🤣
@maxameddeeq40373 жыл бұрын
@Darwish____girl🐎 Balse Falestin gacanteda aye ku xuroobey insha Allah
@zuhaipyare87993 жыл бұрын
Keep going pro
@HEYTHAM663 жыл бұрын
200k Coming soon teacher
@alhaaijmedia65583 жыл бұрын
Waaad mahadsan thy ustaad warbixinha noocan ah aad Bay u anfacayaan dhlinta maanta
@mustafe9833 жыл бұрын
🌻😇Waiting for💦200k insha aLLaH 😘🥰
@user-rt5lr2gf5t3 жыл бұрын
Congratulation for 200k waaberi media i.a 🥰💕✌️
@KingckLYRCS3 жыл бұрын
Hore inttc u maqal amiir al mufti soo racaaca
@Myhalimaworld3 жыл бұрын
Live it, what a wonderful story. Great work 👏 👍 👌
@raadfilmshd10363 жыл бұрын
Hambalyo 200k keep going 2021 last year
@cubeydmacalinfardax55263 жыл бұрын
Thanks walal.
@niciimafarax64823 жыл бұрын
Wll noo soo badi kuwan oo kale jasuusiintii Israel ee ku gagan jiray dhulalka islamka
@mohamettabdiwali35973 жыл бұрын
200K hamplyo 🎊🎉
@Soml70003 жыл бұрын
Amiina almufdi book ayaan ka aqristay qisadeeda qofkii rapo aniga hayo qoraal afsomali ila so xariira legand hore usoco
@anisasheg36093 жыл бұрын
Aniga rabo wll inte ka hela
@jamajokar3 жыл бұрын
Intee laga heli kara wllo
@nimcohodanmohamed247 Жыл бұрын
Wll anaaa ubaahan ilasoo xariir
@NasroXaaji-b1o3 ай бұрын
Aniga rabo walal inte kahela
@mustafamasud14723 жыл бұрын
No badi shekada sirdonka wllke wna mahadssnthy
@rali84103 жыл бұрын
Tnks ustaad sheekooyinka taxanaha ah inoosoo badi
@saidaahmedmohamed4996 Жыл бұрын
الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات. Waxaa mahad leh allihii ka badbaadiyey xasan salaalama shaydaamad ayey ahayd inkaar alle kugu rid subxaanallaah
@raaskhaalid89073 жыл бұрын
Markaan vidoega hore daawDay after 15 minutues igot this thank you
@ally.88873 жыл бұрын
Waxaan sugnaa waa amiirka cas ama xasan salaaama tariikhdisa
@apthirachidali10973 жыл бұрын
Cali zalama weyeh zhp magacu
@AliMaadey-x2u3 ай бұрын
اشكرك يااخي العزيز هذه المعلومات الكريمة ❤❤ كسمايو ❤ الصومال
Sirdoonka ugu khatarta waa ka aanad ka filayn ama umadada ka dhashay
@abdinasirabdi99784 ай бұрын
Wakhti aan filayo in uu ahaa 2008 ayaan sheekada Amina almufti ka akhriyey jaraa'id hargaysa ka soo bixi jiray oo la odhan jiray geeska afrika. Runtii markaas ayey xiiso badnayd oo qisadu aad u dhamaystirnayd hada wax xiiso ah ilama laha sawdigan markiiba soo qadimay waa la qabtay😂😂😂