Anigu shakhsi haan.waan taa geera cid kasta oo u tafa xaydan so celinta khilaafada muslimiinta una taagan midaynta muslimiinta Waxaan si aan gabasho lahyn uga soo hor jeeda cid. Kasta oo utaagan kala kaxaynta muslimiinta iyo in gaalo la hoos joogo intaasi waa hor dhac ikhawaanul muslimin waa urar aan ka aamin sanahy uruur suniyiin ah una dhisan midaynta muslimiinta
@Khaalid48462 ай бұрын
Waxan kamid ahay taageerayasha ugu waawayn ee IKHWAANKA waa urur xaqu dirir oo u taagan midaynta ISLAAMKA❤❤❤❤
@maxamedzalwe63862 ай бұрын
Wllkey culumida. Islamabad. Wey. Diideen. Ee ilaahey ka cabso
@maxamedzalwe63862 ай бұрын
الشيخ ألباني والشيخ إبن عثيمين. والشيخ إبن باز. والشيخ. عبد المحسن عباد.
@user-wv8yo1fj9y2 ай бұрын
@@maxamedzalwe6386 culimada wahaabiyada dheh culimada islaamka haku maja xaabsane
Waa urur muslimiin ah oo aan argagixiso aheyn ee rabi ha guuleeyo.
@sacdiyocabdi-vs3lg2 ай бұрын
Aniga ahaan waxaan uhayaa taageero aan kagabasho lahayn allaha noo soo celiyo khilaafadii islaamka ay ugu danbaysay khilaafadii osmaaniyiinta aamiin aamiin aamiin
@abdirahman61482 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد ❤❤❤❤❤❤❤
@sudesyeke38152 ай бұрын
An ku Wada salino rasuulka❤
@tup33cpoi862 ай бұрын
I.a awooda muslimiintu way soo noqonaysaaa waxayna noqonayaan kuwo laga haybaysto sidii ay waa ahaan jireeen
@abdirahmanilyas2 ай бұрын
Insha'Allah walal, Mahadsanid, Allaha ku Barakeeyo.
@Czetttt2 ай бұрын
AKhwaanu muslimiinka waa kuwa igu ilbaxsan lana nool waaqiceena maanta cid walbana way aqbalaan oo islaamka kusuntan salafiyada iyo Ashaacirada ba iyo xitaa shiicada qaarkeed❤
@Marjuu72 ай бұрын
Ciidamada Xamaas iyo Israel yaa xoog badan muqaal noga soo sameey wllkei🇵🇸💐❤
@Arlind_142 ай бұрын
Hadii wadamada Carabta dhamaan ay hal noqon lahaayen wallahi israaiil iyo mareykan nama gumeesten
@abdullahixuseen65082 ай бұрын
Somalidu ma caraba marka😡😡
@abdallamaxamad2 ай бұрын
@@abdullahixuseen6508 maya dabcan laakiin waa (muslimiin) Kalmada Muslim ayaa wax walba ka horeeso Carab soomaali turki iyo hindi Waa waxyaalo hoosaad Mar haday timaado Kalmada Muslim maxaa haray
@SarafO-se7rm2 ай бұрын
@@abdullahixuseen6508kuwa carab naceeb ku waashay maa thy hooy carab nimada islaanimda ka ween nabiga scw ayaa dhahay ee carab neceeb ha u dhiman
@qumbe2 ай бұрын
@abdallamaxamad kawaran dadkeyna hadee islanimada ee usticmalihayen sida qabilnima ee u istimalan
@SarafO-se7rm2 ай бұрын
@@qumbedhaman dadka aduunka ku nool inyar markii laga reebo waxa ay ka gudbi waayen darajada muslim weyna u gudbi waayen muumin marka inta muumin laga noqdaa dhib kaan aa lagu jiraa
@ameennikke2 ай бұрын
First waaberi Media 🎉🎉🎉🎉 Half Million
@munocadey94362 ай бұрын
Allow umadaada aqli ee aduunkaan ku hokamiyaan sii yaa rabi
M.allh wan taagera wlh c/raxmaan waabari alle ha barakeeye
@user-tn5or9iw1c2 ай бұрын
ALMUSLIMIIMN IKHWATUN WAA QURAN KU OOL IYO HADIIS NABAWI AH WAXAY LA MID TAHAY MUSLIM BROTHHOOD EE USA KAJIRA DADKA MADOW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤
@cabaasnuursalaad62892 ай бұрын
اللهم صلى على سيدنا محمد
@user-vd2bn9zm4h2 ай бұрын
Ani waxaan u arkaa uruur xaq ah waana taageeraa❤
@ibraahimfaaraxaxmed15982 ай бұрын
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@user-mj7pi6sr9h2 ай бұрын
fikir ahaan ano darasad dher ayan ku sameyay ururkan wa maskxda kaliya ee khilafa islaamiga ahayd kuso kaban karto ikhwaan fii qulubina inshaa allaah dhamaan wadanada islaamka wan ka talin doona badilkna uu burburi insha alaah from Djibouti 🇩🇯
@ayaanxirsixasan65552 ай бұрын
Frest comati
@HassanabdiMohamed-ew5dp2 ай бұрын
Anigu waxaan u Arkaa urur xaq udirir ah waa nan taageersanahay ee ilahay ha guuleeyo
@ArahmanHasan32-ub9jw2 ай бұрын
Waa urur sax ah oo u taagan soo celinta haybadii muslimiinta iyo dawladoodii ku dhaqaysay shareecada. Waa urur ku dhisan Dhisida dawlad utaagan oogista shareecada iska caabinta gaalada cudud iyo caqliba waa urur kaliya ee dawlad casri oo islaami ah dhisi kara.
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu2 ай бұрын
wa urur xaqa udirira wanan ku rac sanay aragtidoda
@alayuubi34562 ай бұрын
Waa Urur Argagixiso xaqiiqatan waana khasab in lala dagaalamo lana dabarjaro
@mrsuhayb70182 ай бұрын
wa ka naxay maxamed mursi malinti u dhinty alle how naxaristo😢
Wa xawudiriir waye uruurkani walaale tasi wa wax caad o lawada arko ilaahay ha u kalmeye
@user-cy1rv1dg1n2 ай бұрын
Wlhi waabari media wa KZbin kii igu horeyey oo Somali ah an fellow siyo years back
@IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt2 ай бұрын
Waa xaq udiriir
@salahdekow-nl7qr2 ай бұрын
Urur Islami eh oo haqi uu dirir ah ❤
@DinixGanajo2 ай бұрын
waa muslimiin xaq ah waayo qaalalaahu tacaalaa waxa uu quraan kiisa kuyiri ina mal muminiina iqwaa
@Kaydkakhayrka2 ай бұрын
Kaydka khayrka
@user-el5ud6in1t2 ай бұрын
InshaAllah URURKU WAA XAQ U DIRI # DABADHILIFKU ha dhinto
@muzamilali29492 ай бұрын
Ina abdiwab oo abihi dilay bey aminsanyihin
@sayidka69112 ай бұрын
Ina c/wahaab adigu diin baad u taqaan, cid kasta oo sunada dabaqda shakhsi iyo ururba waxaad u taqaan wahaabi, waa jahli iyo suno naceyb dad badan heysta.
@dayibadiinle74632 ай бұрын
Ururkaan waa urur xaqq u dirir ah💯
@maftuuxmahdi2 ай бұрын
First one qofka soo bilabaya ahy fikirkaas ku dhinty carab ugu horayna somali ayaan ka bilabayaa yaa igu raacey💪
@user-cy1rv1dg1n2 ай бұрын
❤❤❤❤❤Thanks for your energy bro wxa tahay qof wax laga faaido daqiqadaha 20 nogaar sii mahadsanid
@AliBaashe-iq8jy2 ай бұрын
Ikhwaanka waa urur islamic ah❤❤❤
@mohamedomarguure56602 ай бұрын
Waa team islami ah ❤❤
@sayidalbanna2 ай бұрын
Waa urur diini ah Run ahaantii 100% waan taageersanahay Xaquna maalin ayaw guuleesan doonaaa
@abdifataaxmaxamed2682 ай бұрын
ShiicDa soo gali
@MohammedAbdinasir-sx8qz2 ай бұрын
Really i say it's an organization of reuniting Muslims
@aaminomaxamed15052 ай бұрын
Waa urur XAQ u dirir ah
@SamirAhmed-k2s16 күн бұрын
ikhwaanul waa dadka dhiiga muslimiinta ku yareestay
@abdirahmanilyas2 ай бұрын
Waa urur Midaynaya Ummada Islaamka ee kala Duwan, Insha'Allah waxan Rajaynayaa in uu Alle ku Guuleeyo Hanka iyo Hiigsiga ay Ummada Islaamka ah la rabaan, Firikooda Gumaysiga iyo Gunnimada Gaalka ka Xorta ahna Insha'Allah Allaha u Taabba galiyo. Waxan ku Darsan lahaa waxa uu Ikhwaanku Jabiyay Gaab weyn oo loo kala dhaxaysiiyay Aqoonta Maadiga ah iyo ta Diiniga ah, taas oo ahayd Fikrad Gumaystuhu Bulshooyinka Islaamka aad ugu beeray, Waxana soo baxay laba Jiil oo kala fog midba uu midka kale u Arko in uu Dib dhacsan yahay, middaasna Iyaga ayaa ka saaray dadka.
@dhhol772 ай бұрын
Urur diimed kasta oo xaqqa ku taagan waxa lagu tilmaama argagixiso lkn argagixisada runta ah waxa lagu tilmaama gale ammaan iyo wx kale allahayow xaqqa guuley😢
@abdiwakiilsiraad86822 ай бұрын
ilhay muslimiinta haugargaaro amiin
@barroofficialchannel5962 ай бұрын
Allow noosoo celi sharafteena
@calicumar71662 ай бұрын
Waa xaq u dirir
@mohamedciisemohamed77662 ай бұрын
Guuruun waynu guulay fulle yeelkiiye
@pilotpsp9992 ай бұрын
waan taageersanahay ururkaan waa urur aad u wanaagsan
@jimaleahmed14442 ай бұрын
Muslim Naceyb ayaa ku Jira Maamulada SAUDI 🇸🇦 IYO UAE 🇦🇪 labadani Dawladoood maamuladoodu waxaay dawladaha Islaamka u maleegayaan Alle Ha ka Qabto.
@mukhtaarciise25852 ай бұрын
Aammiin dalalkaas aad sheegtay waa dalalka media soo fadhiisiyay mulxidiin si ay islaamka saxda ah inoo fahansiiyaan
@user-kc1eh7ge1u2 ай бұрын
Waa urur xaq u dirir ah ❤
@xamse7812 ай бұрын
Waa urur wacan ❤❤❤❤
@salahkotey47242 ай бұрын
Tittle video waxa ficneed inaad ka dhigto "ikhwaanul muslimiinta Masar " wa iyago unba ka warantay ururka nee wuu ka ballaadhan yahay masar kaliya
@mukhtaarciise25852 ай бұрын
Waa ragga ciidamada yuhuudda kula dagaalamaya magaalada Gaza alle ha guuleeyee
@AbuukarCumar-wt1fj2 ай бұрын
Shb wlhi wxa thy on of the my pest person cos wxa ani u baahanahay aa ka so hadasha mar walba❤❤❤❤