Siday Aljazeera u sababi gaartay Masixida Ogaansho | Qisada oodhan

  Рет қаралды 145,820

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 893
@sultanhuud8422
@sultanhuud8422 5 ай бұрын
Alhamdulilaah ilahaay mahad baa mudan runtii waxbadan ayaan kafaaidnaa waana bogga dhalinyarada ay rajooyinka iyo dhiirigalinta nafeed kahelaaan Omar mohamed inshaar guuleyso
@Ogaaltube
@Ogaaltube 5 ай бұрын
Alx🎉
@farxaan647
@farxaan647 5 ай бұрын
Caawa waa jumco kusali nabiga scw ❤
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 5 ай бұрын
allahuma sali wasalim calaanabiyinaa muxamed
@AbdisalemABS
@AbdisalemABS 5 ай бұрын
scw
@AbdirisakIsmail-m6q
@AbdirisakIsmail-m6q 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@ismailabdi098
@ismailabdi098 5 ай бұрын
Scw
@XeeladocilmiNafsi
@XeeladocilmiNafsi 5 ай бұрын
Scw
@User7654suy
@User7654suy 5 ай бұрын
﴿وَلِلَّهِ غَيبُ السَّمٰوٰتِ وَالأَرضِ وَإِلَيهِ يُرجَعُ الأَمرُ كُلُّهُ فَاعبُدهُ وَتَوَكَّل عَلَيهِ وَما رَبُّكَ بِغٰفِلٍ عَمّا تَعمَلونَ﴾ [هود: 123 - 123]
@UsameIbrahim-vx3nt
@UsameIbrahim-vx3nt 5 ай бұрын
@AnasCraxman-v6y
@AnasCraxman-v6y 5 ай бұрын
❤❤
@Somalestine
@Somalestine 5 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹
@AbdiMalik-x3n
@AbdiMalik-x3n 5 ай бұрын
❤️❤️❤️
@cabuud16
@cabuud16 5 ай бұрын
استمر يا اخي ، قناتك رائعة ومفيدة
@hamzeclraxmaan9775
@hamzeclraxmaan9775 5 ай бұрын
شكرا أخي العزيز 😍😍😍
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 5 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@WarkaTv-1m
@WarkaTv-1m 5 ай бұрын
Scw
@zakihaji5616
@zakihaji5616 5 ай бұрын
Cumar ishar wax ino samaysay chanal kale si aynu uga taxadirikarno khataraha inagu so foodleh. Alle chanalka ha ino xifdiyo 🤲waxa Ku Jira maclumad faro badan
@Abdinorm
@Abdinorm 5 ай бұрын
Wuu Lee yahay omar inshar
@khadaribnufaysal7321
@khadaribnufaysal7321 5 ай бұрын
ومن يتوكل على الله فهو حسبه 😢❤
@Ci___se
@Ci___se 5 ай бұрын
✅️
@AbdiFatah-k7u
@AbdiFatah-k7u 5 ай бұрын
Right ✅️
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 5 ай бұрын
😮io8o888😮808888o😮😅ooo9o​@@Ci___se
@mohacade8773
@mohacade8773 5 ай бұрын
Xaqiiq
@Wll_Devlo
@Wll_Devlo 5 ай бұрын
Saaxiibayaal Chanel kayga booqda ♥️
@abdramanmohamed9566
@abdramanmohamed9566 5 ай бұрын
Caawa waa jimce aan kusalino nabiga scw scw ❤❤❤❤
@ApdiLadhiif
@ApdiLadhiif 5 ай бұрын
Scw
@zaynabgardan8462
@zaynabgardan8462 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@yaxyexuseen-hk6tm
@yaxyexuseen-hk6tm 5 ай бұрын
Scw
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 5 ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@zaynabgardan8462
@zaynabgardan8462 5 ай бұрын
Ssc cumar wax wanagsan bad noso gudbisa waxad xaq uleedahy inaan ku duceyno ilahay haku xifdiyo Dadka yar oo aan weheshano bad ka mid thy
@wiilsomaliyeed9716
@wiilsomaliyeed9716 5 ай бұрын
Dadka yar ee aan weheshano ❤❤❤ waxaan ka mid ahay dadkaad afkooda ku hadashay
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga 5 ай бұрын
رَّبُّ الْمَشْرِقِ وَالْمَغْرِبِ لَا إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ فَاتَّخِذْهُ وَكِيلًا Ala jecliyaa aayadan😢😢
@maryamahassan377
@maryamahassan377 5 ай бұрын
Allihii inoo badbaadiyaa mahad leh ogaansho la,aanteed waa abaare rabi ha inoo xifdiyo❤
@Axmedweli-oo9qm
@Axmedweli-oo9qm 5 ай бұрын
ما فاز من فاز الا بالدعاء وما خاب من خاب إلا بترك الدعاء. اللهم اجعلنا من الذين يدعونك حق الدعاء وتقبلت منهم. امين امين امين
@Ismaciiawukar
@Ismaciiawukar 5 ай бұрын
ومن يتوكل على الله فهو حسبه
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 5 ай бұрын
Ogaansho nolosha ayaad samayn kuleedahay ❤❤ Markaa ducada naga ❤❤
@bashiircabdi1856
@bashiircabdi1856 5 ай бұрын
illaahay baa mahad leh inoo sakhiray arrintaas halista ah Kannaallka OGAANSHO wax badan waanka baranay Cumar inshaar Mahadsanid adna wll
@ApdirashidMohamud
@ApdirashidMohamud 5 ай бұрын
❤illaahay Aya mahad leh oo ku badbadiyay teda kalena muuqalada AA soo dhigi jirtay way soo daahi jireen Wana laga daremayr inay wax uun jiran
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 5 ай бұрын
Hal mar ayaad naga nixisay haddana naga farxisay من كل قلبي الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات Ilaahay haku xifdiyo walaal cumar wax kudhibana kuma tuso xaqiiq qofkii ilaahay ku kalsoon alle ma hooijinayo ducaduna markhaati baan ka ahay in ay mucjuso tahay kaliya kaaga baahantahay in aad tadaruc iyo alle isku dhul dhigi la timaado , Markale alxamdullilah allena wax kudbiba oo dambe kuma tuso .
@SalaadMaxamed-ww1hz
@SalaadMaxamed-ww1hz 5 ай бұрын
Alxamdulillah waye ilaahay madayaco ajarka muxsiniinta walaahay ustaad kaalin weyn baa noogu jirta ilaahay ha ku barakeeyo❤
@popular7493
@popular7493 5 ай бұрын
Xaqiiqtan
@asadahamadbarre1164
@asadahamadbarre1164 5 ай бұрын
taasi dhicimeyso inshallah" jasaakalaahu khayr ustad cumar
@abdullahiibrahimshabeele8235
@abdullahiibrahimshabeele8235 5 ай бұрын
Mahadsanid wllky omer inshar Sidad rabi isugu xidhay Sidoo kale wllkeenaa soomaliyeed ee Aljazira kashaqeeya Ayaan Leenahay Alle haku xiftiyo wllkyo
@popular7493
@popular7493 5 ай бұрын
اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها وامراءها ❤
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd 5 ай бұрын
امین
@Nadiirocabdirsaaq
@Nadiirocabdirsaaq 5 ай бұрын
كل شخص إسلام
@fmg63772
@fmg63772 5 ай бұрын
Alxamdu lillaah allaahu akbar Allaahu akbar maashaa allaah ogaansho waxatahay qeeb naga mida allaah ayad aaminsantahay wax kugarayo maleh inshaa allaah guulayso waxad haysataa allaah asc wr wb yaa akhii
@ZakariyeAhmed-p6l
@ZakariyeAhmed-p6l 5 ай бұрын
Channel Allah hakuu xifdiyo 5years ayaan la socdaa waxyaala badan ayaan ka faaiday mashaallah. Walaal podcast ayaa mahaan ka mahayno........
@IfraaxAbduqaadir
@IfraaxAbduqaadir 5 ай бұрын
Alhamdu lillah ilaahay ayaa mahada is iskaleh aad ayaan ujecelnahay ogaansho iyo cumar inshaar ilaahow noo xafid
@Ismailwalalka
@Ismailwalalka 5 ай бұрын
Thanks!
@somalitiktok638
@somalitiktok638 5 ай бұрын
Caawa waa jimco aan ku salino XABIIBKEENA MUXAMED SCW ❤
@deeqacumar9657
@deeqacumar9657 5 ай бұрын
Alxm Alle cadowga indhaha ha ka qabto u soo maraya aljasiira , waa channel Soomaali oo Dhan ka Fa'iidaye .
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 5 ай бұрын
Illahay aya cadawga inagaga filan rabi ha xafido dhamaan dadkayga soomaaliyeed inshallah
@amaadin12
@amaadin12 5 ай бұрын
aamiin yaarabi
@AbdirahmanI1
@AbdirahmanI1 5 ай бұрын
Aamin
@dhhol77
@dhhol77 5 ай бұрын
Waa mrkii u horeysy ood na dhahdo wadnahyga ayd ku jirtiin😁intaas waa iska kaftan wlhi kanaalka ogansho waa midka kaliya si joogta ah ula socdao 2018 ilaa hada wx bdna wn ka faidey Alxmdallah inu badbaadey
@Jama_British
@Jama_British 5 ай бұрын
Kusali nabiga scw❤😢
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 5 ай бұрын
Waa Xanuun waxad waqti ku sobixisay si fudud ku weysaa alx hadu kusolaabtay marka hore alla ayaa mahad u sugnaatay💯OGAASHO MAR WALBA WAA OGAASHO BOQOLAAL AL JASIIRA WAXBA KAMA QAADI KARAAN ANIGAA KU DHAHAYA TAA/ GUUL AYAAN KU RAJEYNAA INSHA ALLAH
@clrisaaqmukhtaar-g9k
@clrisaaqmukhtaar-g9k 5 ай бұрын
mash allah masha allah hanbalyo cumar inshaar sidaa sileeg ookale waxa jira dad kuusoo dira fariimo oo ubaahan inaad akhrido marakaa wllo kuwaana hamoogaan cumar inshaar❤
@Wadani924
@Wadani924 5 ай бұрын
Walaal ku mahadsanid xogta aad na la wadaagtay, wiilkaa Soomaaliyeedna weynnu u mahadcelin haddii aan nahay dadka ku xidhan Ogaansho. Alxamdulillaah.
@omaraliidleh9907
@omaraliidleh9907 5 ай бұрын
Guuuuuul omar inshar waxa tahay dhirigaliyaha wadaniyinta somaliyeed
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 5 ай бұрын
Wlhi been maahan qof ka marka uu alle hawlihiisa u dhiibto waxba kama xumaadaan waxay ahayd 2022 Arin ayaa i haysatay markaa culays igu ahayd wadan ajinabina waan joogay oo inan ka baxo ahayd kadib anoona waxba iskugu kay aadanayn ayaan aaday safaaradii wlhi sidaan filayay iyo siday wax ii noqdeen alle unbaa ogaa farxadan dareemayna sidoo kale marka siwalba meel walba xaalad walba tawakul waa muhiim Allahum allah ❤
@CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad
@CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad 5 ай бұрын
بارك الله فيك يا اخي الكريم العمر إنشار أصلح الله عملك جمعه مباركه علينا وعليكم اللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ✋✋✋✋
@NafaqoHerbal
@NafaqoHerbal 5 ай бұрын
Ogaansho waa kanaalka kaliya ee wax wanaagsan laga faaiido _ From Hargeysa ❤
@amaadin12
@amaadin12 5 ай бұрын
Alxamdulillah, waxa tahay qof qiimo kuleh somalida, allaha ku xafido walaal
@cismaanxiireey5748
@cismaanxiireey5748 5 ай бұрын
ومن يتق الله يجعل له مخرجا فتوكل على الله الحمد لله على كل حال 🤲
@ifrahaden3782
@ifrahaden3782 5 ай бұрын
Alxamdulilaal janalka mar haduu no badbaday wan kufaraxsanahy al jaziira ale haxafido ❤❤
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 5 ай бұрын
Mansha allah walal cumar.. Alxamdulilah ilahay na laga xirin.. aad ban ula socda marnamishkaha dhalinyarada an xiiseeyo bad ka mid thy oo aad ba u yar ilahay ha ku barakeeyo wadani diin iyo fahan wanagsan isku darsaday ba thy qofki aĺlah talo sarta waxba kama xumanàyan الحمد لله على نعمة ايقين
@Yassiruna
@Yassiruna 5 ай бұрын
Alxamdulilaah wll
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga 5 ай бұрын
Ilaahay Makhraj buukuu furay meel aadan kafilayna wuukaa irsaaqay irsaaqadu Tanayba noqotaa lacag iyo cuno uun maaha Ku shukri rabigaa وَمَنْ يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَلْ لَهُ مَخْرَجًا * وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ
@aasiyaabduwali4407
@aasiyaabduwali4407 5 ай бұрын
Ilahay dhibato uma keno channelkan wa midka kaliye an isleyehe wa kan ugu fcn dhanka somalidena
@MohamedAbdiDiiriye-if2yh
@MohamedAbdiDiiriye-if2yh 5 ай бұрын
Masha Allah ogaansho nolasha ayaa sameyn kuledahay sxp cumar Allah hakuxafido
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 5 ай бұрын
Alhamdulilah well done ustaad inshaar❤️
@Saidmohamed-dz5tw
@Saidmohamed-dz5tw 5 ай бұрын
Alxm ILAHAY ayaa mahada iska leh hadii laxirin ciwan keena OGANSHO. Cumar inshar wanku wadanaa wana ku racsan nahay cadowga Alle haka qabto Insha’Allah 🤲🤲🤲🤲
@بنتهادي-ص5ر
@بنتهادي-ص5ر 5 ай бұрын
قناة الجزيرة هي قناة الوحيدة التي نثق بها خاصة اخبار فلسطين نسأل الله أن يفرج على إخواننا
@khadarali6105
@khadarali6105 5 ай бұрын
Masha allaah alle wayne kumahojiyo isha allaah intadnoshahay
@isseabdullahi10
@isseabdullahi10 5 ай бұрын
Aadnaha maanta dhan farta kuhaayey😢😢 lkn alx ustaad si laabta kasoo goday ayaan kuuleyahay waad mahadsanhahay allena haku dhooero❤❤❤
@MaankaGeming
@MaankaGeming 5 ай бұрын
Masha'allah wax aaduwanagsan oo lagufarxo marwalbana siyaqiin ah Allah kuriirsanato waxba mawaynayso
@Yasir1445
@Yasir1445 5 ай бұрын
جزاك الله خيرا أخي عمر وبارك فيك الله يحفظك
@بنتهادي-ص5ر
@بنتهادي-ص5ر 5 ай бұрын
الله يسلم 😮 نحن محبين لقناتكم.. الله يسلمها
@Cadaani_7
@Cadaani_7 5 ай бұрын
وَمَن يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ ۚ
@Bacdoow11
@Bacdoow11 5 ай бұрын
❤❤
@AdnaSaleebaan-st9uw
@AdnaSaleebaan-st9uw 5 ай бұрын
Sxp wlhy hadaan somali nahay cadow badan baynu leenahay siiba carabta waxaynu ka samaynay wlhy garan maayo adiga ilaahey ha ku garab galo kolay qof kastoo dadaaal badan cadow buu lee yahya ❤❤❤❤
@Asia_ismail2024
@Asia_ismail2024 5 ай бұрын
Ogaansho laanta sida noqan laha waa ku seexada kuna soo toosa ogaansho😢😢😢❤❤❤❤❤❤from erigavo
@ahmedali7991
@ahmedali7991 5 ай бұрын
Alxamdullilah. Ustaad waan ku faraxsanahay in channel-ka Ogaansho qatarta lala maanaga Alle ka badbaaday. Alx, Ustaad horay usoco.
@Husainmoha
@Husainmoha 5 ай бұрын
M.a alle haku Xafido Mr Omar inshaar wll
@Abdi-Raxmaan
@Abdi-Raxmaan 5 ай бұрын
Alhamdulilah Alhamdulilah Ugu danbeyn alle ayaa no bad baadiyay chanel kan qiimaha badan runti dhalinyaro badan aya ku xidhen wana frxdayda inan Mr wlpe kamid ahay dadka ku xidhan Dhamantenpa alaha nasiiyo iiman wngsn 🙏🏻💯
@yusufosman834
@yusufosman834 5 ай бұрын
Alxamdulilahi alle aya wax walba awoodo dad badan ayaa kugu xiran waad kusoo dadaaashay channelkan shacabka Somaliyed shaqo muhiim ah ayaad u haysa waxaan ku rajeynaa Guul mar walba Cumar inshaar
@RidwaMohamed
@RidwaMohamed 5 ай бұрын
Adiga o kale ma guldaraysto walal an dar ilahay u jeclahay gulayso marwalba wll cumar mohamad inshaar ❤
@cabduqaadirmaxmed7224
@cabduqaadirmaxmed7224 5 ай бұрын
Msh allh wll wlhi aniga waa ninka kaliya oon warkusa kuwal sonahay dadka meshan wax kuso gudbiyo sidokale aniga oon oon garaneen ayan ilaah dartiis ujeclahay waa wll diin leh
@khadarciiseyuzuf-xs9ws
@khadarciiseyuzuf-xs9ws 5 ай бұрын
Janalkan waa janalka aaan ugu jeclahay janalada somalida marpa haduu hawada ka bixilahaa Youtubkapa waan iska zari lahaa alxdullilaah❤❤
@ChamaOmaaar
@ChamaOmaaar 5 ай бұрын
Mashalah guuleyso wall cumar😊😊😊😊
@hoodo9260
@hoodo9260 5 ай бұрын
Allah baa mahad leh aan naga xidhin kanaalkan faa'idada badan ❤ wlhi aad ban uga xumaan lahayn 😢
@practiceyourMath123
@practiceyourMath123 5 ай бұрын
MaashaaAllah, guuleyso walal.
@C.rixiinFaarax
@C.rixiinFaarax 5 ай бұрын
Al xamdiulilaa ilaah ayey mahad u sugnaatay Insha Allah wax ku dhibo arki meysid aqi cumar asc
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 5 ай бұрын
Shukran OGAANSHO CHANNEL 🤲👏🇸🇴🇸🇴💯✔️❤️
@Yuusufibraahim-wt3fo
@Yuusufibraahim-wt3fo 5 ай бұрын
إن أمر كل المؤمن خير إن أصابت ضراء صبر فكان خيراله وإن أصابت سراء شكرفكان خيراله
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 5 ай бұрын
Walaahi waa ka xuma hay inaan ku wayno ustaad maya nala joog Mohamad nuur cabdi waan rabnaa inaad nala joogto
@wakeupreality145
@wakeupreality145 5 ай бұрын
Ogaansho maxaad dhahdaan 1M ❤
@zuhuura6219
@zuhuura6219 5 ай бұрын
Alxamdulillah yaa rabbi wallahi wanku farxay hadiibo usan ogaansho meesh kabixin kanal an jeclhy runti allah aya mahad leh 🤲❤
@apdirahman1433
@apdirahman1433 5 ай бұрын
Daacadi ma hungowdo intaan diiniyan kaa faa'iidnay tusaale nololeed iyo wx kastoo wangsan alhamdullilah haduu inoo joogo channelki Mid kaloo back up ah inoo samee inzha Allah ustaad 🥰
@qandho
@qandho 5 ай бұрын
qofka aqlaaqda wanagsn runtana bulshada lawdaago alle mahoojiyo mudo 7 sano waxan aq laaq wanagsan aheyna kuguma aynaan baran alle hakuxafido walalkey codowgagana alle haka qabto
@themahdi5249
@themahdi5249 5 ай бұрын
Masha allah ❤ ogaansho is the only somali channel that i watch consistently because wa channel faido badan ❤
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
Marka hore Allah yaa kuu kaalmeeyey Isaga ayaana kumahadsan.marka 2aad wiilkaas weriyaha ah xafidahu Allah. Adiguna Allah ayaad talo saaratay. Allah hakaa xafido wixii dhib kugu ah. Inaga oo dhan Rabi aan talo saarano.meel kasta oo aan joogno. Insha Allah. Ogaansho ❤channel waa aqoon iyo cilmi korarsi.❤️.
@jigjigavision1
@jigjigavision1 5 ай бұрын
Baaraka alah ilaahay haku xafido❤❤
@AhmedMahdi-gl9dg
@AhmedMahdi-gl9dg 5 ай бұрын
Qofka kaliya ee aan ku xiranahay ogaansho❤
@axmed4362
@axmed4362 5 ай бұрын
Runtii wax badan ayaa aan ka faa’iiday Chanel-kan. Allaah ha ku guuleeyo oo ha ku xafido oo ha ku koryeelo mar kasta iyo meel kastaba. Wanaaggaaga ayaa Allaah kugu guuleeyey.
@Ikruuusha
@Ikruuusha 5 ай бұрын
Allaha ku sharfo abowe , waxaad. Ku heshay intaas ku kalsoonaanta allaah❤❤
@SalmanDalmar
@SalmanDalmar 5 ай бұрын
Alle ayaa maamulo koonka asigaana mahadsan alx, intaa kadib maxaad ka baratay maxaase nooga qorshaysan guud ahaan in aan gacanta ugu jirno qof aanba aqoon Allahii abuuray waa waxyaabaha aadka u wayn oo islaamka horyaal loona baahan yahay sida aqbaarta iyo warbaahinta reer galbeedka Aljazeera nooga xureysay in aan helno baro badan oo bulsho oo islaamka gacanta ugu jiro wacyi galintaas billaaw kana billaaw in aad farriin kale ku celisid Aljazeera mahadnaq iyo baraarujinta arrinkaaan guleyso walaal cumar iinshaar
@Cazmi-n8s
@Cazmi-n8s 5 ай бұрын
Alxamdulilah ilahbaa mahdsan wlh KZbin darta le uso gala in aan radio vidio aa so dhigtay🥰
@Khaire.10
@Khaire.10 5 ай бұрын
Wllkey Cumar inshar farxadaada waa farxadeyda Allah aya mahadleh oo cadowga inaga qabtey 🎉
@Khaamani-bl6gu
@Khaamani-bl6gu 5 ай бұрын
Cadow maah ee waa aljazeera
@qani2012
@qani2012 5 ай бұрын
Masha allah waa allah mahadiis ogaansho waa damiirka nool ee media ha maanta😮
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 5 ай бұрын
الحمد لله على كل شيء وعلي كل حال ❤
@qadarcabdi1772
@qadarcabdi1772 5 ай бұрын
Maasha Allaah, Allaah ayaa mahada iskaleh.
@muhanadtopics6067
@muhanadtopics6067 5 ай бұрын
Alhamdulilah..dabcan wa channel wayn o waqti iyo Hantiba ka galay lkn hadiiba ilahay qadari lahaa in la masaxo mar labaad ayaan kor kuso qaadi lahayn Qof aan xushmad iyo karamo u hayno ayaa tahay Ustaad Omar Inshaar
@AbdiAgood
@AbdiAgood 5 ай бұрын
M.allaah Allaha ku garabsiiyo.❤😂 Ku mahadsanid Tabintaada Wararka iyo taarikhaha iyo dhacdooyinka ❤❤❤
@xuseensheikhahmed6427
@xuseensheikhahmed6427 5 ай бұрын
Masha Allah Wllka wax wanaagsan ayaad umada u soo godbisaa
@casalasal6466
@casalasal6466 5 ай бұрын
ASC WLLKEY MAASHA ALLAAH A ALXAMDULILAH HADUU OGANSHO ALLAAH INOO BADBAADIYEY WLLKEY ALLAHA KU XAFIDO
@XafsoImam
@XafsoImam 5 ай бұрын
❤ومن يتق الله يجعله مخرجا
@farhan_taffo
@farhan_taffo 5 ай бұрын
Ustaad is ilaali wanu ku cabsanynaa alleh haku dhowro
@ShucaybAbdullahi-cn8kd
@ShucaybAbdullahi-cn8kd 5 ай бұрын
أخى الكريم بادر وتعامل مع الله أعطى لله وامنع لله وصل لله وادع الله واجعل كل حياتك لله
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 5 ай бұрын
MaSha'Allaah Mr OmarIinahaar: Allaahyaxfadak adiga iyo ChanelkaagaOgaansho.
@HuseinOmer-s8v
@HuseinOmer-s8v 5 ай бұрын
6 yrs wll omer ilaahay haku xafido. Ee Talo. Channel kale samaysi ood khatahan kaga gaashaamato Mahadsanid
@tamimi1546
@tamimi1546 5 ай бұрын
Keep going brother Marwalba Garabkaaga Nahay💪Qof Iimaan Leh Alle Ku Kalsoon Markad Tahay Waxba Ka Xumaan Mahayan insha allah
@cabdirisaaq2127
@cabdirisaaq2127 5 ай бұрын
Ogaansho waa kanaalka kaliye ee aan daawado alle cadaw giisa hanaga qabto
@asmomaxamed4799
@asmomaxamed4799 5 ай бұрын
saa alle noo soo xasuusiyo mar kasto adneh alle hakuu xasuusto markasta walalkeyga 😍😍
@youtubewllruushka5861
@youtubewllruushka5861 5 ай бұрын
Masha allah alxamdulillah waan kugu bogaadinaa howsha aad bulshada uhayso wanaaga mar walba alla hakutusiyo allana fadligii(naxaristisa) hakaga abaal mariyo walal 🎉
@shijo2055
@shijo2055 5 ай бұрын
فيما يؤملون من خير الدنيا والآخرة ، بالاستعانة بالصبر والصلاة🤲🫂👑😇
@suleimanomaromar4372
@suleimanomaromar4372 5 ай бұрын
Omarow Alle macaaga ayuu ahaaday sababto ah wax an kheir ahayn innoma sheegtidh❤. Guleyso walal
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 135 М.
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?!  Sidaan Ma Filaynin .
14:02
Raadinta Macnaha Nolosha | Shaashad { 4 }
32:46
OGAANSHO
Рет қаралды 72 М.
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН