Alow qabyaalada naka saar allow samali mideey oo quluubtoda isku fur somalinimada dadka kak sareynaa ee alow qalbiyadeena xumaanta ka tir alow dalkena jaceylkiisa naku beer visca somaliya. Somaliya hanoolato 🙏🙏🙏
@xasanturky47322 жыл бұрын
Tanks pro
@mohamedsalad2473 жыл бұрын
Abdirahman Umar keep going sxp barnamijyadada ad ban olasocda
@maxamedfaxalka86223 жыл бұрын
Yuhuuda allaha kabadbaadiyo umada muslinka
@sacdacabdilaahi67823 жыл бұрын
Macalin waxad soo galisa muuqal ku saabsan Ethiopia and Egypt
@beelawshort26503 жыл бұрын
Anaa ugu hooreeya 🖒
@somtutorial91293 жыл бұрын
Thanks second coment
@maxamedaadan1563 жыл бұрын
Soo badi kuwaan
@suldaanxikmo80013 жыл бұрын
Keep a goin pro
@calanside953 жыл бұрын
Asc waa halis inteeda la'eg xal baase loo heli inshaa Allaah
@kingcunaaye13273 жыл бұрын
Waa laga yaabaa inay soo baxdo☝️
@aasiya22363 жыл бұрын
Aboowe adoo mahadsan inoo soo badi arimaha tiknolojiyada ama jaajusnimada dalalka fadlan adoo raali ah🥲🤔
@abdiazizmire50643 жыл бұрын
Keep going 💪bro
@saalaxproeditor95243 жыл бұрын
Thanks my brother waxan ka raba inaad ka soo hadasho aasasayasha telegram iyo twitter wechat mahadsanid
@abdimalik33103 жыл бұрын
Hadafkeygu waa Inan dowladaha aduunka aan ku maamulo Hal button 🔘 ama Hal xarun kadibna aan u hiiliyo dowladaha muslimiinta ah Laguna xakumo kitaabka Alle Qur'anka. Aana xaqa Laga galay aan u gudo dowladaha muslimiinta ah.
@zakiabdirahman893 жыл бұрын
Legend kula socdaa 💖💖💯💯
@abuu_haaland3 жыл бұрын
Brother adoo mahadsan masoo sameen karta tarikhda madaxweyne hii hore (cabdiqaasim salaad xassan ) 🙏🏼
@mohammedmuhumed25613 жыл бұрын
Mahadsand sxb
@natureviews11993 жыл бұрын
Yuhuud la aaminkaro waayo ilaahay ayaa inoo sheegay
Wall majirto wax la dhaho Dalka israel ee dheh gumaystaha Israel waayo hadaad dal u aqoonsato waxay ka dhigantahy adoo khiyaamay wallaalaheena falastiiniyiinta....Fiiro-Gaara ah!!!! waa jeedin ee maaha dhaliil iyo inaan target garaynayo walalkay waberi waaad mahadsantahy walaaal dadaalkaaga👍👍👍
@abdillahiabdi40753 жыл бұрын
Maya majojinayso srael wayo waagumaysiga cusub ee ay slamka ugu talagashay
@csamedaden49873 жыл бұрын
Hadii Aan fikirkayga dhiibto MAJOOGSANAYO BARNAAMIJKANI WAAYO BINI,AADAMKU WUXUU JECEL YAHAY INUU WAX WALBA OGAADO KAAGA SII DARANE KUWII IS HAYAY EE,AHAA SIYAASIYIIN SHACAB DAWLADO AYAABA AAN LOOGA TAAG HELAYN LKN INSHA ALLAH WAXAAN RAJAYNAYA INUU SOO BIXIDOONO MID ISAGA KU LID AH OO BUR-BURIYA
@hassanabdi35793 жыл бұрын
Wll wa ku taagera wlhi
@Abdala102 жыл бұрын
Ok
@ahmednaji-m8b Жыл бұрын
❤❤❤❤
@sidiiqtogdheer7123 жыл бұрын
Fariimaha hayskala baxeene xaga saada lacagta makala bixi karaan ??????????
@idirisfarah67192 жыл бұрын
Maya muu dhamaan
@habayscambe92383 жыл бұрын
Magacaygu wa Rithwan mohamet halkanina waa waaberi media
@promahamedaxmed12743 жыл бұрын
😂😂😂
@hassanmo20163 жыл бұрын
First one
@khadar_mohamett Жыл бұрын
0:24
@jesshalan63253 жыл бұрын
May ilamaaha inu halka kusoo eekaday burnamijka basasnimo