Waad Ka Qurxantahay Sida aad Isu Malaynayso : Tijaabo Dhab ah .

  Рет қаралды 77,019

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

koox baarayaal ah ayaa dumar aanan is aqoonin ka dalbay in ay galaan meel baaritaan lagu samaynaayay : kadibna waxay keeneen farshaxanayste heer caalami ah : dumarka iyo farashaxaniistaha waxaa u dhaxeeyo daah oo ma arki karaan ninka asagana ma arki karo .
kadibna waxaa laga dalbay mid walba in ay si dhamaystiran tafaasiil buuxdo uga bixiso muuqaalkeeda wajigayga waa sidaas indhahayga waa noocaas qaabka wajiga sanka finan hadday ku yaalaan kaduudka wajiga wajigayga wuu dheer yahay wuu gaabanyahay .
kadibna farshaxanaystaha ayaa sawiray asagoo raacaayo sawirka ay iska bixiyeen mid mid .. intaas kadib waxaa la keenay dad caadi ah waxaana laga dalbay in ay farshaxanaystaha u tilmaamaan gabdhahay sida ay u egyihiin ujeedku is bar bardhiga sawirka ay gabdhuhi iska bixiyeen iyo midka dadka kale ay bixinaayaan
Natiijadu waa sidaan na hortaallo : sawirka bidixda jiro waa sida ay ayaga iska aaminsan yihiin in ay u egyihiin sawirka midigta jirana waa sida dhab ahaantii ay u egyihiin dadka kalena u arkaan : taasoo ah in sida aad u malaynayso aad
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 338
@IsmailAbdulkadir-qz4ts
@IsmailAbdulkadir-qz4ts 7 ай бұрын
Allow sohadee dadka magacaga iyo magaca rasuulka like iyo love kuradsanya😢
@abdulahibashir-q5k
@abdulahibashir-q5k 7 ай бұрын
War hadeeska alle ayaa iska leh comment ayaad kahadleysaa😂
@suhaybclaahi9081
@suhaybclaahi9081 7 ай бұрын
قال الله تعالى[لقد خلقنا الإنسان في احسن تقويم]صدق الله العظيم❤
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx 7 ай бұрын
isla caawa ayaan islahaa maquruxbadnid anoo isla wareersan ayaan khadka furay kadib mawduucan ayaan arkay shukran wllky cumar muuqaalkan waxwayn buu iga badalay❤
@kaapechannel5351
@kaapechannel5351 7 ай бұрын
😅 😂 xataa hadan foolxumay waan isku qanacsahay
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 7 ай бұрын
Kula mid
@umusuleym9441
@umusuleym9441 7 ай бұрын
Gabarta qalbigeda ka hadashe maxa la dignesiin wa run wa isdhahdiina isku kalsoomada ama ha isku kalsoonani
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 7 ай бұрын
​@@kaapechannel5351 saxiix😂
@Bullale6
@Bullale6 7 ай бұрын
ilaahay uga mahadceli haddii aad ku qanacsan tahay abuuristaada uu kuu dooray alle [SWT]. Alhamdulilah!
@muqtaar1726
@muqtaar1726 7 ай бұрын
Horti anoo wiil ah ayaa is dhihi jiray ma qurxanid 😢 Lkn hada waa ku qancay wax badan ayaana fahmay ❤
@Abuumuscab25
@Abuumuscab25 7 ай бұрын
ما أجمل الدين و دنيا اذا اجتمعا ❤
@CabdirahmaanAadan-
@CabdirahmaanAadan- 7 ай бұрын
Mawduucan waa iimihiim waadmahadsantahay wllo cumar iishaar
@Xasanalbana
@Xasanalbana 7 ай бұрын
صلو علي منقذ البشرية محمدا صلي الله عليه وسلم
@MustafaMaQribi47
@MustafaMaQribi47 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وآله وصحبه أجمعين❤️❤️❤️❤️
@MustafaMaQribi47
@MustafaMaQribi47 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وآله وصحبه أجمعين❤️❤️❤️❤️
@dayibadiinle7463
@dayibadiinle7463 7 ай бұрын
ﷺ❤️
@safiyaxuseen-sq4wq
@safiyaxuseen-sq4wq 7 ай бұрын
Wajigay wax ma mariyo indha kul moye wana isku qanac sanahay الحمد لله
@zuhaybzulayman2242
@zuhaybzulayman2242 7 ай бұрын
M.a hawlahii 100ka geela laga bixinayay tahy
@KiraDeath-Note
@KiraDeath-Note 7 ай бұрын
M.A wlshey waa kugu bogaadinayaa ku soco
@safiinatulkhayr435
@safiinatulkhayr435 7 ай бұрын
Dhalinyaro iso duceeya in u Alle i fudeydiyo muradkeyga waxa lagayaba in u mid kiin Alle aad ugu dhawyahay
@qalbilumay
@qalbilumay 7 ай бұрын
Allaha kuu sahlo wll
@kalidmalik2299
@kalidmalik2299 7 ай бұрын
Allah hku fududeyo wll❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 ай бұрын
Allaha Kuu Fududeeyo Muraadkada
@asioaxmed875
@asioaxmed875 7 ай бұрын
Rabi hakuu yariso asagoo macsi lahayn wllo,khayr hadii uu kuugu jiro rabi haku waafajiyo hadii uu shar kuu yahyan hakaa xijaabo🤲🤲🤲
@CrashiidmohamoudOmar
@CrashiidmohamoudOmar 7 ай бұрын
illahay hagu fududeyo wll mcn
@rahmaabdiessa4275
@rahmaabdiessa4275 7 ай бұрын
omar inshar alle cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo huno😊
@hassankaafi8157
@hassankaafi8157 7 ай бұрын
(فدعاربه اني مغلوب فانتصر) ثق بالله ولا تيأس
@khaalidcabdishakuur4896
@khaalidcabdishakuur4896 7 ай бұрын
Ustaad cumar aad ayaad u mahadsantahay. Waxaynu dhawaan gali doonaa 1M insha allh Waxaan jecelahay inaan noqdo dadka ugu horeeya ee kuusii hambalyeeyo.❤❤❤❤❤
@caqliismaaciil8472
@caqliismaaciil8472 7 ай бұрын
Cumarow wll manhajka waxbarashada soomalida ka soo Hadal🙏👍
@Mu-mina123
@Mu-mina123 7 ай бұрын
Markuu lahaa adoo farxsan ayad muqaalka dhamysani, wxan is idhi malaha waa beentii ,lakiin xaqiiqatan waa runtii anoo dhoola cadynaya ayan dhmystay. شكرا لك ❤
@poom5180
@poom5180 7 ай бұрын
Aniga waa madoobahay mana jecli isticmaalka meykabka mana marsado waxaana aamin sanahay qof somali ah oo iga qurxan in oow yar yahay dadka cad ayaan ka qur xanahay alxmdu lilaah
@Naisa641
@Naisa641 7 ай бұрын
Quruxda cadan Iyo madow midna ma leh
@ummkhubayb2290
@ummkhubayb2290 7 ай бұрын
Madow waa midabka aan aadka u jeclahay lakiin anigu ma ahi qof madow alx qashinka dumarka lagu waalayna ma marsado. Markastana gabdhaha waxaan kula taliyaa in sida Alle u abuuray ay kudhintaan ❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel 7 ай бұрын
Big legend always Omar inshar another's levels historically culturals beautiful high pictures 👍👍💯😀❤😊
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 7 ай бұрын
Ku sali saliga scw scw😢❤
@Abdale_mo
@Abdale_mo 7 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 ай бұрын
Scw Scw Scw
@MaryamaANuur
@MaryamaANuur 7 ай бұрын
مشكور علي هدا المحتوي الي عم تقدمه للأجيال الي يتابعونك👏🤍💙
@AminaNuur-kr7jm
@AminaNuur-kr7jm 7 ай бұрын
Alxamdulilaah allihii sidaa aan ahay ii qurxiyay. Alle ha barakeeyo omar inshar allena ha siiyo ajar iyo cumri dheer iyo cibado suuban mahadsanid omar inshar ❤️😍
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 ай бұрын
Gabar kasta Somali ah wey qurxoon tahay kuseexo taas
@AminaNuur-kr7jm
@AminaNuur-kr7jm 7 ай бұрын
@@abdikadirhaji6852 kuna soo toos kudar ma jirto wax lagu qeexo qurux marba hadii aad caafimaad aabto ood wanagsantahay waad qurux badan tahay
@salmamustapheali
@salmamustapheali 7 ай бұрын
Waan ogahay inaan quruxbadanahy oo insaanka dhan ayaan kala simanahay oo illahyba sida ugu qurxoon ino abuuray. Waxaanse ku faraxsanahay oo proud ku ahay inaan ku qanacsanahay sida aan ahay aniga oo aan waxba ka badalin siduu illahy ii abuuray.
@CrashiidmohamoudOmar
@CrashiidmohamoudOmar 7 ай бұрын
M.a wa arin fican 😊
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 7 ай бұрын
Ustaad omar alle haku barakeeyo wlhi noloshayda saameyn weyn ku leedahy 4 sano aan kugu xirnaa xaqiiqdii waxyaabo badan kaa faaidey waxyaabaha ka faaidey waxa kamid ahaa God modow anigoo ku jira sida aan uga baxana an aaqoonin kalmadahagu sabab u noqdeen kasoo bixidiisa ilaahy ka sokoow mar walba soo xasuusta noloshii xumeyd aan ku jiray wan kuu duceeya wlhi❤
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 7 ай бұрын
Maansha aaallh waku farxey inaad noloshaas kaso gudub tey hanbalyo hanbalyo ♥️♥️
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 7 ай бұрын
@@sacdiyaomar4726 walashey mahdznid
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 7 ай бұрын
@@sacdiyaomar4726 walshey mahdznid
@AbdirizakkMohamett
@AbdirizakkMohamett 7 ай бұрын
Omar inshar waxaatahay nin cilmi iyo aadaab leh aad ayaan kuutaageeri jiray balse hadda waxaad joojisay muuqaaladii kahadli jiray buugaagta xaaladaha nafsiga ah 😢 aad ayaan ugu faraxsanahay maadaama aad soo celisay muuqaaladeenii aan jeclayn 😊 Bro keep going siyaasadda nagadhaaf Mahadsanid
@MustafeClqani-j4i
@MustafeClqani-j4i 7 ай бұрын
Mahadsanid ustaad Cumar Inshaar
@SakariyeAli-cy1mq
@SakariyeAli-cy1mq 7 ай бұрын
shukran wll cumar waa mowduuc waxgal ah oo faa iido leh runti
@megapolisplayer790
@megapolisplayer790 7 ай бұрын
Quruxda iyo foolxumadu waa wax qof ba si ugu muuqda oo aan laysku raaciin
@Maajid9777
@Maajid9777 7 ай бұрын
qof walba siduu allah ku abuuray hadii uu aamino xaqiidi ma jirto cid ka qurux badan qofkaas marka kalsonida naftaadu waa muhiim goor walba❤️😍👍🏼
@Imzaziano
@Imzaziano 7 ай бұрын
Pro good point aaka hadashe
@M4hamaett
@M4hamaett 7 ай бұрын
Cumar wall ilahy cilmiga ilahy haa ku barakeeyo
@nacimoahmed5135
@nacimoahmed5135 7 ай бұрын
Aniga waligey ma marsan dawo cades and mekup ma marsan waxn kuqancsanhy sida wngsn 6xilad oo iidhameystiray alle midabkaya qaliga isiiyey alxmdullilaah marwalbo ❤
@CrashiidmohamoudOmar
@CrashiidmohamoudOmar 7 ай бұрын
M.a walashy kalsoni faro badan aya gamuqato illah hagu ziyadiyo
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 7 ай бұрын
Ustad midabka Brown-ka ah kasoo hadal oo eey dumarku u arkaan fool-xumo kuna kallifo ineey doorriyaan midabkoodii Asalka ahaa
@MohamedAhmed-jy5xh
@MohamedAhmed-jy5xh 7 ай бұрын
Ustaad omar inshaar thanks mowduuca wa muhiim
@eidl7120
@eidl7120 7 ай бұрын
Gabdhaha iney quruxda aad u qiimeeyaan waxaa kuu cadeyneeso dhamaantood wexey soo qorayaan shukran aboowe nooloow 😂😂😂😂
@fatmasheekh2073
@fatmasheekh2073 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@FartuunGambol-dv8be
@FartuunGambol-dv8be 7 ай бұрын
Murayada hortoda ayan dhaha الحمد الله على هذه الجمال ❤🎉
@MuxiyadiinMaxamuud-q2u
@MuxiyadiinMaxamuud-q2u 7 ай бұрын
Mansha allah xabiibi cumar inshaar mudane mhdsnid❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Xirsiev
@Xirsiev 7 ай бұрын
Qofwalba oo gaaban ilaahow dheeree waad awoodaye. Amiin dhaha 🤲🤲🤲🤲
@SidiiqmohamedSadaaq
@SidiiqmohamedSadaaq 7 ай бұрын
Aamiin
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 ай бұрын
Kkkkkkkk😂😂😂😂 Dumarka Gaaban baaba aad uga helaa xaqiiqdii yacni dumarka kawadaa ee sxb ragga ma sheegayo
@Mariammohamed23471
@Mariammohamed23471 7 ай бұрын
M.a powe mahadsanid sidaad uga hadashey mawduucaan mxaa yeelay dumarkeeniba saa Bay ubadan yihii walahi maalin dhawayd midbaa igu tidhi sankaagu sidaas weeye Ana idhi waa sidii rabiigiis ku abuuray
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 7 ай бұрын
Jasaakallaah qeyr yaa ustaad❤
@hindahassan4459
@hindahassan4459 7 ай бұрын
شكرا جزيلا لك يا أخي عمر❤
@MoOsman990
@MoOsman990 7 ай бұрын
Mahadsanid Omarow
@dareenqanciye3359
@dareenqanciye3359 7 ай бұрын
Quruxdu waa qalpiga ❤
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 7 ай бұрын
Film hindu la jili maayo zxb😂
@dareenqanciye3359
@dareenqanciye3359 7 ай бұрын
@@SayidSiciid-q2k muhiimadu waa sidaa isku aragto😂😂😂
@mrfuga6041
@mrfuga6041 7 ай бұрын
Waxas khayali weeyi quruxda in qalbiga laguso koobo 🫣
@amirabukar2913
@amirabukar2913 7 ай бұрын
@@SayidSiciid-q2k😭😂😂😂😂
@dareenqanciye3359
@dareenqanciye3359 7 ай бұрын
@@mrfuga6041 run meesha kuma heyno😂😂saas ka wadaa?????
@Isracabdi-rm1hk
@Isracabdi-rm1hk 7 ай бұрын
thnks ilahy haa ku barakeyo wx badan bn ka faayidnayeh wxd thy maxalin kayaga dhirigalinta 🎉
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 7 ай бұрын
Caafimaadka iyo lixaadkaaga Hadaad haysato alx Qurux kaqiimo badan majirto ❤❤❤❤❤❤❤
@salwah1
@salwah1 7 ай бұрын
masha Allah qofkan qalbiyadena boos bo kayeshay sida wallnimada ah oo ino baraujinayo dhanwalbo hadey ahato 😊😊❤❤
@Nuuramin143
@Nuuramin143 7 ай бұрын
Marka waxay ka dhigantahy haddi ay ila muuqato in aan qurxanahay in ay khalad noqon karto o ay maskaxdayda i khayaantay😢
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 7 ай бұрын
Hhhh tasa ku fakirayy
@Nuuramin143
@Nuuramin143 7 ай бұрын
@@halimamohamed4400 Seee la yeelahe mugoo wan yaabniye 🤦🏽‍♂️😂😂
@phaadimamohamedhusen3071
@phaadimamohamedhusen3071 7 ай бұрын
😊😊😊😊😊make up weligay ma marsanin iscadeska weligay ma marsanin alhamdulilah ilaahay si qurux badan i abuurey midabka lesku cadena cadaantas iyada natural allah isiiyey xita lotion vaseline ma marsado mana aaminsani qof iga qurux badan inu jiro nafteda aaminsanahay jecalahay❤❤❤❤❤
@kingpower6909
@kingpower6909 7 ай бұрын
ma hubtaa😊😊😊😊😂😂😂😂
@SAM-2004-0
@SAM-2004-0 7 ай бұрын
مَثَلُ المُؤْمِنِينَ في تَوَادِّهِمْ وتَرَاحُمِهِمْ وتَعَاطُفِهِمْ، مَثَلُ الجَسَدِ إذا اشْتَكَى مِنْهُ عُضْوٌ تَدَاعَى له سَائِرُ الجَسَدِ بالسَّهَرِ والحُمَّى».
@deerocali2032
@deerocali2032 7 ай бұрын
Wallahi rihaam aad aan uga naxay wax ku dhacay
@mohamedosman1000
@mohamedosman1000 7 ай бұрын
الحمد لله على نعمة الإسلام
@Sami_Abdirizak
@Sami_Abdirizak 7 ай бұрын
Never make comparison ❤
@Tafsiirkab4u
@Tafsiirkab4u 7 ай бұрын
Shukran ustada cumar
@Zumayaomar
@Zumayaomar 7 ай бұрын
شكرا يا اخي
@AbdirahmanMohamed-rx1de
@AbdirahmanMohamed-rx1de 7 ай бұрын
Cumaroow maanta mawaxaad ILeedahay waad quruxantahay alxm
@shankaraaj
@shankaraaj 7 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar Allah ku barakeeyo ee war iga sii Jaziiradaha loogu magac darey Duqdii baptide ee England 🇬🇧 Jaziiradahaas kuyaala Canada 🇨🇦
@AbdirahmanAbdikadir-c9t
@AbdirahmanAbdikadir-c9t 7 ай бұрын
Alle ha ku barakeeyo walal❤
@fatmasheekh2073
@fatmasheekh2073 7 ай бұрын
2019 baan fahmay sheekadan Alhamdulillah Jizakallah walal
@HassanmohamedKulow
@HassanmohamedKulow 7 ай бұрын
ولقد كرمنا بني ادم وحملناهم في البر والبحر
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 7 ай бұрын
Jazaakallaahu kheyr sheikh ❤❤❤❤❤❤
@kamaalhaiy4292
@kamaalhaiy4292 7 ай бұрын
Ogaansho Omar inshaar Channelkaan waan soo xasuustay Muuqaalkaan faa’idada leh arkay الحمد لله 🫶❤️❤️
@jaay-u2w
@jaay-u2w 7 ай бұрын
جزاك الله خيراً وبارك الله فيك 😊
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 7 ай бұрын
Mshllh wll Omar waa mawduuc muhiima walipa aad nookhuseeyo haddan nahay dumar
@marwanhussein2901
@marwanhussein2901 7 ай бұрын
شكرا لك يا أخي ❤
@abdislow2913
@abdislow2913 7 ай бұрын
Muuqaal aad u wanaagsan waaye runtii. Dad badan inuu anfaco ayaan rajeynayaa!
@MahamedAhmedAli-fs9pp
@MahamedAhmedAli-fs9pp 7 ай бұрын
Aaa iyo aad mahadsanid walaal Umar inshaar❤🎉
@bile-25
@bile-25 7 ай бұрын
Waad qurux badantahay adiga qoraalka akhrinayo🥰
@CaaishaAbdulahi
@CaaishaAbdulahi 7 ай бұрын
Iso duceeya in ilaahay salaada iifududeedo 🥹
@afilmsmovie3569
@afilmsmovie3569 7 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@abdullahisheikh6265
@abdullahisheikh6265 7 ай бұрын
INTA ISLA QURXOON ❤😂
@abumoalim
@abumoalim 7 ай бұрын
masha Allah, waa mawduuc aad muhiim u ah. mahadsanid
@jba9115
@jba9115 7 ай бұрын
Cumarow waa qurux badantahay ee muqaalkaga ha,qarin😅😅😅
@yunisgaming3973
@yunisgaming3973 7 ай бұрын
😂😂
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 7 ай бұрын
Thanks ustaad omar inshaar ❤❤
@munaali10
@munaali10 7 ай бұрын
Inan qurxoonahay wan ogahay allahamdulilah wan iskuqanacsanahay 💯100
@SmilingAirplane-lc3bf
@SmilingAirplane-lc3bf 7 ай бұрын
M.a muuqaal aan wax badan ka faa'iiday
@iptisam3125
@iptisam3125 7 ай бұрын
Allah hadu lixdaaada lixad ku dhamystiray qurux kuma dhimna alhamdullilah dheh🤲
@Filsan6236
@Filsan6236 7 ай бұрын
Yaraantaydi ilaa hadda oo aan 30 sano ku dhawahay muraayada ayaan saaxiib la ahaa marba marka ka danbaysana waan jeclaadaa sida aan u ekahay oo wallahi ah alxamdulilah makeup noolashaydi ma marsanin xitaa aroos anigoo u socdo lkn filter waan isticmalaa ma ogi sababta 😁
@cusmanmaxamoud8057
@cusmanmaxamoud8057 7 ай бұрын
Waxba kadhiman baad isledahay hadii filter isticmaasho 😢
@cusmanmaxamoud8057
@cusmanmaxamoud8057 7 ай бұрын
Iskada filter ma qurxoona wlhi
@Updirahman-ts3ve
@Updirahman-ts3ve 7 ай бұрын
شكرا اخي عزيز ❤
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 7 ай бұрын
Hdan qof isbarbardhigin waligen wa qurux badnandona 😂❤
@4hamitt
@4hamitt 7 ай бұрын
Magacaygu Waa Abdihamid daahir Waad ku mahad santahay maeducan muhiimka aah
@crisaaq3877
@crisaaq3877 7 ай бұрын
Asc allow nooga badbaadi xasan gurguurte iyo muuse handaraab dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥ guul guul guul guul 🇵🇸 ♥ 🇸🇴 scw scw scw scw ♥ 🇵🇸 🇸🇴 ❤ from awdal state soomaaliya 🇸🇴 ♥ free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine and 🇵🇸
@yonissayid6073
@yonissayid6073 7 ай бұрын
Cumar inshaar thank you
@abdiadan592
@abdiadan592 7 ай бұрын
Alx wixii qurux ah ilahy waa iidhamaystiray❤
@dekaadar9636
@dekaadar9636 7 ай бұрын
MashaAllah so true
@Siciid22
@Siciid22 7 ай бұрын
😳 Ethiopian way so socota xasan shiikh wuu huurda
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 7 ай бұрын
Ictiraafkeena somalia waxba Laga weydiin maayo walaalaheen itoobiya 20km Ayan ka kireynay
@Siciid22
@Siciid22 7 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@njjwjqjqjqjqjq
@njjwjqjqjqjqjq 7 ай бұрын
Wacalaykomi salaami ❤
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 7 ай бұрын
Walalkey cumarow Allah kuu barakeyo amiin walal imaan wasaca Allah nasiiyo amiin intass kadib xaqiq di maanta waxaan heesto oo ay ugu weeyntahay islaamnimo. Iyo inan allh kuu kaalsoonahay walal maanta ilahey waxow igu deeqay iyo inta iga dhiiman intaan hessta aya ka badan waxs igaa maqan alxamdulilaah alxamdulilaah alxamdulilaah ilahey wana dhaameestiray nimcada alee soma koobi karoo alxamdulilaah alxamdulilaah alxamdulilaah 🤲🤲🤲
@CrashiidmohamoudOmar
@CrashiidmohamoudOmar 7 ай бұрын
M.a gabar hday asturantahy wllahi xaqiq qurux uma dhina 🎉
@SafaSalaad
@SafaSalaad 7 ай бұрын
Ani dadka sey i arkan ina kasi qurx badanhy aba amin sanhy😊
@maxamedibraahim7744
@maxamedibraahim7744 7 ай бұрын
Mansha Allah mansha Allah mansha Allah ilahay baa mahd iskale mar kasta
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 7 ай бұрын
Alxamdulilaah hadii aanba sidaan ka sii qurxanahay
@Rodina440
@Rodina440 7 ай бұрын
Midab brown inta leh like saar 😂
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 7 ай бұрын
لقد خلقنا الانسان في احسن تقويم
@CabdiNaasir-dd1of
@CabdiNaasir-dd1of 7 ай бұрын
Omar inshar❤
@adonallah
@adonallah 7 ай бұрын
Jazakallahu khayr waa barnamijka an islahaa kala hadal dhalinyarada manTa waxaa haaya kalsoni darro mek ub iyo filTer iyo luqad qalad ayey wax modan
@Shugriya896
@Shugriya896 7 ай бұрын
Thanks wll
@papiobashka5401
@papiobashka5401 7 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@HassanAhmed-i3o
@HassanAhmed-i3o 7 ай бұрын
Wll omar mahadsani Nin waxtarle Ayatahay
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 7 ай бұрын
Aan ku salino nabiga scw scw scw scw scw
@shamso1335
@shamso1335 7 ай бұрын
Thnks ogaansho ❤
@munaaxmed2253
@munaaxmed2253 7 ай бұрын
جزاك الله خير
@phaadimamohamedhusen3071
@phaadimamohamedhusen3071 7 ай бұрын
😅😅😅😅 cumar adiga ahaan sood bila suura ma tahay 1 millions wa so dhawyahay wejigaga gormee baranenaa qof qiimo miisan wen ka leh agtena tahay keep going🎉🎉🎉🎉🎉
@NasraAbdiraxman
@NasraAbdiraxman 7 ай бұрын
Masha allah
@clmajiidmohameth3569
@clmajiidmohameth3569 7 ай бұрын
Now i watching the video 3:19 at day
90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |
15:13
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 58 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 22 МЛН
Khalaaaaas . Meeshaas waa in aan isaga guuraa .
11:47
OGAANSHO
Рет қаралды 77 М.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 217 М.
Sirtu Waa Rootiinka | Hadii Aadan Rootiin Lahayn Ma Noolid .
11:28
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН