Fahad yaasiin | Sanduuqii siraha ee somaliya iyo sirihii uu banaanka keenay!

  Рет қаралды 120,957

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Fahad yaasiin | Sanduuqii siraha ee somaliya iyo sirihii uu banaanka keenay!
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 385
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 2 жыл бұрын
Haddii aad u baahan tahay inaad waxbarasho jaamacadeed u aadid dalalka Malaysia, Qubrus ama Turkiga, kala xiriir somdream agency wa.me/905416085042 Email: info@somdream.com
@dreamerboy8693
@dreamerboy8693 2 жыл бұрын
Editing kaagu caadi maaha mansha Allah. Ma sony vegas mise premier pro isticmaasha
@dulufboy3068
@dulufboy3068 2 жыл бұрын
Nio kaaman filen sidan dadka beenta buun buniyana ina ku jirtay kuman ogeen
@xaajimaquste
@xaajimaquste 2 жыл бұрын
Turki anaga kaso socone haku so lu go,ina🙏🙏🙏
@maxamedxaajow2708
@maxamedxaajow2708 2 жыл бұрын
M.a zhp keep going pro Hadii aan kaa heli karto Part-Two nugu soo dar zhp fahad yasin i.a
@yoldonstudio8288
@yoldonstudio8288 2 жыл бұрын
Sxb adi soo madhihin soo galida turkiga waa laxayiray
@apdibasidsayid6368
@apdibasidsayid6368 2 жыл бұрын
Illlahayoow somaliya ; ceeelna uma qodna , qofna uma maqnee... ha cidalyn 🍀🌿🤗
@TheReal_Man
@TheReal_Man 2 жыл бұрын
Ilahay cidna ma dulmiyo Soomaalida ayagaa is dulmiyay
@issanoornoordakat3070
@issanoornoordakat3070 6 ай бұрын
Nin qayam weyn ugu fadhiya dalka
@bukharicalayr168
@bukharicalayr168 2 жыл бұрын
Arinta aad soo hadal qaaday oo ah xildhibaanada ka tirsan turkiga oo PPK la shaqeeysa oo ah in la hor keeno cadaalada wadanka ay ka dhacayso arintaas iyo soomaaliya isku meel ma joogaan soomaaliya qaab qabiilnimo ah baa loo arkayaa oo qofka maxkamada la keeno qabiilkiisa ayaa doodaya ama hub qaadanaya wadankaan kalena waa mid diimuqradiyad ay ka jirto oo qof walba haduu madax yahay iyo haduu shacab yahayba ay u simanyihiin cadaaladaas. Marka la isku ma keeni karo labadaas wadank oo waa habeen iyo maalin bay kala yihiin ee soomaalida inta ay iska badalayso sidaas baa lagu jirayaa sida ay ila tahay ani la is mana barbardhigi karo labada waddan oo ay hal arin oo isku mid ahi ay ka dhacday.
@bashiirshire3471
@bashiirshire3471 2 жыл бұрын
War libaaxu miyaanu tol laheyn ?
@muusexiis6283
@muusexiis6283 2 жыл бұрын
Halyay Qaranka soomaaliyeed ka dashay weeye Lkn Cadaw ayaa dhan walba kaga qaylinaya
@JffFff-hb6vn
@JffFff-hb6vn Жыл бұрын
Solabdo. Nabad. Iyo. Nolol. Waidin. Sugeyna. Fahad. Yasin. Hagidahir. Iyo. Farmajo.
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 2 жыл бұрын
Masha alaah sxb waxaa Tahay Qofka Ugu horeeya EE Uga hadla arinka Fahad Yasin si dhab ah
@theuniques2190
@theuniques2190 2 жыл бұрын
Wow! Editingka unbaan iska daawanaayey fahad inuu legend ahaa waaba ogaaye😍
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 жыл бұрын
Gesigan iyo teamkisa waa inan so ceshana
@Muuse99
@Muuse99 2 жыл бұрын
Ninkaaan cabsi cabsi waaye walhi 🙆‍♂️👿😂
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 2 жыл бұрын
Fahad yaasiin wuu ka oohiyay Mooryaanta iyo argagixisada alshabab😍
@AnwarAhmed251
@AnwarAhmed251 3 ай бұрын
Asagaba argagixiso aaha ninki ikraan talil cunay sow asaga ma ahyn😂
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 2 жыл бұрын
Maanshaa Allaah! Qaabka warbixinta aad uga diyaarisay mawduucaan xasaasiga ah waa heersare waadna u hagarbaxday. Waxaa Allaah hibo kuu siiyay Diyaarinta mawduucya/da iyo ka hadalkooda si cajiiba oo faahfaahsan codkii ku haboonaana waad leedahay. Meeshaada kasii wad guulayso!
@fanankhalifa
@fanankhalifa Жыл бұрын
nm
@abdirizakjama8514
@abdirizakjama8514 2 жыл бұрын
Fahad yaasiin wajigiisa kama muuqato murugo warwar farxad Waxaad ka fahmaysaa uun inuu iska caadi yahay kalsooni badana ka muuqato
@somaliboy3054
@somaliboy3054 2 жыл бұрын
Fahad Yasiin legend buu ahaa🔥
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Halyeey Ayuu Ahaa Halyeey = legend
@abdirahman8954
@abdirahman8954 2 жыл бұрын
WarYaa Axmed Diibo😅
@somaliboy3054
@somaliboy3054 2 жыл бұрын
@@abdirahman8954 waakuma😅
@KaatunTube
@KaatunTube 2 жыл бұрын
Masha allah fahad yaasiin madaxweynaha 2026 waa u qalmaa
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
😊😊😊😊 run isnhaa allah
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Fahad yaasin 80% run buu sheegaya Waayo waxa uu ahaa masuul ugu sareeya hayada Nisa, siro badan ayuu hayaa, dad badana waa loo yaaba
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@suraayoahmed7208
@suraayoahmed7208 2 жыл бұрын
Wcs
@abdiqani198
@abdiqani198 2 жыл бұрын
Libaax 2 ma aha one love ❤ fahad yasiin allaha ku xafido libaaxow ✌
@doublethreesomalichannel2223
@doublethreesomalichannel2223 2 жыл бұрын
Saaxiib waxaan kaa codsanaa in aa samayso Documentary ku saabsan taariikhda dagaalkii Carabta iyo Israel Bilow ilaa dhammaad sababaha keenay qaybihii sirdoonka iyo doorkii reer galbeedka
@abdiomar489
@abdiomar489 2 жыл бұрын
Hhhhh maxaad ka faaiideesaa oo kaa galay hhhhhh Alla somalidu cawaansanaa War inaga ayaa teenii u taag la. Hhhhh
@apdipazidmohamed4093
@apdipazidmohamed4093 2 жыл бұрын
Waaa qodop muhiiima runtiii
@profinneupane6883
@profinneupane6883 2 жыл бұрын
Orod kasoo daawo Xuseen Kurdi ama ku qor youtubeka “dagaalkii carabta iyo israel” waad heliye
@doublethreesomalichannel2223
@doublethreesomalichannel2223 2 жыл бұрын
@@abdiomar489 waxa aan ka faaiidayo aniga ayay iitaal ee adiga kuuma taalo wll raali noqo kuma. Caynaayo sida aniga iyo somalida kaleba noocaydaye
@doublethreesomalichannel2223
@doublethreesomalichannel2223 2 жыл бұрын
@@profinneupane6883 waxaas oo idil horey ayaan u daawaday wali waxbadan oo qarsoon oo laga waramin ayaa jiro hadii English ku raadiyana gaalada waxay buun buuninayaan Israel ee xaqiiqada kama waramayaan
@adacwastudio8273
@adacwastudio8273 2 жыл бұрын
Xaqiiqada anago shacabka ah wey naga qarsoon tahay cid sheegi kartaa ma jirto waxa jira ee saxda ah blse Allah subxaana watacaala un bey ka qarsoonen teda kale hadii an miisaamo garaadkeygan yar waxaa xaqiiqada igula dhaw fahad yaasiin oo an dareemayo inu sir intaa ka culus inuu hayo oo hadii la sheegaa ay soomaali badan afka gacanta saaran doonto
@xamseozilofficially1229
@xamseozilofficially1229 2 жыл бұрын
Run ahaan waxan ku barty in fahad uu ahaa masul ilashay naftisa iyo nafaha dadka somaliyed allaha ku dhawro allaha noka so celiyo adi iyo cidi kula midka aha
@sakariyeshirrre6394
@sakariyeshirrre6394 2 жыл бұрын
Ilhy ba og cidii shirqooshay gabadhaas
@Mohamed_hanad
@Mohamed_hanad 2 жыл бұрын
Fahad yasiin wa halyey qaran the legend of thé legends
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
Kuwa ku odhan donaya cbb baad kamid thy 😂😂
@ggtl304
@ggtl304 2 жыл бұрын
Waa bad sii shegtaye mxa la odhan
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
CBB iyo mBc maxaa laga wadda 👥
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
@@mrdevicesomali5004 dadka tagersan fahad iyo farmaajo 😂
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
@@clwahaabnadaara6405 mbc yaa weeye
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
@@mrdevicesomali5004 mbc waa xgaas iyo somaliland 😂😂
@InfiniteLightPerspectives
@InfiniteLightPerspectives 2 жыл бұрын
Dar ilaahay iyo alle Hortii ADARISKA noo Taabta ❤️
@hayat9720
@hayat9720 2 жыл бұрын
Ayyy muuqaal dheer inad kasoo sameyso ayay ahayd wllkey coz sida aad wax u tabiso ayan aad uga helaa. Mahadsanid
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Fahad yasiin alla maxuuu cjiib yahay 🤎 Role model keyga fahad 🙏💜
@aishahibo8796
@aishahibo8796 2 жыл бұрын
Ismaan lahayn qof somaaliyo noocas ahba laga helaya somalia super hero hooyadiba amaan iyo duco mudan ❤
@AyaanDhalad-o7h
@AyaanDhalad-o7h 7 ай бұрын
Halyeey danaha dalka hormariyey Waayihisa hogaamineed hayada nisa wuxu kadhigey mid awood badan❤🇸🇴💪
@املايمان-م8م
@املايمان-م8م 2 жыл бұрын
Hada Wadanki Waxa Lawaregay kuwi 10'ki sano u dambeysay dagalka lagula jiray Waxan u naxaya Ciidamada in lagu daro Mid rabo Inu isku qarxiyo Argagaxisada Ma ogola Hal askari Qaranka ka tirsan Inu nolaado Cadow Ayu u gacan galay dalki
@naimahassan5891
@naimahassan5891 2 жыл бұрын
Adiga miya ugaliyey
@kafilowanaag1832
@kafilowanaag1832 2 жыл бұрын
Qabiir somiyeed weyaa. OO Ankufano Mr fahad yasii
@amiircabdikariim8533
@amiircabdikariim8533 2 жыл бұрын
Fahad yaasiin xaaji daahir Allah gaka raali noqdo amiin
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 3 ай бұрын
Runtii 19 ayaan u fiirsade dadkayga somaliyed meelkaso kuwa jooga wan iyo qurbaha oo dhan waan arke waxan is dhahaa mararka qaar siyaasada magashaa waatoo allah kaa dhigaa hogasiyo fican waa arak tidayda iyo wanag aan dadgeyga lajeclaa faqri majiri lahen nin hal guri ninkaso somaali xaq waxuu uleyahay kawen 15 guri iyo xaq😂 mustaqbal
@bashir871
@bashir871 2 жыл бұрын
Codkiisa inta igula raaxaysata farta taaga Adoo qur aan akhriyaya noo soo duun wabari media yow
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 2 жыл бұрын
Fahad yassiin legend
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Halyeey Halyeey = legend
@40Durkiya
@40Durkiya 2 жыл бұрын
Ilaahow cadaalada hor keen qofkii gabadha dilay ama ragi dilay yaa rabi fahad waan aragna kalsoonidiise
@fanporojboosfilms1593
@fanporojboosfilms1593 2 жыл бұрын
Nabigii somaludu nuux buu ahaa
@kooshinyarefamly3718
@kooshinyarefamly3718 2 жыл бұрын
Nabi nuux wa somali
@khadaracabdisilimo4084
@khadaracabdisilimo4084 2 жыл бұрын
Malin dawayd baa maqlay nabi nuux somali inu ahaa
@khadaracabdisilimo4084
@khadaracabdisilimo4084 2 жыл бұрын
Nabi nuux somali buu ahaa
@abdirahmaanwiilboqortooyo6365
@abdirahmaanwiilboqortooyo6365 2 жыл бұрын
​@@khadaracabdisilimo4084 waliba waa majerteen
@sakatanakata2525
@sakatanakata2525 2 жыл бұрын
Gacan ku dhiigle miyaa no faalineysaaa Runtii wax jiro ma tihid
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Masha'Allah Fahad yasiin Waa halyeey Qaran, Waana Geesi Garab Waayey🙌 Allaha Xifdiyo, Asaga iyo inta lamidka ah, Somaali waxay ubaahantahay, 2000 oo Fahad iyo Farmaajo kalle ah Allaha Nokeeno, amiin yaarabi🤲
@abdulahitorow8441
@abdulahitorow8441 2 жыл бұрын
What an analyst well done brother mine
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@AhmedAli-xl7pd
@AhmedAli-xl7pd 2 жыл бұрын
Fahad yasin wa muwadin aan gaalada ka baqin ilaahay ha xifdiyo
@afrisom1067
@afrisom1067 2 жыл бұрын
Ninkaan Unsubscribe dhaha waa qabiiliiste baqtiga
@cxaafidofical2872
@cxaafidofical2872 2 жыл бұрын
Adaa tuug ah nio
@captainpilot2673
@captainpilot2673 2 жыл бұрын
Siyaad barre kadib sirdoon u shaqa eg surdoonada caalamka ayuu noqday intuu kursiga fadhiyay
@mohaamca7565
@mohaamca7565 2 жыл бұрын
Asc wll cabdiraxman please kasohadal sida loobarto English and Arabic
@Osmanupdyomar
@Osmanupdyomar 3 ай бұрын
Waaberi media waxbaan kaa faaidnaa really
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 жыл бұрын
Haday run sheegayan raga la eedeyay wey joohan fahadna wuu nool yhy maxkamada dacwo ha gaystaan ha dhahan been buu naga sheegay oo lays maxkamadeeyo . Ragaasi way ku cadatay waxay faleen
@muxamad8022
@muxamad8022 2 жыл бұрын
Fahad eedayntiisa waa mid jaban oo qof garaad leh uusan ku qanci karin
@azjunior7520
@azjunior7520 2 жыл бұрын
Fahan yasiin Xaji dahir somaaligii ugu saamaynta badnaa qarnigaa 😍my rule model ✊🏻
@bukharicalayr168
@bukharicalayr168 2 жыл бұрын
Horta ani somalida mid ban kala yaabay halkee baa lagu arkay nin ama shakhsi sirdoon u shaqeeya oo banaan taagan oo TV yo waraysi siinaya waligeed aduunka kama dhicin Somaliduna waxa ay rabtaa in uu banaanka yimaado oo meelahaas ka hadlo ar jaahilnimada naga daaya soomaaliyeey
@keydkasuugaanta
@keydkasuugaanta 2 жыл бұрын
Qoraalka maxkamadda Dalka ma imaan karo maahan ee waa dalka kama bixi karo
@Musphe
@Musphe 2 жыл бұрын
Hore usoco legend
@mohommedbulshaawi6979
@mohommedbulshaawi6979 2 жыл бұрын
Kabiirkii siyaasada fahad yaasiin
@AyoubYassin-25A
@AyoubYassin-25A 2 жыл бұрын
Cabdiraxmaanow somalia turkey maaha ! Midhkaa fahan somaliya qabyaalad baa sadhaysay oo si fudud waxaa lo odhan lahaa waa mucaarad ! Sidoo kale baarlamaanka wakhtigiisu wuu dhacay oo maandhayd kiisu wuu dhamaaday ! Dalkuna meel xun buu marayay oo wax aan la suurayn karin sababi kara
@mohadahir4619
@mohadahir4619 2 жыл бұрын
Miyaad ka mid noqon kartaa CBB-da ay fahad iyo Farmaajo ku biiilaan turkiga? Waa iga su'aal.
@MohamedbashiirSalaad
@MohamedbashiirSalaad Жыл бұрын
Waaqayaanoole siray caasimada benta uguxanuunkabadan noosheege 😡😡😡😡😡😭
@jacfarjonh9244
@jacfarjonh9244 2 жыл бұрын
Lᴇɢᴇɴᴅ ᴏғ ʟᴇɢᴇɴᴅ.....ғᴀʜᴀᴅɪɴʜᴏ ʏᴀᴀsɪɪɴ ɢᴜᴜʟᴇʏsᴏ .......✌️✌️
@abdikarimmoha4559
@abdikarimmoha4559 2 жыл бұрын
WaxayNu kusalaysanahay Nidaaamka 4.5 wlll waxaaNa imaan lahayd iN QaBaailku dhaHaaaaN wxaa laBeeegsanaya dadka Noo matala GolaHa shaCaBKa wll
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 2 жыл бұрын
Absolutely editing 👌
@akramsomali
@akramsomali 2 жыл бұрын
Af somali ayaa looga hadlaa meeshn
@Kinsimaxamed-u7k
@Kinsimaxamed-u7k 2 ай бұрын
😂😂😂
@Xoghayegm10
@Xoghayegm10 2 жыл бұрын
Halkan Kala Soco Qur'aanka Kariimka Kalaamka Allah Sw. Ku Daahiri Qalbigaaga Kalaamka Allah
@theoadnan9703
@theoadnan9703 2 жыл бұрын
First comment 🤚
@axmedbashir3835
@axmedbashir3835 2 жыл бұрын
FAHAD yaasin geesi weeye allaha xifdiyo
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 2 жыл бұрын
Aayatullah Fahad Yaasiin🔥🦁🥵💯💚🇸🇴🇸🇴
@kooshinyarefamly3718
@kooshinyarefamly3718 2 жыл бұрын
Nabi nuux somali buu aha
@yamays
@yamays 2 жыл бұрын
Fahad yaasiin legend
@khalidmohammed3348
@khalidmohammed3348 2 жыл бұрын
Khaain oo ahaa dadka dhibaateeyay ilaahay Doowlad caadil ha inoo keeno
@nuradinbishar7002
@nuradinbishar7002 2 жыл бұрын
Adi maa khaain ka dhigay midkale ninkaan cadeymo la imaaday cadeen la imaada social media hakasoo had hadlina ciyaartiina oo bara bagaandhada ah waala soo afjaray waxaaba laa yaaba ah nin dambiile ku tilmaamayan oo hadana in loo diido wadanka inuu soo galo caqliga hashaqeeyo
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Farmaajo family 👪 Dhammaan ragii la soo shaqeeyey farmajo family is ahayn kuwo kala dhaca! Runtii dawladnimadoodu waa ay cadayd.
@mustafqoomaal3535
@mustafqoomaal3535 2 жыл бұрын
Mooryaantaan maa waddanka laga qabto .dilaayaashaan rooble baahane iyo mahad kastuumo iyo Al qabyaalah . ...waa dawadhilif kenya iyo imaarad... wallahi cadeyn mahaas banaanka hakeeno..
@MohamedAhmed-zn9jc
@MohamedAhmed-zn9jc 2 жыл бұрын
Old waa khansiin madaxda Somalia itlia reer gablbeedba muqLo kawada dubay kkk
@barwaaqoinamuuna6539
@barwaaqoinamuuna6539 2 жыл бұрын
Mawduuca waxaad uga hadshay si caqli iyo cilmiba ku dhanyahay alle haku sharfo wllo
@ibtisaamcabdiraxman7966
@ibtisaamcabdiraxman7966 2 жыл бұрын
Somali gorme kawantobeysa iney shirqolan haldorada umada 😥
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 2 жыл бұрын
Marka adi cml ay ilmo wngsan dhasho kafatan😁
@ibtisaamcabdiraxman7966
@ibtisaamcabdiraxman7966 2 жыл бұрын
@@xamsetoni7352 kun ilmod maa dhalikara hee midki damiir yar lehba waa ladila ama dadka lagu diraye 🙁
@yaaskacadde1716
@yaaskacadde1716 2 жыл бұрын
Firt one maanta aniga noqday🙏🙏
@mohamedabdihassan1435
@mohamedabdihassan1435 2 жыл бұрын
Waabari media waxaa ku wanaagsanaa inaad iska ahaato dhaxdhexaadkii aad aheyd hadda hal dhinac ayaad u wareegtay miyaadan ka naxeyn hooyada taagan habeen iyo maalin taagan ee murugadu hayso
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 жыл бұрын
Ra yigiisa ka hadalay ma qasab baa kaaga uu raaco War somaliyeey micnaha ra yi soo barta mida kale labada dhinac qaabpositive ahaan ugu hadlay amaga ka shacab ahaan runta ma ogin alaa yaqaan runtana way soo baxaysaa
@bashiyare4582
@bashiyare4582 2 жыл бұрын
Somali denu caqli xuma dunida ba nala yaaban waxan noqonay dad lagu madeysto waxay dunida ogaatay in nala marin habaabin karo. i) Haduu shaqsigan ahaay madaxii sirdoonka ugu sareyay oo intan oo siro ah hayo muxu u cadeyn wayay markas una so qaban wayay cidi dambilaha uu ku shegayo markas waxan ogan laheyn dambilaha balse hada marku arkay in asaga la barayo ayuu ka Hordhac barista is leyahy ii) fahad wa qeyru masuul sidee ku suura gashay in asago madaxi sirdonka qaranka ahay in la afduubto shaqalo nisa ka tiran lana marsiyo kontarolada nisa mudo iii) muxu la aamusnay mudo 5 sano ah marki la laha ikran meel ku sheeg raguu hada ku eedeynayo aya ka mid ahay muxu markas cadeynta inola wadagi wayey OK waxan ka sugna wa cadeynta wali madan keenin cadeen hebela dilay iyo meel hebala la marsiyay cadeyn ma noqoto tani waxy noqon doonta mid rad inagu reebto ajaanibtana sidan aye nagu sameyn doonta ileen madaxdeni ayaba san nagu sameysay waxan ilahay kabarya in gabadhay cidi dishay iyo cidi afduubatay ba alle so saaro
@onzieal
@onzieal 2 жыл бұрын
Dadka maan gabka ayaa aamino xogaha nucaas camal fahad yasin 👽
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein 2 жыл бұрын
Dalkeenu ma laha karsoor awood u leh in nin saanad leh ama xil sare haya u yeedha oo xilka ka qaada wana sababta fahad u so bandhigi wyay xiligii uu aha maxadaxa sirtoonka nisa sababta labad u uso bandhigi wyayna waa in la oran laha wuu eedneynaya oo wa kiis been ah oo muracadka o dhan aya qaylin laha Hdana sababta ku kaliftey inu dibada keno waa dadki kiiska ku jirey oo xilil sare qabanaya sida nisa u ka tagey🤚🙏
@qadarcabascali1009
@qadarcabascali1009 2 жыл бұрын
Fahad yaasiin tuug beenale ah inuu yahy wajigiisaa laga garanayaa. Sido kle nin caresan buu umuuqday
@ayuubaadamayuubaadam1177
@ayuubaadamayuubaadam1177 2 жыл бұрын
DHANWALBA CADYINBAA LAGA RABAA waayo DHIG ISLAM MAQARSOOMO
@laandheere7252
@laandheere7252 2 жыл бұрын
CBB ayaa tahay ileen fahad yasiin waxuu haa nin mareekan ku raad joogeen kkkkkk war waxuu haa maleh kkkkkk
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 2 жыл бұрын
Warkiisa isburinaayo Su alaha qaar waa kagaabsanayaa war ayaa sheegtay dhaneestir ama ka aamus walalo ikraan alle waxa uu uqoray ayey mareysaa Lkn Lkn farweyn kugu godan duqa
@Mohamed-sx3pm
@Mohamed-sx3pm Жыл бұрын
Fahad yaasin waa geesi waddankiisa u hiiliyey . Allena waxn ka baryayaa in rag isga oo kala ah waddanka masuul inooga dhigo .
@mohamedfarah7101
@mohamedfarah7101 2 жыл бұрын
Cbb waxay naas ka nuugaayaan neef dhintay, cabdiraxmanow waxaan waa war bixin cbb kuu soo diyaarisay
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Waxaa uu soo noqo ayaa isnha allah isaga oo intii ka awood badan isaga iyo madaxweyne farmaajo idemka alle
@walaalxamse1503
@walaalxamse1503 2 жыл бұрын
Waberi media ALLAH hku barkeyo WLLO
@shekhismailaadan3024
@shekhismailaadan3024 2 жыл бұрын
Waxan aha dadka ugu necen fahad Balse hadalkaaas dambe ayan garwaqsaday inu aha Nin xirfadleh o dacad ah
@mohamedabdullahi5572
@mohamedabdullahi5572 2 жыл бұрын
Fahad waa geesi mudan inuu weli sii shaqeeyo dawlada cusub xitaa
@Mokhtar_Yare
@Mokhtar_Yare 2 жыл бұрын
Umada beenta ka daa xariif waa laga dareemaa inaad lacag kuso qaadatay si aad dadka beentiisa uga iibiso.
@KaskiiHadle
@KaskiiHadle 2 жыл бұрын
Mujrimkan dambiyadu galey waa laga jaraya dhowaan
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 жыл бұрын
Fahad yaasiin Wuxuu yiri markasta oo aan dalka ka maqnahey ayey wax shirqoolaan. Haddaan dalka joogi lahaana ikraan tahliil waan badbaadin lahaa sidaan u badbaadiyey rw kheyre
@abdallahajji1282
@abdallahajji1282 2 жыл бұрын
Turkigu waa dal an kala go.nayn lkn smlia malaha awooda turkiga
@Hiiz2
@Hiiz2 2 жыл бұрын
Wllo maxaa Afganistan ku dhacay
@usaameabdilaahsaid5503
@usaameabdilaahsaid5503 2 жыл бұрын
Fahad iyo Farmaajo waa Rajada Soomaali iyo Soomaaliya
@iqbalaynanshe7027
@iqbalaynanshe7027 2 жыл бұрын
Second comment 😅
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 2 жыл бұрын
Waad saxantey usheeg tuugta daliminta
@MESUT188
@MESUT188 2 жыл бұрын
Aad iyo aad fahad siyaasi tagay weeye aan lagu soo deg degi karin
@abdiazizmire5064
@abdiazizmire5064 2 жыл бұрын
🎉
@Cabdiqadar-b4i
@Cabdiqadar-b4i 2 ай бұрын
warkan waa dilaal bilaash baa u amaanaysa😂
@mmimmi9391
@mmimmi9391 2 жыл бұрын
Wxuu yhyba waala ogaandona fahad yaasiin
@nasirnafii5184
@nasirnafii5184 2 жыл бұрын
Warbixin cajiib! Fahad Yasin Madaxweynaha mustaqbalka
@mohacoman8497
@mohacoman8497 2 жыл бұрын
Sxp wacodsi kasohadal samiyo cumar
Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
12:49
Waaberi Media
Рет қаралды 96 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
QEYBTA 1AAD: Waa kuma Fahad Yaasiin iyo bilowga waagiisa siyaasadda?
40:01
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 372 М.
DUULAANKİİ AFGAANİSTAAN MAREYKANKU KUSOO QAADAY 2001-2021 OO KOOBAN.
20:05
Waa kuma Fahad Yaasiin  Arimo la yaab leh ka ogoow  Sh Aadan Maadey
10:50
kalshaale channel
Рет қаралды 144 М.